GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Nov 30 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Waaryaadheheen, malaha sidan inagoo isu eryanayna doorasho geli maynee ma xisaabtanaa nimanyahoow. Iyadoon doorasho la gaadhin haddii aynu sii kala fur-furano waxba maynu korodhsanee, dadkayga dhexdhexaadka ah waxaan leeyahay aan doorashada ka hor tashano.  

“Wasiiradu Waxay Noqon Doonaan Wax Dalka U Siman, Ama Ninka Ay Madaxweynaha Ilmaadeerka Yihiin Inuu Siduu Doono Ugu Takri Falo”

Published on Nov 30 2016 // Warar
“Wasiiradu Waxay Noqon Doonaan Wax  Dalka U Siman, Ama Ninka Ay Madaxweynaha Ilmaadeerka Yihiin Inuu Siduu Doono Ugu Takri Falo”
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka biyaha ee Somaliland Md. Baashe Cali Jaamac, ayaa ka digay talaabo uu sheegay inay halis ku tahay nidaamka dawladnimo ee Somaliland oo uu ku eedeeyay agaasimaha guud ee wasaaradda biyaha iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dawladda Somaliland, kuwaas oo uu nuxurkoodu yahay inay...

“Hore Looma Arag Madaxweynayaashii Hore Oo Shirarka Reeraha Dhex Fadhiya Siilaanyo, Mooyee”

Published on Nov 30 2016 // Warar
“Hore Looma Arag Madaxweynayaashii Hore Oo Shirarka Reeraha Dhex Fadhiya Siilaanyo, Mooyee”
Hargeysa (Geeska)-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, isla markaana ka mid ah aasaasayaashii Xisbiga Kulmiye, Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaalena Wasiir ka ahaa, ayaa wuxuu sharaf dhac iyo karaamo daro ku tilmaamay inuu Madaxweynuhu dhex fadhiisto qaybna ka noqdo...

Fidel Castro 14 Jirkiisii Ayuu Madaxweynihii 32 Ee Maraykanka Weydiistay $10, Madaxweynihii 35-Na Waxa Uu La Galay Dagaal Siyaasiya Oo Sababi Gaadhay Dagaalkii Saddexaad Ee Adduunka 7 Arrimood Oo Aanad Ka Aqoon Fidel Castraro … Kamaal A. Cali

Published on Nov 30 2016 // Warar
Fidel Castro 14 Jirkiisii Ayuu Madaxweynihii 32 Ee Maraykanka Weydiistay $10, Madaxweynihii 35-Na Waxa Uu La Galay Dagaal Siyaasiya Oo Sababi Gaadhay Dagaalkii Saddexaad Ee Adduunka 7 Arrimood Oo Aanad Ka Aqoon Fidel Castraro …   Kamaal A. Cali
Havana (Geeska)- Maalintii jimce ee 25kii Noofambar waxaa lagu dhawaaqay geerida madaxweynihii hore ee dalka Kuubba oo ahaa nin shakhsiyaddiisu muran badan dunida oo dhan ka abuurtay muddadii uu xilka dalkiisa hayey iyo intii ka dambaysayba. Fidel Castro waxa aanay geeridiisu timid 53 sano iyo 3 Maalmood...

“Maanta Calankeenii Iyo Qaaranimadeenii Way Dhaawacantahay”Siciid Sulub

Published on Nov 30 2016 // Warar
“Maanta Calankeenii  Iyo Qaaranimadeenii  Way Dhaawacantahay”Siciid Sulub
Hargeysa(Geeska)-Siciid Sulub Maxamed oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in Madaxweyne Siilaanyo la soo dhex fadhiisiyo shir qabiil oo uu dabadeed khudbado ka jeediyo. Siciid Sulub oo ka mid ahaa madax ka tirsan Waddani oo shalay shirjaraa’id qabtay,...

“Madaxweyne, Rayaale Wuxuu Kugu Wareejiyay Dal Iyo Dad Mid Ah”Mujaahdi Xamarje

Published on Nov 30 2016 // Warar
“Madaxweyne, Rayaale Wuxuu Kugu Wareejiyay Dal Iyo Dad Mid Ah”Mujaahdi Xamarje
Hargeysa (Geeska) Siyaasi Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi Xamarji oo kamid ah saraakiish sarsare ee Xisbiga WADDANI oo shalay xarunta guud ee Xisbiga WADDANI kula haddlay-war-baahinta ayaa ka haddlay shir laf-jab ku aha qaranimada Somaliland,kaasi oo ka dhacay magaalada Burco,isla markaana uu goob-joog...

Booliska Oo Xalay Qabtay Ninkii Maalmo Ka Hor Hargeysa Ku Dhex Toogtay Marxuum Farmasi Haystay

Published on Nov 30 2016 // Warar
Booliska Oo Xalay Qabtay Ninkii Maalmo Ka Hor Hargeysa Ku Dhex Toogtay Marxuum Farmasi Haystay
Hargeysa(Geeska)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xalay gacanta ku dhigay nin loo haysto dilka marxuum uu toddobaadkii hore ku toogtay xaafadda Xero-Awr ee magaalada Hargeysa, kaas oo uu ugu dhex galay kuna dhex dilay meheradiisa oo ahayd farmasii. Taliyaha Booliska Somaliland sareeye guuto Cabdillaahi...

Wasaarada Macdanta Oo Heshiis Tamarta Cadceeda Ah La Gashay Hay’adda Adra Iyo Shirkada Kaafi

Published on Nov 30 2016 // Warar
Wasaarada Macdanta Oo Heshiis Tamarta Cadceeda Ah La Gashay Hay’adda Adra Iyo Shirkada Kaafi
Hargeysa(Geeska)- Wasaarada  macdanta iyo tamarta somaliland ayaa heshiis la xidhiidha tamarta cadceeda laga dhaliyo la gashay hay’adda Adra iyo shirkada Kaafi Solar Company. Heshiiskan ayaa keeni doona in 30 goobood oo ku yaala gobolada iyo degmooyinka dalka  laga hir gelin doono mashaariic...

Fidel Castro: Geesigii Dhirbaaxada Kululaa! Mustafe Barud.. Wariye madax-banaan

Published on Nov 30 2016 // Warar
Fidel Castro: Geesigii Dhirbaaxada Kululaa! Mustafe Barud.. Wariye madax-banaan
Inkaste oo aanay diin, dhaqan, luuqad, deegaan iyo midab toona na kulmin aniga iyo oday Castro, hadana waxa sida dabarka isku kaaya haya, damiirka liddiga ku ah, in koox ka mid ah bulshada caalamku ay isku dhigaan in dhaqankooda, luuqadooda iyo fikirkoodu yahay mid caalami ah, dadka inta kalana yihiin...

Madaxweyne Ku Eedaysan In Mucaaradkiisa Uu Ku Ciqaabo Nolosha Oo Uu Ku Gubo, Waaxyaha Oo Uu Jaro Iyo In Uu Yaxaaska U Dhigo, Si Inta Kale U Baqato

Published on Nov 30 2016 // Googooska Geeska
Madaxweyne Ku Eedaysan In Mucaaradkiisa Uu Ku Ciqaabo Nolosha Oo Uu Ku Gubo, Waaxyaha Oo Uu  Jaro Iyo In Uu Yaxaaska U Dhigo, Si Inta Kale U Baqato
Manila (Geeska)- Nin lagu magacaabo Edgar Matobato oo ay saaxiibbo dhow ahaayeen madaxweynaha dalka Filibiin Rodrigo Duterte ayaa golaha baarlamaanka ee dalkaas ka hor sheegay in madaxweynuhu uu maamulo unug sir ah oo lagu magacaabo ‘Unugga dhimashada’ kaas oo uu u adeegsaday in uu si fool...

Casharrada Nolosha (1): Inta Aanad Qofka Kalsoonida Kala Noqon, Hubi In Uu Run Yahay Waxa Aad Is Moodsiisay Ee Aad Dartii Ku Xukumaysaa

Published on Nov 30 2016 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Habeen habeennada ka mid ah ayaa gabadh safar u diyaar ahi ay muddo saacado ah fadhiday gegida diyaaradaha oo ay ku sugayso waqtiga ay diyaaradda fuulayso. Meherad ku taallay garoonka ayaa ay ka iibsatay buug ay akhrido iyo bac xalwad iyo macmacaan kale ah oo damacsanayd in ay nafta...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Nov 29 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Inta ay hooyooyinkeen qaar ka mid ahi umul aroorayaan weli horumar maynu gaadhin. Waxaanse isweydiinayaa wasaaradii caafimaadka waxan ku habsaday. Adeer isma qabtaan malaayiin Dollar ayaanu hay’adaha ka guranaynaa iyo dumarkeena ayaa xaaladan ku sugan.  

Wasiir Sacad Oo Si Adag Uga Hadlay Dhawaaqii Uu Safiirka Turkiga Ee Muqdisho Ku Marin Habaabiyay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya

Published on Nov 29 2016 // Warar
Wasiir Sacad Oo Si Adag Uga Hadlay  Dhawaaqii Uu Safiirka Turkiga Ee Muqdisho Ku Marin  Habaabiyay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire ayaa oo shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa Dawladda Turkiga ugu baaqay inay qadiyada iyo madax banaanida Somaliland ixtiraamto, waxaanu tilmaamay inaanu Turkigu go’aan ka dhan ah Somaliland aanu gaadhi karin. Wasiirka Arrimaha...

“Somaliland Cid U Talisa Ayay U Baahantahay Ee Cid U Abtirisa Uma Baahna, Umana Baahna In La Miiq Siibo Sida Basasha”

Published on Nov 29 2016 // Warar
“Somaliland Cid U Talisa Ayay U Baahantahay Ee Cid U Abtirisa Uma Baahna, Umana Baahna In La Miiq Siibo Sida Basasha”
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa wakhtigii uu mucaaradkiisa ugu adag ahaa Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo hoggaaminayay xisbiga KULMIYE, wuxuu hal u hays u lahaa in Somaliland u baahantahay cid u talisa ee aanay u baahnayn cid u abtirisa. Madaxweyne...

“Madaxweyne; Shirkii Aad Fadhiday Maaha Milgihii Madaxweyne Umadu Dooratay”

Published on Nov 29 2016 // Warar
“Madaxweyne; Shirkii  Aad Fadhiday Maaha Milgihii Madaxweyne Umadu Dooratay”
Hargeysa(Geeska):-Siyaasi Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI sida oo kale na hore u ahaan jiray wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, ayaa si adag u dhalliilay kulan beelaysan oo Madaxweyne Siilaanyo beel ka mid ah beelaha bariga Burco uu cod ugu weydiinaayey Murashaxa...

Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Si Adag u Duray Xukuumadda iyo Xisbiga KULMIYE

Published on Nov 29 2016 // Warar
Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI oo Si Adag u Duray  Xukuumadda iyo Xisbiga KULMIYE
Hargeysa(Geeska):-Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Xukuumadda iyo Xisbiga KULMIYE ba ku dhalliilay in ay gurmadkii loo fidinaayey dadka abaarahu saameeyeen ee Somaliland loo bedelay olole siyaasaddeed isla mar ahaantaana uu aad uga xun yahay maadaama wakhti...

Hooyo Daryeel La’aan Ugu Umul Aroortay Meel Burco U Jirta 8km

Published on Nov 29 2016 // Warar
Hooyo Daryeel La’aan Ugu Umul Aroortay Meel Burco U Jirta 8km
Hargeysa(Geeska)-Marxuumad Hodan Xuseen Iidle ayaa shalay salaadii subax meel Burco u jirta 8 KM ugu geeriyootay umul aroor, ka dib markii ay laba carruur ah oo mataano ah umushay. Qaraabaada Marxuumadan, ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay in hoooyo Hodan Xuseen Iidle oo ka mid ah dadka xoolo dhaqatada...

Dhallinyaro Jamaal Taageersan Oo Uga Digay Inuu Xisbiga KULMIYE Ku Biiro

Published on Nov 29 2016 // Warar
Hargeysa ( Geeska) Taageerayaal  ka tirsan Garabka Jamaal Cali Xuseen oo isagu jira Haween, Dhalinyaro iyo Waayeel ayaa waxay ku booriyeen oo  Garabka Jamaal Cali Xuseen kula taliyeen inay ku biiraan Xisbiga Waddani.   Gudoomiyihii xisbiga UCID ee Degmadda Gacan Libaax, oo hadda taageersan...

Wasaaradda Caddaaladda oo Qabatay Kulan Dib loogu Eegaayo Qaybo-qoraalka Xeerka Tahriibka

Published on Nov 29 2016 // Warar
Wasaaradda Caddaaladda oo Qabatay Kulan Dib loogu Eegaayo  Qaybo-qoraalka Xeerka Tahriibka
Hargeysa (Geeska)- Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa qabatay kulan dib u eegis lagu samaynaayo qabyo-qoraalka Xeerka Ka hortaga Tahriibta iyo ka ganacsiga dadka. Kulanka oo lagu qabtay hudheelka Ambassador hal maalina socday waxa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda...

Wasiirka Maaliyadda Iyo Baanka Dhexe Oo Sariflayaasha Uga digay Kor U Kaca Qiimaha Sarrifka

Published on Nov 29 2016 // Warar
Wasiirka Maaliyadda Iyo  Baanka Dhexe Oo Sariflayaasha Uga digay Kor U Kaca Qiimaha Sarrifka
Hargeysa (Geeska) Wasiirka Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo Agaasimaha Bangiga Dhexe ee Somaliland Cabdilaahi Xasan Aadan ooShalay warbaahinta kula hadlay xarunta bangiga dhexe ayaa ka hadlay sarifka lacagaha Qalaad gaar ahaana dollarka oo cirka isku shareeray maalmihii la soo dhaafay,...

Nidaamka Garsoorka Soomaailaan Oo Tallaabo Kale Oo Horumar Leh Qaaday

Published on Nov 29 2016 // Warar
Hargeysa(Geeska)- Nidaamka Garsoorka Soomaaliland ayaa maanta tallaabo horumar leh u qaaday sidii ay u xaqiijin lahaayeen yoolkooda ah “Cadaalad loo dhanyahay”, xaflad lagu daah-furay nidaam koombuyuur oo casri ah, oo lagula soconayo gal-dacwadeedyada, lagagana guurayo nidaamkii hore ee waraaqaha...

Casharrada Nolosha (1): Duruufaha Adagi Qofka Saddex Midkood Ayuun Baa Ay Ka Dhigaan

Published on Nov 29 2016 // Googooska Geeska
Casharrada Nolosha (1): Duruufaha Adagi  Qofka Saddex Midkood Ayuun Baa Ay Ka Dhigaan
Hargeysa (Geeska)- Inan ayaa abaheed uga waayo-sheegatay duruufaha qallafsan ee nolosha la soo dersa, waxa aanay ugu cabatay in aanay garan karin si ay uga baxsato iyo xal ay ku waajahdo midna. “Marka dhibaato xalkeeda aan gaadhaba mid kale ayaa bilow ah!” ayaa ay ku calaacashay, iyada oo...

Omega3 Dux Laga Helo Kalluuka Oo Kor U Qaadda Awoodda Wax-Akhriska Ee Carruurta

Published on Nov 29 2016 // Googooska Geeska
Omega3 Dux Laga Helo Kalluuka Oo Kor  U Qaadda Awoodda Wax-Akhriska Ee Carruurta
Istanbul (Geeska)- Cilmibaadhis cusub oo lagu sameeyey dalka Sweden ayaa daahfutay in asiidhada duxda ah ee lagu magacaabo Omega3 oo carruurta la siiyaa ay wanaajiso xirfadda wax-akhris ee carruurta, gaar ahaan carruurta dhibaatadu ka haysto dhinaca waxbarashada. Cilmibaadhis ay sameeyeen xeeldheerayaal...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Nov 27 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Horaa loo kala reebay danta shakhsiga iyo danta qaranka. Bal imika nimankan Turkida maxay inoo soo wadaan ee aan kaga sii soconaa, iyaguna inagaga soo socdaan mar hadday ina leeyihiin waxaanu idinku celinayaan midnimadii la idinku xasuuqay. Adeer hooy danta qaranka iyo danta shakhsiga kala saara.  

Xeel-dheerayaal Faalleeyey Saxeexa Donald Trump Iyo Shakhsiyaddiisa Ay Kala Soo Baxeen

Published on Nov 27 2016 // Googooska Geeska
Xeel-dheerayaal Faalleeyey Saxeexa Donald  Trump Iyo Shakhsiyaddiisa Ay Kala Soo Baxeen
Washington (Geeska)- Far-qoraalka iyo saxeexu waxa ay ka mid yihiin curiyeyaasha ugu muhiimsan ee shakhsiyadda qofka, dadka ku takhasusay akhriska macnaha uu bixinayo qaab-qoraalka fartuna waxa ay inta badan farta qofka ama saxeexiisa ka dhex daalacdaa shakhsiyaddiisa runta ah. Donald Trump oo xilka...

Laba Kalmadood Oo Sabab U Noqday In Facebook Uu Khasaaro 2 Bilyan Iyo Badh Doolarka Maraykanka Ah

Published on Nov 27 2016 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Laba kelmadood ayaa sabab u noqday in shirkadda weyn ee Facebook ay gasho khasaare u dhigma 2.5 Bilyan oo doolarka Maraykaka. Sida lagu xusay degelka interet ka ee Forbes. Qiimaha saamiyada shirkadda Facebook ayaa si kedis ah boqolkiiba 8 hoos u dhacay, kadib markii war-murtiyeed...

Cuntooyin Guba / Jidhka Ka Saara Dufanka Cuntada Ee Khataraha Caafimaad Ee Badan Keena

Published on Nov 27 2016 // Googooska Geeska
Dubai (Geeska)- Dufanka cuntooyinka inta badan ku jira, gaar ahaan hilibka xoolaha ayaa marka uu jidhka ku ururo waxa uu keenaa khataro badan oo caafimaad, kuwaas oo ay ka mid yihiin Kalastaroolka iyo in xididdada dhiiggu ay xidhmaan. Qormadan oo uu Geeska Afrika afsoomaali u rogay ayaa shabakadda caanka...

Wada Hadaladii Xisbiga KULMIYE Iyo Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo God Dheer Ku Dhacay Iyo Arrimaha Sababay Oo La Soo Bandhigay

Published on Nov 27 2016 // Warar
Wada Hadaladii Xisbiga KULMIYE Iyo  Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo God Dheer Ku  Dhacay Iyo Arrimaha Sababay Oo La Soo Bandhigay
Hargeysa (Geeska)-Garabkii Jamaal Cali Xuseen ee wada hadalada kula jiray labada Xisbi ee UCID iyo Kulmiye ayaa waxay sheegeen inay joojiyeen isla markaana hakiyeen wada hadaladii ay kula jireen Xisbiga Kulmiye, waxayna tilmaameen sababta ay u hakiyeen wada hadaladani ay tahay hadalo meel ka dhac ku...

“Xukuumadda Waxa U Wanaagsan Inay Turkiga Abaarto, Oo Ay Ka Dhaadhiciso Qadiyadeeda, Una Sharaxdo Labada Dal”

Published on Nov 27 2016 // Warar
“Xukuumadda Waxa U Wanaagsan Inay Turkiga Abaarto, Oo Ay Ka Dhaadhiciso Qadiyadeeda, Una Sharaxdo Labada Dal”
Hargeysa (Geeska)-Prof: Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay sida uu arko hadalkii Jeneral Galaal, waxaanu tilmaamay inuu rayigiisa ka hadlay, balse aanay maanta suurtagal ahayn inay Somaliland la midoowdo Somaliya,waxaanu...

Reer Sanaag Ceel Uma Qodna, Cidbaase U Maqan!

Published on Nov 27 2016 // Warar
Reer Sanaag Ceel  Uma Qodna, Cidbaase U Maqan!
Hargeysa(Geeska)-Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Ee Xisbiga Waddani Isla Markaana ah Xubin Kamid Hogaanka Sare ee Xisbigaasi Mudane Cabdilaahi Axmed Maxamed (Cabdilaahi Dahab) oo Safar Shaqo Ku Jooga Dalka Jabuuti ayaa walaac ka muujiyey xaaladda abaaraha Gobolada Bari ee Somaliland isaga...

“Cali Khaliif Waa Oday Ka Muuqda Odayada Dhulbahante, Talooyin Ayaana Looga Baahanyahay”

Published on Nov 27 2016 // Warar
“Cali Khaliif Waa Oday  Ka Muuqda Odayada Dhulbahante,  Talooyin Ayaana Looga Baahanyahay”
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye ayaa hadlay Safarka Madaxweynaha, waxaanu sheegay in Madaxweynuhu ka qayb galay Shir Siyaasiya oo ka dhacay Degmada Xudun, waxaanu tilmaamay in Shirkaasi daba...

Booliska Oo Xaqiijiyay In Askar Liyuu Boolis Ah Oo La Soo Qabtay Lagu Wareejiyay Kililka Shanaad

Published on Nov 27 2016 // Warar
Booliska Oo Xaqiijiyay In Askar Liyuu Boolis Ah Oo La Soo Qabtay Lagu Wareejiyay Kililka Shanaad
Hargeysa(Geeska)-Booliska Somaliland ayaa xaqiijiyay war uu shalay wargeyska Geeska Afrika qoray oo ahaa in la qabtay oo Itoobiya lagu wareejiyay 7 askari oo ka tirsan ciidankada Somalida Itoobiya ee “Liyuu Boolis” oo ku soo xad gudbay xuduudka Somaliland. Taliye-xigeenka Booliska sareeye...