GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Oct 30 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Waaryaadheheen, odaygii Xaaji Axmed ma laga yaabaa inay xisbiyadii siyaasadu dushiisa ku burburaan. Hore waxaynu u ogayn inaanay doorashooyinkii Rayaale qabtay deero deero hirdiyin, tii Axmed qaybtay ee qudhana wixii ka dhacay waa la ogaa. Maantana xisbiyadii ayaa warkoodii taaganyahay.  

Xildhibaan Cali Aareeye Iyo Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Beeniyay Warar Sheegaya Inay Ku Jiraan Liis Siyaasiyiin Ah Oo Culays Lagu Saarayo Inay Ka Baxaan Xisbiga Waddani

Published on Oct 30 2016 // Warar
Xildhibaan Cali Aareeye Iyo Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Beeniyay Warar Sheegaya Inay Ku Jiraan Liis Siyaasiyiin Ah Oo Culays Lagu Saarayo Inay Ka Baxaan Xisbiga Waddani
Hargeysa (Geeska)-XIldhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye iyo Xildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa beeniyey, warar sheegaya inay ku jiraan liis xildhibaano Waddani ka tirsan oo ay xukuumadda iyo nin ganacsade ahi ku hayaan olole ay xisbiga kaga saarayaan. XIldhibaan...

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Raysalwasaaraha Itoobiya

Published on Oct 30 2016 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo  La Kulmay Raysalwasaaraha Itoobiya
Addis Ababa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay kulan la yeeshay raysalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn. Sida ay wakaaladda wararka ee Itoobiya baahisay, Madaxweyne Siilaanyo iyo raysalwasaare Hailemariam Desalegn waxa ay ka wada hadleen xidhiidhka iyo danaha labada wadan....

Hoggaamiye Xirsi Oo Ka Dayriyay Xaaladda Abaareed Ee Bariga, Baaqna U Diray Xukuumada Iyo Beesha Caalamka

Published on Oct 30 2016 // Warar
Hoggaamiye Xirsi Oo Ka Dayriyay Xaaladda Abaareed Ee Bariga, Baaqna U Diray Xukuumada Iyo Beesha Caalamka
Hargeysa(Geeska):-Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa qeylo-dhaan abaareed ka diray abaaraha ka jira deegaanada bariga Somaliland, waxaana uu shacabka Somaliland, Xukuumadda iyo beesha caalamka ba uu ka codsaday in ay u gurmadaan dadkaas ay saameeyee abaaraha...

Guddoomiyaha Waddani Oo Farriin Iyo Bogaadin U Diray Xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga

Published on Oct 30 2016 // Warar
Guddoomiyaha Waddani Oo Farriin Iyo Bogaadin U Diray Xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga
Hargeysa(Geeska):-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa guud ahaan taageerayaasha Xisbiga WADDANI ee kala jooga dalka gudahiisa iyo dibaddiisa ba ugu hambalyeeyey qaabkii uu u soo qabsoomay shirkii Golaha Dhaxe ee Xisbiga WADDANI oo bishan dabayaaqaddeedii...

FBI-da Maraykanka Oo Mar Kale Caqabad Hordhigtay Hillary Clinton

Published on Oct 30 2016 // Warar
FBI-da Maraykanka Oo Mar Kale Caqabad Hordhigtay Hillary Clinton
Booliska Federaalka Maraykanka ee FBI ayaa dib u bilaabey baadhitaan cusub, kadib markii ay heleen xog cusub oo la xidhiidha Emailka sida gaarka ah ay u isticmaashey musharaxa Madaxweynaha Maraykanka Hillary Clinton xiligii ay ahayd Wasiirka Arrimaha Dibadda, xili doorashada Madaxweynaha ay ka hadhsan...

Muumin Seed Oo Ka Hadlay Ergo Uu Cabdiraxmaan-Cirro U Diray

Published on Oct 30 2016 // Warar
Muumin Seed Oo Ka Hadlay Ergo  Uu Cabdiraxmaan-Cirro U Diray
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiye-xigeenka xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed, ayaa ka hadlay ergo uu murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan-Cirro u diray. Mr. Seed o shalay saxaafadda la hadlay wuxuu yidhi “Ergedii Guddoomiyuhu soo diray way I soo gaadhay waxayna ahaayeen laba xubnood...

Xukumadda Somaliland iyo Shirkadda Oracle Oo Iska-kashanaya Barnaamijka Kaydinta Xogta Qaranka

Published on Oct 30 2016 // Warar
Xukumadda Somaliland iyo  Shirkadda Oracle Oo Iska-kashanaya Barnaamijka Kaydinta Xogta Qaranka
Hargeysa(Geeska)- Munasibad baladhan oo sii heer sare loo soo agaasime oo ka qabsoontay hudheelka ambassador hotel ee magalada Hargeysa oo ay ka soo qaybgaleen wasirka wasarada xidhidhka golayasha qaranka iyo technolajiyadda, wasirka duulista, wasir ku xigeenka maliyadda, wasir ku xigeenka duulista,...

Hormuraka Caafimaadka Adduunku Gaadhay: Nin Maqaar Laga Soo Dhilay Calooshiisa Looga Dhigay Weji

Published on Oct 30 2016 // Googooska Geeska
Hormuraka Caafimaadka Adduunku Gaadhay: Nin Maqaar Laga Soo Dhilay Calooshiisa Looga Dhigay Weji
Dushanbe (Geeska)- Nin muddo sannado badan ah ku noolaa xaalad nafsi ah oo dadka ag jooggooda ka dheeraysay kadib markii uu wejigiisu dhallaan rogmay gubasho yaraantiisii ku dhacday awgeed ayaa la sheegay in uu hadda bilaabay in uu dadka soo hor-istaago lana sheekaysto gaar ahaan qoyskiisa iyo saaxiibbadii....

Dhiigkarka: Calaamaaha Lagu Garto, Sababa Loo Tiriyo, Khatartiisa Iyo Hababka Loo La’ Tacaalo (Q.4aad)

Published on Oct 30 2016 // Googooska Geeska
Dhiigkarka: Calaamaaha Lagu Garto, Sababa Loo Tiriyo, Khatartiisa Iyo Hababka Loo La’ Tacaalo (Q.4aad)
Hargeysa (Geeska)- Waa qaybtii labaad ee qormadii uu Geeska Afrika ka diyaariyey cudurka dhiigkarka. – Miisaanka oo ka weynaada inta caafimaad ahaan saxda ah, ayaa ka mid ah sababaha keena dhiigkarka, sababta ugu weynna waxa ay khubaradu ku sheegeen in mar kasta oo qofka miisaankiisu kordho uu...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Oct 29 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Qabsoomida shirkii ay maxkamadda sare amartay ee xisbiga UCID yaa war ka haya. Aniga waxa iigu dambaysay iyadoo ay labadii garab weli is eryanayaan oo aan ku dawoobin go’aankii maxkamadda sare. Faysal iyo Jamaal in gacanta la isu saaro ayuun buu arrinkoodu ku dhammaanayaa ayaan anigu isleeyahay.  

“Cirro, Wuu Wareejiyay Guddoomiyihii Xisbiga, KULMIYE Ayay Hortaalaa Ee Is Qab-Qabsiga Reereed Haka Baxo Oo Haloo Daayo Guddoomiye-Xigeenka 1aad”

Published on Oct 29 2016 // Warar
“Cirro, Wuu Wareejiyay Guddoomiyihii Xisbiga,  KULMIYE Ayay Hortaalaa Ee Is Qab-Qabsiga Reereed  Haka Baxo Oo Haloo Daayo Guddoomiye-Xigeenka 1aad”
Hargeysa (Geeska)-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay wararka maalmihii ugu dambeeyey soo baxayey sheegayey in loolan loogu jiro xilka Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye. Cabdi Haybe, wuxuu sheegay in guddoomiyenimada xisbiga KULMIYE uu xaq u leeyahay guddoomiye-xigeenka...

Boqor Buurmadoow Oo Difaacay Kulankii Beeleed Ee Ay La Yeesheen Madaxweynaha

Published on Oct 29 2016 // Warar
Boqor Buurmadoow Oo Difaacay Kulankii Beeleed Ee Ay La Yeesheen Madaxweynaha
Hargeysa (Geeska)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madoow), oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa difaacay kulan uu Mdaxweyne Siilaanyo la yeeshay madaxda dhaqanka iyo wasiirada beeshiisa toddobaadkan. Boqorka oo ka mid ahaa madaxda dhaqanka ee kulankaas ka qayb gashay, wuxuu difaacay kulankaas,...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Ku Tagay Dalka Itoobiya

Published on Oct 29 2016 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Ku Tagay Dalka Itoobiya
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shalay safar ugu baxay dalka Itoobiya, isagoo hoggaaminaya wefti ka tirsan golihiisa xukuumadda. Madaxweyne Siilaanyo oo ay sidoo kale weftigiisa ka mid yihiin guddoomiyaha iyo murashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, waxa uu...

Sheekh Aadan Oo Ka Hadlay Dhibaatooyinka Ragga Muddada Dheer Ka Maqnaada Xaasaska Iyo Ubadka

Published on Oct 29 2016 // Warar
Sheekh Aadan Oo Ka Hadlay Dhibaatooyinka Ragga Muddada Dheer Ka Maqnaada Xaasaska Iyo Ubadka
Hargeysa (Geeska) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbadaha Jmcaha ee uu ka jeediyo Masaajidka uu Khaddiibka ka yahay ee Xaafadda Xawaadle ee Magaalada Hargeysa, kaga hadla Arrimaha khuseeya Bulshada, si wixii khaldan loo saxo, ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay...

Xoghayihii Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Xisbiga Waddani Oo Is Casishay

Published on Oct 29 2016 // Warar
Xoghayihii Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Xisbiga Waddani Oo Is Casishay
Hargeysa(Geeska)-Xoghayihii dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xisbiga Waddani Rooda Cabdi Muuse, ayaa iska casishay xilkii iyo xubinimadii xisbiga. Rooda, waxay sheegtay in is casiladeeda ay keentay laba arrimood oo ay xisbiga ku eedaysay, waxaanay sheegtay in shalay laga bilaabo aanay ka tirsanayn xisbigaas...

Burco: Bulshada Abokor Axmed Oo Taageeradii Ku Wareejisay Waddani

Published on Oct 29 2016 // Warar
Burco: Bulshada Abokor Axmed Oo Taageeradii Ku Wareejisay Waddani
Burco (Geeska)-Bulsho ka soo jeeda Beesha Abokor Axmed Baaruud oo kamid ah Beelaha Habarjeclo, ayaa cududoodi tageero waxay u weeciyeen Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI. Beesha Abokor Axmed oo kamid ah Beelaha ugu deegaanka ballaadhan Gobolka Togdheer, xaflad ay ka soo qayb galeen Siyaasiyiinta , madax...

Murashaxa Madaxweyne-xigeenka Trump Oo Ka Badbaaday Shil Diyaaradeed

Published on Oct 29 2016 // Warar
Murashaxa Madaxweyne-xigeenka Trump Oo Ka Badbaaday Shil Diyaaradeed
Ninka u sharaxan Madaxweyne kuxigeenka Maraykanka ee xisbiga Jamhuuriga Guddoomiyaha gobalka Indiana Mike Pence iyo kooxdii ololihiisa ayaa xalay ka badbaaday shil kadib markii diyaaradii siday ay ka baxday wadada ay kusoo degtay Madaarka magaalada New York ee LaGuardia Airport. Diyaarada ayaa khadka...

Fursaddaha Siyaasaddeed Ee Uu Cabdiraxmaan-Cirro Ka Faa’iidaystay W/Q: Mohamed Hassan Daacad

Published on Oct 29 2016 // Maqaalo
Musharax Cabdiraxmaan-Cirro waxa uu ka mid yahay Siyaasiyiinta aan wakhti dheer  fagaarayaasha Siyaasadda soo joogin,waxaana la sheegaa in al-baabkii Kowaad ee uu kasoo galo Siyaasadda Somaliland ay ahayd Xildhibaan Xisbigga UCID uga soo baxay Gobolka SAAXIL iyo Ku-Xigeenka Xog-hayaha guud...

Qisada Maalqabeenkii Haddii Uu E-Mail Yeelan Lahaa Noqon Lahaa Shaqaale Hoosaadka Shirkadda Microsoft

Published on Oct 29 2016 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)-  Muddo ay shaqo la’aani haysay kadib ayaa uu rajo fiican helay markii shirkadda caanka ah ee Microsoft ay u sheegtay in ay siinayso shaqo uu ka raadsaday oo ahayd badhi-wale (Adeege xafiis oo qaybaha kala duwan u qaada waraaqaha). Maamulihii waaxda shaqaalaha iyo shaqaalayta...

Dhiigkarka: Calaamaaha Lagu Garto, Sababa Loo Tiriyo, Khatartiisa Iyo Hababka Loo La’ Tacaalo (Q.3aad)

Published on Oct 29 2016 // Googooska Geeska
Dhiigkarka: Calaamaaha Lagu Garto, Sababa Loo Tiriyo, Khatartiisa Iyo Hababka Loo La’ Tacaalo (Q.3aad)
Hargeysa (Geeska)- Waa qaybtii labaad ee qormadii uu Geeska Afrika ka diyaariyey cudurka dhiigkarka. Noocyada Dhiikarka iyo sababaha keeni kara Dhakhaatiirtu dhiigkarka waxa ay u qaybiyaan laba nooc oo kala ah: 1. Boqolkiiba 90 illaa 95 dhiig karku waa nooca loo yaqaanno dhiigkarka aasaasiga ah waxa...

Dhiigkarka: Calaamaaha Lagu Garto, Sababa Loo Tiriyo, Khatartiisa Iyo Hababka Loo La’ Tacaalo (Q.2aad)

Published on Oct 27 2016 // Googooska Geeska
Dhiigkarka: Calaamaaha Lagu Garto, Sababa Loo Tiriyo, Khatartiisa Iyo Hababka Loo La’ Tacaalo (Q.2aad)
Hargeysa (Geeska)- Waa qaybtii labaad ee qormadii uu Geeska Afrika ka diyaariyey cudurka dhiigkarka. Dhiigkarka oo ay khubarada qaar jecel yihiin in ay ugu yeedhaan cudurka nolosha casriga ah, tirokoobyada kala duwan ee sannad kasta lagu sameeyo faafitaankiisuna ay muujinayaan in uu si xawli ah dunida...

Obama Oo Sheegay In Sannadka 2030 Ka Ay Dadku Safarro Ganacsi Ah Ku Tegi Doonaan Meeraha Farraare (Maris)

Published on Oct 27 2016 // Googooska Geeska
Obama Oo Sheegay In Sannadka 2030 Ka Ay Dadku Safarro  Ganacsi Ah Ku Tegi Doonaan Meeraha Farraare (Maris)
Washington (Geeska)- Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa maalintii shalay ee salaasada ahayd ku dhawaaqay in uu gacan ka geysan doono sidii 14 sano gudahood safarro ganacsi dadku ugu tegi lahaayeen meeraha Farraare ee afka qalaad lagu yidhaahdo Maris, (Sidoo kalana loo yaqaanno Meeraha Cas). Barak Obama...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Oct 27 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Waxa la yidhi odaygu 16 masuul oo isugu jira, wasiiro, maareeyayaal iyo agaasimayaal ayuu doorkana kala dirayaa oo uu naadi cusub ku bedelanayaa. Taloow rag aan ogahay ma ku jiraan colkaas la kala dirayo, kuwa kale oo ay kor u ahay telefoonku dishayna ma ku jiraan.  

Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxtooyada Kula Shiray Salaadiinta Iyo Wasiirada Beeshiisa & Saddex Siyaasi Oo Miisaan Leh Oo Aan Shirka Ka Qayb Gelin

Published on Oct 27 2016 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxtooyada Kula  Shiray Salaadiinta Iyo Wasiirada Beeshiisa & Saddex  Siyaasi Oo Miisaan Leh Oo Aan Shirka Ka Qayb Gelin
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa habeen hore kulan shir ah madaxtooyada kula yeeshay salaadiinta iyo wasiirada beeshiisa. Kulanka oo aanay wax war ahi ka soo bixin, balse laga soo dhex tuuray sawiro dhawr ah oo aan weliba madaxtooyada ka soo bixin ee dad shacab ahi baraha bulshadu...

Ismaaciil Buubaa Oo Ka Digay Go’doonka Siyaasadeed Ee Ka Dhalan Kara Doorashada Madaxtooyada Oo Mar Kale Dib U Dhacda

Published on Oct 27 2016 // Warar
Ismaaciil Buubaa Oo Ka Digay Go’doonka Siyaasadeed Ee Ka Dhalan Kara Doorashada Madaxtooyada Oo Mar Kale Dib U Dhacda
Hargeysa (Geeska)-Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, isla markaana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka digay dib u dhac ku yimaada Doorashada Madaxtooyada, waxaanu sheegay in haddii Doorashadani dib u dhacdo in magacii iyo sumcadii Somaliland...

Milicsiga Wargeyska: Maxaa Loo Daawanayaa Qiime Dhaca Ku Yimid Lacagtii Qaranka?

Published on Oct 27 2016 // Warar
Milicsiga Wargeyska: Maxaa Loo Daawanayaa Qiime Dhaca Ku Yimid Lacagtii Qaranka?
Hargeysa(Geeska)-Shantii sannadood ee u dambaysay waxa isa soo tarayay qiime dhac ku yimid lacagtii shillinka Somaliland oo ku yaraatay suuqyada, ka dib markii ay cidhiidhi geliyeen lacagaha qalaad oo uu u horeeyo Dollarku. Lacagta Somaliland ayaa sannadahan u dambeeyay maraysa heerkii ugu hooseeyay,...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Ku Tagaya Dalka Itoobiya

Published on Oct 27 2016 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo  Safar Ku Tagaya Dalka Itoobiya
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa safar ku tagaya dalka Itoobiya. Ma jiro wax war ah oo ay xukuumadu ka soo saartay socdaalka Madaxweynaha, laakiin warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in Madaxweynuhu dalkaas ku tagi doono socdaal shaqo oo la sheegay inuu dib uga dhacay...

Guddiga Wanaag Farista Oo Shacabka Ugu Baaqday In Laga Qayb Qaato Gurmadka Abaaraha

Published on Oct 27 2016 // Warar
Guddiga Wanaag Farista Oo Shacabka Ugu Baaqday In Laga Qayb Qaato Gurmadka Abaaraha
Hargeysa (Geeska)-Guddida wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland, ayaa ku baaqay in gurmad lala gaadho dadka abaaruhu hayaan ee degan Gobolada Barri ee Somaliland,  waxayna Xukuumadda, Ganacsatada iyo cid walba oo wax ku tari karta dadkaas abaaruhu hayaan inay taraan, waxna la qabtaan. Guddida...

Xildhibaan Ka Tirsan Deegaanka Borama Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Axmed Muumin Seed

Published on Oct 27 2016 // Warar
Xildhibaan Ka Tirsan Deegaanka Borama Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Axmed Muumin Seed
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Mukhtaar Cabdillaahi Ducaale (Indho-sheed) oo ka tirsan golaha deegaanka degmada Borama, ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay gudomiye-xigeenka xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed oo nuxurkoodu ahaa inuu xisbiga Waddani ugu hanjabay magaalada Borama. Xildhibaan Mukhtaar oo...

Dufcaddii 8-aad Oo Ka Qallin-jabisay Xarunta Dhimirka Ee SAHAN Iyo Dhismayaal Xadhigga Laga Jaray

Published on Oct 27 2016 // Warar
Dufcaddii 8-aad Oo Ka Qallin-jabisay Xarunta Dhimirka Ee SAHAN Iyo Dhismayaal Xadhigga Laga Jaray
Hargeysa(Geeska)– Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbiil, ayaa Doraad Xadhigga ka jaray Dhismayaal lagu soo kordhiyey Xarunta Dhimirka ee SAHAN oo ku taalla Dacalka Galbeed ee Magaalada Hargeysa. Waxa kale oo uu Wasiir ku-xigeenku Shahaadooyin Guddoonsiiyey...

Nolol La Xusuusto Siciid Maxamed Gees – Qeybtii 3aad

Published on Oct 27 2016 // Maqaalo
Nolol La Xusuusto Siciid Maxamed Gees – Qeybtii 3aad
Sarkaal Khawaaje ah: “Dawladda Ingiriisku khasaare ayey ku qabtaa joogitaanka dalkiina oo lacagta caashuurta ah ee laga qaado dadka Ingiriiska ayaa ku baxda dalkiina oo la geliyaa.” Maax Dugsiiye: “Haddii aad ku khasaarteen dalkayaga maad iskaga dhooftaan maxaa idin dhigay” Waxa...