GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Sep 29 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Taloow yaa xasuusta khudbadii uu Rayaale Ceerigaabo ka jeediyay waagii ololaha doorashada. Wuxuu yidhi qabiil ha igu dooranina ee hoggaamiye igu doorta, waayo hadaad qabiil igu doorataan waxaan noqonayaa suldaan idin kala saar saara ee ma noqonayo madaxweyne idin hoggaamiya.    

Siyaasiyiinta Isbahaysiga Oo Hargeysa isugu Wada Yimid Iyo Wada Hadaladii Gunaanadka Oo La Filayo Inay La Bilaabaan Waddani

Published on Sep 29 2016 // Warar
Siyaasiyiinta Isbahaysiga Oo  Hargeysa isugu Wada Yimid Iyo Wada Hadaladii  Gunaanadka Oo La Filayo Inay La Bilaabaan Waddani
Hargeysa(Geeska)-Siyaasiyiinta hore uga tirsanaa xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE ee ku bahoobay isbahaysiga, ayaa hadda isugu soo ururay caasimadda Hargeysa. Siyaasiyiintan oo muddo ku kala maqnaa dalka dibadiisa iyo gudihiisa, ayaa hadda isugu wada yimid magaalada Hargeysa, waxaana u dambeeyay oo shalay...

Prof Buubaa Oo Ka Digay In Wada Hadalada Khaatumo Lagu Koobo Xisbi Keliya, Kuna Taliyay In La Wanaajiyo Xidhiidhka Caalamka

Published on Sep 29 2016 // Warar
Prof Buubaa Oo Ka Digay In Wada Hadalada Khaatumo Lagu Koobo Xisbi Keliya, Kuna Taliyay In La Wanaajiyo Xidhiidhka Caalamka
Hargeysa(Geeska)-Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ka hadlay Shirka gogol xaadhka ah ee ka furmaya Dubai ee u furmaya Somaliland iyo Khatumo, waxaanu ka digay in shirkaas laga dhigo mid xisbi gaar ah ku kooban.  Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska...

Gar-Adag: Meherado La Boobay Iyo Beero La Gubay

Published on Sep 29 2016 // Warar
Gar-Adag: Meherado  La Boobay Iyo Beero La Gubay
Gar-adag(Geeska)-  Meherado ganacsi   oo ku yaal gudaha magaalada Gar-adag ,ayaa wararku sheegayaan in la boobay hantidii hoos tiilay,sidoo  kalena la gubay beero ku yaal duleedka magaaladaas. Sida ay werisay shabakadda Togdheer News, wararku  waxay intaas ku darayaan in ...

Guddoomiyihii Xisbiga KULMIYE Ee Gobalka Maroodi-jeex Oo Is Casilay

Published on Sep 29 2016 // Warar
Guddoomiyihii Xisbiga KULMIYE Ee Gobalka Maroodi-jeex Oo Is Casilay
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyihii xisbiga KULMIYE ee gobalka Maroodi-jeex Khadar Cabdi Xuseen, ayaa iska casilay xilkii guddoomiyenimo ee gobalka Maroodi-jeex. Ma jirto war rasmi ah oo uu guddoomiyihii hore ku cadeeyay is casilaadiisa, laakiin warar uu wargeyska Geeska Afrika helay ayaa sheegaya inuu dhawaan...

Cirro Oo Kulan La Yeeshay Siyaasiyiinta Iyo Wax Garadka Galbeedka Gobalka Sanaag

Published on Sep 29 2016 // Warar
Cirro Oo Kulan La Yeeshay Siyaasiyiinta Iyo Wax Garadka Galbeedka Gobalka Sanaag
Hargeysa(Geeska):-Kulan is xog-waraysi ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo dhex-maray guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo xubno ka soo jeeda labeenta iyo haldoorka beesha degta galbeedka gobalka Sanaag, gaar ahaan degmooyinka Xiis iyo Dayaxa, ayaa ka qabsoomay...

Barkhad Oo Isu Sharaxay Madaxweyne-xigeenka Waddani

Published on Sep 29 2016 // Warar
Barkhad Oo Isu Sharaxay Madaxweyne-xigeenka Waddani
Hargeysa(Geeska)-Garyaqaan Barkhad Jaamac Batuun oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa shalay ku dhawaqay inuu isu sharaxayo jagada madaxweyne-xigeenka xisbiga Waddani, marka la gaadho shirka golaha dhexe ee xisbigaas oo furmaya bisha Oktoobar. Qorala uu shalay soo saaray wuxuu ku sheegay...

Dhismaha Iyo Dayactirka Dugsiga Dayaxa Ee Gobalka Sanaag Oo La Dhagax Dhigay

Published on Sep 29 2016 // Warar
Dhismaha Iyo Dayactirka Dugsiga Dayaxa Ee Gobalka Sanaag Oo La Dhagax Dhigay
Hargeysa(Geeska)-Munaasabad dhagax-dhig loogu sameenayey bilowga hawsha dib-u-dhiska iyo dayactirka dugsigii Hoyga ahaan jiray ee Dayaxa, ayaa lagu qabtay magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag. Munaasabadan ayaa waxay calaamad u tahay bilawga Mashruuca Waxbarashada Sool iyo Sanaag, kaas oo ay ujeedadiisu...

Munaasibad Loo Qabtay Furitaanka Masaajidka Al-aqsa

Published on Sep 29 2016 // Warar
Munaasibad Loo Qabtay Furitaanka Masaajidka Al-aqsa
Hargeysa (Geeska)-Masaajidka Al-aqsa ee ku yaala Xaafada Xero-awr oo dib loo dhisay, laba dabaqna laga dhisay isla markaana kharashka guud ahaan ku baxay Masaajidkani uu ahaa lix boqol, laba iyo sagashan kun oo doolar iyo dheeraad ayaa munaasibadii furitaanka xalay lagu qabtay Masaajidka. Munaasibadii...

Talooyin Iyo Digniino Dadka Wadne Xanuunka Qaba Ka Caawinaya Qaabka Ugu Habboon Ee Ay U Samayn Karaan

Published on Sep 29 2016 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Cudurrada wadnuhu caadi ahaan ku xidhna gabowga qofka, balse waa mushkilado mararka qaarkood muddo dheer soo jiitamayey oo la soo bilowday dhalinyaronimadii, mar kasta oo cimrigu kordhana daciifnimada jidhka ku soo kordhaysa awgeed la sii badanayey. In qofku uu jimicsi iyo xarakaad...

Barbaarinta Ubadka: Ixtiraam Caqli Ilmahaaga Si Uu U Barto In Uu Si Madax Bannaan U Fikiri Karo Caqliga Dadkana Xaq-Dhowro (2)

Published on Sep 29 2016 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa qayb kale oo ah qormadii uu Geeska Afrika ka soo xigtay shabakadda Risaalatul-Mar’ah, taas oo aynu ku eegayno qodobbo muhiim ah oo ay xeeldheerayaashu isku waafaqeen in ay lagama maarmaan tahay in lagu barbaarugsanaado marka ubadka, gaar ahaanna in waalidka laga rabo in uu...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Sep 28 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Taloow yaa xasuusta khudbadii uu Rayaale Ceerigaabo ka jeediyay waagii ololaha doorashada. Wuxuu yidhi qabiil ha igu dooranina ee hoggaamiye igu doorta, waayo hadaad qabiil igu doorataan waxaan noqonayaa suldaan idin kala saar saara ee ma noqonayo madaxweyne idin hoggaamiya.    

Milicsi Ku Saabsan Buugga “Duca-Qabe” Qalinka: Axmed Iid Aadan

Published on Sep 28 2016 // Maqaalo
Milicsi Ku Saabsan Buugga “Duca-Qabe” Qalinka: Axmed Iid Aadan
Waxaan akhriyey buugga cusub ee dhowaan soo baxay magaciisuna yahay “Duca-qabe: Halgankii iyo Siyaasaddii Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal” ee uu qoray mudane Xasan Cabdi Madar, ayna daabacday shirkadda Sagaljet. Si xiise iyo u-fiirsi leh ayaan u akhriyey, markii aan dhammeeyeyna waxa ay ila...

Saboolka Ciilan Qalinkii Maxamed Shucayb Axmed (Marty Mohamed)

Published on Sep 28 2016 // Maqaalo
Kolba waa nooc, hadba waa ceyn, mar dhib mar kalena waa dharag, mar waa farax iyo badhaadhe mar kalena waa murugo iyo madaw, mar waa caafimaad marna waa cudur, mar waa amakaag iyo yaab mar kalena waa degenaan, waa nolol oo inta la nool yahay kolba waa cayn. qosyku waxa uu ku seexdey si nabdoon, Waa habeen...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hoggaanka Kooxda Khaatumo Kula Kulmaya Dalka Imaaraadka Carabta

Published on Sep 28 2016 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Hoggaanka Kooxda Khaatumo Kula Kulmaya Dalka Imaaraadka Carabta
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo hoggaanka kooxda Khaatumo ayaa la filayaa inay ku kulmaan magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay in Madaxweyne Siilaanyo uu magaalada Dubai kula kulmi doono ergey metelaya kooxda...

“Beesha Caalamku Waxay Ina Soo Gashay Doorashadii Wakiilada Ee 2005, Xisbiyadii Mucaaradka Ayaana Sabab U Ahaa Inay Yimadaan,”

Published on Sep 28 2016 // Warar
“Beesha Caalamku Waxay Ina Soo Gashay Doorashadii Wakiilada Ee 2005,  Xisbiyadii Mucaaradka Ayaana Sabab U Ahaa Inay Yimadaan,”
Hargeysa (Geeska)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay labada Doorasho ee uu Madaxweynuhu kala qaaday iyo dhaleecaynta Beesha Caalamka uga timid, waxaanu sheegay in mucaaradku sabab u ahaayeen in beesha caalamku faraha la soo gasho doorashooyinka Somaliland,...

Nuxurka Doodii Dhex Martay Donald Trump iyo Hillary Clinton

Published on Sep 28 2016 // Warar
Nuxurka Doodii Dhex Martay Donald Trump iyo Hillary Clinton
Dood culus ayaa dhex martay musharrixiinta madaxtinnimda Mareykanka, Hillary Clinton iyo Donald Trump oo markii ugu horreysay yeeshay dood si toos ah looga baahinayay telefishinnada. Doodan oo socotay muddo 90 daqiiqo ah ayaa waxaa diiradda lagu saarayay dhaqaalaha, canshuurta, xidhiidhka u dhexeeya...

Madaxweynaha Oo Magacaabay Ku Xigeenka Wakiilka Kenya

Published on Sep 28 2016 // Warar
Madaxweynaha Oo Magacaabay  Ku Xigeenka Wakiilka Kenya
Hargeysa(Geeska)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa Magacaabay Wakiil ku-xigeenka Somaliland u fadhiya dalka Kenya. Danjire Siciid Maxamed Daahir Afqarshe,ayuu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo u magacaabay in uu ahaado wakiil ku-xigeenka Somaliland u fadhiya dalka...

Maxamed Biixi Yoonis Oo Maanta Hargeysa Imanaya

Published on Sep 28 2016 // Warar
Maxamed Biixi Yoonis Oo Maanta Hargeysa Imanaya
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa la filayaa inuu maanta ku soo laabto caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa muddo dheer ka dib maanta ku soo laabanaya caasimadda Hargeysa, waxaanu dalka ku soo noqonayaa iyadoo ay meel...

Xildhibaano Ka Soo Jeeda Awdal Iyo Sool Oo Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyay Kala Qaadista Doorashooyinka

Published on Sep 28 2016 // Warar
Xildhibaano Ka Soo Jeeda Awdal  Iyo Sool Oo Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyay Kala Qaadista Doorashooyinka
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale oo ah Xildhibaano ka tirsan Wakiilada kana soo kala jeeda Gobolada darafyada Somaliland gaar ahaan Awdal iyo Sool ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey go’aankii uu Madaxweynuhu ku kala qaaday labada Doorasho...

Degmada Gumburaha Oo Loo Magacaabay Guddoomiye Iyo Xoghaye

Published on Sep 28 2016 // Warar
Degmada Gumburaha  Oo Loo Magacaabay Guddoomiye Iyo Xoghaye
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Md. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ayaa magacaabay guddoomiyaha iyo xoghayaha degmada Gumburaha ee gobalka Hawd. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu wasiirku shalay soo saaray waxa guddoomiyaha degmada Gumburaha loo magacaabay Cabdi Aadan Cilmi, iyadoo...

Cabasho: “Walaalkayo Oo Xabsiga Ku Jira Isagoo Xukunkii Dhammaystay” Deeq Sulub Xirsi

Published on Sep 28 2016 // Warar
Aniga oo ah Deeq Sulub Xirsi degenna magaalada hargeysa waxaan ka cabanayaa walaalkay oo ahaa nin ganacsade ah oo ay dacwado aanu been u aragno ay ku oogeen ganacsatada Ilmo Indho-deer oo kaashanaya Dahabshiil iyo xukuumada. Walaalkayo wuu xidhanyahay. Kiiskan lagu xidhay wuxuu ahaa madani waxa laga...

Qisada Nin Buur Ay Xaaskiisu Ka Soo Dhacday Ka Aargoostay, 22 Sano Ayaa Uu Gacantiisa Ku Burburinayey

Published on Sep 28 2016 // Googooska Geeska
Qisada Nin Buur Ay Xaaskiisu Ka Soo Dhacday Ka Aargoostay, 22 Sano Ayaa Uu Gacantiisa Ku Burburinayey
Delhi (Geeska)- Bilowga hore waa hubaal in ay malo-awaal iyo been u dhadhamayso, laakiin waxaa run ah in nin u dhashay dalka hindiya uu muddo 22 sano ah burburinayey, dhagxaantana ka soo gurayey buur ku taalla deegaankiisa si uu uga dhex banneeyo jid doc-ka-tuur ah, oo 5 Kiloomitir oo keliya ka dhigaya...

Barbaarinta Ubadka: Ixtiraam Caqli Ilmahaaga Si Uu U Barto In Uu Si Madax Bannaan U Fikiri Karo Caqliga Dadkana Xaq-Dhowro (1)

Published on Sep 28 2016 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Guriga guulaystaa waa kan qoyskiisu ay ku dhaqmaan nidaam iyo xeerar aan la dhaafin oo dejintooda iyo horumarintooda ay ka qayb qaataan dhammaan xubnaha qoysku. Marka lagu baaqayo in waalidku uu ixtiraamo caqliga ubadka, kuna barbaariyo in ilmuhu uu barto in qofka lagu qainciyo dood,...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Sep 27 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Shahaadooyinkan ay guddiga doorashooyinku shalay qaybinayeen anigu shuqul NGO ayaan u fahmay, shaqadii aynu u diranayna maaha. Iyana waxaan la yaabanahay maxkamaddan sare ee go’aankeeda ay cid waliba ku farxayso.  

Nuxurka Dhambaal Beesha Caalamku U Soo Dirtay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay

Published on Sep 27 2016 // Warar
Nuxurka Dhambaal Beesha Caalamku U Soo Dirtay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay
Hargeysa(Geeska)-Dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa Madaxweyne Siilaanyo u soo diray dhambaal ay kaga dalbanayaan inuu ka noqdo go’aanka uu ku kala qaaday labada doorasho islamarkaana uu dib ugu dhigay doorashada golaha wakiilada. Taas oo uu madaxweyne...

Maxkamadda Sare Oo Aqbashay Soo Jeedintii Madaxweynaha Iyo Jawaabta Xisbiga Waddani Ka Bixiyay Go’aanka

Published on Sep 27 2016 // Warar
Maxkamadda Sare Oo Aqbashay Soo Jeedintii Madaxweynaha Iyo Jawaabta Xisbiga Waddani Ka Bixiyay Go’aanka
Hargeysa(Geeska)-Maxkamadda distooriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa aqbashay soo jeedintii madaxweyne Siilaanyo ee ahayd inay maxkamadda sare dib u eegis ku samayso qaraarkii ay 2015 isku raacisay in labada doorasho mar la wada qabto. Guddoomiyaha maxkamadda sare Prof Aadan Xaaji Cali Axmed,...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Ugu Baxay UK Iyo UAE

Published on Sep 27 2016 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Ugu Baxay UK Iyo UAE
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay safar ugu kicitimay dalalka Ingiriiska iyo Imaaraadka Carabta. Madaxweyne Siilaanyo sidii caadada u ahaan jirtay ee ahayd inuu saxaafadda la hadlo, shalay lama uu hadal wax warbaahin ah, waxaana warsaxaafadeed laga soo saaray madaxtooyada...

Cirro Oo Maah-Maah Ugu Duur Xulay Quruxda Natiijada Diiwaangelinta iyo Qodobka Halis Gelin Kara

Published on Sep 27 2016 // Warar
Cirro Oo Maah-Maah Ugu Duur Xulay Quruxda Natiijada Diiwaangelinta iyo Qodobka Halis Gelin Kara
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa wuxuu shalay khudbad ka jeediyay madal ay guddiga doorashadu ku iclaamiyeen gunaanadka diiwaangelintii cod bixiyayaasha. Md. Cirro, wuxuu sheegay in diiwaangelintu qurux badnaan...

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Soo Gunaanaday Diwaangelintii Cod Bixiyayaasha

Published on Sep 27 2016 // Warar
Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Soo Gunaanaday Diwaangelintii Cod Bixiyayaasha
Hargeysa(Geeska)- Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa shalay Xaflad Ballaadhan ku soo Gabogabeeyay Diwaangelintii Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland. Xafladda Komiishanku ku soo gunaanaday Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa...

Dadaalaa Xaaji Cabbaas Waa Gaadhi Karaa! W.Q Abwaan Yuusuf Shaacir

Published on Sep 27 2016 // Maqaalo
Dadaalaa Xaaji  Cabbaas Waa Gaadhi Karaa! W.Q Abwaan Yuusuf Shaacir
Caroogga soboolka Adduunka ku ciilan Anaa cudha haysta Anaa Cabdillaahi Wargays u ah caydha Caloosha danleyda Anaa cabiraaya Abwaan Gaarriye  Waa subax Jimce ah, 23-kii Sebtember 2016. Waxaan fadhiyey maqaaxi laga shaaheeyo markii uu ii yimid wiil jaraa’idka iibiyaa. Markii aan jaleecay isna...

Suldaan Reer Hargeysa Ah Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ceel-Af-weyn

Published on Sep 27 2016 // Warar
Suldaan Reer Hargeysa Ah Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ceel-Af-weyn
Hargeysa-(Geeska) – Suldaanka Beelaha Baha-Sacad (Sacad Muuse) Cumar Xasan Cabdi, ayaa baaq Nabadeed u diray Beelaha Walaalaha ah ee Dagaalladu ku dhex mareen Deegaannada Degmada Ceel-Af-weyn ee Gobolka Sanaag ee Somaliland. Suldaanku wuxuu Madax-dhaqameedka, Waxgaradka iyo Cid kasta oo Wax ka...