Thomas Rosicky Oo Dib Ugu Noqday Wadankiisa Czech Republic Kuna Biiray Kooxda Sparta Prague Oo Uu Yaraantiisii Ka Ciyaari Jiray.

Published on Aug 31 2016 // Ciyaaro
Thomas Rosicky Oo Dib Ugu Noqday Wadankiisa Czech Republic Kuna Biiray Kooxda Sparta Prague Oo Uu Yaraantiisii Ka Ciyaari Jiray.
Xidigii hore ee kooxda Arsenal Rosicky ayaa si rasmiya ugu biiray kooxdii ciyaal-nimadiisii u safn jiray ee Sparta, isagoo u saxeexay 2 sanno oo heshiis ah. Rosicky ayaa u muuqada inuu xirfadiisa gabo-gabada ku dhaw ee kubada cagta ku dhamaysan doono kooxdan. Kooxda Reer Czech Sparta Prague ayaana si...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Aug 31 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Horta muwaadin kastaa xaq ayuu u leeyahay inuu codeeyo oo uu xaqiisa helo. Laakiin madaxtooyadu haka digtoonaadu inaanu waqooyiguna inagu noqon kalshaale kale, xisbiyaduna yaanay arrintan ka dhigan gabood siyaasadeed ee laftoodu ha taxadiraan.  

Magacyada Wasiiro Iyo Xildhibaano Somaliland Ka Soo Jeeda Oo Ku Dhaawacmay Qarax Lala Eegtay Hoteel Muqdisho Ku Yaala Oo Ay Ku Shirayeen

Published on Aug 31 2016 // Warar
Magacyada Wasiiro Iyo Xildhibaano Somaliland Ka Soo Jeeda Oo Ku Dhaawacmay Qarax Lala Eegtay Hoteel Muqdisho Ku Yaala Oo Ay Ku Shirayeen
Muqdisho(Geeska)-Siyaasiyiin dhawr ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse aaminsan midnimadii burburtay ee Somaliya, ayaa shalay waxa uu khasaare balaadhani ka soo gaadhay weerar is qarxin ah oo lala beegsaday hoteelka SYL ee Muqdisho oo uu shir uga socday. Siyaasiyiintan oo isugu jira...

Xildhibaan Reer Awdal Ah Oo Xukuumadda Uga Digay Goobaha Waqooyi Ee Ay Fasaxday

Published on Aug 31 2016 // Warar
Xildhibaan Reer Awdal Ah Oo Xukuumadda Uga Digay Goobaha Waqooyi Ee Ay Fasaxday
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale, oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana soo jeeda Gobolka Awdal, ayaa sheegay in Xukuumaddani ku fashilantay taladdii dalka, waxaanu tilmaamay in Sharcigii iyo Dastuurkii dalka jabisay. Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale oo wareysi...

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Safiirka Ingiriiska Ee Qaabilsan Somaliland iyo Somaliya

Published on Aug 31 2016 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo  La Kulmay Safiirka Ingiriiska Ee Qaabilsan Somaliland iyo Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xafiiskiisa shalay ku qaabilay safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya danjire Harriet Mathews. Afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa si kooban u sheegay in wada hadalku ku salaysnaa arrimo ay ka mid yihiin...

Wasaaradda Khaarajiga Oo Ka Hadashay Kulankii Dhex Maray Wasiir Sacad Iyo Dhiggiisa Dalka Masar

Published on Aug 31 2016 // Warar
Wasaaradda Khaarajiga Oo Ka Hadashay Kulankii Dhex Maray Wasiir Sacad Iyo Dhiggiisa Dalka Masar
Hargeysa(Geeska)-Wasaaradda khaarajiga Somaliland ayaa ka hadashay kulan magaalada Qaahira ee dalka Masar ku dhex maray wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire iyo wasiirka khaarajiga Masar Dr. Samih Shukri. Warsaxaafadeed laga soo saaray wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, ayaa...

Qurbe-joog Soo Indho-indheeyay Mashruuca Biyo Balaadhinta Ee Caasimadda

Published on Aug 31 2016 // Warar
Qurbe-joog Soo  Indho-indheeyay Mashruuca Biyo  Balaadhinta Ee Caasimadda
Hargeysa (Geeska) Xubno ka mid ah qorba-joogga Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa 27/August/ 2016 safar qiimayn ah ku tegay degaanka Daarsasalaam ee Geed-deeble iyo Biyo-shiinaha ee waqooyiga Hargeysa si ay ugu kuurgalaan habsami-u-socodka mashruuca biyo-ballaadhinta Hargeysa. Qurba-joogga kala socday...

Mowjadda Farxadda W/Q: Jibrilnasar Maxamed Ciise Muuse

Published on Aug 31 2016 // Warar
Mowjadda Farxadda W/Q: Jibrilnasar Maxamed Ciise Muuse
Hadaad qososho aduunyadu way qoslaysa hadaad oydana aduunyadu way qoslaysa by M,M kastam Xaaladkastoo aad ku jirto farxad iyo murugaba noloshu way soconaysa by jibrilnasar 2011 ayaan qoray maqaal magaciisu ahaa Mowjada murugada oo ku saabsan wiil aanu saxiibo aada ahayn oo leh caqli iyo awood gaara...

Saynisyahanno Helay Fayras Cusub Oo Dhalin Kara Cudurka AIDS Ka Kana Digay Suurtogalnimada In Xayawaanka Cudurro Aan La Garanayn Laga Qaado

Published on Aug 30 2016 // Googooska Geeska
Saynisyahanno Helay Fayras Cusub Oo Dhalin  Kara Cudurka AIDS Ka Kana Digay Suurtogalnimada  In Xayawaanka Cudurro Aan La Garanayn Laga Qaado
Moscow (Geesa)- Culimada ku xeeldheer cilmiga hidde-sideyaasha ayaa dhowaan helay Fayras cusub oo AIDS ah oo awood u leh in uu isaga gudbo daanyeerka iyo aadamaha, sidoo kalane aadamaha iyo daanyeerka. Arrintaas oo ay aaminsan yihiin in ay wax badan ka tarayso xoojinta taariikhda dhalashadii ama bilowgii...

Sirta Ku Jirta Rug-Kutubeed Dhulka Hoostiisa Ah Oo Ku Taalla Magaalada Dimishiq Ee Dalka Suuriya

Published on Aug 30 2016 // Googooska Geeska
Qaahira (Geeska)- Waxa aynu marar badan wararka dunida iyo qormooyinka kala duwan ee warbaahintu faafiso ku aragnaa xogo sheegaya rugo-kutubeed (Maktabado) qaddiimi ah oo ku yaalla dhulka hoostiisa, gaar ahaan magaalooyin ay ka mid yihiin Dimishiq iyo Qaahira. Kuwaas oo marar badan dadku is weydiiyaan...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Aug 30 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Horta guddiga doorashadu taloow xisbiyada ma u gudbiyeen weli jadwal doorasho oo cad ilaa maalinta doorashadu dhacayso. Intaas waxaan raacinayaa waa maxay waxan cusub ee ay wasiiradu ku soo saxeexayaan Imaaraadka, mise xaqul qalinkii ayaa taloow la inoo soo qaadayaa.  

Cali Khaliif Oo Qiray Inuu Waayay Jid Dhaama Inuu Wada Hadal La Furo Dawladda Somaliland

Published on Aug 30 2016 // Warar
Cali Khaliif Oo Qiray Inuu Waayay Jid Dhaama  Inuu Wada Hadal La Furo Dawladda Somaliland
Hargeysa (Geeska)-Hoggaamiyaha Khaatumo Dr. Khali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Khatumo, waxaanu cadeeyay in markii uu dhinac walba eegay ay la noqotay inuu wada hadal la furo Somaliland. Cali Khaliif Galaydh oo khudbad ka jeediyay madal lagu caleemo saaray Garaad Maxamed...

“Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashooyinku Wuxuu Dhaawacayaa Sumcada Somaliland”

Published on Aug 30 2016 // Warar
“Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashooyinku Wuxuu Dhaawacayaa Sumcada Somaliland”
Hargeysa(Geeska)-Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Somaliya danjire Harriet Mathews, ayaa shir jaraa’id oo ay Hargeysa shalay saxaafadda ugu qabatay waxay ku sheegtay in Ingiriisku taageerayo nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, balse  dib u dhac ku yimaada...

Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Goobaha Waqooyiga Ee Ay Xukuumadda Fasaxday In Laga Codeeyo Doorashada

Published on Aug 30 2016 // Warar
Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay  Goobaha Waqooyiga Ee Ay Xukuumadda  Fasaxday In Laga Codeeyo Doorashada
Hargeysa(Geeska):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka hadlay wareegto ay xukuumadu ka soo saartay goobaha waqooyiga Hargeysa ee aanay diwaan gelinta iyo doorashooyinka midna ka dhicin. Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay inaanay xukuumadu...

“Maxay Wasiirada Beesha Madaxweynuhu Uga Baaqdeen Wanqashii Degmada Gumburaha”Xoghayaha difaaca xisbiga Waddani

Published on Aug 30 2016 // Warar
“Maxay Wasiirada Beesha Madaxweynuhu Uga Baaqdeen Wanqashii Degmada Gumburaha”Xoghayaha difaaca xisbiga Waddani
Hargeysa(Geeska)-Xoghayaha difaaca xisbiga Waddani Khadar Cismaan Cilmi (Khadar Budle) ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay sababta ay wasiirada beesha Madaxweyne Siilaanyo uga maqnaadeen xafladii loogu wanqalay degmada gumburaha ee gobalka Hawd. Siyaasi Budle, oo nagu soo booqday xarunta wargeyska Geeska...

KULMIYE Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Xukuumaddu Ka Gaadhay Goobaha Waqooyiga Ee Lagu Muransanaa

Published on Aug 30 2016 // Warar
KULMIYE Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Xukuumaddu Ka Gaadhay Goobaha Waqooyiga Ee Lagu Muransanaa
Hargeysa (Geeska)-Xisbiga KULMIYE ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay xukuumadda Somaliland ka qaadatay goobaha waqooyiga ee hore uga xayirnaa in laga codeeyo. Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), ayaa soo dhaweeyay lixda goobood ee xayiraadda laga qaaday. Guddoomiyaha...

Wasiiro Imaaraadka U Tagay Gunaanadka Heshiiska Dekeda

Published on Aug 30 2016 // Warar
Wasiiro Imaaraadka U Tagay Gunaanadka Heshiiska Dekeda
Hargeysa(Geeska)-Saddex xubnood oo ka mid ah golaha wasiirada iyo maareeyaha cusub ee dekedda Berbera ayaa dalka Imaaraadka Carabta u tagay saxeexa kama dambaysta ah ee heshiiska dekedda Berbera. Wasiirada saddexda ah ayaa kala ah wasiirka awooda badan ee madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, maaliyadda...

Ganacsiga Dharka Ay Dumarku Xidhaan Ee Loo Yaqaan (Shiidka) W. Q: Xamda Yuusuf Aadan

Published on Aug 30 2016 // Warar
Ganacsiga Dharka Ay Dumarku Xidhaan Ee Loo Yaqaan (Shiidka) W. Q: Xamda Yuusuf Aadan
Tan iyo intii wadanka lagusoo noqday waxaa si tartiib-tartiib u soo kobcayay ganacsiga iyo baayacmushtarka, oo door muhiima ka qaatay dib u dhiska wadanka iyo koboca dhaqaalaha, gaar ahaana waxaa si wayn u hanaqaaday ganacsiyadda yar-yar oo si fudud muwaadiniintu u hirgalin karaan dhaqaale badana aan...

Dawada Hurdo Xumadu Waa In Aad Hareer Seexato Lamaanahaaga, Hurdada Qadada Kadibna Haddii Ay 40 Daqiiqo Ka Badato Waxa Ay Keenta Cudurro Tiro Badan

Published on Aug 29 2016 // Googooska Geeska
Dawada Hurdo Xumadu Waa In Aad Hareer Seexato Lamaanahaaga, Hurdada Qadada Kadibna Haddii Ay 40 Daqiiqo Ka Badato Waxa Ay Keenta Cudurro Tiro Badan
Istanbul (Geeska)- Culimo isugu jira Maraykan iyo Turki ayaa cilmibaadhis ay sameeyeen ku ogaaday mid ka mid ah hababka ay suurtogal tahay in uu qofku kaga dheeraado hurdo la’aanta iyo ama hurdo xumada iyo hurdo yaraanta. Natiijada daraasaddan uu Geeska Afrika afsoomaaliga u rogay oo lagu baahiyey...

Biyaha, Hilibka, Iyo Bariiska Oo Cunistooda La Isku Badiyaa Waxa Ay Keentaa Caafimaad Darro Tiro Badan

Published on Aug 29 2016 // Googooska Geeska
Biyaha, Hilibka, Iyo Bariiska Oo Cunistooda La Isku Badiyaa Waxa Ay Keentaa Caafimaad Darro Tiro Badan
Qaahira (Geeska)- Culimada ku xeeldheer caafimaadka cuntadu waxa ay mar kasta ku taliyaan qof kastaa uu iska hubiyo saamaynta caafimaad ee ay yeelan karto cuntada uu cunayaa, iyo in xaddiga uu ka cunayaa uu noqdo mid xaddidan, maadaama oo ku talax tagga cuntooyinka qaarkooday keeni karaan xaalado caafimaad...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Aug 28 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Madaxtooyadeenii waxay ku mashquushay dekeddan Berbera ee lagu saliday, dabadeedna jin iyo jaan wixii Somaliland necbaaba way ka faa’iidaysteen oo waxay dunidii u gudbiyeen dacaayad iyo been abuur ay ku khalkhalgelinayaan diiwaangelinta gobalka Sool ka socota. Haddaba, waxaan qoladeenan leeyahay...

Xukuumadda Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dacwadda Somaliya U Gudbisay Turkiga Ee La Xidhiidha Basaaboorka Somaliland

Published on Aug 28 2016 // Warar
Xukuumadda Iyo Faysal Cali Waraabe  Oo Ka Hadlay Dacwadda Somaliya U Gudbisay  Turkiga Ee La Xidhiidha Basaaboorka Somaliland
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland iyo xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa ka jawaabay dacwad ay dawladda Somaliya u gudbisay Turkiga oo ay ku dacwaysay qunsulka Turkiga ee Hargeysa oo sheegay in Turkiga lagu tagayo Baasaaboorka Somaliland. Wasiir-xigeenka arrimaha dibadda Somaliland Axmed-kayse Aadan...

Wasiir Cadami Oo Sheegay In Madaxweynaha Iyo Warancade Isku Ogaayeen Xilka Wakiilka Itoobiya Ee Loo Magacaabay

Published on Aug 28 2016 // Warar
Wasiir Cadami Oo Sheegay In  Madaxweynaha Iyo Warancade Isku Ogaayeen  Xilka Wakiilka Itoobiya Ee Loo Magacaabay
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa ka hadlay xilka safiirnimo ee loo magacaabay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Waran-cadde, oon ilaa hadda wax hadal ah laga haynin,  waxaanu sheegay in Madaxweynaha iyo Cali Waran-cadde aanu...

Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Warbaahinta Keliya Ee Uu Akhristaa Yahay Wargeyska Geeska Afrika

Published on Aug 28 2016 // Warar
Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Warbaahinta Keliya Ee Uu Akhristaa Yahay Wargeyska Geeska Afrika
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa cadeeyay in warbaahinta keliya ee uu akhristo ee uu ku kalsoonyahay uu yahay wargeyska Geeska Afrika oo baahiya warar xaqiiqo ah. Eng. Faysal, oo habeen hore khudbad ka jeediyay madal lagu soo bandhigay buugga Duco-qabe ee lagu...

Madal La Isku Arkay Oo Loogu Wanqalay Degmada Gumburaha

Published on Aug 28 2016 // Warar
Madal La Isku Arkay Oo Loogu Wanqalay Degmada Gumburaha
Hargeysa(Geeska)-Munaasibad si balaadhan loo soo agaasimay ayaa shalay lagu qabtay degmada Gumburaha, taas oo loogu wanqalay degmada cusub ee Gumburaha ee gobalka Hawd oo dhawaan loo magacaabay inay ka mid noqoto degmooyinka Somaliland. Munaasibadaas waxa ka qayb galay madaxda dhaqanka ee dalka intooda...

FAALO: Somaliland Qaran U Baahan Hogaaminta Jiil Cusub Oo Dhamaystira Hiigsiga Shacabka

Published on Aug 28 2016 // Warar
FAALO: Somaliland Qaran U Baahan Hogaaminta Jiil Cusub Oo Dhamaystira Hiigsiga Shacabka
Tan iyo Mudadii lagu dhawaaqay gooni isku taaga Jamhuuriyada somaliland oo hada laga joogo Mudo Shan iyo Labaatan Sanno ah waxay bulshada somalilnad ka soo gudbeen marxalado kala duwan inagoo ka xusi karna Dagaalkii Sokeeye ee dalka ka dhacay dabayaaqadii Sannadkii 1994 oo sabobay in mar kale Caasimada...

Shirkada Sagal Jet Oo Soo Bandhigay Buug Laga Qoray Marxuum Cigaal

Published on Aug 28 2016 // Warar
Shirkada Sagal Jet Oo Soo Bandhigay Buug Laga Qoray Marxuum Cigaal
Hargaysa(Geeska)- Shirkada Daabacada Casriga ah ee Sagal jet ayaa habeen hore  soo bandhigtay buug laga qoray taariikhdii rabbi naxariistii Janno ha ka waraabiyee marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ahaa madaxweynihii hore ee Somaliland, kaas oo lagu magac daray Duco Qabe. Maareeyaha Guud ee...

Dhacdooyinka Xiisaha Lahaa Ee Dagaalkii Labaad Ee Adduunka: Masaajid Yuhuud Badbaadiyey, Janaraal 27 Sano Rumaysan La’aa In Dalkiisii Laga Adkaaday Iyo Qisas Kale

Published on Aug 28 2016 // Googooska Geeska
Dhacdooyinka Xiisaha Lahaa Ee Dagaalkii Labaad Ee  Adduunka: Masaajid Yuhuud Badbaadiyey, Janaraal 27  Sano Rumaysan La’aa In Dalkiisii Laga Adkaaday Iyo Qisas Kale
Paris (Geeska)- Wariyaha caanka ah ee Axmed Muslimaani oo u dhashay dalka Masar ayaa dhowaan barnaamij Talefishan oo uu leeyahay ku soo bandhigay dhacdooyin xiise gaar ah leh oo dhacay dagaalkii labaad ee adduunka. Barnaamijka “Daabacadda Koowaad” oo uu wariyahani ka sii daayo Talefishanka...

Dumarku Marka Ay Hinaasaan Waxa Koowaad Ee Ay Ku Ciil Baxaan Waa Burburinta Gaadhiga Saygooda

Published on Aug 28 2016 // Googooska Geeska
Dumarku Marka Ay Hinaasaan Waxa Koowaad Ee  Ay Ku Ciil Baxaan Waa Burburinta Gaadhiga Saygooda
Riyaad (Geeska)- Tiro koob dib loo raacay ficillada ugu horreeyey ama soo noqnoqday ee dumar kala duwani waqtiyo aad u kala fog ku kaceen xilli ay saygooda ka hinaaseen ayaa lagu ogaaday in waxa ugu horreeya ee ay gabadhu ciilka kula dhacdaa uu yahay in ay burburiso muraayadaha baabuurka ninkeeda ay...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Aug 27 2016 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Culimada bilowday inay masaajidada salaadda jimce  kaga hadlaan boobka hantida umadda iyo halista ay leedahay aakhiro iyo adduunyaba, waan bogaadinayaa, waayo waxa laga yaabaa inay dad badani waanada iyo wax  sheega culimaada wax ku qaataan oo uu Alle soo hadeeyo, dabadeedna inoo kaydiyaan...

Dawladda Somaliya Oo Dawlada Turkiga U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah In Baasaaboorka Somaliland Lagu Tago Dalka Turkiga

Published on Aug 27 2016 // Warar
Dawladda Somaliya Oo Dawlada Turkiga U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah In  Baasaaboorka Somaliland Lagu Tago Dalka Turkiga
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Somaliya ayaa warqad diblomaasiyadeed oo dacwad ah u dirtay dawladda Turkiga, gaar ahaan wasaaradda arrimaha dibadda. Ilo xogogogaala ayaa Geeska Afrika ugu waramay in wasiirka arrimaha dibadda Somaliya Dr. Cabdisalaan Hadliye uu wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga u diray...

“Dawlado Ayaa Is Ictiraafa Ee Qaramada Midoobay Wax Ma Ictiraafto, Laakiin In Dunida Aqoonsiga Sonmaliland La Xasuusiya Waa Muhiim”

Published on Aug 27 2016 // Warar
“Dawlado Ayaa Is Ictiraafa Ee Qaramada  Midoobay Wax Ma Ictiraafto, Laakiin In Dunida  Aqoonsiga Sonmaliland La Xasuusiya Waa Muhiim”
Hargeysa (Geeska)-Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta dalka ayaa ka hadlay Doorashooyinka, waxaanu ku taliyey in la tixgeliyo wakhtiga loo cayimay Doorashooyinku inay ku dhacaan. Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka...