Turkiga Oo Caddeeyey Inuu Ka Shaqaynayo Midnimada Somalia, Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Iyo Dhaliisha Dul Hoganaysa Wada-Hadallada Hargeysa Iyo Muqdisho Ee Turkiga

Published on Jul 31 2016 // Warar
Turkiga Oo Caddeeyey Inuu Ka Shaqaynayo Midnimada Somalia,  Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Iyo Dhaliisha Dul  Hoganaysa Wada-Hadallada Hargeysa Iyo Muqdisho Ee Turkiga
Hargeysa(Geeska):-Safiirka dawlada Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya Olgan Bekar ayaa  shaaca ka qaaday in aanu dalkiisu aqoonsan baasaaboorka somaliland. Safiir Olgan Bekar oo warbaahinta kula Hadlay Magaalada Muqdisho ayaa isaga oo ka jawaabayey su’aal daba socotay...

Xildhibaan Awdal Ka Soo Jeeda Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Ku Dhiirado Xal U Helidda Saami Qaysiga

Published on Jul 31 2016 // Warar
Xildhibaan Awdal Ka Soo Jeeda Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Ku Dhiirado Xal U Helidda Saami Qaysiga
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale oo ka mid ah Xildhibaanada golaha wakiilada, kana mid ah mudanayasha laga soo doorto gobolka Awdal ayaa ka hadlay go,anka ay xisbiyada qaranku isku raaceen ee ay madaxweynaha dib ugu celiyeen xal ka gaadhista saami qaybsiga kuraasta wakiilada. xildhibaan...

Xarunta Xuquuqal Iinsaanka: Dood La Xidhiidha Qaabka Ku Habboon In Golaha Guurtidu Ku Yimaaddo

Published on Jul 31 2016 // Warar
Xarunta Xuquuqal Iinsaanka: Dood  La Xidhiidha Qaabka Ku Habboon  In Golaha Guurtidu Ku Yimaaddo
Hargeysa(Geeska)- Xarunta xuquuqaal iinsaanka somaliland ayaa qabatay dood sharci oo ku saabsan sida lagu soo dooran karo xildhibaanada golaha guurtida somaliland. Doodan oo ay ka qayb galeen dad badan oo aqoon u leh dhinaca shuruucda ayaa waxa si weyn loogu falan qeeyey qaabka lagu keeno karo xildhibaanada...

“Waxa Xaqiiqo Ah Inaanad Madaxweyne Doonayn Mudo Kordhin Dambe Ee Dadka Kugu Qasbaya Iska Diid” Cali kubad

Published on Jul 31 2016 // Warar
“Waxa Xaqiiqo Ah Inaanad Madaxweyne Doonayn Mudo Kordhin Dambe  Ee Dadka Kugu Qasbaya Iska Diid” Cali kubad
Hargeysa (Geeska)-Gudoomiye ku xigeenkii hore ee guddida doorashooyinka somaliland Cali Khadar Xasan(Cali Kubad) oo hada ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay inaanu madaxweynuhu mudo kordhin danbe aanu diyaar u ahayn balse ay jiraan dadka doonaya inay madaxweynaha ku qasbaan inay doorashooyinku...

Xildhibaan Guurtida Ah Oo Ka Hadlay Sida Aqoonsi Loogu Heli Karo Somaliland

Published on Jul 31 2016 // Warar
Hargeysa (Geeska)-Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii shalay  kaga dooday qodobo ay ka mid yihiin qadiyada madax banaanida Somaliland,qaabka ugu wanaagsan ee ay Somaliland ku heli karto aqoonsi caalami ah, xaalada nabad galyada ee dalka iyo wada hadalada soomaaliland iyo soomaaliya. xildhibaan...

Aabo Ku Cawday In Caruur Uu Dhalay Hargeysa Laga Kaxaystay Si Looga Diiwaangeliyo Sanaag

Published on Jul 31 2016 // Warar
Aabo Ku Cawday In Caruur Uu  Dhalay Hargeysa Laga Kaxaystay Si Looga Diiwaangeliyo Sanaag
Hargeysa (Geeska)-Garyaqaan Xuseen Maxamed Cabdi oo ka mid ah garyaqaanada ka hawl gala maxkamada Hargeysa caruur uu dhalay oo laga kaxeeyey magaalada Hargeysa. garyaqaan Xuseen Maxamed Cabdi oo la soo xidhiidhay Wargeyska G eeska Afrika ayaa sheegay in caruurtiisa laga kaxaysatay guriga wakhti uu ka...

Siyaasi Cabdiqaadir Obsiiye Oo Baaq Ka Diray Shaqaaqooyinka Berbera Iyo Saami Qaybsiga

Published on Jul 31 2016 // Warar
Siyaasi Cabdiqaadir Obsiiye Oo Baaq Ka Diray Shaqaaqooyinka Berbera Iyo Saami Qaybsiga
Hargeysa(Geeska)-Cabdiqaadir Cali Obsiiye oo ah Siyaasi Madaxbanaan horena ugu dhawaaqay in uu yahay  murashax kali ah Doorashadda Madaxweynaha ee 2017-ka, si madaxbanaan uga qaybgeli doono, ayaa ka hadlay arimaha Xeerka Saami qaybsiga doorashadda Xildhibaanadda Wakiilada lagu dooran doono iyo shaqaaqooyinka...

Digtoor Xisaabta Ku Xeeldheer, Oo Iibiye Hoo-Hooya Ah Suuqa Ka Noqday Ayaa Ku Dambeeyey In Uu Naftiisa Gubo

Published on Jul 31 2016 // Googooska Geeska
Digtoor Xisaabta Ku Xeeldheer, Oo Iibiye Hoo-Hooya Ah Suuqa Ka Noqday Ayaa Ku Dambeeyey In Uu Naftiisa Gubo
Tuunis (Geeska)- Waa ay i caayeen, oo ay jidh dileen, oo ay u muquuiniyeen” Ereyadaas ayaa ugu dambeeyey hadal laga maqlo cilmibaadhe iyo bare-sare oo jaamacadeed oo u dhashay dalka Tuuniisiya, mar uu talefankii noloshiisa u dambeeyey kula hadlay saaxiibkii Cimaad Bin Muftaax, ka hor intii aanu...

Xaaskiisa Oo Uur Leh Ayuu Beer Aanu Lahayn Xabbad Tufaaxa Uga Jaray, Lacag Qiimaheedii U Dhigmana Uu Geedkii Saaray, Muxuu Kaga Jawaabay Ninkii Beerta Lahaa?

Published on Jul 31 2016 // Googooska Geeska
Istanbul (Geeska)- Sunaar Kaya, oo ah nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Turkiga waxa uu ku shaqaystaa Tagsi uu isaga safro magaalooyinka Istanbul iyo Bursa, maalin maalmaha ka mid ah oo uu shaqadiisa ka sooo noqday, ayaa uu ag istaagay mid ka mid ah beeraha jidka hareertiisa ku taxan oo aanu garanayn...

Pogba Oo Dib Ugu Soo Noqonaya Old Trafford Xilli Gabo-gabo uu Ku Dhaw Yahay Heshiiskiisa Man United.

Published on Jul 30 2016 // Ciyaaro, Columnists
Pogba Oo Dib Ugu Soo Noqonaya Old Trafford Xilli Gabo-gabo uu Ku Dhaw Yahay Heshiiskiisa Man United.
“Pogba ayaa Noqonaya Laacibkii Ugu Qaalisanaa Abid Lakala Iibsado, marka si rasmiya Loo shaaciyo” Xidiga khadka dhexe ee reer France una safta kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa inuu ku biiray kooxdiisii hore ee Manchester united, sida ay badiba qorayeen Journaalada kasoo baxa dalka...

Maxamuud Cabdi Xasan (Govindhe) Oo Hambalyeeyey Hogaanka Cusub Ee Xidhiidhka Kubada Cagta JSL

Published on Jul 30 2016 // Ciyaaro, Columnists
Maxamuud Cabdi Xasan (Govindhe) Oo Hambalyeeyey Hogaanka Cusub Ee Xidhiidhka Kubada Cagta JSL
Maxamuud Cabdi Xassan (Govindhe), oo kamid ah laacibiinta ugu magaca wayn ciyaar yahanada wadanka ayaa hambalyo u diray hogaamka cusub ee khamiistii loo doortay xidhiidhka kubada cagta jamhuuriyada Somaliland, xidigan ayaana Hambalyo u diray  Guddoomiyaha cusub Maxamed-Amiin Cabdi Cilmi Dixood,...

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Digay Dib U Dhac Ku Yimaadda Doorashada, Kana Hadlay Sida Uu U Arko In Xal Looga Gaadhi Karo Saami Qaybsiga Kuraasta Wakiillada

Published on Jul 30 2016 // Warar
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Digay Dib U Dhac Ku Yimaadda Doorashada, Kana Hadlay Sida Uu U Arko In Xal Looga Gaadhi Karo  Saami Qaybsiga Kuraasta  Wakiillada
Hargesa (Geeska)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ah Guddida Arrimaha Guddaha iyo Nabadgelyada ee Golaha Wakiilada kana tirsan xisbiga mucaaridka ah ee  Waddani  ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland oo mar kale hortaala...

Xildhibaan Kulmiye Ah Oo Sheegay In Aanu Madaxweynuhu Muddo Kordhin Diyaar U Ahayn, Wada Hadallada Turkiguna Waqti Lumis Yihiin

Published on Jul 30 2016 // Warar
Xildhibaan Kulmiye Ah Oo Sheegay In Aanu Madaxweynuhu Muddo Kordhin Diyaar U Ahayn,  Wada Hadallada Turkiguna Waqti Lumis Yihiin
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan  oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland kana tirsan xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa sheegay in madaxweynaha iyo xisbiga Kulmiye-ba ay diyaar u yihiin inay doorashooyinka wakhtigooda ku qabtaan, waxaanu fariin u diray xisbiyada...

Siyaasi Cabdi Haybe Oo Xil Looga Magacaabay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI

Published on Jul 30 2016 // Warar
Siyaasi Cabdi Haybe Oo Xil  Looga Magacaabay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI
Hargeysa(Geeska)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa xil cusub u magacaabay siyaasi Cabdi Haybe Muxumed oo ka mid ah saraakiisha xisbigaasi. Warsaxaafadeed shalay ka soo baxay xafiiska gudoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa lagu shaaciyey xilka cusub ee siyaasi Cabdi  Haybe Muxumed, waxaanu warsaxaafadeedkaasi...

Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Marxaladda Kala- Guurka Ah Ee Somaliland Gashay

Published on Jul 30 2016 // Warar
Sheekh Aadan-Siiro Oo  Ka Hadlay Marxaladda Kala- Guurka Ah Ee Somaliland Gashay
Hargeysa (Geeska)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Kaalinta WADA-TASHIGU kaga jiro dhismaha Islaamka iyo sida Diinteennu u dhiirisay in Hoggaamiyeyaasha Muslimiintu la tashadaan Dadkooda. Sheekh Aadan-Siiro, waxa kale oo uu ka hadlay...

Macradka Sugan Motors Oo Gawaadhi Ku Wareejiyey Macaamiil Ka Soo Baxay Shuruud Lagu Xidhay

Published on Jul 30 2016 // Warar
Macradka Sugan Motors Oo Gawaadhi Ku Wareejiyey Macaamiil Ka Soo Baxay Shuruud Lagu Xidhay
Hargeysa (Geeska)-Macdarka iibiya, kireeya soona dajiya baabuurta ee Sugan Motors ayaa shan qof oo macaamiisha ah ku wareejiyey baabuur. Masuuliyiinta macdarka Sugan Motors ayaa baabuurtan ku wareejiyey munaasibad balaadhan oo ay ku qabteen xarunta macdarkaasi oo ku taala degmada Maxamuud Haybe ee magaalada...

Waa Kee Ganacisiga Dumarka Somaliland U Gaarka Ahi? Xamda Yusuf Adem

Published on Jul 30 2016 // Warar
Waa Kee Ganacisiga Dumarka Somaliland U Gaarka Ahi? Xamda Yusuf Adem
Guud ahaan dumarka Somalidu waa dad marwalba u carbisan inay shaqaystaan kana qaybqaataan  waxsoosaarka dhinaca dhaqaalaha  haddaba Haweenwaynaha ku nool wadankan Somaliland ee aqoontooda ku shaqaysta aad bay u yar yihiin marka loo eego kuwa xirfadooda ku shaqaysta waayo bulshada somalidu wakhtiyadii...

Turkiga Oo Nigeria Ka Codsaday Inay Xidho Dugsiyo Uu Leeyahay Wadaadka Afgembiga Ku Eedaysani

Published on Jul 30 2016 // Warar
Turkiga Oo Nigeria Ka Codsaday  Inay Xidho Dugsiyo Uu Leeyahay Wadaadka Afgembiga Ku  Eedaysani
Dawladda Turkiga ayaa dalka Nigeria ka codsatay in ay xidho tiro iskuullo ah oo ay sheegtay in uu leeyahay Fetullah Gulen. Mr. Gulen,  waxaa lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee bishan ka dhacay dalka Turkiga. Hakan Cakil oo ah Danjiraha Turkiga u fadhiya dalka Nigeria ayaa...

Markii Ay Sii Dhimanaysay Ayaa Ay Dardaarantay Hanti Cid Kasta Oo Aragtay La Yaab Ku Noqotay

Published on Jul 30 2016 // Googooska Geeska
Markii Ay Sii Dhimanaysay Ayaa Ay Dardaarantay  Hanti Cid Kasta Oo Aragtay La Yaab Ku Noqotay
Washington (Geeska)- Intii ay noolayd waxa ay qornayd faqiir, aan adduun lagu tuhmayn, waxa keliya ee la arki jiray iyada oo nolol maalmeedkeeda ka dabbaraysaana waxa uu ahaa dawaar ay waqti noloshiida ka mid ah ku shaqaysan jirtay, laakiin markii ay bukootay ee ay isu aragtay in ay xanuunkan ku gud...

Xaqiiqada Faa’idooyinka Hurdada Ku Jira Oo Saynisyahannada Dunidu Weli Ka Daboolan Iyo Dhowr Ka Mid Ah Siraha Laga Ogaaday Illaa Hadda (1)

Published on Jul 30 2016 // Googooska Geeska
Hurdadu waxa ay ka mid tahay wax yaabaha aanu aadamuhu cilmigeeda wax badan ka ogaan, muddadaa qarniyada ah ee sida joogtada ah loo helayey cilmiyada cusubna daraasadaha la sameeyey inta lagu ogaaday aad ayaa ay u kooban tahay.  Qormadan uu Geeska Afrika soo turjumay ayaa shabakadda Elaph waxa ay...

“Hadii Aad Aragto Ilma Yar Oo Baalashle Ah, Ha U Malayn Mid Qaatay Nasiibkii Uu Dunida Ku Lahaa…” Samiir Moussa

Published on Jul 28 2016 // Maqaalo
“Hadii Aad Aragto Ilma Yar Oo Baalashle Ah, Ha U Malayn Mid Qaatay Nasiibkii Uu Dunida Ku Lahaa…” Samiir Moussa
Samatar  da’diisu ma wayna, balse waa hawl kar ka adag hawsha uu hayo, wuxuu kacaa hiraabta hore, wuxuuna raadsadaa wuxuu ku noolaan lahaa. Maalin oo dhan wuxuu wareegaa suuqyada wuxuuna urursadaa hadba shilinka soo gala, waa mid ku faraxsan hawsha uu hayo iyo nolosha uu ku jiro. Walow Samatar...

Madaxweyne Xigeenkii Hore Oo Sheegay In Maxkamada Ciidamadu Aanay Lahayn Qaadista Dacwadda Eedaysanayaasha Dilka Taliye Casayr, Racfaanna Loo Qaadan Doono Maxkamad Rayida

Published on Jul 28 2016 // Warar
Madaxweyne Xigeenkii Hore Oo Sheegay In Maxkamada  Ciidamadu Aanay Lahayn Qaadista Dacwadda Eedaysanayaasha   Dilka Taliye Casayr, Racfaanna Loo Qaadan Doono Maxkamad Rayida
Hargeysa (Geeska)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay xukunkii dilka ah ee Maxkamada  Ciidanku  ku riday eedaysanayaashii loo haystay dilkii Taliyihii Booliska ee Gobolka Saaxil iyo  mudaharaadadii  lagaga soo hor jeeday xukunkaasi ee ka...

Axsaabta Qaranka Oo Madaxweyne Siilaanyo Dib Ugu Caliyey Go’aan Ka Gaadhista Saami Qaybsiga Kuraasta Wakiilada

Published on Jul 28 2016 // Warar
Axsaabta Qaranka Oo Madaxweyne  Siilaanyo Dib Ugu Caliyey Go’aan Ka  Gaadhista Saami Qaybsiga Kuraasta Wakiilada
Hargeysa (Geeska)-Saddexda Xisbi Qaran oo muddooyinkii ugu dambeeyey ka arinsanayey, kana wada hadlayey xal u helida arinta saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland ayaa gaadhay heshiis ay madaxweynaha dib ugu celiyeen inuu go,aan ka gaadho saami qaybsiga kuraasta wakiilada. Shir daba socday...

Md. Baashe Oo Sheegay In Saami Qaybsigii Hore Ee Wakiilladu Aanu Caddaalad Ahayn

Published on Jul 28 2016 // Warar
Md. Baashe Oo Sheegay  In Saami Qaybsigii Hore Ee  Wakiilladu Aanu Caddaalad Ahayn
Hargeysa(Geeska):-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay Arinta saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland iyo baarlamaanka ee soo socda. Md. Baashe Maxamed Faarax oo la hadlay Bulshotv ayaa waxa uu sheegay in haddii xal laga gaadhi...

Obama Oo Ruushka Kaga Cabanaya In Uu Farogelinayo Tartanka Madaxnimada Maraykanka

Published on Jul 28 2016 // Warar
Obama Oo Ruushka Kaga  Cabanaya In Uu Farogelinayo  Tartanka Madaxnimada Maraykanka
Washington (Geeska)- Madaweynaha dalka Maraykanka Barak Obama iyo maamulka xisbigiisa Dimuqraaddiga oo dorraad soo gunaanaday tartan adag oo muddo dhawr bilood ah murashaxiinta xisbiga gudihiisu ugu soo baxayeen murashaxa rasmiga ah ee xisbiga Dimuqraaddiga uga qaybgalaya doorashada madaxweynaha ee foodda...

Madaxweynaha Jabuuti Oo Ka Hadlay Xaaladaha Ka Taagan Waddamada Muslimiinta Ah

Published on Jul 28 2016 // Warar
Madaxweynaha Jabuuti Oo Ka Hadlay Xaaladaha Ka Taagan Waddamada Muslimiinta Ah
Hargeysa (Geeska)-  Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo  khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka 27-aad ee dalalka Carabta oo ka socda dalka Mouritania, ayaa ka hadlay duruufta Ummadaha Carabta ah  xilligan haysta iyo sidii looga gudbi lahaa Caqabadaha hortaagan.  ...

Sida Ugu Habboon Ee Aad Cadarka Asalka Ah Uga Garan Karto Ka Macmalka Ah

Published on Jul 28 2016 // Googooska Geeska
Sida Ugu Habboon Ee Aad Cadarka  Asalka Ah Uga Garan Karto Ka Macmalka Ah
Dubai (Geeska)- Dadku waxa ay aalaaba ka cawdaan dhibaato ka haysata iibka cadarka oo ka mid ah wax-soo-saarrada dunida loogu khiyaamaynta badan yahay,waxa aanay u badan tahay in cadar hore loo yaqaannay ootayadiisa iyo urtiisaba ay dadku aad u jecel yihiin loo soo ekeysiiyo cadarro magaca iyo quraaradda...

Ilmahaaga Marka Aad Sawir Ka Qaaddo U Fiirso Ilays-Celinta Wiilkiisu Samaynayo Oo Haddii Aad Xaaladahan Ku Aragto Dhaqso La Gaadh

Published on Jul 28 2016 // Googooska Geeska
Ilmahaaga Marka Aad Sawir Ka Qaaddo  U Fiirso Ilays-Celinta Wiilkiisu Samaynayo Oo  Haddii Aad Xaaladahan Ku Aragto Dhaqso La Gaadh
Washington (Geeska)- Waalidiin badan ayaa aan dareensanayn in sawirka ilmaha ay ka qaadaan oo indhihiisa laga dareemo shay aan caadi ahayni ay tahay xaalad caafimaad oo wax ka qabasho dhaqso ah u baahan. Cilmibaadhis Geeska Afrika turjumay ayaa lagu ogaaday in boqolkiiba 48 waalidiinta sawirka ilmahooda...

Prof. Samater Oo Sheegay in Hoggaanka Kulmiye Ay Ku Heshiiyeen Wada Yeelashada Xisbiga Iyo In Haddii Uu Guulaysto La Dhiso Xukuumad Ay Wadaagaan

Published on Jul 27 2016 // Warar
Prof. Samater Oo Sheegay in Hoggaanka Kulmiye  Ay Ku Heshiiyeen Wada Yeelashada Xisbiga Iyo In Haddii Uu Guulaysto La Dhiso Xukuumad Ay Wadaagaan
Hargeysa(Geeska):-Proff Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay sababaha keenay inuu xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ku biiro, isla markaana uu ka doorto labada xisbi ee mucaaridka ah oo uu wada iyagana wada hadal kula jiray. Proff Samatar oo la hadlay xafiiska warbaahinta ee xisbiga Kulmiye ayaa sidoo...

Eng. Faysal C. Waraabe Oo Sheegay In Md. Cigaal Uu Nabad Ka Dhex Dhaliyey Kenya Iyo NDF, Soona Dhaweeyey Xidhiidhka Cusub

Published on Jul 27 2016 // Warar
Eng. Faysal C. Waraabe Oo Sheegay In Md. Cigaal Uu Nabad Ka Dhex Dhaliyey Kenya Iyo NDF, Soona Dhaweeyey Xidhiidhka Cusub
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ka waramay xidhiidhka Somaliland iyo Kenya, waxaanu sheegay in xidhiidh qoto dheer oo soo jireen ahi uu labada dal ka dhexeeyey, waxa uu xusay in ALLE ha u naxariistii Madaxweynihii hore ee Somaliland ee Maxamed Xaaji...

Xil. Dheeg Oo Ku Baaqay In Somaliland Ay Xoogga Saarto Sidii Ay Wadamada Jaarka Ugu Qancin Lahayd Aqoonsiga

Published on Jul 27 2016 // Warar
Xil. Dheeg Oo Ku Baaqay In Somaliland Ay Xoogga Saarto Sidii Ay Wadamada Jaarka Ugu Qancin Lahayd Aqoonsiga
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg), oo ka mid ah Xidhibaanada Golaha Guurtida, kana tirsan Guddida Arrimaha Dibadda, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan qaabka ay Somaliland aqoonsi caalamiya ku heli karto, waxaanu soo jeediyey in xooga la saaro wadamada jaarka gaar ahaan...

Burco: Muddaharaad Lagaga Soo Horjeedo Xukunka Dadkii Ku Eedaysnaa Dilkii Taliye Casayr

Published on Jul 27 2016 // Warar
Burco: Muddaharaad Lagaga  Soo Horjeedo Xukunka Dadkii Ku Eedaysnaa Dilkii Taliye Casayr
Burco(Geeska):-Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer,  shalay ka dhacay mudaharaad lagaga soo horjeedo xukunkii lagu riday eedaysanayaashii loo hayey dilkii loo gaystay taliyihii qaybta booliska ee gobolka Saaxil marxuun Cabdirisaaq Maxamuud Casayr. Mudaharaadka ka dhacay magaalada Burco...