Agaasimaha Facebook Oo Ka Baqaya In La Basaaso Ayaa Daboolay Kamarada Iyo Sameecadda Laptop Kiisa

Published on Jun 30 2016 // Googooska Geeska
Agaasimaha Facebook Oo Ka Baqaya In La Basaaso  Ayaa Daboolay Kamarada Iyo Sameecadda Laptop Kiisa
Washington (Geeska)- Sawirrada agaasimaha iyo aasaasaha Facebook Mark Zuckerberg ayaa sawirro uu leeyahay oo ay shirkaddu dhowaan faafisay isaga oo ku gudo jira hawlmaalmeedkiisa xarunta shirkadda waxaa laga arkay sawirro muujinaya in kombyiuutarkiisa shaqada oo ah Laptop nooca loo yaqaanno MacBook ah...

Shaqada Saacadaha Badani Caafimaadka Ragga Waa U Faa’ido Dumarkana Khatar Ayaa Uu Ku Yahay

Published on Jun 30 2016 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in shaqada ka badan toddobaadkii 40 saac oo u dhiganta shan maalmood toddobaadkii oo maalin kasta 8 saac la shaqeeyaa ay dhibaatooyin caafimaad darro oo khatar ah ku keeni karto dumarka, kuwaas oo ay ka mid yihiin, kor u kaca cabsida laga qabo in...

Sababta Shaadhadhka Ragga Badhamka Dhinaca Midigta Loogu Tolo, Dumarkana Dhinaca Bidixda. (Q.2)

Published on Jun 30 2016 // Googooska Geeska
Sababta Shaadhadhka Ragga Badhamka Dhinaca  Midigta Loogu Tolo, Dumarkana Dhinaca Bidixda. (Q.2)
London (Geeska)- Waa qaybtii labaad ee qormadii uu Geeska Afrika turjumay ee uu ku soo xiganayo shabakadda Al-Carabiya ayaa aynu ku eegaynaa dhowr ka mid ah sababta ay u kala duwanaadeen jihada badhanka lagu tolayo ee shaadhka ragga iyo dumarku. 4. Amarkii Napoleon: Waxaa jira taariikh yahanno aaminsan...

“Madaxweynaha Ayaa Leh Eedda, Haddii Doorashada Baarlamaanku Dhici Weydo. Isagaa Booskii Rayaale Joogee Ha Qaato Go’aankii Rayaale Oo Kale”

Published on Jun 30 2016 // Warar
“Madaxweynaha Ayaa Leh Eedda, Haddii  Doorashada Baarlamaanku Dhici Weydo. Isagaa Booskii Rayaale Joogee Ha Qaato Go’aankii Rayaale Oo Kale”
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ahna Guddoomiyaha Guddida Dastuurka iyo Shuruucda ee Golaha Wakiilada, ayaa ka jawaabay eeddo loo soo jeediyey Golahooda, waxaanu sheegay in Golahoodu dhamaystireen wax walba oo ku saabsan Doorashada Barlamaanka,...

Bulshada Gobalka Saaxil Oo Muxaafid Iyo Mucaarad Kulan Balaadhan Ka Yeeshay Heshiiska Dekedda Berbera Iyo DP World

Published on Jun 30 2016 // Warar
Bulshada Gobalka Saaxil Oo Muxaafid Iyo Mucaarad Kulan Balaadhan Ka Yeeshay Heshiiska Dekedda Berbera Iyo DP World
Hargeysa(Geeska)-Siyaasiyiinta, madaxda dhaqanka, aqoonyahanka iyo dhallinyarada beesha gobalka Saaxil, ayaa habeen hore magaalada Hargeysa ku qabsatay shir balaadhan. Shirkan oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen, waxa ka qayb galay masuuliyiinta xilalka ka haya xukuumadda ee ka soo jeeda gobalka...

“Xukuumadu Albaabada Ayay U Xidhay Xidhiidhkii Ay Somaliland La Lahayd Afrika”

Published on Jun 30 2016 // Warar
“Xukuumadu Albaabada  Ayay U Xidhay Xidhiidhkii Ay Somaliland La Lahayd Afrika”
Hargeysa(Geeska)-Safiir Ku-xigeenii hore ee Koonfur Afrika u fadhiyi jiray Somaliland ahna Guddoomiyihii hore ee Jaaliyadda Reer Somaliland ee isla dalkaas Ambassador Axmed Jaamac (Gaaweeto), oo booqasho ku jooga Hargeysa, ayaa ku eedeeyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo inay gebi ahaanba Albaabbada...

Xildhibaano Awdal Iyo Sool Ka Soo Jeeda Oo Ka Hadlay Qaddiyadda Saami-qaybsiga Kuraasta Wakiilda

Published on Jun 30 2016 // Warar
Xildhibaano Awdal Iyo Sool Ka Soo Jeeda Oo Ka Hadlay Qaddiyadda Saami-qaybsiga Kuraasta Wakiilda
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale., oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana soo jeeda Gobolada darafyada Somaliland, gaar ahaan Sool iyo Awdal ayaa ka hadlay aragtidooda ku waajahan kulankii uu Madaxweynuhu la yeeshay Axsaabta ee ku...

Dhallinyaro Cadadaalad Darro Ku Tilmaantay Jagooyin Uu Magacaabay Wasiirka Kalluumaysigu

Published on Jun 30 2016 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Dhallinyaro reer Hargeysa, ah gaar ahaan degmada Axmed Dhagax, ayaa wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda Cali Jaamac Buureed ku eedeeyay inuu si aan cadaalad ahayn u qaybiyay agaasime waaxeedyo wasaaradiisa ka tirsan oo uu shalay magacaabay. Dhallinyaradan oo xalay nagu soo booqday...

Madaxweyne Geele Oo Sheegay In Dalkiisu Sare U Kac Ka Sameeyay Horumarka Dhaqaalaha

Published on Jun 30 2016 // Warar
Madaxweyne Geele Oo Sheegay In Dalkiisu Sare U Kac Ka Sameeyay Horumarka Dhaqaalaha
Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Isniintii Todobaadkan sheegay in Dhaqaalaha Dalkiisa uu sare u kacay 6% Sanadkan, uuna rajeynayo in sannadaha soo socda uu intaas kasii kordho. Geelle ayaa hadalkan ka sheegay munaasabaddii xuska 39-sano guuradii ka soo wareegtay Xorriyadda Jabuuti...

Warbixin Ku Saabsan Haweenka Danyar Ta Ah Ee Ku Ganacsada Suuqyada Magaalada Hargeysa Diyaarintii: Xamda Yusuf Adem

Published on Jun 30 2016 // Warar
Warbixin Ku Saabsan Haweenka Danyar Ta Ah Ee Ku Ganacsada Suuqyada Magaalada Hargeysa Diyaarintii: Xamda Yusuf Adem
Kadib markii dagaale sokooye ka qarxeen Jamhuuriyadan Somaliland ayaa waxa uu dagaalkaasi sababay inay burburaan dhamaan kaabayaashii dhaqaalaha ee uu lahaa dalkan Jamhuuriyada Somaliland isla markaana ay ku naf waayaan  aabo yaal badan oo masuul ka ahaa qoysas reer Somaliland ah, taasi waxay dhaxal...

Saddex Ka Mid Ah Khudradda Dalkeenna Laga Helo Cunistooda Joogtada Ahi Waxa Ay Dhintaa Miisaanka

Published on Jun 29 2016 // Googooska Geeska
Saddex Ka Mid Ah Khudradda Dalkeenna Laga Helo  Cunistooda Joogtada Ahi Waxa Ay Dhintaa Miisaanka
Qaahira (Geeska)- Bulshooyinka dunida maantu rag iyo dumar diin iyo dhaqan kasta oo ay aaminsan yihiin arrimaha ay ka siman yihiin waxaa ka mid ah raadinta qaabdhismeed jidh oo qurxoon, sidaa awgeed qaar badan ayaa miciin bida, habab badan oo ay miisaanka kula dagaalamayaan jidhkoodana ku qurxinayaan,...

Sababta Shaadhadhka Ragga Badhamka Dhinaca Midigta Loogu Tolo, Dumarkana Dhinaca Bidixda. (Q.1)

Published on Jun 29 2016 // Googooska Geeska
Sababta Shaadhadhka Ragga Badhamka Dhinaca  Midigta Loogu Tolo, Dumarkana Dhinaca Bidixda. (Q.1)
London (Geeska)- Dadka inyar ayaa u fiirsata in shaadhadhka ragga iyo dumarku ay ku kala duwan yihiin dhinaca badhamadu kaga tolan yihiin, inta aragtaana waxa ay su’aalo badan iska weydiiyaan sababta shaadhadhka ragga oo dhami ay badhamka ugu leeyihiin dhinaca midigta, halka kuwa dumarkuna ay ku...

Sarkaalkii Sababta U Ahaa In Somaliland iyo Midowga Yurub Kala Fogaadaan Oo Shaqadii Ka Dhammaatay

Published on Jun 29 2016 // Warar
Sarkaalkii Sababta U Ahaa In Somaliland iyo Midowga Yurub Kala Fogaadaan Oo Shaqadii Ka Dhammaatay
Hargeysa(Geeska)-Ergaygii Midowga Yurub u qaabilsanaa Somaliland iyo Somaliya danjire Michele CervoneDurso, oo la aaminsanyahay inuu sabab u ahaa kala fogaanshaha Somaliland iyo Midowga Yurub, ayaa wakhtigiisii shaqo wuxuu ku jiraa muddooyinkii u dambeeyay. Danjire Michele, oo xafiiska Midowga Yurub...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalacsiiyay 140 Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka

Published on Jun 29 2016 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalacsiiyay  140 Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa darajooyin dalacsiin ah siiyay 140 sarkaal oo ka tirsan ciidamada qaranka. Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo ka soo baxay taliska ciidanka qaranka, haddana warar uu Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in saraakiisha la dalacsiiyay ay u dhexeeyaan...

Madaxweynaha Oo Saxay Talaabo Uu Hore U Qaaday, Shalayna Qabtay Shir Tallo Qaran Ah

Published on Jun 29 2016 // Warar
Madaxweynaha Oo Saxay Talaabo Uu Hore U Qaaday, Shalayna Qabtay Shir Tallo Qaran Ah
Hargeya(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ka noqday talaabo uu hore u qaaday oo uu guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro kaga dalbaday inuu shir qaran u qabto dhinacyada ay khusayso saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada islamarkaana ay tallo qaran gaadhaan. Talaabadaas oo uu Madaxweynuhu ku...

Ceebta Madaxweyne Siilaanyo Dhabta U Saaran Prof. Gaaxane Guuleed

Published on Jun 29 2016 // Warar
Ceebta Madaxweyne  Siilaanyo Dhabta U Saaran Prof. Gaaxane Guuleed
Maalmihii u dambeeyay waxa taagnaa hadal haynta dhul ay leedahay hay’adda Qaramada Midoobay ee WFP oo ay dawladda hoose ee Hargeysa ka iibisay nin ganacsade ah oo lagu magacaabo Mr. Cumaani. Dhulkaas, waxa ka gadooday dadka deegaanka oo ay layaab ku noqotay, sidaan wararka ku hayana Qaramada Midoobay...

Xildhibaan Talyanle Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamaya Dharkan-geenyo

Published on Jun 29 2016 // Warar
Xildhibaan Talyanle Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamaya Dharkan-geenyo
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Tanyanle oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee Deegaanka Dharkeenyo, waxaanu ugu baaqay inay nabada qaatan, oo dagaalkan soo noqnoqanaya soo afjaraan, waxaanu kula taliyey in Ergooyinka...

Guddiga Afgarad Oo Ka Hadashay Dhulka WFP Oo Habeen La Seestay

Published on Jun 29 2016 // Warar
Guddiga Afgarad Oo Ka Hadashay Dhulka WFP Oo Habeen La Seestay
Hargeysa(Geeska)-  Gudida horumarinta beelaha Arab ee AFGARAD ayaa  war-saxaafadeed ka soo saaray dhul ay hay’adda WFP ay ku leedahay hargaysa oo xalay sees laga bilaay sida ay sheegeen AFGARAD. War-saxaafadeedkaasi ay soo saareen gudida AFGARAD oo nuqul kamidi soo gaadhay Geeska Afrika,...

Saamaynta Xun Ee Musuqu Ku Yeelan Karo Tacliinta Dalkeena Mohamoud Dahir Omar (Ansaari)

Published on Jun 29 2016 // Maqaalo
Tacliintu waa xuquuq asaasiyaha oo uu muwaadinku leeyahay. Waana xooga dhaqaajisa dhaqaalaha iyo horumarka wadanka. Tacliintu waxay xoojisa sharafta shakhsiga ah, waxaanay qaabaysaa noloshada bulshada. Madaamo ay wadankeena miisaaniyada tacliinta ku baxdaa ay badan tahay ixtimaalka waxaa dhici karta...

Imaamka Muslimiinta Ku Jira Ciidamada Ingiiriiska Oo Ka Warramay Tiradooda, Noloshooda Diiniga Ah Iyo Shaqadiisa

Published on Jun 28 2016 // Googooska Geeska
Imaamka Muslimiinta Ku Jira Ciidamada Ingiiriiska Oo Ka Warramay Tiradooda, Noloshooda Diiniga Ah Iyo Shaqadiisa
London (Geeska)- Imaam Caasim Xaafid oo ah la taliyaha arrimaha Islaamka ee wasaaradda difaaca Ingiriiska ayaa sheegay in uu ciidamada qalabka sida ee Ingiriiska ka dhex shaqaynayey muddo hadda 11 sano ah, isaga oo ku dooday in uu ciidankan ka mid ahaadaa in aanay ka hor imanayn mabaadii’diiisa...

Naas Nuujintu Waxa Ay Ilmaha Ka Ilaalisaa Qal-Qaallinimada, Dugsiga Barbaarinta Ee Ka Horreeya Waxbarashada Iyo Ciyaartuna Waxa Ay Dhisaan Maskaxda

Published on Jun 28 2016 // Googooska Geeska
Naas Nuujintu Waxa Ay Ilmaha Ka Ilaalisaa Qal-Qaallinimada, Dugsiga Barbaarinta Ee Ka Horreeya Waxbarashada Iyo Ciyaartuna Waxa Ay Dhisaan Maskaxda
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in carruurta lixda bilood ee hore ee cimrigooda naaska si fiican loo jaqsiiyo ay aad ugu yar tahay in ay yeeshaan anshax xumo iyo qalqaalinnimo aan caadi ahayn oo carruurta qaar lagu arko inta ay da’doodu u dhexeyso 7 illaa 11 sano jirka....

“Midnimada Somaliland Iyo Somaliya Waxay ku timid Is-afgarad, Waxaana Burin Karaysa Afti kasta Oo Midkood Ku Diido Midnimadaas”

Published on Jun 28 2016 // Warar
“Midnimada Somaliland Iyo Somaliya  Waxay ku timid Is-afgarad, Waxaana Burin  Karaysa Afti kasta Oo Midkood Ku Diido Midnimadaas”
Hargeysa(Geeska)-Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa ku doodaya in afti kasta oo Somaliland ama Somaliya ku diido midnimadii lixdankii ay burinayso midnimadaas fashilantay. Ismaaciil, oo farriimo qoraal ah soo geliyay bartiisa twitterka oo ay dad badani ku xidhanyihiin wuxuu sheegay in...

Cirro iyo Muuse: Shalay Waxay Xumada Doorashada Darteed Iska Daba Mareen Booqashada Boobe Iyo Hambalyaynta Djibouti

Published on Jun 28 2016 // Warar
Cirro iyo Muuse: Shalay Waxay Xumada Doorashada Darteed Iska Daba Mareen Booqashada Boobe Iyo Hambalyaynta Djibouti
Hargeysa(Geeska)-Iyadoo ay doorashadii madaxtooyada iyo Baarlamaanku ku beegantahay bisha March ee kal dambe, haddana bulshada Somaliland waxay dareemaysaa baratanka siyaasadeed iyo ololaha doorashada ee xisbiyada KULMIYE iyo Waddani oo si aan toos ahayn u bilaabmay. Muuse Biixi oo ka socda KULMIYE...

Bulshada Oo U Dheg Taagaysa Natiijada Dacwada Siyaasadeed Ee Xisbiga UCID

Published on Jun 28 2016 // Warar
Bulshada Oo U Dheg Taagaysa Natiijada Dacwada Siyaasadeed Ee Xisbiga UCID
Hargeysa(Geeska)-Dadweynaha reer Somaliland ayaa si weyn ugu dheg taagaya go’aanka ay guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadu ka soo saari doonaan dacwada xisbiga UCID ee ay gudo galeen bilowgii bishan Ramadaan. Guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadda ayaa natiijada muddeeyay wixii ka dambeeya...

Somaliland Oo Xidhay 24 Caaqil Oo Nabada Dharkan-geenyo Ka Shaqayn Waayay

Published on Jun 28 2016 // Warar
Somaliland Oo Xidhay 24 Caaqil Oo Nabada Dharkan-geenyo Ka Shaqayn Waayay
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Somaliland ayaa magaalada Lascanod ee gobalka Sool ku xidhay 24 Caaqil oo ka shaqayn waayay nabadaynta beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Dharkan-geenyo ee gobalka Sool. Guddoomiyaha gobalka Sool Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) ayaa wargeyska Geeska Afrika u sheegay...

Madaxweynaha Turkiga Oo Ay Dantu Ku Qasabtay Inuu Ruushka Ka Raaligeliyo Diyaaradii Uu Ka Soo Riday

Published on Jun 28 2016 // Warar
Madaxweynaha Turkiga Oo Ay Dantu Ku Qasabtay Inuu Ruushka Ka Raaligeliyo Diyaaradii Uu Ka Soo Riday
Moscow(Geeska/W.Wararka)-Madaxweynaha dalka Turkiga Tayyip Erdogon, ayaa si rasmi ah raaligelin uga bixiyay diyaaradii uu Ruushku lahaa ee ay bishii November ciidamada dalkiisu soo rideen, kuna dileen duuliyihii diyaaradda saarnaa. Diyaaradda ayaa maraysay xadka Suuriya. Aqalka Kremlin ee dalka Ruushka,...

Xuquuqda Dadka Naafada Ah Ee Ka Qaybgalka Doorashooyinka

Published on Jun 28 2016 // Warar
Dhaqan ahaan fikirka aynu ka aaminsanahay dadka naafada ah, waa mid ka duwan sida xaqiiqadu tahay. Waxa laga yaaba marka aad maqasho ‘’naafo’’ inaad xasuusato erayga ‘’Curyaaan’’ hase yeeshe dadka naafada ahi kaliya maaha kuwa xubanahoodu dhantaalmeen. Qaybaha...

“Somaliland Way Ka Gudubtay Xilligii La Kala Sheegan Jiray” Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Xasan(Shaadh),

Published on Jun 28 2016 // Warar
“Somaliland Way Ka Gudubtay Xilligii La Kala Sheegan Jiray” Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Xasan(Shaadh),
Aniga oo ah Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Xasan(Shaadh), waxaan halkan mar kale ku leeyahay Somaliland way ka guduubtay xiligii la kala sheegan lahaa ilaha dhaqaalaha ee dalka Somaliland umana ekaan karto dhawr iyo sagaashankii oo aynu dhiska qaraku inoogu cuslaa dhiskiisu. Waxaanan leeyahay waar hay...

Sababma Ayaa Uu Nebi Muxammed (SCW) U Door Biday In Timir Lagu Afuro?

Published on Jun 26 2016 // Googooska Geeska
Sababma Ayaa Uu Nebi Muxammed  (SCW) U Door Biday In Timir Lagu Afuro?
Riyaad (Geeska)- Sida ku cad sunnaha Rasuulka, Nebigu (SCW) waxa uu aad u tixgelin jiray in timirtu ay noqoto cuntada ay tahay in muslimiintu ay ku bilaabaan afurkooda xilliga ramadaanka. Dr. Khaalid Jaabir ayaa diiwaanka Internet ka ee Cabdallah Bin Cabdalcasiis oo ka faallooda arrimaha caafimaadka...

Saraawiishii Hitler Oo Lagu Kala Iibsaday Laba Iyo Lixdan Kun Oo Doolar Iyo Yuhuudda Oo Ka Cadhootay

Published on Jun 26 2016 // Googooska Geeska
Saraawiishii Hitler Oo Lagu Kala Iibsaday Laba Iyo  Lixdan Kun Oo Doolar Iyo Yuhuudda Oo Ka Cadhootay
Berlin (Geeska)- Macrad ku yaalla dalka Jarmalka ayaa lagu iibiyey saraawiil jeebabkoodu maas yahay oo ka mid ah dharkii uu xidhan jiray hoggaamiyihii Nazi gii Jarmalka ee Adolf Hitler iyo xamaam kale oo qayb ka mid ah uu lahaa Hermann Goering oo ka mid ahaa gacanyarayaashii waaweynaa ee Hitler, xamaamtan...

Ka Feejignow, Dilaaga Koowaad Ee Ragga

Published on Jun 26 2016 // Googooska Geeska
Moscow (Geeska)- Haayadda Caafimaadka adduunka ee Qaramada Midoobey ayaa soo saartay qaylo dhaan ragga dunida uga digaysa khataraha ka dhasha cudurka caabuqa ku dhaca qanjidhka ragga (Prostate) oo inta badan qofka uu ku dhacaa u dhinto, waxa aana ugu weyn xaaladaha ka dhasha caabuqan kansarka noociisa...

Magacyada 22 madax-dhaqameed Been Abuur ah Oo iyagoo Metelaya Somaliland xulaya Baarlamaanka Somaliya

Published on Jun 26 2016 // Warar
Magacyada 22 madax-dhaqameed Been Abuur ah Oo  iyagoo Metelaya Somaliland xulaya Baarlamaanka Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu toddobaadkii hore qorayay xogo uu helay oo sheegayay in dawladda Somaliya magaalooyinka Somaliland ka daabulayso dad reer Somaliland ah oo ay ku sheegayso inay yihiin madax-dhaqameed, balse ah rag been abuur ah oo loo sameeyay darajooyin dhaqan oo aan jirin...