Dilkii Usaama Bin Laadin: Buug Daaha Ka Rogaya Runtii Uu Maamulka Obama Qariyey Kamaal A. Cali… (Qaybta 17aad)

Published on May 31 2016 // Googooska Geeska
Dilkii Usaama Bin Laadin: Buug Daaha Ka Rogaya Runtii Uu Maamulka Obama Qariyey Kamaal A. Cali… (Qaybta 17aad)
Bowden waxa uu sheegay in sawirqaade ka tirsan ciidamada Badda ee Maraykanku uu sawirro ka qaaday nidaamkii bad-ku-xabaaliddu u dhacday. Isaga oo sheegay in ay dhacday dharaar cad oo ah Isniintii ay bisha May ahayd 2da. Sawirrada la sheegay: Waa dhab in Bowden uu mar dambe warbaahinta u sheegay in sawiirro...

Sidan Ayaa Aad Ku Ogaan Kartaa Sida Uu Coodh-Coodhku U Gelayo Wejigaaga Marka Aad Gabowdo

Published on May 31 2016 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Waxaa laga yaabaa in dad badani la yaabeen markii xiddigta talefishanka ee Kim Kardashian ay sheegtay in ay hadda kadib iska ilaalin doonto dhoolla caddaynta xilliga sawirrada laga qaadayo, si aanay ugu sababin coodh-coodh, laakiin marka aad daraasaddan akhrido waxa aad ugu yaraan...

Maalqabeenku Lacagta Uma Kharash Gareeyaan Sida Aynu Moodayno: Caadooyinka Dhaqaale Ee Qaar Ka Mid Ah Maalqabeenka Waaweyn Ee Dunida (Q. 4aad)

Published on May 31 2016 // Googooska Geeska
Maalqabeenku Lacagta Uma Kharash Gareeyaan  Sida Aynu Moodayno: Caadooyinka Dhaqaale Ee Qaar Ka Mid Ah Maalqabeenka Waaweyn Ee Dunida (Q. 4aad)
Washington (Geeska)- Waa qaybtii Afaraad ee qormadii uu Geeska Afrika afsoomaaliga u rogay ee soo bandhigaysay hab-nololeedka qaar ka mid ah maalqabeenka dunida ugu caansan iyo siyaabaha ay lacagta u kharash gareeyaan ayaa lagu ogaaday: 8. T. Boone Pickens waa 88 jir ganacsade weyn ah oo u dhashay dalka...

Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Oo Dib U Dhacay Iyo Wakhtiga Cusub Ee Loo Muddeeyay Inay Dib U Furmaan

Published on May 31 2016 // Warar
Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Oo Dib U Dhacay Iyo Wakhtiga Cusub Ee Loo Muddeeyay Inay Dib U Furmaan
Hargeysa(Geeska)-Wada hadalada Somaliland iyo Somaliya oo mudaysnaa inay Turkiga ka qabsoomaan 30 iyo 31 May ayaa dib uga dhacay wakhtigaas loo qorsheeyay. Si rasmi ah looma garanayo sababta keentay in wada hadaladu dib uga dhacaan wakhtigii lagu heshiiyay inay qabsoomaan, laakiin warar uu Geeska Afrika...

Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Wakiilada Oo La Filayo In La Kala Qaado

Published on May 31 2016 // Warar
Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo  Wakiilada Oo La Filayo In La Kala Qaado
Hargeysa(Geeska)-Waxa labadii bilood ee u dambeeyay isa soo taraya soo jeedimo badan oo lagu dalbanayo in la kala saaro labada doorasho ee Baarlamaanka iyo madaxtooyada oo mudaysan inay qabsoomaan bisha March ee kal dambe. OLYMPUS DIGITAL CAMERA Qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha siyaasadda Somaliland ee...

Wasiirka Qorshaynta Oo Difaacay Heshiiska Dekedda

Published on May 31 2016 // Warar
Wasiirka Qorshaynta Oo Difaacay Heshiiska Dekedda
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Somaliland Cali Salaan Jirde (Cali Shoonbe), ayaa wuxuu ka hadlay heshiiskii Dekadda Berbera ee ay Xukuumadda Dawladda Imaraadka la soo gashay, waxaanu sheegay in heshiiskani aanu Dekadda oo qudha ku koobnayn ee uu siddeed qodob ka koobnaa, waxaanu jawaab...

Magacyada Dad Loo Xukumay Qaraxii Diyaarada Daallo

Published on May 31 2016 // Warar
Muqdisho(Geeska)-Maxkamadda ciidamada ee dalka Somaliya ayaa shalay xukuno adag ku riday afar qof oo loo haystay inay ku lug lahaayeen qaraxii diyaaradda Daallo. Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya, gaashaanle sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunada...

Xildhibaano Si Adag Uga Hadlay Xaaladda Gobalada Bari?

Published on May 31 2016 // Warar
Xildhibaano Si Adag Uga  Hadlay Xaaladda Gobalada Bari?
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada ayaa ka hadlay xaalada Gobolada Barri iyo  faragalinta Cali Khaliif Galaydh, Musharaxa u tartamaya jagada Madaxweyne ee Somaliya oo yimid Deegano ka tirsan Somaliland, Calanka Somaliya oo laga taagayo deegaano ka tirsan Dalka, waxayna ...

Aqoonyahan Ibraahim Daahir Dubad Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargeysa

Published on May 31 2016 // Warar
Aqoonyahan Ibraahim Daahir Dubad Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Aqoonyahan Ibraahim Daahir Dubad ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay shalay magaaladda Hargeysa. Siyaasiyiin, aqoonayahan, sulaadiin, cuqaal iyo dadweyne aad u tiro badan ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa kaga hor tagay. Ka dib markii  uu aqoonyahan Ibraahim ka soo...

Hargeysa: 33 Sano Ka Hor Iyo Saaka Oo Kale

Published on May 31 2016 // Warar
Hargeysa: 33 Sano Ka Hor Iyo Saaka Oo Kale
Hargeysa (Geeska) Xalay 31-May saqdii waxa ay ku beegantahay 31kii May,1988, taas oo ahayd maalintii ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee SNM goor saq dhexe ah ka dhex hilaaceen gudaha Magaalda Hargaysa oo ay ku sugnaayeen ciidamadii Maxamed Siyaad Barre. Si kale haddii loo yidhaahdo waa sannad guuradii ...

Dacwada Wargeyska Hubsad Oo Furantay Iyo Cambaaraynta Xadhiga Guddoomiyaha Foore

Published on May 31 2016 // Warar
Dacwada Wargeyska Hubsad Oo Furantay Iyo Cambaaraynta Xadhiga Guddoomiyaha Foore
Hargeysa(Geeska)-Waxa shalay maxkamadda gobalka Hargeysa ka bilaabantay dhagaysiga dacwadda guddoomiyaha iyo tifaftiraha wargeyska Hubsad Cabdirashiid Nuur Wacays iyo Siciid Khadar. Labadan saxafi ayay dawladda Somaliland ku eedaysay faafin war been abuur ah iyo daabicid wargeys aanay sharci u haysan,...

Geedka Garanwaaga Oo Laga Samaynayo Cunto La Quuto

Published on May 31 2016 // Warar
Geedka Garanwaaga Oo Laga Samaynayo Cunto La Quuto
Hargeysa (Geeska)-Hay'adda PENHA ayaa soo bandhigtay faa'iidada uu leeyahay Geedka Garan-waagu oo inta badan aanay dadku ka faa'iidaysan, waxayna soo bandhigeen Cuntooyin kala duwan, dhuxul, Qalabka dhismayasha Guriyaha iyo waxyaabo badan oo geedka Garan-waaga laga sameeyey . Tababar ku...

Muslimiintu Waa Umad Kaliya Oo Dawlada Badan Ku Kala Nool Sh. Maxamed X. Maxamuud Xirsi

Published on May 31 2016 // Maqaalo
Xaga Islaamka laba micne ayay kala leeyihiin ereyga umad iyo ereyga dawlad. Kitaab uu qoray sheekh Maqribi ah oo la yidhiaa Dr. Axmad Al-raysuni waxa uu kitaabka u bixiyay “umada ayaa asalka ah” waxa uu sheekhu kitaabkaa ku leeyahay “hadalka sharci waxa uu ku wajahanyahay umada ee kuma...

Dilkii Usaama Bin Laadin: Buug Daaha Ka Rogaya Runtii Uu Maamulka Obama Qariyey Kamaal A. Cali… (Qaybta 16aad)

Published on May 29 2016 // Googooska Geeska
Dilkii Usaama Bin Laadin: Buug Daaha Ka Rogaya Runtii Uu Maamulka Obama Qariyey Kamaal A. Cali… (Qaybta 16aad)
Markii dambe haddana kiiskii Dr. Afridi dhanka kale ayaa loo qallibay, oo waa la joojiyey, laakiin haddana weli xabsiga ayaa uu ku jiraa oo waxa uu ku qaadanayaa ciqaab la sheegay in uu ku mutaystay dhagar uu geystay. Barak Obama khudbaddiisii uu ku sheegayey weerarka lagu dilay Usaama Bin Laadin, waxa...

Ciraaq Oo Mar Kale Urdun Ka Codsatay In Loo Soo Gacan Geliyo Gabadh Uu Dhalay Saddaam, Iyo Jawaabta Urdun

Published on May 29 2016 // Googooska Geeska
Ciraaq Oo Mar Kale Urdun Ka Codsatay In Loo Soo Gacan Geliyo Gabadh Uu Dhalay Saddaam, Iyo Jawaabta Urdun
Cammaan (Geeska)- Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Ciraaq ayaa mar kale si rasmi ah uga codsatay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Urdun in Ciraaq loo soo gacangeliyo shakhsiyaad Ciraaqiyiin ah, oo ku nool boqortooyada Urdun, kuwaas oo ay dawladda Ciraaq ku eedaynayso in ay taageeraan waxa ay...

Obama Oo Xilka Kadib Loo Soo Bandhigay Shaqo La Doonayo In Uu Ku Barto Dulqaadka Diinta Islaamka

Published on May 29 2016 // Googooska Geeska
Obama Oo Xilka Kadib Loo Soo Bandhigay Shaqo  La Doonayo In Uu Ku Barto Dulqaadka Diinta Islaamka
Abu Dhabi (Geeska)- Ciise Bin Xaydar oo ah Garyaqaan u dhashay dalka Isu-tagga Imaaradaha Carabta ayaa dhowaan madaxweynaha Maraykanka ee dhowr bilood kadib uu xilku ka dhammaanayo, Barak Obama u soo bandhigay shaqo. Garyaqaanku waxa uu bogga uu ku leeyahay bar-kulanka bulsho ee Twitter ka ku qoray,...

Maalqabeenku Lacagta Uma Kharash Gareeyaan Sida Aynu Moodayno: Caadooyinka Dhaqaale Ee Qaar Ka Mid Ah Maalqabeenka Waaweyn Ee Dunida (Q. 3aad)

Published on May 29 2016 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Waa qaybtii Saddexaad ee qormadii uu Geeska Afrika afsoomaaliga u rogay ee soo bandhigaysay hab-nololeedka qaar ka mid ah maalqabeenka dunida ugu caansan iyo siyaabaha ay lacagta u kharash gareeyaan ayaa lagu ogaaday: 6. Michael Bloomberg Waa ganacsade weyn iyo siyaasi Maraykan ah,...

Wasiirka Maaliyadda Djibouti Oo Ka Jawaabay Aragtidiisa Heshiiska Somaliland Iyo Imaaraadka Ee Dekeda Berbera

Published on May 29 2016 // Warar
Wasiirka Maaliyadda Djibouti Oo Ka Jawaabay Aragtidiisa Heshiiska Somaliland Iyo Imaaraadka Ee Dekeda Berbera
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka maaliyadda ee dalka Djibouti Ilyaas Muuse Dawaleh, ayaa sheegay in heshiiska dekedda Berbera iyo Imaaraadka Carabtu aanu wax dhibaato ah u keenayn dekedda Djibouti ee dalkiisa, taas bedelkeedna wuxuu ku dooday wasiirku in dekedda Berbera ay ay dhammaystir u tahay dekedda Djibouti. Wasiirka...

“Anigu Xagayga Madaxweynaha Tanaasul Maan Idhaahdeen, Laakiinse Sharaf Buu Sameeyey”

Published on May 29 2016 // Warar
“Anigu Xagayga Madaxweynaha Tanaasul Maan Idhaahdeen, Laakiinse Sharaf Buu Sameeyey”
Hargeysa (Geeska)-Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe), ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee la filayo inay ka bilaabmaan dalka Turkiga, waxaanu sheegay in wada hadaladu muhiim yihiin. Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe), oo wareysi gaar ah siiyey...

Cirro Oo Wefti Shirguddoonka Guurtida Iyo Wakiilada Ah U Hoggaamiyay Dalka Kenya

Published on May 29 2016 // Warar
Cirro Oo Wefti Shirguddoonka Guurtida Iyo Wakiilada Ah U Hoggaamiyay Dalka Kenya
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa shalay u socdaalay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya. Weftigan oo ka kooban guddoomiye xigeenka labaad ee golaha wakiilada Md. Cali Yuusuf Axmed iyo...

Heshiiska DP World: Tallo Ku Socota Xildhibaanada Wakiilada W.Q Iid Xasan Aw Muuse, murashax wakiilada ah

Published on May 29 2016 // Maqaalo
Heshiiska DP World: Tallo Ku Socota Xildhibaanada Wakiilada W.Q Iid Xasan Aw Muuse, murashax wakiilada ah
Ka dib heshiiskii Xukuumadda Somaliland ee madaxwayne Siilanyo la saxeexatay shirkada laga leeyahay dalka isku-tagga Imaaraadka Carabta (UAE) ee DP World waxa isasoo taraya oo saaxafada iyo bar kulanka bulshada ba lagu falanqaynayaa heshiiskaas. Badanka falanqayntaas iyo faalayntaasi maaha mid dhex-dhexaad...

Guddiga Doorashada Oo Ka Hadlay Diiwaangelinta Maroodi-jeex

Published on May 29 2016 // Warar
Guddiga Doorashada Oo Ka Hadlay Diiwaangelinta Maroodi-jeex
Hargeysa (Geeska)-Guddida Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa ka hadlay Diiwaangelinta Gobolka Maroodi-jeex oo si rasmiya loo soo gunaanaday, waxayna sheegeen inay si nabadgalyo ah oo aanay wax dhib ahi ka dhicin ay ku dhammaatay Diiwaangelinta Marood-jeex, waxayna sidoo kale sheegeen in qaban-qabadii...

Wasiirka Warfaafinta Itoobiya Oo Sharaxay Biyo Xidheenkooda

Published on May 29 2016 // Warar
Wasiirka Warfaafinta Itoobiya  Oo Sharaxay Biyo Xidheenkooda
Addis Ababa (Geeska)- Wasiirka warfaafinta iyo isgaadhsiinta ee dalka Itoobiya Getachew Reda ayaa sheegay in xukuumadda dalkiisu ay qarka u saaran tahay dhamaystirka boqolkiiba 70 dhismaha biyo-xidheenka Kor-u-kaca ee ay ka samaynayso daafta webiga Niilka. Waraysi uu wargeyska Asharq Al-awsat baahiyey...

Xubin Ka Tirsan Guddiga Ictiraaf Raadinta Somaliland Ee Dalka Sweden Oo La Soo Dhaweeyay

Published on May 29 2016 // Warar
Xubin Ka Tirsan Guddiga Ictiraaf Raadinta Somaliland Ee Dalka Sweden Oo La Soo Dhaweeyay
Hargeysa (Geeska)-Marwo Kawsar Aadan oo ka tirsan Guddida Ictiraaf raadinta Somaliland ee dalka Sweden, oo dalka dib ugu soo laabatay shalay ayaa lagu soo dhaweeyey, waxayna sheegtay inay aad iyo aad ugu faraxsan tahay inay dalkeedii ku soo laabato. Maxamed Dhamac Xasan oo ka mid ah Guddida Ictiraaf...

Live : daawo Xaflada Furitaanka Koobka Adduunka Ee Ka Furmay Abkhazia Kaas SOMALILAND Ka Dhex Muuqato

Published on May 28 2016 // Ciyaaro, Warar
Live : daawo Xaflada Furitaanka Koobka Adduunka Ee Ka Furmay Abkhazia Kaas SOMALILAND Ka Dhex Muuqato
toos uga daawo halkan Xaflada Furitaanka Koobka Adduunka Ee Ka Furmay Abkhazia Kaas SOMALILAND Ka Dhex Muuqato. koobkan oo ka dhacaya Abkhasia, ayey Somaliland qayb ka tahay.  

Dilkii Usaama Bin Laadin: Buug Daaha Ka Rogaya Runtii Uu Maamulka Obama Qariyey Kamaal A. Cali… (Qaybta 15aad)

Published on May 28 2016 // Googooska Geeska
Dilkii Usaama Bin Laadin: Buug Daaha Ka Rogaya Runtii Uu Maamulka Obama Qariyey Kamaal A. Cali… (Qaybta 15aad)
Sirdoonnada Maraykanka iyo Baakistaan waxa ay isla qaateenin cidda ay Amiir Casiis ka uu warkiisu fashilmay ku sadqaynayaan in ay noqotay Shaakil Afridi. Shaakil Afridi, waa dhakhtar 48 jir ah oo u dhashay dalka Baakistaan, mararna u shaqeeyey CIA oo uu hantideeda ka mid noqday. Shaakil ayaa ay ciidamada...

Maalqabeenku Lacagta Uma Kharash Gareeyaan Sida Aynu Moodayno: Caadooyinka Dhaqaale Ee Qaar Ka Mid Ah Maalqabeenka Waaweyn Ee Dunida (Q. 2aad)

Published on May 28 2016 // Googooska Geeska
Maalqabeenku Lacagta Uma Kharash Gareeyaan  Sida Aynu Moodayno: Caadooyinka Dhaqaale Ee Qaar Ka Mid Ah Maalqabeenka Waaweyn Ee Dunida (Q. 2aad)
Washington (Geeska)- Waa qaybtii labaad ee qormadii uu Geeska Afrika afsoomaaliga u rogay ee soo bandhigaysay hab-nololeedka qaar ka mid ah maalqabeenka dunida ugu caansan iyo siyaabaha ay lacagta u kharash gareeyaan ayaa lagu ogaaday: 3. Cadiim Bariimji Waa Bilyanneer ka mid ah maalqabeenka ugu caansan...

Baabuurta Ugu Jaban Dunida Oo Muwaadiniinta Dalka Ruushku Ay Noqdeen Dadka Ugu Badan Ee Iibsada

Published on May 28 2016 // Googooska Geeska
Baabuurta Ugu Jaban Dunida Oo Muwaadiniinta  Dalka Ruushku Ay Noqdeen Dadka Ugu Badan Ee Iibsada
Moscow (Geeska)- Marka aad dalka Hindiya joogto haddii aad maqasho gaadiid lagu magacaabo Bajaj Qute ha u qaadan gaadhi, ama xitaa in ay si uun gaadhiga ugu dhiganto, laakiin marka aad Ruushka joogto ha la yaabin in aad maqasho ruux shaqo fiican iska haysta oo iibsanaya Qute Bajaaj, waayo waa marka koowaad...

Dacwadii U Dhaxaysay Faysal Cali Waraabe Iyo Jamaal Cali Xuseen Oo La Muddeeyay Wakhtiga Ay Bilaabmayso

Published on May 28 2016 // Warar
Dacwadii U Dhaxaysay Faysal Cali Waraabe Iyo Jamaal Cali Xuseen Oo La Muddeeyay Wakhtiga Ay Bilaabmayso
Hargeysa(Geeska)-Guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadda ayaa muddeeyay wakhtiga loo fadhiisanayo dacwada u dhaxaysa guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo murashaxa xisbigaas Jamaal Cali Xuseen. Sida ay Geeska Afrika u sheegeen ilo xogogaali, guddiga ayaa muddeeyay in dacwada la gudo galo...

Heshiiska Dekedda: Damaanad Bixinta Somaliland, Kaalinteeda Deynta Ay Shirkaddu Soo Qaadato, Sharciga Lagu Kala Baxayo Iyo Cidda ka Garsooraysa

Published on May 28 2016 // Warar
Heshiiska Dekedda: Damaanad Bixinta Somaliland, Kaalinteeda Deynta Ay Shirkaddu Soo Qaadato, Sharciga Lagu Kala Baxayo Iyo Cidda ka Garsooraysa
Hargeysa (Geeska)- Wargeyska Geeska Afrika oo weli sii wada in uu akhristayaashiisa afka hooyo ugu soo rogo qodobbada ugu muhiimsan ama masiiriga aynu ku sheegi karno ee ku jiray heshiiskii dhowaan jamhuuriyadda Somaliland iyo dawladda Imaaraadku ka galeen maamulista dekedda Berbera, waxa aynu qaybtan...

Maxkamadda Saaxil Oo Cadaysay Inaan Waaran Maxkamaded Lagu Xidhin Saxafiyiinta Berbera

Published on May 28 2016 // Warar
Maxkamadda Saaxil Oo Cadaysay Inaan Waaran Maxkamaded Lagu Xidhin Saxafiyiinta Berbera
Berbera(Geeska)-Maxkamadda gobalka Saaxil, ayaa mawqif cad iska taagtay saxafiyiinta ku xidhan magaalada Berbera ee gobalka Saaxil, kuwaas oo la sheegay inuu amarka xadhigooda bixiyay maayarka degmada Berbera Cabdishakuur Cidin. Maxkamadda gobalka Saaxil, ayaa wargeyska Geeska Afrika u xaqiijisay inaan...

“Annagu [Djibouti] Ma Ogolin In Madaxweynahayaga La Aflagadeeyo”Safiirka Djibouti u fadhiya Somaliland

Published on May 28 2016 // Warar
“Annagu [Djibouti] Ma Ogolin In Madaxweynahayaga La Aflagadeeyo”Safiirka Djibouti u fadhiya Somaliland
Hargeysa(Geeska)-Safiirka Dawlada Djibouti u fadhiya Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadlay xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Djibouti. Ambassador Xuseen Cumar Kawaaliye oo waraysi gaar ah siiyay wariyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Shirwac ayaa sheegay in aanu ogolayn in la aflagaadeeyo madaxweynihiisa...