Qaar Ka Mid Ah Cuntooyinka Aan Sumcadda Fiican Ku Dhex Lahayn Dadka Ee Haddana Caafimaadka U Fiican

Published on Apr 30 2016 // Googooska Geeska
Qaar Ka Mid Ah Cuntooyinka Aan Sumcadda Fiican Ku Dhex Lahayn Dadka Ee Haddana Caafimaadka U Fiican
London (Geeska)- Dad badan ayaa aan jeclayn cunista cuntooyin ay ka mid tahay baradhada, cuntooyinka dufanka leh iyo beedku, iyada oo ay la tahay in aanay faa’ido caafimaad lahayn, ama in badan maqlay sheekooyinka dadka qaar ku sheegaan in ay dhibaato caafimaad keeni karaan. Laakiin warkaas waxaa...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Xilkii Ka Qaaday Wasiirka Isgaadhsiinta & Boosaha Iyo Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha

Published on Apr 30 2016 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay  Xilkii Ka Qaaday Wasiirka Isgaadhsiinta  & Boosaha Iyo Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay xilkii ka qaaday wasiirkii Boosaha Maxamed Jaamac Abgaal iyo taliyihii ciidanka ilaalada xeebaha sareeye guuto Maxamed Xuseen Faarax. Wuxuu Madaxweyne Siilaanyo, labadan masuul ku eedeeyay inay fulin waayeen awaamiir uu sheegay inuu faray,...

Geeska Afrika Oo Xogo Ka Helay Kulan Nayrobi Ku Dhex Maray Wefti Somaliland Ah Iyo Saraakiil Safaaradda Maraykan Ah

Published on Apr 30 2016 // Warar
Geeska Afrika Oo Xogo Ka Helay Kulan Nayrobi Ku Dhex Maray Wefti Somaliland Ah Iyo Saraakiil Safaaradda Maraykan Ah
Hargeysa(Geeska)-Arbacadii 27 April, waxa magaalada Nayroobi ee dalka Kenya kulan ku yeeshay wefti ka socda Somaliland iyo safaaradda dalka Maraykanka, gaar ahaan qaybteeda qaabilsan arrimaha Somalida. Kulankaas, waxa dhinaca Somaliland uga qayb galay murashaxa iyo guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi...

Cabdiraxmaan-Cirro Iyo Weftigisa Oo Shalay La Kulmay Labada Gole Baarlamaan Ee Maraykanka

Published on Apr 30 2016 // Warar
Cabdiraxmaan-Cirro Iyo Weftigisa Oo Shalay La Kulmay Labada Gole Baarlamaan Ee Maraykanka
Hargeysa(Geeska)-Weftigii uu hoggaaminayay hoggaamiyaha xisbiga Waddani oo sidoo kale ah guddoomiyaha golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa shalay kulan la yeeshay xubno ka tirsan labada gole Baarlamaan ee dalka Maraykanka. Warsaxaafadeed ay soo saareen qaybta saxaafadda ee xisbiga...

Xildhibaan Buubaa Oo Ka Hadlay Wada Hadalada Somaliland iyo Somaliya

Published on Apr 30 2016 // Warar
Xildhibaan Buubaa Oo Ka Hadlay Wada Hadalada Somaliland iyo Somaliya
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ah Guddoomiyaha Guddida joogta ah ee Golaha Wakiilada iyo Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa wuxuu ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxaanu sheegay in tan iyo wakhtigii la bilaabay wada hadalada in aan Golaha Wakiilada la...

“Anagu In Aanu Somaliya La Hadalno Meel Adag Ayaanu Iska Taagnay, Mawqif Adagna Waanu Ka Lahayn”Axmed Yuusuf Yaasiin

Published on Apr 30 2016 // Warar
“Anagu In Aanu Somaliya La Hadalno Meel Adag Ayaanu Iska Taagnay, Mawqif Adagna Waanu Ka Lahayn”Axmed Yuusuf Yaasiin
Hargeysa (Geeska)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay doorka ay ku leeyihiin Deeq bixiyayaashu Doorashooyinka Somaliland, waxaanu sheegay in iyaga la'aantood Doorasho qabsoomaysaa aanay jirin, waxaanu ku taliyey in la isku tashado, oo la qorsheeyo sidii...

“Waxa Innaga khaldan Koox baa Dalkii Qabsatay”Sheekh Aadan Siiro

Published on Apr 30 2016 // Warar
“Waxa Innaga khaldan Koox baa Dalkii Qabsatay”Sheekh Aadan Siiro
Hargeysa (Geeska) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa isbarbar-dhigay Sababihii keenay in Muslimiintu ku jabaan Dagaalkii UXUD iyo Sababaha Somaliland u horseedaya Mushkiladaha baahidu ka mid tahay. Sheekh Aadan-Siiro, waxa uu sheegay in Sababaha ay Saxaabadii Nebigu...

“Cadaabka Tahriibka Dadku Waxay U Marayaan Aad Gaadhaan Yurub”Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir

Published on Apr 30 2016 // Warar
“Cadaabka Tahriibka Dadku Waxay U Marayaan Aad Gaadhaan Yurub”Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir
Hargeysa(Geeska)- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in dadka jooga dalku qeyb ka yihiin sababaha abuura dhibaatooyinka dhalinyaradu kala kulmaan tahriibka, isla markaana raaciyey inay cabasho badan arrinkaa ka muujiyeen dadka reer Somaliland ee qurbaha jooga. Mowduucan Sheekh Maxamed Dirir...

Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo Xadhig Iyo Ganaax Ku Riday Nin Ku Eedaysnaa Goynta Dhirta Qoyan

Published on Apr 30 2016 // Warar
Maxkamada  Gobolka Maroodi-jeex Oo Xadhig Iyo Ganaax Ku Riday Nin Ku Eedaysnaa Goynta Dhirta Qoyan
Hargeysa(Geeska)-Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex qaybteeda wareegta waxa ay xukun isugu jir xadhig iyo ganaax lacageed ku riday nin ku eedaysnaa jarida shan boqol oo geed oo qoyan , falkaasi oo uu ka gaystay deegaanka qori-jabley ee degmada Sabo-wanaag ee Gobolka Maroodi-jeex. Ninkan falkan ku eedaysan...

Dawladda Turkiga Oo Cadaysay In Wasiiradii Somaliland Ay Kulan La Yeesheen Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya Iyo Nin Ganacsade Ah

Published on Apr 28 2016 // Warar
Dawladda Turkiga Oo Cadaysay In  Wasiiradii Somaliland Ay Kulan La Yeesheen Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya Iyo Nin Ganacsade Ah
Hargeysa(Geeska)- Wargeyska caanka ah ee ka soo baxa dalka Turkiga ee la yidhaahdo Haberturk, ayaa cadadkiisii 27 April 2016 ee shalay, daabacay warbixin  ka qoray wada hadalada Somaliland iyo Somaliya,  waxaanu sheegay in toddobaadkii la soo dhaafay ay dalka Turkiga ku kulmeen wasiirado ka...

Gyarqaankii Guud Ee Qaranka Oo Xalay Si Rasmi Ah Xilkii Iskaga Casilay

Published on Apr 28 2016 // Warar
Gyarqaankii Guud Ee Qaranka Oo  Xalay Si Rasmi Ah Xilkii Iskaga Casilay
Hargeysa(Geeska)-Garyaqaanka guud ee Qaranka Somaliland Ibraahim Iidle Saleban, ayaa si rasmi ah iskaga casilay xilkii Ma jiro war rasmi ahi, laakiin ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in garyaqaanka guud isagoo dalka ka maqan uu xalay madaxtooyada Somaliland soo gaadhsiiyay warqad istiqaalad...

Baarlamaanka Somaliya Oo Laga Mamnuucay Safarada Dibadda Ah

Published on Apr 28 2016 // Warar
Baarlamaanka Somaliya Oo Laga Mamnuucay Safarada Dibadda Ah
Muqdisho(Geeska/W.Wararka)-Baarlamaanka Somaliya ayaa laga mamnuucay inay safaro dibada ah u baxaan. Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan (Jawaari) ayaa shalay ku dhawaaqay in xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya laga joojiyay dhamaan safaradii ay ku tagi jiren dalalka dibada. Go’aankan...

Wasaaradda Duulista Oo Sheegtay Inay Mamnuucday Soo Dhawaynihii Madaarka Cigaal

Published on Apr 28 2016 // Warar
Wasaaradda Duulista Oo Sheegtay Inay Mamnuucday  Soo Dhawaynihii Madaarka Cigaal
Hargeysa( Geeka ) Masuuliyiinta Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ayaa maanta shir jaraa’id oo ay si wada jir ah ugu qabteen Madaarka Cigaal International Airport ku sheegay in ay gabi ahaanba joojiyeen  Soodhaweynihii lagu qaban jiray gudaha Madaarkaasi, Masuuliyiinta waxa kale...

Action Aid Iyo Wasaaradda Beeraha Oo Kormeeray Deegaano Action Aid Mashaariic Biyood Ka Fulisay

Published on Apr 28 2016 // Warar
Action Aid Iyo Wasaaradda Beeraha Oo Kormeeray Deegaano Action Aid Mashaariic Biyood Ka Fulisay
Gabiley(Geeska)-Hay’adda Action Aid iyo Wasaaradda Beeraha ayaa si wada jira Shalay  kormeer indho-indhayn ah ku tagtay tuulooyin ay ka hirgalisay Action Aid mashaariic ku saabsan biyo qabatino, kuwaas oo kala ah Tuulada  Ijaara, Boqorka iyo Alleybaday  ee Gobolka Gabiley. Mashaariicdan...

Dharaaro Xusuustood Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 46aad

Published on Apr 28 2016 // Warar
Dharaaro Xusuustood Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 46aad
Dharaarahan Sheekadu…, Berberaay miiskiin koriyaay, wallee Berbera laga maqnaan waa!! Sannadihii lixdamaadkii ee ay dawladihii rayidka ahaa ay ka talinaysay Jamhuuriyaddii Somaaliyeed, intaan askartu afgembiga samayn, ayaa la sheegay in macdanta Uranium (Yuraaniyam) laga helay meel la yidhaahdo...

Go’aamo Ka Soo Baxay Ururka Saxaafadda Ee SOLJA

Published on Apr 28 2016 // Warar
Go’aamo Ka Soo Baxay  Ururka Saxaafadda Ee SOLJA
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha ururka saxaafadda Somaliland ee SOLJA Md. Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa soo saaray go’aamo ka soo baxay kulan ay yeesheen hoggaanka SOLJA. Warsaxaafadeed uu guddoomiyaha saxaafadda Somaliland soo saaray ayaa u dhignaa sidan “Hogaanka sare ee Ururka Suxufiyiinta...

Abaartii Aynu Ogeyn, Eedaadkii Ka Danbeeyay Iyo Biyahaa Baylahda Ah Hibo Ciise Maxamed (basbaaso)

Published on Apr 28 2016 // Maqaalo
Abaartii Aynu Ogeyn, Eedaadkii Ka Danbeeyay Iyo Biyahaa Baylahda Ah Hibo Ciise Maxamed (basbaaso)
Abaartu waa masiibo dabiiciya Illahey ayaana inooga gargaari kara, waa imtixaanada aduunka lays mariyo ee Ilma Aadan lagu eegayo mid kamid ah kaligeed maaha ee waxey wadataa oo hoos yimaada masiibooyin kale sida gaajo, haraad, kuleyl iyo mararka qaar cuduro.  Mudooyin dhawaana waatii abaaro ba,ani...

Silsiladdii Xaydha Qalinkii: Shaafici Qaasim Nuur

Published on Apr 28 2016 // Maqaalo
Silsiladdii Xaydha Qalinkii: Shaafici Qaasim Nuur
Soomaalidu waa ummad suugaanta quudata, gabayga iyo gabyaaguna waxay noloshooda kaga jireen meel sare. Raggii ay Soomaalidii hore qaddarin jirteyna waxa ka mid ahaa wadaadka diinta yaqaan, gabyaaga aftahanka ah iyo isinka ama hoggaanka dhaqanka. Waa ummad odhaaheed oo waxay fac-ka-fac isu soo gudbinayeen...

Cibaarooyinka Mucjisda Ah Ee Ku Duugan Dabeecadda Iyo Hab-Dhaqanka Shimbirta Tukaha Loo Yaqaanno

Published on Apr 28 2016 // Googooska Geeska
Cibaarooyinka Mucjisda Ah Ee Ku Duugan Dabeecadda Iyo Hab-Dhaqanka Shimbirta Tukaha Loo Yaqaanno
Hargeysa (Geeska)- Tukuhu waxa uu ka mid yahay shimbiraha aanay dhaqan ahaan Soomaalidu ammaanin, waxa aana ku haaraamaan qiso ay ku sheegaan in Nebigeennii Muxammed (SCW) uu ka daba waaqleeyey markii uu Makah ka soo haajirayey xilli uu dhuumasho ku jiro oo cadawgii ku raad joogaan isaga iyo saaxiibkii...

Sinjibiisha – Khasnad Caafimaad Oo La’ Moogan Yahay: Waxaa Lagu Daweeyaa Macaanka, Caloosha Iyo Wadnaha

Published on Apr 27 2016 // Googooska Geeska
Qaahira (Geeska)- Sinjibiishu waxa ya ka mid tahay dhirta dhaqan ahaan iyo cilmi ahaanba la isla qirsan yahay in dawo ahaan loo isticmaali karo, taariikh ahaanna muddo dheer ayaa uu aadamuhu geedka Sinjibiisha u isticmaalayey dawo ay kula tacaalaan xanuunno badan. Dhinaca kalana cilmiga casriga ahi waxa...

Adeegga Internet Ka Ee Wifi Waxa Uu Sababi Karaa In Hooyadu Ay Dhiciso, In Uur Qaadistu Dib Dhacdo Iyo Khataro Kale Oo Caafimaad Darro

Published on Apr 27 2016 // Googooska Geeska
Adeegga Internet Ka Ee Wifi Waxa Uu Sababi  Karaa In Hooyadu Ay Dhiciso, In Uur Qaadistu  Dib Dhacdo Iyo Khataro Kale Oo Caafimaad Darro
Washington (Geeska)- Adeegga WiFi oo ah mawjado hawada isaga gudbaya iyaga oo aan xadhi marin oo sida internet, waa adeegga loogu isticmaalka badan yahay guud ahaan dunida oo dhan, qof kasta oo soo gala gego diyaaradeed, hudheel weyn, xafiis iyo xitaa guri waxa uu maanta raadiyaa in uu yaallo adeegga...

Sababta Uu John Kerry Kulan Ka Dhacayey Qaramada Midoobey Ugu Soo Qaatay Inanta Uu Awoowga U Yahay

Published on Apr 27 2016 // Googooska Geeska
Sababta Uu John Kerry Kulan Ka Dhacayey Qaramada Midoobey Ugu Soo Qaatay Inanta Uu Awoowga U Yahay
New York (Geeska)- Dhacdo aan loo baran ayaa ay noqotay markii Jimcihii ina dhaafay xarunta guud ee qaramada Midoobey lagu arkay wasiirka arrimaha dibadda ee Maraykanka John Kerry oo xambaarsan inan yar oo uu awood u yahay, xilli uu ka qayb galayey kulan ay 175 dawladood ku saxeexayeen heshiiskii Paris...

“Madaxweyne Weynu Aragnaa Somaliland Halka Ay Marayso Intii Ay Socdeen Wada Hadaladu, Ee Magaca Iyo Sharafta Somaliland Ilaali Inta Xilka Kaaga Dhiman”

Published on Apr 27 2016 // Warar
“Madaxweyne Weynu Aragnaa Somaliland Halka Ay Marayso Intii Ay Socdeen Wada Hadaladu, Ee Magaca Iyo Sharafta Somaliland Ilaali Inta Xilka Kaaga Dhiman”
Hargeysa (Geeska)-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa khalad ku tilmaamay in Xukuumaddu dib u soo celiso wada hadalada Somaliland iyo Somaliyada iyada oo aan lala tashan Golayaasha iyo Xisbiyada Qaranka. Cabdi Haybe oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska...

Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inaan Wakhtigan Loo Baahnayn Furitaanka Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya

Published on Apr 27 2016 // Warar
Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inaan Wakhtigan Loo Baahnayn Furitaanka Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
Hargeysa(Geeska):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku taliyay inaan la bilaabin wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, maadaama oo uu Madaxweynaha Somaliya galayo doorasho sannadkan, waxaanu dawladda Somaliland kula taliyay inaan si fudud loo isticmaalin, siyaasad...

KULMIYE Oo Ka Hadlay Kulan Kenya Ku Dhex Maray Wefti Uu Muuse Biixi Horkacayo Iyo Safiiro Reer Yurub Ah

Published on Apr 27 2016 // Warar
KULMIYE Oo Ka Hadlay Kulan Kenya Ku Dhex Maray Wefti Uu Muuse Biixi Horkacayo Iyo Safiiro Reer Yurub Ah
Hargeysa(Geeska)-Afhayeenka xisbiga KULMIYE Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) ayaa ka hadlay kulan shalay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya ku dhex maray wefti wasiiro ah oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha iyo murashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE iyo xubno ka tirsan safiirada beesha caalamka ee taageera...

Badhasaabka Sool Oo Sheegay In Gobalkaas Uu Horumar Baaxad Lihi Ka Bilaabmay

Published on Apr 27 2016 // Warar
Badhasaabka Sool Oo Sheegay In Gobalkaas Uu Horumar Baaxad Lihi Ka Bilaabmay
Hargeysa (Geeska)-Badhasaabka Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine), ayaa wuxuu ka xog waramay xaalada guud ee Gobolka Sool, waxaanu sheegay in horumar balaadhani ka socdo Gobolkaasi, waxa kale oo wuu ka hadlay xaalada Buuhoodle, waxaanu sheegay inuu fidno iyo amaan daro Cali Khaliif Galaydh...

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Wefti Ka Socda Shirkada RAK-Gas

Published on Apr 27 2016 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Wefti Ka Socda Shirkada RAK-Gas
Hargeysa(Geeska)-Madaxtooyada Somaliland, ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay kulan uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo shalay la yeeshay wefti ka socda shirkadda shidaalka ee RAK-Gas. Afhayeenka Madaxtooyada Mr. Shamax, ayaa wuxuu warsaxaafadeedka ku yidhi sidan “Madaxwaynaha  Jamhuuriyadda...

Ku Cibro Qaado Sheekh Maxamed X. Maxamuud Xiiray

Published on Apr 27 2016 // Maqaalo
Waxa uu Rasuulku(SCW) inagu yidhi  xadiis sanadkiisu diciif yahay “Muuminku waa fariid digtoon” waxa uu Rasuulku xadiis saxiixa oo uu soo saaray Imaam Bukhaari ku yidhi/sida uu wariyay Abu-Hurayra (IRHN) “Muuminka god laba jeer lagama wada qaniino” waxa uu yidhi imaamka Ibnu...

AQOONTA SOOMAALIYEED: tayo iyo taran Maxamed X. Raabbi

Published on Apr 27 2016 // Maqaalo
Sanadkii 1978kii ayaa Aqoonyahanno Afrikaan ihi  Maraykanka ku aasaasay ‘ Ururka Aqoonta Afrika’ (African Studies Association, ASA). Aqoonyahanno Soomaaliyeed ayaa ka mid noqday ururkaas.  Shir ay xilligaas gooni u yeesheen Soomaalidu ayaa, iyagu na, aasaasay Ururka Adduunka ee...

Dilalka Kuwa DAACISH U Ekaa Ee Dalka Maraykan Ka Dhacay Balse Aan Laga Warramin Waxa soo ururiyey Kamaal A. Cali

Published on Apr 26 2016 // Warar
Dilalka Kuwa DAACISH U  Ekaa Ee Dalka Maraykan Ka  Dhacay Balse Aan Laga Warramin Waxa soo ururiyey Kamaal A. Cali
Washington (Geeska)- Warbaahinta maanta marka laga maqlo cid si ka baxsan bani’aadamnimada loo dilay waxa ugu horreeya ee qofku xasuustaa waa ururrada lala xidhiidhiyo Islaamka ee lagu magacaabo xag-jirka, gaar ahaan ururka DAACISH oo si weyn loogu xasuusto duuliyihii u dhashay dalka Urdun Mucaad...

Dadka Toddobaadkii Shaqeeya Ugu Badnaan 40 Saac Ayaa Ka Waxtar Badan, Kana Caafimaad Badan Maskax Ahaan Iyo Jidh Ahaan, Kuwa Shaqeeya 55 Saac

Published on Apr 26 2016 // Googooska Geeska
Dadka Toddobaadkii Shaqeeya Ugu Badnaan 40 Saac Ayaa Ka Waxtar Badan, Kana Caafimaad Badan Maskax Ahaan Iyo Jidh Ahaan, Kuwa Shaqeeya 55 Saac
Tokyo (Geeska)- Cilmibaadhis dhaqaale ayaa daahfurtay in ay habboon tahay saacadaha shaqada in lagu saleeyo da’da iyo xaaladda caafimaad ee qofka, oo aan qasab laga dhigin in saacado isku mid ah la shaqeeyo xitaa haddii goob keliya laga wada hawlgalo. Daraasaddu waxa ay iftiimisay in baadhis la...

Geeska Afrika: Dhalinyarooy Tahriibku Waa Masiibo, Ee Iska Jira

Published on Apr 26 2016 // Warar
Geeska Afrika:  Dhalinyarooy Tahriibku Waa Masiibo, Ee Iska Jira
Ku dhawaad laba todobaad ka hor waxaa degtay dooni siday tahribayaal afrikaan ah oo u badnaa Soomaali, taas oo ka amba baxday dalka Masar kuna sii jeeday dalka Talyaaniga.ku dhawaad  40 qof oo isugu jira Soomaali iyo dadyaw kale ayaa ka samata baxay doonta degtay halka intii kale  aan la ogayn...