Codadkii Ay Ku Guulaysatay Doorashada Baarlamanka Ayaa Lagala Noqday Kadib Markii Ay Nin Gacan Qaadday

Published on Mar 31 2016 // Googooska Geeska
Codadkii Ay Ku Guulaysatay Doorashada Baarlamanka Ayaa Lagala Noqday Kadib Markii Ay Nin Gacan  Qaadday
Tehran (Geeska)- Gudoomiiyaha Guddida doorashooyinka qaranka ee dalka Iiraan ayaa ku dhawaaqay in la tuuray codadkii doorashada ee ay heshay murashaxada xisbiga qunyar socodka dalkaas ka socotay ee ku guulaysatay doorashooyinkii dhowaan dhacay ee golaha Baarlamanka dalka Iiraan. Xildhibaanaddan 30 jirka...

Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida Caan Ka Ah: 2 Boqoradood, Caashaqii Fannaaniita Iyo Qasriga Tumashada

Published on Mar 31 2016 // Googooska Geeska
Naasili oo waayoarag ku ah xeeladaha khiyaamadu durbadiiba waa ay fahantay ceebaha saygeedan cusub, laakiin maanta maadaama oo aanu isagu mansabii Axmed Fu’aad ee boqornimada joogin iyadu sidii hore waa ay ka miciyo fiiqnayd. Waxa aana ay biloway in gabadha ay ka hinaasto ee qasriga ama haayadaha...

Afar Dabeecadood Oo Burburin Kara Dhismaha Qoyska

Published on Mar 31 2016 // Googooska Geeska
Dhismaha qoysku waa seeska uu ka bilowdo dhismaha bulshadu, samaan iyo xumaan midkii galaana isaga oo sii weynaaday ayaa uu bulshada dhex tagaa oo mararka qaarkood uu noqdaa dhibaato bulsho oo xalkeedu adkaado. Qoyska dhimihiisu in uu waraao caqabado iyo xujooyin badan ayaa ka hor yimaadda, iskaashiga...

Nuxurka Warqad Uu Madaxweyne Siilaanyo Shalay U Qoray Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Published on Mar 31 2016 // Warar
Nuxurka Warqad Uu Madaxweyne Siilaanyo  Shalay U Qoray Guddiga Doorashooyinka Qaranka
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay warqad qoraal ah u gudbiyay guddiga doorashooyinka qaranka, taas oo uu kaga dalbaday inay hirgeliyeen dib u dhigista diiwaangelinta cod bixiyayaasha ee bisha ah. Sida ay Geeska Afrika u sheegeen ilo xogogaali, Madaxweyne...

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Cabdiraxmaan-Cirro Oo Xalay Kulan Yeeshay

Published on Mar 31 2016 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Iyo  Cabdiraxmaan-Cirro Oo Xalay Kulan Yeeshay
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay kulan madaxtooyada kula yeeshay guddoomiyaha golaha wakiilada ahna hoggaamiyaha mucaaradka Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Kulankaas oo aanay wax war ahi ka soo bixin, ayaa la sheegay inuu Madaxweyne Silaanyo dalbaday,...

Doorka Ay Tiknoolajiyada Casriga Ahi Ku Leedahay Qishka Imtixaanaadka Heer Qaran Ee Somaliland W/Q: Maxamuud Daahir Cumar

Published on Mar 31 2016 // Maqaalo
Doorka Ay Tiknoolajiyada  Casriga Ahi Ku Leedahay  Qishka Imtixaanaadka Heer Qaran Ee Somaliland W/Q: Maxamuud Daahir Cumar
Ardayda Somaliland ee inta badan qisha imtixaanaadka heer qaran ee laga qaado ayaa imika dhisa habab cusub oo ay ku qishaan imtixaanka si ay u helaan darajo sare. Tiknoolajiadaya ayaa door weyn ka ciyaarta  qishka ka dhaca goobaha imtixaanaadka ee heerarka dugsiga sare galaaska afraad iyo dugsiga...

Amnesty International Oo Ka Hadashay Xadhiga Saado Oo Laga Soo Xidhay Berbera

Published on Mar 31 2016 // Warar
Amnesty International Oo  Ka Hadashay Xadhiga Saado  Oo Laga Soo Xidhay Berbera
Hargeysa(Geeska)-Hay’adda Xuquuqal insaanka ee Amnesty International, ayaa si adag u cambaaraysay xadhiga haweenayda Saado Jaamac Aadan, iyadoo dawladda Somaliland ku eedaysay in haweenaydaas oo shacab ah la saarayo maxkamad ciidan. War-murtiyeed ay Amnesty oo saartay waxay ku sheegtay in Saado...

Shaqaale Turki Ah Oo Lagu Dilay Muqdisho

Published on Mar 31 2016 // Warar
Shaqaale Turki Ah  Oo Lagu Dilay Muqdisho
Muqdisho(Geeska/W.Wararka)-Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya, ayaa sheegaya in shaqaale Turki ah shalay galab la dilay. Idaacadda dawladda Somaliya ayaa xalay fiidkii baahisay in laba qof oo ka tirsanaa shaqaalaha Turkiga ee ka hawlgala Cisbitaalka Deefa ee Muqdisho la dilay, ka...

Baadiri Nebi Sheegtay Oo Baastoolad Ciyaal Ku Qarxiyey Kongareeska Maraykanka

Published on Mar 31 2016 // Warar
Baadiri Nebi Sheegtay Oo Baastoolad Ciyaal Ku Qarxiyey  Kongareeska Maraykanka
Washington (Geeska)- Gelinkii hore ee Isniintii toddobaadkan ayaa mar keliya lagu war helay dhawaq rasaas ka baxaya gudaha xerada uu ku jiro golaha odayaasha Maraykanka ee Kongareeska loo yaqaanno, in kasta oo labada gole ee odayaasha iyo wakiilladu ay fasax ku jireen, dadka saacaddan joogayna ay tiro...

Safiirka Somaliland Ee Djibouti Oo Sameeyay Horumar Hor Leh

Published on Mar 31 2016 // Warar
Safiirka Somaliland Ee Djibouti  Oo Sameeyay Horumar Hor Leh
Jabuuti(Geeska)-Safiirka dalka Somaliland u fadhiya dalka jabuuti, danjire Maxamed Warsame ayaa wax wayn ka qabtay shaqada Safiirnimo ee loo magacaabay. Safiirku wuxuu ka shaqeeyay siduu u horumarin lahaa xafiiska loo magacaabay waxaanu isla markiiba muujiyay is badel balaadhan oo dhan kasta ah. Dadka...

Masar Oo Ka Codsaday Qubrus In Loo Soo Gacan Geliyo Afduubihii Diyaaradda Egypt Air

Published on Mar 31 2016 // Warar
Masar Oo Ka Codsaday Qubrus In Loo Soo Gacan Geliyo Afduubihii Diyaaradda Egypt Air
Telefishinka Dowladda Masar ayaa shalay  shaaciyey inay Masar dalbatay in lagu soo wareejiyo Afduubahaasi oo ku eedeysan inuu afduubay Diyaarad Rakaab iyo inuu Diyaaradda u weeciyey inay ku degato Jesiiradda Qubrus. Afduubaha oo lagu magacaabo Sayful-diin Mustafa oo 59-jir ah ayaa Salaasdii isku...

Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida Caan Ka Ah: 2 Boqoradood, Caashaqii Fannaaniita Iyo Qasriga Tumashada

Published on Mar 30 2016 // Googooska Geeska
Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida Caan Ka Ah: 2 Boqoradood, Caashaqii Fannaaniita Iyo Qasriga Tumashada
 Maanta qormadeennan ‘Dhinaca qarsoon ee nolosha madax dunida caan ka ah’ Waxa aynu ku eegaynaa laba boqoradood oo warkoodu dunida oo dhan ku faafay; midkood waxa ay taariikhda ku gashay, dhaqan xumo, maangaabnimo iyo dhacdhac aan xuduud iyo xakame lahayn, ta’ labaadna waxa ay...

Saacadda Qishka Imtixaannada Oo Dhibaato Ku Haysa Dugsiyda Dalka Ingiriiska Iyo Cabashada Macallimiinta

Published on Mar 30 2016 // Googooska Geeska
Saacadda Qishka Imtixaannada Oo Dhibaato Ku Haysa Dugsiyda Dalka Ingiriiska Iyo Cabashada Macallimiinta
London (Geeska)- Barayaal Ingiriis ah ayaa cabasho weyn ka muujiyey saacado si fudud looga iibsan karo suuqa Internet ka oo ardaydu ay u isticmaali karaan qishka Imtixaannada. Saacaddani waxa ay awood u leedahay in lagu kaydiyo macluumaad aad u tiro badan iyo qoraallo dhaadheer, taas oo ardayga u fududaynaysa...

“Jamaal Iyo Faysal, Waxa Aan Farayaa Dardaaran Odaynimo, Talo Guurtinimo Iyo Waano Waayeelnimo”

Published on Mar 30 2016 // Warar
“Jamaal Iyo Faysal, Waxa Aan Farayaa Dardaaran Odaynimo, Talo Guurtinimo Iyo Waano Waayeelnimo”
Hargeysa (Geeska)-Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ahna oday ruug cadaa nabadeed ah oo ay Somaliland leedahay,  ayaa dardaraan iyo talo u soo jeediyey Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigaas...

“Waxa Xadhig Qalooca Nagu Noqday, Iyadoo Madaxweynuhu Saddex Sanno Nagu Lahaa Musharax Baan Ahay “

Published on Mar 30 2016 // Warar
“Waxa Xadhig Qalooca Nagu  Noqday, Iyadoo Madaxweynuhu Saddex  Sanno Nagu Lahaa Musharax Baan Ahay “
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii hore ee cadaaladda Xuseen Axmed Caydiid, haddana ka tirsan siyaasiyiinta isbahaysiga, ayaa muujiyay in Madaxweyne Siilaanyo kaga baxay balan ay isku ogaayeen oo ahayd inuu yahay murashax islamarkaana aanu murashaxa KULMIYE ee wakhtigan Muuse Biixi Cabdi uga tanaasulayn kalkiisa...

Nin U Hilloobay Aragtida Xaaskiisii Hore Oo Shalay Diyaarad Ka Afduubay Masar

Published on Mar 30 2016 // Warar
Nin U Hilloobay Aragtida Xaaskiisii Hore Oo Shalay Diyaarad Ka Afduubay Masar
Qaahira (Geeska)- Shalay gelinkii hore waqtiga Bariga Afrika waxaa warbaahinta dunida oo dhan si xoog ah u soo galay warka naxdinta lahaa ee afduubka diyaarad laga leeyahay dalka Masar, oo la sheegay in nin xidhan suun qarxayaa uu ku qasbay in ay fadhiisato dalka Qubrus. Haddaba Geeska Afrika oo saacadihii...

Salaadiintii U Xidhnayd Xiisada Waqooyiga Hargeysa Oo Dacwadoodu Beri Bilaabmayso

Published on Mar 30 2016 // Warar
Salaadiintii U Xidhnayd  Xiisada Waqooyiga Hargeysa Oo Dacwadoodu Beri Bilaabmayso
Hargeysa(Geeska)-Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa khamiista beri bilaabaysa dhagaysiga dacwadda lagu soo oogay Salaadiin, cuqaal iyo dhallinyaro kale oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen weerarkii bishii hore lagu qaaday goobta diiwaangelinta ee waqooyiga Hargeysa. Dadkan oo ka kooban 16 ruux, kuna xidhan...

Wefti KULMIYE Ah Iyo Wasiirro Socdaal La Xidhiidha Qiimaynta Abaarta Ku Tagay Degaamo Ka Tirsan Gobolka Saaxil

Published on Mar 30 2016 // Warar
Wefti KULMIYE Ah Iyo Wasiirro  Socdaal La Xidhiidha Qiimaynta Abaarta  Ku Tagay Degaamo Ka Tirsan Gobolka Saaxil
Hargeysa(Geeska )-Wefti ballaadhan oo ka kooban hoggaanka sare ee xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda, ayaa socdaal la xidhiidha qiimaynta xaaladda abaarta ka taagan dalka iyo habsami-u-socodka diiwaangelinta gunnaanadka ku dhaw ku tagay degaamo ka tirsan Gobolka Saaxil...

Siyaasi Khadar Budle Oo Gudoomiyayaasha Kulmiye Iyo Ucid Ku Eedeeyey Joojinta Diwaan Gelinta

Published on Mar 30 2016 // Warar
Siyaasi Khadar Budle Oo Gudoomiyayaasha Kulmiye Iyo Ucid  Ku Eedeeyey Joojinta Diwaan Gelinta
Hargeysa(Geeska):-Siyaasi Khadar Cismaan Cilmi(Khadar Budle)  oo ka mid ah dhalinyarada siyaasiyiinta ah ee dalka ayaa ka hadlay go,aanka dib loogu dhigay diwaan gelinta codbixiyayaasha somaliland. Khadar Budle shalay shir jaraa,id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu dhaliil xoogan u jeediyey...

Qoyska Reer Garaad Boon oo difaacay Saldanada Suldaan Xasan

Published on Mar 30 2016 // Warar
Qoyska Reer Garaad Boon oo difaacay Saldanada Suldaan Xasan
Hargeysa(Geeska)-Axmed Jaanbiir Suldaan oo ka soo jeeda  Qoyska leh  Saldanada Subeer Awal oo la aas aasay 1770-kii, wakhtigaas oo lagu Caleemo saaray Garaadkii ugu horeeyey magaalo xeebeeda Berbera, ayaa markii u horaysay ka hadlay dhacdadii dhawaan ka dhacay magaalada Hargeysa ee lagu caleemo...

Qaylo-dhaan Uu Mulkiillaha Balli-biyood ay reer Wajaalle Kasoo Saareen Hawl-gal Guddoomiyaha Degmadu Ku Aasay Balligaas

Published on Mar 30 2016 // Warar
Wajaale (Geeska )- Muwaadin Abokor Axmed Xuseen Kooshin oo ah mulkiillaha mid ka mid ah balli-biyoodyada bulshadu ka cabto ee ku yaalla degmada Tog-wajaale ee gobolka Gabiley ayaa mar kale qaylo-dhaan ka muujiyey hawl-gal uu maamulka degmada Wajaalle ku aasay balli-biyoodkaasi, kaasi oo sabab looga dhigay...

Maansada Qaylo-dhaan iyo Abwaan Laab-saalax

Published on Mar 30 2016 // Warar
Maansada Qaylo-dhaan iyo Abwaan Laab-saalax
Maansadan magaceeda waxa la yidhaahdaa Qaylo-Dhaan, waana maanso si xeel dheer uga hadlaysa xaaladda abaareed ee dalka ka jirta iyo sida ay tahay in la isu gurmado. Maansadan waxa tiriyay Abwaan Xasan Dhuxul (Laab-saalax), waxaanu yidhi Dorraad ruuxii Dhulka doog iyo Duunyo fooftiyo Ku ogaa dalag Dadku...

Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida Caan Ka Ah: John Kennedy- Jacaylkii Siyaasadda Iyo Khiyaamadii Dumaashiyada

Published on Mar 29 2016 // Googooska Geeska
Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida Caan Ka Ah: John Kennedy- Jacaylkii Siyaasadda Iyo Khiyaamadii Dumaashiyada
Buuggan ay Daily Mail soo akhriday oo aan weli si rasmi ah u soo gelin suuqyada iibka kutubta ayaa sidoo kale si faahfaahsan uga sheekaynaya xidhiidhada jacayl ee ay Jacqueline la’ lahayd labadeeda dumaashi, iyada oo weliba ay mararka qaarkood ahaayeen xidhiidho ay xitaa si cad u dareemeen ilaalada...

Boqolkiiba 15 Dadka Dunida Waxaa Qabta Madax Xanuun Dhan-Jaf Ah, Laakiin Ma’ Oga 6 Cunto Oo Keena

Published on Mar 29 2016 // Googooska Geeska
Abu-Dhabi (Geeska)- Boqolkiiba 15 ka mid ah dadka dunida maanta ku nool ayaa si joogto ah uga cawda madax xanuun ah nooca loo yaqaanno dhan-jafka oo ah in madaxa qayb ka mid ahi ay si daran u xanuunto. nasiib darraduna waxa ay tahay in dadkani aanay garanayn sababta runta ah ee ku keenta dhibaatada....

Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida Caan Ka Ah: John Kennedy- Jacaylkii Siyaasadda Iyo Khiyaamadii Dumaashiyada

Published on Mar 29 2016 // Googooska Geeska
In kasta oo Jacqueline bilowgii hore aad loogu ammaanay dulqaadkii ay ugu samirtay saygeeda tumashada badnaa, inta badanna laga soo sheegayey wararka xidhiidhada dumar ah, haddana waxa uun jiray dad aaminsan in Jacqueline aanay jeclayn ama ugu yaraan jacayl tusin John Kennedy, isla markaana marar door...

Dhalinyarada, Aqoonyahanka Iyo Wax garadka Degmada A.Dhagax iyo G.HAWD Hakinta Diiwaan Galinta Waa Cadaalad Daro

Published on Mar 29 2016 // Maqaalo
Dhalinyarada, Aqoonyahanka Iyo Wax garadka Degmada A.Dhagax iyo G.HAWD Hakinta  Diiwaan Galinta Waa Cadaalad Daro
Diiwaangelinta codbixiyeyaasha waxay dalka ka bilaabantay 16/1/2016. Bilawgii diiwangelintana xaaladda abaartu way ka jirtey gobollada dalka oo dhan. Bulshada Gobolka Togdheer waxay soo jeediyeen baaqyo kala duwan oo ay ku codsadeen in dib loo dhigo bilawga diiwangelinta, hase yeeshee waxa la go’aamiyey...

Abwaan Basbaas Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa Cisbitaalak Hargeysa

Published on Mar 29 2016 // Warar
Abwaan Basbaas Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa Cisbitaalak Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Waxa cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa xanuun u jiifa  abwaanka caanka ah ee Ismaaciil Cabdi Ibraahim (Basbaas), oo ka mid ah abwaanada magac ku leh guud ahaan fanka Soomaalida. Abwaan Basbaas, sida ay qoyskiisu Geeska Afrika u xaqiijiyeen waxa cisbitaalka la dhigay habeen...

Wada Hadaladii Xisbiga Waddani Iyo Siyaasiyiinta Isbahaysiga Oo Shalay Si Rasmi Ah U Bilaabmay

Published on Mar 29 2016 // Warar
Wada Hadaladii Xisbiga Waddani Iyo Siyaasiyiinta Isbahaysiga Oo Shalay Si Rasmi Ah U Bilaabmay
Hargeysa(Geeska)-Waxa shalay magaalada Hargeysa si rasmi ah uga bilaabmay wada hadalada u dhexeeya xisbiga mucaaradka ah ee Waddani iyo siyaasiyiinta ku bahoobay isbahaysiga dimuqradiyad doonka xisbiga KULMIYE. Wada hadalkan bilaabmay oo aan laga soo saarin wax war ah, ayaa sida ay ilo xogogaali u sheegeen...

Cirro Oo Ka Hadlay Dib U Dhigista Diiwaangelinta Madaxweyne Siilaanyana Xasuusiyay Doodihii Laga Diiday Gobalada Awdal, Gabiley, Hawd & Saaxil

Published on Mar 29 2016 // Warar
Cirro Oo Ka Hadlay Dib U Dhigista Diiwaangelinta Madaxweyne Siilaanyana Xasuusiyay Doodihii Laga Diiday Gobalada Awdal, Gabiley, Hawd & Saaxil
Hargeysa(Geeska)-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dhambaal uu hawada u mariyay Madaxweyne Siilaanyo, wuxuu ku sheegay inaanu xisbiga Waddani marna qayb ka noqonayn qorshe iyo soo jeedin kasta oo lagu hakinayo diiwaangelinta cod bixiyayaasha oo uu...

Dr. Sacad Oo Magacaabay Wakiil Sharafeedka Somaliland Ee EU

Published on Mar 29 2016 // Warar
Dr. Sacad Oo Magacaabay Wakiil Sharafeedka Somaliland Ee EU
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa wakiil sharafeedka Midowga Yurub ee Somaliland u magacaabay Mr. Mikael Torstensson oo ah nin u dhashay dalka Sweden, una dooda qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland. Dr. Sacad, ayaa sheegay in Mr. Mikael, uu Somaliland wakiil...

Nuxurka Kulankii Dib Loogu Dhigay Diiwaangelinta Ee Madaxtooyada Ka Qabsoomay

Published on Mar 29 2016 // Warar
Nuxurka Kulankii Dib Loogu Dhigay Diiwaangelinta Ee Madaxtooyada Ka Qabsoomay
Hargeysa(Geeska)-Madaxtooyada Somaliland ayaa kulan shalay lagaga tashaday in dib loo dhigo diiwaangelinta muddo bil ah, abaaraha jira darteed, waxay ka soo saartay qoraal. Kulankaas oo ay ka qayb galeen Madaxweynaha, shirguddoonada labada gole, xisbiyada qaranka iyo masuuliyiin kale, waxa hadal ka...

Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Hadlay Khilaafka UCID, Saldanada Subeeriyada

Published on Mar 29 2016 // Warar
Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Hadlay Khilaafka UCID, Saldanada Subeeriyada
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, isla markaana ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani,ayaa ka hadlay khilaafka  soo  kala dhexgalay Hogaanka Xisbiga Mucaaradka ee UCID, gaar ahaan Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen, waxaanu...