Somaliland Beelaha Gabooye Iyo Ka Qaybgalka Doorka DOORASHOOYINKA. Macquul Ma Tahay Umad Bilaa Deegaana In Ay Doorasho Ku Soo Baxdo? W/Q: Jamal mohamoud cali yare

Published on Feb 28 2016 // Maqaalo
Bismilaahi raxmaani raxiim mahad oo dhan allah ayyaa ay u sugnaatay marka xiga waxaan jeclahay in aan waxyar iftiimiyo fikir ahaantay iyo sida ay tahay waayahay ku gedaaman dadka laga tiro badan yahay ama gobooye waxaa xusin mudan intii ay Somaliland jirtay in ay mar xalado ka la duwan ay soo mareen...

Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida Caan Ka Ah (6): Xabiib Buu Raqiiba: Xidhiidh Jacayl Oo 18 Sano Qarsoodi Ahaa Iyo Abaal La’aantii Uu Ku Furay Afadii La Kifaaxday

Published on Feb 28 2016 // Googooska Geeska
Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida Caan Ka Ah (6): Xabiib Buu Raqiiba: Xidhiidh Jacayl Oo 18 Sano Qarsoodi Ahaa Iyo Abaal La’aantii Uu Ku Furay Afadii La Kifaaxday
Hargeysa (Geeska)- Qoraaga reer Masar ee Sayid Cabdalqaadir ayaa buuggiisa “Zucamaa’ wa Cushaaq” oo uu kaga waramayo qisaska jacayl iyo guurka nolosha hoggaamiyeyaal iyo boqorro ka taliya ama soo maray dalalka Bariga dhexe waxa uu kaga hadlayaa dhowr qiso oo xiise gaar ah u yeeshay...

Maskaxdaadu Jimicsi Bay U Baahantahay Ee Subax Kasta Maskaxdaada Ku Firfircooni Geli Hal Xidhaale

Published on Feb 28 2016 // Googooska Geeska
Maskaxdaadu Jimicsi Bay U Baahantahay Ee Subax  Kasta Maskaxdaada Ku Firfircooni Geli Hal Xidhaale
London (Geeska)- Hal-xidhaalayaasha qaarkood, gaar ahaan kuwa sawirrada iyo muuqaalka la xidhiidhaa waxa ay qofka ku ridayaan niyad jab iyo cadho, kadib marka aad ku guuldarraysato in aad furfurto ama ka jawaabto hal-xidhaalahaas. Waxaa laga yaabaa dadka qaar in waqti badan ay ku qaataan eegista iyo...

Siyaasi Cabdi Haybe Oo Kaaf Iyo Kala Dheeri Ku Sifeeyay Hoggaamintii Madaxweyne Rayaale iyo Hoggaaminta Madaxweyne Axmed Siilaanyo

Published on Feb 28 2016 // Warar
Siyaasi Cabdi Haybe Oo Kaaf Iyo Kala Dheeri  Ku Sifeeyay Hoggaamintii Madaxweyne Rayaale  iyo Hoggaaminta Madaxweyne Axmed Siilaanyo
Hargeysa (Geeska)-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaalena Wasiir ka ahaa,aasaasayaashii Xisbiga taladda dalka ee Kulmiyena ka mid ahaa ayaa sheegay inay Xukuumaddani ka aradantay nidaamkii dawladnimo, waxaanu tilmaamay...

Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Oo Si Dayacaad Ah Duleedka Hargeysa Ugu Daadiyay Sharaab Wakhtigiisii Dhacay

Published on Feb 28 2016 // Warar
Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Oo Si Dayacaad Ah Duleedka Hargeysa Ugu Daadiyay Sharaab Wakhtigiisii Dhacay
Hargeysa(Geeska)-Qaar ka mid ah ganacsatada Somaliland ee dibadda ka soo dejisa sharaabka la cabo ee qasacadaysan ayaa duleedka bari ee magaalada Hargeysa ku daadiyay sharaab wakhtigiisu dhacay oo aad u tiro badan. Ganacsatadan ayaa sharaabka ku daadiyay duleedka xabaalaha Naasahablood, iyagoo si dayacan...

Madaxweyne Robert Mugabe: Wuxuu Baarka Ka Jaray 95 Jir

Published on Feb 28 2016 // Warar
Madaxweyne Robert Mugabe: Wuxuu Baarka Ka Jaray 95 Jir
Harare(Geeska/W.Wararka)-Hoggaamiyaha wadanka Zimbabwe Robert Mugabe, ayaa u dabaal degay sannad guurada 95aad ee ka soo wareegtay wakhtigii uu dhashay. Tobanaan kun oo qof ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayo sannadguurada 95-aad ee ka soo wareegatay markii uu dhashay madaxweynaha Zimbabwe, Rober...

Hoggaanka KULMIYE Oo La Kulmay Machad Caalami Ah

Published on Feb 28 2016 // Warar
Hoggaanka KULMIYE Oo La Kulmay Machad Caalami Ah
Hargeysa(Geeska)-Hoggaanka xisbiga KULMIYE, ayaa shalay magaalada Hargeysa kula kulmay xubno ka socday machadka lagu magacaabo EISA, oo ah xarun caalami ah. Warsaxaafadeed, ayuu xafiiska warbaahinta KULMIYE ka soo saaray kulankaas, waxaanu u dhignaa sidan “Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna Murrashaxa...

Maraykanka Oo Mamnuucay Badeecado Uga Yimaadda 74 Dal Oo Ku Shaqaysta Carruurta, Maxaabiista Iyo Addoonta

Published on Feb 28 2016 // Warar
Maraykanka Oo Mamnuucay Badeecado Uga Yimaadda 74 Dal Oo Ku Shaqaysta Carruurta, Maxaabiista Iyo Addoonta
Washington (Geeska)- Madaxweynaha dalka Maraykanka Barak Obama ayaa saxeexay sharci mamnuucaya in dalkiisa loo soo dhoofiyo wax-soo-saarka warshadaha ay ka shaqeeyaan dad la qasbay, addoon ama carruur. Tallaabadan oo lagu tilmaamay mawqif adag oo ay dowladda Maraykan ka taagan tahay shaqaalaha addoonta...

Hargeysa: Wiil Yar Oo Ka Waramay Qaabkii Loo Xaday Iyo Sidii Loo Galay

Published on Feb 28 2016 // Warar
Hargeysa: Wiil Yar  Oo Ka Waramay Qaabkii  Loo Xaday Iyo Sidii Loo Galay
Hargeysa (Geeska)-Iyadoo muddooyinkii ugu dambeeyey ay dalka ku soo kordhayeen carruurta yar yar ee la xado, ayaa Wiil aad u yar oo degan Xaafada Macalin Haruun ee Hargeysa, wuxuu telefishanka HCTV uga war bixiyey dhacdo aad u xun, isaga oo sheegay inay Rag qafaasheen, gaadhina ku qaateen, isla markaana...

Xoggo Laga Helay Qaabkii Ay U Dhaceen Qaraxyadii Habeen Hore Ee Muqdisho

Published on Feb 28 2016 // Warar
Xoggo Laga Helay Qaabkii Ay U Dhaceen Qaraxyadii Habeen Hore Ee Muqdisho
Muqdisho(Geeska/W.Wararka)-Faahfaahin ka soo abxaysa weerarki habeen hore dhacay magaalada Muqdisho ee Somaliya ee  lala beegsaday Hotel SYL ayaa sheegaysa in weerarku ahaa kii ugu khatarsanaa ee noociisa ah. Al-Shabaab ayaa si rasmi ah u sheegatay weerarka. Wararku waxay sheegayaan in qorshaha...

Talo: Bilicdana U Dan Ah, Bulshadana U Dan Ah W/Q: Saddaam Xuseen Carab

Published on Feb 28 2016 // Maqaalo
Talo:  Bilicdana  U Dan Ah, Bulshadana U Dan Ah W/Q: Saddaam Xuseen Carab
Hordhac Waa dhaqan aynu qaayibnay, in muddo kolkii la joogo ba la dumiyo dhismeyaasha cooshadaha meheradaha ah ee sharci darrada ku deggan hareeraha jidadka waaweyn ee magaalooyinka. Cagafta arxanka daran ee xaaqda buulasha iyo jiingadaha foosha xun, danyarta iyo dawladda hoose midna dan uma aha sababahan...

Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida Caan Ka Ah (5): Mubaarak: Macallinkii Ardaygiisa Walaashii Jeclaaday Iyo Carafaat Oo Turjumaankiisii Xil U Magacaabay, Caashaq Awgii

Published on Feb 27 2016 // Googooska Geeska
Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida Caan Ka Ah (5): Mubaarak: Macallinkii Ardaygiisa Walaashii Jeclaaday Iyo Carafaat Oo Turjumaankiisii Xil U Magacaabay, Caashaq Awgii
Hargeysa (Geeska)- Qormadan oo uu wargeyskan Geeska Afrika ilo kala duwan ka soo dheegtay waxa aynu si kooban ugu eegaynaa qisaska jacayl ee boqorro iyo hoggaamiyeyaal caalami ahi qirteen in ay soo mareen, gaar ahaan qisaskooda guurka ku dambeeyey. Si gaar ah, qaybahan dambe waxa aynu ku eegi doonnaa...

Hurdada Ka Badan 8 Saac Ama Ka Yar 6 Saac Waxa Ay Dishaa Xususta Iyo Awoodda Go’aan Qaadasho Ee Maskaxda, Waxa Aanay Kordhisaa Khatarta Faaligga

Published on Feb 27 2016 // Googooska Geeska
Hurdada Ka Badan 8 Saac Ama Ka Yar 6 Saac Waxa  Ay Dishaa Xususta Iyo Awoodda Go’aan Qaadasho   Ee Maskaxda, Waxa Aanay Kordhisaa Khatarta Faaligga
London (Geeska)- Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in hurdada 8 saac ka badan maalin kasta ay kordhiso khatarta ah in qofka uu ku dhaco Faalig. Cilmibaadhistan uu Geeska Afrika turjumay oo lagu baahiyey wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa xaqiijinaysa in hurdada u dhexeysa 7 illaa...

“Madaxweynuhu Inuu Tanaasulaa Waajib Bay Ahayd, Waxyaabo Badana Waxa Ay U Dhacayaan Madaxweynaha Oon Doorkiisii Si Buuxda U Ciyaari Karayn”

Published on Feb 27 2016 // Warar
“Madaxweynuhu Inuu Tanaasulaa Waajib Bay  Ahayd, Waxyaabo Badana Waxa Ay U Dhacayaan  Madaxweynaha Oon Doorkiisii Si Buuxda U Ciyaari Karayn”
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo iyo hogaaminta Madaxweyne Siilaanyo, waxaanu sheegay in tanaasulka Madaxweynuhu ay dan iyo waajib ahayd waxaanu tilmaamay in aanu Madaxweynuhu awoodi karaynin...

Magacyada Qaar Ka Mid Ah Dhaawaca Iyo Dhimashada Shilka Ka Dhacay Gabiley

Published on Feb 27 2016 // Warar
Magacyada Qaar Ka Mid Ah Dhaawaca  Iyo Dhimashada Shilka Ka Dhacay Gabiley
Hargeysa(Geeska)-Shan iyo toban (15) ruux ayaa ku geeriyooday, sagaal ruux oo kalena way ku dhaawacmeen, ka dib markii ay gelinkii dambe ee shalay isku dhaceen laba baabuur oo kala ahaa Noah Bus ah iyo gaadhi kale oo Landcruiser ahi, duleedka galbeed ee xarunta gobalka Gabiley ee Gabiley. Shilkaas ayaa...

Xildhibaan Reer Sool Ah Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeeddhay Xildh. Cali Gabiley

Published on Feb 27 2016 // Warar
Xildhibaan Reer Sool Ah Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeeddhay Xildh. Cali Gabiley
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Ismaaciil Saleban Yuusuf oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland, kana soo jeeda gobalka Sool, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay xildhibaan Cali Gabiley oo ay ka cadhoodeen bulshada reer Sool. Xildhibaan Ismaaciil, ayaa qoraal uu xalay Geeska Afrika soo gaadhsiiyay wuxuu...

Sheekh Aadan Oo Muranada Waqooyiga Hargeysa, Berbera Iyo Buuhoodle Ku Macneeyay Gogol-Xaadh Muddo Kordhined

Published on Feb 27 2016 // Warar
Sheekh Aadan Oo Muranada Waqooyiga Hargeysa, Berbera Iyo Buuhoodle Ku Macneeyay Gogol-Xaadh Muddo Kordhined
Hargeysa (Geeska) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Murannada ka taagan Deegaannada Waqooyiga Magaalada Hargeysa iyo Mushkiladda Siyaasadeed ee Muddada dheer ka jirta Deegaannada Buuhoodle, waxaanu Xukuumadda kula talinayey in la soo ururiyo Murannada Dalka ka taagan,...

Qarax xalay Ka Dhacay Hoteelka SYL Ee Muqdisho

Published on Feb 27 2016 // Warar
Qarax xalay Ka Dhacay Hoteelka SYL Ee Muqdisho
Muqdisho(Geeska/W.Wararka)-Qarax aad u culus ayaa xalay  ka dhacay banaanka hore ee Hotel SYL oo aan wax badan ka fogeyn xarunta Villa Somalia. Qaraxa kadib waxaa la maqley rasaas xoogleh oo dhacaysa. Muddo 40 daqiiqo ah kadib qaraxii kowaad ayaa mar kale la maqley qarax kale oo culus, kaas oo...

Guddiga Gurmadka Abaaraha Ee Gobalka Hawd Oo Deeq Gaadhsiiyay Dadka GobalkaasDeegaanadaa

Published on Feb 27 2016 // Warar
Guddiga Gurmadka Abaaraha Ee Gobalka Hawd Oo Deeq Gaadhsiiyay Dadka  GobalkaasDeegaanadaa
Hargeysa(Geeska)-Gudida Abaaraha Gobolka Hawd Ee Gurmad ayaa Deeq Raashin iyo Biyo ah Gaadhsiisay Deeqaanada hoos yimaada Gobolkaas.  Gudida Abaaraha Gobolka Hawd Ee Gurmad Oo Deeq Raashin iyo Biyo ah gaadhsiisay Deeqaanada hoos yimaada Gobolka , waxaanay deeqdaas oo ay iska soo ururiyeen dadka...

Ujeedada Wefti Ka Socda Dawladda Itoobiya Oo Shalay Hargeysa Soo Gaadhay

Published on Feb 27 2016 // Warar
Ujeedada Wefti Ka  Socda Dawladda Itoobiya Oo Shalay  Hargeysa Soo Gaadhay
Hargeysa(Geeska)-Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibadda Somaliland Cabdiraxmaan Abdeeq,  ayaa  shalay madaarka Hargeysa ee Cigaal ku soo dhaweeyay wefti ka socda dalka Itoobiya. Weftigan Itoobiya ayaa ka qayb geli doona  shir sanadle ah oo ay wada yeeshaan dawladaha Somaliland iyo...

Caqabadaha Ka Jira Jaamacadaha Somaliland W/Q: Maxamuud Daahir Cumar

Published on Feb 27 2016 // Maqaalo
Caqabadaha Ka  Jira Jaamacadaha Somaliland W/Q: Maxamuud Daahir Cumar
Tacliinata sare ee Somaliland  gaar ahaan jaamacadaha waxaa haysta caqabado badan, xirfadlayaasha tacliinta oo yar ayaa ah mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee ka jira dalkeena. Inkastoo jaamacadaha qaar ay haystaan xirfadlayaal aan tiradoodu badnayn hadana waxaa ka qaalib  noqotay ...

Gacan Gadaal Ka Baqaysaa Geed Ma Goyso! W/Q: Dr.Georgi Kapchits

Published on Feb 27 2016 // Maqaalo
Gacan Gadaal  Ka Baqaysaa Geed Ma Goyso! W/Q: Dr.Georgi Kapchits
Waxaan aad ugu faraxsanahay in qayb kasta oo ka mid ah murtida Soomaaliyeed ay weli nooshahay soona jiidato dhallinyarada. Haddii wax laga taataabto maqaalka la yidhaahdo “Ayax teg, eelna reeb” ee uu qoray Cabdirisaaq Baraag, waxay ila tahay inuu mudan yahay in faallo kooban laga bixiyo. Marka...

Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida Caan Ka Ah (4): Jacaylkii Askarinnimada Ku Seegi Gaadhay Jamaal Cabdinaasir Iyo Caashaqii Al-Bashiir Cirrada Ku Helay

Published on Feb 25 2016 // Googooska Geeska
Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida Caan Ka Ah (4): Jacaylkii Askarinnimada Ku Seegi Gaadhay Jamaal Cabdinaasir Iyo Caashaqii Al-Bashiir Cirrada Ku Helay
Hargeysa (Geeska)- Qormadan oo uu wargeyskan Geeska Afrika ilo kala duwan ka soo dheegtay waxa aynu si kooban ugu eegaynaa qisaska jacayl ee boqorro iyo hoggaamiyeyaal caalami ahi qirteen in ay soo mareen, gaar ahaan qisaskooda guurka ku dambeeyey. Si gaar ah, qaybahan dambe waxa aynu ku eegi doonnaa...

Wejiga Oo Aad Ku Maydho Biyo Toos Ugu Dhacayaa Waxay Badisaa Coodh-Coodhka Waxaanay Khatar Ku Tahay Maqaarka

Published on Feb 25 2016 // Googooska Geeska
Sydney (Geeska)- In wejiga gelin hore iyo galabba si joogto ah loo dhaqaa waxa ay ka mid tahay aasaasiyaadka daryeelka maqaarka, laakiin in xilliga maydhashada jidhka wejigana sida jidhka kale biyaha tuushka toos loogu dhigaa waxa ay ka qayb qaataa burburinta maqaarka, waxa aanay maqaarka wejiga ka dhigtaa...

Milicsiga Weedhihii Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Dhaliilay Safarkii Rayaale Ee Maraykanka Iyo Is Barbardhiga Labadii Wefti Ee Ay USA U Kala Kaxaysteen 2008 & 2013

Published on Feb 25 2016 // Warar
Milicsiga Weedhihii Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku  Dhaliilay Safarkii Rayaale Ee Maraykanka Iyo Is Barbardhiga  Labadii Wefti Ee Ay USA U Kala Kaxaysteen 2008 & 2013
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu inta badan u baxaa safaro dibadda ah, waxaana safaradiisa ku weheliya wasiiro ka kooban xukuumadiisa, kuwaas oo mararka qaarkood dhan keliya ka raran, marka loo eego saami-qaybsiga beelaha Somaliland.  Wakhtigii uu mucaaradka ahaa ee uu...

Maxkamadda Oo Maanta Xukuumadda Ka Sugaysa In La Horkeeno Salaadiintii Iyo Dadkii Loo Qabtay Weerarkii Diiwaangelinta

Published on Feb 25 2016 // Warar
Maxkamadda Oo Maanta Xukuumadda  Ka Sugaysa In La Horkeeno Salaadiintii Iyo Dadkii Loo Qabtay Weerarkii Diiwaangelinta
Hargeysa(Geeska)-Maanta waxa ku eeg toddoba cisho oo rumaan ah oo ay maxkamadda gobalka Maroodi-jeex u ogolaatay inay xukuumadu ku soo gunaanado baadhista kiiska salaadiinta iyo odayaasha kale ee loo haysto weerarkii deegaanka Sabo-wanaag ee ay diiwaangelintu ka socotay. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika,...

Puntland Qaab Noocee Ah Ay Shirka Turkiga Ka Dhacay Kaga Qayb Gashay?

Published on Feb 25 2016 // Warar
Puntland Qaab Noocee  Ah Ay Shirka Turkiga Ka Dhacay Kaga Qayb Gashay?
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Cameey, ayaa sheegay in Puntland ay shirka Turkiga ka dhacay kaga qeyb gashay dhinaca dhaqaalaha ee hiisgiga cusub (New Deal). Maamulka Puntland ayaa ka hadlay mowqifkooda ku waajahan shirka arrimaha Soomaalida ku saabsan ee ka socda magaalada...

Guddoomiye-Cirro Oo Ka Waramay Socdaalkii Uu Ku Soo Maray Awdal Iyo Selel

Published on Feb 25 2016 // Warar
Guddoomiye-Cirro Oo Ka Waramay Socdaalkii Uu Ku Soo Maray Awdal Iyo Selel
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro), ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay Shirka Turkiga ka dhacay, ee lagaga hadlaayo arimaha Somaliya, waxaanu sheegay in Shirkaasi wax alaale wax ka quuseeya Somaliland aanu...

SOLJA Oo Kulan Tayaynta Saxaafadda Ah U Qabatay Saxafiyiinta Somaliland

Published on Feb 25 2016 // Warar
SOLJA Oo Kulan Tayaynta Saxaafadda Ah U Qabatay Saxafiyiinta Somaliland
Hargeysa(Geeska)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa shalay suxufiyiinta iyo hay’addaha daneeya u qabatay kulan bilow u ah mashruuc la yidhaahdo Tayaynta saxaafadda iyo sugida madax banaanideeda, kaasoo ay Maal-galinayso hay’adda IMS/FOJO, kaasoo socon doona laba bilood. Wasiirka wasaaradda...

Bashiir Tukale Oo Magacaabista Guddiga Ictiraaf Raadinta Ku Tilmaamay Saambuse Laga Adimay

Published on Feb 25 2016 // Warar
Bashiir Tukale Oo Magacaabista Guddiga Ictiraaf Raadinta Ku Tilmaamay Saambuse Laga Adimay
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ayaa sheegay inay Xukuumaddani ku fashilantay siyaasadii arimaha dibadda, waxaanu sidoo kale ka hadlay Guddidii uu Madaxweynuhu u magacaabay aqoonsi raadinta Somaliland. Xildhibaan...

Nuxurka Kulan Dhex Maray Warbaahinta Iyo Guddiga Gurmadka Abaaraha

Published on Feb 25 2016 // Warar
Nuxurka Kulan Dhex Maray Warbaahinta Iyo Guddiga Gurmadka Abaaraha
Hargeysa(Geeska)-Gudoomiyaha guddiga heer qaran ee gurmadka abaaraha, ahna Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayeen xubnaha kale ee guddigu oo isugu jira Wasiiro, Culimo awdiin iyo Ganacsato, ayaa warbaahinta la yeeshay  kulan ujeedadiisu ahayd...

Hanaanka Maamul Daadajinta Dawladaha Hoose Ay U Mareen Uganda, Koonfurta Afrika & Rwanda Iyo Casharada Aan Ka Baran Karno W/Q: Maxamuud Daahir Cumar

Published on Feb 25 2016 // Maqaalo
Hanaanka Maamul Daadajinta Dawladaha  Hoose Ay U Mareen Uganda, Koonfurta Afrika  & Rwanda Iyo Casharada Aan Ka Baran Karno W/Q: Maxamuud Daahir Cumar
Maamul daadajinta ka jirta wadanka Uganda waxaa dhaliyey labo arimood oo is huwan midi waa doonista kuwii u soo dagaalamay dalka Uganda ee uu hogaaminyey hogaamiyaha Hadda Musivini iyo aaminsanaanta katimid dadka deegaamada wadanka oo aaminsanaa howshan oo la doonayay in lagu qanciyo.  Ugu horeyntii...