Wasakhowga Hawada Iyo Qiiqa Baabuurtu Waxa Uu Ka Mid Yahay Sababaha Qofka Ku Keeni Kara Ma Dhalayska

Published on Jan 31 2016 // Googooska Geeska
Wasakhowga Hawada Iyo Qiiqa Baabuurtu Waxa Uu Ka Mid Yahay Sababaha Qofka Ku Keeni Kara Ma Dhalayska
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis cusub oo lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in dumarka deggen guryaha ka agdhow jidadka baaburuta badan iyo goobaha hawadooda wasakhda qiiqa shidaalku ku badan yahay ay khatar u yihiin in ay ku dhacdo mushkilad dhalmo la’aan ahi. Cilmibaadhistan oo...

Haweenay Dawarsan Jirtay Oo Ka Dhimatay 75 Kun Oo Doolar Iyo Hanti Kale Dahab Iyo Dhul Ba Leh

Published on Jan 31 2016 // Googooska Geeska
Haweenay Dawarsan Jirtay Oo Ka Dhimatay 75  Kun Oo Doolar Iyo Hanti Kale Dahab Iyo Dhul Ba Leh
Tuunis (Geeska)- Gabadh muddo dheer dawarsanaysay oo si kedis ah u dhimatay ayaa dadkii deriska la’ ahaa buulka ay gashaa ay ka heleen tobannaan kun oo doolarka Maraykanka ah, dahab iyo waraaqo mulkiyadeed oo dhul ay lahayd. War uu Geeska Afrika ka soo xigtay wargeysa A-Shuruuq ee ka soo baxa dalka...

Dumarka Mansabyada Sare Haysta Ama Dakhliga Badan Waa Ay Ka Caafimaad Xun Yihiin Kuwa Ka Hooseeya

Published on Jan 31 2016 // Googooska Geeska
Dumarka Mansabyada Sare Haysta Ama Dakhliga Badan Waa Ay Ka Caafimaad Xun Yihiin Kuwa Ka Hooseeya
Washington (Geeska)- Majaladda Harvard Business Review ayaa dhowaan baahiyey daraasad sheegaysa in dumarka haya shaqooyinka mansabyada sare ahi ay jidh ahaan iyo nafsi ahaanba ka caafimaad hooseeyaan dumarka la midka ah balse ka waxbarashada hooseeya, ama xirfadaha iyo shaqooyinka ay hayaan hooseeyaan...

Dawladda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Inay Qaddiyadda Aqoonsiga Somaliland U Gudbinayso Maxkamadda Caalamiga Ah Ee Cadaaladda Adduunka

Published on Jan 31 2016 // Warar
Dawladda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Inay Qaddiyadda Aqoonsiga Somaliland U Gudbinayso Maxkamadda Caalamiga Ah Ee Cadaaladda Adduunka
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Somaliland ayaa sheegtay inay dacwad caalami ah oo la xidhiidha aqoonsiga qaddiyadda Somaliland u gudbinayso maxkamadda cadaaladda caalamka ee lagu magacabao International Court of Justice (ICJ) oo ay xarunteedu tahay magaalada The Hague ee dalka Netherlands. Dawladda Somaliland...

Saddex Masuul Oo Xukuumadda Ka Tirsan Oo Beeniyay Inay Isbahaysiga La Kulmeen

Published on Jan 31 2016 // Warar
Saddex Masuul Oo Xukuumadda Ka Tirsan Oo Beeniyay Inay Isbahaysiga La Kulmeen
Hargeysa(Geeska)-Saddex masuul oo ka tirsan xukuumadda Somaliland, kana soo jeeda koonfurta magaalada Hargeysa ayaa wada jir u beeniyay inay toddobaadkan kulan la yeesheen xubno ka tirsan isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE oo u badan wasiiradii iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Wasiirka...

Madaxtooyada Oo Ka Jawaabtay Hadal Ka Soo Yeedhay Dawladda Somaliya

Published on Jan 31 2016 // Warar
Madaxtooyada Oo Ka Jawaabtay Hadal Ka Soo Yeedhay Dawladda Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Madaxtooyada Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay dawladda Somaliya, waxaana warsaxaafadeed soo saaray afhayeenka madaxtooyada Xuseen Aadan Cige (Deyr), kaas oo u dhignaa sidan “Qarannimada iyo Dawladnimada Jamhuuriyadda Somaliland waxay ka dhalatay iraadada iyo rabitaanka...

Hadalo Siyaasadeed Oo Kul-kulul Oo Laga Jeediyay Furitaanka Shirkii Midowga Afrika

Published on Jan 31 2016 // Warar
Hadalo Siyaasadeed  Oo Kul-kulul Oo Laga Jeediyay  Furitaanka Shirkii Midowga Afrika
kullanka 26-naad ee madaxda midowga afrika, waxa hadalo kulul ka jeediyey madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe oo ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin sinaan la'aan uu sheegay in ay ka jirto gollaha ammaanka ee Qaramada Midoobeey. Mugabe waxa uu sheegay in haddii ay tashato Afrika in ay isaga bixi karto...

Guddoomiye Cali Yuusuf Oo Si Adag Uga Jawaabay Farogelinta Somaliya

Published on Jan 31 2016 // Warar
Guddoomiye Cali Yuusuf Oo Si Adag Uga Jawaabay Farogelinta  Somaliya
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Dr Cali Yuusuf Axmed, ayaa ka hadlay go’aanadii ka soo baxay dawladda Somaliya ee ku saabsanaa Doorashooyinka ka dhici doona sannadkan,  oo ay ku soo darsadeen qorashahooda Somaliland, waxaanu sheegay inay wax aad loola yaabo...

Dr Xaglo-Toosiye oo Buuhoodle Ku Qaabilay Wefti ka Socda Wasaaradiisa, Soona Kormeeray Cisbitaalka Buhodle

Published on Jan 31 2016 // Warar
Dr Xaglo-Toosiye oo Buuhoodle Ku Qaabilay Wefti ka Socda Wasaaradiisa, Soona Kormeeray Cisbitaalka Buhodle
Buuhoodle (Geeska)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye)  oo ku sugan Magaalada Buuhoodle ayaa  mar kale ugu baaqay dadweynaha deegaankaasi inay ka hortagaan cidii nabadgelyadooda wax u dhimaysa, gacmahana isu qabsadaan ka shaqaynta horumarka. Dr Xaglo-Toosiye...

Ururka Aqoon Kal-kaal Oo Xafiis Cusub Ka Furtay Hargeysa

Published on Jan 31 2016 // Warar
Ururka Aqoon Kal-kaal Oo  Xafiis Cusub Ka Furtay Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Furitaanka Xafiiska ay yeelan doonaan ururka Dhalinyarada  Aqoon Kal-kaal ee Beesha Samane Cabdale (Arab) ayaa lagu qabtay Hargeysa, waxaana ka qayb galay qaar ka mida madaxdhaqmeedka Reerka, aqoonyahanka Iyo waliba dhalinyarada waxayna dhamantood soo dhaweyeen Xafiiskan ay yeelandoonaan...

Ribada La Jiifiyaana Banaan La Joojiyaana Banaan W/Q:Maxamed Cabdi Daauud(3aad)

Published on Jan 31 2016 // Warar
Ribada La Jiifiyaana  Banaan La Joojiyaana Banaan W/Q:Maxamed Cabdi Daauud(3aad)
Xadiisku, waxa uu meesha ka saaray, muranada ku yimaadda ganacsiga maanta75%. Waana mid loo bogay. Dahabka iyo Lacagta (Silver), iyaga waa lagu doorsan karaa afarta dambe iyo bedeecadaha kala duwanba. Halkan miisaanku shardi noqon maayo, ee waxaa shardi ah Sicira-Suuq. Haddii bixinta midkood dib loo...

Maskaxda Aadamuhu Waxa Ay Awooddaa In Ay Kaydiso (Xafiddo) Qoraal Le’eg 4.7 Bilyan Oo Kitaab

Published on Jan 30 2016 // Googooska Geeska
Maskaxda Aadamuhu Waxa Ay Awooddaa In Ay  Kaydiso (Xafiddo) Qoraal Le’eg 4.7 Bilyan Oo Kitaab
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis cusub oo lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in maskaxda aadamaha qaybta Alle ugu talogalay xusuustu ay toban laab ka qaad weyntahay inta ay hore ugu malayn jireen culimada Saynisku. Natiijada Cilmibaadhistan Geeska Afrika turjumay oo uu faafiyey wargeyska...

Goorma Ayaa Uu Aadamuhu Bilaabay In Uu Digaagga Ka Dhigto Cunto Ula Siman Hilibka Kale Ee Uu Quuto

Published on Jan 30 2016 // Googooska Geeska
Goorma Ayaa Uu Aadamuhu Bilaabay In Uu Digaagga  Ka Dhigto Cunto Ula Siman Hilibka Kale Ee Uu Quuto
New York (Geeska)- In kasta oo imika ka mid yahay cuntooyinka ugu badan ee aadamuhu quuto, lagana helo curiyeyaasha cunto ee ugu muhiimsan ee hodanka ku ah barootiinta xayawaanka laga helo, dunida oo dhamina si isku mid ah u quudato, haddana waxaa taariikhdu xaqiijinaysaa in casriyadii hore aadanihii...

Dal Qorshaynaya In Uu Xabsiyada Iska Xidho Iyo Shaqaalihii Ka Hawlgalayey Oo Ka Cabanaya Arrintaas

Published on Jan 30 2016 // Googooska Geeska
Dubai (Geeska)- Dhacdo taariikhi ah oo dhegaha dadka dunida ku cusub ayaa uu noqday war dhowaan ka soo baxay dowladda dalka Holland oo xaqiijinaya in tirada maxaabiista dembiyada ee xadhiga mutaysataa ay si aad ah u yaraatay, illaa ay gaadhay heer tirada ciidamada ilaalada xabsiyadu ay ka tiro bataan...

Geeska Afrika Oo Helay Warqad Diblumaasiyadeed, Ay Ireland Kaga Jawaabtay Cabasho Ay Somaliya Ka Gudbisay Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo Ee Dalkaas

Published on Jan 30 2016 // Warar
Geeska Afrika Oo Helay Warqad Diblumaasiyadeed,  Ay Ireland Kaga Jawaabtay Cabasho Ay Somaliya Ka Gudbisay Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo Ee Dalkaas
Hargeysa(Geeska)-Wargeyska Geeska Afrika ayaa ilo-diblumaasiyadeed oo uu xidhiidh la leeyahay ka helay Qoraal ay dowladda Ireland kaga hadashay safarkii ay horraantii bishii Oktoobar 2015kii madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ku tageen dalka Ireland,...

Faysal Oo Isbahaysiga KULMIYE Ugu Baaqay Inay Ku Biiraan Xsibiga UCID

Published on Jan 30 2016 // Warar
Faysal Oo Isbahaysiga KULMIYE Ugu Baaqay Inay Ku Biiraan Xsibiga UCID
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka, Diiwaangelinta, safarkii ay Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ku tageen Deegano Gobolada Togdheer ka tirsan, waxaanu jawaab adag ka bixiyey qodobadii ka soo baxay Shirkii wada tashiga...

Badowgii Quwadda Adduunka Hoggaamiyey Xilligii Ugu Adkaa Kamaal A. Cali (Q:4aad) kamaal02@yahoo.com

Published on Jan 30 2016 // Warar
Khrushchev saaxiibbadii xitaa kamay nabadgelin: Khrushchev saaxiibbadii qudhooduna kama ay nabadgelin yasiddiisa iyo ereyadiisa dhaawacaya qalbiga. Tusaale ahaan Khrushchev waxa uu ahaa hoggaamiyihii ugu horreeyey illaa imikana ugu dambeeyey ee weli ku dhiirraday in uu ereyo jees-jees ah uu meel madal...

Wasiir Warancade Oo Wax Lagu Qoslo Ku Tilmaamay Hadal Somaliya Ka Soo Yeedhay

Published on Jan 30 2016 // Warar
Wasiir Warancade Oo  Wax Lagu Qoslo Ku Tilmaamay Hadal Somaliya Ka Soo Yeedhay
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Somaliland ayaa sheegtay in go’aannadii ka soo baxay shirkii madasha ee lagu go’aamiyay qaabka doorashada Soomaaliya ee 2016 aanay khuseyn Somaliland. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa sheegay in Somaliland ay mar hore madaxbanaanideeda...

Loolanka Shirkadaha Ku Hirdamaya Maamulka Dekedda Berbera Oo Soo Laba-kacleeyay

Published on Jan 30 2016 // Warar
Loolanka Shirkadaha Ku Hirdamaya Maamulka Dekedda Berbera Oo Soo Laba-kacleeyay
Hargeysa(Geeska)-Loolanka ay shirkadaha shisheeye ugu jiraan in lagu wareejiyo maamulka dekedda Berbera ayaa mar kale soo cusboonaaday, iyadoo ay ku soo biireen shirkado cusubi. Wargeyska the Indian Ocean, ayaa cadadkiisii u dambeeyay wuxuu warbixin dheer ka qoray baratanka shirkadahaas, waxaanu sheegay...

Culimada Dalka Oo La Filayo Inay La Kulanto Madaxweynaha

Published on Jan 30 2016 // Warar
Culimada Dalka Oo La Filayo Inay La Kulanto Madaxweynaha
Hargeysa (Geeska)-Culimada waaweyn ee dalka ayaa maanta la filayaa inay Madaxweynaha Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) la yeeshan kulan ku saabsan xeerka baananka ee hor yaala Golaha Wakiilada, xeerkan oo muran iyo dood badan dhaliyey. Kulanka dhexmaraya Madaxweyanaha iyo Culimada oo Wargeyska Geeska...

Maxaa Madaxweynaha Iiran Ka Qabsaday Safarkiisa Yurub?

Published on Jan 30 2016 // Warar
Maxaa Madaxweynaha Iiran  Ka Qabsaday Safarkiisa Yurub?
Madaxweynaha IRAN, Xassan Roxaani oo todobaadkan booqasho ku maraya dalalka Italy iyo France ayaa amaro uu dul dhigay dowladahaasi ku khasbay inay wax ka bedalaan goobaha uu booqanayo iyo waliba kulamada uu ka qeyb galayo. Booqashadii Madaxweynaha IRAN ayaa ah safarkii ugu horeeyey oo uu ku yimaado...

Telefishanka Aljazeera Oo Dacwad Ku Oogay Dawlada Masar

Published on Jan 30 2016 // Warar
Telefishanka Aljazeera Oo Dacwad Ku Oogay Dawlada Masar
Telefishinka Aljazeera ayaa dacwad u gudbiyey Maxkamada Caalamiga ah ee Bangiga Adduunka ee loo yaqaan (ICSID). Warbaahinta Aljazeera ayaa ku eedaysay in dowlada militariga Masar ay weerar ku qaaday xarumaheeda ku yaal magaalada Qaahira, isla markaana burbur iyo boob u geysatay hantideeda. Waxaana dacwadan...

Ribada La Jiifiyaana Banaan La Joojiyaana Banaan W/Q:Maxamed Cabdi Daauud(2aad)

Published on Jan 30 2016 // Warar
Ribada La Jiifiyaana  Banaan La Joojiyaana Banaan W/Q:Maxamed Cabdi Daauud(2aad)
Si cad oo aan caad lahayn, ayuu Quranku uga hadlay dulsaarku waxa uu yahay: “Kuwa Diintan rumeeyayaw, Ka yaaba Ilaaha, oo ka taga dulsaarka kiisii hore iyo kan dambaba. Waa haddaad Iimaan leedihiin. Haddaad taas yeeli weydaan ku talo-gala dagaal ay idinku qaadaan Ilaahay iyo Rasuulkiisu. Haddiise...

Ninku Waa Uu Ka Dheeraadaa In Uu Xidhiidh La Yeesho Gabadh Ka Fariidsan

Published on Jan 28 2016 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Aragti iyo faham kala geddisan ayaa ay raggu ka qabaan dumarka,in kasta oo ay ragguna in badan ku doodaan in aanay ka durkin dumarka fariidnimada badan ama ay jecel yihiin in ay xidhiidh la yeeshaan, haddana hab-dhaqankooda iyo sida ay dumarka ula kala xidhiidhaan ayaa marag u ah...

Hal Habeen Oo Aad Seexan Weydo Ayaa Ka Khatar Badan 6 Bilood Oo Aad Cunto Dufanku Ku Badan Yahay Cunto

Published on Jan 28 2016 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis dhowaan lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in hurdo la’aanta habeenkii dhibaatada caafimaad darro ee jidhka ay ku keentaa ay xitaa ka khatar badan tahay dhibaatada qofka caafimaadka ka soo gaadhi karta marka uu muddo lix bilood ah si xidhiidha u cuno...

In Talefanka Gacanta Laga Galo Facebook Waxa Ay Keentaa Khatar Weyn Oo Caafimaad Darro

Published on Jan 28 2016 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Waxaa dunida si aad ah ugu sii badanaya tirada dadka sida joogtada ah talefannadooda gacanta uga galo bogagga iyo xisaabaha uga furan Facebook iyaga oo taas ku doorbidaya bogga facebook oo uu talefanka gacantu soo dejin og yahay, iyo meel kasta oo uu qofku joogo oo uu si sahal ah...

Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Indhaha Ku Hayso Diiwaangelinta, Kana Hadashay Khubaro Kormeer Ku Samaynaysa Qaabka Loo Maamulayo Iyo Tirada Isdiiwaangelisay

Published on Jan 28 2016 // Warar
Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Indhaha  Ku Hayso Diiwaangelinta, Kana Hadashay Khubaro  Kormeer Ku Samaynaysa Qaabka Loo Maamulayo Iyo Tirada Isdiiwaangelisay
London(Geeska)-Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay indhaha ku hayso diiwaangelinta cod bixiyayaasha ee Somaliland ka bilaabantay, waxaanay damaanad qaaday inay bixinayso kharashka ku baxaya kormeer madaxbanaan oo lagu hubinayo in diiwaangelnita loo maamulayo hab wax ku ool ah. Wasiirul dawlaha wasaaradda...

Wasaaradda Ganacsiga Iyo Shirkadaha Laydhka Oo Isla Qaatay Qiime Dhimis

Published on Jan 28 2016 // Warar
Wasaaradda Ganacsiga Iyo Shirkadaha Laydhka Oo Isla Qaatay Qiime Dhimis
Hargeysa(Geeska)-Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda ganacsiga iyo Maalgashiga caalamiga ah ee Somaliland Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed ayaa Kulan la yeeshay Shirkadaha Korantada u shida caasimadda Hargeysa, gaar ahaan kuwa gaarka loo leeyahay, waxaana uu u soo bandhigay baahida loo qabo in hoos loo dhigo...

Badowgii Quwadda Adduunka Hoggaamiyey Xilligii Ugu Adkaa Kamaal A. Cali (Q:3aad) kamaal02@yahoo.com

Published on Jan 28 2016 // Warar
Marka aynu sida quruxda badan u nidhaahno Mao Zedong waa hoggaamiyaha dhisay dalka China ee casriga ah. Xinfiltan weyn ayaa ka dhexeeyey Midowga Soofiyati oo marka hore mabda’a Shuuciga ay ku wada socdeen, balse isagu marka dambe ka durkay oo nidaam Shuuci oo u gaar ah curiyey. Hoggaamiyahan aadka...

Taliyaha Laanta Socdaalka Oo Ka Hadlay Qodobo La Farayo Dadka Ajaanibka Ah

Published on Jan 28 2016 // Warar
Taliyaha Laanta Socdaalka Oo Ka Hadlay Qodobo La Farayo Dadka Ajaanibka Ah
Hargeysa (Geeska)-Taliyaha Laanta socodaalka Somaliland Gaashanle sare  Maxamed Cali Yuusuf (Ina Cambaro)  ayaa ka hadlay go’aano ay Xukuumaddu ka soo saartay dadka ajaanibka ah ee dalka ku sugan, waxaanu sheegay inay Xukuumaddu go’aanadaas ay ka soo saartay dadka ajaanibka ah ay...

Guddida Wanaag Farista Oo Tartan U Qabatay Dugsiyada Dalka Qaarkood

Published on Jan 28 2016 // Warar
Guddida Wanaag  Farista Oo Tartan U Qabatay Dugsiyada Dalka Qaarkood
Hargeysa (Geeska)-Guddida wanaag farista iyo xumaan reebista ayaa waxa ay tartan u qabteen 36-Dugsi, oo ka mid ah Dugsiyada sare ee dalka. Tartankan oo loogu magaca daray Maskax Maal, ayaa waxa uu gaar u yahay Hablaha Dugsiyadaas dhigta, oo iyagu ku tartami doona maadooyinka kala duwan ee Dugsiyada lagu...

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Hargeysa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay

Published on Jan 28 2016 // Warar
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Hargeysa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha gollaha wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) & wefti uu hoggaaminayo oo u maal-mihii u dambeeyey socdaal shaqo ku maraayey degaanada gobolka Tog-dheer, kaas oo la magacbaxay SAMA-WADE” ayaa...