Qaadaafi Waxa Uu Putin Ka Codsaday In Inantiisa Uu U Guuriyo Wiilkiisii Sayful-Islaam. Jawaabtii Putin

Published on Dec 31 2015 // Googooska Geeska
Qaadaafi Waxa Uu Putin Ka Codsaday In Inantiisa  Uu U Guuriyo Wiilkiisii Sayful-Islaam. Jawaabtii Putin
Moscow (Geeska)- Madaxweynihii hore ee Liibiya Mucammar Al-Qaddaafi ayaa si uu u adkeeyo xidhiidhka uu dalkiisu la leeyahay Ruushka waxa uu dadaal u galay in uu isu guuriyo wiilkiisii kursiga u hammuum qabay ee Sayful-Islaam Qaddaafi iyo inan uu dhalay Madaxweynaha Ruushka Vlademir Putin. Warkan uu Geeska...

11 Sababood Oo Sannadkan Sii Dhammaanaya Ee 2015 Ay Dunidu Ugu Tirin Doonto In Uu Wanaagsanaa (Q.3aad)

Published on Dec 31 2015 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Qormadan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay shabakadda Aljazeera waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah wax yaabihii ugu fiicnaa ee sannadkan sii dhammaanaya ee 2015ka ay dunidu ku xasuusan doonto, gaar ahaan dhinaca horumarka. 7. Cudurka Dabaysha Caruurta: Sannadkan waxaa abuurantay...

Maxaa Dunida Qayb na Ka Dhigay Faqiir Kuwana Qani? Xuseen-Mahdi Xasan Xuseen

Published on Dec 31 2015 // Maqaalo
Maxaa Dunida Qayb na Ka Dhigay Faqiir Kuwana Qani? Xuseen-Mahdi Xasan Xuseen
Qaybtii koobaad waxa aynu ku soo aragnay kacdoonkii waqooyiga Afrika iyo barriga dhexe ka bilaabmay 2011, wax yaabihii dhaliyey ee bulshadu ka cabanaysay, waxa kale oo inoo socday kacaankii warshadaha ee Ingiriiska ka bilaabmay sida uu u midho dhalay, iyo waliba wax yaabaha kala duwan Nogales, Arizona...

Siciid Sulub Oo Ka Hadlay Magacaabista Danjire Cawil, Lana Weydiiyay Inuu Aqbalayo Haddii Uu Isna Madaxweyne Siilaanyo Xil U Magacaabo

Published on Dec 31 2015 // Warar
Siciid Sulub Oo Ka Hadlay Magacaabista Danjire Cawil, Lana Weydiiyay Inuu Aqbalayo  Haddii Uu Isna Madaxweyne Siilaanyo Xil U Magacaabo
Hargeysa (Geeska)-Wasiirkii Hawlalha Guud ee Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Siciid Sulub Maxamed oo haddana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay sida uu arko xilkii uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Amasadoor Xuseen Cali Ducaale (Cawil), oo ay yihiin saaxiibo isku dheer, isla...

Dawladda Somaliya Oo Maanta Ka Shiraysa Go’aanka Ay Somaliland Ka Soo Saartay Arrimaha Socdaalka

Published on Dec 31 2015 // Warar
Dawladda Somaliya Oo Maanta  Ka Shiraysa Go’aanka Ay Somaliland  Ka Soo Saartay Arrimaha Socdaalka
Hargeysa(Geeska)-Golaha wasiirada ee dawladda Somaliya ayaa maanta ka shiraya go’aanka ay dawladda Somaliland toddobaadkan ka soo saartay isu socodka Somaliland iyo Somaliya, kaas oo lagu sameeyay wax ka bedel balaadhan. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in shirka golaha wasiirada dawladda...

Itoobiya, Masar Iyo Suudaan Oo Ku Heshiiyay Dhammaystirka Daraasada Biyo Xidheenka Itoobiya

Published on Dec 31 2015 // Warar
Itoobiya, Masar Iyo Suudaan Oo Ku Heshiiyay Dhammaystirka Daraasada Biyo Xidheenka Itoobiya
Kulankii ka socday Khartuum ee u dhaxeeyey Wasiirada Arrimaha Dibada ee dalalka Masar, Itoobiya iyo Sudan ayaa laga soo saaray heshiis horleh oo la xidhiidha  Biyo-Xidheenka Itoobiya dhiseyso. Khilaaf xoogan ayaa soo dhexgalay sadexdan wadan oo isku afgaran waayey qeybsiga biyaha wabiga Nile, kadib...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Published on Dec 31 2015 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Hargeysa(Geeska)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu  shalay  Xadhiga ka jaray Dhismaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo uu madaxweynuhu hore u dhagax dhigay iyadoo banaan cad ah. Xadhig ka jarida dhismahan wasaaradda ayaa ah mid aad loo qurxiyey,...

Mawqifka Xisbiga WADDANI ee Diiwaangelinta Degmada Buhodle

Published on Dec 31 2015 // Warar
Mawqifka Xisbiga WADDANI ee Diiwaangelinta Degmada Buhodle
 Hargeysa(Geeska)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka hadlay diiwaangelinta ka dhici doonta gobalka Buuhoodle, waxaanay soo jeediyeen talooyin. Warsaxaafadeed uu soo saaray xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Maxamed Cabdillaahi Uurcade, wuxuu u dhignaa sidan Waxa bishii  08/15/2015 koomishinka...

Warbixin Sannadeedka Ururka Saxaafadda Ee SOLJA

Published on Dec 31 2015 // Warar
Warbixin Sannadeedka  Ururka Saxaafadda Ee SOLJA
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha urur saxaafadeedka SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa shalay soo saaray warbixin sannadeedka 2015 oo uu kaga hadlay waxyaabihii ururka u qabsoomay, waxaana war-murtiyeed uu soo saaray uu u dhignaa sidan “Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu ku talaabsaday...

Guddida Qaban Qaabada Shirwaynaha Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) Shirweyne

Published on Dec 31 2015 // Warar
Guddida Qaban Qaabada Shirwaynaha Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) Shirweyne
Hargaysa(Geeska)-Waxaa shalay Magaalada Hargaysa ka qabsoomay kulan Qado sharafeed ah oo lagu iclaamiyay Shirwaynaha Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) . Waxaan Kulan qado Sharafta ah ka soo qeyb galay Suldaanka Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir , Suldaan Aadan Faarax , Suldaan...

Haddii Dalka Ingiriis Maanta Sayladaha Iibka La Dhigi Lahaa, Qiimahan Ayaa La Kala Siisan Lahaa

Published on Dec 30 2015 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Warbixinno rasmi ah oo ka baxay dalkaIngiriiska ayaa shaaciyey in haddii maanta dalka Ingiriis iib loo dhigi lahaa, uu qiimihiisu noqon lahaa 8 Tirilyan (Bilyan Bilyan) oo lacaga dalka Ingiriiska ah. Khubaro ka tirsan xafiiska tirokoobyada Qaranka ee dalka Ingiriiska  ayaa qiimayn...

11 Sababood Oo Sannadkan Sii Dhammaanaya Ee 2015 Ay Dunidu Ugu Tirin Doonto In Uu Wanaagsanaa (Q.2aad)

Published on Dec 30 2015 // Googooska Geeska
11 Sababood Oo Sannadkan Sii Dhammaanaya Ee 2015 Ay Dunidu Ugu Tirin Doonto In Uu Wanaagsanaa (Q.2aad)
Washington (Geeska)- Qormadan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay shabakadda Aljazeera waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah wax yaabihii ugu fiicnaa ee sannadkan sii dhammaanaya ee 2015ka ay dunidu ku xasuusan doonto, gaar ahaan dhinaca horumarka. 3. Isticmaalka Internet ka: Sannadkan 2015ka waxaa kordhay...

Daraasad Ka Deyrisay Mustaqbalka Caafimaad Ee Dumarka Guursada Rag Aad Uga Da’ Yar Iyo Sababta

Published on Dec 30 2015 // Googooska Geeska
Berlin (Geeska)- Daraasad dhowaan lagu sameeyey dalka Jarmalka ayaa dumarka uga digtay in ay guursadaan rag ka da’ yar, haddii kale ay khatar ku keeni doonto caafimaadkooda. Daraasaddan uu Geeska Afrika afsoomaali u rogay oo dhowaan tafaasiisheeda uu baahiyey Joornaalka Demographia ayaa lagu sheegay...

Somaliland Waxay Murkacatay Markii Xukuumada Kulmiye Iyo Ganacsatadu Heshiis Wada Galeen Cabdiraxmaan Cadami

Published on Dec 30 2015 // Maqaalo
Somaliland Waxay Murkacatay Markii Xukuumada Kulmiye Iyo Ganacsatadu Heshiis Wada Galeen Cabdiraxmaan Cadami
Wadamada badhtamaha koonfurta Ameerika ee loo yaqaano Jamhuuriyadaha Muuska (Banana Republic's) madaxdooda dalka waxa la maamula ama talad la wadaaga shirkadaha waaweyn gaar ahaan shirkada lagu magacaabo 'the United Fruits' oo ka ganacsata dhamaan dalalka kor ku xusan.  Marka kasta...

29 December: Maalin la xusuusan doono marxuum Maxamed-rashiid M. Faarax W/Q: Maxamuud Walaaleeye

Published on Dec 30 2015 // Maqaalo
29 December: Maalin la xusuusan doono marxuum Maxamed-rashiid M. Faarax  W/Q: Maxamuud Walaaleeye
Ilaahay ha u naxariistee, maanta waxay ku began tahay sannad horteed markuu marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Farax, ugu geeryooday 29 December, 2014 shil baabuur wadadda u dhexeysa Berbera iyo Hargeysa. Marxuumka oo da’diisu ahayd 43 jir, kuna dhashay magaalada Hargeysa, ayaa wakhtigiisii intii...

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Shaki Ka Muujiyay In Xukuumadu Iibinayso Saldhiga Dhexe Iyo Xerada Birjeex

Published on Dec 30 2015 // Warar
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Shaki Ka Muujiyay In Xukuumadu Iibinayso Saldhiga Dhexe Iyo Xerada Birjeex
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa sheegay inay jiraan warar sheegaya in xukuumadu doonayso inay iibiso saldhiga dhexe ee Hargeysa iyo xerada ciidamada qaranka ee Birjeex, waxaanu ku baaqay inay xukuumadu cadayso hantida ay miisaaniyada ku sheegtay inay iibin doonto. Xildhibaan...

“Waxaan Ka Baqayaa In Cidii Ku Guulaysta Madaxtinimadu Inay Inagu Soo Jeestaan Sidaas Axmed Ooy Ina Yidhaahdaan Maxaanu Qabanaa”

Published on Dec 30 2015 // Warar
“Waxaan Ka Baqayaa In Cidii Ku Guulaysta Madaxtinimadu Inay Inagu Soo Jeestaan Sidaas Axmed Ooy Ina Yidhaahdaan Maxaanu Qabanaa”
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Madasha wada-tashiga Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa ka hadlay marxalada siyaasadeed ee dalka, aragtidiisa ku waajahan Xisbiyada, Xukuumadda iyo  Golayaasha sharci dejinta. Guddoomiyaha Madasha Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa isaga oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska...

Milicsiga Wargeyska Danjire Nicholas Kay: Uur Xumaanu Ku Sagootiyaynaa

Published on Dec 30 2015 // Editorial/Staff Writer, Warar
Milicsiga Wargeyska Danjire Nicholas Kay:  Uur Xumaanu Ku Sagootiyaynaa
Danjire Nicholas Kay, ergayga Qaramada Midoobay Salaasadii shalay ayuu si toos ah uga ambo baxay gobalka Geeska Afrika, waxaana u dhammaaday laba sannadood oo uu wakiil u ahaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon. Labadaas sanadood ee uu danjiruhu joogay gobalka, wuxuu magaalada Hargeysa...

Guddoomiye Cirro Oo Magacaabay Masuuliyiin Cusub

Published on Dec 30 2015 // Warar
Guddoomiye Cirro Oo Magacaabay Masuuliyiin Cusub
Hargeysa(Geeska)-Hoggaamiyaha mucaaradka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi(Cirro), ayaa magacaabay jagooyin kala duwan oo xisbiga ah. Guddoomiyaha ayaa digreeto uu soo saaray ku sheegay in markuu arkay baahi loo qabo buuxinta jagooyinkaasi, islamarkaana uu la tashi la sameeyay hoggaanka xisbigiisa...

Guddiga Doorashada Iyo Xisbiyada Oo Isla Qaatay Bilowga Diiwaangelinta

Published on Dec 30 2015 // Warar
Guddiga Doorashada Iyo Xisbiyada Oo Isla Qaatay Bilowga Diiwaangelinta
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa kulan la qaatay komishanka doorashada iyo saddexda xisbi qaran ee Somaliland. Kulanka ayaa ku saabsanaa bilowga diiwaangelinta cod bixiyayaasha iyo qaabkii ay u bilaabmi lahayd. Guddida doorashooyinka qaranka ayaa xukuumadda iyo...

Sucuudiga Oo 40% Sare U Qaaday Sicirka Shidaalka Uu Isticmaalo

Published on Dec 30 2015 // Warar
Sucuudiga Oo 40% Sare U Qaaday Sicirka Shidaalka Uu Isticmaalo
Dowlada Sucuudiga oo khasaare weyn kala kulantay hoos u dhaca qiimaha Shidaalka ee caalamka ayaa sheegtay inay sare u qaadeyso sicirka Shidaalka ay isticmaasho gudaha dalkeeda illaa iyo 40%. Talaabadan ayey xukuumada Sucuudiga dooneysaa inay ku kabto Miisaaniyada wadankaasi oo la sheegay in ay weli...

Sarkaal Ka Tirsanaan Jiray Sirdoonka Ruushka Oo Caddeeyey In Madaxweyne Putin Uu Amray Soo Ridista Diyaaraddii Ku Dhacday Masar Iyo Sababta Ku Kalliftay

Published on Dec 29 2015 // Googooska Geeska
Sarkaal Ka Tirsanaan Jiray Sirdoonka Ruushka Oo Caddeeyey In Madaxweyne Putin Uu Amray Soo Ridista Diyaaraddii Ku Dhacday Masar Iyo Sababta Ku Kalliftay
London (Geeska) Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa cadadkiisii dorraad isku weydiiyey su’aashan “Ma dhici kartaa in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ka dambeeyey burburkii diyaaraddii rakaabka ahayd ee bishii Oktoobar ku dhacday gobolka Siinaay ee dalka Masar,...

11 Sababood Oo Sannadkan Sii Dhammaanaya Ay Dunidu Ugu Tirin Doonto In Uu Wanaagsanaa (Q. 1aad)

Published on Dec 29 2015 // Googooska Geeska
11 Sababood Oo Sannadkan Sii Dhammaanaya Ay Dunidu Ugu Tirin Doonto In Uu Wanaagsanaa (Q. 1aad)
Washington (Geeska)- Kadib hal sano oo daraf kasta oo dunida ka mid ah ay ka soo yeedhayeen warar la xidhiidha, colaado, faqri, aafooyin dabiici ah iyo masiibooyin kala duwan, waxaa dad badan ku abuurmay aaminsanaan ah in dunidu dhinaca xun uun u sii socoto oo aanay jirin wax sidii ay ahaan jireen ka...

“Isbahaysigu Waa Niman Aanu Difaac Soo Wada Galnay, Laakiin Waxa Aan Leeyahay Khalad Wuu Dhacaa , Ee Waxa Xasanaad Badan In Qofku Uu Qirto Khaladkiisa”

Published on Dec 29 2015 // Warar
“Isbahaysigu Waa Niman Aanu Difaac Soo Wada  Galnay, Laakiin Waxa Aan Leeyahay Khalad Wuu Dhacaa ,  Ee Waxa Xasanaad Badan In Qofku Uu Qirto Khaladkiisa”
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye ay wadaan qorshe ay doonayaan in  magaca Xisbiga Kulmiye ay kaga mamnuucaan Isbahaysigii qaadacay Shirkii Golaha Dhexe ee lagu doortay Musharixiinta...

Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Hadlay Sida Uu Karo Madaxdii UDUB Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo Xilalka U Magacaabay

Published on Dec 29 2015 // Warar
Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka  Hadlay Sida Uu Karo Madaxdii UDUB Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo Xilalka U Magacaabay
Hargeysa (Geeska)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay sicir bararka oo muddooyinkii ugu dambeeyey ka jiray dalka iyo masuuliyiinta ka tirsanaa xisbigii UDUB ee uu Madaxweyne Siilaanyo xilalka u magacaabay. Axmed Yuusuf Yaasiin, wuxuu heegay in sicir bararka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhagax Dhigay Dhaamka Biyaha Ee Xumbo-weyne

Published on Dec 29 2015 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhagax Dhigay Dhaamka Biyaha Ee Xumbo-weyne
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland ayaa deegaanka Xumbo-weyne shalay ku dhagax dhigay mashruuca dhaamka Xumbo-weyne oo kaydindoona biyo baaxadooda lagu qiyaasay  500,000 Metric Cubic.  Madaxweyne Siilaanyo ayaa dhagax-dhiga ka dib halkaasi hadal ka jeediyey ayaa waxaanu si kooban u yidhi...

Goorma Ayaa La Qabanayaa Wareega Labaad Ee Tartanka Ciyaaraha Gobalada Somaliland?

Published on Dec 29 2015 // Warar
Goorma Ayaa La Qabanayaa Wareega Labaad Ee Tartanka Ciyaaraha Gobalada Somaliland?
Hargeysa(Geeska)-Wasaaradda ciyaaraha Somaliland ayaa madaxtooyada u gudbisay wakhtiga ay ugu tallo gashay in la qabto wareega labaad ee tartanka ciyaaraha gobalada oo hakad galay, ka dib markii uu wareegii koowaad ku dhammaaday gobalada Awdal iyo Togdheer. Wargeyska Geeska Afrika Ciyaaraha oo ah toddobaadle...

“Sannadka 2016 Wuxuu Noqonayaa Sannadkii Ciyaaraha” Agaasimaha guud ee wasaaradda ciyaaraha

Published on Dec 29 2015 // Warar
“Sannadka 2016 Wuxuu Noqonayaa Sannadkii Ciyaaraha” Agaasimaha guud ee wasaaradda ciyaaraha
Hargeysa(Geeska)-Agaasimaha Wasaaradda Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Xuseen Dhabeeye, ayaa waxa uu ka waramay martiqaad ay isaga iyo Wasiirka Ciyaaruhu ka heleen Wadanka Jabuuti, waxaanu sheegay in martiqaadkani ku saabsan yahay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo horumarka...

Maayarka Caasimadda Hargeysa Oo Dalka Ku Soo Noqday

Published on Dec 29 2015 // Warar
Maayarka Caasimadda Hargeysa Oo Dalka Ku Soo Noqday
Hargeysa (Geeska)-Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay Kadib safar shaqo oo uu mudo ugu Maqnaa Waddamada Ethopia iyo Sweden. Maayirka Caasimada oo kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport. Waxa madaaarka...

Madaxweyne-Ku-Xigeenka Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyey Wasaarada Qorshaynta

Published on Dec 29 2015 // Warar
Madaxweyne-Ku-Xigeenka Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyey Wasaarada Qorshaynta
Hargeysa (Geeska)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xadhigga ka jaray dhisme cusub oo loo hirgeliyay Wasaaradda Qorsheyta Qaranka. Xaflad kooban oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Qorshaynta Qaranka shalay, taas oo Madaxweye-ku-xigeenka...

Saddexdii Sanno Ee Ka Abaalka Wacnaaday 30-ka Sanno. /Q:Cabdillaahi Axmed Jaamac

Published on Dec 29 2015 // Maqaalo
Saddexdii Sanno Ee Ka Abaalka Wacnaaday 30-ka Sanno. /Q:Cabdillaahi Axmed Jaamac
  “Qiso Tariikhda Gashay Oo  Dhex Martay Afar Siyaasi Iyo Silaanyo U Dhaxeeya: Muj: Maxamed Kaahin Iyo Muj: Dhegowayne: Xirsi Cali Xaji Xasan & Maxamed Biixi Yoonis.” Taariikhdu waa hagaha kaliya ee sugan tilmaamana ummad kasta waxay soo marto iyo taariikhaha kala duwan ee...

Microsoft Oo Samaysay Aadame-U-Ekihii Ugu Horreeyey Ee Awood U Leh In Uu Talefishannada War Ka Akhriyo

Published on Dec 27 2015 // Googooska Geeska
Microsoft Oo Samaysay Aadame-U-Ekihii Ugu Horreeyey Ee Awood U Leh In Uu Talefishannada War Ka Akhriyo
Beijing (Geeska)- Dalka China ayaa soo bandhigay Aadame-u-ekihii abid ugu horreeyey ee awoodi kara in uu talefishanka ka hadlo. Aaladdan oo loo ekeysiiyey ruux dumar ah waxaa loo bixiyey Shiyaaw (Xiaoice) waxaana samaysay shirkadda caanka ah ee Microsoft. War uu Geeska Afrika ka soo xigtay Talefishanka...