Somaliland Waxay U Baahan Tahay Dib-U-Habayn Mug Leh Iyo Jihayn Cusub

Published on Nov 29 2015 // Maqaalo
Somaliland Waxay U Baahan Tahay Dib-U-Habayn Mug Leh Iyo Jihayn Cusub
Gudiga Daba-galka Hubka ee dalalka Eritrea, Somalia iyo Somaliland (International crisis group) oo loo soo gaabiyo ICG waxay dhawaan soo sareen warbixintoodii sanadlaha ee 2015. Gaar ahaan Somaliland waxay ka qoreen warbixin dheer oo tilmaamaysa dhaliilo meelo badan ka jira sida maamulka, dhaqalaha,...

Saddex Ka Mid Ah Sababaha Wanaagsan Ee Keenay In Gabadhu Ay Ninka Ka Hadal Badnaato (2)

Published on Nov 29 2015 // Googooska Geeska
Saddex Ka Mid Ah Sababaha Wanaagsan Ee  Keenay In Gabadhu Ay Ninka Ka Hadal Badnaato (2)
Hargeysa (Geeska)- Qaybtii Labaad ee Qormo uu Geeska Afrika Afsoomaali u rogay oo isku dayeysa in ay ka jawaabto su’aashaas ah, “Waa maxay sababta cilmiga ah  ee keentay in gabadhu ay ka hadal badnaato ninka?” 2. Gabadhu ninka waa ay kaga horreysaa dhinaca luuqadda iyo awoodda...

Kitaabkii Qur’aanka Ahaa Ee Putin Uu Hoggaamiyaha Iiraan Siiyey, Oo La Ogaaday In Aanu Asalkii Ahayn

Published on Nov 29 2015 // Googooska Geeska
Tehran (Geeska)- Khamiistii ina dhaaftay oo bisha Noofambar 2015 ku ahayd 26 waxa uu Geeska Afrika boggan ku baahiyey sheeko cinwaan uu uga dhigay “Madaxweyne Putin Oo Kitaab Qur’aan Ah Oo Taariikhiya Hadyad U Siiyey Hoggaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Iiraan” Warkan uu Geeska Afrika ka soo...

Waadiga Faylasuufka: Hal-Ku-Dhegyo Iyo Xikmado La Xidhiidha Qaybaha Kala Duwan Ee Nolosha (Q:2aad)

Published on Nov 29 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Qormo uu Wargeyska Geeska Afrika akhristayaashiisa kula wadaagayaa hal-ku-dhegyo iyo xikmado kala duwan oo laga dhaxlay Faylasuufyadii dunida soo maray waqtiyada kala duwan: – Noloshu haddii ay riyo weydo, waxa ay noqotaa sida shimbir baalku ka go’ay. (Langston Hughes) –...

Dawladda Somaliland Oo Sheegtay Inay Tahay Hay’ada Keliya Ee Awood U Leh Inay Metesho Shacabka Somaliland

Published on Nov 29 2015 // Warar
Dawladda Somaliland Oo Sheegtay Inay Tahay Hay’ada  Keliya Ee Awood U Leh Inay Metesho Shacabka Somaliland
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Somaliland ayaa mar labaad ku celisay inay tahay hay’adda sharciyan awood u leh inay metesho shacabka Somaliland, waxaanay meesha ka saartay inay jirto cid kale oo meteli karta shacabka Somaliland. Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay xalay soo...

Xildhibaan Waddani Ah Oo Ka Hadlay Loolanka Uu Shaaciyay Prof Cabdisalaan

Published on Nov 29 2015 // Warar
Xildhibaan Waddani Ah Oo Ka Hadlay Loolanka Uu Shaaciyay Prof Cabdisalaan
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa ka hadlay loolanka cusub ee Musharaxnimada Xisbiga Waddani iyo sida uu arko Musharaxadamada Madaxweynaha ee uu ku dhawaaqay Cabdisalaan Yaasiin, waxaanu sheegay...

Dallada SSE Oo Dareen Taban Ka Qabta Arrimaha Ka Soo Cusboonadey Wada-Hadalka Somaliland Iyo Somaliya

Published on Nov 29 2015 // Warar
Dallada SSE Oo Dareen Taban Ka  Qabta Arrimaha Ka Soo Cusboonadey  Wada-Hadalka Somaliland Iyo Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Dalladda ay ku bahoobeen qurbe joogta Somaliland ee Yurub ayaa muujisay dareen taban oo ay ka qabto arrimaha ka soo cusboonaaday wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee muddooyinkan socday. Warsaxaafadeed ay guddiga fulinta SSE soo saartay oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay Geeska Afrika...

Maxaa U Sabab Ah Khilaafka Soo Noqnoqday Ee Xisbiyada Siyaasadeed Ee Somaliland?  

Published on Nov 29 2015 // Warar
Maxaa U Sabab Ah Khilaafka Soo Noqnoqday Ee Xisbiyada Siyaasadeed Ee Somaliland?  
Hordhac Sanadkii 2001 markii dadwaynaha reer Somaliland afti ku ansixiyeen dastuur dhigaya mabaadida dimoqraadiyadda waxay Somaliland u dhaqdhaqaaqday sidii ay u yagleeli lahayd nidaam dawladeed ku sal leh dimoqraadiyad ay hogaanka siyaasadda u hayaan xisbiyo siyaasadeed (Jhazbhay, 2009). Ka hor aftida...

Kalfadhigii Golaha Wakiilada Oo Shalay Si Rasmi Ah U Furmay

Published on Nov 29 2015 // Warar
Kalfadhigii Golaha Wakiilada Oo Shalay Si Rasmi Ah U Furmay
Hargeysa (Geeska)-Kalfadhigii caadiga ahaa ee Golaha Wakiilada ayaa si rasmiya u furmay, iyada oo muddo Goluhu fasax ku jiray, Kalfadhigan oo ah kii 29-aad ee Wakiillada  oo Shalay ka dhacay xarunta Golaha Wakiilada ayaa waxa kalfadhigaas shir gudoominaayey isla markaana si rasmiya u furay Guddoomiyaha...

Muwaadin Hindisay Beerta Lamaanayaasha Oo Bulshada Baaq U Diray

Published on Nov 29 2015 // Warar
Hargeysa (Geeska)-,Muwaadin lagu magacaabo Nabadoon Cabdilaahi Cabdi Yuusuf oo ah Nin Dhalinyara oo si taba-rucaad ah Bulshada ugu adeega, isla markaana si gaar ah uga shaqaya hawalha Arrimaha Bulshada, gaar ahaan hagaajinta Bilicda, Dhir beerista sidoo kalena hindisay Beer lagu magacaabo Beerta Lamanayaasha,...

Ruushka Oo Xidhay Ganacsato Turki Ah Iyo Jawaabta Ergodon

Published on Nov 29 2015 // Warar
Ruushka Oo Xidhay Ganacsato Turki Ah Iyo Jawaabta Ergodon
Recep Tayyib Erdogan, Madaxweynaha Turkiga ayaa Jimcihii daraad  ka jawaabay warar sheegaya in dowladda Ruushka ay xidhtay qaar kamid ah ganacsatada Turkida ah ee ku nool dalka Ruushka. Dowladda Ruushka ayaa sidoo kale sheegtay inay joojin doonto Safarka Fiiso la’aanta ah oo ay muwaadiniinta...

Saddex Ka Mid Ah Sababaha Wanaagsan Ee Keenay In Gabadhu Ay Ninka Ka Hadal Badnaato (1)

Published on Nov 28 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Taariikhda ummadaha kala duwan ee dunida jooga ama soo maray waxaa ku dhereran sheeko xariireed, hal-ku-dhegyo iyo hadallo-dhaqameed si toos ah ama dadban u duraya dabeecaddaha dumarka iyo hab-dhaqankooda bulsho. Waxyaabaha si loogu duro waxaa ka mid ah hadal badnaan, iyo in dumarku...

Buur La Sheegay In Ay AIDS Ka Daweynayso, Sababta Iyo Doodaha Xiisaha Leh Ee Ka Dhashay

Published on Nov 28 2015 // Googooska Geeska
Buur La Sheegay In Ay AIDS Ka Daweynayso,  Sababta Iyo Doodaha Xiisaha Leh Ee Ka Dhashay
Tehran (Geeska)- Siddeed iyo Afartankii saac ee u sambeeyey waxaa si aad u weyn dalka Iiraan iyo meelo badan oo dunida ah ugu faafayey warka sheegaya in buur ku taalla xeebta bari ee Gacanka Carabta qaybtiisa Iiraan ay daweyso cudurka dilaaga ah ee AIDS ka. Warbaahinta dalka Iiraan ayaa si aad ah u baahinaysay...

Farsamada Wi-Fi Ee Internet Ka Loo Maro Oo Looga Guurayo Mid Cusub Oo Ah Li-Fi Iyo Farqiga U Dhexeeya

Published on Nov 28 2015 // Googooska Geeska
Farsamada Wi-Fi Ee Internet Ka Loo Maro Oo Looga Guurayo Mid Cusub Oo Ah Li-Fi Iyo Farqiga U Dhexeeya
Helsinki (Geeska)- Shirkadda Estonian Start-up Velmenni oo xarunteedu tahay magaalada Tallinn ee dalka Finland ayaa dhowaan tijaabisay farsamo ay u bixisay Li-Fi oo loo marayo Internet ka, kaas oo ay doonayso in uu beddelo farsamada hadda la adeegsado ee Wi-Fi. Warkan uu Geeska Afrika ka soo xigtay Alcarabiya...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan Ku Saabsan Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya La Yeeshay Ergay Turkigu Soo Diray Iyo Xoggo Ay Qunsuliyada Turkigu Ka Bixisay Kulankaas

Published on Nov 28 2015 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan Ku Saabsan Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya La Yeeshay Ergay Turkigu Soo  Diray Iyo Xoggo Ay Qunsuliyada Turkigu Ka Bixisay Kulankaas
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan la yeeshay ergayga ay dawladda Turkigu u soo magacawday wada hadalada Somaliland iyo Somaliya danjire Ahmet R?za Demirer oo dalka ku yimid safarkiisii u horeeyay. Kulankaas habeen hore  oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen,...

Cirro Oo Ka Hadlay Wakthiga Uu Shirguddoonka Banaynayo Iyo Damaca Murashnimo Ee Prof. Cabdisalaan Yaasiin

Published on Nov 28 2015 // Warar
Cirro Oo Ka Hadlay Wakthiga Uu Shirguddoonka Banaynayo Iyo Damaca Murashnimo Ee Prof. Cabdisalaan Yaasiin
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna hoggaamiyaha mucaaradka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay inuu soo dhowyahay wakhtigii uu iska casili lahaa hoggaaminta golaha wakiilada. Md. Cirro oo waraysi siiyay weriye Badri Koosaar oo ka tirsan telefishanka...

Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka Iyo Khilaafka Xisbiyada Qaarkood

Published on Nov 28 2015 // Warar
Axmed Yuusuf Yaasiin Oo  Ka Hadlay Xaaladda Dalka Iyo Khilaafka Xisbiyada Qaarkood
Hargeysa (Geeska)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay xaaladu uu dalku marayo, waxaanu si gaar ah uga hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxaanu tilmaamay in Xukuumaddiisi ay wada hadalada ku xidhay qodobo, isla markaana markii ay qodobadaas ka soo...

Muuse Iyo Saylici Oo Xalay Hargeysa Loogu Qabtay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Soo Dhaweeyay Doorashadooda

Published on Nov 28 2015 // Warar
Muuse Iyo Saylici Oo Xalay Hargeysa Loogu Qabtay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Soo Dhaweeyay Doorashadooda
Hargeysa (Geeska)-Munaasibad lagu taageerayo tanaasuulkii uu Madaxweynuhu ka tanaasulay xilka Musharaxnimada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye iyo  sidoo kale taageero loogu muujinaayo Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Musharaxa Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan...

Dr. Fadal Oo Ka Digay Dib U Dhac Doorasho Iyo Muddo Kordin Guurti Oo Mar Kale Timaada

Published on Nov 28 2015 // Warar
Dr. Fadal Oo Ka Digay Dib U Dhac Doorasho Iyo Muddo Kordin Guurti Oo Mar Kale Timaada
Hargeysa (Geeska)-Xoghayaha Siyaasada Arrimaha Dibada ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Maxamed Cismaan Fadal ayaa ka digay dib u dhac mar dambe ku yimaada doorashooyinka iyo muddo kordhin ay guurtidu iska samayso. Xoghayaha Siyaasada Arrimaha Dibada ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Maxamed CIsmaan Fadal...

Halista Kulan Ka Dhacaya Muqdisho Oo Lagu Casuumay Ururo Somaliland Iyo Somaliya Ah Iyo Arrimaha Laga Hadlayo

Published on Nov 28 2015 // Warar
Halista Kulan Ka Dhacaya Muqdisho Oo Lagu Casuumay Ururo Somaliland Iyo Somaliya Ah Iyo Arrimaha Laga Hadlayo
Hargeysa(Geeska)- Ururka Difaacayaasha Xuquqal Insaanka Bariga iyo Geeska Afrika (East and Horn of Africa Human Rights Defenders Project) ee fadhgiisu yahay caasimadda dalka Uganda ee Kampala ayaa ku casuumay ururada bulshada rayidka ah ee Somaliland iyo kuwa Somaliya inay isugu yimaadan kulan ka hor...

Ruushka Iyo Turkiga: Saaxiibo Aan Dhaqaale Ahaan Kala Maarmin

Published on Nov 28 2015 // Warar
Ruushka Iyo Turkiga: Saaxiibo Aan Dhaqaale Ahaan Kala Maarmin
Hargeysa(Geeska/W.Wararka)-Hadalo kul-kulul ayay is dhaafsanayaan madaxda Ruushka iyo Turkigu ka dib diyaaradii Ruushka ee uu Turkigu soo riday salaasadii la soo dhaafay. Madaxweynaha Turkiga Vladimir Putin ayaa riditaanka diyaaradiisa ku tilmaamay mindi dhabarka lagaga dhuftay taas oo uu sheegay inay...

Kulan Dhexmaray Madaxda Asxaabta Iyo Ergayga Turkiga Ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya

Published on Nov 28 2015 // Warar
Kulan Dhexmaray Madaxda Asxaabta Iyo Ergayga Turkiga Ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Ergayga Turkiga u qaabilsan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ayaa kulan la yeeshay madaxda xisbiyada Waddani iyo KULMIYE. Kulankaas waxa warsaxaafadeed ka soo saaray xafiiska warbaahinta KULMIYE, waxaanu u dhignaa sidan “Madaxda Axsaabta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa...

Madaxweyne Putin Oo Kitaab Qur’aan Ah Oo Taariikhiya Hadyad U Siiyey Hoggaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Iiraan

Published on Nov 26 2015 // Googooska Geeska
Madaxweyne Putin Oo Kitaab Qur’aan Ah Oo Taariikhiya Hadyad U Siiyey Hoggaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Iiraan
Tehran (Geeska)- Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa hoggaamiyaha ruuxiga ah ee dalka Iiraan Aayaatullaah Cali Khamana’ii hadyad u siiyey kitaab Qur’aan gacanta ku qoran oo ah kii ugu horreeyey ee dalka Ruushka lagu qoro. Kulan Isniintii toddobaadkan ay magaalada Dahraan ee caasimadda...

Faa’idooyinka Caafimaad Ee Uu Baamiyuhu U Leeyahay Macaanka, Kalastaroolka Iyo Keliyaha

Published on Nov 26 2015 // Googooska Geeska
Paris (Geeska) cilmibaadhis ay samaysay Valery Aspenas oo ah haweenay caan ka ah dalka Faransiiska oo ku takhasustay Nafaqada iyo faa’idooyinka cuntada ayaa iftiimisay in Baambiyaha ay ku jiraan maaddooyin badan oo aad ugu fiican caafimaadka qofka. Daraasaddan uu Geeska Afrika turjumay waxa ay...

Ragga Oo Looga Digay In Ay Ku Talax Tagaan Hadallada Macaan Ee Ay Xaawa Ku Haasaawiyaan Iyo Sababta

Published on Nov 26 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Guud ahaanba ragga dhaqannada kala duwan ee dunidu waxa ay inta badan ka siman yihiin in gabadha cajabisa ee ay doonayaan in ay kasbadaan ku bilaabaan hadallo hallaasi ah iyo ereyo mid kastaa kii ka horreeyey ka sii macaan yahay, iyaga oo malaha niyadda ku haya fikirka guunka ah ee...

Waadiga Faylasuufka: Hal-Ku-Dhegyo Iyo Xikmado La Xidhiidha Qaybaha Kala Duwan Ee Nolosha (Q:1aad)

Published on Nov 26 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Qormadan waxa uu Wargeyska Geeska Afrika akhristayaashiisa kula wadaagayaa hal-ku-dhegyo iyo xikmado kala duwan oo laga dhaxlay Faylasuufyadii dunida soo maray waqtiyada kala duwan, kuwaas oo aynu si gaar ah u soo qaadanayno inta laga yaabo in ay si uun u khusayn karto qaybaha kala...

“Way Dhacdaa Dad Yidhaahda Dawlada Waa La Inqilaabayey Oo Waa La Duubay Wasiiradii. Laakiin Ninka Awooda Ku Socda Iyo Ninka Ka Tagayaa Waxba Ma Inqilabaan”

Published on Nov 26 2015 // Warar
“Way Dhacdaa Dad Yidhaahda Dawlada Waa La Inqilaabayey Oo Waa La Duubay Wasiiradii. Laakiin Ninka  Awooda Ku Socda Iyo Ninka Ka Tagayaa Waxba Ma Inqilabaan”
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii u horaysay waraysi uu bixiyay wuxuu kaga hadlay is casilaadiisii, saamayntii uu ku lahaa wasiiradii is casilay, eedaha loo jeediyay ee ah in madaxweynihii ka badbaadya inqilaab, khilaafka KULMIYE, doorashadii Muuse Biixi...

Imaaraadka Carabta Oo Joojiyay Baabuurta Laga Soo Iibsado Dalkooda

Published on Nov 26 2015 // Warar
Imaaraadka Carabta Oo Joojiyay Baabuurta Laga Soo Iibsado Dalkooda
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa joojisay ganacsigii baabuurta ee ay ganacsatada Somaliland iyo Somaliya kaga soo ganacsan jireen dalkaas baabuurta la isticmaalo, waxaanay UAE ku amartay in xataa dib loo soo celiyo baabuurta la iibsaday ee aan weli dalkooda ka bixin. Ganacsatada reer...

Xisbiga Waddani Oo Madal La Isku Arkay Ku Soo Bandhigay Barnaamijka Siyaasadeed Ee Xisbiga Oo Qoran

Published on Nov 26 2015 // Warar
Xisbiga Waddani Oo Madal La Isku Arkay Ku Soo Bandhigay Barnaamijka Siyaasadeed Ee Xisbiga Oo Qoran
Hargeys(Geeska):-Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa soo bandhigay buug qabyo qoraal ah oo ka turjumaya barnaamij siyaasadeedkiisa uu ku hogaamin doono dalka haddii uu ku guulaysto xilka doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo Sannadka 2017-ka, waxaana munaasibadii lagu soo bandhigay Buuggan oo si balaadhan...

Cabdiqaadir Jirde Iyo Siciid Cilmi Rooble Oo Soo Dhaweeyay Barnaamijka Xisbiga Waddani

Published on Nov 26 2015 // Warar
Cabdiqaadir Jirde Iyo Siciid Cilmi Rooble Oo Soo Dhaweeyay Barnaamijka Xisbiga Waddani
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Sciid Cilmi Rooble iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, oo ka qayb galay Munaasibad lagu soo bandhigayo Buugga ka turjumaya barnaamij siyaasadeedka Xisbiga Waddani uu dalka ku hogaamin doono haddii uu taladda dalka ku guulaysto, ayaa labadan Xildhibaanba waxa ay Xisbiga Waddani...

Wasaarado Ay Guddiga Ilaalinta Hantida Qaranku Ammaantay Iyo Kuwo Ay Aad U Dhaliishay

Published on Nov 26 2015 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Guddida Daba-galka iyo ilaalinta Hantida Qaranka ee golaha wakiilada ayaa shalay magaalada Hargeysa ku soo bandhigay  warbixintoodii afraad oo daaha ka fayday in 98% Miisaaniyadda Qaranka lagu isticmaalo Hargeysa. Kulanka ay guddigu ku soo bandhigeen warbixintan waxa fadhiyay xubnaha...

Jacaylku Waxa Uu Xoojiyaa Caafimaadka Nafsiga Ah, La’aantiina Dumarku Waxa Ay Ku Mashquulaan Wax Iibsiga

Published on Nov 25 2015 // Googooska Geeska
Jacaylku Waxa Uu Xoojiyaa Caafimaadka Nafsiga Ah, La’aantiina Dumarku Waxa Ay Ku Mashquulaan Wax Iibsiga
Hargeysa (Geeska)- Sida ay marar kala duwan caddeeyeen xeeldheerayaasha cilmiga bulshada iyo nafsigu jacaylku waxa uu qofka ku abuuraa ruux isku-filnaanshiyo shakhsi ah iyo in uu naftiisa ku kalsoonaado, sababtuna waa jacaylka oo caawiya isu dheelli-tirnaanta shakhiyadda qofka, taas oo macnaheedu yahay...