Caadooyin Qofka Joogteeyaa Uu Dadka Ku Xeeran Iyo Bulshada Oo Dhan Kaga Kasban Karo Haybad (Q:1aad)

Published on Oct 31 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Haybaddu ma’aha wax qofku uu gacantiisa ku haysto ama ku soo dhasho balse waa wax uu kasbado oo weliba dadaal iyo karti badan kadib uun ay tahay marka uu dadka ku abuuri karo shucuurta ah in uu muhiim yahay ama in uu haybad iyo xushmayn ka mudan yahay. Waxaa jira qof marka uu...

Adeegyo Ku Cusub Talefannada Iphone Oo Khatar Ku Ah Sirta Gaarka Ah Iyo Kharashka Isticmaalka Internet Ka

Published on Oct 31 2015 // Googooska Geeska
Adeegyo Ku Cusub Talefannada Iphone Oo Khatar Ku  Ah Sirta Gaarka Ah Iyo Kharashka Isticmaalka Internet Ka
Washington (Geeska)- Sida caadiga ah tiknoolajiyadda dunidu waxa ay ku socotaa xawaare aad u sarreeya iyo isbedello joogto ah oo hadba wax cusub soo kordhinaya, marka laga tago qalabka casriga ah ee tiknoolajiyadda waxa uu horumarkan joogtada ahi ku socdaa barnaamijyada ka shaqaysiiya aaladahaas casriga...

Ficillo Sahashi Iyo Maadays U Dhaca Oo Ingiriiska Ay Uga Yaallaan Xeerar Ciqaabeed Aanay Dad Badani Ogeyn (2)

Published on Oct 31 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa qaybtii Labaad ee qormadii uu Geeska Afrika soo turjumay ee ka warramaysay ficillo dadka qaar si sahashi ah ugu kacaan ama maadays iyo ilaaqi u geyso oo dalka Ingiriisku uu ka leeyahay xeerar ciqaabeed adag, balse dad badan oo dalkaas u dhashay ay ku kacaan ficilladaas war’...

Xildhibaan Dhakool ma isku wadi karaa is daadraacinta ololaha KULMIYE iyo shirarka qarsoon ee uu konfurta xuduudka ka wado

Published on Oct 31 2015 // Maqaalo
Xildhibaan Dhakool ma isku wadi karaa is daadraacinta ololaha KULMIYE iyo shirarka qarsoon ee uu konfurta xuduudka ka wado
Waa la wada ogyahay xildhibaan Dhakool oo ka tirsan golaha wakiiladu inuu ku yimid nidaamka isxambaarka, waxaana la wada ogyahay inuu sannadihii u dambeeyay ahaa wakiiilka ururka Al-Shabaab u qaabilsan Somaliland, waxaana xataa cadeeyay dawladaha jaarka oo xukuumadda Somaliland uga digay jariimaadka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Kulan La Yeeshay Labadii Xubnood Ee Iska Casilay Qaban-qaabada Shirka KULMIYE Iyo Shirguddoonka Golaha Wakiilada

Published on Oct 31 2015 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Kulan La Yeeshay Labadii Xubnood Ee Iska Casilay Qaban-qaabada Shirka KULMIYE Iyo Shirguddoonka Golaha Wakiilada
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay kulan la yeeshay labadii xubnood ee ka tirsanaa hoggaanka KULMIYE ee iska casilay qaban qaabada shirka KULMIYE xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo ay weheliyeen labada guddoomiye...

“Waxaan Filayaa In Hogaamiyaha Kulmiye Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Odaygii Qaranka Ahi Ay Xil Wayn Iska Saaraan In Xisbiga La Soo Ururiyo”

Published on Oct 31 2015 // Warar
“Waxaan Filayaa In Hogaamiyaha Kulmiye Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Odaygii Qaranka Ahi Ay Xil Wayn Iska Saaraan In Xisbiga La Soo Ururiyo”
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii khaarajiga ee u horeeyay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay isagoo ka soo kicitimay dalka Kenya oo uu degenyahay. Dr. Maxamed, shirjaraa’id ayuu ku qabtay madaarka Cigaal ee Hargeysa oo si weyn loogu soo...

“Waxaanu Leenahay Waar Ka Daaya Kuwii Waaweynaa Baa Sidaa Ku Dumaye”

Published on Oct 31 2015 // Warar
“Waxaanu Leenahay Waar Ka Daaya Kuwii Waaweynaa Baa Sidaa Ku Dumaye”
Hargeysa (Geeska) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada Somaliland ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Xaaladda dalku marayo, dulmiga iyo arrimo kale oo la xidhiidha gurmadka ay u baahan yihiin dadka Danyarta ahi. Sheekh Aadan-Siiro oo Xaaladda dalku...

Dood Kulul Oo Dhex Martay Garabyada KULMIYE

Published on Oct 31 2015 // Warar
Dood Kulul Oo Dhex Martay Garabyada KULMIYE
Hargeysa(Geeska)-Dood kulul ayaa shalay laanta Afka Somaliga ee VOA ku dhex martay labada garab ee isku haya xisbiga KULMIYE, kuwaas oo ay ka kala socdeen Xuseen Axmed Caydiid oo ahaa wasiirkii hore ee iska casilay cadaaladda iyo Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel) oo ah guddoomiyaha golaha dhexe ee KULMIYE. Labadan...

Duufaan Dabaylo Wadata Oo Ku Soo Socota Puntland

Published on Oct 31 2015 // Warar
Duufaan Dabaylo Wadata  Oo Ku Soo Socota Puntland
Duufaanta (Cyclone Chapala) ayaa la filayaa inay soo gaadho deegaano ka tirsan maamul goboleedka Puntland,  dalka Cumaan iyo Yemen iyadoo la filayo in biyaha roobka duufaantaasi laba maalmood ku da’i doonto, biyaha ay duufaantu keenaysaana waxay u dhigmaan roob da’aya siddeed sanadood,...

Cali Gurey Iyo Falanqaynta Is Casilaadda Xuseen Axmed Caydiid

Published on Oct 31 2015 // Warar
Cali Gurey Iyo Falanqaynta Is Casilaadda Xuseen Axmed Caydiid
Xuseen Axmed Caydiid tan iyo intii uu ku soo biiray SNM sanadkii 1989kii wuxu ahaan jiray saraakiisha sida wayn u taageerta Axmed Silanyo ee uga hiilisa mucaaridkii ka soo horjeedi jiray. Wuxu ka mid ahaa shantii xubnood ee saxeexday Diiwangelintii ururka Kulmiye markii ugu horeysay ee la asaasay. Sidii...

Ficillo Sahashi Iyo Maadays U Dhaca Oo Ingiriiska Ay Uga Yaallaan Xeerar Ciqaabeed Oo Adag Balse Duug Noqday (1)

Published on Oct 29 2015 // Googooska Geeska
Ficillo Sahashi Iyo Maadays U Dhaca Oo Ingiriiska Ay Uga Yaallaan Xeerar Ciqaabeed Oo Adag Balse Duug Noqday (1)
Hargeysa (Geeska)- Dhowaan waxaa dhacay in nin isku dayey in uu talefankiisa gacanta ka dabaysto soket ku yaallay derbiga xarun tareennada laga raaco oo dhulka hoostiisa ah magaalada London, isla markkiiba booliisku inta uu katiinadeeyey ku riday baabuurta maxaabisita lagu qaadoo iyada oo lagu soo eedeeyey...

Habka Yaabka Leh Ee Shimbirka Tukuhu Uu U Qabto Janaasada Walaalkiisa Dhinta Iyo Sida Uu Cadowgiisa U Garto

Published on Oct 29 2015 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Shimbirka tukuhu waxa uu leeyahay hab-dhaqan aanay la wadaagin shimbraha kale oo ah in marka uu mid ka dhinto inta uu isu habarwacdo uu is-dultubo oo dhawaq aad u dheer uu ku muusanaabo. Dad badan ayaa arrintan ku turjumay in dabeecaddan tukuhu ay tahay hab tacsida uu ugu ugu qabt midka...

Warkii Ugu Fiicnaa Ee Qof Buurani Maqlo: Baruurta Da’da Dhexe Waxay Ka Hortagtaa Cudurka Maskaxda Ee Dementia

Published on Oct 29 2015 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Cilmibaadhis fajaciso dad badan ku noqotay oo dhowaan natiijadeedu soo baxday ayaa daahfurtay in dadka marka yak u jiraan da’da dhexe aadka u buurani ay inta badan ka badbaadaan khatarta cudurka xusuusta maskaxda dilka ee Dementia . Daraasad uu Geeska Afrika soo turjumay oo lagu...

Falanqaynta Saamaynta Ay Is Casilaadda Dabarka Goosatay Ku Yeelanayso Madaxweyne Siilaanyo, Mustaqbalka Xisbiga KULMIYE Iyo Shaqada Qaranka

Published on Oct 29 2015 // Warar
Falanqaynta Saamaynta Ay Is Casilaadda Dabarka Goosatay Ku Yeelanayso Madaxweyne Siilaanyo, Mustaqbalka Xisbiga KULMIYE Iyo Shaqada Qaranka
Hargeysa(Geeska)-Toddobaadkan waxa iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo tiro 12 wasiir ah oo isugu jira wasiir iyo wasiir-xigeeno iyo weliba agaasime guud iyo afhayeenkii Madaxweynaha. waxaana wasiiradan ku jira wasiiro muddo dheer ahaa gacanta midig ee Madaxweyne Siilaanyo. Waxay noqotay markii...

“Madaxweynuhu  Wuxuu U Yeedhay Wasiiro Qoyskiisa Ah. Waa Xaqiiqo Aan Been Ahayn. Haddii La Beeninayo Been Baa La Sheegaya”

Published on Oct 29 2015 // Warar
“Madaxweynuhu  Wuxuu U Yeedhay Wasiiro Qoyskiisa Ah. Waa Xaqiiqo Aan Been Ahayn. Haddii La Beeninayo Been Baa La Sheegaya”
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Cabdicasiis Samaale, ayaa shir jaraa’id oo uu Hargeysa ku qabtay wuxuu ku hogotusaaleeyay dhibaatooyin dalka ka jira, waxaanu dib u saxay hadal uu dhawaan yidhi. Wasiir Samaale, wuxuu yidhi “Waxaan jecelahay inaan saxo waxaan u jeedayna caddeeyo...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shalay Booqday Xarunta KULMIYE Oo Uu Kaadhkii Aqoonsiga Shirka Ka Qaatay

Published on Oct 29 2015 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shalay Booqday Xarunta KULMIYE Oo Uu Kaadhkii Aqoonsiga Shirka Ka Qaatay
Hargeysa (Geeska) Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa shalay xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye iska diwaangeliyey, isaga oo la siiyey kaadhaka shirka 5-aad ee xisbiga Kulmiye oo dhici doona 10 November. Madaxweynaha ayaa xarunta xisbiga ka hadlay, waxaanu yidhi “farxad waynbay  ii tahay maanta...

Garab Ka Mid Ah Hoggaanka Kulmiye Oo Sheegay In Xisbig KULMIYE Afduubanyahay

Published on Oct 29 2015 // Warar
Garab Ka Mid Ah  Hoggaanka Kulmiye Oo Sheegay  In Xisbig KULMIYE Afduubanyahay
Hargeysa, (Geeska) – Laba xubnood oo ka mid ah hoggaanka Xisbiga KULMIYE ayaa sheegay in shirkii golaha dhexe ee Xisbiga loo waddo qaab af-duub ah, waxaana ay beeniyeen cadaaladda guddoomiyaha Xisbiga Muuse Biixi iyo Madaxweyne Siilaanyo ku cel-celinayaan in lagu maamulayo hawsha. Guddoomiye ku...

Sidee Ayuu Wasiirka Cusub Ee Cadaaladu U Arkaa Xilkiisa Cusub?

Published on Oct 29 2015 // Warar
Sidee Ayuu Wasiirka Cusub Ee Cadaaladu U Arkaa Xilkiisa Cusub?
Hargeysa (Geeska)-Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga Axmed Faarax Cadare oo hadda loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Cadaalada, ayaa  ka hadlay loolanka musharaxnimada Kulmiye, waxaanu dhamaan Musharixiinta u soo jeediyey tallo, waxaanu ugu baaqay in aanay khilaaf ku kala tagin ee ay si xalaal ah...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Loogu Baaqay Inuu Wasiirka Ciyaaraha U Magacaabo Yuusuf Garas Oo Wasiir-xigeen Ah

Published on Oct 29 2015 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Loogu Baaqay Inuu Wasiirka Ciyaaraha U Magacaabo Yuusuf Garas Oo Wasiir-xigeen Ah
Hargeysa(Geeska)-Qaar ka mid ah dhallinyarada reer Somaliland ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ugu baaqay inuu jagada wasiirka ciyaaraha ee banaanatay u magacaabo wasiir-xigeenka wakhtigan wasaarada jooga Yuusuf Cismaan Garas. Dhallinyaradani waxay Madaxweyne Siilaanyo u soo jeediyeen inuu jagadaas...

Talefannada Gacanta Oo Leh Shaashad Iyada Oo Aan La Taaban Marka Gacanta Lagu Dhoweeyo Shaqaynaysa

Published on Oct 28 2015 // Googooska Geeska
Berlin (Geeska)- Xeeldheerayaal ka tirsan maxadka Max Planck iyo jaamacadda Ludwig Maximilian ee dalka Jarmalka ayaa soo saaray shaashad talefannada gacanta ee casriga ah oo shaqaynaysa marka uu qofku gacanta ku dhoweeyo iyada oo aan u baahnayn in uu taabto. Farsamadan oo la filayo in ay caawiso in shaashaddu...

Toyota Oo Soo Saartay Baabuur U Gaar Ah Dadka Aan Weli Guursan Iyo Kuwa Xaaska Hore Soo Maray

Published on Oct 28 2015 // Googooska Geeska
Toyota Oo Soo Saartay Baabuur U Gaar Ah Dadka  Aan Weli Guursan Iyo Kuwa Xaaska Hore Soo Maray
Tokyo (Geeska)- Shirkadda samaynta baabuurta ee Toyota ayaa carwo labadii sanaba mar lagu qabto magaalada Tokyo ee dalka Japan waxa ay sannadkan soo ku soo bandhigtay baabuur ay u bixisay Kiakai oo u eeg buudhi yar oo xasharaad yari jiidayo, kuna filan saddex qof oo keliya. Gaadhigan oo marka uu shaaraca...

Diiqad Iyo Walbahaar Joogto Ahi Waxa Ay Astaan U Noqon Karaan In Cudur Khatar Ahi Jiro

Published on Oct 28 2015 // Googooska Geeska
Berlin (Geeska)- Qofka oo dareema daal nafsi ahi waa arrin dabiici ah oo ku timaadda, hawsha badan ama hurdo yaraanta, laakiin qulub iyo walbahaar aan sabab lahayn ama tacabka oo joogto noqdaa waxa ay astaan u noqon karaan in uu hayo xanuun khatar ah ama ugu yaraan in qulub iyo isku buuq soo hayo. Qormadan...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabis Iyo Isku Shaandhayn Ku Daboolay Kaalmihii Ay Banneeyeen Wasiiradii Iyo Masuuliyiintii Kale Ee Xukuumada Iska Casilay

Published on Oct 28 2015 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabis Iyo  Isku Shaandhayn Ku Daboolay Kaalmihii Ay Banneeyeen Wasiiradii Iyo Masuuliyiintii Kale Ee Xukuumada Iska Casilay
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay magacaabay 7 wasiir iyo afhayeen  bedeli doona masuuliyintii kala duwanaa ee is casilay. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed madaxtooyada laga soo saaray oo uu ku saxeexanyahay xoghayaha gaarka ah ee madaxtooyada u qaabilsan...

Wasiirkii Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Oo Ku Biiray Liiska Xubnaha Is Casilay

Published on Oct 28 2015 // Warar
Wasiirkii Waxbarashada Iyo Tacliinta  Sare Oo Ku Biiray Liiska Xubnaha Is Casilay
Hargeysa (Geeska)- Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sar ee Somaliland Prof. Faarax Cilmi Maxamuud Geedoole ayaa si rasmiya ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu xukuumada madaxweyne Siilaanyo ka hayey ee wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare. Wasiirka waxbarashada oo la hadlay warbaahinta...

Muuse Biix Oo Ka Hadlay Iscasilaadda Wasiirrada Iyo In Madaxweyne Silanyo Taageerayo

Published on Oct 28 2015 // Warar
Muuse Biix Oo Ka Hadlay Iscasilaadda Wasiirrada Iyo In Madaxweyne Silanyo Taageerayo
Hargeysa (Geeska )- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay sida uu u arko iyo saamaynta iscasilaadda kooxda wasiirrada ka ahaa xukuumadda xisbigooda iyo in Madaxweyne Siilaanyo taageero ku garab-siinayo isaga tartanka shirka Golaha Dhexe ee KULMIYE ee...

Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Wasiirada Is Casilay Iyo Loolanka Ka Dhex Jira Xisbiga KULMIYE

Published on Oct 28 2015 // Warar
Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Wasiirada Is Casilay Iyo Loolanka  Ka Dhex Jira Xisbiga KULMIYE
Hargeysa (Geeska)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan Siiro), oo ka mid ah Culimada dalka ugu waaweyn, ayaa ka hadlay khilaafka cusub ee ka dhex qarxay Xisbigia Kulmiye, ee sababtay in masuuliyiin ka mid ah Wasiiradu is casilaan, waxaanu ka digay in khilaafkaasi sii socdo. Sheekh Aadan Xaaji...

Mujaahid Cismaan Awrliqe Oo Si Adag U Dhaliilay Wasiiradii Is Casilay

Published on Oct 28 2015 // Warar
Mujaahid Cismaan Awrliqe  Oo Si Adag U Dhaliilay  Wasiiradii Is Casilay
Hargeysa(Geeska)-Mujaahid Cismaan Awrliqe, oo ka mid ahaa mujaahidiintii SNM ee dalka xoreeyay ayaa si adag u dhaliilay wasiiradii iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxaanu ku tilmaamay kuwo aan bisayl siyaasadeed lahayn. Awrliqe oo shalay saxaafada la hadlay wuxuu yidhi “Waxaan qabaa...

Sidee Ayuu Wasiir Sacad U Arkaa Xilka Cusub Ee Loo Dhiibay?

Published on Oct 28 2015 // Warar
Sidee Ayuu Wasiir Sacad U Arkaa Xilka Cusub Ee Loo Dhiibay?
Hargeysa (Geeska)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Sacad Cali Shire, oo shalay loo magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibada kadib markii uu Maxamed Biixi Yoonis iska casilay xilkan, ayaa Madaxweynaha ugu mahadnaqay xilkan cusub ee uu u magacaabay, waxaanu sheegay in sida...

Wasiiro Is Casilay Oo Iska Difaacay Eeddo Loo Jeediyay

Published on Oct 28 2015 // Warar
Wasiiro Is Casilay Oo Iska  Difaacay Eeddo Loo Jeediyay
Hargeysa(Geeska)-Wasiiradii Isniintii iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxay sheegeen inaanay marna dalka burburkiisa ka shaqaynayn ee ay ka shaqaynayaan horumarkiisa. Kulan ay yeesheen ka dib waxa saxaafadda la hadlay wasiirkii madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wasiirkii arrimaha...

“Waxaan Hambalyo U Dirayaa Wasiir Cali Shoombe”

Published on Oct 28 2015 // Warar
“Waxaan Hambalyo U  Dirayaa Wasiir Cali Shoombe”
Anigoo ah Maxamed Cabdi Cadaawe, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa wasiirka cusub ee qorshaynta iyo xidhiidhka hay’adaha Md. Cali Salaan Jirde (Cali Shoombe), waxaanan hubaa in wasiirka cusubi ka soo bixi doona shaqada loo xil saaray, isagoo ah aqoonyahan ku haboon xilka uu Madaxweynuhu u...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiiro Cusub Magacaabay iyo Afhayeen Cusub

Published on Oct 27 2015 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiiro Cusub Magacaabay iyo Afhayeen Cusub
Date: – 27/10/2015 WAR-SAXAAFADEED   27/10/2015…..Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3631/102015 Isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey golaha wasiirada Somaliland, isagoo buuxiyey qaar...

Dadka Laba Luuqadood Ku Hadlaa Waa Ay Ka Maskax Furan Yihiin, Ka Fursado Badan Yihiin, Kana Xusuus Fiican Yihiin Kuwa La Midka Ah Ee Af Keliya Ku Hadla (2)

Published on Oct 27 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa qaybtii labaad ee qormadii ka waramaysay faa’idooyinka ay caafimaadka maskaxda iyo aragtida qofka u leedahay in uu laba luuqadood iyo ka badan ku hadli yaqaannaa. In qofka laba af ku hadlaa dhinacyo badan uu wax ka eego, laakiin qofka af keliya ku hadlaa uu shayga u muuqda...