Nin Yuhuudi Ah Oo Maqaaxi Ka Furtay Xabaalo Qaar Asxaabtii Nebigu (SCW) Ka Mid Ahi Ku Jiraan

Published on Aug 30 2015 // Googooska Geeska
Nin Yuhuudi Ah Oo Maqaaxi Ka Furtay Xabaalo Qaar Asxaabtii Nebigu (SCW) Ka Mid Ahi Ku Jiraan
Qudus (Geeska)- Haayadda Al-Aqsa ee Waqafja iyo aataarta ee Falastiiniyiinta ayaa si aad ah u adag uga digtay maqaaxi ay Yuhuudi leedahay oo laga furay dhul ka mid ah xabaalaha taariikhiga ah ee Ma’man Allaah oo ku yaalla magaalada Qudus, waxa aanay haayaddu sheegtay in furitaanka maqaaxidani ay...

Saacadda Ugu Horreysa Maalin Kasta Ayaa Sees U Noqonaysa Guul Aad Ka Gaadho Hawl-Maalmeedkaaga (2)

Published on Aug 30 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa qaybtii labaad ee qormadii uu Geeska Afrika afsoomaaliga u rogay ee ka hadlaysay muhiimadda ay saacadda ugu horreysa maalintu u leedahay shaqada uu qofku qabanayo maalinta inta hadhay, iyada oo tusaale u soo qaadanaysa dad caan ah oo sheegaya waxa ugu horreeya ee ay maalintooda...

Haddii Aad Safar Badan Tahay Raadso Shandadda Tiknoolajiyadda Ku Shaqaysa Oo Ku Caawinaysa

Published on Aug 30 2015 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Shirkad Maraykan ah oo lagu magacaabo Planet Traveler ayaa hindistay shandad casri ah, oo ay u bixisay Space Case 1, taaso oo ku samaysan tiknoolajiyad casri ah cabbirkeeduna yahay 73 cm x 53 cm. Space Case 1 si la mid ah qalabka casriga ah ee Talefannada ka mid yihiin waxa ay ku...

“Waxa Ay U Muuqata Inaanu Madaxweynuhu Musharax Ahayn, Ilamana Aha Inuu Mar Labaad Isa Soo Sharaxayo, Inkasta Oo Uu Xaq U Leeyahay”

Published on Aug 30 2015 // Warar
“Waxa Ay U Muuqata Inaanu Madaxweynuhu  Musharax Ahayn, Ilamana Aha  Inuu Mar Labaad  Isa Soo Sharaxayo, Inkasta Oo Uu Xaq U Leeyahay”
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay wararka soo baxaya ee sheegaya in loolan loogu jiro jagada Musharax ee Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye iyo tanaasulka Madaxweynaha ee la sheegayo inuu Madaxweynuhu  aanu dib isku soo sharixi doonin, waxaanu...

Cabdiqaadir Jirde Oo Si Khibrad Leh Uga Digay Halista Wareejinta Haamaha Shidaalka

Published on Aug 30 2015 // Warar
Cabdiqaadir Jirde Oo Si Khibrad Leh Uga Digay Halista Wareejinta Haamaha Shidaalka
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa si ay khibrad iyo waayo aragnimo siyaasi ah ku jirto uga digay in si fudud lagu wareejiyo haamaha shidaalka oo ay xukuumadu u qorshaysay inay ku wareejiso shirkado dhawr ah oo qaarkood dhawaan la aasaasay. Md. Cabdiqaadir Jirde, oo shalay...

Golaha Wakiilada Oo U Balansan In Go’aan Gole Laga Soo Saaro Wareejinta Haamaha Shidaalka

Published on Aug 30 2015 // Warar
Golaha Wakiilada Oo U Balansan  In Go’aan Gole Laga Soo Saaro Wareejinta Haamaha Shidaalka
Hargeysa(Geeska)-Gudi hoosadka  Ilaalinta Hantida Qaranka  iyo Dabagalka Musuq maasuqa  ee golaha wakiillada, ayaa  Fadhigii shalay  ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ka hor akhriyey Warbixin ay ka Diyaariyeen kulamo ay la yeesheen Maamulka Kaydka Haamaha Shiidalka Berbera. Waxaanay...

Mo Faarax Oo Ku Guulaystay Tartanka 5000m

Published on Aug 30 2015 // Warar
Mo Faarax Oo Ku  Guulaystay Tartanka 5000m
Mo Farah ayaa ku guulaystay bilada dahabka ee orodada 5000m ee ciyaaraha adduunka ee ka socda Beijing. Orodyahanka Mo Faarax ayaa ku guulaystay biladii shanaad ee ciyaaraha adduunka, isagoo ku guulaystay shanta kun ee meter iyo tobanka kun ee meter. Faarax ayaa ku guulaystay 5,000m iyo 10,000m ciyaarihii...

Walaalkii Weynaa Weli Waa Uu Taliyaa: Kamaal A. Ali … kamaal02@yahoo.com (Q:2)

Published on Aug 30 2015 // Warar
Walaalkii Weynaa  Weli Waa Uu Taliyaa: Kamaal A. Ali    … kamaal02@yahoo.com  (Q:2)
Wasaaradda RUNTU waxa ay leedahay dhisme qaab saddex-geesood ah u samaysan oo aad u ballaadhan, dusha sare ee gidaarka bannaanka u jeedana waxaa ku dhejisan boodh aad u weyn oo meel fog laga akhriyi karo, kaas oo ay ku qoran yihiin saddex hal-ku-dheg oo sees u ah dhammaan hawlaha kala duwan ee ay xukuumadda...

Xamarje Oo Ka Digay In Khilaaf Saaxada Ka Saaro Xisbiga KULMIYE

Published on Aug 30 2015 // Warar
Xamarje Oo Ka Digay In Khilaaf Saaxada Ka Saaro Xisbiga KULMIYE
Hargeysa (Geeska) Guddoomiyihii hore ee gobolada Maroodijeex iyo Togdheer Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarji), ayaa sheegay in siyaasada xisbiga tallada haya ee KULMIYE ay Somaliland u horseeday khilaafaad siyaasadeed oo dalka ragaadiyay iyo in doorashadu dib u dhacdo. Mr. Xamarji oo u waramay Telefishanka...

Cabashada Reer Awdal Ee Saami-Qaybsiga Xildhibaannada Golaha Wakiilladu Ma Garbaa Mise Waa Si Kale?

Published on Aug 30 2015 // Warar
Cabashada Reer Awdal Ee Saami-Qaybsiga Xildhibaannada Golaha Wakiilladu Ma Garbaa Mise Waa Si Kale?
DOORSHADII 2005 Waxa laysla qaatay in saamiga gobollada loogu qaybiyo saamigii 1960kii degmooyinka aan kor ku soo sheegnay oo gobollo loo beddeley, isla markaana mid walba kuraastiisii lagu dhufto 2.5   waxaanay  noqotay Gobolka Maroodi-jeex 7×2.5 =17.5 Saaxil  5x 2.5 = 12.5 Awdal ...

Axmed Siilaanyo Haddii Aanu Ku Guulaysan Lahayn Madaxwayne-nimo Waxaa La Odhan Lahaa Ictiraafkii iyo Hor’umarkii Ayuu Inoo Hayaa Ee Maxaa Loo Dooran Waayay

Published on Aug 30 2015 // Warar
Axmed Siilaanyo Haddii Aanu Ku Guulaysan Lahayn Madaxwayne-nimo Waxaa La Odhan Lahaa Ictiraafkii iyo Hor’umarkii Ayuu  Inoo Hayaa Ee Maxaa Loo Dooran Waayay
Horta waa ILAAHAY  Mahadii hadii Dadkii doortay ay garteen isla markaana ogaadeen Qofka uu ahaa Axmed Siilaanyo waxa ka xumaan lahayd haduu Geeriyoon lahaa isagoon M/weyne noqon sababtoo ah koley Rag badan oo aanu Saaxiibo nahay ayaanu isku maan dhaafsanayn oo aad u Aaminsanaa haduu Axmed Siilaanyo...

Waxa Beertayadii Dhacay Taliyaha Xabsiga Borma

Published on Aug 30 2015 // Warar
Waxaanu si wada jir ah ugu sheegaynaa oo ula socodsiinaynaa  masuuliyiinta heer gobol iyo heer qaranba gaar ahaan kuwa amniga u xil saran sida Wasiirka arimaha gudaha taliyaha ciidanka policeka. Khaasatan taliyaha ciidanka asluubta Maxamed Cismaan Ibraahim anagoo kala ah odayaasha magacyadoodu hoos...

Guurka Go’aankiisu Caqliga Ka Yimaaddo Ayaa Ka Cimri Dheer Kana Badhaadhe Badan Ka Qalbiga Ka Yimaadda

Published on Aug 29 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Jacaylka xaruntiisu waa qalbiga oo keliya, waxaana cilmi ahaan la ogaaday in caqligu aanu wax faro gelin ah ku samayn jacaylka, go'aanka guurka oo masiiri ahina, sida ay khubarada cilminafsigu sheegeen, waxa uu ka yimaaddaa qofka oo adeegsanaya qalbiga iyo caqliga (Maskaxda midkood)...

Faa’idooyinka Caafimaad Ee Ku Jira Ku Maydhashada Biyaha Qabow

Published on Aug 29 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Sida ku cad Qur’aanka Kariimka ah markii uu Nebi Ayuub (CS) uu ku samray imtixaankii la mariyey iyo dhibtii ka soo gaadhay cudurkii ku dhacay ee wadnaha marka laga reebo jidhkiisa kale oo dhan aanay jirin meel irbad afkeed le’eg oo u fayoow, waxa uu miciinsaday duco iyo...

Dawladda Somaliland Oo Sheegtay Inay Khubaro Cilmi Nafsiga Ku Takhsustay U Dirtay Baadhista Dilalka Ciidanka Qaranka Dhexdiisa

Published on Aug 29 2015 // Warar
Dawladda Somaliland Oo Sheegtay Inay   Khubaro Cilmi Nafsiga Ku Takhsustay U Dirtay  Baadhista Dilalka Ciidanka Qaranka Dhexdiisa
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Gaadhandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa sheegay  in la diray saraakiil khibrad u leh cilmi nafsiga oo baadhis ku soo samaysa dilalka ka dhex dhacaya muddooyinkan dambe ciidamada qaranka, iyagoo booqday goobihii ay shilalku ka dhaceen islamarkaana baadhaya...

Tarsan Oo Taraansit Ku Maray Madaarka Hargeysa Iyo Qodob Uu Ku Majeertay Oo Uu Muqdisho Kula Taliyay

Published on Aug 29 2015 // Warar
Tarsan Oo Taraansit Ku Maray Madaarka Hargeysa Iyo Qodob Uu Ku Majeertay Oo Uu Muqdisho Kula Taliyay
Hargeysa(Geeska)-Siyaasiga Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo hore u noqday duqa magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya, ayaa wuxuu dhawaan taraansit ku maray madaarka Caalamiga ah ee Cigaal ee magaalada Hargeysa, ee caasimadda Somaliland. Qoraal uu Mr. Tarsan  ku qoray barta uu ku leeyahay facebook,...

Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Lunsiga Hantida Umadda Iyo Cawaaqib Xumadeeda Maalinta Qiyaamaha

Published on Aug 29 2015 // Warar
Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Lunsiga Hantida Umadda Iyo Cawaaqib Xumadeeda Maalinta Qiyaamaha
Hargeysa (Geeska) – Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden Siiro) ayaa ka hadlay dhibaatada hantida sida gaarka ah loo lunsadaa ku leedahay shacabka reer Somaliland, waxaanu xusay in arrintaasi ay saamayn taban ku leedahay bulshada danyarta ah. Sheekh Aaden Siiro oo khudbaddii Jimcaha ee shalay...

Kulan Hargeysa Lagu Qabtay Oo Lagu Taageeray Murashaxnimada Axmed Cabdi Kijaande Ee KULMIYE

Published on Aug 29 2015 // Warar
Kulan Hargeysa Lagu Qabtay Oo Lagu Taageeray Murashaxnimada Axmed Cabdi Kijaande Ee KULMIYE
Hargeysa(Geeska)- Shir ay isugu yimaadeen Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta, Dhalinyarada, Waxgaradka ee beesha ARAB ayaa ka dhacday magaalada Hargeysa, waxaana lagaga tashaday murashaxnimada xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe. Kulankan oo ay jilbaha is-dhigeen xubno isugu jiray Xildhibaano ka soo kala jeeda...

Ismaaciil Buubaa Oo Dib Ugu Dhacay Arbacada Toddobaadkan

Published on Aug 29 2015 // Warar
Ismaaciil Buubaa Oo Dib Ugu Dhacay Arbacada Toddobaadkan
Hargeysa(Geeska)-Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo la filayay inuu jimcihii shalay yimaado magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa dib ugu dhacay ilaa Arbacada toddobaadkan. Waxa magaalada Hargeysa laga dareemayay diyaar garow balaadhan oo siyaasigan lagu soo dhawaynayo iyadoo...

Cabashada Reer Awdal Ee Saami-Qaybsiga Xildhibaannada Golaha Wakiilladu Ma Garbaa Mise Waa Si Kale? C/Kariim Axmed Maxamed (xinnif)

Published on Aug 29 2015 // Maqaalo, Warar
Cabashada Reer Awdal Ee Saami-Qaybsiga Xildhibaannada Golaha Wakiilladu Ma Garbaa Mise Waa Si Kale? C/Kariim Axmed Maxamed (xinnif)
Doorashadii golaha wakiillada ee 2005 markii loo diyaar garoobayey waxa fadhiyadii golaha wakiillada ee waqtigaa socdey gebi ahaanba ka baxay xildhibaannadii ka soo jeedey gobolka Awdal, taasi waxay keentay in cabashadoodii oo ahayd sed ayaa naga maqan laga dhegaysto iyadoo maslaxadda guud la eegayo,...

War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirweynaha Talo-wadaag Ee Lagu Qabtay Magaalada Salaxley

Published on Aug 29 2015 // Warar
War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirweynaha Talo-wadaag Ee Lagu Qabtay Magaalada Salaxley
Shirweynaha Talo-wadaag  oo labadii maalmood ee u dambeeyay (27th – 28 August) Beelwaynta Abokor Muuse oo ka mid ah beelaha Ciidagale uga socday degmada Sallaxley, waxa ka qayb-galay 600 oo ergay, kuwaasoo ka kala yimi gobollada Somaliland qaarkood, kilalka Shannaad ee dalka Itoobiya iyo dalalka...

Machadka Imaamu Ibnu Baaz Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey 270 Arday Oo Bartay Shareecada Islaamka  

Published on Aug 29 2015 // Warar
Machadka Imaamu Ibnu Baaz Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey 270  Arday Oo Bartay Shareecada Islaamka  
Hargaysa(-Geeska):-Munaasibad shahaadooyin lagu guddoonsiinayey dufcadii siddeedaad ee barata culuumta shareecada islaamka kana qalin-jabisa Machadka Imaamu Ibnu Baaz ayaa magaalada hargaysa ayaa khamiistii lagu qabtay hotelka Ambassador ee Magaalada Hargaysa. Ardaydan oo tiradoodu ahayd laba boqol  Iyo...

Suldaan Daakir Oo Soo Jeediyey In Beelaha Gabooye Siddeed Xubnood Loogu Daro Golaha Wakiilada

Published on Aug 29 2015 // Warar
Suldaan Daakir Oo Soo Jeediyey In Beelaha Gabooye Siddeed Xubnood Loogu Daro Golaha Wakiilada
Hargeysa (Geeska)-Suldaan Daakir Xasan Khaliif  oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland, gaar ahaan Saladiinta Beesha Gabooye, ayaa ka hadlay saami qabsiga, waxaanu soo jeediyey in Beelaha ka maqan Golaha Wakiilada, inay muhiim tahay in loogu daro xubno, waxaanu ku baaqay in Beesha Gabooye, oo uu sheegay...

Awoodo Kala Duwan Oo Ku Hirdamaya Qabashada Shirka Golaha Dhexe Ee KULMIYE Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Laga Sugayo Go’aanka U Dambeeya

Published on Aug 27 2015 // Warar
Awoodo Kala Duwan Oo Ku Hirdamaya Qabashada Shirka Golaha Dhexe Ee KULMIYE Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Laga Sugayo Go’aanka U Dambeeya
Hargeysa(Geeska)-Awoodo qarsoon ayaa ku hirdamaya qabashada shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, kaas oo la filayay inuu qabsoomo bisha September ee sannadkan oo ay maalmo koobani inaga xigaan. Shirkan golaha dhexe ee KULMIYE oo qodobada ugu muhiimsan ee lagu dooran doono ay ka mid yihiin  murashaxa...

“Barlaamankii Wuu Fadhiyaa, Guurtidii Wey Fadhidaa, Dawladdii Wey Fadhidaa, Waana Wada Baarixi, Baarixigana Aynu Ka Takhalusno”

Published on Aug 27 2015 // Warar
“Barlaamankii Wuu Fadhiyaa, Guurtidii Wey Fadhidaa, Dawladdii Wey Fadhidaa, Waana Wada Baarixi, Baarixigana Aynu Ka Takhalusno”
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan Xeerka Saami-qaybisaga iyo Doorashada  Golaha Wakiilada, waxaanu sheegay in xeerkani uu muran badan ka dhaliyey Golihii Wakiilada ee hore, isla markaana ay Saddexdii Xisbi ee UDUB,UCID...

Dr. Maxamed-Rashiid Oo Beeniyay Inuu Is Casilay

Published on Aug 27 2015 // Warar
Dr. Maxamed-Rashiid  Oo Beeniyay Inuu Is Casilay
Hargeysa(Geeska)-Wasiirul dawlaha arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan ayaa si kulul u beeniyay warar laga baahiyay oo sheegaya inuu iska casilay xilkii uu u hayay qaranka. Shabakad warareed oo lagu magacaabo Borama News, ayaa shalay baahisay in wasiirul dawle Dr. Maxamed-rashiid...

“Walaalkii Weynaa Weli Waa Uu Taliyaa”

Published on Aug 27 2015 // Warar
“Walaalkii Weynaa Weli Waa Uu Taliyaa”
Hal-abuur, saxafi iyo qoraa Ingiriisa ahaa oo noolaa intii u dhexeysay Juun 1903kii – Jeenaweri 1950kii ayaa sannadkii 1949kii allifay masraxiyad uu ku saadaalinayo sida ay siyaasadda iyo nidaamka dawladnimo ee dunidu u ekaan doonaan ustaqbalka, si gaar ahna waxa uu u calaamadsaday sannadka 1984ka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Jaamacada Camuud Kaga Qayb Galay Arday Shalay Qalijebisay

Published on Aug 27 2015 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Jaamacada Camuud Kaga Qayb Galay Arday Shalay Qalijebisay
Hargeysa (Geeska)-Madaxweynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) oo Shalay Safar ku tagay magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Borama, ayaa waxa uu ka qayb galay  Qalinjebinta Dufcadii 14aad ee ka baxda Jaamacada Camuud oo noqonaysana dufcadii 5aad ee uu Madaxweynuhu si xidhiidha...

Ismaaciil Buubaa Oo La Filayo Inuu Beri Hargeysa Yimaado

Published on Aug 27 2015 // Warar
Ismaaciil Buubaa Oo La Filayo Inuu Beri Hargeysa Yimaado
Hargeysa(Geeska)-siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo muddo dheer ka maqnaa Somaliland, ayaa la filayaa inuu jimcaha beri ka soo dego madaarka Hargeysa ee Cigaal Airport. Md. Buubaa ayaa wuxuu Hargeysa imanayaa ka dib markii uu ka soo noqday fikirkii Somaliweyn islamarkaana uu u soo noqday...

Dadweyne Ka Markhaati Furay Lahaanshaha Beer Galbeedka Hargeysa Ah Oo Muran Adagi Ka Taagnaa

Published on Aug 27 2015 // Warar
Dadweyne Ka Markhaati Furay Lahaanshaha Beer Galbeedka Hargeysa Ah Oo Muran Adagi Ka Taagnaa
Hargeysa (Geeska )- Dad rayid ah oo madaxbannaan, ayaa ka markhaati furay lahaanshaha beer ku taal agagaarka cusbitaalka Shifo ee degaanka loo yaqaan Makhaayadda Inanta ee galbeedka Hargeysa, taas oo muran ku dhexmaray laba dhinac uu keenay dhimashada askar ka tirsan ciidanka booliska bilo ka hor. Dadkan...

Saacadda Ugu Horreysa Maalin Kasta Ayaa Sees U Noqonaysa Guul Aad Ka Gaadho Hawl-Maalmeedkaaga (1)

Published on Aug 27 2015 // Googooska Geeska
Saacadda Ugu Horreysa Maalin Kasta Ayaa Sees U Noqonaysa Guul Aad Ka Gaadho Hawl-Maalmeedkaaga (1)
Hargeysa (Geeska)- Sida caadiga ah shaqada soo-noq-noqotaa waxa ay qofka ku abuurtaa daal nafsiya oo badan, laakiin haddana waxaa jira dad badan oo ogaaday in saacadda ugu horreysa maalinta oo ah subax kasta marka ay hurdada ka kacaan ay tahay ta iyadu go’aaminaysa sida ay maalinta inta hadhay...

Tuule Ay Ku Nool Yihiin Afartan Iyo Toddoba Dumar Ah, Laba Boqol Oo Carruur Ah Iyo Nin Keliyi

Published on Aug 27 2015 // Googooska Geeska
Nayroobi (Geeska)- Geed hadhac ah oo tuulaha ku daraf kaga yaalla ayaa hoostiisa  ay isugu yimaaddaan dumarka intooda hal-doorka ah ee talada la bidayaa si ay uga go’aan gaadhaan arrimaha muhiimka ah ee hadba noloshooda khuseeya, raggana waa ka mamnuuc in ay tuuladan soo galaan tan iyo markii...