Xikmadda Ku Jirta Go’aan Uu Qaatay Halyeeygii India Ee Gandhi Mar Uu Qaadan Kari Waayey Kab Ka Dhacday

Published on Jul 30 2015 // Googooska Geeska
Xikmadda Ku Jirta Go’aan Uu Qaatay Halyeeygii India  Ee Gandhi Mar Uu Qaadan Kari Waayey Kab Ka Dhacday
Hargeysa (Geeska)- Haddii mid ka mid ah labadaada kabood ay kaa dhacdo ama si uun kaaga lunto, kabta kuu soo hadhay ee lugta keliya ah maxaa aad ku samayn lahayd? Waxaa laga yaabaa in midkeen uu meel uun ku tuuri lahaa, mid kalana isaga oo rajaynaya in uu teedii mar dambe helo meel uu dhigan lahaa, siyaao...

2.6 Bilyan Oo Qof Oo Dunida Ku Nool Ayaa Aan Helin Suuliyo Caafimaadka Ku Habboon Iyo Biyo Nadiif Ah

Published on Jul 30 2015 // Googooska Geeska
2.6 Bilyan Oo Qof Oo Dunida Ku Nool Ayaa Aan Helin Suuliyo Caafimaadka Ku Habboon Iyo Biyo Nadiif Ah
Hargeysa (Geeska)- Warbixin ay Qaramada Midoobey soo saartay toddobaadkii hore ayaa ay ku caddaysay in saddex qof ee dunidan ku noolba mid ka mid ahi aanu lahayn suuli uu xaajadiisa ku dhammaysto, taas oo macnaheedu yahay in 2.4 Bilyan oo ruux aanay suuliyo lahayn, 946 kun oo qof oo ka mid ahina ay xaajadooda...

Meelo Dunida Ka Mid Ah Oo Ay Mamnuuc Tahay In Booqasho Ama Dalxiis Lagu Tago Iyo Sababta (Q: 1aad)

Published on Jul 30 2015 // Googooska Geeska
Meelo Dunida Ka Mid Ah Oo Ay Mamnuuc Tahay In Booqasho Ama Dalxiis Lagu Tago Iyo Sababta (Q: 1aad)
Hargeysa (Geeska)- Dunida maanta waxaa ku nool dad aad u badan oo xiiseeya dalxiiska waxa aanay booqashooyin dalxiis ah ku gaalaa-bixiyaan daafaha dunida. Dadka dalxiisayaasha ah iyo dadka xitaa danaha kale u taga dalalka kale waxa ay jecel yihiin in ay soo arkaan goobaha taariikhiga ah iyo meelaha ay...

Dawlada Somaliya Oo Sheegtay In Qaraxii Hotel Jazeera Uu Ka Danbeeyey Wiil Dhalasho Ahaan Ka Soo Jeeda Somaliland

Published on Jul 30 2015 // Warar
Dawlada Somaliya Oo Sheegtay  In Qaraxii Hotel Jazeera Uu Ka Danbeeyey  Wiil Dhalasho Ahaan Ka Soo Jeeda Somaliland
Muqdisho(Geeska)-Dawladda Somaliya ayaa qaraxii toddobaadkan lala beegsaday hoteelka Jazeera ee Muqdisho, waxay ku eedaysay inuu fuliyay wiil dhallinyaro ahaa oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, gaar ahaan gobalka Awdal oo ay magaciisa ku sheegtay C/Risaaq Muuse Buux, ina Shukri Faarax, 30...

Labada Xisbi Mucaarid Oo Qodobo Soo Saaray Kana Digay Go’doon Siyaasadeed

Published on Jul 30 2015 // Warar
Labada Xisbi Mucaarid Oo Qodobo Soo Saaray Kana Digay Go’doon Siyaasadeed
Hargeysa(Geeska)-Shirkii sida wada jirka ahaa ugu socday Xisbiyada Mucaaradka ee Somaliland UCID iyo Waddani, ayaa laga soo saaray lix qodob oo ku saabsan sidii dalka doorasho looga qaban lahaa. Waxa lagu soo bandhiga qodobadaasi madal balaadhan oo ay asxaabta iyo madashu goob joog ka ahaayeen. Qodobadan...

Siciid Sulub Oo Si Adag U Dhaliilay Siyaasada Xukuumada Ee Mandaqada

Published on Jul 30 2015 // Warar
Siciid Sulub Oo Si  Adag U Dhaliilay Siyaasada  Xukuumada Ee Mandaqada
Hargeysa(Geeska)- Wasiirkii hore ee hawlaha guud iyo guryeynta xukuumaddii Daahir Ra’yaale Siyaasi Siciid Sulub Maxamed, ayaa si adag u dhaliilay safarka madaxweyne Siilaanyo uu ugu baxay goballada bariga Somaliland, waxaana uu sheegay in safarkaasi aanu munaasib ahayn wakhti xaadirkan isaga oo ...

Wasiir Xigeenka Waxbarashada Oo Furey Kulan Ku Saabsan Dib-U-Eegista Iyo Horumarinta Manhajka Cusub Ee Somaliland

Published on Jul 30 2015 // Warar
Wasiir Xigeenka Waxbarashada Oo Furey Kulan Ku Saabsan Dib-U-Eegista Iyo Horumarinta Manhajka Cusub Ee Somaliland
Hargeysa(Geeska) :-Kulan lagu gorfeynaayey isla mar ahaantaana dib u eegis iyo horumarin lagu samaynaayey manhajka cusub ee loo sameeyey dugsiyada hoose dhaxe iyo sare ee wasaaradda waxbarashada Somaliland, ayaa lagu qabtay hotel Imperial ee magaalada Hargeysa. Waxaana mashruucan lagu samaynaayey manhajka...

Hogaanka Labada Xisbi Mucaarad Oo Dhaliilo Culus U Soo Jeediyey Xukuumadda

Published on Jul 30 2015 // Warar
Hogaanka Labada Xisbi Mucaarad Oo Dhaliilo Culus U Soo Jeediyey Xukuumadda
Hargeysa (Geeska)-Madaxda Xisbiyada Mucaaradka ee UCID iyo Waddani, ayaa dhaliilo culus u soo jeediyey Xukuumadda taladda dalka haysa ee uu Madaxweyanha ka yahay, Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) iyo Musharaxa...

Garsoorayaasha Iyo Tababarayaasha Kubadda Cagta Somaliland Oo Loo Furray Tababar Caalamiya

Published on Jul 30 2015 // Warar
Garsoorayaasha Iyo Tababarayaasha Kubadda Cagta Somaliland  Oo Loo Furray Tababar Caalamiya
Hargeysa (Geeska)- Wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland ayaa tababar socon doona muddo sided cisho u qabatay garsoorayaasha iyo tababaraasha kala duwan ee kubadda cagta Somaliland, kaas oo ah mid heer caalami ah. Xidhiidhada kubadda cagta Somaliland iyo Jabuuti ayaa iska kaashaday...

Xildhibaan Wakiilada Ka Tirsan Oo Ku Taliyay Soo Afjarida Khilaafka Siyaasiga Ah Ee Jira

Published on Jul 30 2015 // Warar
Xildhibaan Wakiilada Ka  Tirsan Oo Ku Taliyay Soo Afjarida Khilaafka Siyaasiga Ah Ee Jira
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Wasaaraddaha kala duwan ee dalka u soo jeediyey inay si siman oo cadaalad ah ugu adeegaan uguna hawlgalaan Gobolada, Degmooyinka iyo Magaalooyinka kala duwan ee  dalka, waxaanu si...

Googooska Geeska Iyo Maadayska Maanta: Juxa Iyo Dawarsadihii Dabaqa Sare Ka Soo Dejiyey

Published on Jul 29 2015 // Googooska Geeska
Googooska Geeska Iyo Maadayska Maanta:  Juxa Iyo Dawarsadihii Dabaqa Sare Ka Soo Dejiyey
Hargeysa (Geeska)- Waa qormo kale oo uu Geeska Afrika akhristayaashiisa kula wadaagayo qisaska maaddo iyo xikmadda isugu jira ee laga dhaxlay Juxa oo ah, shakhsiyad caan ka ah taariikhda Carabta ee dhinaca hiddaha iyo dhaqanka. Maantana waa Juxa iyo sidii uu uga aargoostay miskiin dawarsanayey oo uu...

Hurdada Duhurka Kadib Waxa Ay Kobcisaa Xusuusta Waxa Aanay Kor U Qaaddaa Baraarugsanaanta Maskaxda

Published on Jul 29 2015 // Googooska Geeska
Hurdada Duhurka Kadib Waxa Ay Kobcisaa Xusuusta Waxa Aanay Kor U Qaaddaa Baraarugsanaanta Maskaxda
Hargeysa (Geeska)- Dad badan ayaa ma’oggan faa’idada ay hurdada qadada kadib u leedahay dib u soo celinta tamarta qofka. Cilmibaadhis dhowaan natiijadeedu soo baxday ayaa daahfutay in hurdada maalintii ay nasiso maskaxda qofka iyo muruqyadiisa isla markaana xoojiso nasashada iyo furfurnaanta...

Hal-Qabsiyo Iyo Maahmaayo Ay Bulshooyin Kala Duwani Ka Yidhaahdeen Dumarka (Qaybta: 2aad)

Published on Jul 29 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Qormadan oo ah tii labaad uguna dambaysay waxa uu Geeska Afrika akhristayaashiisa kula wadaagayaa maahmaahyo iyo halqabsiyo ay bulshooyin kala duwani ka yidhaahdeen dumarka, waxa ay ka hadlayaan sifooyinkooda, qaabkooda, xarakaadkooda iyo dabeecadahooda, waxaana ka mid ah: –...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar Kale Mucaaradka U Diray Farriin, Sheegayna Inay Dawladiisa Bedeli Karto Dawlad Sharci Ah Oo Dimuqraadiyad Lagu Doortay

Published on Jul 29 2015 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar Kale Mucaaradka  U Diray Farriin, Sheegayna Inay Dawladiisa Bedeli  Karto Dawlad Sharci Ah Oo Dimuqraadiyad Lagu Doortay
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa mar kale ku celiyay in dawladiisa lagu bedeli karo oo keliya dawlad la soo doortay oo sharci ah. Barta uu Madaxweyne Siilaanyo ku leeyahay twitterka ayaa shalay barqadii la geliyay qoraal kooban oo uu Madaxweynuhu ku sheegayo in...

Xildhibaan Qabile Oo Dhaliilay Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo Ee Gobalada Bari

Published on Jul 29 2015 // Warar
Xildhibaan Qabile Oo Dhaliilay Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo Ee Gobalada Bari
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee UCID, ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii uu dhawaan Madaxweynuhu kaga dareen caliyey isla markaana uu kaga hadlay muranka Siyaasadeed ee ka dhex aloosan Xukuumadda iyo Xisbiyada...

Nuxurka Khudbad Obama Ka Jeediyay Xarunta Midowga Afrika

Published on Jul 29 2015 // Warar
Nuxurka Khudbad Obama Ka Jeediyay Xarunta Midowga Afrika
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa safarkiisa Afrika ku soo afjaray khudbad uu shalay ka jeediyay Midowga Africa oo uu qaaradda ku ammaanayo horumarka, isagoo dhinaca kale ka digay in horumarkaasi lagu xajin karo oo kaliya sii wadiska barnaamijyada horumareed iyo dimoqraadiyad loo dhan yahay. Mr....

Wasiir Cali Xaamud Oo Beeniyay In Khilaaf Ka Dhex Jiro Madaxweynaha Iyo Ku-xigeenkiisa

Published on Jul 29 2015 // Warar
Wasiir Cali Xaamud Oo Beeniyay In Khilaaf Ka Dhex Jiro  Madaxweynaha Iyo Ku-xigeenkiisa
Hargeysa(Geeska) :-Wasiirka xidhiidhka goleyaasha Somaliland Md.Cali Xaamud Jibriil, ayaa si adag u beeniyey in wax khilaaf ahi u dhaxeeyo Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Md.Cabdiraxmaan Saylaci oo ay sheegeen xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog iyo Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka tirsan...

Cabdiraxmaan-Faroole Oo Ka Mahadceliyay Sida Loogu Soo Dhaweeyay Somaliland

Published on Jul 29 2015 // Warar
Cabdiraxmaan-Faroole Oo  Ka Mahadceliyay Sida Loogu  Soo Dhaweeyay Somaliland
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa shalay qado sharaf ku maamuusay madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo Hargeysa ku sugnaa in muddo ah. Madaxweynihii hore ee Puntland oo qado sharaftaas hadal kooban ka jeediyay...

Muddo Xileedka Sharci Ee Silaanyo Ee Dhamaadey Sidey Ummadda S/L U Aragtaa?

Published on Jul 29 2015 // Warar
Muddo Xileedka Sharci                               Ee Silaanyo Ee Dhamaadey Sidey Ummadda S/L  U Aragtaa?
Maalinta 27 July 2015 waxa dhamaatey shanti sannadood ee madaxweyne  Silaanyo sharciga uu laha inu ku fadhiyo kursiga madaxtinimada S/L . marki uu ku guuleystey doorashadi madaxtooyada ee dhacdey 26 june 2010 . dadki uu codeeyey kulmiye oo aha 49.3% niyadoodu iyo rajadoodu cirkey mareeysey ,waxaaney...

“Dadweynaha Sanaag Waxaan Leeyahay Waa Inaad Guntiga u Xidhataan Ka Qeyb-Qaadashada Jidka Ceerigaabo”

Published on Jul 29 2015 // Warar
Sanaag (Geeska )- Maareeyaha madbacadda Qaranka Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Carey) oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa gobolka Sanaag, ayaa soo maray deegaamadda Yufle, Kal-Shiikh, Uur-weyn iyo deegaamo kale oo ka mid  jiidaha gobolka Sanaag, waxaanu ku booriyay inay dawladda Madaxweyne Siilaanyo...

Xasharaad Sabab U Noqday In Shaqada Laga Eryo Dhammaan Masuuliyiintii Cisbitaalka Boqor Fahad

Published on Jul 28 2015 // Googooska Geeska
Xasharaad Sabab U Noqday In Shaqada Laga Eryo Dhammaan Masuuliyiintii Cisbitaalka Boqor Fahad
Riyaad (Geeska)- Kadib markii bar-kulannada bulshada lagu faafiyey Fiidyoow laga dareemayo hoos dhaca ku yimid xaaladda nadaafadeed ee cisbitaalka weyn ee Boqor Fahad ee magaalada Jiddah ee dalka Sucuudiga ayaa uu wasiirka caafimaadka ee dalkaas Khaalid Al-Faalix uu soo saaray go’aam adag oo amraya...

Dufanka Kalluunka Iyo Dhirtu Waxa Uu Aadamaha Siiyaa Cimri Dherer

Published on Jul 28 2015 // Googooska Geeska
Stockholm (Geeska)- Cilmibaadhis lagu diyaariyey dalka Sweden ayaa daahfurtay in ragga iyo dumarka cuna cuntooyinka kalluunka iyo khudradda ah, laga filo in ay ka cimri dheeraadaan kuwa da’dooda ah ee aan cunin. Baadhis iyo dabagal lagu sameeyey dad tiradoodu gaadhaysay 4 Kun oo isugu jira rag...

Hal-Qabsiyo Iyo Maahmaahyo Ay Bulshooyin Kala Duwani Ka Yidhaahdeen Dumarka

Published on Jul 28 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Qormadan waxa uu Geeska Afrika akhristayaashiisa kula wadaagayaa maahmaahyo iyo halqabsiyo ay bulshooyin kala duwani ka yidhaahdeen dumarka, waxa ay ka hadlayaan sifooyinkooda, qaabkooda, xarakaadkooda iyo dabeecadahooda, waxaana ka mid ah: – Gabadhu adduunka waxa keliya ee ay...

Ninkii Isku Qarxiyay Hotel Jazeera Oo Noqday Somali Haysta Dhalashada Jarmalka Iyo Diblomaasiyiin Shiine Iyo Qatar Isugu Jira Oo Qaarna Ku Dhinteen Qaarna Ku Dhaawacmeen

Published on Jul 28 2015 // Warar
Ninkii Isku Qarxiyay Hotel Jazeera Oo Noqday Somali Haysta Dhalashada Jarmalka Iyo Diblomaasiyiin Shiine Iyo Qatar Isugu Jira Oo Qaarna Ku Dhinteen Qaarna Ku Dhaawacmeen
Muqdisho(Geeska/W.Wararka)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay weerarkii isqarxinta ahaa ee Axadii lala eegtay hoteelka Jazeera ee Muqdisho, caasimadda wadanka Somaliya. Weerarkan waxa si rasmi ah u sheegatay kooxda Al-Shabaab oo cadaysay inay leedahay masuuliyadda weerarkaas, iyagoo sheegay inay ugu...

Taliye-xigeenka Booliska Oo Ka Hadlay Rabshado Ka Dhacay Jaamacada Hargeysa

Published on Jul 28 2015 // Warar
Taliye-xigeenka Booliska Oo Ka Hadlay Rabshado Ka Dhacay Jaamacada Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Taliye kuxigeenka ciidanka booliska Somaliland, sarreeye guuto Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle, ayaa sheegay in 16 qof loo hayo shaqaaqo shalay ka dhacday Jaamacadda Hargeysa. Dhalin yaro cadhaysan ayaa shalay rabshay Imtixaan lagu gali lahaa Jaamacadda Hargeysa, iyagoo ku doodaya in laga...

Madaxweyne Silaayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Laascaanood, Booqashana ku Tagay Jiida

Published on Jul 28 2015 // Warar
Madaxweyne Silaayo oo Lagu Soo Dhaweeyey  Laascaanood, Booqashana ku Tagay Jiida
Hargeysa(Geeska) :-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey oo socdaal ku marayey goballada bariga Somaliland, ayaa shalay si ballaadhan loogu soo dhaweeyey xarunta gobalka Sool ee magaalada Laascaanood iyada oo sida oo kalena...

Laba Xildhibaan Oo Md. Saylici U Soo Jeediyay Talooyin Horleh

Published on Jul 28 2015 // Warar
Laba Xildhibaan Oo Md. Saylici  U Soo Jeediyay Talooyin Horleh
Hargeysa(Geeska) :-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Aw-xoog) iyo Xildhibaan Naasir Cali Shire, ayaa si wada-jira uga hadlay khilaaf muddooyinkii danbe la sheegayey in uu ka dhex taagnaa madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa, waxaana ay sheegeen in ay ayaan darro tahay in labaddii mas’uul ee qaranka...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo U Mahadceliyay Madaxweynaha

Published on Jul 28 2015 // Warar
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo U Mahadceliyay Madaxweynaha
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay in baahi loo qabay tirada garsooreyaasha Maxakamadda sare oo uu Madaxweyne Siilaanyo kordhiyay. Waxa uu sheegay inay ka gar naqi doonaan 300 oo dacwadood oo maxakamaddaha iska dhex yaalay muddo dheer.  Qoraal...

Hore Ayey Rag Ugu Dhaceen, Dhayalsiga Qaare

Published on Jul 28 2015 // Warar
Hore Ayey Rag Ugu  Dhaceen, Dhayalsiga Qaare
Hore ayeey rag hore Ugu dhaceen, Dhayalsiga qaare. Socdaaladda ama safarka madaxweynaha waxa ku baxa lacag aad u faro Badan ilaa 60 Landcruiser baa la socday safarkiisan shalay, Sidoo kale wasiiraddu safaradoodu 20 Landcruiser Kama yara qudhoodu. Socdaaladaasi uu hadda ka hor sameeyey Madaxweynahu waxa...

“Xisbiyada Mucaaradku Ha Tixgeliyeen Go’aanka Maxkamada”

Published on Jul 28 2015 // Warar
“Xisbiyada Mucaaradku Ha Tixgeliyeen Go’aanka Maxkamada”
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee  Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), ayaa ka hadlay aragtiisa ku saabsan Shirkii isbahaysiga Mucaaradka, go’aankii Maxkamada, iyo muddo kordhintii Golaha Guurtidu muddada ugu kordhisay Xukuumadda, waxaanu...

Fin Doobka: Sababaha Keena, Sida Loo Daweyn Karo Iyo Talooyin Muhiim U Ah Qofka Uu Ka Soo Baxo

Published on Jul 26 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Finanka yaryar ee wejiga ka soo baxa oo caan ku ah magaca findoob ayaa ay dhakhaatiirtu sheegeen in sababtooda ugu weyni ay tahay heerka dufanka maqaarka. Marka uu dufanka maqaarka ku jiraa xoqo hormoonka Androgen ee isna maqaarka ku jira ayaa waxaa badanaya dheecaannada ay soo daynayaan...

Qiso Xikmad Leh: Haddii 25 Sano Oo Tacab Iyo Daal Ah Kadib, Aan Ku Soo Noqonayo Uun Xaalka Aan Joogu Imika, Maxaa aan Daal Ahayn Ee Aan Korodshaday?

Published on Jul 26 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Nin dalxiise ah ayaa dalka Mexico u dalxiis tegey, waxa uu arkay dad reer Mexico ah oo ah kalluumaysato gudaha dalkooda uun ka shaqaysa, laakiin kalluunka ay soo qabanayaan uu yahay mid aad u tayo badan oo ah noocyada dunida laga jecel yahay. waxa uu weydiiyey, “Waqti intee le’eg...