Soonka Iyo Sixada (4): Khuraafaadka Dadku Ka Aamineen Harraadka Xilliga Soonka Iyo Talada Dhakhtarka (Q:1aad)

Published on Jun 30 2015 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (4): Khuraafaadka Dadku Ka Aamineen Harraadka Xilliga Soonka Iyo Talada Dhakhtarka (Q:1aad)
Hargeysa (Geeska) Xilliga lagu gudo jiro bisha soonka waxaa inta badan dadku siyaabo kala duwan ay uga cawdaan harraad, gaar ahaan marka bisha barakaysani ay ku soo beeganto xilliga xagaaga sida ay sannadihii u dambeeyeyba ahayd. Dhibaatada oonkaasi waxa ay keentay in dadku ay iskula wareegaan talooyin...

Saddexda Xisbi Oo Shalay Xafiiska EU Ee Hargeysa Kulan Wada Jir Ah Kula Yeeshay Sarkaalad Ka Socoda Xafiiska Nayrobi Ee Midowga Yurub Iyo Qodobada Laga Wada Hadlay

Published on Jun 30 2015 // Warar
Saddexda Xisbi  Oo Shalay Xafiiska EU Ee Hargeysa Kulan Wada Jir Ah Kula Yeeshay Sarkaalad Ka Socoda Xafiiska Nayrobi Ee Midowga Yurub Iyo Qodobada Laga Wada Hadlay
Hargeysa(Geeska)-Madaxda saddexda xisbi qaran ee UCID, Waddani iyo KULMIYE ayaa shalay shir wada jir ah xarunta Midowga Yurub ee Hargeysa kula yeeshay haweenay ka socota xafiiska Midowga Yurub oo qaabilsanaan doonta xidhiidhka uu Midowga Yurub la leeyahay Somaliland iyo Somaliya. Kulankan oo ahaa mid...

Googooska Maanta Iyo Maadayska Juxa: Juxa iyo Caanoolihii Khiyaamada Badnaa

Published on Jun 30 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska) Juxa oo aynu hore u soo qaadannay dhowr ka mid ah qisaskii maadayska iyo xikmadda is-huwan ah, ayaa uu Geeska Afrika cadadkiisan maanta ku soo qaadanayaa qiso kale oo ka mid ah sheekooyinkiisa xiisaha badan. Waxa aanay u dhacday sidan: Tuulada uu Juxa ku nool yahay waxa ka shaqaysan...

Shirkii Wadamada Taageera Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Hargeysa Ka Furmaya Iyo Maraykanka Oo Ka Hadhay

Published on Jun 30 2015 // Warar
Shirkii Wadamada Taageera  Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Hargeysa  Ka Furmaya Iyo Maraykanka Oo Ka Hadhay
Hargeysa(Geeska)-Waxa saaka magaalada Hargeysa si rasmi ah uga furmaya shirka ay yeelanayaan wadamada Somaliland ka taageera dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka ee ku bahoobay dalada Democratization steering committee (DSC). Wadamadan oo ay wakiilo ka socdaa shalay soo gaadheen Hargeysa ayaa kala ah Norway,...

Xildhibaan Qabile Oo Sharci Darro Ku Macneeyay Muddo Kordhintii Ay Guurtidu Samaysay

Published on Jun 30 2015 // Warar
Xildhibaan Qabile Oo Sharci Darro Ku Macneeyay Muddo Kordhintii Ay Guurtidu Samaysay
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Maxamed Faaraxa Qabile oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland, kana tirsan XIsbiga Mucaaradka ee UCID, ayaa ka hadlay khilaafka cakiran ee ku saabsan muddo kordhinta ee u dhexeeya Xukuumadda, Guurtida iyo Xisbiyada Mucaaradka. Xildhibaan Maxamed Faaraxa Qabile oo Wargeyska...

Wasiirka Daakhiliga Oo Amray In Booyadaha Laga Jaro Turusyada Shilalka Sababa

Published on Jun 30 2015 // Warar
Wasiirka Daakhiliga Oo  Amray In Booyadaha Laga Jaro Turusyada Shilalka Sababa
Hargeysa(Geeska):-Ciidamada ilaalada waddooyinka ee loo yaqaano Taraafiga oo kaashanaaya ciidanka Booliska, ayaa magaalada Hargeysa ka bilaabay hawl-galo ay ku hubinayaan Liisamada ay haystaan darawaliinta Booyadaha iyo sida oo kale sidii loo xakameyn lahaa xawaaraha xoogga ah ee ay ku socdaan Booyadaha...

Wajigii Labaad Ee Jidka Baligubadle Iyo Hargeysa Oo Dib Loo Bilaabay

Published on Jun 30 2015 // Warar
Wajigii Labaad Ee Jidka Baligubadle Iyo Hargeysa Oo Dib Loo Bilaabay
Hargeysa(Geeska)-Gudida gacanta ku haysa dhismaha wadada Hargeysa iyo Baligubadle ayaa shalay bilaabay wejigii labaad ee dhismaha wadadaas. Guddiga oo ka hadlay ayaa sheegay in ay bilaabeen toban killo mitir oo cabirka dhismaha wadaasi ka dhigaya 15 Km. Waxa ay ugu baaqeen shacabka Somaliland iyo qurbe...

Saddexdii Marxuum Ee Shilka Baabuur Ku Geeriyooday Oo Si Heer Qaran Ah Loo Aasay

Published on Jun 30 2015 // Warar
Saddexdii Marxuum Ee Shilka Baabuur Ku Geeriyooday Oo Si Heer Qaran Ah Loo Aasay
Hargeysa(Geeska):-Alle ha u naxariistee waxaa shalay aas qaran xabaalaha Naasa-hablood ee duleedka bari ee magaaladda Hargeysa loogu sameeyay saddex qof oo ku geeriyooday shil gaadhi oo maalin ka hor ka dhacay waddada isku xidha magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa. Saddexdan marxuum ayaaa kala ahaa Wariye...

Hay’adda AET Oo 15kii bisha Soo Gebo-gabaysay Tobabar Lagu Gorfaynayay Xog Ururin Ku Saabsan Man-Hajka Cusub Ee Somaliland

Published on Jun 30 2015 // Warar
Hay’adda AET Oo 15kii bisha  Soo Gebo-gabaysay Tobabar Lagu Gorfaynayay Xog Ururin Ku Saabsan Man-Hajka Cusub Ee Somaliland
Hargeysa(Geeska):-Tababar socday hal maalin oo lagu lafo-guraayey warbixin ka soo baxday xog- ururin laga soo sameeyey in ka badan sadex kun oo qof oo ku dhaqan gobollada dalka laguna dabaqayo Man-hajka cusub ee waxbarashada Somaliland, ayaa 15kii bisha Juun lagu soo gebo-gabeeyey hotel Xaraf ee magaalada...

Soonka Iyo Sixada (4): Sababaha Harraadka Xilliga Soonka Iyo Sida Ugu Habboon Ee Loola Dagaalami Karo

Published on Jun 28 2015 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (4): Sababaha Harraadka Xilliga  Soonka Iyo Sida Ugu Habboon Ee Loola Dagaalami Karo
Hargeysa (Geeska)- Waa arrin iska caadiya in qofku uu xilliga soonka harraad dareemo, gaar ahaan marka la eego xilliga ay sannadkan ku soo beegantay oo ah xagaa kulayl jiro, lana af-xidhnaanayo in ka badan 14 saac maalintii. Saacadahaa uu qofku af xidhan yahay waxaa si joogto ah jidhka uga baxaya biyaha...

Faa’idooyinka Isticmaal Ee Batamka Ay Ku Taallo Calaamada Widows Ee Kombiyuutarka

Published on Jun 28 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Sida in badani aragtay kombiyuutarka qaybtiisa ay ku yaallaan batamada qoraalka ee afka Kombiyuutarka lagu yidhaahdo (Key Board) waxaa ka mid ah batam ay ku sawiran tahay calaamadda caanka ah ee widows, inta badanna dadku ma fahmaan sidayaabaha kala duwan ee ay batamkan uga faa’idaysan...

Wadamada Taageera Doorashooyinka Somaliland Oo Kulan Muhiim Ah Hargeysa Ku Qabsanaya Toddobaadkan

Published on Jun 28 2015 // Warar
Wadamada Taageera Doorashooyinka Somaliland Oo Kulan Muhiim Ah Hargeysa Ku Qabsanaya Toddobaadkan
Hargeysa(Geeska)-Wadamada taageera dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka Somaliland ee ku bahoobay Democratization steering committee (DSC), ayaa toddobaadkan shir ku qabsanaya magaalada Hargeysa. Shirkan ayaa waxa ay xubnaha DSC ku lafo-gurayaan doorashooyinka Somaliland iyo caqabadaha u baahan in la dhammaystiro...

Guddoomiyaha Guurtida Oo Maanta Dalka Ka Dhoofaya, Isagoo Weli Ku Dhegan Heshiiskii La Gaadhay Ee Uu Qaadacay

Published on Jun 28 2015 // Warar
Guddoomiyaha Guurtida Oo Maanta Dalka Ka Dhoofaya, Isagoo Weli Ku Dhegan Heshiiskii La Gaadhay Ee Uu Qaadacay
Hargeysa(Geeska):-Guddoomiyaha aqalka Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa la filayaa in uu maanta u ambabaxo dalka Ingiriiska, xilli aan weli laga heshiin khilaafkii ka dhashay muddo kordhinta Golaha Guurtidu u sameeyeen Xukuumadda iyo aqalka Golaha Wakiilada. Guddoomiye Saleban...

Jaamac Shabeel Oo Ka Jawaabay Eedda Mucaaradka Ee Ah Inay Xukuumadu Ka Baxday Heshiiskii

Published on Jun 28 2015 // Warar
Jaamac Shabeel Oo Ka Jawaabay Eedda Mucaaradka Ee Ah Inay Xukuumadu Ka Baxday Heshiiskii
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), ayaa sheegay in dhanka Xukuumadda iyo dhanka Xisbiga Kulmiye in aanay waxba iska bedelin heshiiskii ay la gaadheen Xisbiyada Mucaaradka eek u saabsanaa muddo kordhinta Xukuumadda...

Taliyaha Asluubta Oo Ka Hadlay Ciidan La Ruqseeyay

Published on Jun 28 2015 // Warar
Taliyaha Asluubta Oo Ka  Hadlay Ciidan La Ruqseeyay
Hargeysa(Geeska):-Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Sareey Guuto Maxamed Aadan Cismaan(Xudhuun), ayaa ka hadlay ciidamo ka tirsan ciidanka Asluubta oo la sheegay in laga ruqseeyey shaqadoodii, waxaana uu tilmaamay in ciidamadaas qaar ka mid ah loo aryey iyaga oo aan haysan wax qoryo ah halka kuwa...

Maraykanka Oo Warbixin Uu Soo Saaray Ku Daray Xayiraadda Wargeyska Haatuf

Published on Jun 28 2015 // Warar
Maraykanka Oo Warbixin  Uu Soo Saaray Ku Daray Xayiraadda Wargeyska Haatuf
Hargeysa(Geeska)-Wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka, waaxdeeda u qaabilsan ilaalinta xuquuqal insaanka, ayaa toddobaadkan soo saartay warbixinteeda sannadlaha ah ee ay kaga hadasho xaaladda xuquuqda bini-aadamka iyo dimuqraadiyadda ee dunida ee sannadkii 2014. Warbixintan oo aad u dheer, wadamada...

Soonka Iyo Sixada (4): Faa’idooyinka Soonku U Leeyahay Xanuunnada Ku Dhaca Wadnaha Iyo Xididdada Dhiigga

Published on Jun 27 2015 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (4): Faa’idooyinka Soonku U Leeyahay Xanuunnada Ku Dhaca Wadnaha Iyo Xididdada Dhiigga
Hargeysa (Geeska)- Wadne Xanuunka iyo guud ahaan xanuunnada ku dhaca halbawlayaasha dhiiggu waxa ay ka mid yihiin sababaha ugu waaweyn ee dunida maanta loogu dhinto, sida la ogyahayna Soonku waxa uu beddelaa hab-nololeedkii maalinlaha ahaa ee qofka, taasina waxa ay qasab ka dhigaysaa in qofku is weydiiyo...

Googooska Maanta Iyo Maadayska Juxa

Published on Jun 27 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa mar kale iyo mid ka mid ah qisaska maadayska iyo xikmadda is xambaarsan ah ee uu Geeska Afrika akhristayaashiisa uga soo qaadi jiray sheekooyinka Juxa. Qisada maantu waxa ay ka hadlaysaa cadaaladda iyo bal hadda sida uu Juxa ugu dhaqmi jiray, waxa aanay u dhignayd sidan: Nin Bakhayl...

Dawlad Afrikaan Ah Oo Samaysay Talefan Degdeg Ah Oo Dadku Kaga Cawdaan Masuulka Laaluush Weydiiya

Published on Jun 27 2015 // Googooska Geeska
Rabat (Geeska)- Xukuumadda dalka Marooko ayaa samaysay khad talefan oo dadka muwaadiniinta ahi ka soo sheegaan masuuliyiinta iyo shaqaalaha kala duwan ee laaluushka ka doona. Samaynta talefankan oo qayb ka ah qorshe ay xukuumaddu doonaysay in ay kula dagaallanto dhaqanka ah in masuuliyiinta iyo shaqaalaha...

Booliska Oo Qabtay Nin Carruur Uu Midkood 25 Cisho Jiray Gidaarka Madaxa Ula Dhacay Iyo Nin Kale Oo Wiil Iyo Gabadh Uu Guri La Degenaa Baatrool Iyo Kabriid Qabadsiiyay

Published on Jun 27 2015 // Warar
Booliska Oo Qabtay Nin Carruur Uu Midkood 25 Cisho  Jiray Gidaarka Madaxa Ula Dhacay Iyo Nin Kale Oo Wiil Iyo Gabadh Uu Guri La Degenaa Baatrool Iyo Kabriid Qabadsiiyay
Hargeysa(Geeska)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay laba nin oo laba fal oo kala duwan shalay ka sameeyay magaalada Hargeysa. Taliyaha ciidanka Booliska sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, oo xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, ayaa sheegay in duhurnimadii shalay degmada...

Xasan Sheekha Somaliya Oo Ka Hadlay Mawqifka Dawladiisa Ee Somaliland

Published on Jun 27 2015 // Warar
Xasan Sheekha Somaliya Oo Ka Hadlay Mawqifka Dawladiisa Ee Somaliland
Muqdisho(Geeska)-Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo habeen hore hadal ka jeediyay xaflad ay dawladiisu ku xustay maalintii ay Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay dawladda Ingiriiska 26 June 1960, ayaa wuxuu ka hadlay mawqifka dawladiisa ee ku waajahan Somaliland. Xasan Sheekh oo halkaas ...

Xaflad Lagu Xusay 26 June Oo Madaxtooyada Lagu Qabtay

Published on Jun 27 2015 // Warar
Xaflad Lagu Xusay 26 June Oo Madaxtooyada Lagu Qabtay
Hargeysa(Geeska)-Madaxtooyada Somaliland waxa shalay lagu qabtay xaflad kooban oo lagu xusayay 26-June 1960 kii oo ku beegan oo ah maalintii ay Somaliland xorriyadda ka qaadatay Ingiriiska. Madaxweynaha Somaliland ayaa xafladda ka qayb galay, waxaana sidoo kale kala qayb galay guddoomiyaha maxkamadda...

Warbixinaha Ay Warbaahinta Dunidu 26 June 1960 Ka Qortay Xorriyadii Luntay Ee Somaliland

Published on Jun 27 2015 // Warar
Warbixinaha Ay Warbaahinta Dunidu 26 June 1960 Ka Qortay Xorriyadii Luntay Ee Somaliland
Hargeysa(Geeska)- Shalay oo kale  kale, 26 Juun 1960, waxay dadkii wakhtigaa ku dhaqnaa geyigan Somaliland u ahayd guul iyo gobanimo. Waxay ahayd habeenkii u horaysay ee ay ku seexdaan xorriyad dhulkooda ay ku maamushaan, kadib markii ay 12 habeennimo xaqiijiyeen gebagebaynta habeenkii dheeraa ee...

“Tartan Waa La Ogal Yahay, Buuqse Lama Ogala, Meel Ha Looga Soo Wada Jeesto Nabadda”

Published on Jun 27 2015 // Warar
“Tartan Waa La Ogal Yahay, Buuqse Lama Ogala, Meel Ha Looga Soo Wada Jeesto Nabadda”
Hargeysa(Geeska):-Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) oo ka mid ah xildhibaanada aqalka Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay xuska sannad guurada 55aad ee ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland xornimadeeda ka qaadatay guumaystihii Ingiriiska, waxaana uu hadalo isagu jira hambalyo, boggaadin,...

Tartankii Quraanka Kariimka Ahaa Ee Hargeysa Ka Socday Oo Shalay La Soo Gunaanaday

Published on Jun 27 2015 // Warar
Tartankii Quraanka Kariimka  Ahaa Ee Hargeysa Ka Socday  Oo Shalay La Soo Gunaanaday
Hargeysa(Geeska):-Tartankii qur’aanka kariimka ahaa oo muddooyinkii danbe ka socday Masjidka Cali Mataan ee Hargeysa oo ay soo qaban-qaabisay shirkada Dahab-shiil, ayaa shalay lagu gebo-gabeeyey magaalada Hargeysa, waxaana kaalinta 1aad ku guulaystay Maxamuud Axmed Caalin oo ka socday magaalada...

Al-Shabaab Oo Shalay Weerar Ku Dishay 70 Ka Tirsan Ciidanka Burundi Ee AMISOM

Published on Jun 27 2015 // Warar
Al-Shabaab Oo Shalay  Weerar Ku Dishay 70 Ka Tirsan  Ciidanka Burundi Ee AMISOM
Muqdisho(Geeska)-Al-Shabaab ayaa habeen hore salaadii subax weerar  qorshaysan shalay ku qaaday fadhiisin ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin magaalada Leego ee gobalka Shabeelada hoose ee Somaliya. Saraakiil iyo goobjoogayaal ayaa sheegay in 70 ciidamada Burundi ee AMISOM lagu dilay kadib markii...

Guddoomiye-xigeenka Waddani Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay

Published on Jun 27 2015 // Warar
Hargeysa(Geeska):-Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md.Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo aan lagu aamini karin talada dalka, isla-mar-ahaantaana Madaxweyne Siilaanyo looga fadhiyo in uu ku dhawaaqo wakhtiga doorashooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka...

Soonka Iyo Sixada (4): Khatarta Caafimaad Ee Saambuusaha Iyo Sida Ugu Habboon Ee Ay Tahay In Loo Sameeyo

Published on Jun 25 2015 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (4): Khatarta Caafimaad Ee Saambuusaha Iyo Sida Ugu Habboon Ee Ay Tahay In Loo Sameeyo
Hargeysa (Geeska)- Saambuusuhu waxa uu ka mid yahay cuntooyinka xilliga Ramadaanta loogu jecel yahay dunida muslimka, qormo uu Wargeyskan Geeska Afrika Afsoomaali u rogay oo lagu faafiyey shabakadda Al-Carabiya ayaa tilmaamaysa in saambuusaha oo ah nooca saliidda lagu shiil, sida ay Soomaalida badankeedu...

Ku Cibro Qaado: Tilmaamaha Hoggaamiyaha Islaamku Barbaariyey Iyo Hab-Dhaqanka Looga Baahan Yahay

Published on Jun 25 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Sida ku xusan taariikhda Islaamka, xilligii uu Cumar Bin Khadaab (Alle ha ka raalli ahaado) ahaa Amiirka Muuminiinta, ayaa maalin maalmaha ka mid ah dadkii deggenaa magaalada Ximis oo imika ka tirsan dalka Suuriya waxa uu ka dalbaday bal in hadda ay soo diiwaangeliyaan dadka fuqarada...

Wikileaks Oo Soo Bandhigay Dedaalkii Daahir Rayaale Ee Aqoonsi Raadiska Somaliland Iyo Codsigii Uu Maraykanakua U Gudbiyay Ee Taageerista Qadiyada

Published on Jun 25 2015 // Warar
Wikileaks Oo Soo Bandhigay Dedaalkii Daahir  Rayaale Ee Aqoonsi Raadiska Somaliland Iyo Codsigii Uu Maraykanakua U Gudbiyay Ee Taageerista Qadiyada
Hargeysa(Geeska/Wikileaks)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sida ay faafisay shabakadda siraha faafisa ee Wikileaks wuxuu wakhtigii uu Madaxweynaha ahaa Maraykanka ka dalbaday inay taageeraan hawlgal aqoonsi raadis oo uu Midowga Afrika ka dhex waday. Daahir Rayaale Kaahin...

Faysal Cali Waraabe, Cabdiraxmaan-Cirro Iyo Muuse Biixi Oo Isku Haleelay Dood Loo Qabtay

Published on Jun 25 2015 // Warar
Faysal Cali Waraabe, Cabdiraxmaan-Cirro Iyo Muuse Biixi Oo Isku Haleelay Dood Loo Qabtay
Hargeysa(Geeska):-Dood aad u xiiso badan oo hordhaceedii xalay laga sii daayey Talefeeshanka Star, ayaa ay gondaha isku dareen hoggaamiyeyaasha saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo Ucid, waxaana ay si aada ugaga doodeen xaalada dalku maraayo, doorashooyinka, siyaasada arrimaha dibadda iyo arrimo...

Maayarkii Borama Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Ku-xigeenkiisii Oo Is Casilay

Published on Jun 25 2015 // Warar
Maayarkii Borama Oo  Xilkii Laga Qaaday Iyo Ku-xigeenkiisii Oo Is Casilay
Hargeysa(Geeska):-Fadhi ay subaxnimaddii shalay isagu yimaadeen xildhibaanada Golaha Deegaanka degmada Boorama, ayaa ay xilkii Maayirnimo kaga qaadeen guddoomiyahii Golaha Deegaanka ee degmada Boorama Md.Saleebaan Xasan Xaddi, iyada oo sida oo kalena isla goobtaasi uu isku casilay guddoomiye xigeenkii...