“Madaxweynuhu Aniga Iyo Xoghayaha Guurtida Wuu Noo Yeedhay, Wuxuu Nagu Yidhi Asxaabtu Waxay Soo Jeediyen In Dorashada La Qabto December 2016-Ka, Aniguna  Waxba Kama Qabo”

Published on May 31 2015 // Warar
“Madaxweynuhu Aniga Iyo Xoghayaha Guurtida Wuu Noo Yeedhay, Wuxuu Nagu Yidhi Asxaabtu Waxay Soo Jeediyen In Dorashada  La Qabto December 2016-Ka, Aniguna  Waxba Kama Qabo”
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleban Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay kulan uu la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo oo ay kaga wada hadleen arrinta heshiiska xukuumadda iyo xisbiyada ee ay golihiisa guurtidu qaadaceen. Mudaneyaasha golaha guurtida Somaliland ayaa fadhi ay shalay...

Somaliland Oo Ogolaatay Qaxootigii Yemen Ee Ay Hore U Diiday

Published on May 31 2015 // Warar
Somaliland Oo Ogolaatay  Qaxootigii Yemen Ee Ay Hore U Diiday
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka Dib u dejinta Somaliland Cali Siciid Raygal, ayaa shalay ku dhawaaqay in dib  loo fasaxay qaxoontiga u dhashay koonfurta Somalia kadib markii dhawaan xukumaddu mamnuucday qaxoontiga koonfurta u dhashay ee Somaliland soo gaadhaya waxa uu sheegay in hadda laga bilaabo ay...

Hargeysa: 27 Sanno Ka Hor Iyo Guddo-galkii SNM Ee Caawa Oo Kale

Published on May 31 2015 // Warar
Hargeysa:  27 Sanno Ka Hor Iyo Guddo-galkii SNM Ee  Caawa Oo Kale
Akhristayaal, waxaanu cadadkayagii shalay idiin soo gudbinay xog waran uu bixiyay Mujaahid Xasan Maxamed Ubaxle (Xasan Ganey) oo ahaa taliyihii tiknikadii SNM ee Hargeysa soo gashay 31 May 1988, xilligaas oo uu ka mid ahaa dhallinyaradii reer Somaliland ee hurisay dhimbiishii halganka. Haddaba, waxaanau...

Axmed Yuusuf Yaasiin Iyo Aragtidiisa Aqoonsi-raadiska?

Published on May 31 2015 // Warar
Axmed Yuusuf Yaasiin Iyo Aragtidiisa Aqoonsi-raadiska?
Hargeysa(Geeska)-Wuxuu wargeyska Geeska Afrika cadadkiisii shalay akhristayaashiisa ugu soo gudbiyay waraysi aanu la yeelanay madaxweyne-xigeenkii hore Axmed Yuusuf Yaasiin oo si hufan uga hadlay xaaladda uu wadanku marayo iyo muranada siyaasadeed ee maanta taagan. Waxaanu maanta idiin soo gudbinaynaan...

Garyaqaan Guuleed Oo Ka Hadlay Furdaaminta Sharci Ee Khilaafka Ka Taagan Muddo Kordhinta

Published on May 31 2015 // Warar
Garyaqaan Guuleed Oo Ka Hadlay Furdaaminta Sharci Ee Khilaafka Ka Taagan Muddo Kordhinta
Hargeysa(Geeska):-Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac, ayaa ka hadlay muranka siyaasiga ah ee dib uga soo cusboonaaday muddo kordhintii dhawaan ay golaha Guurtidu u samaysay xukuumada Siilaanyo iyo golaha Wakiilada, waxaana uu tilmaamay in maaraynta sharci ee lagu furdaamin karo khilaafkaas ka dhashay heshiiskii...

Xildhibaan Guurtida Ka Tirsan Oo Sheegay Inuu Dacwad Ka Dhan Ah Heshiiska Xisbiyada Maxkamadda Sare U Gudbinayo

Published on May 31 2015 // Warar
Xildhibaan Guurtida Ka Tirsan Oo Sheegay Inuu Dacwad Ka Dhan Ah Heshiiska Xisbiyada Maxkamadda Sare U Gudbinayo
Hargeysa(Geeska):-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac (Shaadh), oo ka mid ah mudaneyaasha aqalka golaha Guurtida Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in ay maxkamada sare geynayaan dacwad ka dhan ah dhammaanba cidii ka qayb gashay heshiiskii ay sadexda xisbi iyo xukuumadu ka gaadheen khilaafkii ka dhashay...

“Saleban Waxaan Leeyahay Magac Xumo Qaranka Hakaga Tagin”

Published on May 31 2015 // Warar
“Saleban Waxaan Leeyahay  Magac Xumo Qaranka Hakaga Tagin”
Hargeysa (Geeska)-Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga Mucaaradka Waddani Maxamuud Raage Ibraahim, ayaa Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ugu baaqay inuu magaciisa iyo sharaftiisa ilaashado, oo go’aanka ay ku heshiiyeen Saddexda Xisbi iyo Xukuumaddu ee ku saabsan muddo...

Video: Guurtida Oo Meel Adag Iska-Taagtay Heshiiskii Saddexda Xisbi Ee Arrimaha Doorashada

Published on May 30 2015 // Warar
Video: Guurtida Oo Meel Adag Iska-Taagtay Heshiiskii Saddexda Xisbi Ee Arrimaha Doorashada
?

Guurku Waxa Uu Keena Buurni, Guurka Kadibna Lammaanuhu Way Ka tagaan Xarragada Iyo Is-qurxinta

Published on May 30 2015 // Googooska Geeska
Guurku Waxa Uu Keena Buurni, Guurka Kadibna  Lammaanuhu Way Ka tagaan Xarragada Iyo Is-qurxinta
Washington (Geeska)- Daraasad lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daah-furtay in korodhka buurnida ee dadka xaaska lihi mar walba ka badan tahay korodhka buurnida dadka aan xaaska lahayn. Majaladda Obesity oo ka faalloota cayilka ayaa qortay natiijada daraasaddan oo sheegaysa in buurnidu mar walba ku...

Gabadh Gaadhi Jiidhsiisay Odaygeeda Oo U Codeeyey Murashax Madaxweyne Oo Aanay Doonayn

Published on May 30 2015 // Googooska Geeska
Gabadh Gaadhi Jiidhsiisay Odaygeeda Oo U  Codeeyey Murashax Madaxweyne Oo Aanay Doonayn
Washington (Geeska)- Maxkamad ku taalla dalka Maraykanka ayaa xabsi saddex sano iyo badh ah ku xukuntay gabadh gaadhigii qoyskeeda sannadkii 2012ka jiidhsiisay saygeeda oo ay ka cadhootay kadib markii uu codayn waayey doorashadii sannadkii 2012ka ka dhacday dalka Maraykanka. Holly Nicole Solomon oo...

Ninku Kulanka Koowaad Gabadha Been Ayaa Uu U Sheegaa Laakiin Isla Markaba Waa Ay Ku Fahantaa

Published on May 30 2015 // Googooska Geeska
Brasilia (Geeska)- Cilmibaadhis dhowaan lagu sameeyey dalka Brazil ayaa daahfurtay in ninku si uu u soo xero geliyo gabadha adeegsado khiyaamooyin  kala duwan. Cilmibaadhistan oo ay xeel-dheerayaasha cilmiga bulshadu ku baadhayeen xeeladaha ugu badan ee ay raggu u maraan hanashada qalbiga gabadha,...

Fuaad Aadan Cadde Oo Geeska Afrika Uga Waramay Xaaladiisa Caafimaad, Kana Jawaabay Caawimada La Sheegay Ee Cali Khaliif Galaydh Iyo Cali Ciise Cabdi

Published on May 30 2015 // Warar
Fuaad Aadan Cadde Oo Geeska Afrika Uga Waramay Xaaladiisa Caafimaad, Kana Jawaabay Caawimada  La Sheegay Ee Cali Khaliif Galaydh Iyo Cali Ciise Cabdi
Hargeysa(Geeska)-La taliyaha madaxweyne Siilaanyo ee gobalada bariga Md. Fu’aad Aadan Cadde, ayaa isagoo ku jira cisbitaal ku yaala wadanka Turkiga, wuxuu Wargeyska Geeska Afrika uga waramay xaaladiisa caafimaad iyo weliba cidda gacan ka gaysatay inuu wadanka Turkiga gaadho dhaqaale ahaan iyo socdaal...

Ergo La Sheegay In Loo Dirayo Guddoomiye Saleban Iyo Xildhibaan Gacan Oo Bogaadiyay Heshiiska Axsaabta

Published on May 30 2015 // Warar
Ergo La Sheegay In Loo Dirayo  Guddoomiye Saleban Iyo Xildhibaan  Gacan Oo Bogaadiyay Heshiiska Axsaabta
Hargeysa(Geeska)-Madaxtooyada Somaliland ayaa diyaarinaysa ergo loo diro guddoomiyaha golaha guurtida md. Saleban Maxamuud Aadan, si loogu qanciyo inuu aqbalo heshiiska ay wada gaadheen xisbiyada iyo xukuumadu oo uu si adag uga horyimid. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in la doonayo in ergo...

“Go’aanka Guurtidu Waa Distoori, Madaxweynuhu Wuxuu Samayn Karaa Digreeto Uu Wakhtiga Kaga Horaysiin Karo”

Published on May 30 2015 // Warar
“Go’aanka Guurtidu Waa Distoori,  Madaxweynuhu Wuxuu Samayn Karaa Digreeto Uu Wakhtiga Kaga Horaysiin Karo”
Hargeysa (Geeska)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa soo dhaweeyey go’aanka Saddexda Xisbi isku raaceen ee ku saabsan muddo kordhinta loo sameeyey Xukuumadda, waxaanu tilmaamay inuu go’aanka Guurtidu yahay Dastuuri balse Madaxweynuhu uu soo saari karo Digreeto...

Hargeysa: 27 Sanno Ka Hor Iyo Guddo-galkii SNM Ee Caawa Oo Kale

Published on May 30 2015 // Warar
Hargeysa:  27 Sanno Ka Hor Iyo Guddo-galkii SNM Ee  Caawa Oo Kale
Caawa oo ay taariikhdu tahay 31-May waxa ay ku beegantahay 31kii May,1988, taas oo ahayd maalintii ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee SNM goor saq dhexe ah ka dhex hilaaceen gudaha Magaalda Hargaysa oo ay ku sugnaayeen ciidamadii Maxamed Siyaad Barre. Si kale haddii loo yidhaahdo waa sannad guuradii ...

“Waxa Jira Wasiiro Ku Takri Fala Xilkooda Iyo Masuuliyada Ay Hayaan”

Published on May 30 2015 // Warar
“Waxa Jira Wasiiro  Ku Takri Fala Xilkooda  Iyo Masuuliyada Ay Hayaan”
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Baar Siciid Faarax, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland,kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa waxa ay dhaliil u soo jeedisay Xukuumadda, gaar ahaan qaar ka mid ah Wasiiradda dalka, waxayna sheegtay inay sida ay doonaan ugu takrifaalan hantida...

Madaxweynaha Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Laga Hirgaliyay Madaarka Hargeysa

Published on May 30 2015 // Warar
Madaxweynaha Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Laga Hirgaliyay Madaarka Hargeysa
Hargeysa (Hargeysa) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa khamiistii furay Afar mashruuc oo laga hirgeliyey Madaarka diyaaradaha Caalamiga ah ee Cigaal. Mashaariicda uu Madaxweynuhu furay waxa ka mid ah, wejiga labaad ee dhabaha diyaaraduhu ka haadaan ama ka soo degaan ee Madaarka Cigaal,...

Xarunta CPA Oo Soo Dhawaysay Heshiiska Xisbiyada Iyo Xukuumada

Published on May 30 2015 // Warar
Xarunta CPA Oo Soo Dhawaysay Heshiiska Xisbiyada Iyo Xukuumada
Hargeysa(Geeska)-Xarunta daraasaaska siyaasadda Somaliland (Center for policy analaysis) ayaa soo dhawaysay heshiiska lagu soo ajaray khilaafkii siyaasiga ahaa ee ay wada saxeexdeen saddexda xisbi qaran iyo xukuumadda Somaliland.  War-murtiyeed ay xalay soo saartay agaasimaha fulinta ee CPA, ayaa...

Hogaanka Xisbiga Waddani Sheekh Adam Siiro ku booqday Gurigiisa

Published on May 30 2015 // Warar
Hogaanka Xisbiga Waddani  Sheekh Adam Siiro ku booqday Gurigiisa
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminayo oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa shalay gurigiisa ku booqday Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan Siiro) oo dhawaan ka soo laabtay safar caafimaad...

Shaqada Saamaleylka Ahi Waxay Khatar ku Tahay

Published on May 29 2015 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in shaqada habeennimadu dhib badan ku keento caafimaadka qofka. Cilmibaadhistan oo ay samaysay jaamacadda ugu facaweyn dalka Maraykanka ee Harvard oo ku taalla magaalada Boston ayaa dhowaan lagu faafiyey majaladda National...

Maaddo Lagu Daro Noocyo Ka Mid Ah Cuntooyinka

Published on May 29 2015 // Googooska Geeska
Maaddo Lagu Daro Noocyo Ka Mid Ah Cuntooyinka
Hargeysa (Geeska)- Cuntooyinka iyo cabbitaannada warshadaysan waxaa lagu daraa maaddooyin kala duwan oo qabta hawlo lagama maarmaan u ah in cuntadaasi ay dadka macaamiisha ah gaadho iyada oo leh dhadhankii iyo muuqaalkii xiiso gelin lahaa. Inta badanna la isma weydiiyo ama dadku meel kasta oo ay joogaanba...

Khilaafkii Siyaasadeed Ee Xukuumadda Iyo Mucaaradka Oo Xalay Lagu Soo Gunaanaday Heshiis Ka Kooban

Published on May 29 2015 // Warar
Khilaafkii Siyaasadeed Ee Xukuumadda Iyo Mucaaradka Oo Xalay Lagu Soo Gunaanaday Heshiis Ka Kooban
Hargeysa(Geeska)-Khilaafkii siyaasadeed ee ka dhashay muddo kordhinta golaha guurtida ayaa xalay cawayskii dambe si rasmi ah loo soo gunaanaday, ka dib markii ay saddexda xisbi ee Waddani, KULMIYE iyo UCID madaxtooyada ku saxeexeen heshiis ka kooban 4 qodob. Qoraalka waxa wada saxeexay guddoomiyayaasha...

Nuxurka Kulamo Uu Safiir Ingiriis Ahi La Yeeshay Madaxda Saddexda Xisbi Qaran

Published on May 29 2015 // Warar
Nuxurka Kulamo Uu Safiir Ingiriis Ahi  La Yeeshay Madaxda Saddexda Xisbi Qaran
Hargeysa(Geeska):-Safiirka dawlada Ingiriiska u fadhiya dalka Somaliland iyo Somaliya  Mr. Nil Wegan oo socdaal ku jooga dalka, ayaa shalay kulamo gooni gooni ah la qaatay hoggaamiyeyaasha Labada xisbi mucaarad ee Waddani iyo Ucid iyo sida oo kale guddoomiyaha aqalka golaha Guurtida Somaliland,...

“Muddo Kordhintu Waa Go’aan Guurti, Oo Sharci Qaran, Waxbana Laga Noqon Maayo”

Published on May 29 2015 // Warar
“Muddo Kordhintu Waa  Go’aan Guurti, Oo Sharci Qaran,  Waxbana Laga Noqon Maayo”
Hargeysa(Geeska):-Guddoomiyaha aqalka golaha Guurtida Somaliland Md.Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaaf ka dhashay muddo kordhintii ay Guurtidu u samaysay xukuumada Siilaayo iyo aqalka golaha Wakiilada Somaliland, waxaana uu sheegay in go’aankaasi uu ahaan go’aan...

Ma dhabaa In Madaxweyne Siilaanyo Hore U Qorsheeyay Muddo Kordhinta Labada Sannadood?

Published on May 29 2015 // Warar
Ma dhabaa In Madaxweyne Siilaanyo Hore U Qorsheeyay Muddo Kordhinta Labada Sannadood?
Waxa caado ama dhaqan u noqotey qof kasto madaxweyne Somaliland ka noqda inu ku xisaabtamo , muddo xileedkisa dabadi inu guurtida ka dalbado muddo  kordhin dhawr sannadood ah oon waafaqsaneyn qodobada dastuurka ee qeexaya sababaha mudda kordhinta lagu sameeyn karo sida qodobka 83 faqradisa 5 sheegeyso...

Xukuumadda Oo Si Adag Uga Hadashay Tirakoobka Ay Somaliya Soo Bandhigtay

Published on May 29 2015 // Warar
Xukuumadda Oo Si Adag  Uga Hadashay Tirakoobka  Ay Somaliya Soo Bandhigtay
Hargeysa(Geeska):-Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga hadashay sahan ay dawlada Somaliya sheegatay in laga sameeyey tira-koobka dadka Soomaalida ah ee ku nool dalka Somaliya oo ay Somaliland ku jirto, waxaana ay sheegtay in ay aad uga xun yihiin in dawlad ay iska sheegato wax aanay iyadu lahayn. Wasiirka...

Maraykan Miyaa Uu Ku Qaldamay Dilkii Bin Laadin?

Published on May 29 2015 // Warar
Maraykan Miyaa Uu Ku Qaldamay Dilkii Bin Laadin?
Usaama waxa uu ahaa Jihaadi dabacsan Marka loo eego DAACISH.. maqaal dhinacyo badan ka eegaya Usaama. Waxaa turjumay: Kamaal A. Calia Robert Fisk oo ah Qoraa iyo saxafi ruug-caddaa ah oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa warbixin uu Isniintii toddobaadkan ee 25 May 2015 uu ku qoray wargeyska caanka...

Guddiga Horumarinta Afgarad Oo Socdaal Ku Soo Maray Degmada Kalbare Ee Gobolka Togdheer

Published on May 29 2015 // Warar
Burco(Geeska)-Wafdi kamida Guddida Horumarinta Beelaha Arab ee AFGARAD oo todobaadkii ugu danbeeyay ku jiray safaro indho indhayn ah oo ay ku marayeen deegaanada  ka tirsan gobolada Togdheer iyo Saaxil ayaa  daraad iyo shalay kulamo la qaatay shacabka ku nool Degmada Kalbare iyo tuulooyinka...

Aargoosigu Waxa Uu Khatar Ku Yahay Caafiimaadka Nafsiga Ah Waxa Aanu Qofka Ka Faquuqaa Bulshadiisa

Published on May 27 2015 // Googooska Geeska
Aargoosigu Waxa Uu Khatar Ku Yahay Caafiimaadka Nafsiga Ah Waxa Aanu Qofka Ka Faquuqaa Bulshadiisa
Berlin (Geeska)- Cilmibaadhis ay sameeyeen cilmi baadhayaal u dhashay uu dalalka Germany iyo Belgium ayaa ay ku ogaadeen in aargoosigu uu niyad ahaan qofka u dhadhamo macaan, balse runtu ay tahay in uu halis ku yahay caafimaadka, isla markaana uu aargoosigu qofka ku dhaqma ka dhigo shakhsi nafsi ahaan...

Muuska, Betraafka Iyo Toontu Waxa Ay Dejiyaan Dhiig-Karka, Waxa Aanay Xoojiyaan Caafimaadka Wadnahana

Published on May 27 2015 // Googooska Geeska
Muuska, Betraafka Iyo Toontu Waxa Ay Dejiyaan Dhiig-Karka, Waxa Aanay Xoojiyaan Caafimaadka Wadnahana
Berlin (Geeska)- In badan ayaa haayadda Qaramada Midoobey u qaabilsan caafimaadku ay soo saartaa warbixinno ka digaya khatarta ay kicista dhiiggu ku keento wadnaha, halbawlayaasha dhiigga, maskaxda iyo kelyahaba, waxa aanay haayadda WHO ku baaqdaa in qofku uu raaco hab uu mar kasta ku dejinayo dhiiggiisa,...

430 Qof Oo Dalka Hindiya Ugu Dhintay Sababta Xad Dhaafka Kulaylka Xagaaga Ee Dalkaas Ka Dhacaya

Published on May 27 2015 // Googooska Geeska
430 Qof Oo Dalka Hindiya Ugu Dhintay Sababta  Xad Dhaafka Kulaylka Xagaaga Ee Dalkaas Ka Dhacaya
Delhi (Geeska)- Dadka tiradoodu ka badantahay 430 qof ayaa dhowrkii maalmood ee ugu dambeeyey kulaylka cimilada oo aad u batay awgeed ugu dhintay dalka Hindiya. Waxa aanay masuuliyiinta dalkaasi sheegeen in tirada dhimashadu intaas ka sii badanayso, maadaama oo xogta dhimashada la xidhiidha weli la ururinayo,...

Wada Hadalkii Xukuumadda Iyo Mucaaradka Oo Natiijo La’aan Ku Dhammaaday, Cirro Oo Sheegay In Ay Kulamadii Fashilmeen Iyo Qodobada La Isku Mari-waayay

Published on May 27 2015 // Warar
Wada Hadalkii Xukuumadda Iyo Mucaaradka Oo  Natiijo La’aan Ku Dhammaaday, Cirro Oo Sheegay In Ay  Kulamadii Fashilmeen Iyo Qodobada La Isku Mari-waayay
Hargeysa(Geeska)-Wejigii saddexaad ee wada hadalka xukuumadda iyo labada xisbi mucaarad ee shalay furmay, ayaa mar kale xalay soo gebageboobay iyadoon wax natiijo ah la isla gaadhin. Wada hadalka oo bilaabmay 1:00 duhurnimo islamarkaana soo xidhmay 8:00 fiidnimo, ayaa la isku mari waayay, waxaanay dhinacyada...