Akhri, Oo Ha Qoslin: Qisada Ninkii Foosha Xumaa Iyo Afadiisii Qalanjada Ahayd Kala Qabsatay

Published on Apr 30 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Cimraan Binu Xaddaad waxa uu ahaa nin carbeed oo ah dadka hadalladooda inta badan lagu qoslo. Si la mid ah sheeko dhaqameedka kala duwan, ee Soomaalida iyo Carabtaba dadka nocoan Cimraan ah aad ayaa la isugu khilaafaa shakhsiyaddooda, fariid, doqon, geesi, fulay, xikmaawi iwm. Sidaas...

Dawo-Guri Aad Kula Tacaali Karto Cabudhka Sanka Oo Xilliyadan Oo Kale Bata (1)

Published on Apr 30 2015 // Googooska Geeska
Dawo-Guri Aad Kula Tacaali Karto  Cabudhka Sanka Oo Xilliyadan Oo Kale Bata (1)
Hargeysa (Geeska)- Cabudhku waa labada dul ee sanka ama mid ka mid ah oo xidhma, waxa aanay arrintan inta badan dhacdaa marka dulka sanka gudihiisa hore uu barar ku jiro, taas oo sababta in duufku uu ku ururo sanka gudihiisa, aakhirkana ay noqoto in qofku uu si dabiici ah neefta uga qaadan kari waayo...

Xildhibaano Ka Tirsan Guurtida Iyo Wakiilada & Labada Xisbi Mucaarad Oo Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyay Muddo Kordhin Loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo

Published on Apr 30 2015 // Warar
Xildhibaano Ka Tirsan Guurtida Iyo Wakiilada &  Labada Xisbi Mucaarad Oo Aragtiyo Kala Duwan Ka  Bixiyay Muddo Kordhin Loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaano ka ka tirsan Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiilada iyo Xisbiyada Mucaaradka ee UCID iyo Waddani ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay muddo kordhinta Xukuumadda loo samaynayo ee ay golaha guurtidu ku hawlanyihiin. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada iyo Guurtida iyo...

Macallimiinta Ingiriiska Oo Ka Digay Khatarta Amar Xukuumaddoodu Ku Farayso In Ay Ardayda Basaasaan

Published on Apr 30 2015 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Jimciyadda macallimiinta dalka Ingiriiska ayaa si adag u cambaareeyey amarro ay xukuumadda Ingiriisku ka soo saartay ka hortagga waxa ay ugu yeedhay xagjirka ka jira dugsiyada iyo xarumaha waxbarashada, waxa aanay jimciyaddu ka digtay in macallimiinta oo lagu qasbo in ay basaasaar ardaydoodu...

Xisbiga Waddani Oo Walaac Ka Muujiyay Guddida Ay Guurtidu U Saartay Ka Tallo Bixinta Muddo Kordhita Madaxweynaha

Published on Apr 30 2015 // Warar
Xisbiga Waddani Oo Walaac Ka Muujiyay  Guddida Ay Guurtidu U Saartay Ka Tallo Bixinta Muddo Kordhita Madaxweynaha
Hargeysa(Geeska):-Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa walaac xooga ka muujiyey gudida golaha Guurtidu Somaliland ay maalmo ka hor u saareen ka soo talo bixinta muddo kordhinta loo samaynaayo xukuumada madaxweyne Siilaanyo, waxaana uu si adag uga digay in...

Maanta Salebaan Ma Is Hortaagi Karaa Muddo Kordhinta Silaanyo Siduu Isu Hortaagay Rayaale?

Published on Apr 30 2015 // Warar
Maanta Salebaan Ma Is Hortaagi Karaa Muddo Kordhinta Silaanyo Siduu Isu Hortaagay Rayaale?
Waxa dhacdey waqtigii guddigii doorashooyinkii labaad ee Somaaliland ee u guddoominaaye Jaamac Maxamed Cige (jaamac Sweden)/Max’d Ismaaciil kabaweyne in muddo xileedki madaxweyne Rayaale iyo ku xegeenkisa Axmad Y. Yaasiin dhawr goor loo kordhiyey  .  6 September ayey guddigi doorashado Iclaamisey...

Guuleed Oo Cuntada Ka Soomay Iyo Ururka Qareenada Oo Sii Dayntiisa Ku Baaqa

Published on Apr 30 2015 // Warar
Guuleed Oo Cuntada Ka Soomay Iyo Ururka Qareenada Oo Sii Dayntiisa Ku Baaqa
Hargeysa(Geeska) -Ururka qareenada Somaliland ee SOLA  ayaa si kulul u canbaareeyey xadhiga Qareen Guuleed Axmed Jaamac, oo ah u dhaqdhaqaaqe xuquuqda Aadanaha ah sida oo kalena guddoomiye u ah xarunta xuquuqul Insaanka Somaliland oo dhawaan xukuumada Siilaanyo ay xabsiga u taxaabtay kadib waraysi...

Madaxweyne-xigeenka Oo Ka Soo Noqday Safarkii Dibadda

Published on Apr 30 2015 // Warar
Madaxweyne-xigeenka Oo Ka Soo Noqday Safarkii Dibadda
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu muddo Maraykanka ugu maqnaa socdaal. Wasiiro tira badan, Xildhibaanno, Madaxda Kulmiye, Madaxda dhaqanka, Haween iyo Masuuliyiin kale ayaa Madaxweyne xigeenka ku soo dhaweeyay Madaarka...

Macalimiinta Jaamacaddaha Maxaa Ka Hortaagan Iney Noqdaan Shaqqale Joogta Ah (Permanent Staff)

Published on Apr 30 2015 // Maqaalo
Macalimiinta Jaamacaddaha  Maxaa Ka Hortaagan Iney Noqdaan        Shaqqale Joogta Ah (Permanent  Staff)
Macalimiinta ka shaqeeyaq jaamacaddaha dalku waxay u badanyihiin shaqaale aan joogta ahayn. Waxay wax ku hellaan oo wax loogu gooyaa haddba tirada fasalada ay dhigaan intay le’egyihiin.  Kala sareyn ama kala mudnaan ay waxqeybsiga ku gallan ma jirto, nin wal baana wixii ku soo hagaaga ayuun...

Haddii Aad Keli Taliye Dhiigyo Cab Ah Naftiisa Badbaadiso, Maxaad Abaal Gud Uga Dalban Lahayd?

Published on Apr 29 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Xajaaj Binu Yuusuf waxa uu ka mid ahaa hoggaamiyeyaashii soo maray muslimiinta, gaar ahaan markii uu Amiir muslimiinta ahaa Cabdimalik Bin Marwaan oo ah khaliifka Shanaad ee dawladdii Umawiyiinta, taladana hayey intii u dhaxaysay 646kii illaa 705tii taariikhda miilaadiga. Xajaaj waxa...

Duruuf Kasta Oo Aad La Kulanto Ha Ku Quusan, Waxaa Dhici Karta In Xikmad Alle Oo Kaa Farxisaa Ay Ku Jirto

Published on Apr 29 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeskka)- Qisadan oo ah mid ka waramaysa qiimaha ay leedahay in qofku uu ku samro duruufaha adag, isla markaana iska ilaaliyo quusta, oo uu naftiisa u sheego in uu Alle xikmad uu isaga uun og yahay ka leeyahay, waxa keliya ee la gudboonina uu yahay in uu u samro, kuna ducaysto in xikmaddaasi...

Cawil Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Guurtida Ka Ilaaliso Inay Kordhiso Wakhti Ka Badan Muddaynta Guddiga Doorashada Iyo Siyaasiyiinta Oo Ugu Kula Taliyay Xilkasnimo

Published on Apr 29 2015 // Warar
Cawil Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Guurtida Ka  Ilaaliso Inay Kordhiso Wakhti Ka Badan Muddaynta Guddiga Doorashada Iyo Siyaasiyiinta Oo Ugu Kula Taliyay Xilkasnimo
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii maaliyadda ee xukuumadii hore ee UDUB Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil) ayaa ka hadlay wakhtiga cusub ee ay guddiga doorashooyinku u qabteen qabsoomida doorashooyinka Somailland ee Baarlamaanka iyo madaxtooyada oo ah 1 June 2016. Md. Cawil, oo isagoo jooga magaalada Nayroobi...

“Shirguddoonka Guurtidu Xaq Uma Laha Inuu Dood Khilaafsan DASTUURKA 42-3 Golaha Guurtida Keeno”

Published on Apr 29 2015 // Warar
“Shirguddoonka Guurtidu  Xaq Uma Laha Inuu Dood Khilaafsan DASTUURKA 42-3 Golaha Guurtida Keeno”
Shirguddoonka Guurtidu XAQ U MA LAHA inuu dood khilaafsan DASTUURKA 42-3  Golaha keeno. Waxa si weyn loo TABAYAA kaalintii is-dheelitirka ee Xeer-dejinta iyo Xukuumada.  Maamul wanaagu waxa uu ku xidhan yahay: Wada shaqayn iyo ku dhaqanka Dastuurka iyo xeer-hoosadyadiisa.  Khasaaraha...

 “Muddo Kordhinta Sidii Aynu Ka Yeeli Jiray Ayuun Baynu Ka Yeelaynaa”

Published on Apr 29 2015 // Warar
 “Muddo Kordhinta  Sidii Aynu Ka Yeeli Jiray  Ayuun Baynu Ka Yeelaynaa”
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay hadalada sheegaya in Golaha Guurtidu ay muddo kordhin u sameeynayaan Xukuumaddan, wakhti Komishanka Doorashooyinka, Golaha Wakiiilada iyo Asxaabta Qaranku ay isla qaateen muddo kordhin Sannad ah, waxaanu...

“Muddo Kordhintu Waa Wax Jira Oo Imanaya”

Published on Apr 29 2015 // Warar
“Muddo Kordhintu Waa Wax Jira Oo Imanaya”
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbiga talada haya ee KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac-shabeel) ayaa sheegay in Golaha Guurtidu awood Dastuuriya u leeyihiin inay muddo xilkeed u kordhin karaan Xukuumadda iyaga oo qiimaynaya xaalada iyo duruufaha jira. Jaamac Shabeel oo u waramay...

Dhiib Ama Dhimo: Warbixin Ka Hadlaysa Qaabka Al-Shabaab Ay Lacagta Uga Ururiso Ganacsatada Soomaaliya

Published on Apr 29 2015 // Warar
Dhiib Ama Dhimo: Warbixin Ka Hadlaysa Qaabka Al-Shabaab Ay Lacagta Uga Ururiso Ganacsatada Soomaaliya
Shirkadaha waaweyn ee Soomaaliya Bil Kasta waxa ay Al-Shabaab siiyaan lacag dhan 200 oo kun oo doolar Muqdisho (Geeska)- Wargeyska The Times ee ka soo baxa carriga Ingiriiska ayaa warbixin uu qoray Isniintii dorraad ee 27kii Abriil waxa uu kaga hadlay qaabka ururka Al-shabaab uu dhaqaalaha uga helo...

Xisbiga Waddani Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Sii Daynta Guuleed Axmed Jaamac

Published on Apr 29 2015 // Warar
Xisbiga Waddani Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Sii Daynta Guuleed Axmed Jaamac
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay in xorriyadiisa loo soo celiyo Guuleed Axmed Jaamac oo muddo laba toddobaad ku dhow ku xidhan xabsiga weyn ee Hargeysa. Xoghayaha warfaafinta xisbiga Waddani Md. Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa warsaxaafadeed uu xalay...

Dr. Fadal Oo Si Kulul U Naqdiyay Siyaadda Dibadda Ee Xukuumada

Published on Apr 29 2015 // Warar
Dr. Fadal Oo Si Kulul U Naqdiyay Siyaadda Dibadda Ee Xukuumada
Hargeysa(Geeska):-Xoghayaha arrimaha dibadda xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Dr. Maxamed Cismaan Fadal, ayaa sheegay in siyaasadii arrimaha dibadda ee Somaliland uu fashil aad u weyni ku yimi intii ay jirtay xukuumada Axmed Maxamed Siilaanyo, waxaana uu carabka ku dhuftay in maanta ay siyaasada arrimaha...

Wasiir Samsam Oo La Kulantay Guddiga Dhaqaalaha Ee Wakiilada

Published on Apr 29 2015 // Warar
Wasiir Samsam Oo La Kulantay Guddiga Dhaqaalaha Ee Wakiilada
Hargeysa (Geeska)-Guddidi Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa kulan albaabadu u xidhan yihiin la qaatay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda, gaar ahaan Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan, Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda  Cismaan CabdilaahiSaxardiid (Cadaani) iyo...

Ninka Guurka Gabadha Aadka Uga Da’ Yar Waxa Uu Ka Helaa Caafimaad, Laakiin Gabadhu Waa U Cimri Deg Deg

Published on Apr 28 2015 // Googooska Geeska
Cilmibaadhis lagu sameeyey dalka Ingiriiska ayaa gaadhay natiijo muran iyo doodo xiise badan dhalisay oo sheegaysa in raggu ay cimri-dherer iyo caafimaad ka qaadaan guurka dumarka aadka uga da'da yar. Xeeldheerayaasha cilmiga bulshada ee daraasaddan sameeyey ayaa sheegaya in gabadha oo ninka ka yar...

Dadka Gaagaaban Oo Lagula Taliyey In Ay Ka Warhayaan Xaaladda Caafimaad Ee Wadnahooda

Published on Apr 28 2015 // Googooska Geeska
Dadka Gaagaaban Oo Lagula Taliyey In Ay  Ka Warhayaan Xaaladda Caafimaad Ee Wadnahooda
Sahamin la sameeye yayaa lagu ogaaday in dadka joogga gaaban lihi u badan yihiin kuwa ay ku dhacaan xanuunnada wadnuhu, sidaa awgeed waxaa talo lagu siiyey in ay si gaar ah uga warhayaan xaaladda caafimaad ee wadnahooga, iyo in haddii ay isk uarkaan calaamad kasta oo ka mid ah calaamadaha lagu garto...

Khatarta Caafimaad Ee Ay Leedahay In Habeenkii Marka Aad Seexanayso Aad Is-Agdhigto Talefanka Gacanta (2)

Published on Apr 28 2015 // Googooska Geeska
Khatarta Caafimaad Ee Ay Leedahay In Habeenkii Marka Aad Seexanayso Aad Is-Agdhigto Talefanka Gacanta (2)
London (Geeska)- Waa qaybtii labaad uguna dambaysay qormadii uu Geeska Afrika ka soo xigtay shabakadda wararka ee Al-Caalam ee soo bandhigaysay qaar ka mid ah khataraha ugu waaweyn ee ka dhalan kara in qofku uu habeenkii talefanka gacanta agtiisa dhigo: 4. Waxa ay sabab u noqdaan hurdada oo xumaata:...

Maraykanka Oo Madaxweyne Siilaanyo U Soo Diray Warqad Isugu Jirta Eedayn, Digniin Iyo Hanjabaad Iyo Jawaabta La Sheegay Inay Madaxtooyadu Ka Bixisay

Published on Apr 28 2015 // Warar
Maraykanka Oo Madaxweyne Siilaanyo U Soo Diray Warqad Isugu Jirta Eedayn, Digniin Iyo Hanjabaad  Iyo Jawaabta La Sheegay Inay Madaxtooyadu Ka Bixisay
Hargeysa(Geeska)-Madaxtooyada Somaliland iyo dawladda Maraykanka ayaa is dhaafsaday laba waraaqood oo luuqad adag ku qoran, kuwaas oo ku salaysnaa xaaladda siyaasadeed ee Somaliland, gaar ahaan dhinaca doorashooyinka. Dawladda Maraykanka ayaa qoraal ay ku soo socodsiisay Madaxweyne Siilaanyo, waxa ay...

“Horena Waa Loo Kordhin Jiray, Maantana Gudigii Doorashooyinku Waxay Tidhi Mudadaas Doorasho Kuma Qaban Karno. Dee Waa La Kordhin”

Published on Apr 28 2015 // Warar
“Horena Waa Loo Kordhin Jiray, Maantana Gudigii Doorashooyinku Waxay Tidhi Mudadaas Doorasho Kuma Qaban Karno. Dee Waa La Kordhin”
Hargeysa(Geeska) -Guddoomiyaha aqalka golaha Guurtida Somaliland Md.Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay dhawaan ku dhawaaqeen komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, kaas oo ku saabsanaa muddo kordhin ay u sameeyeen dib-u-dhaca ku yimi doorashooyinkii Madaxtooyada iyo...

Xildhibaano Golaha Guurtida Uga Digay Muddo Kordhin Siyaasi Ah

Published on Apr 28 2015 // Warar
Xildhibaano Golaha Guurtida Uga Digay Muddo Kordhin Siyaasi Ah
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan SIciid Cilmi Rooble  iyo Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani  ayaa Golaha Guurtida ugu baaqay in aanay faraha la soo gelin hawlaha Doorashooyinka, iyaga oo ka digay muddo kordhin...

Siciid Cali Muuse Oo Ka Hadlay Dib U Dhaca Doorashooyinka

Published on Apr 28 2015 // Warar
Siciid Cali Muuse Oo Ka Hadlay Dib U Dhaca Doorashooyinka
Hargeysa(Geeska):-Afhayeenka komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland Md.Siciid Cali Muuse, ayaa ka hadlay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka iyo sida ay u wadayaal hawlaha doorashooyinka ay muddeeyeen. Afhayeenka Komishanka Somaliland Siciid Cali Muuse oo u waramay Sidiiq Maxamed Burmad oo ka tirsan...

“Been Abuur Iyo Dacaayad Shacabka Loo Sheegaa Waa Mid Aan Cidna Waxba U Tarayn”

Published on Apr 28 2015 // Warar
“Been Abuur Iyo Dacaayad Shacabka Loo Sheegaa Waa Mid Aan Cidna Waxba U Tarayn”
Hargeysa(Geeska):-Guddoomiyaha aqalka golaha wakiilada Somaliland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), ayaa si adag uga uga hadlay hadalo muddooyinkii danbe laga faafiyey oo ku saabsanaa in uu kulan qarsoodi ah la qaaday madaxweynaha dawlada Somaliya Md.Xasan Sh.Maxamuud. iyo sida oo kale in uu...

Qalabka Biyo Balaadhinta Hargeysa Oo Berbera Yimid Iyo Masuuliyiin Kala Diwanm Oo Soo Dhaweeyay

Published on Apr 28 2015 // Warar
Qalabka Biyo Balaadhinta Hargeysa Oo Berbera Yimid Iyo Masuuliyiin  Kala Diwanm Oo Soo Dhaweeyay
Hargeysa (Geeska)- Dhuumaha iyo qalabka loogu talogalay in lagu sameeyo biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa ee mashruuca maalgelintiisa uu bixiyey Midowga Yurub iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland oo ka qaybqaadanaya taageeridiisa. Laba markab oo xambaarsanaa isugeyn 246 koontiinnar ay ku jiraan dhuumo...

Xisbiga Waddani Oo Masuul Ka Tirsan Ku Soo Dhaweeyay Hargeysa

Published on Apr 28 2015 // Warar
Xisbiga Waddani Oo Masuul Ka Tirsan Ku Soo Dhaweeyay Hargeysa
Hargeysa(Geeska):-Ibraahin Jaamac Abtiile oo ka mid ah mas’uuliyiinta xisbiga Wadani ee dalka Ingiriiska ayaa shalay si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Hargaysa. Waxaana mas’uulkan si weyn madaarka Hargeysa ugu soo dhaweeyey qaar ka mid ah mas’uuliyiinta sar sare ee xisbiga...

Ka Dhex Ugaadhsiga Internet-Ka Ee Dumarka Ruushka Iyo Dawladda Belguim Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay

Published on Apr 26 2015 // Googooska Geeska
Brussels (Geeska)- Xukuumadda Belgium ayaa mar sii horreysay muwaadiniinteeda uga digtay khatar ay sheegtay in ay tahay khiyaamo iyo dhac ka dhex socda barkulannada bulshada ee internet-ka dhexdiisa. Waxa ay dawladda Belgium si gaar ah digniintan ugu jeedisay muwaadiniinteeda ragga ah oo ay kula talisay...

Khatarta Caafimaad Ee Ay Leedahay In Habeenkii Marka Aad Seexanayso Aad Is-Agdhigto Talefanka Gacanta (1)

Published on Apr 26 2015 // Googooska Geeska
Khatarta Caafimaad Ee Ay Leedahay In Habeenkii Marka Aad Seexanayso Aad Is-Agdhigto Talefanka Gacanta (1)
London (Geeska)- Tiro-koobyadii ugu dambeeyey ee laga sameeyey khataraha caafimaad ee ka dhalan kara talefanka gacanta ayaa lagu ogaaday in ku dhowaad boqolkiiba 44.8 dadka talefanka gacanta isticmaalaa, habeenkii marka ay seexanayaan ay talefanka dhigaan meel aan ka fogeyn barkimadooda iyaga oo aan...

Shan Xaqiiqo Oo Laga Yaabo In Dad Badan Oo Innaga Mid Ahi Ay Ma’oggan Yihiin

Published on Apr 26 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Qormadan waxa uu Geeska Afrika maanta akhiristayaashiisa kula wadaagayaa shan arrimood oo ah xaqiiqo dad badani aanay dhaadin ama ma’oggan yihiin: 1. Dad badankoodu uma murmaan in ay si qanciyaan, balse waxa ay u murmaan in mid kastaa kan kale ka cadhaysiiyo ama ku adyadoodo. 2....