Tijaabo Aad Ku Qiyaasi Karto Heerka Fariidnimadaada Iyo Awoodda Ay Maskaxdaadu U Leedahay Ka Jawaabista Su’aalaha Degdegga Ah

Published on Mar 31 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- In kasta oo tijaabo noocan ahi ay u baahan tahay in ay sameeyaan khubaro kala duwan oo takhasus ahi, sidoo kalana tijaabo keliya aan lagu go’aamin karin fariidnimada ama caqliga qofka, haddana tani waa bilow fiican oo uu qofku ka duuli karo kuna sii ogaan karo heerkiisa maskaxeed...

Duruusta Waayaha..!

Published on Mar 31 2015 // Googooska Geeska
– Waxa auu waayuhu I baray in dadka kuwa iigu waxyeelka badani ay yihiin kuwa aan kalsoonidayda oo dhan siiyey. – Waxa uu waayuhu I baray in shay kastaaba ku bilowdo yari dabadeedna koro (Weynaado) Masiibadu se ay ku bilaabanto weyni kadibna ay yaraato, sidaa awgeed marka ay masiibo dhacdo...

Muuse Biixi Oo Difaacay Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo Ee Ay Xisbiyada Mucaaradku Dhaliileen, Kuna Taageeray Madaxweynaha Mawqifka Uu Ka Qaatay Xiisada Yemen

Published on Mar 31 2015 // Warar
Muuse Biixi Oo Difaacay Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo Ee Ay Xisbiyada Mucaaradku Dhaliileen, Kuna Taageeray Madaxweynaha Mawqifka Uu Ka Qaatay Xiisada Yemen
Hargeysa(Geeska):-Guddoomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo dhaweeyey khudbadii madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo uu Sabtidii u jeediyey labada aqal ee baarlamaanka Somaliland, waxaana uu sheegay in khudbadaasi ahayd mid miisaan leh oo ka turjumaysa aragtida xisbiga...

Wasiirka Kalluumaysiga Sheegay In Dagaalka Yemen Ka Socdaa Saamayn Dhaqaale Ku Yeelanayo Shacabka Somliland

Published on Mar 31 2015 // Warar
Wasiirka Kalluumaysiga Sheegay In Dagaalka Yemen Ka Socdaa Saamayn  Dhaqaale Ku Yeelanayo Shacabka Somliland
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland Cali Jaamac Faarax Buureed, ayaa ka hadlay dagaalka ka socda dalka Yamen iyo sameeynta uu ku yeelan karo Dhaqaalaha Somaliland uga yimaada dhinaca Badda.  Wasiirka Kalluumaysiga Cali Jaamac Faarax Buureed oo Wargeyska Geeska Afrika khadka...

Qaxoontigii U Horeeyay Ee Yemen Ka Yimid Oo Soo Gaadhay Berbera

Published on Mar 31 2015 // Warar
Qaxoontigii U Horeeyay Ee Yemen Ka Yimid Oo Soo Gaadhay Berbera
Berbera(Geeska)-Laba iyo soddon ruux (32) oo u dhashay wadanka Yemen ayaa shalay soo gaadhay magaalada dekedda ah ee Berbera, ka dib markii ay ka soo qaxeen dagaalka iyo duqaymaha ka socda wadankaas ee ka dhanka ah Xuutiyiinta, waxaanay ka yimaadeen magaalada Ticis. Hay'adda UNHCR ayaa sheegtay in...

Jaamac Shabeel Oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro

Published on Mar 31 2015 // Warar
Jaamac Shabeel Oo Ka  Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay  Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), ayaa jawaab ka bixiyey hadal dhawaan ka soo yeedhay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, oo sheegay in qaar ka mid ah Masuuliyiinta Waddani...

Weftigii Suudaan Ka Socday Ma Waxay U Yimaadeen Xoojinta Isbahaysiga Dagaalka Yemen?

Published on Mar 31 2015 // Warar
Weftigii Suudaan Ka Socday Ma Waxay U Yimaadeen Xoojinta Isbahaysiga Dagaalka Yemen?
Hargeysa(Geeska)-Maalmihii u dambeeyay waxa soo baxayay warar sheegaya in wefti diblomaasiyiin ah oo ka socday wadanka Suudaan oo joogay magaalada Hargeysa ay ujeedada safarkoodu la xidhiidhay xoojinta isbahaysiga duqaymaha iyo weerarada ku wada jabhadda Yemen iyo sidii ay Somaliland uga qayb geli lahayd...

Xildhibaan Miigane Oo Geeriyooday Iyo Madaxweynaha & Guddoomiyaha Wakiilada Oo Shacabka Ka Tacsiyeeyay

Published on Mar 31 2015 // Warar
Xildhibaan Miigane Oo Geeriyooday  Iyo Madaxweynaha & Guddoomiyaha Wakiilada Oo Shacabka Ka Tacsiyeeyay
Hargeysa(Geeska)-Alle haw naxariiste waxa shalay magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal ku geeriyooday Marxuum Maxamed Barkhad Miigane (Xamaal) oo ahaa xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada. Marxuum Barkhad oo sidoo kale ahaa barre sare oo ka tirsanaa jaamacadaha Hargeysa iyo Camuud, wuxuu u geeriyooday...

Shirweynihii Heer Qaran Ee Haweenka Waddani Oo Lagu Doortay Hogaan Cusub

Published on Mar 31 2015 // Warar
Shirweynihii Heer Qaran  Ee Haweenka Waddani Oo  Lagu Doortay Hogaan Cusub
Hargeysa(Geeska):-Shirweynahii koowaad ee garabka haweenka heer qaran ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, oo subaxnimadii Axada ee aynu soo dhaafnay ka furmay hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, illaa galabnimadii si habsami ah uga socday halkaasi, ayaa gebo-gabadii si rasmi ah loogu doortay guddoomiyaha,...

Kaftan: Gabadhu In Ay Ninka Ku Kalsoon Tahay Waxaa Lagu Marka Ay Da’deeda Runta Ah U Sheegto

Published on Mar 29 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Qisadan oo ka mid ah qisaska maadayska ah ee uu wargeyska Geeska Afrika la wadaago akhristayaashiisa waxaa laga soo xigtay nin carbeed oo ah dadka hadallada xikmadda iyo madayska isku ladhan ah laga doonan jiray. Maalin maalmaha kam id ah ayaa ninkan la weydiiyey, bal in uu ka waramo...

Digniin: Ha Dhayalsan In Aad Akhrido Warqadda Ku Dhegsan Khudradda Dibadda Laga Soo Waarido

Published on Mar 29 2015 // Googooska Geeska
Digniin: Ha Dhayalsan In Aad Akhrido Warqadda  Ku Dhegsan Khudradda Dibadda Laga Soo Waarido
Dubai (Geeska)- Sida aynu la wada soconno waxaa maalinba maalinta ka dambaysa suuqyada Jamhuuriyadda Somaliland ku soo badanaya khudaarta kala duwan iyo cuntooyinka isugu jira kuwo bisil iyo kuwo caydhin ah oo dibadda laga soo waarido. Waa arrin dunida oo dhan ka jirta, waana dabiici suuqa xorta ah in...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay In Cabdiweli Gaas Somaliland Ka Raaligeliyay Eeddo Ay U Jeediyaan Iyo Maamulka Puntland Oo Beeniyay Raaligelintaas

Published on Mar 29 2015 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay In Cabdiweli Gaas Somaliland Ka Raaligeliyay Eeddo Ay U Jeediyaan  Iyo Maamulka Puntland Oo Beeniyay Raaligelintaas
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in Madaxweynaha maamul goboleedka Somaliyed ee Puntland uu ka raaligeliyay Dawladda Somaliland hadalo dacaayad ah oo ay wasiirada Puntland ku duraan Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo, oo shalay khudbad sannadeedkiisa u...

Waayuhu Waxa Uu I Baray

Published on Mar 29 2015 // Googooska Geeska
– Dagaal aad ku khaasaartaa waxa uu ku barayaa farsamada aad dagaallada dambe ku guulaysan karto. – Qasab ma’aha in aad sheegto waxa kasta oo aad taqaanno, laakiin waxa qasab ah in wax kasta oo aad sheegayso aad aqoon u leedahay. – Waxa uu waayuhu I baray in dadka waxbartay ay...

Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Silanyo Iyo Waxyaabaha Ay Kaga Duwanayd Afartii Khudbadood Ee Uu Hore U Jeediyay

Published on Mar 29 2015 // Warar
Nuxurka Khudbadii Madaxweyne  Silanyo Iyo Waxyaabaha Ay Kaga Duwanayd  Afartii Khudbadood Ee Uu Hore U Jeediyay
Hargeysa(Geeska):-Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa khudbad sanadeedkiisii ugu danbeeyey mudddo xilileedkiisa dastuuriga ah si wada jir ah ugu jeediyey labada aqal ee baarlamaanka Somaliland, waxaana uu kaga hadlay xaalada guud ee dalku maraayo gaar ahaan...

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyay Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo

Published on Mar 29 2015 // Warar
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyay Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(Geeska):-Qaar ka mid ah xildhibaanada aqalka golaha wakiilada Somaliland, ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey khudbad sanadeedkii madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), uu si wada jir shalay ugu jeediyey labada aqal ee Baarlamaanka Somaliland. Xildhibaan...

Dawladda Somaliya Oo Sheegtay Inay Sii Wadayso Wada Hadalka Somaliland

Published on Mar 29 2015 // Warar
Dawladda Somaliya  Oo Sheegtay Inay Sii Wadayso Wada Hadalka Somaliland
Muqdisho(Geeska)-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaalka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay inay ka go’an tahay Xukuumadda in la sii wado Wada hadalada iyaga iyo Somaliland. Wasiir Odawaa ayaa sheegay in wada hadalka uu mar walba yahay jidka kaliya ee u furan Soomaalida,...

Dawladda Muqdisho Oo Ku Dhawaaqday In Ay Ku Biirayso Isbahaysiga Duullaanka Yemen

Published on Mar 29 2015 // Warar
Dawladda Muqdisho Oo Ku Dhawaaqday In Ay Ku Biirayso Isbahaysiga Duullaanka Yemen
Muqdisho (Geeska)- Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay ku biirayso isbahaysiga Sucuudigu hoggaaminayo ee ka dhanka ah kooxda Xuuthiyiinta ee dalka Yemen. War uu Geeska Afrika ka soo xigtay shabakadda wararka ee Sharqal Aawsat ayaa lagu sheegay in war-murtiyeed shalay ka soo baxay wasaaradda...

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Shaqaale Bartay Luuqada Ingiriisida

Published on Mar 29 2015 // Warar
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Shaqaale Bartay Luuqada Ingiriisida
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Prof: Maxamed Mixile Boqore ayaa shahaadooyin guddoonsiyay qaar ka mid ah Shaqaalaha ka hawlgala xarumaha dawlada  oo muddo sannad ah baranayay luuqada Engelishka (English Diploma Program). Munaasibada Shahaadooyinka lagu guddoonsiinayay...

Hargeysa: Gunaanadka Tababar Ku Saabsan Ururinta Cilmi Baadhista Arrimaha Caafimaadka

Published on Mar 29 2015 // Warar
Hargeysa: Gunaanadka Tababar Ku Saabsan Ururinta Cilmi Baadhista Arrimaha Caafimaadka
Hargeysa(Geeska)-  Aqoon korodhsi ku Saabsan qaabka loo ururiyo Daraasaadka iyo Cilmi baadhista la Xidhiidha Arimaha Caafimaadka oo mudo laba todobaad ah u Socday Shan iyo Toban (15) Dhaqtar oo Somaliland ah ayaa  lagusoo gabagabeeyay Hotel Maansoor Magaaladda Hargeysa. Aqoon...

Tababar Ku Saabsan Daryeelka Dameeraha Oo Shalay Ka Bilaabmay Caasimada Hargeysa

Published on Mar 29 2015 // Warar
Tababar Ku Saabsan  Daryeelka Dameeraha Oo Shalay  Ka Bilaabmay Caasimada Hargeysa
Hargaysa(Geeska), Tababar ku saabsan ilaalinta, xanaanaynta iyo sida looga hortagi karo tacadiyada Dameeraha ayaa lagu qabtay Hadhwanaag Hotel ee Magaalada Hargeysa. Tababarkan oo socon doono laba cisho ayaa waxa ka soo qeyb galay Masuuliyiin ay ka mid yihiin  Agaasimaha Cadaalada,Agaasimaha Xanaanada...

Jacaylka Qarsoodiga Ah Oo Shaqaalaha Ku Keena Musuqmaasuq Iyo China Oo Sharci Ka Soo Saaray

Published on Mar 28 2015 // Googooska Geeska
Jacaylka Qarsoodiga Ah Oo Shaqaalaha Ku Keena Musuqmaasuq Iyo China Oo Sharci Ka Soo Saaray
Beijing (Geeska)- Wasaaradda shaqaalaha ee dalka China ayaa mar sii horreysay soo saartay qaanuun shaqo oo dhigaya in si toos shaqada looga eryo masuul kasta oo ay caddaato in uu leeyahay xidhiidh jacayl oo qarsoon. Sharcigan waxa uu sii adkaynayaa sharci hore ugu yaallay shaqaalaha dalkaas oo dhigayey...

Talooyin Kaa Caawinaya In Adiga Oo Gaadhiga Wata Aad Dhowrto Shidaalka Kugu Jira (Q:2aad)

Published on Mar 28 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa qaybtii labaad ee qormadii uu wargeyska Geeska Afrika akhristayaashiisa kula wadaagayey qaar ka mid ah qaladaadka keena in gaadhigu uu shidaal badan isticmaalo iyo talooyin muhiim ah oo innaga caawinaya in aynu shidaalka tashiilanno. Waxa aanay kala yihiin: 4. Qaboojiyaha (AC):...

Qiso Ku Cibro Qaadasho Mudan Oo Ina Baraysa Wanaagga Ay Leedahay Dhowrista Ammaanadu

Published on Mar 28 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Ammanadu waa calaamad ka mid ah calaamadah iimaanka, iyada oo la waayaana waxa ay astaan u tahay in Qiyaamihii soo dhowyahay, dadka wanaagsan ayaana caan ku ah, weligoodna ku ahaan jiray ammaanada. Qisadan oo uu Geeska Afrika afka hooyo u soo beddelay ayaa waxaa ka sheekeeyey Sheekhii...

Gud. Faysal C. Waraabe Oo Ka Hadlay, Tirada Golaha Wasiirrada, Wax Qabadkii Samaale, Weerarro Lagu Qaado Dadka Xukuumadda Naqdiya, Hadalkii Muuse Biixi & Arrimo Kale

Published on Mar 28 2015 // Warar
Gud. Faysal C. Waraabe Oo Ka Hadlay, Tirada Golaha Wasiirrada, Wax Qabadkii Samaale, Weerarro Lagu Qaado Dadka Xukuumadda Naqdiya, Hadalkii Muuse Biixi & Arrimo Kale
Hargeysa (Geeska)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumadda iyo golaha wakiillada ku eedeeyey in ay wada jir masuul uga yihiin dib u dhaca doorashada, isaga oo sheegay in aan xukuumadda oo keliya lagu eedayn karin dib u dhacaas, balse Golaha Wakiiladu muddo...

Xil. Judith Oo Midowga Afrika Ku Eedaysay Aqoonsi La’aanta Somaliland, UK na Ugu Baaqday In Ay Ictiraafto Iyo Sababta Ay Cuskatay

Published on Mar 28 2015 // Warar
Xil. Judith Oo Midowga Afrika Ku Eedaysay Aqoonsi La’aanta Somaliland, UK na Ugu  Baaqday In Ay Ictiraafto Iyo Sababta Ay Cuskatay
Hargeysa (Geeska)- Xildhibaan Judith Woodman oo ah xildhibaan xisbiga Liberal Democrats ka ee dalka Ingiriiska ugu jirta golaha deegaanka ee magaalada Cardiff isla markaana hoggaamisa xildhibaannada xisbigeeda ugu jira golahan ayaa Midowga Afrika ku eedaysay in uu ku guuldarraystay fulinta taladii...

Duullaankii Dalka Yemen Oo Sii Socda Iyo Wararkii U Dambeeyey

Published on Mar 28 2015 // Warar
Duullaankii Dalka Yemen Oo Sii  Socda Iyo Wararkii U Dambeeyey
Sanca (Geeska)- Waxaa habeenkii saddexaad weli sii socday weerarka culus ee Isbahaysiga la baxay Taageerada Sharciyaddu ay ku hayeen dalka Yemen si ay uga hortagaan isballaadhinta Jabhadda Xuutiyiinta ee dalkaas. Diyaaradaha dagaalka ee isbahaysigan Tobanka dal ka kooban oo uu hoggaaminayo dalka Sucuudigu...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Khudbad Sannadeedkii U Dambaysay Muddo Xileedkiisa Maanta Jeedinaya

Published on Mar 28 2015 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Khudbad Sannadeedkii U Dambaysay Muddo Xileedkiisa Maanta Jeedinaya
Hargeysa(Geeska):-Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta la filayaa in uu khudbad sanadeedkiisii dastuuriga ahayd si wada jir a ugu  jeedin doono labada aqal ee Wakiilada iyo Guurtida Somaliland. Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, oo todobaadkii hore Golaha...

Dagaalka Yemen Oo Hakiyey Duulimaaddadii Imaaraadka Iyo Khadka Cusub Ee La Filayo In La Maro

Published on Mar 28 2015 // Warar
Dagaalka Yemen Oo Hakiyey Duulimaaddadii Imaaraadka Iyo  Khadka Cusub Ee La Filayo In La Maro
Hargeysa(Geeska):-Duulimaadyadii dhanka diyaaradaha ee ka iman jiray dalka Imaaraadka Carabta ayaa u xaniban dagaalka ka socda dalka Yamen awgeii. Waxaa labadii cisho ee u dambeeyey dalka Imaaraadka Carabta ku xannibnaa duulimaadyada diyaaradaha ee soo qaadi lahaa dadkii ku soo socday Somaliland ee ka...

Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Md. Rayaale Oo Geeska Afrika Tacsi U Mariyey Geeridii Janaraal Cilmi Kabaal

Published on Mar 28 2015 // Warar
Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Md. Rayaale Oo Geeska Afrika Tacsi U Mariyey Geeridii Janaraal Cilmi Kabaal
Hargeysa (Geeska)- madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin oo haatan ku sugan dalak France, gaar ahaana magaalada Paris ayaa shacabka Somaliland iyo guud ahaan ehelkii uu ka baxay taliyihii hore ee ciidanka booliska Somaliland Marxuum Cilmi Rooble Fure (Cilmi Kabaal) oo todobaadkii...

Nin Somali Ah Oo Lagu Eedeeyey Isku Dayga Dilka Wasiirka Difaaca Dalka Denmark Oo La Sii Daayey

Published on Mar 28 2015 // Warar
Nin Somali Ah Oo Lagu Eedeeyey Isku Dayga Dilka Wasiirka Difaaca  Dalka Denmark Oo La Sii Daayey
Copenhagen (Geeska)-  Laba nin oo ah Soomaali iyo Pakistan haysta jinsiyadda dalka Denmark  oo loo qabtay eedo la xidhiidha isku day dil oo ka dhan ah wasiirka difaaca ee dalkaas ayaa xabsiga laga sii daayey khamiistii dorraad. Warkan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay degelka The Local ee dalka...

Qarax iyo Weerar Is Barkan Oo Shalay Ka Dhacay Muqdisho

Published on Mar 28 2015 // Warar
Qarax iyo Weerar Is Barkan  Oo Shalay Ka Dhacay Muqdisho
Qarax loo adeegsaday gaadhi laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa galabnimadii shalay ka dhacay dhabarka dambe ee Hudheelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa kadibna ay koox dad goobjoog ahaa tiradooda ku qiyaaseen saddex illaa afar nin oo si xoog ah u hubeysani gudaha u galeen hudheelka,...

Gabadhii Ugu Horreysay Dunida Ee Uu Kansarka Naasku Ku Dhacaa Waxa Ay Ahayd Faraacinadii Masar

Published on Mar 28 2015 // Warar
Gabadhii Ugu Horreysay Dunida Ee Uu Kansarka Naasku Ku Dhacaa  Waxa Ay Ahayd Faraacinadii Masar
Qaahira (Geeska)- Wasaaradda Aatarta ee dalka masar ayaa shaaca ka qaadday in haweenaydii dunida ugu horreysay ee uu ku dhaco cudurka Kansarka noociisa naasku ay ahayd gabadh ka mid ahayd Faraacinadii Masar oo uu cudurkani haleelay muddo hadda laga joogo 4200 oo sano ka hor. Guddoomiyaha Waaxda Aataarta...