Madaxweyne Siilaanyo Oo Caawa Golihiisa Xukuumadda Ku Sameeyay Magacaabis, Xil Ka Qaadis Iyo Isku Shaandhayntii Ugu Balaadhnayd Magacaabis

Published on Feb 28 2015 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Caawa Golihiisa Xukuumadda Ku Sameeyay Magacaabis, Xil Ka Qaadis Iyo Isku Shaandhayntii Ugu Balaadhnayd Magacaabis
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa caawa sameeyay isku shaandhayn, xil ka qaadis iyo magacaabistii ugu balaadhanayd. Madaxweyne Siilaanyo, waxa wasiirada uu isku bedelay ka mid ah wasiirkii maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale oo noqday wasiirka waxbarashada, halka...

Hal-Ku-Dhegyo Bulshooyin Kala Dhaqanno Ahi Ay Dumarka Ka Yidhaahdeen (Qaybta: 3aad)

Published on Feb 26 2015 // Googooska Geeska
– Gabadhu waxa ay wareerisaa keliya ninka isku hawla in uu fahmo. – Wasladda u dambaysa ee Ninka dhimataa waa Qalbiga, gabadhana waxaa ugu dambe dhinta Carrabka. – Qalbiga gabadhu waa shayga ugu fudud ee la jabin karo. – Caqliga gabadhu waa quruxdeeda, Quruxda ninkuna waa caqligiisa. –...

Duruusta FBI: Farsamooyinka Ugu Habboon Ee Aad Qofka Kale Ku Ogolaysiin Karto Waxa Aad Adigu Rabto

Published on Feb 26 2015 // Googooska Geeska
Duruusta FBI: Farsamooyinka Ugu Habboon Ee Aad Qofka Kale Ku Ogolaysiin Karto Waxa Aad Adigu Rabto
Hannaanka ugu fiican ee kooxaha la xaajooda afduubayaashu ay ku beddelaan maskaxda qofka kale (Q:3aad) Hargeysa (Geeska)- Su’aalaha dabada furani, waxa ay noqon karaan sida, “Ii sheeg sida ay wax u dhaceen? Su’aalaha noocani waxa ay u dhowdahay in ay kugu hoggaamiyaan war fara badan...

Qolfoof Laga Helay Falastiin Oo 55 Kun Oo Sano Jiray Ayaa Daahfuray In Afrika Ay Asal U Tahay Dunida

Published on Feb 26 2015 // Googooska Geeska
Qolfoof Laga Helay Falastiin Oo 55 Kun Oo Sano  Jiray Ayaa Daahfuray In Afrika Ay Asal U Tahay Dunida
Qaahira (Geeska)- Saynisyahanno u dhashay dalka Faransiiska ayaa mid ka mid ah god ku yaalla Falastiin ka helay qolfoof lafta madaxa aadamaha ah oo jiray muddo 55 kun oo sano ay ku qiyaaseen. Xeeldheerayaashan oo muddo godkan qaddiimiga ah ka baadhayey ataar hore iyo hadhaadi aadame ayaa sheegay in baadhis...

“Doorashooyinka Ninka Maanta Wad-Waddaa Waa Nin Kicin Wadda, Doorasho Wakhtigeedii Ma Joogto. Haddii La Qaban Kari Waayo Markaasuu Qaranku Ka Tashanayaa”

Published on Feb 26 2015 // Warar
“Doorashooyinka Ninka Maanta Wad-Waddaa Waa Nin Kicin Wadda, Doorasho Wakhtigeedii Ma Joogto. Haddii  La Qaban Kari Waayo Markaasuu Qaranku Ka Tashanayaa”
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aadan ayaa ka jawaabay walaaca ay mucaaradku ka qabaan in golaha guurtidu muddo kordhin u sameeyo Madaxweyne Siilaanyo, haddii doorashada wakhtigeeda lagu qaban waayo. Md. Saleban, oo shalay warbaahinta Hargeysa kula hadlay wuxuu sheegay...

Xisbiyada UCID iyo Waddani Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Ka Soo Yeedhay Wasiirka Madaxtooyada

Published on Feb 26 2015 // Warar
Xisbiyada UCID iyo Waddani  Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Ka Soo Yeedhay Wasiirka Madaxtooyada
Hargeysa (Geeska)-Xisbiyada Mucaaradka ee UCID iyo Waddani, ayaa si adag uga jawaabay hadalkii ka soo yeedhay Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, ee ahaa in XIsbiyada Mucaaradku aanay waxba qaadi Ka qaadi karin Xukuumadda marka la gaadho 26/6/2015, oo ah wakhtigii loogu talagalay inay Doorashadu...

Xildhibaan Weli Axmed Xaawa Oo Ka Dayriyay Xaaladda Nololeed Ee Shacbaka Somaliland

Published on Feb 26 2015 // Warar
Xildhibaan Weli Axmed Xaawa Oo Ka Dayriyay Xaaladda Nololeed Ee Shacbaka Somaliland
Hargeysa(Geeska):-Xildhibaan Weli Axmed Aadan(Weli-Xaawo), oo ka mid ah mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay marxalada guud ee maanta ay marayso xaalada dalku, waxaana uu sheegay in ay guud ahaanba dalka ka jirto xaalad aad u adag isaga oo tilmaamay in bulshada ku...

Maraykanka Oo Safiir U Magacaabay Soomaaliya

Published on Feb 26 2015 // Warar
Maraykanka Oo Safiir U Magacaabay Soomaaliya
Madaxweyne Obama ayaa safiirkii ugu horreeyay ee Mareykan ah u magacaabay Soomaaliya tan iyo sannadkii 1991. Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in tallaabadaasi ay ka turjumeyso xidhiidhka qotoda dheer ee uu Mareykanka la yeelanayo Soomaaliya iyo waliba horumarka Soomaaliya ay ka gaadhay...

Suldaan Maxamed Suldan Cabdiqaadir Oo Sheegay In Aanay Dhibaato Ku Jirin Maalgelinta Dekada Berbera

Published on Feb 26 2015 // Warar
Suldaan Maxamed Suldan Cabdiqaadir Oo Sheegay In Aanay Dhibaato                Ku Jirin Maalgelinta Dekada Berbera
Hargeysa  (Geeska)-Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa jawaab ka bixiyey hadalo ka soo yeedhay qaar ka mid ah Odayaasha Gobolka Saaxil, oo ku saabsan dhaliilo ay u soo jeediyey Xukumadda oo ay ku dhaliileen Dekada Berbera iyo Shirkada ay ku wareejisay, waxaanu Suldaanku...

Sabab La’aan Doorashada  Dib Loo Dhigay Dambigeeda Yaa Qaba?

Published on Feb 26 2015 // Maqaalo
Sabab La’aan Doorashada  Dib Loo Dhigay Dambigeeda Yaa Qaba?
Maalmahan goob kasta iyo meel kasta waxa lagu hadal hayaa in doorashada Madaxweynaha , Ku Xigeenka iyo Wakiiladu in ay ku qabsoomayso wakhtigii loogu talo galay iyo in kale. Wuxuu shicibku ku dhaga barjoobay doodaha iska soo horjeeda ee ka soo yeedhay xukuumada , Xisbiga Kulmiye, Labada Xisbi ee Mucaaradka...

Xukuumada Silanyo Waxay Shalay Iibisay Moofadii Cilmi Boodheri, Maantana…..

Published on Feb 26 2015 // Maqaalo
Xukuumada Silanyo Waxay Shalay Iibisay Moofadii Cilmi Boodheri, Maantana…..
Nin baa Laga Hayay “Habartii hadaa indho la’aan ku ogeydeen dad cunimo ayey ku darsatay” Xukuumada Axmed siilaanyo waxay shalay iibisey moofadii cilmi boodheri ka shaqeyn jiray ee ku taaley magaalada berbera,maantana waxay bilawday inay dadkii iibiso waxa maalmahanba ka socdey...

Michael Jackson: Nacayb Uu U Qabo In Uu Aabihii U Ekaado Ayaa Ku Kallifay 100 Qalniin Oo Is Qurxin Ah

Published on Feb 25 2015 // Googooska Geeska
Michael Jackson: Nacayb Uu U Qabo In Uu Aabihii  U Ekaado Ayaa Ku Kallifay 100 Qalniin Oo Is Qurxin Ah
Washington (Geeska)- Geeddiga is-qurxinta ee Michael Jackson waxa uu ku bilowday in uu beddelo qaabka sankiisu uu yahay oo keliya, waxa aanay ku sii hoggaamisay in uu sameeyo 100 qalniin oo dambe oo doonayey in uu muuqiisa ku qurxiyo, laakiin aakhirkii waxa uu bilaabay dadaal iyo qalniinno kale oo uu...

Duruusta FBI: Farsamooyinka Ugu Habboon Ee Aad Qofka Kale Ku Ogolaysiin Karto Waxa Aad Adigu Rabto

Published on Feb 25 2015 // Googooska Geeska
Hannaanka ugu fiican ee kooxaha la xaajooda afduubayaashu ay ku abeddelaan maskaxda qofka kale (Q:3aad) Hargeysa (Geeska)- Dhegeysi firfircoon: Maadaama oo aynu soo sheegnay in dhegeysigu uu yahay tallaabada koowaad ee furaha u ah isfaham kasta, qofka doonaya in uu qof kale qanciyaana haddii aanu dhegeysi...

Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Daciifisay Siyaasadii Dibadda Oo Ay Ka Tagtay Saaxiibadii Uu Daahir Rayaale Qaddiyadda U Sameeyay

Published on Feb 25 2015 // Warar
Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay  Inay Daciifisay Siyaasadii Dibadda Oo Ay Ka Tagtay  Saaxiibadii Uu Daahir Rayaale Qaddiyadda U Sameeyay
Hargeysa(Geeska):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng:Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in siyaasada arrimaha dibadda ee dalku daciiftay muddadii xukuumada uu hogaaminayo madaxweyne Axmed Siilaanyo ay dalka ka talinaysay, waxaana uu sheegay in aan wax xidhiidho ah lala samayn wadamo badan...

Haayadda Khaliifa Oo Shaacisay In Biyaha Xumbo-Weyne Ee Ay Hargeysa Keenayso Ku Filan Yihiin 250 Kun Oo Qof

Published on Feb 25 2015 // Warar
Haayadda Khaliifa Oo Shaacisay In Biyaha Xumbo-Weyne Ee Ay Hargeysa Keenayso Ku Filan Yihiin 250 Kun Oo Qof
Abu Dhabi (Geeska)- War ay Isniintii 23ka Febarweri 2015ka faafisay wakaaladda wararka ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa ka waramay mashaariicda biyo soo saarka iyo gaadhsiinta ee ay haayadda Khaliifa ka waddo magaalada Hargeysa. Warkan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay degelka wargeyska Khaleej...

Guddoomiye Cirro Oo Ku Taliyay In La Hakiyo Wada Hadalada Somaliya Inta Doorashadu Dhacayso

Published on Feb 25 2015 // Warar
Guddoomiye Cirro Oo Ku  Taliyay In La Hakiyo Wada Hadalada Somaliya Inta Doorashadu Dhacayso
Hargeysa(Geeska):-Guddoomiyaha aqalka golaha wakiilada Somaliland sida oo kalena ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Ciro), ayaa soo jeediyey in la ha’kiyo wada-hadalada muddooyinkii danbe u socday Somaliland iyo Somaliya inta ka hadhay qabsoomida...

Maleeshiyaadka Khaatumo Oo Shalay Soo Weeray Ciidanka Qaranka Saax-dheer

Published on Feb 25 2015 // Warar
Maleeshiyaadka Khaatumo Oo Shalay Soo Weeray Ciidanka Qaranka Saax-dheer
Muqdisho(Geeska)-Maleeshiyaadka Khaatumo ayaa shalay soo weeraray ciidanka qaranka ee degen deegaanka Saax-dheer ee gobalka Sool. Ciidanka qaranka ayaa weerarkaas gaadmada ah fashiliyay iyagoo iska difaacay islamarkaana kala eryay maleeshiyaadkii soo weeraray. Si rasmi ah looma oga khasaaraha ka dhashay...

Xildhibaan Buubaa Oo Difaacay Sharciyada Uu Cirro Ku Fadhiyo Shirguddoonka

Published on Feb 25 2015 // Warar
Xildhibaan Buubaa Oo Difaacay Sharciyada Uu Cirro Ku Fadhiyo Shirguddoonka
Hargeysa (Geeska)-Guddoomyaha Guddida joogta ah ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, isla markaana ah Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa difaacay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro,  oo uu sheegay inuu xaq u leeyahay inuu wada noqdo Guddoomiyaha Golaha...

KULMIYE: Awrkii Heeryadiisa Cunay: Jamaal Madar

Published on Feb 25 2015 // Maqaalo
KULMIYE: Awrkii Heeryadiisa Cunay: Jamaal Madar
Tan iyo intii uu xisbiga KULMIYE uu talada waddanka gacanta ku dhigay, masuuliyiinta xukuumadda KULMIYE waxay si hoose ahaana u wadeen olole lagu xaraashayo hantida ma-guuraanka ah (fixed Assets) ee shacabka Somaliland ay ammaanada ugu dhiibteen muddada kooban ee talada waddanka loo igmaday. Sunnuhu...

Cali-Sanyare Iyo Falanqaynta Nidaamka Maaliyadeed Ee wadanka

Published on Feb 25 2015 // Warar
Cali-Sanyare Iyo Falanqaynta Nidaamka Maaliyadeed Ee wadanka
Hargeysa(Geeska)-Qaybihii hore ee waraysigii uu Wasiirkii qorshaynta ee xukuumadii hore Md. Cali Ibraahim Maxamed (Sanyare) uu siiyay shabakadda wararka ee Qurbejoog, wuxuu kaga hadlay siyaasadda Somaliland iyo xaaladda wadanka ka taagan. Qaybtan maanta wuxuu kaga hadlayaa nidaamka maaliyadeed ee wadanka....

Runtu ma fanta, (Q8) Guurtida iyo kaalinteeda? Aadan Muuse Jibriil

Published on Feb 25 2015 // Maqaalo
Riyada hameenimo iyo tan maalmeedka midna runta tooska ah uma taagna. Sida se laga soo xigtey halyeyegii weynaa ee Africa, agoonyahan Dr. Kwame Nkrumah, labada gelin ee riyadu waxay ka turjmaan ''Xogta Aadamaha oo ku taaga madaxa, halkii ay ahayd in ay  lugaha isku taagto'', Class...

Shaybaadhada Lagama Maarmaanka U Ah Hadba Da’da Ay Gabadhu Marayso

Published on Feb 24 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- In la sameeyo baadhitaan caafimaad oo keena in cudurka la ogaado isaga oo weli maraya meel wax laga qaban karaa, waxa ay caawisaa in si sahal ah qofka looga dabiibo. Sida ugu sahlan ee uu qofku ku ogaan karo xanuunku inta uu bilowga ku yahayna waa in uu sameeyo shaybaadh xilliyeed...

Duruusta FBI: Farsamooyinka Ugu Habboon Ee Aad Qofka Kale Ku Ogolaysiin Karto Waxa Aad Adigu Rabto

Published on Feb 24 2015 // Googooska Geeska
Hannaanka ugu fiican ee kooxaha la xaajooda afduubayaashu ay ku beddelaan maskaxda qofka kale (Q:2aad) Hargeysa (Geeska)- Waxaa suurtogal ah in dadka qaar ku cowdaan in hannaankii shanta tallaabo ahaa uu shaqayn waayey, laakiin jawaabtu waxa ay u dhow dahay in mushkiladduba ay tahay adiga oo xaaladda...

Hal-Ku-Dhegyo Bulshooyin Kala Dhaqanno Ahi Ay Dumarka Ka Yidhaahdeen (Qaybta: 2aad)

Published on Feb 24 2015 // Googooska Geeska
– Gabadha Quruxda badani waxa ay xaddaa Qalbiga ninka, gabadha waangsanina waxa ay xaddaa caqliga ninka. – Ninka oo af xidhan (aan hadlin) iyo gabadh ooo dhego xidhan (Aan wax maqlin) ayaa noqon lahaa, lammaanaha ugu farxadda badan dunida. – Gabadhu laga yaabaa in ay cafido ninka khiyaameeya...

Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Digay Cawaaqib Xumo Guddo Iyo Dibadba Ah Oo Ka Dhalan Karta Dib U Dhac Doorashada Ku Yimaada Iyo Muddo Kordhin Madaxweyne

Published on Feb 24 2015 // Warar
Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Digay Cawaaqib Xumo  Guddo Iyo Dibadba Ah Oo Ka Dhalan Karta Dib U Dhac  Doorashada Ku Yimaada Iyo Muddo Kordhin Madaxweyne
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani oo sidoo kale ah guddoomiyaha golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara muddo kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo marka ay mudadiisu dhammaato. Md. Cirro ayaa qoraal Ingiriisi ah oo uu shalay...

Labada Xisbi Mucaarad Iyo Madasha Wadatashiga Oo Mawqifka Adag Ka Qaadanaya Dib U Dhaca Doorashada

Published on Feb 24 2015 // Warar
Labada Xisbi Mucaarad Iyo Madasha Wadatashiga Oo Mawqifka Adag Ka Qaadanaya Dib U Dhaca Doorashada
Hargeysa(Geeska)-Labada xisbi mucaarad ee Waddani iyo UCID ayaa shalay kulan gaar ah la yeeshay siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wada tashiga, waxaanay ka wada hadleen xaaladda uu dalku galayo wixii ka dambeeya 26 June 2015. Kulanka ayaa waxa ay labada dhinac aad ugu faaqideen xaaladda siyaasadeed ee...

“Wasiir Walba Marka Uu Ka Dhamaado Wakhtigu Agaasimaha Ka Hooseeya Xilka Ha U Tiriyo”

Published on Feb 24 2015 // Warar
“Wasiir Walba Marka Uu Ka Dhamaado Wakhtigu Agaasimaha Ka Hooseeya Xilka Ha U Tiriyo”
Hargeysa(Geeska):-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Muj:Xasan Guure Jaamac, ayaa sheegay in xukuumada hada talada dalka haysa ee Kulmiye ay si fiican u gudan wayday hawlihii shaqo ee ay qaranka u haysay, waxaana uu tilmaamay in muddii afarta sano ahayd ee xukuumada Kulmiye dalka ka talinaysay dhinaca...

Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Digay Dib U Dhac Doorasho

Published on Feb 24 2015 // Warar
Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Digay Dib U Dhac Doorasho
Hargeysa(Geeska):-Murashaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa si adag uga hadlay arrimaha doorashooyinka, waxaana uu sheegay in in qaabka ay xukuumadu uga hadlayso arrimaha doorashooyinka ay ka muuqato is-dhex yaac badani, isaga oo tilmaamay in arrimaha...

Madaxweynaha Oo Xadhiga Ka Jaray Teerminaalka Madaarka Berbera

Published on Feb 24 2015 // Warar
Madaxweynaha Oo Xadhiga Ka Jaray Teerminaalka Madaarka Berbera
Hargeysa (Geeska)-Madaxweynaha  Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) oo Shalay safar ku tagay Magaalada Madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera ayaa  xadhiga ka jaray dhismaha terminalka cusub  ee Madaarka Berbera. Munaasibadii lagu furayey dhismahan ayaa waxa ka qayb galay Madaxweyne...

Cabdillaahi-Jawaan Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Dhismaha Hoyga Dhaqanka

Published on Feb 24 2015 // Warar
Cabdillaahi-Jawaan Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Dhismaha Hoyga Dhaqanka
Hargeisa-(Geeska)- Siyaasiga Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan) ayaa  Madaxweynaha Somaliland, Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), golayaasha Qaranka, ugu baaqay in la dhagax dhigo dhismaha xarun weyn oo noqota xaruntii dhaqanka Soomaalida, ee geeska Afrika Md Cabdilaahi Jawaan, oo arrimahan...

Xildhibaanno Waqtigooda Firaaqada Dugsiyada Deegaankooda Macallimiin Tabaruc Ah Ka Noqda

Published on Feb 24 2015 // Warar
Xildhibaanno Waqtigooda Firaaqada Dugsiyada Deegaankooda Macallimiin Tabaruc Ah Ka Noqda
Nairobi (Geeska)-Rooboow Maxamed Xasan oo hoggaamiyaha garabka aqlabiyadda ee golaha shacabka dowlad deegaanka Mandheera Kenya ayaa bilaabay in uu macallin aan lacag qaadan ka noqdo mid ka mid ah dugsiyada sare ee hablaha. Waa tallaabo aan caadi ahayn oo timid xilli aan caadi ahayn, waayo hore taariikhda...

Cabdiraxmaan-Xoog Iyo Falanqaynta Xeerka Waddooyinka Ee Madaxtooyada La Hoos Geeyay

Published on Feb 24 2015 // Warar
Hargeysa(Geeska):-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Aw-xoog), oo ka mid ah mudanayaasha aqaalka golaha wakiilada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay xeerka dhismaha waddooyinka ee lagu hoos geeyey aqalka madaxtooyada, waxaana uu sheegay in xeerkaasi yahay mid muddo dhaafay, isaga oo sida oo kalena...