Maadayska Maanta Iyo Kaftanka Googooska Geeska

Published on Jan 31 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa qormo maadays ah oo aynu ku soo qaadanayno laba qiso oo mid kasta ay tahay maadays, lakaiin dhinaca kalana ay ku jirto xikmad laga dheehanayo arrimo kala duwan: Dumarka iyo Da’da: Gabadh 90 gu’ jirtay ayaa la waydiiyay Su’aal ahayd, “Talow goorma ayaa ay...

Cumar Bin Khadaab Oo Looga Sheekeeyey Ilmo Yar Oo Ku Dhex Dhashay Qabri, Kadibna Nolol Loogu Yimi

Published on Jan 31 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Nin ayaa u yimi Amiirkii Muslimiinta ee Cumar Binu Khadaab Alle Ha ka raalli noqdo ee. Ninkan waxa la socday wiil uu dhalay oo aad ugu ekaa. Waxaa la sheegay in aanu jirin wax farqi ah oo lagu kala garan karayey ninkaas iyo wiilkiisa la socday, marka da’da laga reebo. Cumar Binu...

Cajaayibta Iyo Duruusta Lagu Cibro Qaadanayo Ee Ku Duugan Makhluuqa Alla (3)

Published on Jan 31 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa qormadii Labaad ee taxane gaaban oo uu Geeska Afrika akhristayaashiisa afka Soomaaliga ugu soo beddelay qaybo ka mid ah buugga Cajaayibta Makhluuqa oo uu qoray Mansuur Bin Muxammed Ash-Shariidah. Kaneecada: Kaneecadu waxa ay leedahay lix lugood oo laba dhaadheer yihiin, afar baal,...

Wasiirkii Hore Ee Khaarajiga Oo Ka Hadlay Safarkii Madaxweynaha Turkiga Ee Muqdisho Iyo Saamaynta Uu Ku Yeelan Karo Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya

Published on Jan 31 2015 // Warar
Wasiirkii Hore Ee Khaarajiga Oo Ka Hadlay Safarkii Madaxweynaha Turkiga Ee Muqdisho Iyo Saamaynta Uu Ku Yeelan Karo Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa ka hadlay booqashada uu Madaxweynuhu Turkiga Recep Tayyip Erdogan toddobaadkii hore ku tagay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya iyo weliba sida uu u saamayn karo wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Dr. Maxamed,...

Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedayn Kaga Timid Puntland, Faahfaahina Ka Bixisay Markabka Hubka Sida Ee Xayiran

Published on Jan 31 2015 // Warar
Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedayn Kaga Timid Puntland, Faahfaahina Ka Bixisay Markabka Hubka Sida Ee Xayiran
Hargeysa(Geeska):-Wasiir ku xigeenka amniga ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Md:Cali Maxamed Cilmi, ayaa si adag uga jawaabay eedayn wasiirka ka soo jeeda maamul gobeleedka Puntland uu u soo jeediyey dawlada Somaliland, kaasi oo ku saabsanaa in ay si xooga uga shaki qabaan in hubka sida sharci...

Golihii SONYO Ee Doortay Cabdicasiis Xirsi Warsame Oo Shalay Ku Wareejiyay Xilkii Dalada

Published on Jan 31 2015 // Warar
Golihii SONYO Ee Doortay Cabdicasiis Xirsi Warsame Oo Shalay Ku Wareejiyay Xilkii Dalada
Hargeysa(Geeska)-Waxa shalay magaalada Hargeysa shir balaadhan ku qabsaday garabkii labaad ee SONYO ee guddoomiyaha u doortay Cabdicasiis Xirsi Warsame, kuwaas oo sheegay inay hoggaamintii ururka ee labada sano ee soo socda ku wareejiyeen Cabdicasiis Xirsi Warsame. Munaasibad lagu qabtay magaalada Hargeysa,...

Hay’adda Human Right Watch Oo Warbixinta Sannadkii 2014 Ku Soo Qaadatay Wargeyska Haatuf

Published on Jan 31 2015 // Warar
Hay’adda Human Right Watch  Oo Warbixinta Sannadkii 2014 Ku Soo Qaadatay Wargeyska Haatuf
Hargeysa(Geeska)-Hay’adda Human Rights Watch ee ilaalinta xuquuqda bini-aadamka ayaa toddobaadkan soo saartay warbixintii sanadlaha ahayd ee caalamiga ah, waxaana warbixinta ka dhex muuqda arrimo khuseeya Somaliland oo dhacay sannadkii 2014. Warbixinta sannadka 2015, waxa ay HRW dhinaca Somaliland...

Nebigii Allow Nacab Kugu Kufriyey Nuurkaaga Demin Waa (SCW): Kamaal A. Cali (Q:2aad)

Published on Jan 31 2015 // Editorial/Staff Writer, Maqaalo, Warar
Nebigii Allow Nacab Kugu Kufriyey Nuurkaaga Demin Waa (SCW): Kamaal A. Cali (Q:2aad)
Is-diiddooyinka aragtida reer galbeedka ee xorriyadda hadalka Waxa keliya ee sawirgacmeedyadan aflagaadada ahi caddaynayaan waa ceeryaanta awalba inoo muuqatay ee ku gedaaman nooca ay tahay xorriyadda ay ku andacoodaan, dunidana ugu baaqaan. Dhinaca kalana waa hal dersi oo aynu ka baranayno sida uu damiirkii...

Hargeysa: Dhallinyaro Ka Mudaharaaday Wiil Ay Boolisku Toogteen

Published on Jan 31 2015 // Warar
Hargeysa: Dhallinyaro  Ka Mudaharaaday Wiil  Ay Boolisku Toogteen
Hargeysa(Geeska)-Shalay Galinkii hore  waxaa Degmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargeysa ka dhaccay Mudaharaad iyo  Isku soo bax ay dhigayeen Dhalinyaro ka cadhaysan Wiil dhalinyaro ah oo Degmadaasi habeen hore ku dhintay  Rasaas Boolisku furay. Mudaharaadkaas oo socday muddo kooban waxaa...

Midowga Afrika Oo Hoggaaminta Ururka U Dooratay Robert Mugabe Oo 90 Jir Ah

Published on Jan 31 2015 // Warar
Midowga Afrika Oo  Hoggaaminta Ururka U Dooratay  Robert Mugabe Oo 90 Jir Ah
Hargeysa (Geeska)-Madaxweynaha ugu da’da weyn madaxda qaaradda Africa Robert Mogabi oo ah 90 jir muddo dheer hogaaminayay wadanka Zimbabwe ayaa loo doortay gudoomiyaha midawga Africa 12- bilood ee sanakan 2015, waxaanu xilka uu kala wareegay Mohamed Ould Abdel Aziz Madawaynaha dalka Muritania oo...

Shirkadaha Dahabshiil Group oo Mar Keliya Adeegga e-DAHAB ka Daahfurtay Toddoba Gobol Oo Somaliland ah

Published on Jan 31 2015 // Warar
Shirkadaha Dahabshiil Group oo Mar Keliya Adeegga e-DAHAB ka Daahfurtay Toddoba Gobol Oo Somaliland ah
Hargeysa (Geeska)– Shirkadda DAHABSHIIL Group, ayaa mar keliya adeegga casriga ah ee lacagta lagu isticmaalo telefoonka gacanta ee Mobilka oo loogu magac-daray e-DAHAB ka daahfurtay toddobada gobol ee Somaliland. Xaflado ballaadhan oo khamiistii  loo sameeyey daahfurka e-DAHAB oo mar ka wada...

Cajaayibta Iyo Duruusta Lagu Cibro Qaadanayo Ee Ku Duugan Makhluuqa Alla (2)

Published on Jan 30 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa qormadii Labaad ee taxane gaaban oo uu Geeska Afrika akhristayaashiisa afka Soomaaliga ugu soo beddelay qaybo ka mid ah buugga Cajaayibta Makhluuqa oo uu qoray Mansuur Bin Muxammed Ash-Shariidah. 7. baqbaqaaq:  Haddii aad doonayso in aad tababarto shimbirka Baqbaqaaqa, marka...

Dhakhaatiir Ilkaha Ah Oo Iyaga Oo Qalabkooda Sita Dhex Wareegaya Waddooyinka Si Ay Dadka U Daweeyaan

Published on Jan 30 2015 // Googooska Geeska
Dhakhaatiir Ilkaha Ah Oo Iyaga Oo Qalabkooda Sita  Dhex Wareegaya Waddooyinka Si Ay Dadka U Daweeyaan
Qaahira (Geeska)- Masuuliyiinta dalka Masar ayaa bilaabay ol’ole ay ku qab-qabanayaan koox dhakhaatiir u dhalatay dalka China ah oo dadka ugu adeega shaaracyada degmada dhexdooda. Dhakhaatiirtan oo lagu arkay degmada Suweys ee Bariga magaaladA qaahira ayaa la sheegay in ay yihiin dhakhaatiir ilkaha...

Akhri, Oo Ha Is Dilin…

Published on Jan 30 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waxa la yidhi beri ayaa Nin oday ahaa uu fadhiistay geed wayn oo damal ah hadhkii. Geedkani waxa  uu ku yaallay gebi dushii hoostiisana waxaa marayay webi aad u biyo badan. Odaygii waxa uu si lama filaan ah u arkay Nin damacsan in uu ka boodo gebiga oo uu isku tuuro webiga. Ninkani...

Wasiir Warancade Oo Sheegay In Markabkii La Qabtay Laga Dejinayo Hubka Iyo Sawiro Laga Helay Qaar Ka Mid Ah Baabuurta Dagaal Ee Markaaba Saaran

Published on Jan 30 2015 // Warar
Wasiir Warancade Oo Sheegay In Markabkii La Qabtay Laga Dejinayo Hubka Iyo Sawiro Laga Helay Qaar  Ka Mid Ah Baabuurta Dagaal Ee Markaaba Saaran
Hargeysa(Geeska)-Markabkii MC Shaakir ee toddobaadkii hore lagu qabtay dekedda Berbera, ayaa weli xayiran iyadoo uu wasiirka daakhiliga Md. Cali Maxamed Warancade sheegay in hubka laga dejinayo si ay dawladu ula wareegto. Markabka ayaa lagu qabtay isagoo sida hub isugu jira baabuurta dagaalka, kaare,...

Magacyada Iyo Gobalada Ay U Dhasheen Afar Xubnood Oo Reer Somaliland Ah Oo Ka Mid Noqday Wasiirada Dalka Somaliya

Published on Jan 30 2015 // Warar
Magacyada Iyo Gobalada Ay U Dhasheen Afar Xubnood Oo Reer Somaliland Ah Oo Ka Mid Noqday Wasiirada Dalka Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Golaha xukuumadda Somaliya ee uu habeen hore ku dhawaaqay raysalwasaare Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaarke, ayaa waxa ku jira siyaasiyiin u dhashay Jamhuuriyadda Somaliland oo ka mid noqday golihiisa xukuumadda cusub. Xubnahan oo ay qaarkood xilal hore uga soo qabteen dawladihii kala...

Bisha Cas-Somaliland Oo Iyada oo Ah Laan Ka Mid Ah SRSC Somaliya Qatar Kaga Qayb Gashay Shir

Published on Jan 30 2015 // Warar
Bisha Cas-Somaliland Oo Iyada oo Ah Laan Ka Mid Ah SRSC Somaliya Qatar Kaga Qayb Gashay Shir
Dowxah (Geeska)- Xoghayaha guud ee haayadda Bisha Cas ee dalka Qatar ayaa heshiis isfaham la saxeexday haayadda Laanqayrta Case ee Soomaaliya oo ay ku jirto Laanqayrta Cas ee Somaliland oo kulankaas kaga qayb gashay in ay tahay Laanta Somaliland ee Laanqayrta Cas ee Soomaaliya. Heshiiskan oo lagu sheegay...

Nebigii Allow Nacab Kugu Kufriyey Nuurkaaga Demin Waa (SCW): Kamaal A. Cali (Q:1aad)

Published on Jan 30 2015 // Maqaalo, Warar
Nebigii Allow Nacab Kugu Kufriyey Nuurkaaga Demin Waa (SCW): Kamaal A. Cali (Q:1aad)
Suurtogal ma’aha in qoraallo lagu soo koobo qiimaha shakhsiyadeed ee uu lahaa Nebigeennii Muxamed (SCW), waayo ilbidhiqsi kasta oo noloshiisa ka mid ah waxaa ku kaydsan duruus aan gudhayn oo taabanaysa dhinac kasta oo nolosheenna ka mid ah. Nebi Muxammed (SCW) oo ah shakhsiga ugu fadliga badan...

Taliye Ku Xigeenka Asluubta Oo Beeniyey In Maxaabiista Dilalka Gaystay Hay’ado Lacago Ku Siiyaan Xabsiyada

Published on Jan 30 2015 // Warar
Hargeysa(Geeska):-Taliye ku xigeenka ciidanka asluubta Somaliland sareeye guuto Xasan Cali Cawad, ayaa ka hadlay warar muddooyinkii danbe sheegayey in maxaabiista dilalka gaystay eek u xidhan xabsiyada dalka ay  lacago siiyaan hay’addo caalami ahi, waxaana uu arrintaasi ku tilmaamay been cad...

Xildhibaan Obsiiye Oo Sheegay Inaan Guurtida Wax Laga Weydiin Arrinta Wabar

Published on Jan 30 2015 // Warar
Xildhibaan Obsiiye Oo Sheegay Inaan Guurtida Wax Laga Weydiin Arrinta Wabar
Hargeysa(Geeska)- Xildhibaan Maxamed Muuse Obsiiye oo tan  iyo Xukuumaddii ALLE ha u naxariiste Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ahaa Guddoomiyaha Nabadgeliyada ee Golaha Guurtida, ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo, gaar ahaan xaalada Nabadgeliyo ee Gobolka Awdal, iyo sidii ay Xukuumaddu u maamushay,...

Xoghayaha Waddani Ee Qorshaynta Oo Ka Jawaabay Hadalkii Wasiir Samaale

Published on Jan 30 2015 // Warar
Xoghayaha Waddani  Ee Qorshaynta Oo Ka  Jawaabay Hadalkii Wasiir Samaale
Hargeysa (Geeska)-Xoghayaha Qorsheynta ee XIsbiga Mucaaradka Waddani Cabdirashid Maxamuud Cali (Cabdirashiid Riyo-raac), ayaa jawaab ka bixiyey hadal dhawaan ka soo yeedhay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, oo sheegay in haddii Doorashadu dib u dhac ku yimaado inay qasab tahay...

Anigaa Hadhay Looma Hadlo: Cabdiraxmaan Cadami

Published on Jan 28 2015 // Maqaalo
Anigaa Hadhay Looma Hadlo: Cabdiraxmaan Cadami
Magaalooyinka Dalka gaar ahaan Caasimada waxa lagu qabtaa xaflado aad u tiro badan oo leh u jeedooyin kala duwan, qaar rasmi ah oo lagu xuso munaasabadaha taariikhiga ah, furitaanka dhismayaal xafiisyo cusub ama mashaariic kale oo ay dawladu hirgelisay iyo kuwo aan rasmi ahayn sida xafladaha xisbiyada...

Cabdillaahi Geeljire Oo Ku Baaqay In Laga Feejignaado Dabinada Dalka Turkiga

Published on Jan 28 2015 // Warar
Cabdillaahi Geeljire Oo Ku Baaqay In  Laga Feejignaado Dabinada Dalka Turkiga
Hargeysa(Geeska):-Wasiirkii hore ee wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Md:Cabdlaahi Cismaan (Cabdilaahi Geel-jire), ayaa si adag uga hadlay mucaawimada ay dawlada Turkigu siiso dalka Somaliya, waxaana uu sheegay in dawlada Turkigu aanay haba-yaraatee dhex dhexaad ka ahayn mucaawinadaasi. Md:Cabdilaahi...

“Cirro Iyo Faysal Cali Waraabe Colaadi Nagama Dhaxayso”

Published on Jan 28 2015 // Warar
“Cirro Iyo Faysal Cali Waraabe Colaadi Nagama Dhaxayso”
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay safarka uu Madaxweynaha Turkigu uu ku tagay Somaliya iyo sida oo kale  halka uu ka taagan yahay dhex dhexaadnimada wada hadalada Somaliland iyo Somaliya,waxaanu...

Wasaaradda Khaarajiga Oo Beenisay War Laga Baahiyay

Published on Jan 28 2015 // Warar
Wasaaradda Khaarajiga Oo Beenisay War Laga Baahiyay
Hargeysa(Geeska)-Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa beenisay war ay ka baahisay shabakad wareed oo internetka ahi. Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha dibadda Md. Maxamed Xasan Siciid, ayaa warsaxaafadeed uu shalay soo saaray wuxuu ku beeniyay warkaas oo sheegayay in wasiirka khaarajiga Md....

“Kala Hadalka Iyo Madaxweyne Ka Daba Hadalku Ceeb Kuma Aha Haakah-sugayaasha Hungoobay”

Published on Jan 28 2015 // Warar
“Kala Hadalka Iyo Madaxweyne Ka Daba Hadalku Ceeb Kuma Aha Haakah-sugayaasha Hungoobay”
Hargeysa(Geeska):-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa xukuumada ku eedeeyey in ay ka soo baxaan hadalo is khilaafsan oo ku saabsan qabsoomida doorashooyinka soo socda. Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md:Boobe Yuusuf Ducaale oo war-saxaafadeed ka soo baxay xisbiga Waddani shalay...

Shir Sannadeedkii Caafimaadka Oo Lagu Qabtay Gobolka Sool Iyo Nuxurka Khudbadii Xaglotoosiye

Published on Jan 28 2015 // Warar
Shir Sannadeedkii Caafimaadka Oo Lagu Qabtay Gobolka Sool Iyo Nuxurka Khudbadii Xaglotoosiye
Laascaanood (Geeska)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa shalay Magaalada Laascaanood ka furay Shir Sannadeedkii Caafimaadka, kaas oo noqonaya kii u horeeyay ee noociisa ah ee wasaaradu ku qabato gobol ka baxsan caasimada. Shirkan Waxaa...

Wadnaha Dumarku Caafimaad Ahaan Waa Uu Ka Awood Badan Yahay Ka Ragga

Published on Jan 28 2015 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Daraasad Cilmi ah oo lagu sameeyay dalka Ingiriiska ayaa daahfurtay in mid ka mid ah sababaha ay dumarku uga cimri dheeraadaan raggu ay tahay Wadnaha dumarka oo caafimaad ahaan ka awood badan kan ragga. Khubarada diyaarisay daraasaddan oo ka tirsan Jaamacadda Liver Pool ee dalka Ingiriisku...

Cajaayibta Iyo Duruusta Lagu Cibro Qaadanayo Ee Ku Duugan Makhluuqa Alla (1)

Published on Jan 28 2015 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa qormadii koowaad ee taxane gaaban oo uu Geeska Afrika akhristayaashiisa afka Soomaaliga ugu soo beddelay qaybo ka mid ah buugga Cajaayibta Makhluuqa oo uu qoray Mansuur Bin Muxammed Ash-Shariidah. 1. Kalluunka: Cajaayibta kalluunka waxaa ka mid ah in haddii ruux sakhraansan la...

Hablaha Ay Maadadda Xadiidku Ku Yar Tahay Oo La Ogaaday In Ay Ku Liitaan Barashada Maadadda Xisaabta

Published on Jan 28 2015 // Googooska Geeska
Hablaha Ay Maadadda Xadiidku Ku Yar Tahay Oo La Ogaaday In Ay Ku Liitaan Barashada Maadadda Xisaabta
Washington (Geeska)- Maaddada Xadiidka ee dhiigga oo ku yaraata habluhu waxa ay keentaa in heerkooda waxbarasho uu hoos u dhaco. Sidaa waxaa lagu caddeeyey cilmibaadhis la xidhiidha kala duwaanshiyaha saamaynta ay maadadda xadiidka dhiiggu ku leedahay dadka iyaga oo loo eegayo dheddig iyo lab. Arrinta...

Aaladaha Ilayska Bixiyaa Waxa Ay Khalkhaliyaan Hurdada Waxa Aanay Khatar Ku Yihiin Caafimaadka

Published on Jan 28 2015 // Googooska Geeska
Aaladaha Ilayska Bixiyaa Waxa Ay Khalkhaliyaan Hurdada Waxa Aanay Khatar Ku Yihiin Caafimaadka
Washington (Geeska)- Cilmibaadhayaal ka tirsan jaamacadda Harvard ee dalka Maraykanka ayaa ka digay in qalabka tiknoolajiyadda ee gudihiisu ilayska soo bixiyo sida kutubta Elektarooniga ah, Talefishanka, Kombiyuutarka noocyadiisa, iyo aaladaha sida kombiyuutarka u shaqeeya ee loo yaqaanno Tablet (Ipad,...

Khabiir Ka Tirsan FBI Oo Ina Baraya Habka Ugu Fiican Ee Qofku Uu Isu Jeclaysiin Karo Ruux Ay Hadda Is Barteen

Published on Jan 28 2015 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Waa qaybtii saddexaad  ee taxanihii, Robin Dreeke oo 27 sano ka shaqaynayey dabeecadaha dadka uu kaga jawaabayey su’aalaha ah: Sidee ugu habboon ee uu qofku ku dhisi karaa xidhiidho kalsoonina dadka u gashan karaa? Haddii si cad oo fudud aan u dhigo, su’aashu waa,...