Cadhada Badan Oo La Iska Ilaaliyaa Waxa Ay Qofka Ka Badbaadisaa Cudurrada Wadnaha Ku Dhaca

Published on Dec 31 2014 // Googooska Geeska
Berlin (Geeska)- Dardaarranada uu Nebigeennii Muxammed (SCW) inooga tegey waxaa ka mid ahaa in aynaan cadhoonin. Tan iyo markii ay taladaas “Ha, Cadhoon” ee Nebigeennu ina siiyey ka dambaysay waxaa si joogto ah u soo baxa natiijada daraasado kala duwan oo dhammaantood isku waafaqsan khataraha...

Anshaxa Dhowrsoon Iyo Dhaqanka Wanaagsan

Published on Dec 31 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)-Waa Qoraal Taxane ah uu wargeyskan Geeska Afrika akhristayaashiisa kula wadaagayo qodobbo iyo dhaqamo fure u ah in qofka ku waano qaataa uu ku hanuuno ama ku barto anshaxa dhowrsoon iyo dhaqanka wanaagsan ee uu bulshada ku dhex geli karo sumcaddana kaga heli karo. Xigasho (Buugga Born...

8 Nooc Oo Saaxiibbada Ka Mid Ah In Aad Haysataa Noloshaada Ayaa Ay Lagama Maarmaan U Tahay

Published on Dec 31 2014 // Googooska Geeska
8 Nooc Oo Saaxiibbada Ka Mid Ah In Aad Haysataa Noloshaada Ayaa Ay Lagama Maarmaan U Tahay
Hargeysa (Geeska)- Wargeyska Geeska Afrika waxa uu qormadan akhristayaashiisa kula wadaagayaa qaybtii saddexaad ee maqaal uu qoray wargeyska The Huffington Post ee ka soo baxa dalka Maraykanka oo soo bandhigaya siddeed ka mid ah noocyada ay saaxiibbadu yihiin oo ay khubaradu sheegeen in aanu qofku noloshiisa...

“Aad Ayaan Ugu Faraxsanahay In Cabdiqaadir Jirde Ku Soo Biiray Xisbiga Waddani, Waana Ruug-cadaa Siyaasi Ah Oo Ah Haldoorka Somaliland”

Published on Dec 31 2014 // Warar
“Aad Ayaan Ugu Faraxsanahay In Cabdiqaadir Jirde Ku Soo Biiray Xisbiga Waddani, Waana Ruug-cadaa Siyaasi Ah Oo Ah Haldoorka Somaliland”
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa si diiran u soo dhaweeyay in xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, uu ku soo biiro xisbiga uu hoggaamiyo ee mucaaradka ah. Md. Cirro, ayaa qoraal kooban oo uu soo saaray wuxuu ku ydihi sidan “Xildhibaan...

Laba Garab Oo Ay SONYO U Kala Jabtay Oo Doortay Laba Guddoomiye

Published on Dec 31 2014 // Warar
Laba Garab Oo Ay SONYO U Kala  Jabtay Oo Doortay Laba Guddoomiye
Hargeysa(Geeska)-Dalladda ay ku bahoobeen ururada dhallinyarada Somaliland ee SONYO ayaa u muuqata in khilaaf hadheeyay uu kala kaxeeyay, waxaanay laba garab oo dalladdu u kala jabtay ay kala doorteen laba guddoomiye. Garab ka mid ah ayaa shir ay ku qabsadeen shalay xarunta SONYO waxay guddoomiye ugu...

Halyey Maxamed-rashiid Oo Shalay Aas Qaran Loogu Sameeyay Hargeysa

Published on Dec 31 2014 // Warar
Halyey Maxamed-rashiid Oo Shalay Aas Qaran Loogu Sameeyay Hargeysa
Hargeysa(Geeska):-Alleh ha u naxariistee xoghayahii ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, ayaa shaley aas-qaran loogu sameeyey xabaalaha xeedho ee duleedka waqooyi ee magaalada Hargeysa. Waxaana aaskan qaran ee marxuumka loo sameeyey ka soo qeyb galay guud ahaanba...

Dawladda Somaliya Oo Sheegtay In Maraykanku Dilay Sarkaal Al-Shabaab ka Tirsan

Published on Dec 31 2014 // Warar
Dawladda Somaliya Oo Sheegtay In Maraykanku Dilay Sarkaal Al-Shabaab ka Tirsan
Muqdisho(Geeska/W.Wararka)-Diyaaradaha dagaalka Maraykanka ee Drones ayaa duqeeyey duleedka magaalada Saakow ee Somaliya Isniintii doraad, sida uu xaqiijiyey afhayeenka Gaashaandiga Maraykanka. Admiral John Kirby oo ah afhayeenka Wasaarada Gaashaandhiga Maraykanka ee Pentogan ayaa xaqiijiyey duqeynta...

Akadimiga Nabada Oo Hargeysa Ka Furay Tababar Ku Saabsan Iskaashiga Dhexeeya Golayaasha Deegaanka Iyo Bulshada

Published on Dec 31 2014 // Warar
Akadimiga Nabada Oo Hargeysa Ka Furay Tababar Ku Saabsan Iskaashiga Dhexeeya Golayaasha Deegaanka Iyo Bulshada
Hargeysa (Geeska)-Akadimaga Nabada iyo Horumarka ee Somaliland ayaa Tababar soconaya muddo laba cisho ah, oo Shalay si toos ah u furmay Maanta xidhmaya, u qabtay Golaha Deegaanka Caasimadda iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Tabbaarkan oo ujeedadiisu tahay sidii ay isku kaashan lahaayeen xidhiidhna...

Nuxurka Khudbado Ay Faysal Iyo Cali-Gurey Ka Jeediyeen Madal Ay Ku Qaabileen Taageerayayaal Burco Ah

Published on Dec 31 2014 // Warar
Nuxurka Khudbado Ay Faysal Iyo Cali-Gurey Ka Jeediyeen Madal Ay Ku Qaabileen Taageerayayaal Burco Ah
Burco(Geeska)-Xisbiga ucid ayaa xaflad soo dhaween ah ugu sameeyay Gobolka Togdheer taageerayaal  miisaan leh oo xisbigaasi ku soo biiray . Xafladdan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay  ayaa ka dhacday Hotel Cigaal ee Magaalada Burco waxaana ka soo qeyb galay masuuliyiinta...

Buurnida Iyo Dhuubnida Badaniba Waxa Ay Halis Ku Yihiin Dhalmada Dumarka

Published on Dec 30 2014 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Daraasad caafimaad oo cusub ayaa ka digtay in baruurta ama miisaanka badani uu qiyaas kala badh ah yareeyo rajada Dhalmo ee gabadha. Sida ay sheegtay khubarada samaysay cilmi baadhistani, celceliska rajada laga qabo in gabadha buurani ay uur qaaddaa waxa ay kala badh ka yar tahay inta...

Mujaahid Xasan Guure Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Inaanu Ka Aamusin Boobka Hantida Qaranka, Si Adagna U Dhaliilay Hantidhawrka Guud

Published on Dec 30 2014 // Warar
Mujaahid Xasan Guure Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Inaanu Ka Aamusin Boobka Hantida Qaranka, Si Adagna U Dhaliilay Hantidhawrka Guud
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa waxa uu amaan balaadhan uu u soo jeediyey Guddida Ilaalina Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada, waxaanu ku amaanay daba-galka iyo baadhitaanka ay ku hayaan Wasaaraddaha iyo Haya’ddaha Xukuumadda ee kala duwan. Guddoomiyaha...

8 Nooc Oo Saaxiibbada Ka Mid Ah In Aad Haysataa Noloshaada Ayaa Ay Lagama Maarmaan U Tahay

Published on Dec 30 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Wargeyska Geeska Afrika waxa uu qormadan akhristayaashiisa kula wadaagayaa qaybtii saddexaad ee maqaal uu qoray wargeyska The Huffington Post ee ka soo baxa dalka Maraykanka oo soo bandhigaya siddeed ka mid ah noocyada ay saaxiibbadu yihiin oo ay khubaradu sheegeen in aanu qofku noloshiisa...

Anshaxa Dhowrsoon Iyo Dhaqanka Wanaagsan

Published on Dec 30 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)-Waa Qoraal Taxane ah uu wargeyskan Geeska Afrika akhristayaashiisa kula wadaagayo qodobbo iyo dhaqamo fure u ah in qofka ku waano qaataa uu ku hanuuno ama ku barto anshaxa dhowrsoon iyo dhaqanka wanaagsan ee uu bulshada ku dhex geli karo sumcaddana kaga heli karo. Xigasho (Buugga Born...

Guddoomiye Cirro Oo Sheegay In Siyaasiyiin Miisaan Lihi Ku Biirayaan Xisbiga Waddani

Published on Dec 30 2014 // Warar
Guddoomiye Cirro Oo Sheegay In Siyaasiyiin Miisaan Lihi Ku Biirayaan Xisbiga Waddani
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha golaha wakiilada, ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (cirro), ayaa iftiimiyay in siyaasiyiin culus oo wadanka magac ku lihi ay dhawaan ku biiri doonaan xisbiga uu hoggaamiyo. Md. Cirro, ayaa qoraal kooban oo uu soo geliyay...

Aqoonyahan Raabbi Oo Ka Dayriyay Xaaladda Ganacsi Ee Wadanka

Published on Dec 30 2014 // Warar
Aqoonyahan Raabbi Oo Ka Dayriyay Xaaladda Ganacsi Ee Wadanka
Hargeysa(Geeska):-Aqoonyahan Maxamed Xaaji Xusseen Raabbi oo ka mid ah aqoon yahaniinta reer Somaliland ayaa ka dayriyey xaalada dhaqaale ee dalku uu maanta maraayo, waxaana uu sheegay in ganacsigii dalka ay ka muuqato baylah aad u xoogani, isaga oo sida oo kalena carabka ku dhuftey in ganacsigii dalku...

Maxamed-rashiid: Geesi Ka Baxay Saxaafadda Oo Maanta Hargeysa Lagu Asayo

Published on Dec 30 2014 // Warar
Maxamed-rashiid: Geesi Ka Baxay Saxaafadda Oo Maanta Hargeysa Lagu Asayo
Hargeysa(Geeska)-Alle haw naxariiste waxa maanta magaalada Hargeysa lagu aasayaa xoghayaha guud ee ururka SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, oo habeen hore ku geeriyooday magaalada Nayroobi ee wadanka Kenya oo loo qaaday, ka dib markii uu khamiistii  ku dhaawacmay shil baabuur oo ka dhacay duleedka...

“Labadan Wasiir Haddii Ay Muuse Biixi La Tartamayaan Shaadhka Xukumada Ha Bixiyaan”

Published on Dec 30 2014 // Warar
“Labadan Wasiir Haddii Ay Muuse Biixi La Tartamayaan Shaadhka Xukumada Ha Bixiyaan”
Hargeysa (Geeska)-Xoghayaha Qorsheynta ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Cabirashiid Maxamuud Cali (Riyo Raac), ayaa Xukuumadda  ku eedayey inay keligeed isku koobto wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Xoghayaha Qorsheynta ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Cabirashiid Maxamuud Cali (Riyo Raac),...

Jaamacadda Carabta Oo Xasan Sheekh Guddoonsiisay Jeeg $1 Milyan Ah Iyo Deeqo Waxbarasho

Published on Dec 30 2014 // Warar
Jaamacadda Carabta Oo Xasan  Sheekh Guddoonsiisay Jeeg $1  Milyan Ah Iyo Deeqo Waxbarasho
Qahira (Geeska)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ballaadhan magaalada Qaahira ee dalka Masar kula qaatay madaxweynaha dalkaas Cabdifataax Siisi oo uu marti-qaad rasmiya ka haystay. Xasan Sheekh oo booqasho laba maalmood ah ku tegey Masar ayaa Axaddii dorraad 28kii Diisamber 2014...

Maanta Geesi Baa Baxay: Hoggaamiyihii Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland 

Published on Dec 30 2014 // Warar
Maanta Geesi Baa Baxay: Hoggaamiyihii Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland 
Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo ahaa xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. ayaa xalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala magaaladda Nayroobi. Alla Ha u naxariistee Marxuum Maxamed-rashiid waxaa magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya loo qaaday Jimcihii 26-kii Bisha December,...

Nuxurka Kulan Dhex Maray Wasiir Samsam Iyo Guddiga Ilaalinta Hantida

Published on Dec 30 2014 // Warar
Nuxurka Kulan Dhex Maray Wasiir Samsam Iyo  Guddiga Ilaalinta Hantida
Hargeysa(Geeska) -Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa  kulan la yeeshay Shalay Wasiirka Waxbarashada Samsam Cabdi Aadan, kulankaasi oo ay labada dhinac isku xog waraysanayeen. Kulankan oo Saacado qaatay ayaa labada dhinac warbaahinta u sheegeen inay isla afgarteen...

“Jujuub Iyo Lacag Laguma Bedeli Karo Doorashadii Sharciga Ahayd Ee SONYO”

Published on Dec 30 2014 // Warar
“Jujuub Iyo Lacag Laguma Bedeli Karo Doorashadii Sharciga Ahayd Ee SONYO”
Annagoo ah aqlabiyada shirweynihii SONYO ee shalay sida sharciga ah isu doortay, ka dib markii si badheedh ah loo horistaagay soo gunaanadka shirweynihii dalladda, waxaanu halkan ka cadaynaynaa in xukuumadda Somaliland si toos ah u soo farogelisay doorashada hoggaanka dalada iyo habsami u socodkii shirka,...

Faa’idooyinka Caafimaad Ee Uu Leeyahay Xinnuhu Marka Madaxa La Mariyo

Published on Dec 29 2014 // Googooska Geeska
Baadhitaano caafimaad oo lagu sameeyay xinnaha ayaa caddeeyay in xinaha oo madaxa la mariyo, gaar ahaan marka uu muddo qasnaado (Khamiiro) ay keento in uu madaxu ka nadiif noqdo Jeermiska, Bakteeriyada iyo cayayaanka, baadhitaanno caafimaad ayaa daahfuray in sidoo kale faa’idooyinkiisa ay ka mid...

8 Nooc Oo Saaxiibbada Ka Mid Ah In Aad Haysataa Noloshaada Ayaa Ay Lagama Maarmaan U Tahay

Published on Dec 29 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- In qofku aanu yeelan saaxiib waxa ay u xun tahay caafimaadkiisa nafsiga ah iyo kan maskaxeed waxa aanay khubarada arrimahan ku xeel-dheeri sheegaan in saaxiibku uu yahay fursad uu qofku ku dhadhamin karo macaanka iyo farxadda nolosha, la’aantiina ay ku adkaanayaan dhinacyo badan...

Anshaxa Dhowrsoon Iyo Dhaqanka Wanaagsan

Published on Dec 29 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)-Waa Qoraal Taxane ah uu wargeyskan Geeska Afrika akhristayaashiisa kula wadaagayo qodobbo iyo dhaqamo fure u ah in qofka ku waano qaataa uu ku hanuuno ama ku barto anshaxa dhowrsoon iyo dhaqanka wanaagsan ee uu bulshada ku dhex geli karo sumcaddana kaga heli karo. Shakhsiyadda wanaagsan: –...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog Oo Muuse Biixi, Samaale iyo Maxamed Biixi Yoonis Ugu Baaqay Inaanay Isku Seegin Kursi Aan Jirin

Published on Dec 29 2014 // Warar
Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog Oo  Muuse Biixi, Samaale iyo Maxamed Biixi Yoonis  Ugu Baaqay Inaanay Isku Seegin Kursi Aan Jirin
Hargeysa(Geeska):-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Aw-xoog) oo ka mid ah mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland ayaa ugu saddexda siyaasi ee Muuse Biixi, Wasiir Samaale iyo Wasiir Maxamed Biixi Yoonis inaanay isku dilin meel cidlo ah. Xildhibaanka ayaa sidoo kale si adag uga hadley wada...

Wasiir Cadami Oo Si Adag Uga Hadlay Doodda Cali Khaliif Ee Ah Inuu Doonayo Inuu Ka Qayb Galo Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya

Published on Dec 29 2014 // Warar
Wasiir Cadami Oo Si Adag Uga Hadlay Doodda  Cali Khaliif Ee Ah Inuu Doonayo Inuu Ka Qayb  Galo Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami,ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya u dhexeeya, waxaanu sheegay in wada hadalaadasi muhiim yihiin. Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji  Cali Cadami oo Wargeyska Geeska Afrika u waramay ayaa sidoo...

SONYO Oo Maanta Kulan Xaasaasi Ah Ku Dooranaysa Guddoomiyaha Daladda

Published on Dec 29 2014 // Warar
SONYO Oo Maanta Kulan Xaasaasi Ah Ku Dooranaysa Guddoomiyaha Daladda
Hargeysa(Geeska)-Iyadoo uu shirweynihii 7aad ee dalladda SONYO shalay ka furmay magaalada Hargeysa, ayaa waxa la rajaynayaa in shirkan maanta lagu doorto hoggaanka cusub ee SONYO. Kulanka maanta ee SONYO ayaa mid xaasaasi ah, waxaanu loolan adagi dhex marayaa laba wiil oo dhallinyaro ah oo ku tartamaya...

Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Xeerka Xabsiyada Oo Awood Siinaya Taliyayaasha

Published on Dec 28 2014 // Warar
Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Xeerka Xabsiyada Oo Awood Siinaya Taliyayaasha
Hargeysa(Geeska):-Mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland ayaa meel mariyey xeerka xabsiyada oo dhawaan dib ay guurtidu ugu soo celisay golaha wakiilada. ka dib markii ay wax ka badal iyo kaabisba ku soo sameeyeen qodobo ka hadlaaya heerka awoodeed ee ay yeelanayaan ciidmada xabsiyada dalku. Fadhi...

Dhallinyaradii Reer Borama Ee Xidhnaa Oo La Soo Daayay

Published on Dec 28 2014 // Warar
Dhallinyaradii Reer Borama  Ee Xidhnaa Oo La Soo Daayay
Borama(Geeska)-Wasiirka arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancade, ayaa shalay magaalada Borama gaadhsiiyay dhallinyaro dhawaan loo dhaadhiciyay xabsiga Mandheera oo la soo daayay. Madaxweyne Ku Xigeenka JSL MD C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shalay ka qayb galay munaasabad lagu sii sagootinayey...

Lixdankii Marbaad Dahab Hesheen Ood Dulug Ka Tuurteene: W/Q: Aniis A. Essa

Published on Dec 27 2014 // Maqaalo
Lixdankii Marbaad Dahab  Hesheen Ood Dulug Ka Tuurteene: W/Q: Aniis A. Essa
Sanadka Cusub  waxaanu  idinku soo Salaamaynaa carigu wuu kale  fog yahayoo, buuraha gaashaaman iyo badaaa inagu kala gudbane gudooma bush bush iyo barwaaqo. Waa habeen cirku qurux aanu lahaan jirin uu la kowsaday oo xidigihii shiiqsanaa ay aad u ifayaan oo uu dayaxu in maqal soofkeed...

Wiil Yar Oo Shan Xabbo Oo Furin Ah Xaday Ayaa Maxkamadi Ku Xukuntay Hal Sano Oo Xabsi Ah

Published on Dec 27 2014 // Googooska Geeska
Wiil Yar Oo Shan Xabbo Oo Furin Ah Xaday  Ayaa Maxkamadi Ku Xukuntay Hal Sano Oo Xabsi Ah
Qaahira (Geeska)- Wiil yar oo u dhashay dalka Masar ayaa shan xabbo oo roodhi ah ka xaday moofo kadib markii sida la sheegay uu gaajooday, laakiin ninkii moofada lahaa oo arkay wiilkan xadaya roodhidiisa ayaa markiiba wiilkii yaraa gacanta ka geliyey booliiska oo iyagun u gudbiyey maxkamadda. Garsoore...

Ma Ogtahay: In Kalluunku Aanu Sambab Lahayn, Faraskuna Aanu Beer-Yaro Lahayn, Geeluna Aanu…

Published on Dec 27 2014 // Googooska Geeska
– Ma Ogtahay in Barafka nadiifta ahi uu aad uga hor milmi ogyahay ka uskagga ah. – Ma Ogtahay in jidhka bani’aadamku uu Afartii toddobaadba mar si dhamaystiran iskaga rido diirka sare (Xuub dhacsado), haddana aynaan dareemin. – Celceliska Unugyada dhiigga cas ee raggu waxa uu...