Shaqooyin Laga Yaabo In Aanu Damiirkaagu Ku Dhiirradeen Oo Mushaharooyin Yaab Leh Lagu Helay (2)

Published on Nov 30 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa Qormadii labaad ee uu wargeyska Geeska Afrika uu akhristayaashiisa kula wadaagayey dhowr ka mid ah shaqooyinka la yaso oo dadka qabtaa ay ku helaan adduun aad uga sarreeya ka ay helaan dadka ku shaqeeya xirfadaha sare iyo shaqooyinka sumcada leh, sirtuna waa keliya in qofku shaqada...

Liin Dhanaantu Waxa Ay Jidhka Ka Saartaa Suntan Waxa Aanay Si Weyn Uga Qayb Qaadataa Dhimista Miisaanka

Published on Nov 30 2014 // Googooska Geeska
Liin Dhanaantu Waxa Ay Jidhka Ka Saartaa Suntan Waxa Aanay Si Weyn Uga Qayb Qaadataa Dhimista Miisaanka
Hargeysa (Geeska)- Wargeyska Geeska Afrika oo aaminsan in hantida ugu muhiimsan ee qofku ay tahay caafimaadka, ayaa qormadan akhristaashiisa ugu soo gudbinaya faa’idooyinka ay liin dhanaantu u leedahay caafimaadka guud: Liin dhanaanta: Biyaha liin dhanaanta leh ayaa muddooyinkan dambe noqday sharaabka...

Sidan Ma U Fasirataa..? Waa Ereyo Caan Ah Oo Qaab Maadays Ah Balse Xikmad Weyni Ku Jirto Loo Qeexay

Published on Nov 30 2014 // Googooska Geeska
– Saaxiibka: Qof aad aragtidiisa iyo jiritaankiisa ku raaxaysato laakiin aanad ka filan karin faa'ido joogto ah. – Waayo-Aragnimada (Khibrad): Waa karti uu qofku u yeesho in iyada oo aan la dareemin uu joojin karo erey maskaxdiisa ka soo baxay inta aanu carrabka dacalkiisa ka soo gudbin. –...

Ku-Faan!: W/Q:- Faadumo Bintu Aadan Buuni

Published on Nov 30 2014 // Maqaalo
Ku-Faan!: W/Q:- Faadumo Bintu Aadan  Buuni
Kute,”out patient tag.” “adeer waa maxay out patient”?  kuba yidhi. “eeyaahe waa ka halkaa Ku yaalee tag” ka daba gaysay. Waa kalkaaliso joogtay Cisbitaal.Waabay ku qanacsan tahay Weedhan qalaad ee Afkeeda ka soo baxaysa,kuna leedahay odaygan waayeelka ah. “adeer...

Waddani Siddee Ayuu Fursadaha U Helay, Halkayna Gaadhsiin Karaan?

Published on Nov 30 2014 // Maqaalo
Waddani Siddee Ayuu Fursadaha U Helay, Halkayna Gaadhsiin Karaan?
Nidaam siyaasadeed ka dunida lagu tilmaamo inay horre u mareen waxay u yagleelan tahay hab aad u adag una dhiggan jirid, xididdada u aasanina ama ku qotomaan na ay tahay aqoon iyo higsi fog, dhaabbaddahaa adag wax walba ku dhisteen ayey haddana kala afkaar iyo kala mowqif yo noqdeen, kadib waxay samaysteen...

Faa’iidooyinka Waxtarka Leh Ee Laga Dhaxlay Idaacada Qur’aanka Kariimka Ah Ee Radio Hargeysa Mudadii Ay Jirtay

Published on Nov 30 2014 // Maqaalo
Faa’iidooyinka Waxtarka Leh Ee Laga Dhaxlay  Idaacada Qur’aanka Kariimka Ah Ee Radio Hargeysa Mudadii Ay Jirtay
Idaacada Qur’aanka Kariimka ah Ee Radio Hargeysa Oo Ilaa iyo Haatan Mudo sanad iyo Badh kahor ah La’ aasasay Isla Markaana Ilaa iyo Imaka Laga Hirgaliyay Guud ahaanba FM,yada Magaalooyinka Waayayn Ee Somaliland iyo Nawaaxigooda  Ayaa Haatan Waxaa Maalinba Maalinta Ka Danbaysay La Oganayaa...

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Dayriyay Xaaladda Dalka, Madaxweyne Silanyana Tallo U Diray Iyo Gudomiye Cirro Oo Ku Baaqay In Sharciga Loo Maro Xadhiga Muwaadiniinta

Published on Nov 30 2014 // Warar
Faysal Cali Waraabe Oo Ka Dayriyay Xaaladda Dalka, Madaxweyne Silanyana Tallo U Diray Iyo Gudomiye Cirro Oo Ku Baaqay In Sharciga Loo Maro Xadhiga Muwaadiniinta
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo sidoo kalena ah guddoomiyaha golaha wakiilada ayaa ku baaqay in muwaadiniinta la xidhayo loo maro sifo sharci ah, isagoo xisbiga Waddani ku tilmaamay gurmadkii cadaaladda iyo ku dhaqanka sharciga. Geesta kale...

Golaha Wakiilada Oo Aqlabiyad Ku Ansixiyay Guddiga Doorashada Iyo Hawsha Culus Ee Ay Umadu Ka Sugayso

Published on Nov 30 2014 // Warar
Golaha Wakiilada Oo Aqlabiyad  Ku Ansixiyay Guddiga Doorashada Iyo Hawsha Culus Ee Ay Umadu Ka Sugayso
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa si rasmiya u ansixiyey Guddida  Komishanka Doorashooyinka Somaliland, oo muddo ansixintoodu hakad gashay. Kal-fadhigan  Golaha Wakiilada Somaliland ee Shalay ay ku ansixiyeen  Guddidan cusub ee Doorashooyinka Somaliland, oo...

Sideed Dagaal Oo La Filan Karo Sanadka 2015 Iyo Dalalka Looga Baqayo Inay Is Hirdiyaan

Published on Nov 30 2014 // Warar
Hargeysa (Geeska)- In kasta oo ay dunidu abidkeedba dhib u joog ahayd, mar kastana colaado lagu hoobta ay jireen, haddana dadka taariikhda sida aadka ah u akhriyaa waxa ay in badan ku doodayaan in ay u muuqato in dunidu ay 2 boqol ee sano ee u dambeeyey sii gelaysay xaalado colaadeed oo ka khasaare badan...

Maxkamad Dambi Ku Weyday Madaxweynihii Hore Ee Masar

Published on Nov 30 2014 // Warar
Maxkamad Dambi Ku Weyday Madaxweynihii Hore Ee Masar
Qaahira(Geeska/W.Wararka)-Maxkamad ku taalla waddanka Masar ayaa waxa ay tuurtay kiis ka dhan ahaa madaxweynihii hore ee dalkaasi, Xusni Mubaarak. Maxkamadeyntan oo aheyd tii labaad ayaa waxaa uu Mubaarak ku eedaysnaa inuu ka dambeeyay dilkii boqolaal qof oo dibaxbayay oo la dilay intii uu socday kacdoonkii...

Marwada Koowaad Iyo Wasiiro Ka Qayb Galay Gunaanadka Shirkii Horumarinta Gobalka Gabiley

Published on Nov 30 2014 // Warar
Marwada Koowaad Iyo Wasiiro Ka Qayb Galay Gunaanadka Shirkii Horumarinta Gobalka Gabiley
Gabiley(Geeska)- Marwada koowaad ee qaranka Marwo Aamina Sh.maxamed Jirde, Wasiirada Waxbarashada SamsamCabdi Aadan, Maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale,Warshadaha AbiiB Diiriye Nuur, Masuuliyiinta heer qaran,gobol iyo degmo ee gabiley iyo marti sharaf kale Ayaa ka qayb-galey xidhitaankii Shirkii horumarinta...

Taageerayaal Iyo Masuuliyiin Ka Tirsanaa Kulmiye Oo Ku Biiray Xisbiga UCID

Published on Nov 30 2014 // Warar
Taageerayaal Iyo Masuuliyiin Ka Tirsanaa Kulmiye Oo   Ku Biiray Xisbiga UCID
Hargeysa (Geeska)-Masuuliyiin iyo Taageerayal aad u badan, oo ka tirsana Xisbiga talaldda dalka haya ee Kulmiye, ayaa ku biiray una digo rogtay Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID. Guddoomiyihii Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil, qaar ka mid ah Masuuliyiintii Kulmiye iyo Taageerayaashoodii Degmooyinka Gacan...

Xikmadda Maanta Iyo Googooska Geeska

Published on Nov 29 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Qormadan waxa uu Geeska Afrika akhristayaashiisa kula wadaagayaa, ereyo xikmadaysan oo laga soo qaatay bulshooyin kala duwan oo dunida ku dhaqan, iyada oo ay ujeedadu tahay in uu akhristayaasha la wadaago faa’idada ku jirta in la barto dhaqannada iyo hal-ku-dhegyada xikmadda...

Shaqooyin Laga Yaabo In Aanu Damiirkaagu Ku Dhiirradeen Oo Mushaharooyin Yaab Leh Lagu Helay (1)

Published on Nov 29 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- “Waxa aan doonayaa in aan dhakhtar noqdo, aniguna waxa aan doonayaa in aan Injineer noqdo sida aabahay, anigu waxa aan xiisaynayaa in aan ku shaqeeyo qareennimo, anigu sarkaal ayaan noqonayaa” waa su’aalaha dabiiciga ah ee aad filan karto, haddii aad maalin uun koox...

Shaaha Cagaarani Waxa Uu Dejiyaa Dhiig Karka Iyo Subagga Waxa Aanu Ka Hortagaa Cudurka Alzheimers

Published on Nov 29 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Inta badan dadkeennu iskuma xidhaan cuntada iyo caafimaadka, waa run in dad badani og yihiin in nadaafadda iyo qaabka loo diyaariyo cuntadu xidhiidh la leedahay caafimaadka iyo in cuntooyinka qaar sixada guud u fiican yihiin, laakiin haddana waxaa jira faa’idooyin dhab ah oo...

“Isbedelku Maaha In Madaxweyne, Madaxweyne Bedelo, Ee Waa In Nidaamka La Saxaa. Rayaale Ayaanu Bedelnay Oo Sillaanyo Keenay Oo Way Ka Sii Dartay”

Published on Nov 29 2014 // Warar
“Isbedelku Maaha In Madaxweyne, Madaxweyne Bedelo, Ee Waa In Nidaamka La Saxaa.  Rayaale Ayaanu Bedelnay Oo Sillaanyo Keenay Oo Way Ka Sii Dartay”
Hargeysa  (Geeska)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa sheegay inay dalka ka jiro Maamul xumo, Sharci daro iyo Cadaalada daro baahsan, isagoo si adag uga hadlay xaaladda uu wadanku marayo, tabashii odayaasha reer Awdal ee ay weli madaxweynaha ka sugayaan,...

Khudbadihii Xamarje & Xuseen-Xoog Iyo Weedhihii Siyaasadeed Ee Adkaa Ee Ay Ku Ganeen Xukuumada Silanyo

Published on Nov 29 2014 // Warar
Khudbadihii Xamarje & Xuseen-Xoog Iyo Weedhihii Siyaasadeed Ee Adkaa Ee Ay Ku Ganeen Xukuumada Silanyo
Hargeysa(Geeska):-Wasiirkii hore ee wasaarada caafimaadka Somaliland Dr:Xusseen Muxumed Maxamed(Xoog),iyo badhasaabkii hore ee gobalka Togdheer Md:Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi(Xamarji) ayaa si kulul eedaymo ugu soo jeediyey xukuumada uu gadh wadeenka ka yahay Md:Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo),waxaa...

Gogol-xaadhka Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Oo Turkiga Ka Bilaabmaya

Published on Nov 29 2014 // Warar
Gogol-xaadhka Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya  Oo Turkiga Ka Bilaabmaya
Hargeysa(Geeska)-Waxa wadanka Turkiga ka bilaabmaya maalmahan gogol xaadhka wada hadalada Somaliland iyo Somaliya oo dhawr goor dib u dhacay, kuwaas oo la filayo inay bisha January ee soo socota ka furmaan wadankaas. Waxa wadanka Turkiga hore u sii joogay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed...

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Djibouti Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa

Published on Nov 29 2014 // Warar
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Djibouti Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Djibouti Md. Aaden Xasan Aaden (Beleloo), ayaa shalay safar ku yimid caasimadda Somaliland ee Hargeysa, isagoo hoggaaminaya wefti culus oo reer Djibouti. Wasiir Aden, waxa la filayaa inuu ka qayb galo furitaanka mashaariic ay dawladda Kuwait ka hirgelisay...

Awoodda Dumarka Ee Diblomaasiyada Qaramada Midoobay Oo Korodhay

Published on Nov 29 2014 // Warar
Awoodda Dumarka Ee Diblomaasiyada Qaramada Midoobay Oo Korodhay
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay awooda dumarku soo kordhayso marka la eego kuraasida ay Qaramada Midoobay kaga fadhiyaan wakhtigan. Xarumo ay raggu wakhtiyo ku badnaayeen oo ah  Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa hadda waxaa jooga dumar badan. Hadaba saamayn ma ku leedahay diplomaasiyada...

Save The Children Oo Abaal Marin Gudoonsiisay Siyaasi Ku Lug Lahaa Dhimashada Malaayiin Carruur Ah

Published on Nov 29 2014 // Warar
Save The Children Oo Abaal Marin Gudoonsiisay Siyaasi Ku Lug Lahaa Dhimashada Malaayiin Carruur Ah
Washington (Geeska)- Hayadda caalamiga ah ee badbaadada carruurta ayaa fadeexad aad u weyn kala kulantay cugashadeeda ay raysawasaarihii hore ee Ingiriiska Tonny Blair u dooratay in uu noqdo shakhsiga sannadkan 2014ka mutaysanaya abaal marinta caalamiga ah ee ay siiso dadka wax ka tara hawlaha badbaadada...

Xisbiga Waddani Oo Qaabilay Siyaasiyiin Miisaan Leh Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray

Published on Nov 29 2014 // Warar
Xisbiga Waddani Oo  Qaabilay Siyaasiyiin Miisaan Leh Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray
Hargeysa(Geeska):-Munaasibad balaadhan oo lagu soo dhawaynaayey xoogaga dabaylaha isbadal doonka ah oo hore u ahaa masuuliyiin xilal cul culus uga soo qabtay Xukuumada Siilaanyo,Xukuumadii hore ee Daahir Riyaale Kaahin Aqoonyahan,Haween,dhalinyaro iyo taageerayaal kale oo miisaan culus ku lahaa xisbiga...

Wefti Ka Tirsan Hay’adda WFP Oo Safar Shaqo Ku Tagay Gabiley

Published on Nov 29 2014 // Warar
Wefti Ka Tirsan Hay’adda WFP  Oo Safar Shaqo Ku Tagay Gabiley
Hargeysa (Geeska)-Wefti ka tirsan Hay’adda Cunta Adduunka ee WFP ayaa  safar shaqo ku tagay Gobalka Gabiley, weftigan oo uu hogaaminayo Maareeyaha Hay'adda Xidhhiidhinta Raashinka Somaliland, Yuusuf Cismaan Garas, oo uu weheliyo madaxa Xafiiska Hay'adda WFP ee Somaliland Mr. Achille...

Murashaxa Xukun Cali Sheekh Oo Qaadacday Natiijada Ka Soo Baxday Shir Ay Qabsatay Beesha Guuyoobe

Published on Nov 29 2014 // Warar
Murashaxa Xukun Cali Sheekh Oo Qaadacday Natiijada Ka Soo Baxday Shir Ay Qabsatay Beesha Guuyoobe
Hargeysa(Geeska):-Xukun Cali Daahir Sheekh Xasan oo ah murashaxad u taagan xildhibaanada golaha baarlamaanka Somaliland ayaa sheegtay in ay qaadacday natiijada ka soo baxday shir beesha ay ka  soo jeedo ee Maxamed Daa’uud(Guuyoobe) ku qabsatay magaalada Qotan dabo.waxaana ay sheegtay in shirkaas...

Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Xadhiga Ka Jaray Garoon Casri Ah Oo Laga Dhisay Bariga Hargeysa

Published on Nov 29 2014 // Warar
Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Xadhiga Ka Jaray Garoon Casri Ah Oo Laga Dhisay Bariga Hargeysa
Hargeysa(Geeska):-Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo xadhiga laga jaraayey garoon nooca casriga ee lagu ciyaaro kubada cagta ah oo loogu magac daray Garoonka Horyaalka Somaliland ayaa lagu qabtay xarunta garoonkaasi ee magaalada Hargeysa. Garoonkan oo laga dhisay bariga magaalada Hargeysa,gaar...

Habluhu Waxa Ay Raad Weyn Ku Leeyihiin Fikirka Siyaasiga Ah Ee Aabahood, Wiilashuna Hooyooyinkood

Published on Nov 27 2014 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Cilmi baadhayaal ku xeel dheer xidhiidhka bulshada ayaa ogaaday in habluhu aanay keliya qabsan kalgacalka aabayaasha balse ay u dheer tahay in ay raad ku yeeshaan xattaa mawaaqifta siyaasiga ah ee ay qaadanayaan. Jariiradda Daily Mail oo ka soo baxda dalka Ingiriiska ayaa xustay, cilmi...

Haweenay Aabaheed Ku Dishay Deegaanka Geed-Deeble Ee Duleedka Hargeysa Iyo Maamulka Degmada Oo Falkaas Ka Hadlay

Published on Nov 27 2014 // Warar
Haweenay Aabaheed Ku Dishay  Deegaanka Geed-Deeble Ee Duleedka Hargeysa  Iyo Maamulka Degmada Oo Falkaas Ka Hadlay
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha degmada Daarasalaam ee waqooyiga Hargeysa Md. Maxamed Axmed Kibaar, ayaa xaqiijiyay inay gacanta ku soo dhigeen haweenay dishay aabaheed, oo fakatay markii ay falka gaysatay. Waxaanu dilku ka dhacay magaalada Geed-deeble ee waqooyiga Hargeysa. Marxuumka geeriyooday ayaa...

Doqonniimadu Waa Cudur Ka Dhasha Fayras Ku Nool Dhuunta Qofka Doqonka Ah

Published on Nov 27 2014 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Haddii aad in badan maqli jirtay hal-ku-dhegyada ay Soomaalidu doqonniimada ugu soo hal-qabsato waxa aad dareemaysaa in ay qaarkood ku xidhiidhinayaan cudur iyo inay xanuuno qofka ku dhacay tahay. Tusaale ahaan, waxa aad maqashay doqonniimadu waa cudur ama iyada oo intaas loogala...

Akhri Oo Ha Qoslin: Subxaanalaah; Xadiyooy Maxaa Lala Fadhiisan?

Published on Nov 27 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- maanta wargeyska Geeska Afrika waxa uu akhristayaashiisa la wadaagayaa qisadan maadayska ah: Waxaa la sheegaa in oday aad u Cibaado badnaa uu maalin maalmaha ka mid ah, xaaskiisii ku yidhi aynu wada tukanno salaadda. (Isku jamacsanno). Islaantii oo ogolaatay dalabkii odaygeeda ayaa...

Guddigii Hore Ee Doorashooyinka Oo Sheegay Inaanay Shirkadda La Dacweynayo Aanay Bixinin Laaluush

Published on Nov 27 2014 // Warar
Guddigii Hore Ee Doorashooyinka  Oo Sheegay Inaanay Shirkadda La Dacweynayo Aanay Bixinin Laaluush
Hargeysa(Geeska)-Guddigii hore ee doorashooyinka qaranka ayaa beeniyay in xidhiidh laaluush dhex maray shirkadda Smith and Ouzman Limited ee soo daabacday waraaqihii cod bixinta doorashooyinkii madaxtooyada iyo goleyaasha deegaanada ee u dambeeyay. Shirkadan ayaa lagu dacweeyay inay laaluushtay guddiyada...

Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Waramay Halka Ay Marayaan Hawlaha Ciidamada OPU

Published on Nov 27 2014 // Warar
Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Waramay Halka Ay Marayaan Hawlaha Ciidamada OPU
Hargeysa (Geeska)- Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka hadlay Ciidamada loo tababarayo ilaalinta iyo sugida amaanka Shirkadaha Shidaal baadhista ka bilaabaya Somaliland, waxaanu sheegay in dhanka Somaliland ay ka dhan tahay, balse dhanka Shirkada ay ka hadhsantahay,...

Madaxweyne Silanyo Oo Dhagax Dhigay Dib U Dhiska Qaybo Ka Mid Jidka Hargeysa, Berbera Ilaa Sheekh

Published on Nov 27 2014 // Warar
Madaxweyne Silanyo Oo Dhagax Dhigay Dib U Dhiska Qaybo Ka Mid Jidka Hargeysa, Berbera Ilaa Sheekh
Berbera (Hargeysa)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay bilowga dib-u-dhis lagu samaynayo qaybo ka mid ah waddada isku xidha Hargeysa – Berbera ilaa Sheekh ee gobolka Saaxil oo laga maalgelinayo Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF). Mashruucan...