Nin Ay Maxkamadi Ku Ridday Xukun Ah In Aanu 25 Sano Tegin Maqaaxiyaha Magaalada London

Published on Oct 31 2014 // Googooska Geeska
Nin Ay Maxkamadi Ku Ridday Xukun Ah In Aanu  25 Sano Tegin Maqaaxiyaha Magaalada London
London (Geeska)- Xukun lagu tilmaamay kii noociisa ugu horreeyey ee ka dhaca dalka Ingiriiska iyo suurtogal dunida oo dhan, ayaa ay maxkamadi ku ridday nin u dhashay dalka Ingiriiska oo lagu magacaabo Rodney Williams, kadib markii ay ku heshay 12 fal oo tuugo ah. Warkan oo uu gEeska Afrika ka soo xigtay...

Caafimaadka: Cudurrada Laga Qaado Shaqo Ka Eryidda, Bun Cabbista Badan Iyo Cuntada Oo Aan La Calaalin

Published on Oct 31 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Wargeyska Geeska Afrika oo had iyo jeer u heellan in uu akhristayaashiisa u soo bandhigo mawduucyo, noloshooda anfaca ama aqoon korodhis iyo qoraallo maadays ah ayaa maanta qormadan ku soo bandhigaya dhowr arrimood oo caafimaadka la xidhiidha, kuwaas oo ay muhiim tahay in qof kastaa...

Sababaha Ugu Badan Ee Waqtiga Ka Lumiya Qofka Shaqaalaha Ah Ama Waajibaad Badan U Yaallaan

Published on Oct 31 2014 // Googooska Geeska
Riyaad (Geeska)- Shaki kuma jiro in waqtigu uu yahay waxa uu yahay hantida ugu qaalisan ee ruuxu haysto, haddii uu yahay qof shaqeeyana waxa aynu ku tilmaami karnaa in uu nolosha qofka yahay, laakiin waxaa jira oo weliba aad u badan sababo iyo cudur-daarro aynu ku sheegi karno tuugta waqtiga xadda, iyaga...

Taiwan: Qorshe La Doonayo In Dabbaal Degga Ciidda Hooyada, Uu Qof Kastaa Hooyadii Cagaha U Maydho

Published on Oct 31 2014 // Googooska Geeska
Taiwan: Qorshe La Doonayo In Dabbaal Degga Ciidda Hooyada, Uu Qof Kastaa Hooyadii Cagaha U Maydho
Taipei (Geeska)- Mid ka mid ah qawmiyadaha dega dalka Taiwan ayaa khamiistii toddobaadkii ina dhaafay ku dhawaaqday in ay go'aan ku gaadheen in hadda wixii ka dambeeya ay sameeyaan qaab cusub oo ay ugu dabbaal degaan maalinta dunida looga yaqaanna iidda hooyada. Kooxdani waxa ay go'aansadeen...

War Aan Ka Farxinayn Macallimiinta Xisaabta: Talefanka Gacanta Ayaa Hadda Kadib Shaqadooda Qaban Doona

Published on Oct 31 2014 // Googooska Geeska
War Aan Ka Farxinayn Macallimiinta Xisaabta: Talefanka Gacanta Ayaa Hadda Kadib Shaqadooda Qaban Doona
London (Geeska)- Suurtogal ma’ tahay in dhowaan ardaydu ay ka maarmaan macallimiinta xisaabta? Ma laga yaabaa in furfuridda masalooyinka xisaabeed ee hadda u baahan in la xafido qaacidooyinka adag ee loo raaco, ay dhowaan noqdaan wax qof kastaa furfuri karo isaga oo aan fikir iyo waqti ku lumen?!...

Baarlamanka UK Oo Ka Dooday In Bisado La Keeno Xaruntooda Si Ay Ula Dagaalamaan Jiirka Oo Ku Batay

Published on Oct 31 2014 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Baarlamanka Ingiriiska ayaa dood xiise badan ka yeeshay qorshe ah in uu bisado badan hoygiisa ku casuumo, si ay ugala dagaalamaan jiir si weyn ugu faafay gudaha qasriga Westminster ee uu dhex deggen yahay baarlamanku, laakiin daraasad arrinta inta aan la fulin la sameeyey ayaa shaacisay...

Nuxurka Laba Dhambaal Oo Ay Guddoomiye Saleban Iyo Gudoomiye Cirro Isu Direen Bilowgii khilaafka Mashruuca Diiwaangelinta Iyo Qodobada Ay Isu Adeegsadeen

Published on Oct 30 2014 // Warar
Nuxurka Laba Dhambaal Oo Ay Guddoomiye Saleban Iyo Gudoomiye Cirro Isu Direen Bilowgii khilaafka Mashruuca Diiwaangelinta Iyo Qodobada Ay Isu Adeegsadeen
Hargeysa(Geeska)-Wargeyska Geeska Afrika ayaa helay dhambaalo ay bilowgii khilaafka sharciga diiwaangelinta isweydaarsadeen labada guddoomiye ee goleyaasha wakiilada iyo guurtida Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Md. Saleban Maxamuud Aadan. Qoraaladan ayay labada guddoomiye isu direen...

Laba Mudane Oo Kala Taageersan Madaxweynaha Iyo Guddoomiye Cirro Oo Dood Kulmisay Isugu Hanjabay Mooshino

Published on Oct 30 2014 // Warar
Laba Mudane Oo Kala Taageersan Madaxweynaha Iyo Guddoomiye Cirro Oo Dood Kulmisay Isugu Hanjabay Mooshino
Hargeysa(Geeska)-Laba xildhibaan oo kala taageersan Madaxweyne Siilaanyo iyo guddoomiye Cirro, kana tirsan golaha wakiilada, ayaa dood adag oo ay yeesheen waxa ay isku weydaarsadeen weedho kulul oo xanaf leh. Labada xildhibaan oo kala ah Xildhibaan Ibrahim Caraale Ruush oo taageersan Madaxweyne Siilaanyo...

Maamulka Nuradin Oo Takhamo Dahab Ah Guddoonsiiyey Hablihii Kaalmaha Hore Ka Galay Imtixaanka Dalka

Published on Oct 30 2014 // Warar
Maamulka Nuradin Oo Takhamo Dahab Ah Guddoonsiiyey Hablihii Kaalmaha Hore Ka Galay Imtixaanka Dalka
Hargeysa(Geeska):-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo:Samsam Cabdi Aadan ayaa abaalmarino Afar Takham oo dahab ah ,oo ay soo diyaariyeen Ardayda dhigata Iskuulka hablaha u gaarka ah ee Noradin guddoonsiisay Afar hablood oo ka mid ahaa ardaydii dhigan jirtay Iskuulkaas oo Imtixaankii...

“Madaxweynuhu Waa Hoggaamiye Wanaagsan Oo Umada Xoolaheeda U ilaaliyay”

Published on Oct 30 2014 // Warar
“Madaxweynuhu Waa Hoggaamiye Wanaagsan Oo Umada Xoolaheeda U ilaaliyay”
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka Maaliyada Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale oo oo ka qayb-galey munaasibad akhris wadareed oo xarunta Maxamed Mooge kusoo bandhigeysay Akhris Wadareed oo lagu soo bandhigaayey buug laga qorey Aabihii 2aad ee waxbarashada Somaliland Alleh ha unaxariistee Yuusuf XaaJI...

Madaxweyne Siilaanyo: “Muxuu Odayaal Ayga Kaga Tagay”Warbixin Uu Geeska Afrika ururiyay

Published on Oct 30 2014 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo:  “Muxuu Odayaal Ayga Kaga Tagay”Warbixin Uu Geeska Afrika ururiyay
Maanta waxaan halkii ka sii wadaynaa qormadii aan kaga hadlaynay qaar ka mid ah raggii iyo dumarkii la soo halgamay Madaxweyne Siilaanyo waagii uu mucaaradka ahaa, balse hadda aan laga soo dhawayn madaxtooyada, maantana waxaanu soo qaadanaynaa: Maxamed Nuur Caraale (Duur): wuxuu ahaa xildhibaan laga...

Boqor Raabi Oo Si Adag Uga Hadlay In La Iibiyo Maktabada Gaandi

Published on Oct 30 2014 // Warar
Boqor Raabi Oo Si Adag Uga  Hadlay In La Iibiyo Maktabada Gaandi
Hargeysa(Geeska)-Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi Oo Ka mid ah Madax Dhaqameedka Somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay wararka sheegaya in Dhismaha Gandi Library oo u yaala Badhtamaha Magaaladda Hargeysa laga iibiyay Mid mid ah ganacsatada Somaliland. Waxa uu shacabka ku dhaqan Magaaladda Hargeysa...

Nasra Xaaji Cabdiraxmaan Oo Xukuumadda Uga Digtay Iibinta Maktabada Gaandi Ee Hargeysa

Published on Oct 30 2014 // Warar
Nasra Xaaji Cabdiraxmaan Oo Xukuumadda Uga Digtay Iibinta Maktabada Gaandi Ee Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Nasra Xaaji Cabdiraxmaan, oo ka mid ah madaxda xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa xukuumadda uga digtay in la iibiyo Maktabada Hargeysa ee Gandi, oo ah hoy wax akhris oo ay dadweynuhu leeyihiin. Nasra, oo shalay la hadashay saxaafadda, ayaa waxa ay sheegtay in maktabadu tahay hoy uu...

Shicibka Haddii Laga Rabo Midnimo, Madaxda Iyagana Maxaa laga Rabaa?

Published on Oct 30 2014 // Warar
Shicibka Haddii  Laga Rabo Midnimo, Madaxda Iyagana Maxaa laga Rabaa?
Dalka Singa pore waa jasiirad yar oo ka kooban hal magaalo ( Is land city –State), 1963 Waxay ka xoroowday boqortooyadii Ingriiska waxaanay ku biirtay dalka Malsiya hase ahaatee 1965 waxa laga saaray ama laga eryay midawgii labada dal markii khilaaf soo kala dhex  galay. Waxa lays waydiiyay...

Garabka Dhallinyarada Waddani Oo Ka Hadlay In La Iibiyo Maktabada Gaandi Ee Hargeysa

Published on Oct 30 2014 // Warar
Garabka Dhallinyarada  Waddani Oo Ka Hadlay In La Iibiyo Maktabada Gaandi Ee Hargeysa
Hargeysa(Geeska):-Garabka Dhalinyarada Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa si kulul u cambaareeyey talaabada ay Xukuumadu Albaabka ugu laabtay Maktabadii Akhriska ee Gandi Library oo ku taalay Magaalada Hargeysa.waxaana ay Xukuumada ugu baaqeen in ay talaabadaas si dag deg ah ay uga noqoto. Masuuliyiinta...

Xildhibaan Cali Aareeye Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Inuu Xilka Iska Casilo, Si Kululna U Weeraray Hoggaaminta Dalka Oo Uu Sheegay Inuu Ku Fashilmay

Published on Oct 29 2014 // Warar
Xildhibaan Cali Aareeye Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Inuu Xilka Iska Casilo, Si Kululna U Weeraray Hoggaaminta Dalka Oo Uu Sheegay Inuu Ku Fashilmay
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahin Aareeye, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ahna Xildhibaanada Mucaaradka ah, ayaa dhaliilo iyo eedo culus u soo jeediyey Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Sillaanyo), isagoo ugu baaqay inuu is casilo. Xildhibaan Aareeye ayaa sidoo...

“Siilaanyo Qabiilnimada Iyo Qaranimada, Qabiilka Ayaa Ku Weyn. Taas Dambi Layga Qori Maayo, Xaaji Baan Ahay Afartanka Ku Jira”

Published on Oct 29 2014 // Warar
“Siilaanyo Qabiilnimada Iyo Qaranimada, Qabiilka Ayaa Ku Weyn. Taas Dambi Layga Qori Maayo, Xaaji Baan Ahay Afartanka Ku Jira”
Hargeysa(Geeska):-Guddoomiyaha Gudida Arrimaha Gudaha iyo Nabad-gelyada ee Golaha Guurtida Somaliland Xildhibaan Maxamed Muuse Obsiiye ayaa sheegay in khilaafka ka taagan Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland uu yahay mid ka dhaxeeya Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)...

Madaxweyne Siilaanyo: Muxuu Odayaal Ayga Kaga Tagay

Published on Oct 29 2014 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo:  Muxuu Odayaal Ayga Kaga Tagay
Waxaanu halkan ku soo gudbinayaa qaar ka mid ah raggii sida weyn ula soo  halgamay Madaxweyne Siilaanyo, waagii uu ku jiray ololihii doorashada madaxtooyada ee uu ku guulaystay. Hase yeeshe aan hadda ka ag dhawayn kagana maqan tabasho iyo kala fogaansho ay siyaasadiisu sababteeda leedahay. Raggan...

Xildhibaanada Mucaaradka Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay, Cirrona Ka Difaacay Eedaha

Published on Oct 29 2014 // Warar
Xildhibaanada Mucaaradka  Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay, Cirrona Ka Difaacay Eedaha
Hargeysa (Geeska)-Qaar ka mid ah Xildhibaanada Mucaaradka ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyey eedo ka soo yeedhay doraad Xildhibaanada Muxaafidka ah ee Golaha Wakiilada, oo dhaliilo u soo jeediyey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka...

Wefti Ka Socda Deeq-bixiyayaasha Oo Hargeysa Imanaya Toddobaadka Dambe

Published on Oct 29 2014 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Wefti ka socda wadamada qaadhaan bixiyayaasha ee taageera geedi socodka dimuqraadiyadda Somaliland, ayaa la filayaa inay toddobaadka dambe Hargeysa yimaadaan. Weftigan ayaa la filayaa inay 4 bisha November ee toddobaadka dambe ay soo gaadhaan Hargeysa, safarkaas oo ka dhashay kulankii...

Wasiir Warancade Iyo Taliye Fadal Oo Xadhiga Ka Jaray Saldhig Laga Dhigay Xaafada Macalin Haaruun

Published on Oct 29 2014 // Warar
Wasiir Warancade Iyo Taliye Fadal Oo Xadhiga Ka Jaray Saldhig Laga Dhigay Xaafada Macalin Haaruun
Hargeysa(Geeska):-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Md:Cali Maxamed Waran-Cadde oo uu weheliyo taliyaha ciidanka booliska sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa xadhiga ka jaray Saldhig cusub oo casri ah oo laga dhisay Xaafada Axmed Macalin Haaruun ee Bariga Magaalada Hargeysa. Saldhigan...

Gudomiye-xigeenka KULMIYE Ee Bristol Oo 10 Foosto Oo Daamura Ugu Deeqay Wadada Baligubadle

Published on Oct 29 2014 // Warar
Gudomiye-xigeenka KULMIYE Ee Bristol Oo 10 Foosto Oo Daamura Ugu Deeqay Wadada Baligubadle
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiye xigeenka xisbiga KULMIYE, laanta Bristol ee wadanka Ingiriiska Md. Cabdixakiin Cismaan Aaden (Cabdixakiin Qootaali) ayaa sheegay inuu 10 foosto oo daamur ah ugu deeqayo wadada isku xidhaysa Baligubadle iyo Hargeysa oo hadda shantii kiiloo mitir ee u horaysay ay dhammaatay. Mr....

Waxaan U Taaganahay Doorashada Baarlamaanka

Published on Oct 29 2014 // Warar
Waxaan U Taaganahay Doorashada Baarlamaanka
Cabdicasiis Maxamed Cabdilaahi oo ka mida aqoon yahanka dalka ayaa shaaciyey inuu u taagan yahay tartranka doorashada soo socota ee baarlamaanka, waxaanu sidaasi ku sheeg war qoraal ah oo uu soo saaray. Aqoon yahay Cabdicasiis Maxmed Cabdilaahi ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Maanta oo ay Taarikhduna...

Runtu Ma Fanta? Qabiil iyo Qaran miduun doorta?

Published on Oct 29 2014 // Maqaalo
Somalidu waxay tidhaahdaa, ''laba Faras ninkii Fuulaa asagaa…'', Siyaasiyiinta Somaliyeed, guud ahaan iyo gebi ahaanba waxay u baahan yihiin cid runta u sheegta. Abwaan Gaarriye waxaa laga hayaa '' Waarr ''Isaaq iyo Isaqism'' waa kala laba wax oon is-geyin. Hadda,...

Buuq Ka Dhashay Imaam Ducadii Khudbadda Jimce Ku Daray Koox Kubbad Cagta Ah Oo Uu Taageero

Published on Oct 28 2014 // Googooska Geeska
Tuunis (Geeska)- Imaam tukiya masjidka ugu weyn magaalada Manzil Bu Raqiibah oo 60 Km woqooyi bari ka xigta caasimadda Tunis ee dalka Tunisia ayaa si badheedh ah ugu duceeyey koox ka mid ah naadiyada kubadda cagta ee dalka Tunisia oo uu aad u taageero, inta kuma uu koobnaan ee waxa uu sheekhu Habaar...

Barnaamij Bilaash Ah Oo Qofka Shaqo Doonka Ah Ka Caawinaya Diyaarinta Warqad CV Oo Xirfadi Ka Muquato

Published on Oct 28 2014 // Googooska Geeska
Barnaamij Bilaash Ah Oo Qofka Shaqo Doonka Ah Ka Caawinaya Diyaarinta Warqad CV Oo Xirfadi Ka Muquato
Hargeysa (Geeska)- Hadda kadib ruuxa shaqo-doonka ah ee aanay hore ugu sii diyaarsanayn warqadda caddaynta waxbarashada iyo waayo-aragnimada shaqo uma baahan doono in uu isticmaalo barnaamijka Word ka ee ku jira Microsoft, oo isagu bixiya CV saambal ah oo wax ka beddel badan u baahata, dhib badanna qofku...

12 Jir Loo Aqoonsaday Qofka Dunida Ugu Xariifsan Xisaabta Maskaxda Lagu Xalliyo Oo La Siiyey Billad Dahab Ah

Published on Oct 28 2014 // Googooska Geeska
12 Jir Loo Aqoonsaday Qofka Dunida Ugu Xariifsan Xisaabta Maskaxda Lagu Xalliyo Oo La Siiyey Billad Dahab Ah
Beyruut (Geeska)- Maxamed Al-Miir oo ah wiil 12 jir ah oo u dhashay dalka Lubnaan ayaa loo aqoonsaday in uu yahay ruuxa ugu maskax badan dunida, marka loo eego dhinaca ka shaqaynta xisaabta degdegga, kadib markii dhinaca xisaabta ah oo ka dhacay dalka Jarmalka uu kaalinta koowaad u galay 55 tartame oo...

Faysal Cali Waraabe Oo Ku Taliyay In La Kala Saaro Arrinta Guddiga Doorashada Iyo Khilaafka Wakiilada, Kana Digay Xumaynta Xidhiidhka Deeq-bixiyayaasha

Published on Oct 28 2014 // Warar
Faysal Cali Waraabe Oo Ku Taliyay In La Kala Saaro Arrinta Guddiga Doorashada Iyo Khilaafka Wakiilada, Kana Digay Xumaynta Xidhiidhka Deeq-bixiyayaasha
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka digay in dib u dhac ku yimaado ansixinta guddiga cusub ee doorashada, isagoo sheegay in wakhtigu guddigii hore ka dhammaanayo 29-bishan Oktoobar, taas oo haddii ay dhacdo uu wadanku ku dhici doono guddi doorasho la’aan. Md....

Labada Xisbi Mucaarad Ee Waddani Iyo UCID Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Ka Shaqaynayso Dib U Dhaca Doorashada

Published on Oct 28 2014 // Warar
Labada Xisbi Mucaarad Ee Waddani Iyo UCID Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Ka Shaqaynayso Dib U Dhaca Doorashada
Hargeysa(Geeska):-Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID ayaa si adag uga hadlay khilaafka u dhaxeeya Mudanayaasha Aqalka Wakiilada,waxaana ay Xukuumada uu hogaamiyo Md:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ay ku eedeeyeen in ay khilaafkaas uga danleedahay sidii aanay dalka Doorasho uga dhici lahayn,iyaga...

Shacabka Somaliland Oo Ka Dhiidhiyay In La Iibiyo Maktabada Gaandi Ee Hargetysa

Published on Oct 28 2014 // Warar
Shacabka Somaliland  Oo Ka Dhiidhiyay In La Iibiyo Maktabada Gaandi Ee Hargetysa
Hargeysa(Geeska)-Maalmihii u dambeeyay waxa bulshada Somaliland ku dhex wareegayay war sheegaya in la iibiyay xarunta maktabada Gaandi ee Gandi public library, oo ah xarun akhris oo ay dadweynuhu ka faa’iidaystaan, kuna taala badhtamaha mgaalada Hargeysa. Arrinta Iibka maktabadan oo aanay weli...

Xildhibaanada Muxaafidka Oo Dhaliilo U Jeediyay Gudoomiye Cirro

Published on Oct 28 2014 // Warar
Xildhibaanada Muxaafidka Oo Dhaliilo U Jeediyay Gudoomiye Cirro
Hargeysa (Geeska) Xildhibaanada Muxaafkada ah ee Golaha Wakiilada ugu jira Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye, oo ka kooban 54-Xildhibaan oo Shalay qado Sharaf ku yeeshay Mansoor Hotel ayaa meel adag iska taagay arinta Diiwaangelinta ee khilaafka ka dhex dhalisay Golaha Wakiilada. Qado sharafta iyo...

Madaxweyne Siilaanyo Oo U Socdaalaya Imaaraadka Carabta

Published on Oct 28 2014 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo U Socdaalaya Imaaraadka Carabta
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la filayaa inuu safar ugu baxo wadanka Imaaraadka Carabta. Ma jiro war rasmi ah oo laga soo saaray safarka Madaxweyne Siilaanyo, laakiin warar uu Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in Madaxweynuhu maanta ama beri u baxayo ...