85 Qof Oo Maanta Dunida Ku Nool Ayaa Haysta In Ka Badan Kala Badh Hantida Dunida Oo Dhan Taalla

Published on Sep 30 2014 // Googooska Geeska
85 Qof Oo Maanta Dunida Ku Nool Ayaa Haysta In  Ka Badan Kala Badh Hantida Dunida Oo Dhan Taalla
London (Geeska)- Hayadda Caalamiga ah ee OXFAM oo laga leeyahay dalka Ingiriiska ayaa warbixin ay soo saartay ku caddaysay in 85 maalqabeen oo dunida ku nooli ay kaydsadeen hanta u dhiganta inta ay haystaan kala badh dadka dunida oo dhan ku dhaqani. Warkan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay Wargeyska...

Qosolku Waa Dawada Ugu Fiican Ee Lagu Dagaallami Karo Dhiig Karka, Macaanku Iyo Cudurro Kale Oo Badan

Published on Sep 30 2014 // Googooska Geeska
Qosolku Waa Dawada Ugu Fiican Ee Lagu Dagaallami  Karo Dhiig Karka, Macaanku Iyo Cudurro Kale Oo Badan
Washington (Geeska)- Laba cilmi baadhe oo u dhashay dalka Maraykanka ayaa sheegay in qosolku yahay habka ugu fiican ee lagula tacaali karo cudurro badan oo qaarkood ay yihiin nooca muddo muddo dheer sii jiitama ama soo noqnoqda ee afka cilmiga loogu yaqaanno Chronic Diseases. Labadan aqoonyahan waxa...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Markii U Horaysay Qiray Inay Dawladda Muqdisho Ka War-wareegayso Miiska Wada Hadalka, Kana Baxday Heshiisyo Dhawr Ah Oo La Galay

Published on Sep 30 2014 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Markii U Horaysay Qiray Inay Dawladda Muqdisho Ka War-wareegayso Miiska Wada Hadalka, Kana Baxday Heshiisyo Dhawr Ah Oo La Galay
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo ayaa dalka Somaliya ugu baaqay inay iska iloobaan midnimadii fashilantay ee Somaliya, waxaanu sheegay inay dawladda Somaliya ka warwareegayso wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Madaxweynuhu, wuxuu hadalkan ka sheegay khudbad uu shalay ka...

Golaha Guurtida Oo Go’aamo Cusub Ka Soo Saaray Khilaafkii Baliga Diiriye Ee Burco

Published on Sep 30 2014 // Warar
Golaha Guurtida Oo Go’aamo Cusub Ka  Soo Saaray Khilaafkii Baliga Diiriye Ee Burco
Burco(Geeska )-Gudigii Golaha Guurtida ee Madaxweyne Siilaanyo u xilsaaray xalinta Xiisadii ka aloosnayd Baliga Diiriye Guuleed ee Waqooyiga Burco ayaa shalay go,aamo kama danbays ah ka soo saaray ,kuwaasi oo ay Magaalada Burco kaga dhawaaqeen. Gudigan ayaa Go’aamaddan kaga dhawaaqay Xarunta Badhasaabka...

Dugsiyada Nuuradiin Oo Wacdaro Ka Dhigay Imtixaanaadka Shahaadiga

Published on Sep 30 2014 // Warar
Dugsiyada Nuuradiin Oo Wacdaro Ka Dhigay Imtixaanaadka Shahaadiga
Hargeysa (Geeska)-Dugsiga sare ee Noradiin ayaa kaalmaha hore ee Imtaxaanka Shaadiga ee Fasalka Afraad ku yeeshay lix Arday, oo afar ka mid ahi yihiin Hablo, halka ay labada kalena   yihiin Inamo, waxayna Ardayda Noradiin ee kaalmaha hore u kala gashay kala yihiin  1-Samiira Maxamed Ismaaciil...

Wasiir Cadami Oo Ka Hadlay Hawshii Loo Xilsaaray Wasiirada Ee Saamiqaybsiga Reer Awdal

Published on Sep 30 2014 // Warar
Wasiir Cadami Oo Ka Hadlay Hawshii Loo Xilsaaray Wasiirada Ee Saamiqaybsiga Reer Awdal
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland oo ah guddoomiyahaa Guddidii Madaxweyne Siilanyo u saaray Tabashada Bulshada reer Awdal ayaa sheegay in guddidaasi yeelatay fadhigii 7-aad. Wuxuu wasiir Cadami beeniyay Warar sheegayay inaanay guddidaasi wali kulmin islamarkaana u dhaqaaqin hawlihii...

Dugsiga Sare Ee Salaama Oo Guul Ka Soo Hooyay Imtixaanadka Oo Uu Markii U Horaysay Ka Qayb Galay

Published on Sep 30 2014 // Warar
Dugsiga Sare Ee Salaama Oo Guul Ka Soo Hooyay Imtixaanadka Oo Uu Markii U Horaysay Ka Qayb Galay
Hargeysa(Geeska)-Dugsiga sare ee Salaama Secondary School ayaa kaalin muhiim ka galay natiijada imtixaanaadka shahaadiga Somaliland ee sannad dugsiyeedka 2013/2014 oo uu markii u horaysay ka qayb galay. Dugsigan Salaama oo sidoo kale leh dugsiyada hoose iyo dhexe, ayaa wuxuu arday ka mid ahi ka mid noqday...

Ardaydii Ugu Tirada Badnayd Oo Ka Qalin Jebisay Jaamacada Hargeysa

Published on Sep 30 2014 // Warar
Ardaydii Ugu Tirada Badnayd Oo Ka  Qalin Jebisay Jaamacada Hargeysa
Hargaysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay ka qayb galay qalin jebinta 793 arday oo ka qalin jebiyay jaamacada Hargeysa. Ardayda Sanadkan ka qalin jabisay ayaa Tiradoodu Dhamayd  793 Arday Kuwaas oo ka qalinjabiyey Kuliyadaha Kala Gadisan ee jaamacada Hargaysa...

“Waxaan Shacbiga Somaliland Ogaysiinayaa In Awrkii Ratiga Ahaa Ee Silanyo Uu Raad Arooryo Ku Hogamiyey”: Mujaahid Cali Xaraaro

Published on Sep 30 2014 // Maqaalo
“Waxaan Shacbiga Somaliland Ogaysiinayaa In Awrkii Ratiga Ahaa Ee Silanyo Uu Raad Arooryo Ku Hogamiyey”: Mujaahid Cali Xaraaro
"Ninka Yidhi Anigay Iga go'daa laantan diristeedu, Gedigoodba Anigaa  Metela Gebi ahaantoode Godka lagu Cadaabyoow muxuu go'uhu been sheegay" Waxaan Jecelahay Inaan Halkan Baaq Uga diro Shacbiga Somaliland, meel kasta oo ay joogaan, anigoo Caroogga u sita Qaylo-dhaan ka dhan ah...

Haayada UNODC Oo Kulan Lagu Darsaayey Curinta Xeerarka Iyo Shuruucda Ku Qabatay Hargeysa

Published on Sep 30 2014 // Warar
Haayada UNODC Oo Kulan Lagu Darsaayey Curinta Xeerarka Iyo Shuruucda Ku  Qabatay Hargeysa
Hargeysa(Geeska):-Kulan ku saabsan nidaamka curinta Xeerarka iyo shuruucda  oo muddo laba cisho soconaya ayaa waxaa lagu qabtay Hotel Ambsador ee Magaalada Hargeysa. Kulan oo ay soo qaban qaabisay Haayada UNODC ayaa  waxaa ka soo qayb galay Madaxda Sar-sare ee Haayada UNODC,Wasiirka Cadaalada...

Gabadh Jidhkeedu Birlab Yahay Oo Khubarada Saynisku Ay Weli Ku Dawakhsan Yihiin Sirta Ku Jirta

Published on Sep 28 2014 // Googooska Geeska
Gabadh Jidhkeedu Birlab Yahay Oo Khubarada  Saynisku Ay Weli Ku Dawakhsan Yihiin Sirta Ku Jirta
Berlin (Geeska)- Gabadhan sawirka ka muuqata oo ah 71 jir magaceeda la yidhaahdo Elena Kablova oo u dhalatay dalka Germany ayaa in muddo ah lagu arkayey arrin mucjiso ah oo ay ku wareereen khubarada iyo aqoonyahannada cilmigu in ay fasiraad u helaan. Jidhka gabadhani waxa uu sida birlabta u soo qabsanaya...

Maraykanka Oo Ganaax Culus Ugu Hanjabay Yahoo Haddii Aanay Sirdoonka U Sheegin Xogta Dadka Isticmaala

Published on Sep 28 2014 // Googooska Geeska
Maraykanka Oo Ganaax Culus Ugu Hanjabay Yahoo  Haddii Aanay Sirdoonka U Sheegin Xogta Dadka Isticmaala
Washington (Geeska) Shirkadda Internet ka ee Yahoo ayaa khamiistii toddobaadkii hroe shaaca ka qaadday in xukuumdda Maraykanku ay ugu hanjabtay in si maalinle ah looga qaadi doono ganaax lacageed oo culus, maadaama oo ay diidday in ay sirdoonka Maraykanka u furto macluumaadka shakhsiga ah ee dadka isticmaala...

Khaladaadka Ay Tahay In Shaqo-Doonku Ay Ka Ilaaliyaan Warqadda Caddaynta Waxbarashada Iyo Khibradda (CV)

Published on Sep 28 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Warqadda afka qalaad loogu yeedho CV oo ah warqad uu qofka shaqo-doonnka ahi ku caddeeyo taariikhdiisa dhinaca waxbarashada iyo waayo-aragnimadiisa shaqo si uu ugu lifaaqo arjiga codsiga shaqada ayaa ah dhukumanti muhiim u ah qiimaynta qof kasta oo shaqaale ah, sidaa awgeed ruux kasta...

Hay Dagin Siyaasi: Waa (Maanso Duur-Xul Ah): Erayadii: Abwaan Maxamed Cabdiqaadir Colhaye

Published on Sep 28 2014 // Maqaalo
Hay Dagin Siyaasi:  Waa (Maanso Duur-Xul Ah): Erayadii: Abwaan Maxamed Cabdiqaadir Colhaye
Hay dagin siyaasi Beerkayga ha duban Marlabaad durbaan iyo Daasado jaan haytumin, Digniinbaan qabaa wayn Dareenbaa jira dhaba Markaad dantaa u socotaad Diirkaad ila wadaagtaa, Markaad daaqsin furateed Daruuruhu dushaadiyo Dagalkaad ku noolayd Dirir cawlku ka onkodo, Doogiyo barwaaqada Durduurato xareedeed Ku...

Qunsuliyada Turkiga Ee Magaalada Hargeysa Oo Si Rasmi Ah U Baahisay Inay Bilowday Bixinta Fiisayasha Wadanka Turkiga Oo Ay Shacabku Si Weyn U Soo Dhaweeyen

Published on Sep 28 2014 // Warar
Qunsuliyada Turkiga Ee Magaalada Hargeysa Oo  Si Rasmi Ah U Baahisay Inay Bilowday Bixinta Fiisayasha  Wadanka Turkiga Oo Ay Shacabku Si Weyn U Soo Dhaweeyen
Hargeysa(Geeska)-Qunsuliyada ay dawladda Turkigu ku leedahay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa bilowday bixinta fiisayaasha lagu galayo wadankeeda, ka dib dhawr bilood oo ay furnayd. Qoraal kooban oo ay qunsuliyadu ku baahisay barta ay ku leedahay twitterka, waxay ku sheegtay in laga bilaabo...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Rasmi Ah U Aasaasay Ciidanka Ilaalada Khayraadka (OPU)

Published on Sep 28 2014 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Rasmi Ah U Aasaasay Ciidanka Ilaalada Khayraadka (OPU)
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa digreeto ku aasaasay ciidanka ilaalada sahamainta iyo shidaalka oo loo yaqaan (Oil Protection Unit), kaas oo ay beesha caalamku hore uga digtay aasaaskiisa. Warsaxaafadeed uu xalay soo saaray afhayeenka madaxtooyada Mr. Axmed Saleban...

Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Diiwaan-galinta Ay Xukuumadu Dalka Ka Bilawday

Published on Sep 28 2014 // Warar
Xisbiga WADDANI Oo Si Adag  Uga Hadlay Diiwaan-galinta Ay  Xukuumadu Dalka Ka Bilawday
Hargeysa(Geeska):-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa si adag uga hadlay Diiwaan-gelinta Madaniga ah ee ay Xukuumadu dalka ka bilawday,waxaana ay sharci darro ku tilmaameen in ay Xukuumadu hirgaliso Diiwaan-gelin aan wali sharcigeedii Baarlamaanka laga ansixinin. Xoghayaha Xidhiidhada Gobalada Xisbiga...

Machadka SIDAM Oo Shahadooyin Gudonsiyey 549 Arday Oo Qalan Jabiyey

Published on Sep 28 2014 // Warar
Machadka SIDAM Oo Shahadooyin Gudonsiyey 549 Arday Oo Qalan Jabiyey
Hargeysa (Geeska)-Mac-hadka SIDAM oo ka mid ah Machadada lagu barto Kuuliyadaha kala duwan ee Waxbarashada, ayaa Munaasibad aad u balaadhan oo qalan jabin ah u qabtay Arday ka baxday Kuuliyadaha kala duwan ee SIDAM, oo ahaa 549-arday, oo iskugu jiray Hablo iyo Wiilal.  Munaasibadan oo si weyn loo...

Dareenka Reer Boorama Ka Bixiyeen Hadalkii Wasiirka Xidhiidhka Golayaashu Ku Duray Odayaasha Dhaqanka

Published on Sep 28 2014 // Warar
Waxa isa soo taraya hadal haynta iyo falanqaynta uu dhaliyay hadal dhawaan ka soo yeedhay Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Mud. Cali Xaamud Jibriil, hadalkaas oo salka ku haystay eedo iyo cambaarayn uu u soo jeediyay xisbiga Wadani iyo odaydhaqameedyo ka yimid Galbeedka Buro oo dhawaan booqasho ku yimid...

Dowladnimo Maqluub Ah: Jamaal Madar, London, UK  

Published on Sep 28 2014 // Maqaalo
Dowladnimo Maqluub Ah: Jamaal Madar, London, UK  
Markaad aad ugu fiirsato ee aad si fiican ugu kuur gasho siday masuuliyiinteenu u dhaqmaan waxaad arkaysaa in aynaan weli fahmin dowladnimadu waxay tahay. Faham la’aanteena dowladnimo waxa u daliil ah saddexda laamood ee ah saddexda dhardhaar ee dowladdnimadu ku fadhido oo illaa immika si maqluub...

4 Jeer Oo La Isku Dayey In Qabriga Nebiga (SCW) La Soo Faqo Iyo Sida Mucjisada Ah Ee Alle U Badbaadiyey (10)

Published on Sep 27 2014 // Googooska Geeska
4 Jeer Oo La Isku Dayey In Qabriga Nebiga (SCW) La Soo Faqo Iyo Sida Mucjisada Ah Ee Alle U Badbaadiyey (10)
Hargeysa (Geeska)- Waa qormadii 10aad uguna dambeeyey taxanihii uu wargeyska Geeska Afrika uu akhristayaashiisa kula wadaagayo qisas ka waramaya marar la isku dayey in qabriga Nebiga la soo faqo balse siyaabo aynu mucjiso ku sheegi karno ay u baaqatay: Kooxdan Kiristaanka ahayd markii ay cududdoodii...

Qaniinyaa Qaniinyo Kaa Goysa: Abeeso Ka Xoog Badan Ayaa Qabsatay, Markaasuu Qaniinyo La Miciinsaday

Published on Sep 27 2014 // Googooska Geeska
Nairobi (Geeska)- Nin u dhashay dalka Kenya ayaa qaniinyo miciinsaday si uu isaga furfuro abeeso aad u weyn oo dagaal adag oo saacado qaatay uu dhex maray, kadib markii inta ay isku duubtay ay xoog ugu jiidatay geed dushii. Ben Niombe oo maamula beer ku taalla deegaanka Malindi oo ku yaalla xeeliga badweynta...

Gacan-ka-hadalka Qoyska Gudihiisu Waxa Uu Sannad Kasta Sababaa Khasare Gaadhaya 8 Tirilyan Oo Doolar

Published on Sep 27 2014 // Googooska Geeska
Oslo (Geeska)- Dagaalka qoyska gudihiisa ka dhaca oo inta badan khasaarihiisu ku dhaco dumarka iyo carruurta ayaa sannad kasta galaafta nolosha dad tiradoodu ka badan tahay inta ku dhimata dagaallada kala duwan ee dunida ka socda, isla markaana dhaqaalaha adduunka sannad kasta geliya kharash ka badan...

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Iska Saamxay Qardoofooyinkii Siyaasadeed, Kuna Heshiiyay In La Furo Bog Cusub

Published on Sep 27 2014 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Iska Saamxay Qardoofooyinkii  Siyaasadeed, Kuna Heshiiyay In La Furo Bog Cusub
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa toddobaadkan dhammaaday qasriga madaxtooyada ku qaabilay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax, oo hore u ahaa guddoomiye xigeenka xisbiga KULMIYE, balse shirkii saddexaad ee golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE xilka lagaga qaaday...

“Anigu Ma Qabo Inuu Isagu [Silanyo] Talada Hayo, Sida Runta Ah. Xantuna Waxa Ay Odhanaysaa Waa Uu Xanuunsanayaa”

Published on Sep 27 2014 // Warar
“Anigu Ma Qabo Inuu Isagu [Silanyo]  Talada Hayo, Sida Runta Ah. Xantuna Waxa   Ay Odhanaysaa Waa Uu Xanuunsanayaa”
Hargeysa(Geeska):-Eng:Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wada-Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa tibaaxay in aan Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) aanu dalka ka talin,waxaana uu u soo jeediyey in kursiga baneeyo inta magaciisa lagu shaqaysanaayo si ay shacbiga...

Maxkamada Sare Ee Ciidamada Oo Wax Ka Bedel Ku Samaysay Xukunkii Hore Loogu Riday Cawar Xared, Qaxiye Iyo Ragii Kale

Published on Sep 27 2014 // Warar
Maxkamada Sare Ee Ciidamada Oo Wax Ka Bedel Ku Samaysay Xukunkii Hore Loogu Riday Cawar Xared, Qaxiye Iyo Ragii Kale
Hargeyas(Geeska)-Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa la sheegay inay wax ka bedel ku samaysay xukuno hore loogu riday Mr. Cawar Xareed  iyo Mr. Qarxiye iyo laba nin oo kale oo lagu eedeeyay dilka dad lagu laayay Borama iyo Gabiley dhexdooda. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa bishii...

Dhallinyarada Bariga Hargeysa Oo Shalay Hadhimo Sharafeed U Samaysay Madasha Wada Tadashiga

Published on Sep 27 2014 // Warar
Dhallinyarada Bariga Hargeysa Oo Shalay Hadhimo Sharafeed U Samaysay Madasha Wada Tadashiga
Hargeysa():-Dhalinyarada Bariga Magaalada Hargeysa ayaa kulan qado-sharafeed ah oo ay ku maamuuseen Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wad-Tashiga iyo Toosinta Qaranka ay ku shaaciyeen In ay magaalada Faca-weyn ee dagmada Cadaadley oo ka tirsan gobalka Maroodi-jeex ay ku qabanayaan shir-balaadhan oo ay...

Madaxweyne Siilaanyo Labada Taariikhood Kee Buu Dhashay?

Published on Sep 27 2014 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Labada Taariikhood Kee Buu Dhashay?

Nuxurka Qoraal Uu Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Wakiilada Oo Uu Kaga Dalbaday Inay Xeerka Diiwaangelinta Waafajiyaan Heshiiskii Xisbiyada Iyo Xukuumadu Gaadheen

Published on Sep 25 2014 // Warar
Nuxurka Qoraal Uu Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Wakiilada Oo Uu Kaga Dalbaday Inay Xeerka Diiwaangelinta Waafajiyaan Heshiiskii Xisbiyada Iyo Xukuumadu Gaadheen
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa golaha wakiilada u u gudbiyay wax ka bedel uu ku sameeyay qodobka 25aad ee xeerka diiwaangelinta, ka dib markii ay dhawaan labada xisbi mucaarad iyo xukuumadu isla garteen in wax laga bedelo laba qodob oo ku jira xeerkaas oo ay...

Nebi Muxammed (SCW): Xataa Reer Galbeedka Ayaa Qirsan In Uu Yahay Hoggaamiyihii Ugu Saamaynta Weynaa Ee Abid Taariikhda Dunida Soo Maray

Published on Sep 25 2014 // Googooska Geeska
Dr. Michael Harth oo ah aqoonyahan aad ugu xeel dheer Sayniska isla markaana shahaadada PhD oo dhinaca xidigiska ah (Astronomy) ka diyaariyey jaamacadda Princeton ayaa daraasad uu muddo dheer waday oo uu ku eegayey hogaamiyeyaashii dunida soo maray iyo saamayntooda waxa uu ku qiray in Rasuulkii Alle...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Safiirka Denmark Ee Dalka Kenya

Published on Sep 25 2014 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Safiirka Denmark Ee Dalka Kenya
Hargeysa(Geeska):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawlada Denmark u fadhiya dalka KENYA Mr:Geert Aagaard Andersen Kulankan uu madaxweynaha Somaliland la qaatay safiirka oo ay albaabadu u xidhnaayeen ayaa waxa ku wehelinayey...

4 Jeer Oo La Isku Dayey In Qabriga Nebiga (SCW) La Soo Faqo Iyo Sida Mucjisada Ah Ee Alle U Badbaadiyey (9)

Published on Sep 25 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa qormadii 9aad ee taxanihii uu wargeyska Geeska Afrika uu akhristayaashiisa kula wadaagayo qisas ka waramaya marar la isku dayey in qabriga Nebiga la soo faqo balse siyaabo aynu mucjiso ku sheegi karno ay u baaqatay: Isku daygii Afaraad: Qisadan oo noqonaysa tii afaraad uguna dambaysay...