Cilmi Ale: Ilmo Yar Oo Luqunta Geriga Oo Kale Yeeshay Iyo Qaaba Ay Dhakhaatiirtu U Daweeyeen

Published on Aug 31 2014 // Editorial/Staff Writer
Cilmi Ale: Ilmo Yar Oo Luqunta Geriga Oo Kale  Yeeshay Iyo Qaaba Ay Dhakhaatiirtu U Daweeyeen
Beijing (Geeska)- Fu Wengui, oo ahaa wiil 15 sano jir ah oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa hadda kadib awoodi doona in uu mar labaad dib si caadiya ugu tallaabsado, kadib markii uu muddo dheer ay socodka ka naafaysay luquntiisa (Qoortiisa) oo inta dabiiciga ah ka dheer. Wiilkan oo lagu naanayso wiilka...

Faa’idooyinka Caafimaad Ee La Xaqiijiyey In Dumarku Ay Ka Helaan Guurka

Published on Aug 31 2014 // Googooska Geeska
Faa’idooyinka Caafimaad Ee La  Xaqiijiyey In Dumarku Ay Ka Helaan Guurka
Qaahira (Geeska)- Cidi shaki kama qabto in guurku uu yahay furaha xasiloonida ee ragga iyo dumarka labadoodaba, waxa aanay marar badan oo kala duwan khubarada cilmiga bulshadu inoo sheegaan in dhismaha qoyska iyo ubad la dhalaa ay si weyn uga qayb qaataan in la xaqiijiyo isu-dheelli tirnaan jacayl oo...

Waxa Uu Dhintay Markii Uu Isku Dayey In Uu Gacmihiisa Ku Qabto Gabadh Uu Jeclaa Oo Fooq Iska Soo Tuurtay

Published on Aug 31 2014 // Editorial/Staff Writer
Beijing (Geeska)- Nin u dhashay dalka China ayaa geeriyooday kadib markii uu qabtay gabadh uu aad u jeclaa oo isku dayday in ay nafteeda khaarajiso. Warkan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay wakaaladda wararka ee dalka China, ayaa sheegaya in ninkan oo magaciisa la odhan jiray Wang uu isaga oo dhulka...

“Dawladda Ingiriiska Waxaan Leeyahay Maanta Na Kari Maysid,Dabeecadayada Waad Taqaanaa. Cagta Adiga Ayaa Nagu Hayee Cagta Naga Qaad, Yeynaan kala dhimanin

Published on Aug 31 2014 // Warar
“Dawladda Ingiriiska Waxaan Leeyahay Maanta Na  Kari Maysid,Dabeecadayada Waad Taqaanaa. Cagta Adiga  Ayaa Nagu Hayee Cagta Naga Qaad, Yeynaan kala dhimanin
Hargeysa(Geeska):-Xaaji Cabdikariim Xusseen (Cabdi Waraabe) oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Golaha Guurtida Somaliland, ahna ruug cadaa nabadeed, ayaa si adag uga hadlay  baaqyada ka soo yeedhay qaybo kamid ah wadamada Yurubta iyo Maraykanka kuwaasi oo ku aadanaa in ay xukuumada Somaliland dib...

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Jawaabtay Baaqii Beesha Caalamka Ee Ahaa In Ciidanka Qaranka Laga Soo Saaro Saax-Dheer

Published on Aug 31 2014 // Warar
Xukuumadda Somaliland Oo Ka  Jawaabtay Baaqii Beesha Caalamka Ee Ahaa  In Ciidanka Qaranka Laga Soo Saaro Saax-Dheer
Hargeysa(Geeska):-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland Md:Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadaladii kasoo yeedhay Qaramada Midoobay iyo Xukuumada dalka Somaliya ee lagu canbaraynayay galintaanka ciidanka qaranka Somaliland ay gacanta kula...

Jamaal Cali Xuseen Oo Shidaal Yaraanta Wadanka Ka Jirta Dusha Ka Saaray Xukuumadda

Published on Aug 31 2014 // Warar
Jamaal Cali Xuseen Oo Shidaal Yaraanta Wadanka Ka Jirta Dusha Ka Saaray Xukuumadda
Hargeysa(Geeska)-Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, ayaa Masuuliyadda Korodhka ku yimid Qiimaha Shidaalka dusha ka saaray Xukumadda. Isagoo sheegay in sicir bararka shidaalku saamayn ku yeelanayo nolosha dadka reer Somaliland ee danyarta u badan. Md. Jamaal, wuxuu xukuumadda...

Wasaaradda Arrimaha Dibadu Maxay Ka Tidhi Baaqii Dagaalada Saax-Dheer?

Published on Aug 31 2014 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa dagaalkii ka dhacay magaalada Saax-dheer ee gobalka Sool ku tilmaantay natiijada ka dhalatay joogitaanka magaaladaas ee kooxda khaatumo. Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda, ayaa lagu sheegay in kooxda Khaatumo doonayso inay kharbudaad iyo...

Shirkad Sheegtay In Ay Samaysay Saacadda Gacanta Oo Qofka Xidhan Uga Faalinaysa Waxa Ku Soo Socda

Published on Aug 30 2014 // Googooska Geeska
Shirkad Sheegtay In Ay Samaysay Saacadda Gacanta  Oo Qofka Xidhan Uga Faalinaysa Waxa Ku Soo Socda
Geneva (Geeska)- Shirkad laga leeyahay dalka Switzerland oo soo saarta saacadaha qaaliga ah ayaa shaaca ka qaadday, in kadib markii ay muddo la kaashanaysay faaliyeyaal u dhashay dalka India ay ku guulaysatay farsamaynta iyo soo saaridda saacado aad u heer sarreeya, isla markaana awood u leh in ay saadaaliyaan...

Talooyin Waalidka U Fududaynaya In Ay Ilmahooda Ka Caawiyaan Waxbarashada (Q:2aad)

Published on Aug 30 2014 // Googooska Geeska
Talooyin Waalidka U Fududaynaya In Ay Ilmahooda Ka Caawiyaan Waxbarashada (Q:2aad)
Hargeysa (Geeska)- Waa qaybtii labaad ee qormadii uu wargeyska Geeska Afrika ka soo xiganayey shabakadda Bawaaba News, ee ka hadlaysay dhowr arrimood oo ay khubarada waxbarashadu aaminsan yihiin in ay waalidka u fududayn doonaan in ay ilmahooda ka caawiyaan waxbarashada: 3. Talefishanka iyo Kombiyuutarka:...

Bulshada Caalamka Oo Somaliland Ugu Baaqay Inay Ciidanka Ka Saarto Saax-Dher Iyo Madaxweyne Silanyo Oo Sheegay Inay Ciidanku Amarkiisa Ku Gaadheen Xuduudka

Published on Aug 30 2014 // Warar
Bulshada Caalamka Oo Somaliland Ugu Baaqay Inay Ciidanka Ka Saarto Saax-Dher Iyo Madaxweyne Silanyo Oo Sheegay Inay Ciidanku Amarkiisa Ku Gaadheen Xuduudka
Hargeysa(Geeska)-Wadamada beesha caalamka ayaa mar kale dhambaal walaac leh ka soo saaray gelitaanka ciidanka qaranka Somaliland ay khamiistii galeen magaalada Saax-dheer ee gobalka Sool oo lagu caleemo saarayay siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oo noqday madaxweynaha maleeshiyaadka khaatumo. Laakiin Madaxweyne...

Somalia Oo Sheegtay In Somaliland Si Qalad Ah 25 Milyan Uga Heshay Lacagtii Dowladdii Siyaad Barre U Taallay Dibadda Balse Laga Soo Celiyey

Published on Aug 30 2014 // Warar
Somalia Oo Sheegtay In Somaliland Si Qalad Ah 25 Milyan Uga Heshay Lacagtii Dowladdii Siyaad Barre U Taallay Dibadda Balse Laga Soo Celiyey
Hargeysa (Geeska)- Toddobaadadii u dambeeyey masuuliyiinta iyo shacabka Soomaaliya, Somaliland, deeq-bixiyeyaasha iyo warbaahinta duniduba waxa ay u dhego taagayeen warbixin sannadeedka Guddida Qaramada Midoobey u qaabilsan dabagalka iyo la socoshada xaaladaha Soomaaliya iyo Eritrea looga bartay in ay...

Cali Maxamed Geedi Oo Beeniyay Inay Somaliland Ku Qabatay Magaalada Saax-Dheer

Published on Aug 30 2014 // Warar
Cali Maxamed Geedi Oo Beeniyay Inay Somaliland Ku Qabatay Magaalada Saax-Dheer
Hargeysa(Geeska):-Raysal Wasaarihii hore ee Dawlada Faderaalka ah ee Somaliya Pro:Cali Maxamed Geedi ayaa beeniyey warar laga baahiyey kuwaasi oo sheegayey in lagu soo qabtay hawl galkii ay ciidamada qaranka Somaliland kula wareegeen magaalada Saax-dheer oo laga waday caleema saarka madaxweynaha Kooxda...

Dawlada Somaliya Oo Maxkamadaha Caalamiga Ah U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Kenya

Published on Aug 30 2014 // Warar
Dawlada Somaliya Oo  Maxkamadaha Caalamiga Ah U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Kenya
Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay dadaal ugu jirtaa in ay dib usoo celiso maamulka xuduudaheeda ee badda, waxaanay dacwad ka dhan ah dawladda Kenya u gudbisay maxkamadda caalamaiga ah. Waxaana ka mid ah meelaha ay dooneyso in ay gacanta ku dhigto xuduudda dhinaca badda ah ee u dhaxeyso Soomaaliya iyo...

Arday Reer Somaliland Oo Soo Gunaanaday Waxbarashadooda Shahaadada Labaad Ee Master-ta

Published on Aug 30 2014 // Warar
Arday Reer Somaliland Oo Soo Gunaanaday Waxbarashadooda Shahaadada Labaad Ee Master-ta
Hargeysa(Geeska)-Arday reer Somaliland ah ayaa si rasmi ah khamiistii u soo gunaanaday imtixaankoodii u dambeeyay ee ay u galeen shahaadada labaad ee Master oo ay ku diyaariyeen culuunta diblomaasiyadda iyo xidhiidhka caalamiga ah, oo ay Jaamacadda HOPE ee Hargeysa u fududaysay inay ka bartaan Jaamacadda...

Haweenka Kuulliga Ku Shaqaysta Oo Magaalada Boorama Ku Soo Badanaya

Published on Aug 30 2014 // Warar
Haweenka Kuulliga Ku Shaqaysta Oo Magaalada Boorama Ku Soo Badanaya
Borama(Geeska)-Waxa isa soo taraya haweenka noqday udub dhaxaadka qoyska ee subax walba u soo kalaha si ay uga shaqeeyaan goobaha ay ka socdaan dhismayaashu iyaga oo ku shaqaysanaya xirfada muruqmaalka ee loo yaqaan Kuuliga. Sida uu ku waramayo weriye Cabdalle Cail Yuusuf, Haweenkan oo aad u badan isla...

Burco: Xildhibaano iyo Odayaal Cabasho Ka Muujiyay Qorshayaal Ay Xukuumadu Ka Bilaabayso Aroori

Published on Aug 30 2014 // Warar
Burco(Geeska)-Xubno isugu jira Xildhibaano, Salaadiin,Cuqaal iyo Waxgarad ka soo jeeda  goboka Togdheer ayaa cabasho ka muujiyay Seero Xukuumadu ka samaynayso Bananka Aroori ee Konfurta Burco. Xubnahan oo shir jaraa'id ku qabtay Magaaada Burco ayaa Xukuumadda ugu baaqay in ay bulshadda...

Yaa Ku Guulaystay Koobkii Mujaahid Quule Aaden Dool?

Published on Aug 30 2014 // Ciyaaro, Warar
Yaa Ku Guulaystay Koobkii  Mujaahid Quule Aaden Dool?
Tartankii kubada cagta ee looga daray ALLE SWT ha u naxariiste Mujaahid Quule Aadan  Dool, ee ka socday Garoonka weyn ee Hargeysa Stadium ayaa shalay si rasmiya dhammaaday. Ciyaartii finalka oo ay iskugu soo hadheen kooxaha Barwaaqo Eletronics iyo Haboon Construction Company, isla markaana Shalay...

Dowlad Deyr Iskaga Xidhay Xaafadaha Ay Deggen Yihiin Dadka Faqiirka Ahi, Si Aanay Bilicda Dalka U Xumayn

Published on Aug 28 2014 // Googooska Geeska
Dowlad Deyr Iskaga Xidhay Xaafadaha Ay Deggen  Yihiin Dadka Faqiirka Ahi, Si Aanay Bilicda Dalka U Xumayn
Brasilia (Geeska)- Masuul sare oo ka tirsan dawladda Brazil ayaa sheegay in xukuumadda dalkiisu ay dhisayso gidaar sabbad ah oo xaafadaha dadka faqiirka ah deggen tahay ee ku dhex yaalla caasimadda dalkaas uga ilaaliso inay ku durkaan kuna sii baahaan buuraha quruxda leh ee dunida oo dhan caanka ka ah...

Xiddiga Kubbadda Cagta Ee Yaya Tore Oo Muranno Xiiso Leh Dunida Ciyaaraha Ka Dhaliyey Kadib Markii Uu Inan Yar Oo Xijaaban La Soo Galay Gudaha Garoonka

Published on Aug 28 2014 // Googooska Geeska
Xiddiga Kubbadda Cagta Ee Yaya Tore Oo Muranno Xiiso Leh Dunida Ciyaaraha Ka Dhaliyey Kadib Markii  Uu Inan Yar Oo Xijaaban La Soo Galay Gudaha Garoonka
London (Geeska)- Xiddiga dhexda uga ciyaara naadiga kubadda cagta Ingiriiska ee Manchester City iyo xulka Qaranka Ivory Coast Yaya Torre ayaa galabnimadii Isniintii toddobaadkan inan yar oo xijaaban la soo galay garoonka kubadda cagta ee Itixaad oo ku yaalla magaalada London, halkaas oo uu kaga qayb...

Talooyin Waalidka U Fududaynaya In Ay Ilmahooda Ka Caawiyaan Waxbarashada (Q:1aad)

Published on Aug 28 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waalid kasta oo weliba hooyadu ugu horreysaa waxa uu jecel yahay in ilmihiisu uu waxbarashada dugsiga ku fiicnaado, mar kastana heerkiisa waxbarasho ammaan muto, sababtaas ayaana keentay in waalidiinta aadka u danaynaya ubadkoodu ay samaystaan waqtiyo ay ubadkooda ka caawiyaan fahamka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xisbiyada Mucaaradka Iyo Guurtida Ka Dalbaday Inay Soo Xulaan Xubnaha Bedelaya Gudiga Doorashada Qaranka Oo Wakhtigu Ka Dhamaday

Published on Aug 28 2014 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xisbiyada Mucaaradka Iyo Guurtida Ka Dalbaday Inay Soo Xulaan Xubnaha Bedelaya Gudiga Doorashada Qaranka Oo Wakhtigu Ka Dhamaday
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa go’aansaday inuu kala diro guddiga doorashooyinka qaranka oo uu wakhtigoodu ku eegyahay bisha soo socota ee Oktoober ee sannadkan. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala. Sida ay ilahaasi Geeska Afrika u sheegeen,...

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo Sheegay In Dastuurka Aanay Meelna Kaga Jirin In Heshiisyada La Galo Barlamanka La Mariyo

Published on Aug 28 2014 // Warar
Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo Sheegay  In Dastuurka Aanay Meelna Kaga Jirin In Heshiisyada La Galo Barlamanka La Mariyo
Hargeys (Geeska)-Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa sheegay in Dastuurka iyo Sharciga Somaliland aanay meelna kaga oolin in Heshiisyada ay Wasaaraddiisu la galayso Shirkadaha Caalamiga ah la mariyo Baarlamaanka. Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Xuseen...

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Xisbiga Waddani Oo Is Casilay

Published on Aug 28 2014 // Warar
Xoghayaha Arrimaha Dibadda  Xisbiga Waddani Oo Is Casilay
Hargeysa(Geeska)-Xoghayaha arrimaha dibadda ee xisbiga Waddani Md. Maxamed Cismaan Fadal, ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay xisbigaas Waddani. Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo faahfaahiyay sababaha is casilaadiisa, haddana warar soo baxay ayaa sheegaya in xoghayuhu shalay guddoomiyaha xisbigaas...

Hargeysa Oo Laga Furay Xaruntii U Horaysay Ee Lagu Kaydiyo Hidaha Iyo Dhaqanka Oo Loo Bixiyay Hiddo Dhowr

Published on Aug 28 2014 // Warar
Hargeysa Oo Laga Furay Xaruntii U Horaysay Ee Lagu Kaydiyo Hidaha Iyo Dhaqanka Oo Loo Bixiyay Hiddo Dhowr
Hargeysa(Geeska)-Waxa shalay magaalada Hargeysa si rasmi ah looga furay xarunta hidaha iyo dhaqanka ee Hiddo Dhawr, waxaana furtay xaruntan fanaanada caanka ah ee Sahra Halgan. Xruntan Hiddaha iyo dhaqanka ayaa ku qalabaysan Noocyada Kala duwan ee Soomaalidu lahayd dhaqanka, sida weelka, Agabka guriga...

Gabiley: Wasiirka Beeraha Iyo Wefti Jarmal Ah Oo Soo Eegay Dhibka Ay Fatahaadu Ku Keentay Dhul Beereedka

Published on Aug 28 2014 // Warar
Gabiley: Wasiirka Beeraha Iyo Wefti Jarmal Ah Oo Soo Eegay Dhibka Ay Fatahaadu Ku Keentay Dhul Beereedka
Hargeysa(Geeska)-Wefti uu hogaaminayo wasiirka Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole ayaa waxa ay shalay safar ugu kuur galeen saamaynta ay fatahaadaha daadadka iyo naabaad guurku ku yeesheen dhulalka beeralayda ah ee ka tirsan Gobolka Gabiley. Weftiga uu hogaaminayo Wasiirka Beeruhu ayaa waxa ka...

Qaar Ka Mid Ah Ardayda Jaamacadaha Oo Cilmi Baadhis Ku Sameeyay Jiritaanka Shirkada Tiens

Published on Aug 28 2014 // Warar
Qaar Ka Mid Ah Ardayda Jaamacadaha Oo Cilmi Baadhis Ku Sameeyay Jiritaanka Shirkada Tiens
Hargeysa(Geeska):-Qaar ka mid ah ardayda Jaamacadaha ayaa cilmi baadhis ku sameeyey jiritaanka shirkada Tiens International Company oo farac kamid ahi uu ka hawl galo gudaha magaalada Hargeysa. Qoraal ay ardaydani soo gaadhsiiyeen Wargeyska Geeska Afrika,ayaa waxaa ay ku soo bandhigeen xogta cilmi baadhista...

Sheekh Cabdilaahi Cali Oo Muxaadiro Ku Saabsan Qiimaha Wakhtiga U Jeediyey Ardayda Jaamacada Beder

Published on Aug 28 2014 // Warar
Sheekh Cabdilaahi Cali Oo Muxaadiro Ku Saabsan Qiimaha Wakhtiga U Jeediyey Ardayda Jaamacada Beder
Hargeysa (Geeska)-Sheekh reer Jabuuti Sheekh Cabdilaahi Cali Geele oo ka mid ah Culimada ugu waaweyn Wadamada Geeska Afrika, ayaa Muxaadiro ku saabsan qiimaha uu Wakhtigu leeyahay iyo sida looga faa’iidaysto u soo jeediyey Ardayda dhigata Kuuliyada kala duwan ee Jaamacadda Beder. Muxadiradan oo...

Shirkadda Caanka Ah Ee MacDonald’s Oo La Ogaaday In Ay Cuntooyinkeeda Fudud Ku Sameeyaan Hilib Dad

Published on Aug 27 2014 // Googooska Geeska
Shirkadda Caanka Ah Ee MacDonald’s Oo La  Ogaaday In Ay Cuntooyinkeeda Fudud Ku Sameeyaan Hilib Dad
Washington (Geeska)- Warbixin naxdin iyo amakaag ku ridday macaamiisha 70 ka Milyan kor u dhaaftay ee shirkadda cuntooyinka fudud samaysa ee MacDonald’s ayaa fashilisay sir culus oo sheegaysa in warshadda cunto samaynta ee shirkaddani wax yaabaha ay ku darto cuntooyinkeeda fudud ee lagu iibiyo...

3 Qodob Oo Aanay Dumarku Ninka U Qiran

Published on Aug 27 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Qormadan waxa uu Geeska Afrika ku soo qaadanayaa saddex beenood oo ay culimada cilmiga bulshadu sheegaan in aanay marnaba dumarku ka run sheegin, saddexdaa arrimood oo dhammaantood ku xidhiidhsan ninka ay xidhiidhka haasaawe la leeyihiin ama sayga qaba. 1. Qaladkayga waan qirtaa: Waxaa...

“Waxa Lumay Hoggaankii Siyaasiga Ahaa Ee Dalka, Waxa Socda Oo Soo Ururay Xidhiidhkii Wanaagsanaa Ee Aynu Adduunka La Lahayn, Shan Sanno Ka Hor”

Published on Aug 27 2014 // Warar
“Waxa Lumay Hoggaankii Siyaasiga Ahaa Ee Dalka, Waxa Socda Oo Soo Ururay Xidhiidhkii Wanaagsanaa  Ee Aynu Adduunka La Lahayn, Shan Sanno Ka Hor”
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Ibrahim Jaamac Rayte, ayaa ka digay in dib u dhac ku yimaado doorashada madaxtooyada, waxaanu sheegay in taasi dalka halis gelin doonto. Xildhibaan Rayte, oo waraysi gaar ah siiyay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay in hoggaankii dalku lumay hoggaankii siyaasiga ahaa ee...

Shirkad Kaa Iibinaysa Dhar Haddii Shaqada Lagaa Eryo, Lacagtaada Dib Laguugu Celinayo

Published on Aug 27 2014 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Suuq geyn farsamadeedu sarayso oo lagu doonayo in kor loo qaado macaamiisha iibsiga, xilli dhaqaalaha dunidu guud ahaan iyo kan Maraykanku gaar ahaan meel xun marayo ayey noqotay markii meherado ganacsi oo ku yaalla gobolka Maryland ee dalka Maraykanku ay soo saareen damaanad bixin...

Ciidanka Qaranka Oo Dhirbaaxo Ku Dhuftay Maleeshiyadka Cali Khaliif Oo Jid-gooyo Galay

Published on Aug 27 2014 // Warar
Ciidanka Qaranka Oo Dhirbaaxo Ku Dhuftay Maleeshiyadka Cali Khaliif Oo Jid-gooyo Galay
Lascanod(Geeska)-Ciidanka qaranka Somaliland ayaa dhirbaaxo ku dhuftay koox ka tirsan maleeshiyaadka Cali Khaliif Galaydh, oo shalay jid-gooyo u galay ciidanka qaranka Somaliland ee ku teedsan deegaanada u dhexeeya Saax-dheer iyo daba-taagta. Maleeshiyaadka jidgooyada u galay ciidanka qaranka, ayaa waxa...