“Dalkan Cir, Dhul Iyo Berriba Laga Soo Xidhay Dal Noqon Maayo,Haddii Ay Dawladani U Gogol Dhigaysay In Ay Koonfur Ku Shubto Way Muuqataa”

Published on Jul 31 2014 // Warar
“Dalkan Cir, Dhul Iyo Berriba Laga Soo Xidhay  Dal Noqon Maayo,Haddii Ay Dawladani U Gogol  Dhigaysay  In Ay Koonfur Ku Shubto Way Muuqataa”
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin Md:Siciid Sulub Maxamed, sida oo kalena wakhtigan ah siyaasi miisaan leh oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa Xukuumada talada dalka haysa u soo jeediyey dhaliilo aad u fara badan,waxaana...

16 Gobol Oo Maraykanka Ka Tirsan Ayaa Halis U Ah Dhul Gariir Khariiradda Dunida Ka Tirtiri Doona

Published on Jul 31 2014 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Wakaaladda sahaminta Lakabyada dhulka iyo dhagaxa (Geology) ee dalka Maraykanka ayaa shaaca ka qaadday in 16 gobol oo ka mid ah 54ka gobo lee uu ka kooban yahay dalka Maraykanku ay 50ka sano ee soo socda hali weyn u yihiin dhul gariir tirtira, iyo in deegaamo ka mid ah Maraykanku...

Sarkaal Booliis Ah Oo Xabbad Isku Dhuftay Si Billad Geesi Iyo Lacag Uu Wasiirka Arrimaha Guduhu U Siiyo

Published on Jul 31 2014 // Googooska Geeska
Sarkaal Booliis Ah Oo Xabbad Isku Dhuftay Si Billad Geesi Iyo Lacag Uu Wasiirka Arrimaha Guduhu U Siiyo
Qaahira (Geeska)- Hay’adaha amniga ee magaalada Qaahira ayaa shaaca ka qaaday war la yaab ku noqday qof kasta oo maqlay oo sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada nabad-gelyada waddooyinka ee magaalada Qaahira uu naftiisa dili gaadhay kadib markii uu isku dayey in uu isu dhaawaco xabbad...

Kombiyuutarka Oo Si Joogto Ah Loo Nadiifiyaa Waxa Ay Dheeraysaa Cimrigiisa

Published on Jul 31 2014 // Googooska Geeska
Kombiyuutarka Oo Si Joogto Ah Loo  Nadiifiyaa Waxa Ay Dheeraysaa Cimrigiisa
Hargeysa (Geeska)- Uskagga iyo dhasku waxa ay halis ku yihiin habsami u shaqaynta kombiyuutarka waxa aanay gaabiyaan cimriga loogu talo galay in uu shaqeeyo. Tusaale ahaan dhashku waxa uu caddili karaa shaqada marawaxadda kombiyuutarka ee loogu talo galay in ay qaboojiso, taas oo ay ka dhalan karto in...

Wasiirka Kalluumaysiga Oo Ka Jawaabay Eeddo Uu Xisbiga UCID U Jeediyay, Kana Hadlay Inaanu Ciddii Shacabka Dhahar La Tukan Ee Uu Gurigiisa Galay

Published on Jul 31 2014 // Warar
Wasiirka Kalluumaysiga Oo Ka Jawaabay Eeddo Uu Xisbiga UCID U Jeediyay, Kana Hadlay Inaanu Ciddii Shacabka Dhahar La Tukan Ee Uu Gurigiisa Galay
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda Md. Cali Jaamac Faarax Buureed, oo ku sugan magaalada Dhahar ee gobalka Sanaag, ayaa ka jawaabay eedo uu xisbiga UCID u jeediyay oo ah in wasaaradiisu heshiis la gashay shrikado xaalufinaya badda Somaliland. Wasiirka, oo shalay u waramay Wargeyska...

Sawirrada Gidaarrada Meheradaha Hargeysa Lagu Xardhaa Asal Ma Ku Leeyihiin Faraacinadii Hore?

Published on Jul 31 2014 // Warar
Sawirrada Gidaarrada Meheradaha Hargeysa Lagu Xardhaa Asal Ma Ku Leeyihiin Faraacinadii Hore?
Hargeysa (Geeska)- Qoraaga iyo saxafiga reer Masar ee Caadif Saqar oo ah khabiir ku xeel dheer arrimaha Carabta iyo Afrika kana tirsan wargeyska Al-Ahraam ayaa qormooyin taxane ah oo uu toddobaadadii ugu dambeeyey kaga waramayey dalalka Afrika ee ay Masar xidhiidhka leeyihiin ama ay ku qasban tahay Masar...

Madaxweyne-xigeenka Oo Qaabilay Xubno Sweden Ka Yimid

Published on Jul 31 2014 // Warar
Madaxweyne-xigeenka Oo Qaabilay Xubno Sweden Ka Yimid
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, ayaa shalay qaabilay wefti la sheegay inuu ka socday wadanka Sweden oo uu hoggaaminayay guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee wadankaas. Warsaxaafadeed uu kulankaas ka soo saaray afhayeenka madaxtooyada Axmed Saleban...

“Kii 5-ta Dheeraadka Ah Ku Darsaday Wuxuu Madaxweynaha Ku Eedaynayaa Inuu Muddo Kordhisan Doono”

Published on Jul 31 2014 // Warar
“Kii 5-ta Dheeraadka Ah Ku Darsaday Wuxuu Madaxweynaha Ku Eedaynayaa Inuu Muddo Kordhisan Doono”
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka warfaafinta, Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay in Guddoomiyaha Wakiiladda oo xilka ku sii haya afar sanadood oo muddo dhaaf ahi, uu haddana Madaxweyne Siilaanyo oo aanu wakhtigiisiiba dhamaanin ku eedeynayo inuu muddo korodhsan doono. Wasiirku waxa...

Weeraradii Qasa Oo Sii Socda Iyo Qaramada Midoobay Oo Israa’iil Cambaaraysay

Published on Jul 31 2014 // Warar
Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay kuna sugan Qaza, ayaa BBC-da u sheegay in 19 qof ay ku dhinteen iskuul ay Israa’iil duqeysay. Sarkaalka oo lagu magacaabo Bob Turner, ayaa sheegay in Falastiinyiin ka badan 3 kun ay iskuulka hoy ka dhiganayeen xilliga ay duqeynta dhacday. Weriye ka tirsan...

Macaanka Badani Waxa Uu Keenaa Cimri Deg-Deg

Published on Jul 30 2014 // Googooska Geeska
Macaanka Badani Waxa Uu Keenaa Cimri Deg-Deg
Ottawa (Geeska)- Cilmi baadhayaal u dhashay dalka Kanada ayaa daraasad ay sameeyeen ku ogaaday in sonkortu ay xidhiidh adag la leedahay xanuunada la socda gabawga iyo sababaha gabawga keena. Cilmi-baadhayaashan reer Canada waxa ay ogaadeen in sonkortu gaar ahaan marka la eego sida ay ula fal gasho unugyada...

Noocyada Dabeecadaha Ragga Iyo Sida Ugu Habboon Ee Ay Ooridu Uga Dhigi Karto Saygii Dhab U Dhiqi Lahaa

Published on Jul 30 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa qormo wargeyska Geeska Afrika ka soo dheegtay degelka Sayid oo ku baxa afka Carabiga waxa aanay ka hadlaysaa noocyada ay raggu u qaybsamaan iyo dabeecadaha uu nooc kasta oo ka mid ahi leeyahay; qormadan waxaa caadi ahaan loogu talagalay duumarka oo la rabo in gabadhu ay ka faa’idaysato...

5 Khalad Oo Ay Waalidiinta Cusub Galaan Marka Uu Ilmaha Koowaad U Dhasho Iyo Xalka Ugu Habboon

Published on Jul 30 2014 // Googooska Geeska
Aroosaddu waxa ay dul soconaysaa rag dhulka u goglan sida roogga…inanta uu doonayo guurkeeda ayuu guriga kula noolaanayaa 2 sano …. Q2aad Hargeysa (Geeska)- Waa Qaybtii labaad uguna dambaysay ee Qormadii uu wargeyska Geeska Afrika ku soo bandhigayey tusaaleyaal caddaynaya kala duwanaanshiyaha...

Raysalwasaaraha Dawladda Xamar Oo Ka Hadlay Wada Hadalada U Socda Somaliland Iyo Somaliya & Xaaladda Gobalada Bariga Somaliland

Published on Jul 30 2014 // Warar
Raysalwasaaraha Dawladda Xamar  Oo Ka Hadlay Wada Hadalada U Socda Somaliland  Iyo Somaliya & Xaaladda Gobalada Bariga Somaliland
Hargeysa(Geeska)-Raysalwasaaraha dawladda Muqdisho ee Somaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay wada hadalada u dhexeeya dawladaha Somaliland iyo Somaliya iyo weliba xaaladda ka taagan gobalada bariga Somaliland. Mr. Cabdweli, wuxuu sheegay in wada hadaladu meel wanaagsan marayaan oo ay dhawaan...

Maleeshiyaad Tiro Badan Oo Ka Soo Goostay Maamulka Puntland Oo Somaliland Isu Soo Dhiibay

Published on Jul 30 2014 // Warar
Maleeshiyaad Tiro Badan Oo Ka Soo Goostay Maamulka Puntland Oo Somaliland Isu Soo Dhiibay
Laascanood(Geeska)-Ciidamo ka tirsanaa Maamul Gobolkeedka Puntland, ayaa ka soo goostay, iskuna soo dhiibay Dawladda Somaliland, iyaga oo Ciidamaduna si toos ah u soo gaadheen Taliska jiida hore ee Magaalada Laascanood. Taliyaha Ciidanka qeybta Todobaad ee ciidanka qaranka Mahad Canbaashe Cilmi, ayaa ...

UCID Oo Ka Digay Khatar Ka Dhalanaysa Shirkado Ay Xukuumadu Heshiisyo La Gashay

Published on Jul 30 2014 // Warar
UCID Oo Ka Digay Khatar  Ka Dhalanaysa Shirkado Ay Xukuumadu Heshiisyo La Gashay
Hargeysa(Geeska):-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa si adag uga digay khatarta ka dhalan karta heshiisyo qarsoodi ah oo ay sheegeen in Madaxda Xukuumada Madaxweyne Siilaayo ay la galaan shirkado guranaaya khayraadka Dekadaha iyo Badaha ku jira. Xoghayaha Kaluumaysiga Khayraadka Badda ee Xisbiga UCID...

Halista Ka Dhalan Karta Liisamada Baabuurta Oo Shirkad Gaar Ah Loo Gacangeliyay

Published on Jul 30 2014 // Warar
Hargeysa(Geeska):-Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa dhawaan siisay shirkad gaara daabacaada Liisamada wadayaasha Baabuurta oo ay dhawaan shaacisay in  nidaam casri ah loo sameynaayo. Sida laga warqabo Wasaarada Hawlaha guud iyo Guryeynta ayaa qandaraaska daabacaada Liisamada aqoonsiga ah ee wadayaasha...

Israaiil Oo Duqaymo Xoogan Ku Haysa Magaalada Qasa Iyo Maatada

Published on Jul 30 2014 // Warar
Israaiil Oo Duqaymo Xoogan Ku Haysa Magaalada Qasa Iyo Maatada
Ugu yaraan 110 qof ayaa ku dhimatey weeraradii u danbeeyey ee Israel ay qaadeen habeen hore ilaa waaberigii shalay, sida ay ku waramayaan dadka deegaanku. Weeraradan xooggan ayaa imanaya iyada oo Golaha Amaanka ee Qaramada Midobey maalintii Isniinta dalbadeen in xabbad joojin xujo la’aan ah ay...

Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Raaligelin Ka Bixiyay Waraysiyo Ay Siiyeen Telefishanka Dawlada Somaliya

Published on Jul 30 2014 // Warar
Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Raaligelin Ka Bixiyay Waraysiyo Ay Siiyeen Telefishanka Dawlada Somaliya
Hargeysa(Geeska):-Kooxda Fanaaniinta ee Xidigaha Geeska ayaa raali galin ka bixiyey Barnaamijyo waraysiyo ah oo ay siiyeen Telefeeshanka Qaranka Somaliya. Shir-jaraa’id oo ay Shalay ku qabteen Magaalada Hargeysa oo uu ugu horayn ka hadlay Guddoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Abwaan Xasan Dhuxul...

Weriyihii Shabakadda Wararka Ee Baligubadle Oo Hargeysa Ku Xidhan

Published on Jul 30 2014 // Warar
Weriyihii Shabakadda Wararka Ee Baligubadle Oo Hargeysa Ku Xidhan
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa Axadii 27 Jully, waxa ay magaalada Hargeysa ku xidhay weriyihii shabakadda wararka ee Baligubadle weriye Axmed Aden Rooble. Wasiirka arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancade, ayaa laanta afka Somaliga ee BBC u sheegay in saxafigan loo haysto war uu sheegay inuu...

Borama: SOLJA Oo Qabatay Kulan Lagu Xoojiyay Xidhiidhka Saxaafada Iyo Hay’adaha Amniga

Published on Jul 30 2014 // Warar
Borama: SOLJA Oo Qabatay  Kulan Lagu Xoojiyay Xidhiidhka Saxaafada Iyo Hay’adaha Amniga
Borama(Geeska)-Uurka  suxufiyaiinta Somaliland ee solja ayaa maanta huteelka rays ee magaalada borama ku qabatay kulan lagu xoojinayo xidhiidhka saxaafada iyo hayadaha amniga iyo garsoorka ee gobolka awdal kulankaasoo ay ka caawisay hayada NED ururka solja ayaa waxaa kasoo qayb galay 20 suxufi oo...

Dhalinyaro Ku Baaqday In Laga Laabto Go’aanka Iibinta Garoonka Kubada Kolayga Burco

Published on Jul 30 2014 // Warar
Hargeysa (Geeska)-Qaar ka mid ah Dhalinyarada reer Somaliland, ayaa baaq u diray Madaxweyanaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), waxayna inuu Golaha Deegaanka ee Magaalada Burco uu ka joojiyo Garoonka kubada koleyga ee Sheekh Bashiir, oo ay sheegeen inay ka iibiyeen dad ganacsto ah. Dhalinyaran...

Shaqo Iyo Mustaq Bal La’aanta Dhalin Yarada Somaliland Iyo Arxan La’aanta Siyaasiyiin Isku Sheega Iyo Tijaarta

Published on Jul 30 2014 // Maqaalo
Shaqo Iyo Mustaq Bal La’aanta Dhalin Yarada Somaliland Iyo Arxan La’aanta Siyaasiyiin Isku Sheega Iyo Tijaarta
Somaliland maanta waxaa ka jira shaqo la’aan xadka dhaaftay Taas oo sabab tay inay dhalin yaradii ka qul-qulaan dalka hooyo. Boqolal dhalin yaro ah ayaa maanta wax barashadii dhameeyey oo meel Ay u ciirsadaan hayan inankii aabihii lahaa dukaan wuu la shaqeynayaa ,isagoo Laga yaabo inuu wuxuu bartay...

5 Khalad Oo Ay Waalidiinta Cusub Galaan Marka Uu Ilmaha Koowaad U Dhasho Iyo Xalka Ugu Habboon

Published on Jul 27 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Inta badan aabayaasha iyo hooyooyinka ku cusub waalidnimadu waxa ay dhib kala kulmaan daryeelka ilmaha koowaad gaar ahaan sannadka koowaad ee waalidnimada oo mararka qaarkood laga yaabo in ay ku kacaan ficiloo ay iyagu u haystaan in ay ilmaha wax ugu tarayaan ama ku daryeelayaan laakiin...

Caadooyinka Yaabka Leh Ee Guurka Bulshooyinka Ku Dhaqan Dunida

Published on Jul 27 2014 // Googooska Geeska
Aroosadda oo uu aabaheed u xambaarayo guriga arooska.. Gabadha oo ninka cagaha u maydha.. Ninka oo dab lagu kaawiyadeeyo iyo qisas kale… Q1aad Hargeysa (Geeska)- Waa arrin la wada garan karo in bulshooyinka kala duwan ee dunida ku dhaqani ay leeyihiin dhaqanno iyo caadooyin aad u kala gedisan,...

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Dhaliilo Culus U Soo Jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Sheegayna Inuu Maamulkii Rayaale Dhaamay

Published on Jul 27 2014 // Warar
Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo  Dhaliilo Culus U Soo Jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Sheegayna Inuu Maamulkii Rayaale Dhaamay
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale iyo Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada, isla markaana ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa  si wada jir ah u dhaliilay Siyaasada Xukuumadda Somaliland, oo ay ku tilmaameen, Siyaasad...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Maraykanka Oo Lagu Baadhay Qasriga Madaxtooyada Ee Masar Iyo Dareenada Kala Duwan Ee Qaahira Iyo Washington

Published on Jul 27 2014 // Warar
Wasiirka Arrimaha Dibadda Maraykanka Oo Lagu Baadhay Qasriga Madaxtooyada Ee Masar Iyo Dareenada Kala Duwan Ee Qaahira Iyo Washington
Qaahira (Geeska)- Saraakiisha ammaanka madaxtooyada dalka Masar ayaa khamiistii 24ka Julaay 2014ka baadhitaan la mid ah ka lagu sameeyo dadka caadiga ah ku sameeyey xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka John Kerry iyo masuuliyiin wasaaraddiisa ka tirsan oo kulan la yeelanayey madaxweynaha Masar Cabdifataax...

“KULMIYE Waxaa Uu Dalka Dib Ugu Soo Celiyey Qabyaaladii”

Published on Jul 27 2014 // Warar
“KULMIYE Waxaa Uu Dalka Dib Ugu Soo Celiyey Qabyaaladii”
Hargeysa(Geeska):-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Xoog) oo ka mida Xildhibaanada Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland sida oo kalena ka tirsan Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sheegay in aan Xukuumada KULMIYE si toos ah aanay u fulunin balan qaadyadii ay hore ugu soo olelaysatay,waxaana uu...

Muranka Ka Taagan Seeraha Banka Qoolcaday Oo Meel Adag Gaadhay

Published on Jul 27 2014 // Warar
Muranka Ka Taagan Seeraha Banka  Qoolcaday Oo Meel Adag Gaadhay
Hargeysa(Geeska):-Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo kamida madax dhaqameedka reer Somaliland ayaa Masuuliyiinta Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland ku eedeeyey in ay hoy u yihiin sii hurinta muranka ka taagan seeraha ay Xukuumadu doonayso in ay ka samayso banka Qoolcaday ee deegaanka dagmada Salaxlay...

Hargeysa: Shirkada Shire-Hass Oo kaalin shiidaal iyo Tukaan Weyn Ka Furatay Xaafadda Shacabka

Published on Jul 27 2014 // Warar
Hargeysa: Shirkada Shire-Hass Oo kaalin shiidaal iyo Tukaan Weyn Ka Furatay Xaafadda Shacabka
Hargeysa(Geeska)-Wasiir xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Somaliland Bashiir Cabdi Xariir,  ayaa  habeen hore xadhiga ka jaray xarun ganacsi oo cusub  oo laga furay magaaladda Hargaysa, xaruntaasi oo isugu jirta Super Market iyo  kaalin Shiidaal oo casri...

Kooxda Birjeex Oo Ku Guulaysatay Koobkii Ramadanta Ee Tareeriska

Published on Jul 27 2014 // Ciyaaro
Kooxda Kubada Cagta ee Birjeex, oo wacdaro ka muujisay Tartamada Bisha Ramadaane  ee ka socday Garoomada Hargeysa Stadium iyo Tareeriska, ayaa kooxda Birjeex, waxa ay shalay si xarago leh ugu guuleeystay koobkii Bisha Ramadaan ka socday Garoonka  Tareeriska, kadib markii ay ka badisay kooxda...

Golaha Madasha Indheergaradka ee Faysbuuga oo deeq gaadhsiiyay cisbitaalka dhimirka Borama

Published on Jul 26 2014 // Warar
Golaha Madasha Indheergaradka ee Faysbuuga oo deeq gaadhsiiyay cisbitaalka dhimirka Borama
WAR-SAXAAFADEED Madasha Indheer-garadka oo ah gole uu saldhig u yahay aaladda casriga ah ee Faysbuuggu (Facebook), kulmiyana in ka badan 840 xubnood oo reer Somaliland ah, oo kala jooga daafaha dunida ayaa deeq raashin iyo alaabo kele isugu jirta ku wareejiyay dhakhtarka dhimirka magaalada Borama. Maamulka...

Ninka Dunida Ugu Maalqabeensan Oo Ku Taliyey In Shaqada Toddobaadka Lagu Soo Koobo 3 Maalmood

Published on Jul 26 2014 // Googooska Geeska
Ninka Dunida Ugu Maalqabeensan Oo Ku Taliyey  In Shaqada Toddobaadka Lagu Soo Koobo 3 Maalmood
Mixico (Geeska)- Maalqabeenka ugu weyn dunida Carlos Saliim oo u dhashay dalka Mexico ayaa dunida oo dhan u soo jeediyey fikir ah in maalmaha shaqada ee toddobaadkii lagu soo koobo saddex maalmood oo keliya, halka imika ay ka yihiin Shan maalmood oo maalin kasta 8 saac la shaqeeyo. Saliim oo asal ahaan...