Hooyo Ilmaheedii Ku Iibisay 220 Doolar Si Ay Ugu Biiliso Ubadkeeda Kale Iyo Sababta Ku Kalliftay

Published on Jun 29 2014 // Googooska Geeska
Hooyo Ilmaheedii Ku Iibisay 220 Doolar Si Ay  Ugu Biiliso Ubadkeeda Kale Iyo Sababta Ku Kalliftay
Delhi (Geeska)- Hooyo u dhalatay dalka Hindiya oo faqiir ah ayaa 220 doolar ku iibisay ilmaheeda, si ay u hesho waxoogaa lacag ah oo ay maalmo ku sii dabbarto nolosha saddexdeeda hablood ee kale. Haweenaydan 32 jirka ah oo magaceedu yahay Qawaari Shaah waxa ay imika saddexdii carruur ahaa ee u soo hadhay...

Habluhu Marka Aanay Wiilasha La Fasalka Ahayn Ayaa Ay Natiijada Imtixaankoodu Sarraysaa

Published on Jun 29 2014 // Editorial/Staff Writer
Hargeysa (Geeska)- Cilmi-baadhis ay samaysay jaamacadda Brown ee dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in dumarku ay imtixaannada darajooyin fiican keenaan marka ay fasalka hablaha keliya ku dhiganayaan, tijaabooyin ay cilmi-baadhayaashu arday kala duwan ku sameeyeen ayaa lagu ogaaday in hablaha imtixaanka...

Ilmaha Ayeeyo Korisayga Ahi Waa Af-Miishaar Aan Waxbarashada Jeclayn, Laakiin Naftiisa Ku Kalsoon

Published on Jun 29 2014 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Cilmibaadhis lagu sameeyey dalka Ingiriiska ayaa lagu ogaaday in carruurta daryeelkooda iyo korintooda ay yeeshaan awoowga iyo ayeeyadu ay mar walba ka macaamil iyo dabeecad xun yihiin kuwa waalidkood la soo kora iyo xataa kuwa ku soo kora xarumaha daryeelka ubadka. Cilmi-baadhayaasha...

Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Wakiilada Ingiriiska Oo Xasan Sheekha Somaliya Ku Eedeeyay Inuu Ku Fashilmay Inuu Somaliland Ku Qanciyo Midnimo Dambe

Published on Jun 29 2014 // Warar
Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Wakiilada Ingiriiska  Oo  Xasan Sheekha Somaliya Ku Eedeeyay Inuu Ku Fashilmay Inuu Somaliland Ku Qanciyo Midnimo Dambe
London(Geeska)-Xildhibaan Jonn Lun, oo ka tirsan aqalka golaha wakiilada ee Ingiriiska, ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku tilmaamay inuu ku fashilmay sidii uu Somaliya uga saari lahaa dhibaatada ay dhex dabaalaynayso.Xildhibaan Jon, oo 27 June qoraal u gudbiyay guddiga golahooda u qaabilsan xidhiidhka...

“Xukuumaddani Waxa Ay Baabisay Nabadii, Dimuqraadiyadii, Xuquuqul Insaankii Iyo Nidaamkii Dalka Ka Jiray”

Published on Jun 29 2014 // Warar
“Xukuumaddani Waxa Ay Baabisay  Nabadii, Dimuqraadiyadii, Xuquuqul  Insaankii Iyo Nidaamkii Dalka Ka Jiray”
Hargeysa (Geeska)-Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa dhaliilo u soo jeediyey Xukuumadda taladda dalka haysa, oo uu sheegay inay ku fashilantay inay u jawaabto hadal meel ka dhac ku ah Somaliland oo dhawaan ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliya, waxaanu...

Ka Maqnaanshihii Xafladii Madaxtoyada Ee 3-da Xisbi Waxay Muujisay Kala Qaybsanaanta Jirta

Published on Jun 29 2014 // Warar
Ka Maqnaanshihii Xafladii Madaxtoyada Ee 3-da Xisbi Waxay Muujisay Kala Qaybsanaanta Jirta
Hargeysa(Geeska)-Waxa layaab noqotay in markii u horaysay taariikhda Somaliland la arko saddexda xisbi qaran ee wadanka ka jira oo wakhtigan kala ah KULMIYE, UCID iyo Waddani oo aanay madaxdoodii ka qayb gelin xafladii loogu dabaal degayay munaasibadda 26 June oo habeenimadii jimcihii loo dabaal degay,...

Hargeysa: Shirkada ALMIS Oo Si Rasmiya Ula Wareegtay Qashin Ururinta Degmada 26-June

Published on Jun 29 2014 // Warar
Hargeysa: Shirkada ALMIS  Oo Si Rasmiya Ula Wareegtay  Qashin Ururinta Degmada 26-June
Hargeysa (Geeska)-Shirkada ALMIS, oo ah Shirkad cusub oo Qashinka ka ururin doonta Degmada 26-june oo ka mid ah Degmooyinka ugu balaadhan Caasimadda, ayaa tartan muddo dheer socday oo ay soo bandhigeen Golaha Deegaanka Caasimadda waxay  ku guuleeystay inay ka mid noqoto shirkadaha caasimadda ka...

Talooyin ku socda Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Published on Jun 29 2014 // Warar
Talooyin ku socda  Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye
Sida aynu ka warqabno waxa inoo soo gashay bishii baraysnayd ee Ramadaan oo ah bil khayr badan oo dadka Muslimiinta ahi ay ajarkeeda ku dadaalaan iskana dhafaan wax kasta oo xumaan iyo khilaafaad ah.  Sidaa darteed, waxaan hambalyo iyo boogaadin u jeedinayaa Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse...

Hambalyada Madaxweyne Siilaanyo Ee Bisha Ramadaan

Published on Jun 29 2014 // Warar
Hambalyada Madaxweyne  Siilaanyo Ee Bisha Ramadaan
Hargeysa (Geeska) -Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland Meelkastoy Joogaan Dalka Guddihiisa & Dibediisaba, Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awgeed, waxaanu ugu Bushaaraynaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo...

Guddoomiyaha Jimciyatu Towciya Al Islaamiya Oo Ka Waramay Tababar Ay U Qabteen Shan Dugsi

Published on Jun 29 2014 // Warar
Guddoomiyaha Jimciyatu  Towciya Al Islaamiya Oo Ka Waramay  Tababar Ay U Qabteen Shan Dugsi
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha Jimciyatu Towciya Al Islaamiya Sacad Maxamuud Sheekh Muuse ayaa ka waramay wakhtigii la aasaasay Jimciyadooda, doorka ay ku leedahay Dacwada iyo wacyigelinta Bulshada, waxaanu xusay in Tababar kala duwan oo ku saabsan Dacwada ay fuliyaan, kana fuliyaan Gobolada kala duwan...

Brazil Oo Oo Faro Cididood Kaga Badbaaday In Gurigooda Lagu Reebo

Published on Jun 29 2014 // Ciyaaro, Warar
Brazil Oo Oo Faro Cididood Kaga Badbaaday In Gurigooda Lagu Reebo
Brazil ayaa si dhiibaato badan uga tuurtay xulka Chile tartanka koobka adduunka ka dib markii ay rigoodhayaal ku kala baxeen ciyaar ka tirsanayd wareega 16 ka ciyaartaas oo ka dhacday garoonka  Belo Horizonte . David Luiz ayaa u daah furay daqiiqadii 18aad goolka xulka Brazil ka dib markii uu kabtan...

Sawirka Clinton Iyo 2 Ka Mid Ah Dumarka Jidhkooda Ka Ganacsada Oo Muran Dhaliyey, Xusuuso Horena Soo Celiyey

Published on Jun 28 2014 // Googooska Geeska
Sawirka Clinton Iyo 2 Ka Mid Ah Dumarka Jidhkooda Ka Ganacsada Oo Muran Dhaliyey, Xusuuso Horena Soo Celiyey
Washington (Geeska)- Sawirka madaxweynihii hore ee Maraykanka Bill Clinton oo la taagan laba ka mid ah dumarka jidhkooda ka ganacsada oo ay wada joogeen xaflad samofal oo dhowaan la qabtay ayaa duufaan muran ah ka dhex dhaliyey dalka Maraykanka. Khamiistii toddobaadkii hore oo uu Clinton shirkan kaga...

Khatarta Isticmaalka Talefanka Gacanta Ee Xilliga Roobka, Iyo 4 Qof Oo U Dhintay Mobile Ay Ku Hadleen

Published on Jun 28 2014 // Googooska Geeska
Moscow (Geeska)- Tan iyo markii uu dunida ku soo biiray isticmaalka telefanka gacanta ee Mobile-ku waxaa isa soo tarayey daraasado iyo qaylo-dhaan ka digaysa waxyeellada uu caafimaadka qofka isticmaalaya gaadhsiin karo. Cilmibaadhiso kala duwan oo laga sameeyey isticmaalka talefanka gacanta ayaa dhammaantood...

Faraha Iyo Cagta Inteeda Hore Oo La Jejebiyaa Kadib La Duubo Si Ay Cagtu U Yaraato, Ayaa Ah Quruxda Gabadha

Published on Jun 28 2014 // Googooska Geeska
Faraha Iyo Cagta Inteeda Hore Oo La Jejebiyaa Kadib  La Duubo Si Ay Cagtu U Yaraato, Ayaa Ah Quruxda Gabadha
Beijing (Geeska)- Waqti aad u dheer waxaa dalka China ka jiri jiray caado ah in inantu marka ay laba jir gaadho inta la jebiyo faraha iyo cagta inta hore oo aanu suulku ku jirin kadibna si aad u xoog badan la isugu wada duubi jiray, waxa aanay duubnaan jireen tan iyo marka ay inantu gaadho da’da...

“Xukuumadda Maanta Jirtaa Ma Leh Tayo Hogaamineed, Waxa Jira Raysal Wasaare Aan Muuqan Oo Shaqadii Raysal Wasaare-nimada Haya”

Published on Jun 28 2014 // Warar
“Xukuumadda Maanta Jirtaa Ma Leh  Tayo Hogaamineed, Waxa Jira Raysal Wasaare Aan Muuqan Oo Shaqadii Raysal Wasaare-nimada Haya”
Hargeysa (Geeska)-Eng Maxamed Xaashi Cilmi, oo ka mid ah Madasha Wada tashiga Somaliland, ayaa dhaliil culus u soo jeediyey Xukuumadda taladda dalka haysa, isaga oo xusay in Madaxweynuhu uu ku ciyaaray Sharaftiisi iyo  Sharaftii Ururka SNM, nidaamkii iyo sharcigiina lagu tuntay, waxaanu sidoo kale...

Dawladda Sucuudiga Oo Laga Cabsi Qabo Inay Xayiraad Saarto Geela Uga Dhoofa Wadamada Somaliland Iyo Somaliya

Published on Jun 28 2014 // Warar
Dawladda Sucuudiga Oo Laga  Cabsi Qabo Inay Xayiraad Saarto Geela Uga  Dhoofa Wadamada Somaliland Iyo Somaliya
Riyad(Geeska/W.Wararka)-Dawladda Sucuudiga ayaa laga cabsi qabaa inay xayiraad saarto geela dalkeeda uga taga wadamada gobalka Geeska Afrika, gaar ahaan wadamada Somaliland iyo Somnaliya, ka dib markii laga shakiyay in geelu qabo xanuunka MERS loo yaqaano. Boqortooyada Sucuudiga oo ah wadanka xoolaha...

Muwaadin Reer Somaliland Ah Oo Laga Cabsi Qabo Inay Dawladu U Gacan Geliso Dawladda Denmark

Published on Jun 28 2014 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Somaliland ayaa toddobaadkii hore xabsiga u taxaabtay muwaadin magaciisu yahay Cumar Xasan Cumar, waxaanay qoyska muwaadinkani aad uga walaacsanyihiin in loo gacan geliyo dal shisheeye. Muwaadinkan ayaa ka soo jeeda magaalada Hargeysa. Muwaadinkan oo ah nin dhallinyaro ah waxa...

Daladda Saxafiyiinta Aan Xuduuda Lahayn Oo Cambaareeyay Xukunka Lagu Riday Masuuliyiinta Haatuf

Published on Jun 28 2014 // Warar
Daladda Saxafiyiinta Aan Xuduuda Lahayn Oo Cambaareeyay Xukunka Lagu Riday Masuuliyiinta Haatuf
Hargeysa(Geeska)-Ururka suxufiyiinta aan xuduuda lahayn ee loo yaqaano Reporters without borders ayaa si kulul u cambaareeyay xukunka adag ee lagu riday madaxda iyo masuuliyiinta Wargeyska Haatuf. Guddoomiyaha Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe ayay maxkamadu ku xukuntay saddex sannadood oo xadhig ah, halka...

Mujaahid Ibrahim-Dhegaweyne Oo Ka Hadlay Xaaladda Wadanka

Published on Jun 28 2014 // Warar
Mujaahid Ibrahim-Dhegaweyne Oo Ka Hadlay Xaaladda Wadanka
Hargeysa(Geeska)-Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne oo ka mida ah Madasha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka ayaa ugu baaqay dhamaanba Wargeysyada ka soo baxay dalku in joojiyaan soo saarida jariiradaha inta uu talada dalka hayo Madaxweyne Siillaanyo. Mujaahid Ibraahim Dhagawayne ayaa waxaa uu sheegay in ay...

Sheekh Aadan Siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Xukunka Haatuf Lagu Riday

Published on Jun 28 2014 // Warar
Sheekh Aadan Siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Xukunka Haatuf Lagu Riday
Hargeysa (Geeska)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud  Xiiray (Sheekh Aadan Siiro) oo ka mid ah Culimada dalka ugu waaweyn, ayaa si adag uga hadlay xukunkii lagu riday madaxda Haatuf. Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud oo Shalay Khudbadiisi Jimce ku soo qaaday xukunkan ku dhacay Wargeyska Haatuf, ayaa ku baaqay...

Mulkiilaha Hotel Hadhwanaag Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Gudidii Qaban Qaabada Shirweynihii Afgarad 3

Published on Jun 28 2014 // Warar
Mulkiilaha Hotel Hadhwanaag Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Gudidii  Qaban Qaabada Shirweynihii Afgarad 3
Hargeysa(Geeska) -Mulkiilaha Hotel-ka Hadhwanaag ee magaalada Hargeysa Xasan Bul Bul ayaa munaasibad casho sharaf ah ku qaabilay gudidii qaban qaabada shirweynaha beelaha Arab ee dhawaan ka qabsoomay xarunta gobolka Hawd  ee magaalada Balli-gubadle. Munaasibadan casho sharafta ah oo ka qabsoontay...

Qofkii Ugu Horreeyey Ee Ingiriisku U Xidhay Qaadka La Mamnuucay oo Somali noqday

Published on Jun 28 2014 // Warar
London (Geeska)- Nin dhalashadiisu Soomaali tahay ayaa salaasadii toddobaadkan dalka Ingiriiska  loogu xidhay dacwad ah isku-day kontarabaanin manadooriye, kadib markii la qabtay isaga oo doonaya in uu Qaad ula tallaabo dalka Faransiiska. Ninkan oo da’diisu 20 jir tahay ayaa la qabtay 24 saac...

Imtixaankii Ardeyda Fasalada Dhexe Iyo Sare Oo Somaliland Si Nabad Gelyo Ah Uga Dhamaaday

Published on Jun 28 2014 // Warar
Hargeysa (Geeska)-Wasaaradda Waxbarashadda iyo Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka ee Somaliland,ayaa si rasmi ah  ugu dhawaaqay in uu si nabadgelyo ah guud ahaan Ardeyda dalka ee gashay Imtixaankii Shuhaadiga ahaa ee Fasalada  8aad iyo Afaraad ee Somaliland ugu soo dhamaaday. Wasiirka Waxbarashadda...

Qabiil Faruuryaha Waaweyn Qurux U Yaqaanna Oo Inanta Dibnaha Weyn Lagu Meheriyo 60 Neef Oo Lo’ Ah

Published on Jun 26 2014 // Googooska Geeska
Qabiil Faruuryaha Waaweyn Qurux U Yaqaanna Oo  Inanta Dibnaha Weyn Lagu Meheriyo 60 Neef Oo Lo’ Ah
Addis Ababa (Geeska)- Waxaa suurtogal ah dadka qaar marka ay eegaan sawirkan la socda qoraalka in ay u qaataan muuqaal male-awaal ah, laakiin sidaas ma’aha ah. Qabiilka Suuri lagu magacaabo oo ku dhaqan dalka Itoobiya waxaa caado uu u leeyahay in dumarku ay afka geliyaan walxo dhoobo adag ka samaysan...

Tony Blair Oo Rubuc Milyan Doolar Lagu Siinayo Laba Khudbadood Oo Mid Kastaa Ay Soconayso 30 Daqiiqo

Published on Jun 26 2014 // Googooska Geeska
Tony Blair Oo Rubuc Milyan Doolar Lagu Siinayo Laba Khudbadood Oo Mid Kastaa Ay Soconayso 30 Daqiiqo
London (Geeska)- Raysalwasaarihii hore ee Ingiriiska Tony Blair ayaa laba khudbadood oo mid kastaa tahay Soddon daqiiqadood oo keliya waxa uu ku qaatay lacag ka badan Rubuc Milyan doolarka Maraykanka ah. Warkan oo uu wargeyska Geeska Afrika ka soo xigtay wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa carriga Ingiriisku...

Is-Tusnimo Iyo Magac Jacayl Ayaa Dhalinyarada Inta Badan Ku Keena Talo Xumada, Iyo Madax Adaygga

Published on Jun 26 2014 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis dhinaca bulshada ah oo lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in sababta ku kallifta da'yartu inay qaataan go'aamo is-miidaamin ah iyo tallaabooyin dhib badani marka dambe ka dhalato aanay ahayn aragti xumo iyo qorshe la'aan balse ay tahay xiise ay...

Guddoomiye Cirro Oo Xukunka Haatuf Ku Tilmaamay Wax Ku Cusub Dhaqanka Garsoorka Iyo In La Maroorsaday Garsoorkii, Xukuumadda Iyo Beesha Caalamkana Farriin Culus U Diray

Published on Jun 26 2014 // Warar
Guddoomiye Cirro Oo Xukunka Haatuf Ku Tilmaamay Wax Ku Cusub Dhaqanka Garsoorka Iyo In La Maroorsaday Garsoorkii, Xukuumadda Iyo Beesha Caalamkana Farriin Culus U Diray
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa si kulul u cambaareeyey Xukunka lagu riday Wargeyska Haatuf iyo mulkiilihiisa Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tafafatarihii Axmed Cige oo Shalay ay Maxkamada Gobolka Hargeysi ku riday Xukuno isagu jira...

Maxkamada Hargeysa Oo Haatuf Ku Riday Xukun Ay Bulshada Xuquuqal Insaanku Cambaaraysay

Published on Jun 26 2014 // Warar
Maxkamada Hargeysa Oo Haatuf Ku Riday Xukun Ay Bulshada Xuquuqal Insaanku Cambaaraysay
Hargeysa (Geeska)-Maxkamada Gobolka ee Hargeysa ayaa Shalay ku xukuntay Guddoomiyihii Wargeyska Haatuf  Yuusuf Cabdi Gaboobe Saddex Sanno oo xadhig ah, iyadoo Tafafatirihii Wargeyska Haatuf  Axmed Cali Cige isagana Maxkamaddu ku xukuntay Afar Sanno oo xadhig ah, iyada oo sidoo kale lagu ...

“Anigu Madaxweynaha Somaliya Waxaan Ka Jecelahahay Madaxweynaha Dalka Ruwaanda”

Published on Jun 26 2014 // Warar
“Anigu Madaxweynaha  Somaliya Waxaan Ka Jecelahahay Madaxweynaha Dalka Ruwaanda”
Kigali(Geeska/W.Wararka)-Safiirka Somaliya u fadhiya magaalada  Kigali ee wadanka Ruwaanda Mr. Cabdillaahi Sheekh Maxamed, ayaa sheegay inuu Madaxweynaha Ruwanda kaga kalsoonyahay oo uu ka jecelyahay Madaxweynihiisa Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Safiirkan oo u waramay wakaaladda Great Lakes Voice,...

Xasan Waraabacade Oo Ku Baaqay In Roog La Dhigo Garoonka Hargeysa

Published on Jun 26 2014 // Warar
Xasan Waraabacade Oo Ku Baaqay In Roog La Dhigo Garoonka Hargeysa
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Olomibikada Qaranka Somaliland Xasan Xaaji Maxamed Cabdale (Xasan Waraabe Cadde), ayaa ku baaqay in Sanadkan gudihiisa la dhigo Rooga lagu ciyaaro kubada cagta Hargeysa Stadium, waxaanu sheegay in Lacag ay muddo ururinayeen oo dhan 20-kun oo Dollar ay u hayaan Garoonka...

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo La Kulmay Iimaamyada Iyo Mu’adimiinta Masaajidada Hargeysa

Published on Jun 26 2014 // Warar
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta  Oo La Kulmay Iimaamyada Iyo Mu’adimiinta Masaajidada Hargeysa
Hargeysa (Geeska)-Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa kulan ku saabsan Bisha barakeysan ee Ramadaan la yeelatay Imaamyada iyo Mu’adimiinta kala duwan ee Masaajidada Magaalada Hargeysa. Kulankan oo shalay ka dhacay Xarunta Hay’adda Shaqaalaha ee Magaalalda Hargeysa ayaa waxa ka...

SONYO Oo Agabkii Ciyaareed Ee Ugu Badnaa Guddoonsiisay 70-Kooxood Oo Ka Dhisan Gobolada Somaliland

Published on Jun 26 2014 // Warar
SONYO Oo Agabkii Ciyaareed Ee Ugu Badnaa Guddoonsiisay 70-Kooxood Oo Ka Dhisan Gobolada Somaliland
Hargeysa (Geeska )- Dalladda Ururada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO ayaa deeqda agabkii ciyaareed ee ugu badnaa abid Guddoonsiisay Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland oo uu weheliyo xidhiidhka olombikada qaranka Somaliland, Agabkaa ciyaareed oo lagu wareejin doono 7-gobol...