Dhagayso Siilaanyo Oo Sheegay in Aanay Jirin Balan U Dhaxaysay Isaga Oo Muuse Biixi!

Published on May 31 2014 // Warar
Dhagayso Siilaanyo Oo Sheegay in Aanay Jirin Balan U Dhaxaysay Isaga Oo Muuse Biixi!
Halkan ka dhagayso Halkan sii guji

Siilaanyo “Waxaa Xisbigu ii doortay musharaxa madaxweynaha waanan ku guulaystay sharciguna wuxuu i siiyey labo jeer (two terms), waan sharaxanahay diyaarbaan u ahay cidkasta oo illa tartanta. “

Published on May 31 2014 // Warar
Siilaanyo “Waxaa Xisbigu ii doortay musharaxa madaxweynaha waanan ku guulaystay sharciguna wuxuu i siiyey labo jeer (two terms), waan sharaxanahay diyaarbaan u ahay cidkasta oo illa tartanta. “
Hargeysa (Geeska)- Madaxweynaha Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay khilaafka soo kala dhex galay xisbiga talada haya ee KULMIYE. xafiiska war-faafinta ee madaxtooyada qoraal laga soo saaray oo ah codka madaxweynaha ayaa lagu yidhi sidan:- Bismilaahi Raxmaani Raxiim Alxamdu lilaah, Wasalaatu...

Sababta Cilmiga Ah Ee Keentay In Raggu Ay Dumarka Kaga Fiicanaadaan Aragtida Fog Iyo Ta Habeenkii

Published on May 31 2014 // Googooska Geeska
Sababta Cilmiga Ah Ee Keentay In Raggu Ay Dumarka Kaga Fiicanaadaan Aragtida Fog Iyo Ta Habeenkii
Hargeysa (Geeska)- Waa qayb kale oo ah qormadii ka waramaysay kala duwanaanshiyaha ragga iyo dumarka, qormadan oo aad u xiiso badan waxa ayaa uu Wargeyska Geeska Afrika ka soo qaatay buugga les hommes, Le sexe, etc. ee ay qortay Ellen Willer oo ah saxafiyad qoraa ah oo u dhalatay kuna nool dalka Faransiiska. Khubarada...

Guriga Cad: Dhacdooyinka Yaabka Leh Ee Ku Duugan Gudaha Aqalka Looga Taliyo Maraykanka

Published on May 31 2014 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Guriga cad ee maraykanka oo la aaminsan yahay in uu yahay goobta dunida oo dhan si toos ah ama dadban looga arrimiyo ayaa sheegay qisas badan oo yaab leh, qormadan iyo ta xigta waxa aynu ku soo qaadan doonnaa dhacdooyin taariikhi ah iyo arrimo yaab leh oo muddadii uu gurigan cadi...

Afar Nooc Oo Cuntada Ka Mid Ah Oo Sabab U Noqda In Wejiga Iyo Indhaha Hareerahoodu Baro Madow Yeeshaan

Published on May 31 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waxaa hubaal ah in baraha madow ee wejiga oo gaar ahaan ah indhaha hareerahoodu ay ku yimaaddaan sababo badan, waxaana ka mid ah sababo la xidhiidha noocyo ka mid ah cuntooyinka oo uu wargeyskan Geeska Afrika maanta ku soo qaadanayo qormadiisan, kuwaas oo kala ah: 1. Caffeine: Cuntooyinka...

Garabka Muuse Biixi Oo Aqbalay Ergadii Golaha Guurtida, Shirkoodii Maantana Dib U Dhigay Iyo Garabka Madaxweyne Silanyo Oo Aan Weli Warcad Laga Haynin

Published on May 31 2014 // Warar
Garabka Muuse Biixi Oo Aqbalay Ergadii Golaha  Guurtida, Shirkoodii Maantana Dib U Dhigay Iyo Garabka  Madaxweyne Silanyo Oo Aan Weli Warcad Laga Haynin
Hargeysa(Geeska)-Garabka xisbiga KULMIYE ee guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay joojiyeen shirkii golaha dhexe ee ay hore u iclaamiyeen inay maanta qabanayaan islamarkaana ay aqbaleen baaqa ergada golaha guurtida ee ah in shirarka Sabtida maanta iyo Axadda beri ee labada...

“Wax Baan Muquuninayaa Iyo Wax Baan Kala Jiidanaynaa Qaran Laguma Dhiso”

Published on May 31 2014 // Warar
“Wax Baan Muquuninayaa Iyo Wax Baan Kala Jiidanaynaa Qaran Laguma Dhiso”
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aden, ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay is dejiyaan oo aanay la kala safan dhinacyada isku haya khilaafka xisbiga KULMIYE. Md. Saleban iyo ergada kale ee guurtida ah ee ku hawlan dejinta khilaafkaas, oo shalay shirjaraa’id...

Dr. Cali Macow Oo Qarka U Saaran Inuu Ingiriisku Shaqada Ka Joojiyo

Published on May 31 2014 // Warar
Dr. Cali Macow Oo Qarka U Saaran Inuu Ingiriisku Shaqada Ka Joojiyo
London(Geeska/W.Wararka)- Dhakhtarka caanka ah ee Soomaaliga ah  ee xarumaha caafimaadka ku leh dalka Ingiriiska Dr.Cali Macow Aweys ayaa baadhitaan lagu samaynayaa kadib markii laga duubay cajalad qarsoodi ah isagoo ka hadlaya Gudniinka Gabdhaha oo mamnuuc ka ah dalka Ingiriiska. Sidaa waxa toddobaadkan...

Xukuumadda Oo Xidhay Wasiir-ku-xigeenkii Hore Ee Amniga

Published on May 31 2014 // Warar
Xukuumadda Oo Xidhay  Wasiir-ku-xigeenkii Hore Ee Amniga
Hargeysa(Geeska)-Wasiir-xigeenkii hore ee amniga Cabdillaahi Abokor, oo ay ciidamada Boolisku habeen hore ka qabteen gurigiisa Hargeysa, ayay xukuumadu sheegtay in gurigiisa laga soo qabtay hub,  waxaanay xukuumadda Somaliland sheegtay inuu ku lug lahaa falal amni darro ah. Ciidamada Booliska ayaa...

Dr. Xuseen-Xoog Oo Sheegay In Muuse Biixi Xaq U Leeyahay Murashaxnimada KULMIYE

Published on May 31 2014 // Warar
Dr. Xuseen-Xoog Oo  Sheegay In Muuse Biixi Xaq U Leeyahay Murashaxnimada KULMIYE
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog) ayaa taageero Xoogan u muujiyay Musharaxnimada Guddoomiyaha Xisbga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxaanu si cad shaaca uga qaaday in aanay Jirin cid hor istaagi karta Musharaxnimada Muuse Biixi. Wasiirkii...

Hargeysa: Caydiid Hotel Oo Ku Soo Biiray Hoteelada Casriga Ah Ee Hargeysa

Published on May 31 2014 // Warar
Hargeysa: Caydiid Hotel Oo Ku Soo  Biiray Hoteelada Casriga Ah Ee Hargeysa
Hargeysa (Geeska)- Hudheel cusub oo Casriya oo lagu magaacabo Aideed  ayaa laga furay Magaalada Hargeysa, Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay Wanqasha Hoteelkan oo ku Yaala Dhinaca Galbeed ee Edna Hospital ee Degmada Axmed Dhagax ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiiradda Ciyaaraha, Diinta iyo Awqaafta,...

Shirweyne Dib Loogu Eegayey Manhajka Waxbarasho Ee Heer Qaran Oo Hargeysa Lagu Soo Gabagabeeyey

Published on May 31 2014 // Warar
Shirweyne Dib Loogu  Eegayey Manhajka Waxbarasho Ee Heer  Qaran Oo Hargeysa Lagu Soo Gabagabeeyey
Hargeys (Geeska)-Shirweyne dib loogu eegaayey manhajka Qaranka oo mudo laba maalmood ah ka socday magaalada Hargeysa oo ay ka soo qayb galeen bahada waxbarashada ayaa la soo gabagabeeyey. Aqoonyahanka ka qayb galay shirweynaha loogu magac daray shirweynaha talo-wadaagga ee manhajka waxbarasho ee heer...

Jaamac Shabeel Oo Garabka Ka Soo Horjeeda Ugu Baaqay Inay Guurtida Aqbalaan

Published on May 31 2014 // Warar
Jaamac Shabeel Oo Garabka Ka Soo Horjeeda Ugu Baaqay Inay Guurtida Aqbalaan
Hargeysa (Geeska)- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee  Xisbiga Muxaafadka ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel), oo isagu ka mid ah Garabka Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, oo Garabkoodu soo dhaweeyey yeelayna  talooyinkii ay u soo jeediyeen Golaha Guurtida, dibna...

Xog-haye Xigeenka Waddani Oo ka Hadlay Khilaafka KULMIYE

Published on May 31 2014 // Warar
Xog-haye Xigeenka Waddani Oo ka Hadlay Khilaafka KULMIYE
Hargeysa (Geeska)-Xoghaye ku xigeenka Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Jamaal Jaamac Xaamud ayaa Bulshada reer Somaliland ugu baaqay inay feejignadaan oo ay ilaashadan Nabadgeliyada, oo cid alaale cidii amaan daro wada iska qabtaan, kana fogadaan wax walba oo amaan daro keeni kara dalkana khal-khal ka abuuri...

Dhagayso: Xaaska Wasiir Ku Xigeenkii Amniga Oo Dhacdadii Xalay Ka Warantay

Published on May 30 2014 // Warar
Sacdiya Maxamed Cali oo ah xaaska wasiir ku xigeenkii amniga ee la xidhay oo ka warantay falkii xalay laga fuliyey aqalkeeda, waxaanay dhacdadan uga warantay warbaahinta oo saaka booqatay. http://geeska.net/wp-content/uploads/2014/05/SACIYA.mp3

Socodka Iyo Waxtarkiisa ( Warbixin Taxane Ah Qeybtii Kowaad W/Q Siciid Xagaa.)

Published on May 30 2014 // Maqaalo
Socodka Iyo Waxtarkiisa ( Warbixin Taxane Ah  Qeybtii Kowaad  W/Q Siciid Xagaa.)
Socodka waa hab dabiici ah oo weyn si loo gaaro maalin walba dhaqdhaqaaqa jidhka. Marka aad bilaabeyso in aad socoto waa dhab in ay jirto sabab aad u soconeyso , marka hore baro foomka ku haboon socodka, dabadeed si tartiib tartiib ah u kordhi weliba la soco waqtiga aad soconeyso. iyadoo himiladaadu...

Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Amniga Cabdilaahi Abokor Oo La Xidhay

Published on May 30 2014 // Warar
Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Amniga Cabdilaahi Abokor Oo La Xidhay
Hargeysa (Geeska) Wasiirk ku xigeenkii hore ee amniga Cabdilaahi Abokor ayaa xalay saqadii dhexe xabsiga loo taxaabay, kadib markii ciidamo ay u daateen aqalkiisa, isla markaana ay rasaas u adeegsadeen ilaalo aqalka wasiirka ilaalinaysay. Ina la hubo hal qof ayaa xalay rasaastaa ku dhaawacmay, waxaana...

Nolosha Yaabka Badan Ee Maroodiga Iyo Aqoonta Ku Maqan Ee Ina Tusaysa Xikmadda Abuurka Alle! (3)

Published on May 29 2014 // Googooska Geeska
Nolosha Yaabka Badan Ee Maroodiga Iyo Aqoonta  Ku Maqan Ee Ina Tusaysa Xikmadda Abuurka Alle! (3)
Hargeysa (Geeska)- Waa qormo taxane dhowr maalmooda ah oo aynu dhowr sano ka hor ku soo qaadannay, cilmiga bulsho ee ku duugan xayawaanka Maroodiga, qormadan oo aanu mar kale ugu soo celinnay, akhristaayasha aan berigaas fursadda u helin in ay akhriyaan ama xiisaynayey in ay qoraal rogaal celis ah kaga...

Ninku Waxa Uu Neceb Yahay Tafaasiisha, Markaasay Gabadhuna U Aragtaa In Ay Calool Xumo Ka Tahay (2)

Published on May 29 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa qayb kale oo ah qormadii ka waramaysay kala duwanaanshiyaha ragga iyo dumarka, qormadan oo aad u xiiso badan waxa ayaa uu Wargeyska Geeska Afrika ka soo qaatay buugga les hommes, Le sexe, etc. ee ay qortay Ellen Willer oo ah saxafiyad qoraa ah oo u dhalatay kuna nool dalka Faransiiska. Waa...

Saddex Dhaqan Oo Raggu Ay Ku Dhaqmaan, Laakiin Ay Qalbi Jab Ka Qaadaan Haddii Ay Xaaskooda Ku Arkaan

Published on May 29 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Khubarada cilmiga bulshada qaarkood waxa ay ninka ku tilmaamaan in uu yahay xidhmo shucuur daahsoon ah, oo aan si dhayal ah u qarxin ama dibadda ugu soo if bixin, taas oo ay uga jeedaan in dabeecadda ninka ay tahay in aanu si dhayal ah u muujin shucuurta rasmiga ah ee qalbigiisa ku...

Dhinacyada Xisbiga KULMIYE Isku Haya Oo Sii Kala Fogaanaya Iyo Ergadii Golaha Guurtida Oo Gucle Ugu Jirta Isu Soo Dhawayntooda

Published on May 29 2014 // Warar
Dhinacyada Xisbiga KULMIYE Isku  Haya Oo Sii Kala Fogaanaya Iyo Ergadii Golaha Guurtida Oo Gucle Ugu Jirta Isu Soo Dhawayntooda
Hargeysa(Geeska)-Iyadoo ay ergadii golaha guurtida, gaar ahaa xubnaha shirguddoonku ay shalay madaxweyne Siilaanyo la yeesheen kulankoodii u horeeyay, ayaa waxa haddana 24-kii saacadood ee u dambeeyay la dareemayaa dhaqdhaqaaqyada iska soo horjeeda ee ay labada dhinac ee KULMIYE isku hayaan. Ma jiro...

Siciid Sulub Oo Ka Hadlay Khilaafka KULMIYE, Murashaxnimada Muuse Biixi Iyo Farqiga Xukuumadoodii Iyo Ta’ Maanta

Published on May 29 2014 // Warar
Siciid Sulub Oo Ka Hadlay Khilaafka KULMIYE, Murashaxnimada Muuse Biixi Iyo Farqiga Xukuumadoodii Iyo Ta’ Maanta
Hargeysa (Geeska)- Wasiirkii Wasaaradda Hawlaha Guud ee Xukuumaddii hore ee UDUB Mudane Siciid Sulub Maxamed ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex taagan Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadda, waxaanu ugu baaqay in wixii Shuruucda,Sharciga iyo Xeerka u yaala Xisbiga Kulmiye ku dhamaystaan, oo aanay xaalada sii kicin,...

Xaaladda Somaliland: Heerka Saboolnimada Iyo Cabudhinta Xorriyatal Qawlka

Published on May 29 2014 // Warar
Xaaladda Somaliland: Heerka Saboolnimada Iyo Cabudhinta Xorriyatal Qawlka
Heerka saboolnimada iyo cabudhinta xorriyatul qowlka. Somaliland waxa ay ku jirtaa darajada afraad ee SABOOL-NIMADA DUNIDA.   Sababtu ma DALKA, MA DADKAA, MISE WAA MADAXDA? 1. Dalka, wuxu ALLA ku mannaystay: Xoola-nool, macdan, shidaal (lagu rajo weyn yahay), dhul beeraad, dhuxul-dhagax, kaluun...

“Wasiirka Duulista Ayaa Ku Yidhi Dr Maxamed Cabdilaahi Waa Dagaal Ee Dhinac Raac”

Published on May 29 2014 // Warar
“Wasiirka Duulista Ayaa  Ku Yidhi Dr Maxamed Cabdilaahi  Waa Dagaal Ee Dhinac Raac”
Hargeysa (Geeska)- Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Yuusuf Axmed (Cali Guray) ayaa ka hadlay Khilaafka adag ee soo kala dhex-galay Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye. Mujaahid Cali Guray waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu ku baahiyay Boggiisa Facebook,waxaanu yidhi...

Safaaradda Itoobiya Ee Hargeysa Oo Si Weyn U Xustay Maalinta 20 Ginboot

Published on May 29 2014 // Warar
Safaaradda Itoobiya  Ee Hargeysa Oo Si Weyn  U Xustay Maalinta 20 Ginboot
Hargeysa(Geeska)-Munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayey sannad-guurada 23-aad ee 20-ka Ginbood, ayaa shalay lagu qabtay Hargeysa.  Munaasibadan oo lagu qabtay Mansoor Hotel ee  Magaalada Hargeysa ayaa si weyn loogu xusay 23-guurada ka soo wareegtay wakhtigii...

Shirweyne Dib Loogu Eegaayo Manhajka Heer Qaran Ee Somaliland Oo Ka Furmay Hargeysa

Published on May 29 2014 // Warar
Shirweyne Dib Loogu  Eegaayo Manhajka Heer Qaran Ee  Somaliland Oo Ka Furmay Hargeysa
Hargeysa (Geeska)-Shir dib loogu eegaayo manhajka waxbarashada qaranka Somaliland ayaa shalay ka furmay magaalada Hargeysa, kaas  oo ka soo qayb galeen aqoonyahanka dalka qaar ka mida ayaa lagu qabtay Hotel Ambassador. Shirkan oo loogu magac daray shirweynaha Talo-Wadaagga manhajka waxbarashada...

“Waxaanu Taageersanahay Murashaxnimada Siilaanyo”

Published on May 29 2014 // Warar
“Waxaanu Taageersanahay Murashaxnimada Siilaanyo”
Hargeysa (Geeska) – Beesha Abokor Muuse oo ka tirsan Beelaha Ciidagale ayaa soo dhaweysay Murashaxnimada Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Qoraal kooban oo ay ku saxeexan yihiin Sulaadiin, Cuqaal iyo Odayaal kale oo Beeshaasi ka tirsan ayaa lagu sheegay in si dhab...

Dr Maxamed Cabdillaahi Oo Ku Taliyay In Xal Loo Helo Khilaafka Xisbiga KULMIYE

Published on May 29 2014 // Warar
Dr Maxamed Cabdillaahi  Oo Ku Taliyay In Xal Loo  Helo Khilaafka Xisbiga KULMIYE
Hargeysa(Geeska)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Ganacisga iyo Maal-gashiga Somaliland Dr.Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed Maxamuud  (Siillaanyo) iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay in ay si deg-deg ah isaga arkaan Khilafka Xisbiga Kulmiye...

Netanyahu Iyo Wadaadka Ugu Sarreeya Kiristanka Oo Ku Murmay Afka U Ku Hadli Jiray Nebi Ciise (CS) Kuu Ahaa

Published on May 28 2014 // Googooska Geeska
Netanyahu Iyo Wadaadka Ugu Sarreeya Kiristanka Oo Ku Murmay Afka U Ku Hadli Jiray Nebi Ciise (CS) Kuu Ahaa
Al-Qudus (Geeska)- Wadaadka Vatican ee ugu sarreeya mad-habta Katoligga ee diinta kiristanka Pope Francis iyo raysalwasaaraha Israel Benyamin Netanyahu ayaa Isniintii dorraad, warbaahinta horteeda ku murmay afka uu ku hadli jiray Nebi Ciise (CS), oo waqtigiisii hadda laga joogo qiyaastii muddo ka badan...

Nolosha Yaabka Badan Ee Maroodiga Iyo Aqoonta Ku Maqan Ee Ina Tusaysa Xikmadda Abuurka Alle! (2)

Published on May 28 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa qormo taxane dhowr maalmooda ah oo aynu dhowr sano ka hor ku soo qaadannay, cilmiga bulsho ee ku duugan xayawaanka Maroodiga, qormadan oo aanu mar kale ugu soo celinnay, akhristaayasha aan berigaas fursadda u helin in ay akhriyaan ama xiisaynayey in ay qoraal rogaal celis ah kaga...

Ninku Waxa Uu Neceb Yahay Tafaasiisha, Markaasay Gabadhuna U Aragtaa In Ay Calool Xumo Ka Tahay

Published on May 28 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waa qayb kale oo ah qormadii ka waramaysay kala duwanaanshiyaha ragga iyo dumarka, qormadan oo aad u xiiso badan waxa ayaa uu Wargeyska Geeska Afrika ka soo qaatay buugga les hommes, Le sexe, etc. ee ay qortay Ellen Willer oo ah saxafiyad qoraa ah oo u dhalatay kuna nool dalka Faransiiska. Ninku...

Xogaha Ka Soo Baxaya Ergada Isaga Dab Qaadaysa Siilaanyo & Muuse Iyo Ballamaha Maanta Ee Madaxweynaha Iyo Guddoomiye Saleebaan

Published on May 28 2014 // Warar
Xogaha Ka Soo Baxaya Ergada Isaga  Dab Qaadaysa  Siilaanyo & Muuse Iyo Ballamaha  Maanta Ee Madaxweynaha Iyo Guddoomiye Saleebaan
Hargeysa(Geeska)-Dhaqdhaqaaqyo xal loogu raadinayo khilaafka ka dhex qarxay gudaha xisbiga KULMIYE ee u dhexeeya Madaxweyne Siilaanyo iyo guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa meelo kala duwan si xawli ah uga socda, waxaana maanta bilaabmaya wejigii u horeeyay ee kulamo xal raadis ah. Khilaafka xisbiga...