Talo Ku Saabsan Habka Ugu Fiican Ee Uu Qofku Ku Waajihi Karo Waayaha Nolosha

Published on Apr 30 2014 // Googooska Geeska
Qoraa ah Aqoon yahan ku xeel dheer cilmiga bulshada oo magaciisa la yidhaahdo Steven Kofi ayaa soo saaray qaacido cusub oo ka hadlaysa nolosha aadamaha iyo is ged-gediska waayaha. Waxa uu aqoonyahankani aaminsan yahay in haddii aad raacdo qaacida uu ku magacaabay Sagaashan ayaa u dhigma Toban (90/10)...

Talooyin Xikmad Badani Ku Duugan Tahay Oo Uu Aabo Siiyey Wiilkiisii Oo U Sheegay In Uu Muslimayo

Published on Apr 30 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Qisadan waxa laga soo tebiyaa Xajjaar Binu Abxar oo ahaa nin Carbeed oo aad u xikmad badan. Xajjaar oo marka hore ahaan jiray Kiristaan ayaa xiiseeyey inuu qaato diinta Islaamka. Inta uu aabihii u yimi ayuu ku yidhi, "Aabo, waxa aan arkay rag aan ii dhigmin sharaf ahaan oo ixtiraamka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Xidhiidh Diblomaasiyadeed Oo U Bilaabmaya Somaliland Iyo Kenya, Sheegayna Inay Xafiis Ka Furanayaan Hargeysa

Published on Apr 30 2014 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Xidhiidh Diblomaasiyadeed Oo U Bilaabmaya Somaliland Iyo Kenya, Sheegayna Inay Xafiis Ka Furanayaan Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo xidhiidh diblomaasiyadeed oo kobcaya oo u bilaabmaya wadamada Somaliland iyo Kenya. Qoraal gaaban oo la geliyay barta uu Madaxweyne Siilaanyo ku leeyahay twitterka, ayaa wuxuu ku sheegay inay dawladda...

Gunaanadkii Shirweynaha KULMIYE Ee Shalay Iyo Khudbadihii Saylici Iyo Muuse Biixi Ay Ku Soo Xidheen

Published on Apr 30 2014 // Warar
Gunaanadkii Shirweynaha KULMIYE Ee Shalay Iyo Khudbadihii Saylici  Iyo Muuse Biixi Ay Ku Soo Xidheen
Hargeysa(Geeska)-Shirweynihii xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa si rasmi ah loo soo gunaaday, waxaana dib loogu doortay hoggaaminta shanta sanadood ee soo socda hoggaankii hore ee xisbigaas. Sida oo kale waxa tirada golaha dhexe ee xisbigaas lagu kordhiyay boqol xubnood si loogu helo kuraas ururadii...

Shirweynaha KULMIYE Oo Dhammaaday Iyadoon Lagu Dooran Xubnaha Golaha Dhexe

Published on Apr 30 2014 // Warar
Shirweynaha KULMIYE Oo Dhammaaday Iyadoon Lagu Dooran Xubnaha Golaha Dhexe
Hargeysa(Geeska)-Shirweynihii saddexaad ee xisbiga KULMIYE, ayaa shalay si rasmi ah loo soo gunaanaday, iyadoo aan lagu dooran xubnaha golaha dhexe, marka laga reebo tiradooda oo lagu kordhiayy 100 xubnood. Shirweynaha oo aanu wax tartan ahi ka dhicin, ayaa markii doorahada loogu celiyay hoggaankii hore,...

Jamaal Cali Xuseen Oo KULMIYE Ku Dhaliilay Inay Dhaqaalihii Dalka Ku Burburiyeen Shirweynahooda

Published on Apr 30 2014 // Warar
Jamaal Cali Xuseen Oo KULMIYE  Ku Dhaliilay Inay Dhaqaalihii Dalka  Ku Burburiyeen Shirweynahooda
Hargeysa(Geeska)-Musharaxa jagada madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen, ayaa xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ku naqdiyay dhaqaale xad-dhaaf ah oo lacagtii umadda ah inuu u isiticmaalay qabasshada shirweynihiisa. Waxa uu Jamaal Cali Xuseen oo dhaqaale yahan ah sheegay...

Wada Hadaladii Falastiin Iyo Israa’iil Oo Meel Cidhiidhi Ah Galay

Published on Apr 30 2014 // Warar
Wada Hadaladii Falastiin Iyo Israa’iil Oo Meel Cidhiidhi Ah Galay
Dadaalkii ugu dambeeyay ee uu Maraykanka ku doonayo, sii socoshada wadahadalka nabada ee Bariga Dhexe ayaa guul dareystay, kaddib markii ay Israel iyo Falastiiniyiinta diideen in uu sii socdo wada xaajoodka u dhexeeya. Tan ayaa ka dambeeysay markii ay Israel diiday sii deynta maxaabiis Falastiiniyiin...

Cabdillaahi Jawaan Oo Bogaadiyay Xubnaha Loo Doortay Hoggaanka Xisbiga KULMIYE

Published on Apr 30 2014 // Warar
Cabdillaahi Jawaan Oo  Bogaadiyay Xubnaha Loo Doortay  Hoggaanka Xisbiga KULMIYE
Hargeysa(Geeska)-Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan) ayaa bogaadiyay xubnaha loo doortay hoggaanka xisbiga KULMIYE ee shanta sannadood ee soo socda. Cabdillaahi-Jawaan oo xalay la soo xidhiidhay Geeska Afrika, wuxuu yidhi, “Waxaan bogaadin iyo hambalyo u dirayaa dhammaan xubnaha hoggaanka ee...

Farriin ku Socota Madaxweynaha iyo Shacbigiisa

Published on Apr 30 2014 // Warar
Ugu horeyn waxaan leeyahay Idaacadda Quraanka ee Ilaahay ku ilhaamay Madaxweynaheena ka faa’ideysta oo dhagaysta markasta oo aad jaanis u haysaan, waayo waa shay la dhagaysto kii ugu kheyrka badnaa waana kulaamkii Ilaahay. Madaxweynaha oo aan rumaysnahay inuu yahay midkii xaga Diinta ugu dhawaaa...

Joogtaynta Salaadda Iyo Wanaajinta Tukashadeeda Waxaa Laga Helaa Cimri Dherer

Published on Apr 29 2014 // Googooska Geeska
Joogtaynta Salaadda Iyo Wanaajinta  Tukashadeeda Waxaa Laga Helaa Cimri Dherer
Hargeysa (Geeska)- Cilmi baadhyaal daraasad qoto-dheer ku sameeyey faa'idooyinka jidh ahaan ku jira tukashada salaadda ayaa sheegay in salaadda oo la ilaaliyo tukashadeeda iyo weliba in si qurux badan loo gutaa ay fure u noqdaan in qofku ka qaado cimri-dherer. Cilmi baadhistan oo natiijadeeda mar...

In Dumarku Ka Hadal Badan Yihiin Ragga Oo Mar Kale La Xaqiijiyey Iyo Doodda Khubarada Taas Diiddan

Published on Apr 29 2014 // Googooska Geeska
In Dumarku Ka Hadal Badan Yihiin Ragga Oo Mar  Kale La Xaqiijiyey Iyo Doodda Khubarada Taas Diiddan
Washington (Geeska)- Bulshooyinka dunida oo dhan waxa ku faaftay aaminsanaanta ah in dumarku caado ahaan ay ka hadal badan yihiin ragga, daraasad lagu sameeyey dalka Maraykanka oo baadhitaan dheer ku samaysay rag iyo dumar ayaa xaqiijisay aaminsanaantaas. Daraasaddani waxa ay muujisay in labada jinsi...

Furitaanka Shirweynihii KULMIYE Ee Shalay, Khudbadihii Madaxweyne Siilaanyo & Muuse Biixi Iyo Qodobada Aanu Madaxweynuhu Soo Hadal Qaadin

Published on Apr 29 2014 // Warar
Furitaanka Shirweynihii KULMIYE Ee Shalay, Khudbadihii Madaxweyne Siilaanyo & Muuse Biixi  Iyo Qodobada Aanu Madaxweynuhu Soo Hadal Qaadin
Hargeysa(Geeska)-Shirweynihii xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa si rami ah dalka ugu furmay shalay, waxaana la soo gunaanadi doonaa ilaa maanta. Shirweynaha xisbiga Kulmiye oo ay isugu yimaadeen 1162 ergooyin ah iyo sida oo kale marti sharaf kale oo tiro badan, waxa uu ku qabsoomay hoolka Maansoor. Shirweynaha...

Maadays: Gabadh Saygeedka Ku Sifaysay Tilmaamo Dusha Ammaan Uga Eeg Balse Ceebi Ku Laaban Tahay

Published on Apr 29 2014 // Googooska Geeska
Hargeyska (Geeska)- Harimacadka oo ka mid ah xayawaanka duur joogta ah ee hilibka ku nool ayaa la sheegay in uu yahay xayawaanka ugu hurdada jecel xayawaannada, hurdada Harimacadku lama mid aha ta’ Eyga, waayo Eygu waxa uu seexdaa hurdo feejigan, inta uu inyar hurdo ayuu deg-deg u baraaruga haddana...

Qodobada Xiisaha Leh Ee Ku Xeernaa Shirweynihii KULMIYE, Dareenadii Saylici Iyo Muuqaaladii Is Qarin Waayay Ee La Macnaystay

Published on Apr 29 2014 // Warar
Qodobada Xiisaha Leh Ee Ku Xeernaa Shirweynihii KULMIYE, Dareenadii Saylici Iyo Muuqaaladii Is Qarin Waayay Ee La Macnaystay
Hargeysa(Geeska)-Iyadoo uu shirweynaha xisbiga KULMIYE shalay si rasmi ah u furmay, ayaa waxa madashii shirka laga dareemayay qodob soo jiidanayay indhihii ka qayb galayaasha shirka. Shirweynaha KULMIYE, oo dhawr goor uu dib u dhac ku yimid, waxa laga dareemayay xoogay shaki ah oo ay dadka qaarkii qabeen,...

Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Shirweynaha KULMIYE Ku Tilmaamay Shir Beeleed

Published on Apr 29 2014 // Warar
Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Shirweynaha KULMIYE  Ku Tilmaamay Shir Beeleed
Hargeysa(Geeska)-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ayaa shir beeleed ku tilmaamay shirweynaha xisbiga Kulmiye, waxa uu sheegay in ergooyinka beelo lagu qaybiyay,waraaqaha beelo lagu bixiyay, isla markaana loo kala fadhiistay beelo. Waxa uu sida oo kale ku tilmaamay shirkaas mid aan waxba ka soo baxayn,...

“Reerkan Aan Ka Soo Jeedo Waxa La Yidhaa Sida Qudhaanjada Ayey Is Daba Galaane  Waxaan Idiin Sheegaya….”

Published on Apr 29 2014 // Warar
“Reerkan Aan Ka Soo Jeedo Waxa La Yidhaa Sida Qudhaanjada Ayey Is Daba Galaane  Waxaan Idiin Sheegaya….”
Hargeysa(Geeska)-Siyaasiga Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo hore ugu dhawaaqay in uu u sharaxan yahay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye, ayaa si rasmi ah shirweynaha xisbiga Kulmiye ugaga hor dhawaaqay in uu musharaxnimadiisii ka tanaasulay. Waxa uu Xasan Gaafaadhi sheegay in culays...

Maxkamadda Masar Oo Dil Ku Xukuntay Taageerayaashii Ikhwaanka Ee Ugu Badnaa

Published on Apr 29 2014 // Warar
Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa dil ku xukuntey 683 xubnood oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Ikhwaanul Muslimiinka, kadib markii lagu heley dembiyo ay ka mid yihiin dil loo geystey sarkaal booliska ka tirsan iyo falal kale oo rabshadeed oo amniga lagu carqaladeynayey. Garsooraha maxkamadda ayaa xukunkaasi...

Asadka Suuriya Oo Mar Saddexaad Isa Soo Sharaxay

Published on Apr 29 2014 // Warar
Asadka Suuriya Oo Mar Saddexaad Isa Soo Sharaxay
Madaxweynaha Syria Bashar al-Assad ayaa mar saddexaad u taagan tartanka doorashada madaxtinimada dalka. Afhayeenka Baarlamanka ayaa go’aankaasi televishanka ka shaaciyey.  Musharixiinta ayaa toddobaadkii hore bilaabey inay isku diiwaan geliyaan doorashada madaxtinimada oo dhici doonta 3-da...

Xasan Gaafaadhi oo shirka ka sheegay inuu ka tanaasulay murashaxnimadii

Published on Apr 28 2014 // Warar
Xasan Gaafaadhi oo shirka ka sheegay inuu ka tanaasulay murashaxnimadii
Hargeysa(Geeska)-Iyadoo uu shirweynaha KULMIYE socdo ayaa siyaasiga Mr. Xasan Gaafaadhi oo hore u sheegay inuu u tartami dono kursiga guddoomiye xigeenka 1aad ee xisbiga oo uu Maxamed Kaahin Axmed ku fadhiyo, uu shirka ka dhex cadeeyay inuu damaciisa uga tanaasulay Maxamed Kaahin. Mr. Gaafaadhi oo shirka...

Shirweynaha Xisbiga KULMIYE oo saaka furmay

Published on Apr 28 2014 // Warar
Shirweynaha Xisbiga KULMIYE oo saaka furmay
Hargeysa(Geeska)-Waxa saaka magaalada Hargeysa si rasmi ah uga furmay shriweynaha xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE. Shirkaasi wuxuu socon doonaa laba maalmood, waxaana lagu dooran doonaa hoggaanka sare ee xisbiga Kulmiye ee shanta sano ee soo socota oo kala ah ; Gudoomiyaha xisbiga , afar guddoomiye...

Dhaqan Ka La Leexiyay Ee Abaalmarinta Masuulliyiinta, W.Q Mustafe Aden

Published on Apr 27 2014 // Columnists, Maqaalo
Dhaqan Ka La Leexiyay Ee  Abaalmarinta Masuulliyiinta, W.Q Mustafe Aden
In la is qiimeeyo oo qof kasta wixii uu qabtay iyo waxaannu qaban ba lagu abaalliyo waa ummuur aadminimo, waa ummuur tilmaamaysa ilbaxnimo iyo in la garanayo ujeedada doorashooyin ka. Waa dhaqan muujinnaya in la ogyahay xaqa uu qof waliba leeyahay iyo xuquuqda isaga lagu leeyahay.  Is qiimayn tu...

Boqorkii Kubada Cagta Qarnigii 20-aad Pele Oo Amaan Balaadhan Kala Dul Dhacay Wiilka Kubada Cagta Dunida Ugu Wanaagsan Wakhti Xaadirkan Ee Cristiano Ronado

Published on Apr 27 2014 // Ciyaaro
Boqorkii Kubada Cagta Qarnigii 20-aad Pele Oo Amaan Balaadhan Kala Dul Dhacay Wiilka Kubada Cagta Dunida Ugu Wanaagsan Wakhti Xaadirkan Ee Cristiano Ronado
Boqorka Kubada Cagta Pele ayaa amaanay weerar yahanka kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Cristiano Ronaldo kaas oo lagu daray liiska 100-ka shakhsi ee adduunka ugu magaca sareeya. Pele ayaa sidoo kale qiray in Cristiano Ronaldo uu soo xasuusiyay saaxiibkiisii hore Eusebio kaas oo ay Pele isku...

Khilaafka Qoysaska Reer Yurub Boqolkiiba 91 Waxa Uu Ka Bilowdaa Gacan Ku Haynta Rimuutka Talefishanka

Published on Apr 27 2014 // Googooska Geeska
Khilaafka Qoysaska Reer Yurub Boqolkiiba 91 Waxa  Uu Ka Bilowdaa Gacan Ku Haynta Rimuutka Talefishanka
London (Geeska)- Ikhtiraaci Rimuut-ku waxa uu ahaa qalabkii ugu horreeyey ee meel fog wax ka maamula ee bani'aadamku sameeyo. Ku dhowaad 65 sano ka hor ayaa ay ahayd markii dadku uu ka nastay in talafishanka iyo qalab kalaba uu u dhowaado si uu gacanta ula gaadho batamada laga maamulo, waxa aanu...

Saddex U Naxariiso; Nin Sharaf Lahaan Jiray Oo Dulloobay, Ruux Ladnaan Jiray Oo Caydhoobay Iyo Caalim Jaahil La Noolaan Jiray

Published on Apr 27 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- U Naxariista Nin Sharaf Lahaan Jiray Oo Dulloobay: Ereygan oo maahmaah Carbeed noqday waxa la sheegay in uu asalkiisu ka soo jeedo ereyo la qiimo iyo xikmad ah oo laga soo xigtay nebigeennii sharafta badnaa ee Muxammed (SCW). Sida aynu og nahay marka ay muslimiintu dagaal qaadaan wixii...

Tallaabooyin Ay Khubarada Cilmi Nafsigu Ku Taliyeen In Lagu Daweyn Karo Khajilaadda

Published on Apr 27 2014 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Khajilaadda oo ah xanuun nafsiya oo inta badan qofka ka hor istaaga horumar badan oo uu gaadhi lahaa ayaa lagu sheegaa in sababtiisu tahay qofkan khajilaya oo carruurnimadiisii aan loo diyaarin in uu la hadli karo dad tiro badan, ama ka waaweyn iyo weliba in la baro la noolaanshiyaha...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Ka Hadlay Dhacdadii Xabsiga Hargeysa, Halka Ay Baadhistu Marayso Iyo Tirada Dadka Loo Hayo

Published on Apr 27 2014 // Warar
Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Oo  Ka Hadlay Dhacdadii Xabsiga Hargeysa, Halka  Ay Baadhistu Marayso Iyo Tirada Dadka Loo Hayo
Hargeysa(Geeska)-Taliyaha ciidamada Asluubta sareeye guuto Maxamed Faarax Xuseen (Xiirane), ayaa markii ugu horaysay ka hadlay isku daygii  baxsiga maxaabiista xabsiga weyn ee magaaladda Hargeysa, waxa nuu taliyahu sheegay in hadda ku dhawaad lix qof loo xidhay ku lug lahaanshaha isku daygaas,isaga...

Dawladda Somaliya Oo Aan Afar Bilood Wax Mushahar Ah Siinin Ciidamada Iyo Shaqaalaha Dawladda Iyo Sababaha Lala Xidhiidhinayo

Published on Apr 27 2014 // Warar
Dawladda Somaliya Oo Aan Afar Bilood Wax Mushahar Ah Siinin Ciidamada Iyo Shaqaalaha Dawladda Iyo Sababaha Lala Xidhiidhinayo
Muqdisho(Geeska)-Dawladda Somaliya ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaan afartii bilood ee u dambeeyay wax mushahar ah siinin ciidamada dawladda iyo shaqaalaha dawladda, iyadoo ay ciidamada dawladu wakhtigan dagaal adag kula jiraan Al-Shabaab. Afartii bilood ee sannadkan ee January ilaa bishan April,...

Baarlamaanka Somaliya Oo Ku Hawlan Mooshin Ay Ku Joojinayaan Mirooga Kenya

Published on Apr 27 2014 // Warar
Baarlamaanka Somaliya  Oo Ku Hawlan Mooshin Ay Ku Joojinayaan  Mirooga Kenya
Nayrobi(Geeska)-Baarlamaanka wadanka Somaliya ayaa ku hawlan hirgelinta mooshin ay ku dalbanayaan in la mamnuuco in jaadka Mirooga ee Kenya la geeyo wadanka Somaliya. Waxa ay Kenya sannadkii Somaliya gaysaa saddex milyan oo Kiiloogaraam oo qaadkaas ah, kaas oo ugu fadhiya qiimo weyn. Wargeyska The star...

Cabdillaahi Jawaan Oo Soo Dhaweeyay Mashaariicda Laga Hirgeliyay Degmada War-Cimraan

Published on Apr 27 2014 // Warar
Cabdillaahi Jawaan Oo Soo Dhaweeyay Mashaariicda Laga Hirgeliyay Degmada War-Cimraan
Hargeysa(Geeska)-Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan) ayaa soo jeediyay in si odaytinimo leh loo dhammeeyo, xalna loogu helo xayiraada saaran wargeyska Haatuf iyo dareenada ka dhashay qormooyinkii uu wargeysku hore u baahiyay. Cabdilaahi, oo shalay warbaahinta la hadlay wuxuu soo jeediyay si aanay...

Somaliland Oo Shalay Looga Dareeray Salaad Roob Doon Ah

Published on Apr 27 2014 // Warar
Somaliland Oo Shalay Looga Dareeray Salaad Roob Doon Ah
Hargeysa(Geeska)-Guud ahaan waxa shalay Somaliland looga dareeray salaad roob doon ah taas oo uu hore ugu baaqay madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo in laysugu soo baxo, si Alle looga baryo in uu roobkii gu’ga oo dib u dhacay uu shubo. Waxa roob doontan looga dareeray inta badan magaalooyinka waaweyn,degmooyinka...

“Waxaan U Soo Noqday Inaan Shirweynaha KULMIYE Ka Qayb Galo”

Published on Apr 27 2014 // Warar
“Waxaan U Soo Noqday Inaan Shirweynaha KULMIYE Ka Qayb Galo”
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo ah guddoomiye xigeenka guddiga qaadhaan ururinta wadada Ceerigaabo, sidoo kalena ah guddoomiye xigeenka 3aad ee KULMIYE, oo maalmihii u dambeeyay magaalada Addis Ababa joogay ayaa sheegay inuu u soo noqday sidii uu uga qayb geli lahaa shirwenaha...

Johrn Kerry Oo Toddobaadkan Imanaya Wadanka Itoobiya

Published on Apr 27 2014 // Warar
Johrn Kerry Oo Toddobaadkan Imanaya Wadanka Itoobiya
Hargeysa(Geeska)-Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka John Kerry ayaa ku soo jeeda wadamo Afrika oo uu ka mid yahay wadanka Itoobiya ee Bariga Afrika. Warsaxaafadeed shalay laga soo saaray wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in Mr. Kerry booqan doono toddobaadkan wadamo ay Itoobiya...