Nairobi: Explosion kills six in Eastleigh

Published on Mar 31 2014 // Warar
Nairobi: Explosion kills six in Eastleigh
LSix people have been reported dead Monday evening following an explosion in Eastleigh, Nairobi. The explosion happened at around 7.30pm. Police are securing the area for emergency response services. The cause of the blast is yet to be confirmed. The injured have been taken to several hospitals...

“Siyaasadu Ka Hortag Ayay Leedahay Ee In Aad Ka Dabo Tagtaa Waa Fadeexad, Dhaqdhaqaaqii Ay Sameeyeen Waa Loo Diyaar Garoobay, Cabdiwelina Gurigiisi Ayuu Ku Noqday”

Published on Mar 30 2014 // Warar
“Siyaasadu Ka Hortag Ayay Leedahay Ee In Aad Ka Dabo Tagtaa Waa Fadeexad, Dhaqdhaqaaqii Ay Sameeyeen Waa Loo Diyaar Garoobay, Cabdiwelina Gurigiisi Ayuu Ku Noqday”
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa eedaymaha Puntland ku tilmaamay cadho ka kacday markii laga hor joogsaday inay soo galaan gudaha Somaliland. Waxa uu wasiirku sheegay in ciidamada qaranku ay si buuxda uga hor joogsadeen Cabdiwali Gaas inuu tago Laasqoray, taasina ay...

Faysal Cali Waraabe Oo Isaga Oo Somaliland Metelaya Ka Qayb Galay Shir Caalami Ah Oo Tansaaniya Ka Furmay

Published on Mar 30 2014 // Warar
Faysal Cali Waraabe Oo Isaga Oo Somaliland Metelaya Ka Qayb Galay  Shir Caalami Ah Oo Tansaaniya Ka Furmay
Carusha(Geeska)-Guddoomiya UCID Md. Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ka qayb galay shir caalami ah oo ka furmay magaalada Daresalam ee xarunta laga maamulo dalka Tansaaniya. Madaxweynaha Tansaaniya ayaa si diiran u soo dhaweeyay weftiga Somaliland, isagoo sheegay inuu Somaliland ku xasuusto...

Wasiir Warancade Oo Ka Hadlay Wefti Shalay Djibouti U Safray

Published on Mar 30 2014 // Warar
Wasiir Warancade  Oo Ka Hadlay Wefti Shalay Djibouti U Safray
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancade oo ay waheliyaan taliyayaasha booliska Cabdilaahi Fadal iimaan iyo sirdoonka Jaamac Maxamed Bootaan, ayaa arimo la xidhiidha amaanka ugu kicitamay dalka Jabuuti. Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade oo warbaahinta la hadlaayay...

Obama Iyo Puntin Oo Telefoonka Ku Wada Hadlay

Published on Mar 30 2014 // Warar
Obama Iyo Puntin Oo Telefoonka Ku Wada Hadlay
Hargeysa(Geeska)-Labada hoggaamiye ee Maraykanka iyo Ruushka, ayaa telefoon ku wada hadlay Jicmihii, kaas oo ay kaga wada hadleen xaaladda Ukraine. Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa telefoonka kula xidhiidha dhigiisa Maraykanka, Barack Obama, si ay uga wada hadlaan qaab diblomaasiyadeed oo xal...

Hay’adda Ka Hortagga Masiibooyinka Oo Ka Hadashay Ayaxa Geediga Ah Ee Dalka Maray

Published on Mar 30 2014 // Warar
Hay’adda Ka Hortagga Masiibooyinka Oo Ka Hadashay Ayaxa Geediga Ah Ee Dalka Maray
Hargeysa(Geeska)-Agaasimaha ka hortaga masiiibooyinka Maxamed Muuse Cawaale oo warbaahinta u waramay, ayaa ku tilmaamay ayaxa ku habsaday Somaliland masiibo aanay wasaarada beeruhu waxba ka qaban karin. Waxa uu Maxamed Muuse tilmaamay in loo baahan yahay in arimaha ayaxa ay iska kaashadaan wasaaradaha...

Foosiya Yuusuf Xaaji Aaden Oo Loo Dhaariyay Xilka Baarlamaanka Somaliya

Published on Mar 30 2014 // Warar
Foosiya Yuusuf Xaaji Aaden Oo Loo Dhaariyay Xilka Baarlamaanka Somaliya
Muqdisho(Geeska)-Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Marwo Foosiya Yusuf Xaaji Adan ayaa shalay ka mid noqotay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Ka dib markii xilkii wasiirka khaarajiga laga qaaday, waxaana shalay loo dhaariyay xilkaas. Qaar ka mid ah warbaahinta Muqdisho ayaa hore...

Mudane Madaxwayne Gobolka Sanaag Guddi Xaqiiqo Raadis Ah U Soo Dir

Published on Mar 30 2014 // Warar
Mudane madaxwayne waxaanu kugu hanbalyaynaynaa inaad gebi ahaanba meesha ka saartay habkii qabiiliga ku fadhiyey ee badhaasabada loo magacaabi jiray, hanbalyadaa kadib nasiib xumo samigii gobolka sanaag aad ayuu u xumaaday waxaadna usoo magacawday badhasaab dadka aan cadaalad usamaynaynay kana amar qaata...

Universtal TV Oo Sheegay Inay Somaliland Raali-geliyeen

Published on Mar 30 2014 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Agaasimaha Tilifishanka Universal u jooga magaaladda Hargeysa Maxamed Caabi Digaale, ayaa raaligalin ka bixiyay arimihii uu ka yidhi barnaamijka faaliyaha qaranku madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo wasiirkiisa warfaafinta Cabdilaahi Cukuse. Barnaamijka faaliyaha qaranka dacaayado uu sii...

Guddida Qaranka Ee Mihnadlayaasha Caafimaadka Oo Soo Saaray Amar Ku Waajahan Mihnadlayaasha Caafimaadka Ee Ajaanibka Ah

Published on Mar 30 2014 // Warar
Guddida Qaranka Ee Mihnadlayaasha  Caafimaadka Oo Soo Saaray Amar Ku Waajahan Mihnadlayaasha Caafimaadka Ee Ajaanibka Ah
Hargeysa(Geeska)- Guddida Qaranka ee Mihnadlayaasha  Caafimaadka ayaa soo saaray amar ay  mihnadlayaasha caafimaadka ee ajaanibka ah ee ka shaqeeya Somaliland ama doonaya inay shaqo u yimaadaan faraya inay gudida ka soo dalbadaan ruqsad ay ku shaqayn karaan. Gudidu sida oo kale waxa ay fartay...

Tartanka Dhalinyarta Cuslaatay: Kooxda Goljanno Oo Ka Guuleysatay Kooxda Telesom Una Baxday Kulanka Finalka

Published on Mar 29 2014 // Ciyaaro, Warar
Tartanka Dhalinyarta Cuslaatay: Kooxda Goljanno Oo    Ka Guuleysatay Kooxda Telesom Una Baxday Kulanka Finalka
Kooxda Goljanno ayaa u baxday kulanka Finalka ka dib markii ay maalintii shalay rigoorayaal kaga guuleysatay kooxda Telesom iyadoo labada kooxoodba isla dhaafi waayay bar-bar dhac goolal la’aan ah. Kulankii shalay oo ay daawashadeeda ka soo qeyb galeen dadweyne aad u tiro baddan ayaa waxaa qeybtii...

Deeq-Bixiyayaasha Taageera Dimuqraadiyada Somaliland Oo Madaxweynaha U Soo Diray Dhambaal Ay Kaga Codsadeen Cayimida Wakhtiga Diwaangelinta Dorashada

Published on Mar 29 2014 // Warar
Deeq-Bixiyayaasha Taageera Dimuqraadiyada Somaliland Oo Madaxweynaha U Soo Diray  Dhambaal Ay Kaga Codsadeen Cayimida Wakhtiga Diwaangelinta Dorashada
Hargeysa(Geeska)-Wakiilada dalalka deeq bixiyayaasha ah ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa la sheegay inay dhawaan Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo u soo direen dhambaal ay kaga codsanayaan in la cayimo wakhtiga diiwaangelinta cod bixiyayasha. Wakiiladan oo uu...

Ciidamadii Qaranka Ee Gaadhay Deegaanka Carmale Ee Gobalka Sanaag Oo Ka Hadlay Sababta Ay Dib Ugu Soo Noqdeen

Published on Mar 29 2014 // Warar
Ciidamadii Qaranka Ee Gaadhay Deegaanka Carmale Ee Gobalka Sanaag Oo Ka Hadlay Sababta Ay Dib Ugu Soo Noqdeen
Sanaag(Geeska)-Guutadada 22-tanaad ee ciidamada qaranka ayaa dib uga soo laabatay deegaanka Carmale oo 80Km bari ka xigta magaaladda Ceerigaabo ee gobalka Sanaag, isla markaasna halkaas kaga timid guutada 116 oo iyadu hore u deganayd. Guutadan 22 ayaa iyadu wareegta, isla markaasna hadba tagta deegaanada...

Hoggaanka KULMIYE Oo Maanta Go’aan Ka Gaadhaya Qaabka Loo Soo Xulayo Ergada Shirweynaha

Published on Mar 29 2014 // Warar
Hoggaanka KULMIYE Oo Maanta Go’aan Ka Gaadhaya Qaabka Loo Soo Xulayo Ergada Shirweynaha
Hargeysa(Geeska)-Hoggaanka xisbiga KULMIYE ayaa la filayaa inay maanta go’aan ka gaadhaan qaabka loo soo xulan doono ergooyinka ka qayb galaya shirweynaha xisbiga oo aan la garanayn wakhti uu qabsoomi doono, maadaama oo uu dhawr goor dib uga dhacay wakhtigii loo qabtay. Hoggaanka xisbiga oo maanta...

Diyaaradii La Waayay Ee Malaysia Oo Laga Helay Burbur Kale

Published on Mar 29 2014 // Warar
Diyaaradii La Waayay Ee Malaysia Oo Laga Helay Burbur Kale
Kadib markii baadigoobka diyaaraddii la waayay loo weeciyay aagag cusub, waxaa soo muuqday Burbur aan weli la xaqiijinin oo loo malaynayo hadhaagii diyaaradda la la'yahay ee Malaysia. Shaqaalaha saaran diyaarad Militeri oo New zealand laga leeyahay oo hawlgalka ka qaybqaadanaysa ayaa sheegay inay...

Hargeysa: Ayax Geedi Ah Oo Shalay Ku Hakaday Caasimadda

Published on Mar 29 2014 // Warar
Hargeysa: Ayax Geedi Ah Oo  Shalay Ku Hakaday Caasimadda
Hargeysa(Geeska)-Ayax tiro badan ayaa shalay ku habsaday qaybo ka mid ah magaaladda Hargeysa, ayaxaas oo kooxo kooxo u socda ayaa dhanka galbeed ka soo galay Hargeysa, waxaanu ku sugnaa muddo saacado ah isaga oo ku degay wixii dhir ah ee uu arkay. Ayaxan oo mudooyinkii ugu danbeeyayba isku soo maray...

Laas Geel: Taariikh Iyo Xadaarad Guun Ah

Published on Mar 29 2014 // Warar
Laas Geel: Taariikh  Iyo Xadaarad Guun Ah
Ma yara inta jeer ee aan maqlay Laas Gee ama arkay sawir laga soo qaaday halkaas. Balse fekerka aan ka haystay iyo waxa aan ku arkay markaan booqday 21/3/2014 waxay ahayd laba aad u kala taggan. Inkasta oo safarkaygu ahaa socdaal shaqo oo ku jihaysan gobolka Saaxil, hadana waxannu sii marnay Laas Geel. Laas-Geel...

Obama Oo La Kulmay Boqorka Dalka Sucuudiga

Published on Mar 29 2014 // Warar
Obama Oo La Kulmay  Boqorka Dalka Sucuudiga
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa shalay gabal dhicii kulan la yeeshay  Sacuudiga Boqor Abdallah Bin Abdulaziz si wax looga qabto khilaafka labada dal ee ka dhashey danaha nabadgelyaha ee guud ahaan gobolka Bariga Dhexe. Madaxweyne Obama ayaa shalay safar ku tagay wadanka Sucuudiga. Intii...

Guddida Qaranka Ee Mihnadlayaasha Caafimaadka Oo Soo Saaray Amar Ku Waajahan Mihnadlayaasha Caafimaadka Ee Ajaanibka Ah

Published on Mar 29 2014 // Warar
Guddida Qaranka Ee Mihnadlayaasha  Caafimaadka Oo Soo Saaray Amar Ku Waajahan Mihnadlayaasha Caafimaadka Ee Ajaanibka Ah
Hargeysa(Geeska)- Guddida Qaranka ee Mihnadlayaasha  Caafimaadka ayaa soo saaray amar ay  mihnadlayaasha caafimaadka ee ajaanibka ah ee ka shaqeeya Somaliland ama doonaya inay shaqo u yimaadaan faraya inay gudida ka soo dalbadaan ruqsad ay ku shaqayn karaan. Gudidu sida oo kale waxa ay fartay...

Shilkii Ugu Xumaa Ee Ciyaartoy Muhiim Ahi Uu Galo Imisaa Ku Dhimatay – (Bal Qiyaas..?)

Published on Mar 27 2014 // Ciyaaro, Googooska Geeska
Shilkii Ugu Xumaa Ee Ciyaartoy Muhiim  Ahi Uu Galo Imisaa Ku Dhimatay – (Bal Qiyaas..?)
Laacibka u dhashay dalka Koonfur Afrika Rooi Mahamutsa ayaa galay shil aad u xun oo wal-wal kugu abuuraya taas oo keentay in gaadhigiisa hore ilaa xaga dambe ay ka dul baxday bir weyn oo jidka dhinaciisa ku taalay. Mahamutsa ayaa waday gaadhiga, wuxuuna ku socday xawaare aad u sareeya dhulkana wuxuu...

Kooxda Barcelona Oo Habeenkii Xalay U Dabaal-degtay Kulankeedii 1000-aad Ee Ay Gegida Camp Nou Stadium Ku Ciyaaraan La Liga

Published on Mar 27 2014 // Ciyaaro
Kooxda Barcelona Oo Habeenkii Xalay U Dabaal-degtay  Kulankeedii 1000-aad Ee Ay Gegida Camp Nou Stadium Ku Ciyaaraan La Liga
Kooxda Barcelona ayaa habeenkii Xalay u dabaal-degtay kulankeedii 1000-aad oo ay ku ciyaaran garoonka Camp Nou Stadium horyaalka oo qudha, ka dib 999-kulan oo ay ku ciyaareen tan iyo sannadii 1957-kii oo ah markii ay Barca u soo guurtay garoonkan aadka u weyn. Camp Nou Stadium ayaaa lagu tiriya garoomada...

Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha KULMIYE Oo Hogaanka Xisbiga Dib Ugu Celiyay Qaabka Ergooyinka Loo Xulayo Iyo Nuxurka Kulan Shalay Dhex Maray Madaxweynaha Iyo Muuse Biixi

Published on Mar 27 2014 // Warar
Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha KULMIYE Oo Hogaanka Xisbiga Dib Ugu Celiyay Qaabka Ergooyinka  Loo Xulayo Iyo Nuxurka Kulan Shalay Dhex Maray Madaxweynaha Iyo Muuse Biixi
Hargeysa(Geeska)-Guddigii qaban qaabada shirweynaha xisbiga KULMIYE, ayaa la sheegay inay dib ugu soo celiyeen hoggaanka xisbiga kala doorashada qaabka lagu soo xulayo ergada shirweynaha ka qayb galaysa oo uu muran ka taaganyahay sida loo soo xulayo. Shirweynaha oo qoondeysnaa inuu furmo 22 March, ayaa...

Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtay Eedda Maamulka Puntland

Published on Mar 27 2014 // Warar
Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtay Eedda Maamulka Puntland
Hargeysa(Geeska)-Wasiirku xigeenka arimaha gudaha ee Maamulka Gobalada iyo Degmooyinka Cismaan Garaad Soofe, ayaa hadalo been abuur ah ku tilmaamay dhawaaqii dhawaan uu ku sheegay madaxweynaha Puntland in Somaliland taageerto Al-shaabta ay kula dagaalanto Galgala. Cismaan Garaad Soofe waxa uu sheegay...

“Waxa Iga Dardaaran Ah In Doorashadu Wakhtigeda Dhacdo”

Published on Mar 27 2014 // Warar
“Waxa Iga Dardaaran Ah In Doorashadu Wakhtigeda Dhacdo”
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay madaarka Hargeysa isaga oo shirar muhiim ah kaga qabgalaaya dalal Afrikaan ah iyo kuwo Yurub ah. Guddoomiye Faysal waxa uu ugu baaqay wasiirada xukuumadda Axmed Siilanayo in ay qaranka u shaqeeyaan, isaga...

Dharaaro Xusuustood: Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 25aad

Published on Mar 27 2014 // Warar
Dharaaro Xusuustood: Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 25aad
Haybadle Boqor Haille Salassie: “Warkiinu ma aha mid toos looga jawaabi karo, waayo waxa uu u baahan yahay feker badan. Taariikhda Itoobiya waxay caddaynaysaa in soodimaheedu ay gaadhsiinaayeen Geeskan Afrika ilaa Areebiya (Arabia). Waxa hadda sidan ku soo koobay soodimaheeda, duulimaadkii ay nagu...

Guddida Qaranka Ee Mihnadlayaasha Caafimaadka Oo Soo Saaray Amar Ku Waajahan Mihnadlayaasha Caafimaadka Ee Ajaanibka Ah

Published on Mar 27 2014 // Warar
Guddida Qaranka Ee Mihnadlayaasha  Caafimaadka Oo Soo Saaray Amar Ku Waajahan Mihnadlayaasha Caafimaadka Ee Ajaanibka Ah
Hargeysa(Geeska)- Guddida Qaranka ee Mihnadlayaasha  Caafimaadka ayaa soo saaray amar ay  mihnadlayaasha caafimaadka ee ajaanibka ah ee ka shaqeeya Somaliland ama doonaya inay shaqo u yimaadaan inay gudida ka soo dalbadaan ruqsad ay ku shaqayn karaan. Gudidu sida oo kale waxa ay fartay goobaha...

Khariidada Caasimadda Hargeysa Oo La Soo Bandhigay

Published on Mar 27 2014 // Warar
Khariidada Caasimadda Hargeysa Oo La Soo Bandhigay
Hargeysa(geeska)-Dawladda hoose ee caasimada Hargeysa iyo hay’adda qaramada midoobay ee UN-Habitat,  ayaa si wada jira u soo bandhigay khariidad cusub oo ay yeelan doonto caasimada Hargeysa. Kulanka lagu soo bandhigay khariirada cusub ee caasimada Somaliland ee Hargeysa oo lagu qabtay Hotel...

Kenya Oo Qaxoontiga Somalida Ku Amartay Inaanay Xeryahooda Soo Dhaafin

Published on Mar 27 2014 // Warar
Kenya Oo Qaxoontiga Somalida Ku Amartay Inaanay Xeryahooda Soo Dhaafin
Dowladda Kenya ayaa ku amartay qaxootiga Soomaalida ee ku nool magaalooyinka in ay dib ugu laabtaan xeryaha loo qoondeeyay ee Kaakuma iyo Dhadhaab. Wasiirka arrimaha gudaha, Joseph Ole Lenku, ayaa soo saaray amarka sheegaya "hubin degdeg ah oo lagu sameeyo ammaanka." Waxaa jiray rabshado dhowr...

Waqooyiga Kuuriya Oo Tijaabisay Gantaalaha Ridada Dheer

Published on Mar 27 2014 // Warar
Kuuriyadda Woqooyi ayaa tijaabisay wax u muuqda in ay yihiin laba gantaal oo ah kuwa riddadooda ay dhexdhexaad tahay. In kasta oo kuuriyadda Woqooyi ay hore u tijaabisay daraasin gantaallo oo kuwa riddada gaaban ah, haddana waa markii ugu horaysay oo ay muddo shan sanno ah tijaabiso gantaallo noocan...

Guddiga qaban qaabada KULMIYE oo hoggaanka ku celisay xulashada ergooyinka iyo nuxurka kulan shalay dhex maray Madaxweynaha iyo Muse Biixi

Published on Mar 27 2014 // Warar
Guddiga qaban qaabada KULMIYE oo hoggaanka ku celisay xulashada ergooyinka iyo nuxurka kulan shalay dhex maray Madaxweynaha iyo Muse Biixi
Hargeysa(Geeska)-Guddigii qaban qaabada shirweynaha xisbiga KULMIYE, ayaa la sheegay inay dib ugu soo celiyeen hoggaanka xisbiga kala doorashada qaabka lagu soo xulayo ergada shirweynaha ka qayb galaysa oo uu muran ka taaganyahay sida loo soo xulayo. Shirweynaha oo qoondeysnaa inuu furmo 22 March, ayaa...

WADAN IYO WAX QABADKIISII INTAAN DIB ISKU WAYDIINO WAXOOGAA INTAAN FIIRINO IYO SUU WAKHTIGU YEELEY WIXII LEYSKU WADA WAAFAQO IYO WIXII ISWEYDAARSAN WAAN IN LEYS WAREYSTAA SIDUU WAAJIBKU YAHEY

Published on Mar 27 2014 // Maqaalo
WADAN IYO WAX QABADKIISII INTAAN DIB ISKU WAYDIINO WAXOOGAA INTAAN FIIRINO IYO SUU WAKHTIGU YEELEY WIXII LEYSKU WADA WAAFAQO IYO WIXII ISWEYDAARSAN WAAN IN LEYS WAREYSTAA SIDUU WAAJIBKU YAHEY
WADAN IYO WAX QABADKIISII INTAAN DIB ISKU WAYDIINO WAXOOGAA INTAAN FIIRINO IYO SUU WAKHTIGU YEELEY WIXII LEYSKU WADA WAAFAQO IYO WIXII ISWEYDAARSAN WAAN IN LEYS WAREYSTAA SIDUU WAAJIBKU YAHEY (Murtidii Dhoodaan) Anagoo isugu jirna waxgarad iyo xubno kale oo ka soo jeeda beelwaynta Arab waxaanu in mudo...

Daawo (Video) laba heesood oo uu Axmed I Samatar ka qaaday xafladii Ottawa ee Jaaliyadda Somaliland

Published on Mar 26 2014 // Warar