“Go’aanka [Xalintii Khilaafka Wakiilada] Haddaan Eray Ka Idhaahdo Maanta Dhinacyadii Is Hayay Cid Guul Sheegan Kartaa Ma Jirto, Waayo Qarankaa Guulaystay”

Published on Feb 27 2014 // Warar
“Go’aanka [Xalintii Khilaafka Wakiilada] Haddaan  Eray Ka Idhaahdo Maanta Dhinacyadii Is Hayay Cid Guul Sheegan Kartaa Ma Jirto, Waayo Qarankaa Guulaystay”
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha golaha guuritida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay khilaafkii dhawaan la soo gunaanaday ee golaha wakiilada kala irdheeyay. Guddoomiye Saleebaan Gaal waxa uu go’aankii ay soo saareen golaha guuritdu ku tilmaamay mid dalka  badbaadiyay,...

Dawladda Somaliya Iyo Qaramada Midoobay Oo Kala Saxeexday Heshiis Qodobadiisa Saxaafadda Laga Qariyay

Published on Feb 27 2014 // Warar
Dawladda Somaliya Iyo Qaramada Midoobay Oo Kala Saxeexday Heshiis Qodobadiisa Saxaafadda Laga Qariyay
Muqdisho(Geeska)-Dawladda Somaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa shalay kala saxeexday heshiis iskaashi, kaas oo qodobadiisa laga qariyay in saxaafadu aragto. Heshiiska ayaa waxaa dhinaca Somaliya u saxeexay  Wasiirka Arrimaha Dibedda C/Raxman Ducaale Beyle halka uu qaramada midoobay u saxeexay danjire...

Obama Oo Telefoon Hanjabaad Ah U Diray Madaxweynaha Afganistaan

Published on Feb 27 2014 // Warar
Obama Oo Telefoon Hanjabaad Ah U Diray Madaxweynaha Afganistaan
Madaxweynaha Afghanistaan ee xilka kasii dagaya Xamiid Karsaay ayaa khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama oo isagu telefoon u diray. Labada madaxweyne ayaa isku afgaran waayay telefoonka, ka dib markii ay hadalo kulkulul isweydaarsadeen. Obama ayaa ka codsanayey inuu saxeexo...

40 Shirkadood Oo Ku Tartamaya Hawsha Biyo Balaadhinta Hargeysa

Published on Feb 27 2014 // Warar
40 Shirkadood Oo Ku Tartamaya Hawsha Biyo Balaadhinta Hargeysa
Hargeysa (Geeska)-Wakiilada matalaayay shirkado caalami ah oo 40 ka badan oo ku tartamaaya biyo galinta magaaladda Hargeysa ee midawga Yurub uu Somaliland Ka taageerayo, ayaa shir xogwaran ah uu uga furmay wakaalada biyaha Hargeysa. Shirkan oo lagu qabtay hoolka Wakaaladda Biyaha Hargeysa, waxa ka qaybgalay...

Kalluunku Waa Cunto, Shaqo, Ganacsi Iyo Nafaqo Caafimaad Leh

Published on Feb 27 2014 // Warar
Kalluunku Waa Cunto, Shaqo, Ganacsi Iyo Nafaqo Caafimaad Leh
Kalluunku waa nicmo Ilaahay uu ku manneystey dalkeena oo dalal badan oo adduunka ka mid ahi ayna heysan. Waa nicmo uu Ilaahay quraankiisa kaga waramey inuu dadka ku galladay. Miyaadan akhriyin aayadaha quraanka ee ku kala yaalla; Suurtu Naxli ayaadda 14aad & Suurtu Faadir ayaadda 12aad. Waxa nasiib...

110 jir GuurdoonaGolaha Guurtida Oo Guddi U Saaray Dilkii Xaaji Saalax Ka Dhacay

Published on Feb 27 2014 // Warar
110 jir GuurdoonaGolaha Guurtida Oo Guddi U Saaray Dilkii Xaaji Saalax Ka Dhacay
Hargeysa(Geeska)-Mudanayaasha golaha guuritda ayaa galay fasax laba bilood ah, isla markaasna waxa ay gudi u saareen deegaanada Oodweyne oo dhawaan taliyihii degmada Xaaji-saalax loogu dilay aano qabiil. Fadhigan oo uu shir gudoominayay guddoomiyaha golaha guuritda Saleebaan Maxamed Aadan, ayaa sida...

Dharaaro Xusuustood: Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 21aad

Published on Feb 27 2014 // Maqaalo, Warar
Dharaaro Xusuustood: Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 21aad
Waxyi iguma soo dego, Haddana wax ima seegaane Gabdhaha iyo Ragga Soomaaliyeed ee warbaahinta dunidu ay wax ka qortay kala mudanaa, oo kala duwanaa. Bal hadda dhaayahaaga la kaasho. Wax ma ku qaadan doonaa, mise waa sheeko baraley. Edna Adan Ismaaciil waxa la sheegay inay sannadkan ku guulaysatay inay...

Xildhibaano Ingiriis Ah Oo Dawladooda Culays Ku Saaraya Inay Joojiso Lacagta Ay Ugu Deeqdo Dawladda Somaliya Iyo Jawaabta Ay Ka Bixisay

Published on Feb 26 2014 // Warar
Xildhibaano Ingiriis Ah Oo Dawladooda Culays  Ku Saaraya Inay Joojiso Lacagta Ay Ugu Deeqdo Dawladda Somaliya Iyo Jawaabta Ay Ka Bixisay
London(Geeska/W.Wararka)-Dawladda Ingiriiska ayaa waxa soo waajahay culaysyo lagu dalbanayo inay joojiso lacagta malaayiinta Dollar ah ee ay ugu deeqdo dawladda Somaliya islamarkaana ay u wareejiso meelo kale oo dalka Ingiriiska ah oo ay daadadku waxyeeleeyeen. Dowladda Ingiriiska oo sanad kasta lacag...

Boobe Oo Heshiiska KULMIYE Ku Tilmaamay Dhuxul Dambas Huwan

Published on Feb 26 2014 // Warar
Boobe Oo Heshiiska KULMIYE  Ku Tilmaamay Dhuxul Dambas Huwan
Hargeysa(Geeska)-Mudane Boobe Yuusuf Ducaale ayaa xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ku dhaliilay in iyada oo aan shirweynii xisbigaas la qaban lagu dhawaaqay in aan hoggaanka xisbigaas la’la tartami doonin.waxaanu ku tilmaamay khilaafka xisbiga Kulmiye mid aan dhamaan mar haddii aan go’aan...

Taliyihii Degmada Xaaji Saalax Oo La Toogtay

Published on Feb 26 2014 // Warar
Taliyihii Degmada  Xaaji Saalax Oo La Toogtay
Hargeysa(Geeska)-Taliyihii degmada Xaajisaalax ee gobalka Daad-madheedh Hure Sahal ayaa lagu dilay tuulada Laanmulaaxo, xili uu halkaas u joogay hawlo shaqo. Taliyaha ayaa la sheegay in ay toogteen dablay hubaysan oo aan gacanta lagu dhigin. Degmadan Xaaji saalax ayaa hoostimaada gobalka Daadmadheedh,...

Qalalaase Weli Ka Taagan Ukraine Iyo Masuul La Toogtay

Published on Feb 26 2014 // Warar
Qalalaase Weli  Ka Taagan Ukraine  Iyo Masuul La Toogtay
Mid ka mid ah mas'uuliyiintii ugu sarraysay dowladdii xilka laga tuuray ee dalka Ukraine ayaa lagu toogtay magaalada caasimadda ee Kiev. Andriy Klyuev ayaa ahaa madaxii shaqaalaha ee madaxweynihii hore ee dalkaas Viktor Yanukovych. Waxaa hore loo sheegay inuu la baxsaday madaxweynihii hore marka...

Diyaarad Aan Duuliye Lahayn Oo Duqaysay Guri Baraawe Ku Yaala

Published on Feb 26 2014 // Warar
Diyaarad Aan Duuliye Lahayn Oo Duqaysay Guri Baraawe Ku Yaala
Baraawe(Geeska)-Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ayaa duqayn ka gaysatay magaaladda Baraawe ee dalka Somaliya. Magaaladda Baraawe ayaa ay gacanta ku hayaan ururka Al-shabaab. Dhowr Gantaal ayaa la sheegay inay ku dhufatay diyaaradani guri ay ku sugnaayeen saraakiil Al-Shabaab katirsan, laakiin lama...

Samsung Oo Soo Bandhigtay Telefonka Cusub Ee Galaxy S5

Published on Feb 26 2014 // Warar
Samsung Oo Soo Bandhigtay  Telefonka Cusub Ee Galaxy S5
Waxa magaalada Barcelona ee carriga Spain shalay ka dhacay bandhig tiknoolajiyeed sannadle ah oo ay isugu yimaadaan shirkadaha caalamka ee sameeya Mobilada, waxayna Shirkadda Samsung halkaas kaga dhawaaqday nooca cusub ee taxanaha Mobiladeedii caanka ah ee loo yaqaan gaalagsiyada (Galaxy S Lines). Mobilekaan...

Maraykanka Oo Sheegay Inuu Dhimayo Tirada Ciidamadiisa

Published on Feb 26 2014 // Warar
Maraykanka Oo Sheegay Inuu Dhimayo Tirada Ciidamadiisa
Xoghayaha difaaca ee Maraykanka ayaa soo jeediyay qorshe lagu yaraynao ciidamada Mareykanka. Chuck Hagel ayaa sheegay in tirada ciidammada Maraykanka la gaadhsiin doono heerkii ugu hoseeyay tan iyo dagaalkii labaad ee dunida. Khudbad uu ka jeediyay Pentagon ayaa Hagel waxaa ku sheegay in tirada ciidamadada...

Maydka Nin Jarmal Ah Oo Laga Helay Hoteel Ku Yaala Magaalada Berbera Iyo Booliska Oo Ka Hadlay Baadhis Lagu Sameeyay Maydkiisa

Published on Feb 25 2014 // Warar
Maydka Nin Jarmal Ah Oo Laga Helay  Hoteel Ku Yaala Magaalada Berbera Iyo Booliska  Oo Ka Hadlay Baadhis Lagu Sameeyay Maydkiisa
Berbera (Geeska)-Nin dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Jarmalka, isla markaana shaqaale ka ahaa Hay’adda GIZ ayaa meydkiisa laga helay hoteelkii uu ka degenaa Berbera, gaar ahaan qolkiisii hurdada. Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Saaxil gaashaanle Cabdi Cali Xayd, ayaa faah faahin ka bixiyey...

Muuse Biixi Oo Sheegay Inuu Rasmi U Jiro Heshiisyadii Uu KULMIYE La Galay Ururadii Siyaasadeed Ee Hadhay

Published on Feb 25 2014 // Warar
Muuse Biixi Oo Sheegay Inuu  Rasmi U Jiro Heshiisyadii Uu KULMIYE La  Galay Ururadii Siyaasadeed Ee Hadhay
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga talada haya Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in shirgudoonka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye iyagana aan lala tartami doonin, oo ay la mid yahiin hoggaanka xisbiga ee la go’aamiyay in dib loo soo doorto. Sida oo kale waxa uu guddoomiye Muuse Biixi ka...

Xisbiga KULMIYE Oo Munaasibad U Sameeyay Xalinta Khilaafkoda

Published on Feb 25 2014 // Warar
Xisbiga KULMIYE Oo Munaasibad U Sameeyay  Xalinta Khilaafkoda
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga Kulmiye ayaa qabsaday kulan ay ku muujinayaan in uu dhammaaday khilaafkii xisbigaas, waxaanay taageero u muujiyeen gudidii xalinta khilaafkaas gashay iyo qodabadii ay soo saareen. Kulankan ayaa ahaa mid balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen madaxweyne ku xigeenka Somaliland, tiro...

Xukuumadii Masar Oo Is Casishay

Published on Feb 25 2014 // Warar
Xukuumadii  Masar Oo Is Casishay
Xukumadda Masar ee militariga taageera ayaa is-casishay, ra’iisalwasare Hazem Bedlawi ayaa is-casilaadda kaga dhawaaqay Telefishinka. Ra’iisalwasaaraha ku meel gaadhka ah ee Masar Hazem el-Beblawi ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay in xukumaddiisu ay xilka ka degtay. Khudbad uu ka jeediyay...

Wasaarada Beeraha Oo Soo Saartay Wacyigalin Ku Saabsan Dhiirigalinta Beerashada Dalka

Published on Feb 25 2014 // Warar
Wasaarada Beeraha Oo Soo  Saartay Wacyigalin Ku Saabsan  Dhiirigalinta Beerashada Dalka
Hargeysa(Geeska)-Wasaarada beeraha jamhuuriyada Somaliland ayaa soo saartay wacyigalin ku soobsan heerka cunto soo saarka ee Somaliland. In ku dhaw boqolkiiba sideetan cuntada la quuto ee dalka ayaa ka timaada dibada, waxaanay wasaarada beeraha ee dalku ku tilmaamtay arintaas mid ku khatar ah jiritaanka...

Wasiirka Waxbarashada Oo Sheegtay In Dib U Habayn Lagu Samaynayo Manjahka Waxbarashada Somaliland

Published on Feb 25 2014 // Warar
Wasiirka Waxbarashada Oo Sheegtay In Dib U Habayn Lagu Samaynayo  Manjahka Waxbarashada Somaliland
Hargeysa (Geeska)- Wasiirka wasaarada waxbarashada ee Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa ka hadashay kulan dib loogu eegeeyey tayada waxabrashada Somaliland ee sanakd 2014, kaas oo uu ka soo qayb galay madaxweyne ku xigeenka iyo Hay’addaha Somaliland kala shaqeeya dhanka waxbarasahda Wasiirka...

Ukraine Oo Madaxweyne Cusub Loo Magacaabay

Published on Feb 25 2014 // Warar
Ukraine Oo Madaxweyne Cusub Loo Magacaabay
Baarlamaanka Ukrain ayaa u doortay afhayeenka baarlamaanka inuu noqdo madaxweyne ku meel gaadh ah, maalin kadib markay xukunka ka qaadeen Victor Yanukovych mudaaharaadyo looga soo horjeedo kadib. Afhayeenka baarlamaanka Oleksander Turchinov, ayaa ku guubaabiyay xildhibaanada inay ku heshiiyaan dowlad...

Inaynu Dhisno Dalka Waxa Ka Haboon Dhisitaanka Quluubta Dadka Iyo Midnimada Umadeena

Published on Feb 25 2014 // Maqaalo
Dhinacna waxaynu ku dhaqmaynaa nidaam beeledyo qabiilaysan oo lugaheena iyo gacma heena isku xidhay.Korodhka waayo aragnimo iyo isbedelka aqooneed ee ay ku talaabsato bulsho sahan iyo hayaan dheer ugashay horumarinta iyo xaqiijinta himiladeedu markasta waxay dunida kuso kordhisaa casharo iyo duruus ay...

Guddiga Turxaanka Saarka KULMIYE Oo Xalay Ku Dhawaaqay Go’aamada Ay Gaadheen Iyo Nuxurka Labada Qodob Ee Khuseeya Muuse Biixi Iyo Samaale

Published on Feb 23 2014 // Warar
Guddiga Turxaanka Saarka KULMIYE Oo Xalay Ku Dhawaaqay Go’aamada Ay Gaadheen Iyo Nuxurka Labada Qodob Ee Khuseeya Muuse Biixi Iyo Samaale
Hargeysa(Geeska)-Guddigii uu Madaxweyne Silaanyo bishii hore u saaray turxaan saarka xisbiga KULMIYE, ayaa kulamo dhawr ah oo ay la yeesheen labada garab ee xisbiga ka dib, waxa ay xalay iclaamiyeen qodobo go’aano ay gaadheen ah, iyadoo ay labada dhinacba madasha joogeen. Madasha go’aamada...

Cisbitaalka The Wesley Hospital Ee Australia Oo Xalay Ku Dhawaaqay Inuu Guulaystay Qaliinkii Ayaan Cismaan

Published on Feb 23 2014 // Warar
Cisbitaalka The Wesley Hospital   Ee Australia Oo Xalay Ku Dhawaaqay  Inuu Guulaystay Qaliinkii Ayaan Cismaan
Hargeysa(Geeska)-Cisbitaalka The Wesley Hospital ee wadanka Australia, ayaa xalay ku dhawaaqay inuu guulaystay qaliinkii lagu sameeyay Ayaan Cismaan Maxamed, oo ah muwaadinad reer Somaliland oo ay cisbitaalkaas iyo marwo Edna Aden iska kaashadeen sidii loogu heli lahaa qaliin casri ah. Warsaxaafadeed...

Garyaqaanka Guud Oo Beeniyay Inay Madaxweynaha Ka Wada Hadleen Muddo Kordhin Loo Sameeyo

Published on Feb 23 2014 // Warar
Garyaqaanka Guud Oo Beeniyay Inay Madaxweynaha Ka Wada Hadleen Muddo Kordhin Loo Sameeyo
Hargeysa(Geeska)-Garyaqaanka guud ee qaranka Md. Ibraahin Iidle Saleebaan, ayaa beeniyay in madaxweyne Axmed Siilaanyo uu la qaatay kulan ay kaga tashanayeen sidii loo samayn lahaa amuddo kordhin ka bilaabmi doonta bisha June ee sannadka dambe oo uu wakhtiga Madaxweynuhu ku eegyahay. Garyaqaanka guud...

Xaaladda Wadanka Ukraine Oo Qasan Iyo Madaxweynihii Oo Hadlay

Published on Feb 23 2014 // Warar
Xaaladda Wadanka Ukraine Oo Qasan Iyo Madaxweynihii Oo Hadlay
Madaxweynaha Ukrain, Viktor Yanukovych ayaa sheegay inaanu iscasilayn. Isagoo ka hadlaya telefishin magaalada Kharkiv, Mr Yanukovych ayaa talaabada uu baarlamaanka qaaday ku sheegay inay tahay boob iyo in la rido dowladda. Wuxuu is barbar dhigay xaalada siyaasada Ukrain xisbigiii Naziga ee Jarmalka jiray...

Maxamed Mursi Oo Shacabka Masar Ugu Baaqay Inay Sii Wadaan Kacdoonada

Published on Feb 23 2014 // Warar
Maxamed Mursi Oo Shacabka Masar Ugu Baaqay Inay Sii Wadaan Kacdoonada
Madaxweynihii xilka laga tuuray Maxamed Morsi ayaa Sabtidii shalay  lasoo taagay maxkamada magaalada Qaahira. Morsi ayaa maxkamada loo soo taagay danbiyo la xidhiidha inuu ka baxsaday Xabsiga xiligii kacdoonkii lagu riday Xusni Mubarik, waxaan sidoo kale maxkamada lala soo taagay 130 qof oo eedaysanayaal...

Somaliland: Xukuumadda Oo Shaacisay Todobaadka Cuntada Iyo Biyaha

Published on Feb 23 2014 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay  si rasmi ah loogaga dhawaaqay todobaadka ololaha cuntada iyo Biyaha Qaranka. Kaasoo bilaabmi doona bilowga bisha soo socota ee March. Kulan  lagu qabtay xarunta wasaaradda qorshaynta qaranka iyo horumarinta waxaa ka soo qayb galay wasiirada...

Muwaadin Ugu Deeqay Wadada Ceerigaabo 10 Diig Iyo $10 Iyo Codsiga Uu Diray

Published on Feb 23 2014 // Warar
Muwaadin Ugu Deeqay Wadada Ceerigaabo 10 Diig Iyo $10 Iyo Codsiga Uu Diray
Hargeysa (Geeska)- Muwaadin Cabdilaahi Cabdi Yuusuf (Nabadoon) oo ah muwaadin u dhashay Somaliland ayaa ka dhawaajiyay inuu Wadada isku xidhi doonta Burco iyo Ceerigaabo ugu deeqay 10 Diig iyo $10 dollar, taas oo ah karaankiisa. Muwaadinkan oo dhaqda 200 oo Digaag ah ayaa sheegay inuu ka muwaadin ahaan...

Al-Shabaab Shalay Weerar Yaab Leh Ku Qaaday Madaxtooyada Somaliya, Masuuliyiinta Ku Geeriyootay Iyo Ceebta Amni Ee U Soo Hoyatay Madaxweyne Xasan

Published on Feb 22 2014 // Warar
Al-Shabaab Shalay Weerar Yaab Leh Ku Qaaday Madaxtooyada Somaliya, Masuuliyiinta Ku Geeriyootay Iyo Ceebta Amni Ee U Soo Hoyatay Madaxweyne Xasan
Muqdisho(Geeska/W.Wararka)-Kooxda Al-Shabaab ayaa shalay duhurnimadii weerar ku qaaday xarunta madaxtooyada Somaliya, oo uu ku sugnaa Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Laakiin madaxweynaha waxba kamay soo gaadhin weerarkaas. Wararka ayaa sheegay in weerarka uu ku bilowday gaadhi lagu qarxiyay...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inuu U Sacabo Tumayo Qaangaadhnimada Golaha Guurtida Ee Khilaafkii Wakiilada Xaliyay

Published on Feb 22 2014 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inuu U Sacabo Tumayo Qaangaadhnimada Golaha Guurtida Ee Khilaafkii Wakiilada Xaliyay
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa mar haddii uu dhammaaday khilaafkii golaha wakiilada Somaliland, wuxuu soo jeediyay in wada jir loo shaqeeyo. Md. Siilaanyo, ayaa farriin kooban oo khamiistii la geliyay barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu ku ammaanay golaha...

Janaral Jidhif Oo Qaramada Midoobay Ku Cambareeyay Sida Ay U Simaan Amniga Somaliland Iyo Somaliya

Published on Feb 22 2014 // Warar
Janaral Jidhif Oo Qaramada Midoobay Ku Cambareeyay Sida Ay U Simaan Amniga Somaliland Iyo Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Taliyihii hore ee ciidanka qaranka Janaral Maxamed Xasan Cabdillaahi (Jidhif) ayaa Qaramada Midoobay ku dhaliilay sida ay nabadgelyada Somaliland u barbar dhigto nabadgelyada Somaliya, marka la eego hal-beega ay ku cabiraan nabadgelyada. Jidhif, oo shalay warbaahinta u waramay wuxuu...