Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Wada Hadaladii Turkiga, Doorashooyinka Soo Socda Iyo Rajada Uu Ka Qabo Inay Isaga Iyo Xisbigiisa Waddani Ku Guulaystaan

Published on Jan 30 2014 // Warar
Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Wada Hadaladii Turkiga, Doorashooyinka Soo Socda Iyo Rajada Uu Ka Qabo Inay Isaga Iyo Xisbigiisa Waddani Ku Guulaystaan
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha Golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka hadlay wada hadaladii u dambeeyay ee dhex maray Somaliland iyo Somaliya, doorashada madaxtooyada, rajada xisbigiisa iyo inuu noqdo madaxweynaha dambe ee Somaliland iyo...

Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Ka Mid Noqday Wasiir-xigeenada Puntland

Published on Jan 30 2014 // Warar
Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Ka Mid Noqday Wasiir-xigeenada Puntland
Hargeysa(Geeska)-Xubnaha golaha wasiirada ee uu Madaxweynaha maamulka Puntland ee Somaliya Salaasadii ku dhawaaqay ayaa waxa ku jira dhawr xubnood oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse ka soo horjeeda aayo ka tashiga shacbigooda Somaliland. Hase yeeshe waxa si gaar ah uga dhex muuqda sarkaal...

Nuxurka Khudbad Sannadeedka Madaxweyne Obama Iyo Arrimaha Uu Ka Hadlay

Published on Jan 30 2014 // Warar
Nuxurka Khudbad  Sannadeedka Madaxweyne  Obama Iyo Arrimaha Uu Ka Hadlay
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa habeen hore  jeediyey khudbada uu sanad walba ka hor akhriyo labada gole ee Baarlamaanka wadankaasi Maraykanka. Barack Obama ayaa khudbada sanadkan diirada ku saaray wax qabadka xukumadiisa isagoo muddo 1 saac ku dhaw ka hadlayey siyaasadiisa arrimaha gudaha...

Guddiga Wadada Cad Oo Qurbe-joogta Ka Guddoomay Lacag Boqol Kun Oo Dollar Ku Dhow

Published on Jan 30 2014 // Warar
Guddiga Wadada Cad Oo Qurbe-joogta Ka Guddoomay Lacag Boqol Kun Oo Dollar Ku Dhow
Hargeysa(Geeska)-Gudida wadada Cad ee isku xidha Hargeysa iyo Salaxley, ayaa qurbajoogta deegaankaas ka guddoomay qaadhaan ay wadadaas dhismaheeda u soo ururiyeen oo dhan 89,524 Dolar. (Sagaal iyo sideetan kun, shan boqol iyo afar iyo labaatan dollar). Xaflad loo qabtay guddoomida jeegaga lacagtan lagu...

Badhasabka Saaxil Oo Dhammeeyay Khilaaf Ka Dhex Jiray Dadka Deegaanka Beenyo Macaan

Published on Jan 30 2014 // Warar
Badhasabka Saaxil Oo Dhammeeyay Khilaaf Ka Dhex Jiray Dadka Deegaanka Beenyo Macaan
Hargeysa(Geeska)-Badhasaabka gobalka Saaxil Cali Maxamed Cilmi,ayaa sheegay inay dhameeyeen khilaaf soo jiitamay oo u dhaxeeyay dadka wada dega magaalada Beenyo-macaan oo 120km dhinac bari ka xigta magaalada Bebera. Badhasaabku waxa uu sheegay inay xalinta arintaas ka wada qaybgaleen salaadiin,odayaal...

Koonfurta Suudaan Oo Sii Daysay Maxaabiistii Ay Xabsiyada Ku Gurtay

Published on Jan 30 2014 // Warar
Koonfurta Suudaan Oo Sii Daysay Maxaabiistii Ay Xabsiyada Ku Gurtay
Dawladda Suudaanta Koonfureed ayaa sii deysay toddobo kamid ah maxaabistii u xidhnayd arrimo Siyaasadeed oo qeyb ka ah heshiiskii usbuuci hore falaagada kula saxeexdeen magaalada Addis Ababa. Toddobo kamid ah maxaabiista ayaa la sii daayay shalay, waxaana Koonfurta Suudaan ay ku wareejisay Dowladda Kenya...

Qodobkii Sagaalaad Ee Heshiiskii Istabuul: Prof Yuusuf Goodir Maxamed

Published on Jan 30 2014 // Columnists, Warar
Qodobkii Sagaalaad  Ee Heshiiskii Istabuul: Prof Yuusuf Goodir Maxamed
Heshiiskii Istanbuul qodobkiisa sagaalaad wuxuu taabtay sababta saldhiga u ah gooni isutaaga Somaliland oo ah xasuuqii dhacay dabayaaqaddii sideetanaadkii. Qaylo dheer ayaa laga muujiyay nuxurka erayga tiir dhexaadka u ah qodobkaas oo afka qalaad ku qoraa, (atrocities). Sida caadiga ah maadooyinku (the...

Maxkamadda Gobalka Hargeysa Oo Hay’adda UNICEF Ku Amartay Inay Bixiso Lacag Ka Badan Lix Boqol Oo Kun Oo Dollar Oo Shaqaalahoodii Hore Loo Xukumay

Published on Jan 29 2014 // Warar
Maxkamadda Gobalka Hargeysa Oo Hay’adda UNICEF Ku Amartay Inay Bixiso Lacag Ka Badan Lix Boqol Oo Kun Oo Dollar Oo Shaqaalahoodii Hore Loo Xukumay
Hargeysa(Geeska)-Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa hay’adda UNICEF ee Qaramada Midoobay ku amartay inay 10 maalmood gudahood ku bixiso lacag dhan ($ 633,916,) Lix boqol sadex iyo sodon kun  iyo sagaal boqol iyo lix iyo tobon  Doolar, oo ah lacag ay leeyihiin 17 muwaadin oo ka mid ahaa...

Cali Yuusuf Oo Sheegay Inay Isaga Iyo Baashe Maxamed Faarax Ka Tashanayaan Xeer-hoosaadka Cusub Ee Golahooda

Published on Jan 29 2014 // Warar
Cali Yuusuf Oo Sheegay Inay Isaga Iyo Baashe Maxamed Faarax Ka Tashanayaan Xeer-hoosaadka Cusub Ee Golahooda
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Cali Yuusuf Axmed, ayaa ku tilmaamay xeer hoosaadkii ay ansixiyeen golaha wakiiladu inuu sharci daro ahaaa,isla markaasna uu jabinaayo dastuurka dalka. Waxa uu Cali Yuusuf sheegay inay ka fiirsanayaan talaabadii ay qaadi lahaayeen, waxaanu...

Magacyada Golaha Wasiirada Ee Puntland Oo Shalay Lagu Dhawaaqay

Published on Jan 29 2014 // Warar
Magacyada Golaha  Wasiirada Ee Puntland Oo Shalay Lagu Dhawaaqay
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay maamul gobaleedka Puntland Cabdiwali Cali Gaas, ayaa si rasmi ah u shaaciyay golahiisa wasiirada oo ka kooban 46, isugu jira 18 wasiir,19 wasiir ku xigeen iyo 9 wasiiru dawle. Cabdiwali Cali Gaas oo dhawaan sheegay in haweenka uu xukuumadiisa...

Madaxweynihii Masar Ee La Afgembiyay Oo Shalay Maxkamadda La Horkeenay

Published on Jan 29 2014 // Warar
Madaxweynihii Masar Ee  La Afgembiyay Oo Shalay  Maxkamadda La Horkeenay
Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee Masar Maxamad Mursi ayaa maxkamad la soo taagay, isagoo loo haysta inuu xabsi ka baxsaday xilligii uu socday kacdoonkii xukunka looga qaaday Xusni Mubarak. Waxaa dacwadda lala soo taagay 130 ruux oo kale oo loo haysto inay iyagana xabsiga jabsadeen. Dacwadan ayaa...

Badhasaabka Gobalka Togdheer Oo Xilkii La Wareegay

Published on Jan 29 2014 // Warar
Badhasaabka Gobalka Togdheer Oo Xilkii La Wareegay
Burco(Geeska)-Badhasaabka cusub ee gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye ayaa xilkii kala wareegay Guddoomiyihii ka horeeyay ee xilka shaqadda iska casilay Md. Axmed Cumar Xamarji. Munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen labadan masuul oo ka dhacday xarunta maamulka gobolka Togdheer ayaa waxa ka...

Ujeedada Kormeerka Wasiirka Beeraha Ee Deegaamada Xeebaha Saaxil

Published on Jan 29 2014 // Warar
Ujeedada Kormeerka Wasiirka Beeraha Ee Deegaamada Xeebaha Saaxil
Hargeysa(Geeska)-Wefti uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradda Beeraha Prof. Faarax Cilmi Geedoole iyo wefti uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaano ka tirsan xeebaha Gobolka Saaxil. Weftiga oo ka kooban mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradaha Beeraha iyo Hay’adda G I Z ayaa Ujeedada Socdaalkoodu tahay...

Xildhibaan Qabile Iyo Maanso Uu Turiyay Oo Daba Socota Maansadii Garbo-Diir Ee Axmed Aw Geedi

Published on Jan 29 2014 // Warar
Xildhibaan Qabile Iyo Maanso Uu Turiyay Oo Daba Socota Maansadii Garbo-Diir Ee Axmed Aw Geedi
Maansadan la magac baxdey (Dundumo Maydh) oo uu curiyay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, 28/01/2014. Waxay daba socotaa silsiladii Garbadiir ee uu bilaabey Abwaan Axmed awgeedi ee sida qotoda dheer uga warameysey wacyiga jira, iyo marxalada adage e dalku marayo. Xildhibaanku wuxuu ku bilaabey sidatan:- 1.   ...

Golaha Wakiilada Oo Aqlabiyad Ku Dhantaalay Awoodii Labada Ku Xigeen Iyo Xildhibaanadii KULMIYE Oo Codkooda Ku Taageeray Xeerkaas

Published on Jan 28 2014 // Warar
Golaha Wakiilada Oo Aqlabiyad Ku Dhantaalay Awoodii Labada Ku Xigeen Iyo Xildhibaanadii KULMIYE Oo Codkooda Ku Taageeray Xeerkaas
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii shalay cod midaysan oo aqlabiyad ah ku meelmariyay wax ka bedel lagu sameeyay xeer hoosaadka golaha wakiilada, kaas oo dhantaalay awoodda labada guddoomiye xigeen ee golaha oo ay wakhtigan hayaan Md. Baashe Maxamed Faarax iyo...

Abaandulaha Ciidamada Qaranka Oo Mar Kale Ku Celiyay Inuu Ku Jiro Xabsi Guri Uu Saylici Ku Xidhay

Published on Jan 28 2014 // Warar
Abaandulaha Ciidamada Qaranka Oo Mar Kale Ku Celiyay Inuu Ku Jiro Xabsi Guri Uu Saylici Ku Xidhay
Hargeysa(Geeska)-Abaanduulaha ciidamada qaranka sareeye guuto Cadbilaahi Jaamac Calas,ayaa sheegay in aanu wax wada hadalo ah cidna kala yeelan xayiraada saaran, isaga oo sheegay in wali amarkii lagu joojiyay uu sidiisii yahay. Abaanduulaha ayaa sheegay inuu xabsi guri ku jiro, ka dib markii uu madaxweyne...

Wasaaradda Waxbarashada Oo Beenisay In La Midaynayo Manhajyada Somaliland Iyo Somaliya

Published on Jan 28 2014 // Warar
Wasaaradda Waxbarashada Oo Beenisay In La Midaynayo Manhajyada Somaliland Iyo Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Wasaarada waxbashada Somaliland ayaa beenisay inay dalka Keniya kaga qaybgaleen shir lagu midaynaayay manhajyada waxbarashada Somaliland iyo Somaliya. Waxa ay masuuliyiinta wasaarada uga qaybgalay shirkaas ay sheegeen inuu ahaa shir lagaga doodayay arrimaha waxbarashada, waxaanay sheegeen...

Sucaad Ibrahim Cabdi Oo Sheegtay Inay Doorashada Dambe U Tartami Doonto Xildhibaanimo

Published on Jan 28 2014 // Warar
Sucaad Ibrahim Cabdi Oo Sheegtay Inay Doorashada Dambe U Tartami Doonto Xildhibaanimo
Hargeysa(Geeska)-Marwo Sucaad Ibrahim Cabdi, oo ah gabadh u dhalatay wadankan Somaliland oo aqoonyahanad ah ayaa cadaysay inay doorashada Baarlamaanka Somalialnd ee sannadka dambe isa soo sharixi doonto, waxaanay doonaysaa inay ka mid noqoto Baarlamaanka Somaliland oo marka labada aqal la isku daro ay...

Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo U Sacabo Tumay Wax Ka Bedelka Xeer-hoosaadka

Published on Jan 28 2014 // Warar
Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo U Sacabo Tumay Wax Ka Bedelka Xeer-hoosaadka
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Bashiir Aw Xuseen Tukaale ayaa ka hadlay sababta ay labada ku xigeen ee shir guddoonka golahu uga soo dajiyeen dhinacyada guddoomiyaha. Xildhibaan Bashiir Tukaale ayaa sheegay inay doonayaan in guddoomiyaha golaha looga danbeeyo hawlaha golaha, waxaanu sidaas u sheegay mar...

Ururka SOLJA Oo Ka Digay Shir Ay Sheegeen Inay Daladda SONSAF Abaabulayso

Published on Jan 28 2014 // Warar
Ururka SOLJA Oo Ka  Digay Shir Ay Sheegeen Inay Daladda SONSAF Abaabulayso
Hargeysa(Geeska)-Ururka saxaafadda Somaliland ee SOLJA ayaa xalay soo saaray warsaxaafadeed ay kaga digayaan shir ay sheegeen inay abaabulayso daladda SONLSAF. Warsaxaafadeedkaas oo ay ku saxeexnaayeen guddoomiye xigeenka Ururka Maxamed Cabdi Curad iyo Xoghayaha guud ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed...

Golaha Wasiirada Oo Ansixiyay Diiwaangelinta Muwaadiniinta Somaliland

Published on Jan 28 2014 // Warar
Golaha Wasiirada Oo Ansixiyay Diiwaangelinta Muwaadiniinta Somaliland
Hargeysa(Geeska)-Fadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirada, isla markaasna uu shir guddoominayay madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna kusimaha madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdilaahi Sayli, ayay lagaga dooday isla markaasna loogu codeeyay diiwaangalinta muwaadiniinta ee dhawaan ay ku dhawaaqday...

Taariikh Nololeedka Sheekh Axmed Cali Weerar (Q 2aad)

Published on Jan 28 2014 // Maqaalo
Waxa la yidhi wadaad caan ahaa oo la’odhan jiray Sayid Maxamuud Aw-Cali Qabax ayaa beeshii saldanada ahayd ee Isaaq xoolo u soo doontay , waa sida la’yidhiye Sayid Maxamuud Aw-Cali Qablax madal uu xoolo ka yaboohinaayo ayuu Cali-weerar isa soo taagay. Dabadeed Sayid Maxameuud Aw-Cali Qablax...

“Axmedoow [Madaxweynaha] Waxba Kuu Tari Maayaan Milyaniska Maanta Aad Adiga Iyo Qoyskaagu Meel Dhiganaysaan, Waar Abtiyoow Ha Aakhiro Seegin”

Published on Jan 26 2014 // Warar
“Axmedoow [Madaxweynaha] Waxba Kuu Tari Maayaan Milyaniska Maanta Aad Adiga Iyo Qoyskaagu Meel Dhiganaysaan, Waar Abtiyoow Ha Aakhiro Seegin”
Hargeysa(Geeska)-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax, oo mar ahaa guddoomiye xigeenkii xisbiga KULMIYE , ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inay isaga iyo qoyskiisu malaayiin Dollar dunida ku urursanayaan. Md. Cabdiraxmaan, wuxuu sheegay inuu Madaxweyne Siilaanyo ku kacay waxyaabihii uu ku eedayn...

“Madaxtooyada Waxa Fadhida Guurti Aan Shaarubo Lahayn Oo Aynaan Ogayn, Dalkana Ma Xukumi Karto”

Published on Jan 26 2014 // Warar
“Madaxtooyada Waxa Fadhida Guurti Aan Shaarubo Lahayn Oo Aynaan Ogayn, Dalkana Ma Xukumi Karto”
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in wax uu ugu yeedhay guurti aan shaarubo lahayni ay dalka ka taliyaan, waxase uu sheegay inaanay dalka ka talin Karin ciddaas uu sheegay oo uu dalku gurmad u baahanyahay. Md. Faysal, oo hadal ka jeediyay munaasibad uu xisbigiisu...

Eng. Maxamed Xaashi Oo Ku Baaqay In Go’aan Diidmo Ah Laga Qaato Wada Hadalada

Published on Jan 26 2014 // Warar
Eng. Maxamed Xaashi Oo Ku Baaqay In Go’aan Diidmo Ah Laga Qaato Wada Hadalada
Hargeysa(Geeska)-Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa labada xisbi mucaarad u soo jeediyay inay go’aan qaadacaad ah ka qaataan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya u socda, oo uu tilmaamay inay marin habaabeen. Maxamed Xaashi, oo shalay hadal ka jeediyay madal uu xisbiga UCID ku soo dhaweeyay taageerayaal...

Xisbiga UCID Oo Soo Dhaweeyay Taageerayaal Cusub Oo Ku Soo Biiray

Published on Jan 26 2014 // Warar
Xisbiga UCID Oo Soo Dhaweeyay Taageerayaal Cusub Oo Ku Soo Biiray
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa waxa shalay ku biiray  masuuliyiin iyo qaar ka mid ah ururadii Umadda,Dalsan iyo xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye. Xisbiga Ucid ayaa soo dhawayn diiran u sameeyay masuulyiintan ku soo biiray oo u badnaa urur siyaasadeedkii Umadda hoggaankiisii....

Madaxweyne-xigeenka Oo Qaabilay Dhakhaatiir Maraykan Ah Oo Dalka Yimid

Published on Jan 26 2014 // Warar
Madaxweyne-xigeenka  Oo Qaabilay Dhakhaatiir Maraykan Ah Oo Dalka Yimid
Hargeysa(Geeska)-Kusimaha Madaxweynaha Somaliland, ahna Madaxweyne Kuxigeenka Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shalay  Xafiiskiisa ku qabaailsay dhakhaatiir ka socday Jaamacada HARVARD University ee dalka Mareykanka oo maalimihii ugu danbeeyey dalka safar shaqo ku joogay. Dhakhaatiir...

Beelaha Carabta Somaliland Oo Kulan Ay Qabsadeen Xukuumadda Ku Taageeray

Published on Jan 26 2014 // Warar
Beelaha Carabta Somaliland Oo Kulan Ay Qabsadeen  Xukuumadda Ku Taageeray
Hargeysa (Geeska)- Beesha Carabta Somaliland ayaa kulan ballaadhan oo ay ku yeesheen Magaalada Hargeysa waxa ay ka soo saareen go’aamo iyo soo jeedimo ay ka mid tahay in ay taageersan yihiin xukuumadda Somaliland. Kulankan waxa ay beeshu kaga dhawaaqday guddi horumarineed oo ka talisa arimaha beesha,...

Diblomaasiyiin Masaari Ah Oo Lagu Afduubay Liibiya

Published on Jan 26 2014 // Warar
Shan Diblomaasi oo u dhashey dalka Masar ayaa lagu afduubtey dalka Liibiya kuwaas oo ka shaqaynayay  safaaeradda Masar ku leedahay dalka Libya. Waxaa qafaalkan ka danbeeyey niman aan la garan halka ay u shaqeynayeen ama ka tirsan yihiin. Ma jirto cid sheegatey in ay afduubteen diblomaasiyiinta,...

Wada Hadaladii Suuriya Oo Shalay Si Rasmi Ah U Furmay

Published on Jan 26 2014 // Warar
Dawladda iyo mucaaradka Suuriya ayaa shalay markii u horaysay qol wada fadhiistay, ka dib markii ay wada hadalo ka furmeen wadanka Switzerland. Labada dhinac ee iska soo horjeeda dalka Suuriya ee ku wada hadlaya magaalada Geneva ayaa ku kulmay markii ugu horaysay meel. Intaanay  isku iman, labada...

Taariikh Nololeedka Sheekh Axmed Cali Weerar

Published on Jan 26 2014 // Maqaalo
Qor:- Maxamed Axmed-Bedel Qaybtii 2aad warasadiisii ayuu illaahay ku barwaaqeeyey. Waxa laga yaabaa inta dhoofka ku kala maqan ee baduhu ay kala xidheen qaarkood in aanay weli is arag. Inta joogtaana waa qayro balaadhan oo wiil iyo gabadhba leh. Reer adduunyo waase reer aakhiro {Allow dhawr oo isha iyo...

Danjire Cawil Oo Si Cad U Qeexay Macnaha Ereyga Loo Adeegsaday Qodobka 9aad Ee Heshiiska Turkiga & Faraqa U Dhexeeya Labada Erey Ee Muranka Keenay

Published on Jan 25 2014 // Warar
Danjire Cawil Oo Si Cad U Qeexay Macnaha Ereyga  Loo Adeegsaday Qodobka 9aad Ee Heshiiska Turkiga &  Faraqa U Dhexeeya Labada Erey Ee Muranka Keenay
Hargeysa(Geeska)-Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil) oo ahaa wasiirkii maaliyadda ee xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin, ayaa si adag uga hadlay qodobka 9aad ee heshiskii ay Somaliland iyo Somaliya ku kala saxeexdeen wadanka Turkiga, kaas oo ka hadlayay xasuuqii ay dawladii Maxamed Siyaad Barre u gaysatay...