Dawladda Somaliya Oo Baarlamaanka Dalkeeda Ka Dhex Wadda Mooshin Ay Ku Laalayso Wada Hadalkii Ay Kula jirtay Dawladda Somaliland

Published on Dec 31 2013 // Warar
Dawladda Somaliya Oo Baarlamaanka  Dalkeeda Ka Dhex Wadda Mooshin Ay Ku Laalayso  Wada Hadalkii Ay Kula jirtay Dawladda Somaliland
Muqdisho(Geeska)-Dawladda Somaliya ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si xawli ah u wadda mooshin ka dhan ah wada hadalada ay la leedahay Jamhuuriyadda Somaliland, kaas oo saddex goor dib uga dhacay wakhtigii loogu tallo galay. Mooshinkaas oo ay Baarlamaanka horgaynayaan xubno ka tirsan Baarlamaankaas...

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo Inuu Dhawaan Safar Ku Tago Dalka Ingiriiska Iyo Ujeedadiisa

Published on Dec 31 2013 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la filayaa inuu dhawaan socdaal ku tago wadanka Ingiriiska, gaar ahaan magaalada London. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay in Madaxweynuhu wadankaas u socdaali doono maalmaha ugu horeeya ee bishan January ee sannadka...

Magacyada Laba Xubnood Oo Ay Wakiiladu Midna U Ansixiyeen Gudiga Cadaalada Midna Diideen

Published on Dec 31 2013 // Warar
Magacyada Laba Xubnood Oo Ay Wakiiladu Midna U Ansixiyeen Gudiga Cadaalada Midna Diideen
Hargeysa(Geeska)-Golaha Wakiilada Somaliland oo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha Golahaasi Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),ayaa shalay  mudanayaashu waxay Cod Aqlabiyad ah ku ansixiyeen xubin ka mid ah guddida cadaalada, iyagoo xubin kalena dib u celiyey. Fadhigan oo ay joogeen shan...

Dufcadii Afraad Oo Shalay Ka Qalinjebisay Machadka CSI Iyo Khudbadihii Masuuliyiinta

Published on Dec 31 2013 // Warar
Dufcadii Afraad Oo Shalay Ka Qalinjebisay Machadka CSI Iyo Khudbadihii Masuuliyiinta
Hargeysa(Geeska)-Dufcadii afraad ee ka qalinjebisa machadka Tabobarka Shaqaalaha dawlada oo ka kooban 206-qof ayaa xaflad qalijabin ah loogu qabtay hotel Maansoor ee mgaaladda Hargeysa. Ardaydan qalinjabisay oo u badnaa shaqaalaha dawlada ayaa kala ahaa Public Administration,Accounting,Development Studies...

Suldaan Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Dib Ugu Noqdo Wakaalada Biyaha Ee Hargeysa

Published on Dec 31 2013 // Warar
Suldaan Madaxweynaha  Ugu Baaqay Inuu Dib Ugu Noqdo Wakaalada Biyaha Ee Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Suldaan Aadan Faarax Cumar  ayaa madaxweyne Axmed  Siilaanyo ugu baaqay inuu dib ugu noqdo qaabka ay u shaqayso wakaaladda biyaha Hargeysa. Waxaanu wakaaladda ku eedeeyay in aanay u hawlgalin sidii dadweynaha Hargeysi ay biyo u heli lahaayeen, isla markaasna taas badalkeeda ay hada...

Safiirka Itoobiya Ee Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Jaaliyadda Itoobiya Ee Borama

Published on Dec 31 2013 // Warar
Borama(Geeska)-Wakiilka dawladda Itoobiya u fadhiya Somaliland Brigader General Berhe Tesfay ayaa Axadii magaalada Borama kulan kula yeeshay jaaliyadda Itoobiya ee ku nool magaalada Borama ee wadanka Somaliland. Md. Berhe, ayaa ka qayb galay munaasibadaas oo si weyn loo soo abaabulay, waxaana sidoo kale...

Madax Dhaqameed Wasiir Waran-Cadde Ku Hambalyeeyey Dejinta Cabashadii Biyaha Ee Hargeysa

Published on Dec 31 2013 // Warar
Wasiirka arimaha gudaha Somaliland mudane cali maxamed waran cade  waa wasiirka  tiir dhexaaadka jamhuriyada Somaliland ,waxaaanuna ku hambalyanaa hadanunahay saladiinta iyo cuqaasha  sanaag angoo isku duuban , sidii uu udamiyey shaqaaqadii kadhacday doraad magalada hargeysa , taasu ulahaaa hidde. Waxaa...

Odayaal Ka Soo Jeeda Degmada Maxamuud Haybe Oo Difaacay Wasiirka Arrimaha Gudaha

Published on Dec 31 2013 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Odayaal iyo siyaasiyiin ka soo jeeda degmada Maxamud Haybe, ayaa sheegay in mudaharaadyadii degmadaas iyo meelo kale oo Hargeysa ka mid ahba ka dhacay ay ahaayeen kuwo lagaga soo hor jeeday biyo la’aanta, waxaanay meesha ka saareen in xisbiyada mucaaradka ah ay taageerayeen mudaharaadyadaas. Sida...

Mudaharaad Ka Dhashay Biyo La’aanta Caasimadda Ka Jirta Oo Shalay Gilgilay Hargeysa, Khasaraha Ka Dhashay Iyo Nuxurka Heshiis Uu Warancade Booyadaha Ku Hawlgeliyay

Published on Dec 29 2013 // Warar
Mudaharaad Ka Dhashay Biyo La’aanta Caasimadda Ka  Jirta Oo Shalay Gilgilay Hargeysa, Khasaraha Ka Dhashay Iyo Nuxurka Heshiis Uu Warancade Booyadaha Ku Hawlgeliyay
Hargeysa (Geeska)-Mudaharaado lagaga Cabanayey biyo la’aan soo food saartay degmooyinka Koonfurta iyo Galbeedka Magaalada Hargeysa, ayaa shalay gilgilay Magaalada Hargeysa, ka dib markii booyadihii biyaha u dhaamin jiray xaafadaha aanay gaadhin biyaha dawladdu ay muddo saddex maalmood ah ku jireen...

Guddoomiye-xigeen Baashe Oo Shalay Si Lama Filaan Ah U Soo Fadhiistay Kursigiisii Ay Siyaasadu Ka Kaxaysay

Published on Dec 29 2013 // Warar
Guddoomiye-xigeen Baashe Oo Shalay Si Lama Filaan Ah U Soo Fadhiistay Kursigiisii Ay Siyaasadu Ka Kaxaysay
Hargeysa (Geeska) – Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada, Md. Baashe Maxamed Faarax, oo isaga iyo ku xigeenka labaad, Md. Cali Yuusuf Axmed, ay toddobaadkii hore Dacwad ka dhan Guddoomiyaha Golahaasi, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) u gudbiyeen Maxkamadda sare, ayaa shalay...

Duruus Hoggaamineed Oo Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne Silanyo Ka Barto Nelson Mandela: Geeska Afrika Staff Writer (Q:5aad)

Published on Dec 29 2013 // Editorial/Staff Writer, Warar
Duruus Hoggaamineed Oo  Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne  Silanyo Ka Barto Nelson Mandela: Geeska Afrika Staff Writer (Q:5aad)
Garsoorka: Nelson Mandela waxaa lagu tilmaamaa in uu ahaa halgamaagii ugu weynaa qarnigii labaatanaad ee ka dhiidhiyey caddaaladdarro iyo eex sharci, waxa uu dhadhamiyey xanuunka ka dhasha garsoor xumada oo uu muddo 27 ah u xidhnaa, casharka ugu weyn ee uu ka bartayna uu noqday in sharciga iyo garsoorku...

Mujaahid Xasan Guure Oo Si Adag Uga Hadlay Mudaharaadka Biyo La’aaneed Ee Hargeysa

Published on Dec 29 2013 // Warar
Mujaahid Xasan Guure Oo Si Adag Uga Hadlay Mudaharaadka Biyo La’aaneed Ee Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha Madasha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo ku dhaliilay cashuur kordhinta booyadaha biyaha iyo gaadiidka xamuulka ee dadweynaha u shaqeeya. Waxa uu madaxweynaha xasuusiyay Muj.Xasan Guure balanqaadyadii...

Waddani Iyo UCID Oo Ka Hadlay Mudaraadkii Shalay Ka Dhacay Caasimada Hargeysa

Published on Dec 29 2013 // Warar
Hargeysa (Geeska) – Guddoomiyaha Madasha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka, Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku dhaliilay cashuur kordhinta booyadaha biyaha iyo gaadiidka xamuulka qaada. Mujaahid Guure, waxa uu Madaxweynaha xasuusiyay balanqaadyadii dhanka...

Ma Jirto Meel Ay Muuse Dhariyo Ku Tidhi Isaaq baanu La Dagaalameynaa Soomaaliweyna Waanu Tageynaa”

Published on Dec 29 2013 // Warar
Ma Jirto Meel Ay Muuse Dhariyo Ku  Tidhi Isaaq baanu La Dagaalameynaa  Soomaaliweyna Waanu Tageynaa”
Ugu Horeyn waxaan xaal iyo xushmad halkan ka huwinayaa dhamaan inta ku aftirsata magaca saldana ee reer somalilad iyo shicibkooda, Anigoo aad iyo aad ugu damqanaya hadal fool xumo weyn iyo fidno huwan oo ka soo yeedhay nin yidhi waxaan ahey sudlaan. waxaan leeyahay shacabka, xukumada, salaadiinta, iyo...

Xaquuqda Maxbuuska:- Huda Cali Banfas Qaybtii Labaad

Published on Dec 28 2013 // Maqaalo
Xaquuqda Maxbuuska:- Huda Cali Banfas   Qaybtii Labaad
Marka ugu horeysa ee qof lasoo xidho , halka ugu horeysa ee la keenaa waa saldhigyadda booliska, halkaas oo lagu hayo qofka intaan loo gudbin maxkamad. Haddaba waxaa dhacda in maxbuuska lasoo xidhay lagu xareeyo qol(edeg)ay hore ugu sii jireen maxaabiis kale oo u xidhan kiisas kala duwan, kuwaas oo aan...

Nuxurka Afar Waraaqood Oo Ay Isweydaarsadeen Guddoomiye Cirro, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Iyo Baashe & Cali Oo Isku Dhinac

Published on Dec 28 2013 // Warar
Nuxurka Afar Waraaqood Oo Ay  Isweydaarsadeen Guddoomiye Cirro, Guddoomiyaha  Maxkamadda Sare Iyo Baashe & Cali Oo Isku Dhinac
Hargeysa (Geeska) –Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu halkan akhristayaashiisa ugu soo gudbinayaa afar waraaqood oo ay isweydaarsadeen guddoomiyaha golaha wakiilada, guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo labada ku xigeen ee shirguddoonka golaha wakiilada. Waraaqahan ayaa la isweydaarsaday ka dib markii uu muran...

Laba Xildhibaan Oo Ka Digay Halista Ka Dhalan Karta Mudaharaadka Booyadaha Iyo Farriinta Ay Madaxweynaha U Direen

Published on Dec 28 2013 // Warar
Laba Xildhibaan Oo Ka Digay Halista Ka Dhalan Karta Mudaharaadka Booyadaha Iyo Farriinta Ay Madaxweynaha U Direen
Hargeysa(Geeska)-Laba xildhibaan oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland, ayaa madaxweyne Axmed Siilaanyo deg deg uga codsaday inuu guddi u saaro cabashada booyadaha biyaha ee magaaladda Hargeysa. Xildhibaanada ayaa ah xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) iyo xildhibaan Siciid Maxamed Cismaan...

Hello; Madaxweyne: Geeska Afrika Staff Writer

Published on Dec 28 2013 // Warar
Hello; Madaxweyne: Geeska Afrika Staff Writer
Hargeysa(Geeska)-Khamiistii waxa magaalada Hargeysa ka dhacay dibad bax ay dhigeen laba iskaashato oo kala ah iskaashatada Booyadaha biyaha u dhaamiya caasimadda iyo tagsiilayaasha ka shaqaysta madaarka Hargeysa. Labada dibad-bax oo uu noocoodu yahay mid wadanka ku cusub, waxa laga dareemay magaalada...

Duruus Hoggaamineed Oo Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne Silanyo Ka Barto Nelson MandelaAfrika. Staff Writer (Q:4aad)

Published on Dec 28 2013 // Editorial/Staff Writer, Warar
Duruus Hoggaamineed Oo  Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne  Silanyo Ka Barto Nelson MandelaAfrika. Staff Writer (Q:4aad)
Haddii xisbiga ANC ee Mandela uu dadka reer Koonfur Afrika cod kaga raadsaday in uu dib u habayn ku samaynayo shuruucda dalka, kana dhigayo kuwo si siman muwaadiniinta madax iyo minjaba ugu  adeegaya, xisbiga madaxweyne Siilaanyo qudhiisuna taas oo kale waa uu sameeyey, oo xilligii mucaaradnimada...

Dibindaabyada Hay’daha UN-ta Iyo Samafalku Ku Hayaan Wadanka Oo Laga Digay

Published on Dec 28 2013 // Warar
Dibindaabyada Hay’daha UN-ta Iyo Samafalku Ku Hayaan Wadanka Oo Laga Digay
Hargeysa(Geeska)-Xarunta cilmi baadhista iyo falanqaynta ee Somaliland (SOMALILAND CENTER FOR RESEARCH AND STRATGIC ANALAYSIS (CRSA)), ayaa ka digtay dibin-daabyada ay dalka iyo qaranimada Somaliland ku hayaan hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa kale e samofalku. Daraasaad ay xaruntaasi samaysay oo...

Madaxweynaha Somaliya Oo Weji Gabax Kala Kulmay Kenya

Published on Dec 28 2013 // Warar
Madaxweynaha Somaliya Oo Weji Gabax Kala Kulmay Kenya
Nayrobi(Geeska)-Dawladda Kenya ayaan wax tixgelin ah siinin Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud, oo wadanka Kenya u jooga xal u helidda ay madaxda IGAD u raadinayaan qalalaasaha ka taagan wadanka Koonfurta Suudaan. Waxaana Nayrobi sidoo kale ku sugan madaxda wadamada kale ee IGAD. Xasan Sheekh, ayaa markii...

Qarax Ay 11 Qof Ku Dhinteen Oo Shalay Ka Dhacay Muqdisho

Published on Dec 28 2013 // Warar
Qarax Ay 11 Qof Ku Dhinteen  Oo Shalay Ka Dhacay Muqdisho
Muqdisho (Geeska) – Ugu yaraan 11-qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay maqaaxi ay inta badan fadhiisan jireen ciidammo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo ku taalla degmada Dayniile. Qaraxan ayaa waxaa ka dhacay xaafad lagu magacaabo Bangalo oo ka tirsan degmadaas, iyadoo dadka ku dhintay ay ku...

“Burco Oo Gubanaysa Ayaa Madaxwaynaha La Leeyahay Kaalay Carruurbaa Qalin-jabisee Shahaadoyin Sii, Axmedoow, RRU iyo Xabad Lagu Kala Bixi Maayo”

Published on Dec 28 2013 // Warar
“Burco Oo Gubanaysa Ayaa Madaxwaynaha La Leeyahay Kaalay Carruurbaa Qalin-jabisee Shahaadoyin Sii, Axmedoow, RRU iyo Xabad Lagu Kala Bixi Maayo”
Hargeysa (Geeska) – Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), ayaa si adag uga hadlay khasaaraha dhimashada iyo dhaawac ah ee ka dhashay Mudaharaadkii doraad ka dhacay Magaalada Burco, waxaanu sheegay inaan dadku qaadan Karin xadhig...

Qalinka Iyo Waayaha: Prof Yuusuf Goodir Maxamed

Published on Dec 28 2013 // Columnists, Warar
Qalinka Iyo Waayaha: Prof Yuusuf Goodir Maxamed
HAWEENKA IYO DOORKA NOLOSHA   Qaybtii 3aad Qaybihii hore waxaynu ku soo bandhignay aragtidii laga haystay haweenka iyo xad gudubyaddii ay soo dhaxleen oo ilaa iyo maanta taagan, iyo weliba guulo shakhsiyaad dumar taabeen. Haddii aynu ka eegno dhinaca Islaamka indheheenu waxay ku baahayaan...

Duruus Hoggaamineed Oo Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne Silanyo Ka Barto Nelson MandelaAfrika. Staff Writer (Q:3aad)

Published on Dec 28 2013 // Editorial/Staff Writer, Warar
Duruus Hoggaamineed Oo  Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne  Silanyo Ka Barto Nelson MandelaAfrika. Staff Writer (Q:3aad)
Hargeysa (Geeska)- Nasiib darro dersigaas muhiimka ah ee laga baranayo habkii uu Mandela ku mideeyey qarankii qaybsanaa ee taladiisa uu qabtay, waa uu seegay hoggaamiyaha Somaliland. Muddo 8 sano ku siman ayaa uu xisbiga Kulmiye ee uu hoggaaminayey Md. Siilaanyo ku jiray ol’ole ciddiyo ku dagaalan...

Xisbiga KULMIYE Oo Shalay Dib U Dhigay Shirweyinihii Xisbiga

Published on Dec 25 2013 // Warar
Xisbiga KULMIYE Oo Shalay Dib U Dhigay Shirweyinihii Xisbiga
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE ayaa ku dhawaaqay in ay dib udhigeen shirweynihii xisbigaas oo ay ahayd inuu maanta qabsoomo. Guddidii xisbigu u saaray qabanqaabada shirkaas oo ka soo doogay khilaafkii u dhaxeeyay ayaa ku dhawaaqay inay qabashadii shirka u ra’reen 21/1/2014-ka. Sida...

Duruus Hoggaamineed Oo Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne Silanyo Ka Barto Nelson MandelaAfrika Staff Writer (Q:2aad)

Published on Dec 25 2013 // Editorial/Staff Writer, Warar
Duruus Hoggaamineed Oo  Ay Fiicnayd In Uu Madaxweyne  Silanyo Ka Barto Nelson MandelaAfrika Staff Writer (Q:2aad)
Hargeysa (Geeska)- Sagaal sano oo uu la tacaalayey caabuq kaga dhacay sambabada kadib, 5tii bishan Laba iyo Tobnaad ayaa uu geeriyooday halyeeygii dulmi-diidka ahaa, siyaasigii iyo hoggaamiyihii weynaa ee dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela oo ku dhintay 95 jir. Mandela 70 sano oo cimrigiisaa ka mid...

Maamulka Puntland Oo Lugaha La Galay Duufaano Siyaasadeed Iyo Walaaca Ka Jira

Published on Dec 25 2013 // Warar
Maamulka Puntland Oo Lugaha La Galay Duufaano Siyaasadeed Iyo Walaaca Ka Jira
Garowe(Geeska)-Maamul goboleedka Puntland ayaa u muuqda inuu lugaha la sii galayo khilaafyo laga cabsi qabo inay dhaawacaan ammaanka aan cagaha adag ku taagnayn ee ay haystaan, ka dib markii ay soo dhawaatay doorashada madaxweynaha ee deeganadaas oo ah mid ay Baarlamaan beeleedku doranayaan. Doroshada...

Ganacsatada Somaliland Oo Soo Dhawaysay Guddoomiyaha Cusub Ee Loo Doortay Rugta Ganacsiga Djibouti

Published on Dec 25 2013 // Warar
Ganacsatada Somaliland Oo Soo Dhawaysay Guddoomiyaha Cusub Ee Loo Doortay Rugta Ganacsiga Djibouti
Hargeysa(Geeska)-Ganacstada Somaliland ayaa si balaadhan u soo dhawaysay guddoomiyaha cusub ee loo doortay rugta ganacsiga wadanka Djibouti Md. Yuusuf Muuse Dawaale, kaas oo toddobaadkan si rasmi ah loogu doortay xilkaas. Mudane Dawaale ayaa ka tirsanaa Baarlamaankii hore ee wadanka Djibouti. Yuusuf...

Siilaanyo Wuu Dheeli-Tiray Dhinacuu Taagnaaye, Niman-Baa Dhan Kale Noo Wadoo Noogu Dhigan Buug

Published on Dec 25 2013 // Warar
Siilaanyo Wuu Dheeli-Tiray Dhinacuu Taagnaaye,  Niman-Baa Dhan Kale  Noo Wadoo Noogu Dhigan Buug
Hargeysa (Geeska) – Oday Cabdi Ibraahin Yuusuf (Cabdi Cawar), oo ka mid ah odayaasha reer Hargeysa, ayaa ammaanay waxqabadka xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo dalka ka samaysay mudadii ay xilka haysay, waxaanu si gaar ah farta ugu fiiqay dayactirka lagu sameeyay jidka laamayda ah ee u dhexeeya Hargeysa...

Mudaharaad Ka Dhashay Saami Qaybsiga Dawladdeed Ee Gobalka Togdheer Oo Shalay Gilgilay Burco, Khasaraha Ka Dhashay Iyo Bandoo Lagu Soo Rogay

Published on Dec 24 2013 // Warar
Mudaharaad Ka Dhashay Saami Qaybsiga Dawladdeed Ee Gobalka Togdheer Oo Shalay Gilgilay Burco, Khasaraha Ka Dhashay Iyo Bandoo Lagu Soo Rogay
Burco(Geeska)-Mudaharaad khasaare nafeed iyo mid maaliyadeed sababay ayaa shalay gilgilay magaalada Burco, kaas oo barqadii shalay ka bilaabmay magaaladaas. Mudaharaadka ayaa ka dhashay ka dib markii ay dhallinyaro iyo dadweyne kale oo badani ka gadoodeen bedelaad lagu sameeyay taliyihii Booliska Togdheer...

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Guryo Iyo Xarumo Dawladeed Oo Ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Shirkad Ka Iibisay

Published on Dec 24 2013 // Warar
Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Guryo  Iyo Xarumo Dawladeed Oo Ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Shirkad Ka Iibisay
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumadda ku dhaliilay dhulka danta guud ah ee ay bixinayso, isaga oo taas ku tilmaamay mid dhibaato qaranka u keeni karta. Faysal Cali waxa uu markii ugu horaysay ka hadlay go’aanka ay maxkamaddu ku hakisay...