Dawladda Kenya Oo Caasimadda Hargeysa Ku Dartay Magaalooyin Afrika Ka Tirsan Oo Ay Sannadka 2014 Ka Furanayso Qunsuliyado

Published on Nov 30 2013 // Warar
Dawladda Kenya Oo Caasimadda Hargeysa  Ku Dartay Magaalooyin Afrika Ka Tirsan Oo  Ay Sannadka 2014 Ka Furanayso Qunsuliyado
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Kenya ayaa miisaaniyadda sannadka cusub ee 201 ku dartay siddeed safaarado iyo lix qunsuliyadood oo ay mid ka mid ah sheegtay inay ka furanayso magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Wasaaradda arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegtay inay miisaaniyadda cusub oo bilaabmaysa...

Soo Dhawayntii Loo Sameeyay Guddomiye Cirro Oo Madaxtooyada Gelisay Dareen Ka Duwan Midkii Ay Hore U Qbeen

Published on Nov 30 2013 // Warar
Soo Dhawayntii Loo Sameeyay  Guddomiye Cirro Oo Madaxtooyada Gelisay  Dareen Ka Duwan Midkii Ay Hore U Qbeen
Hargeysa(Geeska)-Soo dhawayntii guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna guddoomiyaha Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) loo sameeyay Arbacadii waxa ay banaanka soo dhigtay laba qodob oo siyaasiya, kuwaas oo dadka qaar u muuqday, kuwo kalena si kale ugu muuqday. Soo dhawaynta Cirro oo ay...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Safar Ku Tagaya Gabiley

Published on Nov 30 2013 // Warar
Madaxweyne  Siilaanyo Oo Maanta Safar Ku Tagaya Gabiley
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu maanta socdaal ku tago magaalada Gabiley ee gobalka Gabiley. Ujeedada socdaalka Madaxweynaha ayay wararku sheegayaan inay la xidhiidho sidii uu uga qayb geli lahaa xaflad qalin jebin ah oo loo samaynayo ardayda...

Xukuumadda Oo Ka Aamusan Dagaalka Ay Puntland Ku Soo Qaaday Degmada Taleex Ee Sool

Published on Nov 30 2013 // Warar
Xukuumadda Oo Ka Aamusan Dagaalka Ay Puntland Ku Soo  Qaaday Degmada Taleex Ee  Sool
Taleex(Geeska)-Dhimashada iyo dhaawaca ka soo gaadhay shacbiga reer Taleex dagaalkii ay ciidamadda  Puntland ku qabsadeen magaaladaas ayaa isa soo taraaya. Wararka magaaladaas ka soo baxaaya ayaa sheegaya in ku dhawaad toban qof ay dagaalkaas ku dhinteen, halka dhaawacuna aanu sida oo kale ka yarayn...

Sheekh Aadan-Siiro Oo Xukuumadda Iyo Mucaaradka Baaq U Diray

Published on Nov 30 2013 // Warar
Sheekh Aadan-Siiro  Oo Xukuumadda Iyo  Mucaaradka Baaq U Diray
Hargeysa(Geeska)-Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro), ayaa baaq ugu diray xukuumadda iyo mucaaradkeeda, isaga oo labada dhinacba ugu baaqay in la wada tashado dalkana loo tudho. Sheekh Aadan Siiro waxa uu canbaareeyay dalka Angola oo bilaabay cabudhinta Diinta Islaamka, burburiyayna Masaajido...

Muqdisho: Weriyayaal Xidhan Oo Cuntada Ka Soomay

Published on Nov 30 2013 // Warar
Muqdisho: Weriyayaal Xidhan Oo Cuntada Ka Soomay
Muqdisho(Geeska)-Maammulaha idaacadda Shabeelle ee magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya iyo weriye loo xidhay warka gabadh sheegtay in la kufsaday ayaa sheegay inay “cuntada ka soomeen”. Gudoomiyaha idaacada shabelle, Cabdimalik Yusuf, waxaa uu la xidhan yahay weriye Maxamed Bashiir iyo Fadumo...

Liibiya: 40 Ruux Oo Ku Dhintay Xarun Hubka Lagu Kaydiyo

Published on Nov 30 2013 // Warar
Liibiya: 40 Ruux Oo Ku Dhintay Xarun Hubka Lagu Kaydiyo
Mid kamid ah xarumaha lagu kaydiyo rasaasta Taangiyada ee dalkaasi Liibiya ayaa qarax weyn oo ka dhacay ay ku dhinteen ugu yaraan 40 qof. Qaraxan ayaa ka dhacay xarunta Militariga ee ku taal duleedka magaalada Sabha ee koonfurta Liibiya, kadib markii xeradaasi militari ay xoog ku galeen dad shacab ah...

Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inaanay Qorshaha Ugu Jirin Inay Mustaqbalka Dhow Qunsuliyad Ka Furato Caasimadda Hargeysa

Published on Nov 28 2013 // Warar
Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inaanay Qorshaha Ugu Jirin Inay Mustaqbalka Dhow Qunsuliyad Ka Furato Caasimadda Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inaanay qorshaha ugu jirin inuu qunsuliyad ka furto Somaliland, waxase uu sheegay inay todobaad walba safar ku yimaadaan. Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya danjire Neil Wigan, ayaa isagoo ka jawaabaya su’aal uu twitterka ku weydiiyay...

Guddoomiye Cirro Oo Shalay Loo Sameeyay Soo Dhawayntii Ugu Balaadhnayd Iyo Warmaha Siyaasadeed Ee Uu KULMIYE Ku Ganay

Published on Nov 28 2013 // Warar
Guddoomiye Cirro Oo Shalay Loo Sameeyay Soo Dhawayntii Ugu Balaadhnayd Iyo Warmaha Siyaasadeed Ee Uu KULMIYE Ku Ganay
Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro),ayaa dalka dib ugu soo laabtay, waxaanu ku adkaystay qabashada dooda qaran ee ay xisbiyada mucaaradka ah abaabulkeeda ku jiraan. Cabdiraxmaan-Cirro ayaa shalay loo sameeyay soo dhawayntii ugu balaadhnayd,...

Masuul Xil Ka Soo Qabtay Xukuumadda Siilaanyo Oo Ka Badbaaday Dambi Budhcad-badeed

Published on Nov 28 2013 // Warar
Masuul Xil Ka Soo Qabtay Xukuumadda Siilaanyo Oo Ka Badbaaday Dambi Budhcad-badeed
Washington(Geeska)-Agaasimihii guud ee hore ee wasaaradda waxbarashada Somaliland Mr. Cali Maxamed Cali, ayaa ka badbaaday in lagu xukumo dambi budhcad badeed, kaas oo noqon lahaa xabsi daa’im. Garsoore maxkamadeed oo Maraykan ah ayaa Salaasadii doraad, wuxuu go’aamiyay inaanu Mr. Cali Maxamed Cali...

Hargeysa: Marxuum Qaybe Oo Aas Qaran Loo Sameeyay

Published on Nov 28 2013 // Warar
Hargeysa: Marxuum Qaybe  Oo Aas Qaran Loo Sameeyay
Hargeysa (Geeska) – Madaxwaynaha Somaliland, Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), iyo boqollaal qof oo kale ayaa shalay ka qayb-galay aas qaran loo sameeyay Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Somaliland Marxuum Axmed Maxamed Aaden (Qaybe) oo doraad ku geeriyooday Magaalada Hargeysa. Maydka Marxuum...

Madaxweynaha Kenya Oo Baarlamaankiisa Ku Celiyay Xeerkii Ay Saxaafadu Ka Qaylisay

Published on Nov 28 2013 // Warar
Madaxweynaha Kenya Oo Baarlamaankiisa Ku Celiyay Xeerkii Ay Saxaafadu Ka Qaylisay
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha wadanka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa Baarlamaanka dib ugu celiyay xeer ay saxaafadda madaxabanaan u sameeyeen, kaas oo ay saxaafadda madaxabanaan ee Kenya ku tilmaantay dabar shaqadooda lagaga horistaagayo. Madaxweyne Kenyatta, ayaa sheegay inuu go’aankaas qaatay ka dib...

“Dagaalkii 1977-kii Waxa La Ii Qabtay Maxamed Cali Samater Ahaan”

Published on Nov 28 2013 // Warar
“Dagaalkii 1977-kii Waxa La Ii Qabtay Maxamed  Cali Samater Ahaan”
Hargeysa (Geeska) – Cali Ibraahim Xaaji Muuse (Cali Baabuur) oo ka mid ah muwaadiniinta reer Somaliland ee ka qayb-galay dagaalkii 1977-kii dhex maray dawladihii Itoobiya iyo Soomaaliya ee ay wakhtigaa kala xukumayeen Maxamed Siyaad Barre iyo Mingiste Hailemariam, ayaa ka sheekeeyay duruufihii adkaa...

SBF Oo Farriin Muhiim Ah U Diraysa Ganacsatada Wadanka

Published on Nov 28 2013 // Warar
SBF Oo Farriin Muhiim Ah U  Diraysa Ganacsatada Wadanka
SBF waxay ugu baaqday ganacsatada Soomaliland inay wareega 2-aad soo xareeyaan codsiyo. SBF waxay qabatay codsiyo tiradoodu dhan tahay 2114 codsi. Codsiyadaa badani waxay muujinayaan heerka dhaqdhaqaaq ee ganacsi ee jira. Dhamaan codsiyadii waa la qiimeeyay kuwii ku guulaystay inay u gudbaan tartanka...

Guddomiye-xigeenka Waddani Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Carqaladaysay Soo Dhawayntii Cirro

Published on Nov 28 2013 // Warar
Guddomiye-xigeenka Waddani Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Carqaladaysay Soo Dhawayntii Cirro
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiye ku xigeenka xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed,ayaa xukuumada ku canbaareeyay is hortaaga xoogan oo ay kala horyimaadeen soo dhawaynta guddoomiye Cabdraxmaan Ciro oo dalka ku soo laabtay. Waxa uu Axmed Muumin Seed xukuumadda ku tilmaamay mid doonaysay in si toos ah ay isugu...

Qalinka Iyo Waayaha: Prof. Yuusuf Goodir Maxamed

Published on Nov 28 2013 // Columnists, Warar
KOBCINTA MAANKA Qaybtii 2aad Hore ayaynu uga soo hadalay qodobkan. Kobcinta maankana waxaa ka qayb qaadanaya qoyskii, bulshadii iyo goobaha wax barashada intii fursadda u heshay. Somaliland hanaankeeda waxbarashada waxaa horyaal in ay go’aamiso qiimaynta tayadda goobahaas iyo sidii loo dharab tiri...

Wasiirka Caafimaadka Oo Xarun Caafimaad U Dhagax Dhigay Deegaanka Dacarta

Published on Nov 28 2013 // Warar
Wasiirka Caafimaadka Oo  Xarun Caafimaad U Dhagax Dhigay Deegaanka Dacarta
Dacar-macaan(Geeska)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleeban Ciise Axmed ayaa Salaasadii Dhagax dhigay Xarun Caafimaad oo laga hir-geliyay Deegaanka Dacarta oo ilaa 60KM dhinaca Koonfur Galbeed kaga beegan Caasimadda Hargeysa. Mashruucan oo noqonaya kii ugu horeeyay ee ay dawladdu kaga jawaabto Qaylo...

Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Oo Dhexdhexaadintii Guddoomiyaha Guurtida Ee KULMIYE Ku Tilmaamay Mid Ay Reernimo U Gaysay

Published on Nov 27 2013 // Warar
Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Oo  Dhexdhexaadintii Guddoomiyaha Guurtida Ee  KULMIYE Ku Tilmaamay Mid Ay Reernimo U Gaysay
Hargeysa(Geeska)-Eng.Maxamed Xaashi Cilmi ayaa guddoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamed Aadan ku dhaliilay inuu KULMIYE  qaab reeraysan u dhex galay,arinkaas oo uu ku macneeyay meel ka dhac iyo dar-jiidh. Waxa uu Maxamed Xaashi guddoomiye Saleebaan u soo jeediyay inuu ku eekaado xilka qaranka...

Madasha Wadatashiga Oo Madaxweynaha Uga Digay Inuu Horistaago Doodda Qaran, Kuna Baaqay In Cirro Maanta La Soo Dhaweeyo

Published on Nov 27 2013 // Warar
Madasha Wadatashiga Oo Madaxweynaha Uga Digay Inuu Horistaago Doodda Qaran, Kuna Baaqay In Cirro Maanta La Soo Dhaweeyo
Hargeysa(Geeska)-Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka, ayaa digniintii ugu danbaysay u diray xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo, iyaga oo sheegay in waxa ugu daran ee bulshada lagu samayn karaa ay tahay in laga qaado xoriyada hadalka iyo cabirka fikirka. Waxaanay si...

Marxuum Qaybe Oo Maanta Aas Qaran Loo Samaynayo

Published on Nov 27 2013 // Warar
Marxuum Qaybe Oo Maanta Aas Qaran Loo Samaynayo
Hargeysa(Geeska)-Alle haw naxariiste waxa shalay subaxnimadii hore magalada Hargeysa ku geeriyooday Marxuum Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), oo ahaa oday ka baxay qaranka Somaliland. Marxuum Qaybe, wuxuu u geeriyooday xanuun muddooyinkii u dambeeyay hayay, waxaana maanta magaalada Hargeysa loogu samaynayaa...

Ingiriiska Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay U Safraan Somaliland Iyo Somaliya

Published on Nov 27 2013 // Warar
Ingiriiska Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay U Safraan Somaliland Iyo Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Ingiriiska ayaa mar kale shalay muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan wadamada Somaliland iyo Somaliya, iyagoo ka digay cabdi argagixiso oo taagan. Sida shalay oo ay taariikhdu ahayd 26 November lagu baahiyay barta ay wasaaradda arrimaha dibadda Ingirisku ku leedahay Internetka,...

Muuse Biixi Oo La Kulmay Raysalwasaare-xigeenka Itoobiya

Published on Nov 27 2013 // Warar
Muuse Biixi Oo La Kulmay Raysalwasaare-xigeenka Itoobiya
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa la kulmay raysalwasaare xigeenka Itoobiya oo sidoo kalena ah xoghayaha guud ee xisbiga EPRDF ee haya talada Itoobiya. Sidaas waxa cadeeyay xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE md. Xasan Siciid Yuusuf, oo ka mid ah weftiga guddoomiyaha,...

UCID Oo Kursi Ka Helay Dalada Ay Ku Bahoobeen Xisbiyada Hantiwaaga Dunidu

Published on Nov 27 2013 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga UCID ayaa ku guulaystay inuu kursi goob-jooge ka helo dalad caalami ah oo ay ku bahoobeen xisbiyada hantiwadaaga ah ee caalamka. Daladda loo yaqaano International socialists oo ay ku bahoobeen xisbiyada hantiwadaaga ee dunidu, ayaa waxa qoraal ay soo saareen ku cadeeyeen inay...

Boobkii Xukuumadda Iyo Burburkii Derbi Jiifka: Aargoosi Siyaasadeed #2 – Luul Xasan Mataan

Published on Nov 27 2013 // Warar
Waxay ahayd xilli ku dhow salaaddii subaxnimo ka dib, lix gaadhi oo gaashaaman oo ay saaran yihiin cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka ee Somaliland ayaa waxay si lama filaan ah u tageen xarunta Derbi Jiifka ee magaaladda Hargeysa si ay u fuliyaan amarkii sida tooska ahaa uga soo baxay madaxtooyadda ee...

SONYO Oo Maal-galisay 70 Dhalinyaro Reer Somaliland Ah Oo Meherado Ganacsi Samaystay

Published on Nov 27 2013 // Warar
SONYO Oo Maal-galisay 70 Dhalinyaro Reer Somaliland Ah Oo Meherado Ganacsi Samaystay
Hargeysa (Geeska) – Dallada ay ku midoobeen Ururrada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO, ayaa shalay Munaasibad balaadhan oo ay ku qabatay Huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa, 70 dhalinyaro ah ku guddoonsiisay lacago lagu Maalgalinayo Ganacsiyo kala duwan oo ay dhalinyaradu abuurteen. 70-ka dhalinyarada...

Suldaan Galaal Oo Ka Jawaabey Hadalkii Wasiir Warncade

Published on Nov 27 2013 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Suldaan Maxamed Cabdillaahi Xuseen (Galaal), ayaa wasiirka arrimaha gudaha, ka waaniyay hadalada adag ee uu ku naqdiyay mucaaradka Madaxweyne Siilaanyo, kuwaas oo uu ku eedeeyay inay qandaraas ka soo qaateen dawladda Somaliya. Suldaan Galaal oo shalay shirjaraa’id ku qabtay Hargeysa,...

Guddiga Wanaag Farista Oo Baaq Iyo Waano Ka Soo Saaray Xaaladda Dalku Marayo

Published on Nov 27 2013 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland ayaa baaq ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalku marayo. Warsaxaafadeed uu soo saaray guddoomiyaha guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista Sheekh Maxamed Xaaji Maxamuud Xirsi, ayaa wuxuu u dhignaa sidan: “Guddida Wanaag...

Madaxda Waddani Ee Burco Oo Soo Jeediyay In Doodda Qaran Lagu Qabto Magaaladooda

Published on Nov 27 2013 // Warar
Burco(Geeska)-Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee Gobolka Togdheer iyo Taageerayaashooda ayaa si weyn u taageeray Shirweynaha Dooda Qaran ee Labada Xisbi Mucaarid qabanqaabadeeda wadaan. Geesta kale Masuuliyiinta Waddani ee gobolka Togdheer oo kulan balaadhan oo ay iskugu yimaadeen ku qabtay Hoteelka Golis...

Xumaha Waxa Sababa, Wada-Tashi Iyo Toosin La’aanta: Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Qaybtii 2aad

Published on Nov 27 2013 // Warar
Qaybtii hore, waxa aynu ku falanqaynay; XUMAHA UU SABABO, WADA-TASHI IYO TOOSIN LA’AANTU. Dawladdu, (Baarlamaanka iyo Xukuumadda) xil bay qaadeen, ummaddu u dooratay, oo ay tahay in ay Dastuurka iyo sharciga Dalka ku saleeyaan xil gudashadooda. Sidaa darteed waa adeegayaal hawlaha Ummaddu u igmatay....

Erey Sagootis Ah: Jannadu Nasiibkaaga Ha Noqoto: Axmed Yuusuf Ducaale

Published on Nov 27 2013 // Maqaalo
Erey Sagootis Ah: Jannadu Nasiibkaaga Ha Noqoto: Axmed Yuusuf Ducaale
Axmed Maxamed Aadan, Qaybe wuxu shaqada ka bilaabay Hargeysa 1954kii. Markii xigayna Berbera ayuu ka noqday Xoghayaha Fulinta ee Dawladda Hoose. Ka dibna xarunta HGSA ayaa loo soo beddelay, markaas ayaa wax barasho UK loogu dirray . Markii uu soo noqday waxa loo magacaabay Xilka ‘The House Clark’...

Guddoomiye Muuse Biixi Oo Aqbalay Saddexdii Qodob Ee Uu Kaga Dhaqaaqay Kulankii Uu Saleban-Gaal Iskugu Keenay Wasiir Samaale

Published on Nov 26 2013 // Warar
Guddoomiye Muuse Biixi Oo Aqbalay  Saddexdii Qodob Ee Uu Kaga Dhaqaaqay Kulankii  Uu Saleban-Gaal Iskugu Keenay Wasiir Samaale
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa aqbalay saddex qodob oo uu u soo bandhigay guddoomiyaha Golaha Guurtida md. Saleban Maxamuud Aadan (Saleban-Gaal) si khilaafka xisbiga loo dhammeeyo, kuwaas oo uu Muuse hore ugu gacan saydhay. Guddoomiyaha Guurtida iyo xubno kale...

“UCID iyo KULMIYE, Hore Ayay U Qabteen Shirkan Doodda Qaran, Waxaanan Ka Soo Saarnay Tusaalooyin Wax Tar Dalk U Leh”

Published on Nov 26 2013 // Warar
“UCID iyo KULMIYE, Hore Ayay U Qabteen Shirkan Doodda Qaran, Waxaanan Ka Soo Saarnay Tusaalooyin Wax Tar Dalk U Leh”
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib shir uu kaga qaybgalay dalka Turkiga. Guddoomiye Fayal Cali Waraabe ayay xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo u diiday in madaarka lagaga hortago, warbaahinta ayaa iyadana dhankeeda...