Guddiga Qaban Qaabada Shirweynaha KULMIYE Oo Laba Garab U Kala Jabay Iyo Khilaafkii Huursanaa Ee Xisbiga Oo Banaanka U Soo Baxay

Published on Oct 31 2013 // Warar
Guddiga Qaban Qaabada Shirweynaha  KULMIYE Oo Laba Garab U Kala Jabay Iyo Khilaafkii Huursanaa Ee Xisbiga Oo Banaanka U Soo Baxay
Hargeysa(Geeska)-Xeer ilaalinta guud ee gobalka Hargeysa ayaa sheegtay inuu fal dambiyeed shan sannadood ahi u yaalo Marwo Nadra Maxamed Jaamac, oo uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo cafis ku sii daayay ka dib markii ay maxkamadda degmada Hargeysa ku xukuntay 8 bilood oo xadhig ah. Nadra Maxamed Jaamac,...

Magacyada 15-ka Xubnood Ee Shalay Doortay Hoggaanka Hargeysa Shirweynaha KULMIYTE

Published on Oct 31 2013 // Warar
Magacyada 15-ka Xubnood  Ee Shalay Doortay Hoggaanka Hargeysa Shirweynaha KULMIYTE
Hargeysa (Geeska) – 15 xubnood ka mid ah 27-ka qof ee guddoomiyaha xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye u soo xulay qaban-qaabada shirwaynaha saddexaad ee xisbigaasi oo loo asteeyay inuu qabsoomo 25-ka bisha December ee sanadkan, ayaa shalay doortay shir-guddoon ka kooban afar xubnood. Garabkani waxay...

Haweenay Uu Madaxweynuhu Cafiyay Oo Ay Xeer Ilaalintu Ka Hor Istaagtay Qayb Xuquuqdeeda Muwadinimo Ka Mid Ah

Published on Oct 31 2013 // Warar
Haweenay Uu Madaxweynuhu Cafiyay Oo Ay Xeer Ilaalintu Ka Hor Istaagtay Qayb Xuquuqdeeda Muwadinimo Ka Mid Ah
Hargeysa(Geeska)-Xeer ilaalinta guud ee gobalka Hargeysa ayaa sheegtay inuu fal dambiyeed shan sannadood ahi u yaalo Marwo Nadra Maxamed Jaamac, oo uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo cafis ku sii daayay ka dib markii ay maxkamadda degmada Hargeysa ku xukuntay 8 bilood oo xadhig ah. Nadra Maxamed Jaamac,...

Shirkada Telesom Oo Shalay Hawada Saacado Ka Baxday

Published on Oct 31 2013 // Warar
Shirkada Telesom  Oo Shalay Hawada Saacado Ka Baxday
Hargeysa(Geeska)-Shirkada  is gaadhsiinta ugu balaadhan Somaliland ee Telesom, ayaa shalay galinkii hore dhawr saacadood ka baxday hawada iyada oo markii ay ku soo naqotay hawadana khadkeedu uu noqday mid wali ciladi ay ku jirto. Dadka reer Somaliland ayaa shalay ku waaberiistay inaanu shaqaynayn...

Madaxwayne Siilaanyo Oo Qaramada Midoobay Kala Hadlay Heshiiskii Hawada Ee La Jebiyay

Published on Oct 31 2013 // Warar
Madaxwayne Siilaanyo Oo Qaramada Midoobay Kala Hadlay Heshiiskii Hawada Ee La Jebiyay
Hargeysa (Geeska) – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wakiilka qaramada Midoobay u qaabilsan hawlaha horumarka iyo bani-aadamnimada ee dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Mr Philippe Lazzarini, kaasi oo ka mid ahaa wefti balaadhan...

Sirdoonka Maraykanka Oo Ku Adkaystay Dhagaysiga Telefoonada Madaxda Dunida

Published on Oct 31 2013 // Warar
Washington(Geeska)-Madaxda sare ee Hay’adaha sirdoonka Maraykanka ayaa hortagay guddgiga Baarlamaanka Maraykanka u qaabilsan sirdoonka, waxayna madaxdaasi difaaceen hawsha ay hayaan. Madaxda sirdoonka Maraykanka ayaa sheegay in aan si khaldan marnaba loo dhageysan dadka shacabka reer Maraykan iyo...

Dharaaro Xusuustood(10) Prof.Gees

Published on Oct 31 2013 // Maqaalo
Dharaaro Xusuustood(10) Prof.Gees
Xasanow xoolodhaqasho iyo haddaad xilli ka weynaatid Saw dharaaro tegay xusuustood dib uma soo gocatid Madaxweynaha dawladda Maraykanka ee hadda ,Mudane Baraak Xuseen Obama ,ayaa waxa uu ku dhaleeceeyey dadka Maraykana ihi inay ku dhacaday wax uu ku tilmaamay “ Empathy Deficiency “ oo micnaheedu...

Dhaqaalaha Dalka Doorkii Baanka Dhexe Ayaa Ka Maqan: C/raxmaan Cadami

Published on Oct 31 2013 // Maqaalo
Dhaqaalaha Dalka Doorkii Baanka Dhexe Ayaa Ka Maqan: C/raxmaan Cadami
Wadan kasta ha yaraado ama ha waynaado, haddii uu yahay kuwa badhaadhay ee hodanka ah ama mid sabool ah, ha la aqoonsado ama yaan la’ aqoonsan waxa lagama maarmaan ah in uu yeesho baan dhexe; hawlaha ugu muhiimsan ee uu dalka u hayo waxa ka mid ah : In uu ilaaliyo qiimaha lacagta dalka si aanay...

Milicsiga Khudbad Uu Madaxweyne Siilaanyo July 18th, 2009 Ku Difaacay Saxaafadda Iyo Xorriyada Hadalka, Kuna Cambaareeyay Xukuumadii Rayale

Published on Oct 30 2013 // Warar
Milicsiga Khudbad Uu Madaxweyne Siilaanyo July 18th, 2009 Ku Difaacay Saxaafadda Iyo Xorriyada Hadalka, Kuna Cambaareeyay Xukuumadii Rayale
Hargeysa(Geeska)-Saxaafadda Somaliland waxa ay habeen hore magaalada Hargeysa ka soo saartay bayaan ay kaga digtay halista ku duugan xeer qabyo qoraal ah oo ay wadaan guddiga arrimaha bulshada ee golaha wakiiladu, kaas oo ay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo dabada ka riixayso. Xeerkaas oo ay Madaxtooyadu...

Madaxwayne Siilaanyo Oo Hargeysa Ka Furay Shir U Dhexeeya Somaliland Iyo Deeq-bixiyayaasha

Published on Oct 30 2013 // Warar
Madaxwayne Siilaanyo Oo  Hargeysa Ka Furay Shir U Dhexeeya Somaliland Iyo Deeq-bixiyayaasha
Hargeysa (Geeska) – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa ka furay shir u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo qaadhaan-bixiyayaasha adduunka, kaasi oo ku xidhiidhsan barnaamijka “New Deal” ee beesha caalamku...

Waddani Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Inaanu Ku Dhiiranin Cabudhinta Saxaafadda

Published on Oct 30 2013 // Warar
Waddani Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Inaanu Ku Dhiiranin Cabudhinta Saxaafadda
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa si adag u dhaliilay xeerka cabudhinta xanbaarsan ee ay warbaahinta u samaynayso xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo. Waxaanay xukuumada ku eedeeyeen inay ka hor imanayso xoriyatul-qawlka uu dastuurka dalku balan qaaday,isla markaasna ay u soo tafa...

Booliska Oo Burco Ku Qabtay Dad, Kuna Raad Jooga Kuwa Kale

Published on Oct 30 2013 // Warar
Booliska Oo Burco  Ku Qabtay Dad, Kuna  Raad Jooga Kuwa Kale
Burco(Geeska)-Ciidamada Booliska gobalka Togdheer ayaa hawlgal balaadhan oo ay sameeyeen waxay magaalada Burco ka qabqanteen tiro dad ah oo laga shakiyay, halka kuwo kalena lagu raad joogo. Ciidamadda booliska gobolka Togdheer ayaa hawlgalo balaadhan oo dhinaca amniga ah habeen hore ilaa shalay ka waday  Xaafadaha...

Xukuumadda Oo Buugaag Waxqabadkeeda Ka Hadlaya Ku Qaybisay Shir Deeq-bixiyaasha

Published on Oct 30 2013 // Warar
Hargeysa (Geeska) – Xukuumadda Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay shirk u dhex maray qaadhaan-bixiyayaasha caalamiga ah ku soo bandhigtay waxqabadkeeda, waxayna shirkaasi oo ka dhacay huteelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa ku qaybisay buugaag ka hadlaya waxqabadka xukuumadda...

Go’aamo Wax Lagaga Qabanayo FGM Oo Laga Soo Saaray Shirkii Guddida Xuquuqal Iisaanka

Published on Oct 30 2013 // Warar
Go’aamo Wax Lagaga Qabanayo FGM Oo Laga Soo Saaray Shirkii Guddida Xuquuqal Iisaanka
Hargeysa (Geeska) – Shir Toddobaadkan Komiishanka xuquuqal iisaanka Qaranku ku soo gabogabeeyay huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa laga soo saaray 7 qodob oo wax lagaga qabanayo gudniinka fircooniga ah ee hablaha dhibaatada ku haya. Shirkan oo muddo laba maalmood ah socday isla-markaana...

“Ururka SOLJA Waxa uu Leeyahay Suxufiyiinta Markhaatigiina Janno Ilaahay ha Furo”

Published on Oct 30 2013 // Warar
“Ururka SOLJA Waxa uu Leeyahay Suxufiyiinta Markhaatigiina Janno Ilaahay ha Furo”
Hargeysa(Geeska)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA, waxa uu hal-adayga geesinimo leh ku tilmaamay go’aanka is-barbartaaga u ah ee kasoo yeedhay Suxufiyiinta Warbaahinta Maxaliga qaarkood, kaasoo ah mid si cad u waafaqay go’aanka iyo mabaadiida Ururka ee ku aadan Xeerka iyo Guud ahaan...

Saxaafadda Madaxabanaan Oo Ka Digtay Xeer Dabar Ah Oo Loo Soohay Oo Ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Dabada Ka Riixayso

Published on Oct 29 2013 // Warar
Saxaafadda Madaxabanaan Oo Ka Digtay Xeer Dabar Ah Oo Loo Soohay Oo Ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Dabada Ka Riixayso
Hargeysa(Geeska)-Saxaafadda madaxabanaan ee Somaliland ayaa ka digtay halista ku duugan xeer ay guddiga arrimaha bulshada golaha wakiiladu diyaariyeen oo la doonayo in dhawaan la horgeeyo golaha wakiilada, kaas oo ay dabada ka xiirayso xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo.   Xeerkaas loogu...

Labada Xisbi Mucaarad Oo Diyaariyay Guddi Farsamo Oo Shirweynaha Qaran Abaabusha

Published on Oct 29 2013 // Warar
Labada Xisbi Mucaarad Oo Diyaariyay Guddi Farsamo Oo Shirweynaha Qaran Abaabusha
Hargeysa(Geeska)-Kulan balaadhan oo ay  shalay wada yeesheen labada xisbi mucaarad, ayaa lagu saaray gudi farsamo oo qaban qaabisa Shirkii dhawaan ay madasha wada-tashigu ku wareejisay labada xisbi mucaarad. Gudidan farsamo ayaa  ka koobnaan-doonta labada xisbi mucaarad,madasha wada-tashiga,xubno...

Tirada Ergooyinka Shirweynaha Xisbiga Kulmiye Oo La Cayimay

Published on Oct 29 2013 // Warar
Tirada Ergooyinka Shirweynaha Xisbiga Kulmiye Oo La Cayimay
Hargeysa(Geeska)-Guddiga fulinta KULMIYE, ayaa cayimay tirada ergooyinka ka soo qayb geli doona shirweynaha xisbiga KULMIYE, kuwaas oo noqon doona 801 ergay. Warsaxaafadeed uu shalay soo saaray xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE Md. Xasan Siciid Yuusuf, ayaa wuxuu u qornaa sidan: “Shir ay xubnaha...

Reer Buuhodle Oo Gubay Waraaqaha Tirakoobka Iyo Raggii Qaaday Oo Cafis Dalbaday

Published on Oct 29 2013 // Warar
Reer Buuhodle Oo Gubay Waraaqaha Tirakoobka Iyo Raggii Qaaday Oo Cafis Dalbaday
Buuhoodle(Geeska)-Shacabka magaalada Buuhoodle ee Somaliland ayaa gubay waraaqo loogu tallo galay in lagu sameeyo tirakoobka dadka ee ka socda Somaliland. Tirakoobka waxa iska kaashanaya Somaliland iyo hay’adda UNFPA. Dadweyne gadoodsan ayaa shalay meel fagaare ah ku gubay waraaqahaas oo ah kuwa...

Faadumo Siciid Oo Xukuumada Ku Eedaysay Inay Xoog Kula Wareegayso Xarunta Darbi Jiifka

Published on Oct 29 2013 // Warar
Faadumo Siciid Oo Xukuumada Ku Eedaysay Inay Xoog Kula Wareegayso Xarunta Darbi Jiifka
Hargeysa(Geeska)-Marwo Faadumo Siciid Ibraahin,ayaa si weyn u soo bandhigtay qaabka uu ku yimid dhismaha xarunta dhaqan celinta ee Maxamed Mooge iyo dadkii abaabulay dhismaha xaruntaa. Waxa ay xukuumada ku dhaliishay inay doonayso in xaruntaas oo ay dhiseen muwaadiniinta Somaliland ah ay iyadu si xoog...

Laba Wasiir Oo Xaliyay Mudaharaad Ay Ardayda Jaamacadda Gabiley Kala Hortageen Tirokoobka

Published on Oct 29 2013 // Warar
Laba Wasiir Oo Xaliyay Mudaharaad  Ay Ardayda Jaamacadda Gabiley Kala Hortageen Tirokoobka
Gabiley (Geeska) – Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Mudaharaad Axaddii doraad ka dhacay Magaalada Gabiley, kaasi oo ay dhigeen ardayda wax ka barata Jaamacadda Tima-cadde ee Magaaladaasi. Mudaharaadka ardaydu dhigeen oo ay ka muujinayeen inaan cidna lagaga darin shaqaale Wasaaradda qorshayntu...

Maraykanka Oo Qirtay In Uu Dhegeysto Talefannada 35 Hoggaamiye Oo Caalamiya

Published on Oct 29 2013 // Warar
Maraykanka Oo Qirtay In Uu Dhegeysto Talefannada 35 Hoggaamiye Oo Caalamiya
Washington (Geeska)- Wakaaladda Amni Qaranka ee dalka Maraykanka ayaa qiratay in ay muddo basaasaysay si gaar ahna u dhegeysanaysay xidhiidhada talefanka ee 35 hoggaamiye oo caalamiya. Joornaalka Wall street Journal oo ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa maalintii shalay masuuliyiin ka tirsan wakaaladdan...

Xukuumada Oo Daawanaysa Murashixiinta Puntland Oo Somaliland Ku Dhex Loolamaya

Published on Oct 29 2013 // Warar
Garoowe (Geeska) – Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxwaynenimo ee Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa ku ololeysanaya xaalado ka taagan gudaha Somaliland, gaar ahaan duruufo siyaasadeed ee ka jira degmada Taleex ee Gobolka Sool, halkaasi oo uu koox u badan Madax-dhaqameed uga socdo...

Shirkadda Tamarta Sterling Oo Ku Soo Biirtay Baadhista Shidaalka Ee Bolooga Oodweyne

Published on Oct 29 2013 // Warar
London(Geeska) War  shalay laga soo saaray  suuqa ganacsiga saamiyada ee London ayaa shaaca ka qaaday in shirkada tamarta Sterling ay heshiis la gashay shirkadda Petrosoma,heshiiskaas oo shirkadda Sterling u ogolaanaya inay hesho 10%  wada shaqaynta iskaashiga  shirkadaha Genel,Jacka,...

Taliska Booliska Oo Caddeeyay Inay Soo Qabteen Ninkii Dhawaan Rasaaseeyay Xildhibaan Qabile, Sharcigana La Horkeeni Doono

Published on Oct 27 2013 // Warar
Taliska Booliska Oo Caddeeyay Inay  Soo Qabteen Ninkii Dhawaan Rasaaseeyay Xildhibaan Qabile, Sharcigana La Horkeeni Doono
Hargeysa(Geeska)-Taliska ciidanka Booliska Somaliland ayaa xaqiijiyay in shalay duhurnimadii la soo qabtay eedaysane Tabaarik Maxamed Ducaale, oo loo haysto rasaas uu ku riday toddobaadkii hore xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan golaha wakiilada. Taliyaha booliska Sareeye guuto Cabdillaahi...

Wasiir Warancade Oo Maxkamadaha Ku Eedeeyay Inay Shilimaad Ku Sii Daayaan Rabshad Wadayaasha La Soo Qabto

Published on Oct 27 2013 // Warar
Wasiir Warancade Oo Maxkamadaha Ku Eedeeyay Inay Shilimaad Ku Sii Daayaan  Rabshad Wadayaasha La Soo Qabto
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade,ayaa maxkamadaha ku eedeeyay inay la shaqeeyaan dhalinyarada kufsiga iyo rabshadaha geysta,waxaanu sheegay in dhaqaale faro guud kood ah lagu soo daayo dhalinyaradaas, marka ay ciidamada Boolisku qabtaan. Waxa uu wasiirka arimaha guduhu...

Halkay Ku Dambeeyeen Mashaariicdii Horumarineed Ee Ku Jiray Miisaniyada 2013? Geeska Staff Writer

Published on Oct 27 2013 // Warar
Halkay Ku Dambeeyeen Mashaariicdii Horumarineed  Ee Ku Jiray Miisaniyada 2013? Geeska Staff Writer
Hargeysa(Geeska)-Iyadoo ay dhawaan golaha wakiiladu ansixiyeen miisaaniyadda sannadka 2014, ayaa waxa soo baxaya macluumaad muujinaya qodobo horumarineed oo ku jiray miisaaniyadii  hore oo aan sidii ay xukuumadu u sheegtay u fulin. Wasiirka maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa badhtamihii...

Wadani Oo Sheegay Inuu Taageersanyahay Shirka Wada Tashiga Qaran Ee Lagu Wareejiyay

Published on Oct 27 2013 // Warar
Wadani Oo Sheegay Inuu Taageersanyahay Shirka Wada Tashiga Qaran Ee Lagu Wareejiyay
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga Wadani ayaa sheegay inuu taageersanyahay shirka wada tashiga qaran ee ay madasha wada tashigu ku wareejisay labada xisbi mucaarad. Guddoomiye-xigeenka xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed, ayaa sidaas ku sheegay warsaxaafadeed uu shalay soo saaray oo u dhignaa sidan:  “Warkaas...

Madaxweynaha Oo Qaabilay Guddoomiyaha Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Iyo Horumarka Ee OECD

Published on Oct 27 2013 // Warar
Madaxweynaha Oo Qaabilay Guddoomiyaha Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Iyo Horumarka Ee OECD
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay qaabilay  Mr. Erik Solheim oo ah Guddoomiyaha Guddida Taageeridda Horumarinta ee Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta (OECD). Warsaxaafadeed laga soo saaray xafiiska Qaramada Midoobay ee Hargeysa ayaa waxa kale...

Guddiga Xuquqal-insaanka Qaranka Oo Furay Shir Lagu Darsayo Cidhibtirka FGM

Published on Oct 27 2013 // Warar
Guddiga Xuquqal-insaanka Qaranka Oo Furay Shir Lagu Darsayo Cidhibtirka FGM
Hargeysa (Geeska) – Komiishanka Xuquuqal iinsaanka qaranka Somaliland oo gacan dhaqaale ka helaya hay’adda Caalamiga ah ee CARITAS, ayaa Magaalada Hargeysa ka furay shir abuuraya fahanka guud ee gudniinka Fircooniga ah, si looga cidhib tiro guud ahaan Somaliland. Shirkan oo ay ka qayb-galeen...

Saxaafadda Oo Cambaaraysay Warar Gef Ah Oo La Faafiyay

Published on Oct 27 2013 // Warar
“ Saxaafadda madaxa bannaan ee Somaliland waxay cambaaraynaysaa warar iyo xogo siyaabo kala duwan loogu baaahiyey saxaafadda, kuwaasi oo si ka baxsan anshaxa saxaafadda uga hadlayey suxufiyiin ka mid ah bahda warbaahinta. Wararkaasi iyo xogahaasi waxay meel-kadhac ku ahaayeen sharafta wariyeyaashaasi,...

Munaasibad Lagu Sagootiyay Ardaydii Sannadkan Ka Qalin Jebisay Kuuliyadda Sharciga Jaamacada Hargeysa

Published on Oct 27 2013 // Warar
Hargeysa (Geeska) Ardayda kuliyada sharciga ee Jaamacada Hargeysa ayaa munaasibad sagootin ah u qabatay Ardaydii sanadka ka qalin jabiyey kuliyadaasi oo gaadhay 58  sharciyaqaan. Munaasibadanii oo ahayd mid si weyn loo soo Agaasimay ayaa habeenkii xalay lagu qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa...