Fursado Shaqo Oo Ka Banaan (GIZ)

Published on Sep 30 2013 // Maqaalo
Fursado Shaqo Oo Ka Banaan (GIZ)
INVITATION TO TENDER     The Deutsche Gesellschaft für Internationale Zusammenarbeit (GIZ) GmbH is implementing Technical cooperation measures on behalf of the Government of the Federal Republic of Germany.   The GIZ office Nairobi now invites Bidders for the Construction Tender     If...

Fursado Shaqo Oo Ka Banaan (GIZ)

Published on Sep 30 2013 // Maqaalo
Fursado Shaqo Oo Ka Banaan (GIZ)
  INVITATION TO TENDER   The Deutsche GesellschaftfürInternationaleZusammenarbeit (GIZ) GmbH is implementing Technical cooperation measures on behalf of the Government of the Federal Republic of Germany.   The GIZ office Nairobi invites Bidders to submit, free of charge, and without...

Xildhibaanada Nacnac Iyo Tukaale Oo Ka Jawaabay Eedaha Loo Jeedinayo Mudanayaasha Ansixiyay Xeerka Waddooyinka Ee Ah Inay Lacag Ku Codeeyeen

Published on Sep 29 2013 // Warar
Xildhibaanada Nacnac Iyo Tukaale Oo Ka Jawaabay Eedaha Loo Jeedinayo Mudanayaasha Ansixiyay Xeerka Waddooyinka Ee Ah Inay Lacag Ku Codeeyeen
Hargeysa (Geeska) – Xildhibaan Bashiir Tukaale, oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ee u coddeeyay xeerkii Takaaliifta horumarinta wadooyinka oo uu hore uga soo horjeeday, ayaa ka dareen celiyey aragtida shacabka qaar qabaan ee ah in isaga iyo Mudanayaashii xeerkii meel mariyeyba...

Cabdillaahi-Jawaan Oo Siyaasiyiinta Dalka Ugu Baaqay Inaanay Luuqadoodu Midnimada Shacabka Kala Fogayn

Published on Sep 29 2013 // Warar
Cabdillaahi-Jawaan Oo Siyaasiyiinta Dalka Ugu Baaqay Inaanay Luuqadoodu Midnimada Shacabka Kala Fogayn
Hargeysa(Geeska)-Siyaasiga caanka ah ee Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan), ayaa mucaaradka iyo muxaafidkaba u soo jeediyay inay hadaladoodu noqdaan kuwo xoojinaya midnimada iyo isku duubnimada qaranka balse aanu noqonin hadal bulshada kala fogeeya. Cabdillaahi-Jawaan, oo shalay waraysi gaar ah uu...

Xeer Ilaaliyaha Oo Soo Saaray Wareegto Dambi Saaraysa Odayaasha Farogeliya Kufsiga

Published on Sep 29 2013 // Warar
Xeer Ilaaliyaha  Oo Soo Saaray Wareegto Dambi Saaraysa Odayaasha Farogeliya  Kufsiga
Hargeysa (Geeska) – Ku Xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Soamliland, ahna ku simaha xeer ilaaliyaha Aaden Axmed Muuse, oo shalay Geeska Afrika iyo qaar ka mid ah saxaafadda ugu waramay xafiiskiisa Hargeysa, ayaa sheegay inuu soo saaray wareegto dambiilayaal ka dhigaysa odayaal dhaqameedka farogaliya...

Wasiir Warancade Oo Shalay Hortagay Golaha Guurtida

Published on Sep 29 2013 // Warar
Wasiir Warancade Oo Shalay Hortagay Golaha Guurtida
Hargeysa (Geeska) – Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo shalay hor tagay Mudanayaasha Golaha Guurtida, ayaa ka war-bixiyey xaalada guud ee dalka, waxaanu tilmaamay in amaanku dalku wanaagsan yahay, marka laga reebo kiisaska ashkhaastu kala galaan. Wasiirka...

Suldaan Cumar Oo Magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Shirweynaha Beesha Arab

Published on Sep 29 2013 // Warar
Suldaan Cumar Oo Magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Shirweynaha Beesha Arab
Hargeysa (Geeska) – Suldaanka Guud ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, ayaa ku dhawaaqay Gudida Qaban qaabada Shir Dhaqameed ay beeshaasi dhawaan qabsan doonto.   Xaflad habeen hore lagu qabtay magaalada Hargeysa, oo ay ka qayb galeen haldoorka beesha Arab, ayaa Suldaan...

Ururka Caalamiga Ah Ee Akhwaanul-Muslimiin Oo Isugu Yimi Shir Uu Ku Baadhayo Sababaha Fashilaadda Masar

Published on Sep 29 2013 // Warar
Ururka Caalamiga Ah  Ee Akhwaanul-Muslimiin Oo  Isugu Yimi Shir Uu Ku Baadhayo Sababaha Fashilaadda Masar
Lahore (Geeska)- Toddobaadkii hore waxaa magaalada Lahore ee dalka Pakistan shir aad u ballaadhan isugu yimi, hoggaamiyeyaal diineed Muslimiin ah, madaxda iyo masuuliyiin sare oo ka socota ururka caalamiga ah ee Walaalaha Muslimiinta (Akhwaanul Muslimiin) si ay dib ugu eegaan sababaha ururka ku keenay...

Obama Iyo Xasan Rooxaani Oo Si Toos Ah U Wada Xidhiidhay

Published on Sep 29 2013 // Warar
Obama Iyo Xasan Rooxaani Oo Si Toos Ah U Wada Xidhiidhay
Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa khadka talefoonka kula hadlay Madaxweynaha dalka Iran Xassan Rouhani oo kamid ah hogaamiyayaasha ku sugan New York ee ka qeyb galaya shirkada Qaramada Midoobay.   Inkastoo labada hogaamiye ay ku wada sugnaayeen shirka Qaramada Midoobay, hadana ma dhicin...

Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha Oo Eedaymo Loo Jeediyay

Published on Sep 29 2013 // Warar
Hargeysa (Geeska) – Xoghayihii hore ee degmada Kalabaydh ee gobolka Sool Maxamed Cali Axmed, oo ku sugan Magaalada Hargeysa, ayaa wasiir ku xigeenka arimaha gudaha ee maamulka gobalada iyo degmooyinka Cismaan Garaad Soofe  oo xilka ka qaaday ku eedeeyay inuu sifo aan sharci ahayn xilka uga...

Labada Xisbi Mucaarad Iyo Madasha Toosinta Oo Kulan La Yeeshay Xildhibaanadii Diiday Xeerka Wadooyinka Iyo Qodobada Ay Fulintooda Ku Balameen

Published on Sep 27 2013 // Warar
Labada Xisbi Mucaarad Iyo Madasha Toosinta  Oo Kulan La Yeeshay Xildhibaanadii Diiday Xeerka Wadooyinka Iyo Qodobada Ay Fulintooda Ku Balameen
Hargeysa(Geeska)-Labada xisbi mucaarad ee Wadani iyo UCID iyo madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka, ayaa shalay kulan la yeeshay xildhibaaanadii diiday xeerka horumarinta waddooyinka. Kulankaas oo aan saxaafadda loo ogolayn, wuxuu ahaa hadhimo sharafeed ay labada xisbi u sameeyaan xildhibaanadaas...

Faahfaahin Xiiso Badan Oo Laga Qoray Weerarkii Suuqa Westgate

Published on Sep 27 2013 // Warar
Faahfaahin Xiiso Badan Oo  Laga Qoray Weerarkii Suuqa Westgate
Nairobi (Geeska)-  Wargeyska The New York Times oo ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa isaga oo soo xiganaya masuuliyiin reer Kenya ah oo aanu magacaabin, waxa uu sheegay in weerarkii ay kooxda hubaysani muddada afarta maalmood ah ku haysatay suuqa weyn ee Westgate uu ahaa mid uu garabka hawl-gallada...

Booliska Oo Hargeysa Ku Xidhay Dad Lagu Eedeeyay Inay Foojari-gareeyeen Buuga Caafimaadka Ee Xujaajta

Published on Sep 27 2013 // Warar
Booliska Oo Hargeysa Ku Xidhay Dad Lagu Eedeeyay Inay Foojari-gareeyeen Buuga Caafimaadka Ee Xujaajta
Hargeysa (Geeska) – Ciidamada booliska, ayaa Magaalada Hargeysa ku xidhay saddex qof oo lagu eedeeyay inay foojari gareeyeen buuga caafimaadka ee ay qaataan dadka Xujayda ah ee Somaliland ka tagaya.   Buugga caafimaadka oo qofka Xajayaa ka qaato goobo gaar ah oo Wasaaradda caafimaadka Somaliland...

Maareeyaha Dekedda Berbera Oo Beeniyay Warar Laga Baahiyay

Published on Sep 27 2013 // Warar
Hargeysa (Geeska) – Maareeyaha dekedda Magaalada Berbera Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor), ayaa ka hadlay eedaymaha xubnaha golaha wakiilada loogu jeediyey ansixinta xeerka takaaliifta horumarinta wadooyinka, oo la sheegay in qaarkood lacag laaluush ah la siiyay. Maareeyaha Dekeda Berbera oo...

Is-Xanbaarka Is-Xanbaartay Ma Xanbaari Karnaa? (Xukuumadda iyo xeer-dejinta): Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

Published on Sep 27 2013 // Maqaalo, Warar
Is-Xanbaarka Is-Xanbaartay  Ma Xanbaari Karnaa?  (Xukuumadda iyo xeer-dejinta): Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
“Waxaan garanayaa,    Haddii ay gef tahay,  Galab aan fogayn,  Nidar in aan ku galay,  Nin damboo giblada,  Sidii Guul-wadii,  ‘Hay-Hay’ la guro,  Inaan gooddi iyo,  Dib gafuur-xidh kale,  Ugu suuro-gelin,”   Maansadii Gar-naqsi,...

Guddiga Xasuuqa Oo Ka Hadlay Caqabado Gudaha Dalka Ka Soo Waajahay

Published on Sep 27 2013 // Warar
Guddiga Xasuuqa Oo Ka Hadlay Caqabado Gudaha Dalka Ka Soo Waajahay
Hargeysa(Geeska)-Gudida Baadhista Xasuuqa ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa  ka Hadlay Caqabado ay sheegeen inay si dabiici ah ay uga horyimaadeen Shaqadii adkayd ee ay ka wadeen dalka,waxaanay dalab u jeediyeen qaar ka mid ah dadweynaha oo ay ku eedeeyeen inay deegaamaynayaan Goobaha lagu og yahay...

Cashuurkordhintu Ma Dhaqaale Kobcin Baa?

Published on Sep 27 2013 // Maqaalo
Iskudarsigii Soomaaliya iyo Soomaalilaand laga soo bilaabo, dhaqaalaha waxa ka talinayay soomaali iyo khabiirro shisheeya ah. Badi ba waxa uu khabiirku qoro ayaa la raaci jirey. Qarankii Jamhuuriyadda Soomaaliyeed burbur. Sababta burburka keenaty na, waxa ay u badnayd dhaqaalaha oo xumaaday. Inta dhaqaaluhu...

“8-Da Xildhibaan Ha Soo Cadeeyaan Lacagta Lana Siiyay”

Published on Sep 27 2013 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Xasan Cawaalle Caynaan oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sheegay inay dacwad ku soo oogi doonaan sideed Xildhibaan oo ku eedeeyay 58-kii Xildhibaan ee u codeeyay xeerkii waddooyinku inay laaluush qaateen. Xildhibaan Xasan Cawaalle oo shalay saxaafadda...

Diyaaradda Daallo Airlines Oo Shil Sahlan Ku Gashay Madaarka Hargeysa

Published on Sep 26 2013 // Warar
Diyaaradda Daallo Airlines Oo Shil Sahlan Ku Gashay Madaarka Hargeysa
Hargeysa (Geeska) – Diyaaradda DAALLO AIRLINES, oo saaka ka soo degtay madaarka diyaaradaha ee Hargeysa, ayaa mid ka mid ah baalasheeda ku dhufatay Dhismaha Tarminaalka, markii ay joogsanaysay Baarkinka loogu talo-galay inay diyaaradu dadka ku dejiyaan, waana diyaarada ugu weyn ee qaada xujaajta...

Mudanayaasha Golaha Wakiilada Oo Ansixiyey Xeerka Wadooyinka, Magacyada Xildhibaanada Diiday Iyo Kuwa Hore U Diidanaa Ee Shalay U Codeeyay

Published on Sep 25 2013 // Warar
Mudanayaasha Golaha Wakiilada Oo Ansixiyey Xeerka Wadooyinka, Magacyada Xildhibaanada Diiday Iyo Kuwa Hore U Diidanaa Ee Shalay U Codeeyay
Hargeysa (Geeska) – Mudanayaasha Golaha Wakiilada, ayaa shalay cod caqlabiyad ah ku ansixiyey xeerka horumarinta wadooyinka oo uu dhawaan u gudbiyey Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, kaasi oo xambaarsan cashuuro dheeraad ah oo dhismaha wadooyinka loo saarayo xoolaha...

“Shini Caydha Ayaa Dalkii Ku Degtay Oo Geedka Ka Cunaysa Midhaha, Caleenta Iyo Xididka”

Published on Sep 25 2013 // Warar
“Shini Caydha Ayaa Dalkii Ku  Degtay Oo Geedka Ka Cunaysa  Midhaha, Caleenta Iyo Xididka”
Hargeysa (Geeska) – Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), ayaa si adag uga hadlay ansixinta xeerka horumarinta wadooyinka, waxaanu sheegay inuu yahay xeer dhaqaale urursi oo shacabka lagu baadhanayo. Mujaahid Cali Guray, oo...

Dawladda Kenya Oo Soo Gunaanaday Dagaal Afar Maalmood Ka Socday Suuqa West Gate Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Published on Sep 25 2013 // Warar
Dawladda Kenya Oo Soo Gunaanaday Dagaal Afar Maalmood Ka Socday Suuqa West Gate Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Nayrobi(Geeska)-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa xalay ku dhawaaqay inay ciidamadiisu soo gunaadeen hawlgalkii ka socday suuqa West Gate ee ay ku dagaalamayeen kooxo hubaysan oo afar maalmod suuqaas haystay iyo ciidamada Kenya. Mr. Kenyatta, oo shirjaraa’id ku qabtay cawayskii xalay xarunta...

Sawiro La Sheegay In Laga Helay Kooxihii West Gate Qabsaday Oo La Baahiyay

Published on Sep 25 2013 // Warar
Sawiro La Sheegay In Laga Helay Kooxihii West Gate Qabsaday Oo La Baahiyay
Nairobi (Geeska) – Qoys ka badbaaday mashaqadii ka dhacday xarunta ganacsiga Westgate ee Magaalada Nairobi ayaa ka waramay sida ay uga soo badbaadeen dagaalyahanada Al-shabaab ee qabsaday xaruntaasi, waxayna sawir ka bixiyeen dhibaatada halkaasi ka dhacday iyo samata baxooda oo ay sabab u noqotay...

Xildhibaano Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Baabiinayso Nolosha Dadka Danyarta Ah

Published on Sep 25 2013 // Warar
Xildhibaano Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Baabiinayso Nolosha Dadka Danyarta Ah
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaanada tirada yar ee ka soo hor jeestay xeerka xoolaha iyo gaadiidka ku waajibinaaya cashuurta dheeraadka ah, ayaa xukuumada ku eedeeyay inay xildhibaanada ku kala qaybisay dhabar taabasho iyo shirar doceedyo beelaysan isla markasna ay ku meelmarisay xeerka ay doonaysay. Xildhibaanadani...

Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Obama ka jeediyay Golaha Loo Dhanyahay

Published on Sep 25 2013 // Warar
Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Obama ka jeediyay Golaha Loo Dhanyahay
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa khudbad u jeediyey madaxda caalamka ee ka qeybgaleysa shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.  Waxaa uu sheegey in dunida ay haatan xasilooni badan ka jirto marka la barbardhigo shanti sanno ee la soo dhaafey, walow ay weli khatar jirto.  Waxaa madaxweynaha...

Bayaan Taageero Oo Beesha Baha Muse U Dirayso Shirka Hoodaale Ee Sacad Muse

Published on Sep 25 2013 // Warar
Bayaan Taageero Oo  Beesha Baha Muse U Dirayso Shirka Hoodaale Ee Sacad Muse
Shirka Hoodaale ee Beesha Sacad Muse uga Furmay Deegaanka Agabar ee Gobolka Gabilay oo mudo dheer  laga dhursugayey inuu qabsoomo ee  shalay oo taariikhdu ahayd 23.09.2013 uu furay Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal, Shirkaas oo ay kaga tashanayaan Sacad Muse danahooda gaarka ah ee xaga...

INVITATION TO TENDER (GIZ)

Published on Sep 24 2013 // Maqaalo
INVITATION TO TENDER (GIZ)
INVITATION TO TENDER     The Deutsche GesellschaftfürInternationaleZusammenarbeit(GIZ) GmbH is implementing Technical cooperation measures on behalf of the Government of the Federal Republic of Germany.   The GIZ office Nairobi invites Bidders to submit, free of charge, and without...

INVITATION TO TENDER (GIZ)

Published on Sep 24 2013 // Warar

Fursado Ka Banaan (GIZ)

Published on Sep 24 2013 // Maqaalo
Fursado Ka Banaan (GIZ)
INVITATION TO TENDER     The Deutsche GesellschaftfürInternationaleZusammenarbeit(GIZ) GmbH is implementing Technical cooperation measures on behalf of the Government of the Federal Republic of Germany.   The GIZ office Nairobi invites Bidders to submit, free of charge, and without...

Labada Xisbi Mucaarad Oo Maanta Iclaamiyay Mudaharaad Ka Dhan Ah Xeerka Waddooyinka Iyo Xukuumadda Oo Xalay Ku Gacan Saydhay

Published on Sep 24 2013 // Warar
Labada Xisbi Mucaarad Oo Maanta Iclaamiyay Mudaharaad Ka Dhan Ah Xeerka Waddooyinka  Iyo Xukuumadda Oo Xalay Ku Gacan Saydhay
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa xisbiyada mucaaradka ee Wadani iyo UCID ku gacan saydhay dalab ay u gudbiyeen oo ahaa inay maanta mudaharaad salmi ah la hortagaan golaha wakiilada si ay culays ugu saaraan inaanay ansixin xeerka horumarinta waddooyinka oo la saadaalinayo in hirgelintiisu ay...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Xadhiga Ay Hay’adaha Ammaanku Kula Kacaan Saxaafadda

Published on Sep 24 2013 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Xadhiga Ay Hay’adaha Ammaanku Kula Kacaan Saxaafadda
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa markii u horaysay ka hadlay xadhiga ay hay’adihiisa ammaanku kula kacaan saxaafada madaxabanaan ee Somaliland, wuxuuna sheegay inay khalad tahay haddii saxaafadda loo xidho mihnadooda. Madaxweyne Siilaanyo, oo u waramay...

Wararkii U Dambeeyay Ee Kooxaha West Gate Qabsaday Iyo War Ay Booliska Kenya Soo Saareen

Published on Sep 24 2013 // Warar
Wararkii U Dambeeyay Ee Kooxaha West Gate Qabsaday Iyo War Ay Booliska Kenya Soo Saareen
Nayrobi(Geeska)-Khasaaraha ka dhashay weerarka hubaysan ee lagu qabsaday suuqa West gate ee ku yaala magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, ayaa isa soo taraya, waxaanay dhimashadu ku dhowdahay 70 ruux, halka lixdameeye kalen la la’yahay, waxase la badbaadiyay dad gaadhaya kun ruux. 175 ayaa dhaawac...