Subcis: Quraan iyo Qaraam:Axmednagaashe.

Published on Aug 31 2013 // Maqaalo
Subcis waa eray inoogu suntan laba shay oo nolosheena ka mid ah, qiime wayna u leh jiritaankeena: Waa Quraanka oo ruux ah iyo Qaraamkoo nolol ah!! Subcis waa erayga aynu ku ababnay ee aynu ku baranay Quraanka kariimka ah, waa eray muujinya niyad samaanta iyo u soo jeedka barashada sawdka Alle ee aan...

Xisbiyada Mucaaradka Oo Walaac Ka Muujiyay Diiwaangelinta Oo Dib U Riixaysa Doorashada Iyo Farriinta Ay Madaxweyne Siilaanyo U Direen

Published on Aug 31 2013 // Warar
Xisbiyada Mucaaradka Oo Walaac Ka Muujiyay Diiwaangelinta Oo Dib U Riixaysa Doorashada Iyo Farriinta Ay Madaxweyne Siilaanyo U Direen
Hargeysa(Geeska)-Xisbiyada mucaaradka ah ee UCID iyo Wadani ayaa walaac xoogan ka muujiyay in aan wali la qaban diiwaangalintii cod bixiyayaasha doorashooyinka,waxaanay xukuumada ku dhaliileen inuu ka muuqdo cago jiid loona baahan yahay in diiwaangalinta inta sanadkan ka hadhay lagu qabto si doorashooyinku...

Halista Dhaqaale Ee Ka Dhalanaysa Xeerka Horumarinta Waddooyinka Ee Ay Xukuumadu Horgaysay Golaha Wakiilada

Published on Aug 31 2013 // Warar
Halista Dhaqaale Ee Ka Dhalanaysa Xeerka Horumarinta Waddooyinka Ee Ay Xukuumadu Horgaysay Golaha Wakiilada
Hargeysa(Geeska)-Ajandaha kalfadhigan ee golaha wakiilada waxa ku jira xeer cusub oo ay xukuumadda Somaliland curisay, kaas oo uu magaciisu yahay xeerka horumarinta waddooyinka. Xeerkan oo aanu ka doodistiisa golaha wakiilada si rasmi ah u gudo gelin, ayaa ah xeer ay xukuumaddu doonayso in loogu ansixiyo...

Qaramada Midoobay Oo La Sheegay Inay Ka Soo Jawaabtay Codsi Ay Somaliand U Dirtay

Published on Aug 31 2013 // Warar
Qaramada Midoobay Oo La Sheegay Inay Ka Soo Jawaabtay Codsi Ay Somaliand U Dirtay
Hargeysa(Geeska)-Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM, ayaa la sheegay inuu ka soo jawaabay codsi ay xukuumadda Somaliland kaga dalbatay inay ka caawiyaan sidii maamulka hawada looga soo wareejin lahaa Qaramada Midoobay, iyadoo la fulinayo heshiiskii dhinaca hawada ee dhex maray Somaliland iyo Somaliya. Ilo...

Abaal-laawe: Hoggaamiye Aan Hoggaamin Lahayn

Published on Aug 31 2013 // Warar
Abaal-laawe: Hoggaamiye  Aan Hoggaamin Lahayn
Waa Muqdisho 1980/81, xilayadaas oo xaaladii kacaanka iyo guud ahaa Somalia ay si kale noqotay weji ama wejiyo kale na yeelatay waxa na sabab u ahaa arimihii dhacay daba yaaqada todobaataneeyada oo ay ugu muhiim sanaayeen dagaalkii lagu soo jebiyay ciidamadii Somalia iyo dhibaatooyinkii ka dhashay sida...

Markab Dagaal Oo Hore U Riday 5 Hogaamiye, Isuna Diyaariyey Inuu Galaafto Madaxweyihii 4aad Ee Carbeed: Warbixin

Published on Aug 31 2013 // Warar
Markab Dagaal Oo Hore U Riday 5 Hogaamiye, Isuna Diyaariyey Inuu Galaafto Madaxweyihii 4aad Ee Carbeed: Warbixin
Hargeysa (Geeska) Markabka dagaalka ee lagu magacaabo Saldhigga 6aad oo uu Maraykanku leeyahay ayaa isu diyaarinaya in uu weerar gantaallo iyo diyaarado isugu jira ku qaado dalka Suuriya, hawlgalkaas oo qayb ka noqon doona dadaal ay dalalka reer galbeedka ee Maraykanka, Ingiriiska yiyo Faransiisku hor...

Madaxwayne Xisaabi Xil Malaha:Qore:-Xasan Aw libaax

Published on Aug 31 2013 // Maqaalo, Warar
Madaxwayne Xisaabi Xil Malaha:Qore:-Xasan Aw libaax
Madaxweyne Siilaanyo waxuu ku barbaaray oo halka uu maanta joogo uu ku soo gaadhay baystaynkii iyo beesadii uu Ingiriisku cashuur ahaan uga qaadi jiray caano diiqda magaalooyinka caanaha iyo xaabada keeni  jiray. In kasta oo umaddani dhamaanteed abaal balaadhan ku leedahay oo aanu abidkiina maalin...

Shacabka Reer Ceerigaabo Oo Codsaday In Gobolka Laga Bedalo Lacagta Giimbaarta Ah

Published on Aug 31 2013 // Warar
Ceerigaabo (Geeska) – Deegaanada Gobolka Sanaag ee Somaliland, gaar ahaan Magaalada Ceerigaabo ayaa waxa oo gashay lacag shilinka Soomaaliya ah (Giimbaarta), taasi oo been abuur ah isla-markaana ka soo gashay dhanka Maamul Goboleedka Puntland. Lacagtan GIIMBAARTA ah ee been abuurka ah oo saamayn...

Mujaahid Xasan Guure Oo Sheegay Inay Madaxweynaha Uga Fadhiyaan Wada Tashigii Uu Ku Haystay, Cabdiraxman, Cigaal Iyo Rayaale

Published on Aug 29 2013 // Warar
Mujaahid Xasan Guure Oo Sheegay Inay Madaxweynaha Uga Fadhiyaan Wada Tashigii  Uu Ku Haystay, Cabdiraxman, Cigaal Iyo Rayaale
Hargeysa(Geeska)-Gudoomiyaha Madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac,ayaa daboolka ka qaaday in mudaharaad ina daanweyne yahay,  haddii loo soo noqon waayo wada tashiga,waxaanu ku ee eeyay madax weyne Axmed Siilaanyo in ay wali dalka ka jiraan waxii uu ku mucaaraday...

Wada Hadalo U Bilaabmay Maamulka Puntland & Kooxda Khaatumo Iyo Dareenka Xukuumadda Somaliland

Published on Aug 29 2013 // Warar
Wada Hadalo U Bilaabmay Maamulka Puntland & Kooxda Khaatumo Iyo Dareenka Xukuumadda Somaliland
Taleex(Geeska)-Madaxda maleeshiyaadka Khaatumo ayaa wada hadalo la bilaabay maamul goboleedka Puntland, waxaanay magaalada Taleex kulamo kula yeesheen Madaxweyne xigeenka Puntland Cabdisamad Cali Shire, oo halkaas safar ku yimid. Maamulka Khaatumo, gaar ahaan garab uu horkacayo Axmed Karaash, oo ka mid...

Madaxwayne Siilaanyo Oo La Dabaaldegay 516 Arday Oo Ka Qalin-jabiyey Jaamacada CAMUUD

Published on Aug 29 2013 // Warar
Madaxwayne Siilaanyo Oo La Dabaaldegay 516 Arday Oo Ka Qalin-jabiyey  Jaamacada CAMUUD
Borama (Geeska) – Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)(oo ay weheliyaan wefti balaadhan oo ay ka mid yihiin Wasiirada Wasaaradaha Boostada iyo Isgaadhsiinta, Beeraha, Xidhiidhka Golayaasha, Shaqada iyo Arimha Bulshada, arimaha dibadda, Madaxtooyada, Gaashaandhiga, Warfaafinta,...

Xisbiga KULMIYE Oo Digniino U Diray Madaxweynaha Puntland, Una Jawaabay Faysal Cali Waraabe

Published on Aug 29 2013 // Warar
Xisbiga KULMIYE Oo Digniino U Diray Madaxweynaha Puntland, Una Jawaabay Faysal Cali Waraabe
Hargeysa(Geeska)-Xisbiga talladda Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa ka jawaabay eedaymo uu u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, kaas oo guddoomiyuhu ku baahiyay cadadkii Geeska Afrika ee salaasadii. KULMIYE waxa kale oo uu cambaareeyay faro-gelin ay maamul-goboleedka Puntland...

Xisbiga UCID Oo Jawaabo Kulul Ku Ganay Afhayeenka Madaxtooyada

Published on Aug 29 2013 // Warar
Xisbiga UCID Oo  Jawaabo Kulul Ku Ganay  Afhayeenka Madaxtooyada
Hargeysa(Geeska)- Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka  UCID ayaa Si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeedhay Af-hayeenka Madaxtooyada Axmed Saleban Dhuxul, d, waxa kale oo ay meesha ka saareen Eedo uu Guddomiyahooda iyo Cali guray uu u jeediyey Dhuxul,  waxaayna sheegen in hadalka soo Baxay Af-hayeenka...

Shirkad Maalgashanaysa Kaluunka Wadanka Oo Xaflad Balaadhan Ku Qabatay Berbera

Published on Aug 29 2013 // Warar
Shirkad Maalgashanaysa Kaluunka Wadanka Oo Xaflad  Balaadhan Ku Qabatay Berbera
Bebera (Geeska) – Huteelka Barwaaqo ee Magaalada Berbera, ayaa waxa shalay lagu qabtay Munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayey shirkadda Pontus Marine LTD oo ka shaqeyn doonto iib-geynta kaluunka Somaliland. Madaxda shirkadda Pontus Marine LTD, oo hore Munaasibaddo noocan oo kale ah ugu qabtay...

Culayso Diblomaasiyadeed Oo La Filayo Inay USA Iyo UK Ka Baajiyaan Weerarka Suuriya

Published on Aug 29 2013 // Warar
Culayso Diblomaasiyadeed Oo La Filayo Inay USA Iyo UK Ka Baajiyaan Weerarka Suuriya
London(Geeska/W.Wararka)-Dawladaha Maraykanka iyo Ingiriiska, waxa fuulay culaysyo diblomaasiyadeed oo ku cadaadinaya inay dib u dhigaan weerar ay qorshaynayan inay ku qaadaan dawladda Suuriya ee Bashaar Al Asad, oo lagu eedaynayo inay dadkeeda u isticmaashay sunta kiimikada ee wax gumaada. Waxa labadan...

“Dadka Reer Somaliland Waxay Arkaan Inaanay Waxba Ka Soo Socon Muqdisho, Waanay U Qalmaan In Qaran Loo Aqoonsado”

Published on Aug 28 2013 // Warar
“Dadka Reer Somaliland Waxay  Arkaan Inaanay Waxba Ka Soo Socon Muqdisho,  Waanay U Qalmaan In Qaran Loo Aqoonsado”
USA(Geeska)-Siyaasiga Axmed Ismaaciil Samatar, oo dhawaan ka soo noqday aragtidiisii federaalka Somaliya, ayaa cadeeyay inay Somaliland xaq u leedahay in loo aqoonsado qaran madaxbanaan, islamarkaana ay leedahay awood ay dhulkeeda ku maamusho. Prof. Samatar,oo safar uu ku yimid Somaliland ka dib ku laabtay...

Boqortooyada Sucuudiga Oo Soo Saartay Amar Caafimaad Oo Saamaynaya Xujeyda Reer Somaliland Ee Sannadkan Xajaysa

Published on Aug 28 2013 // Warar
Boqortooyada Sucuudiga Oo Soo Saartay Amar Caafimaad Oo Saamaynaya Xujeyda Reer Somaliland Ee Sannadkan Xajaysa
Riyad(Geeska)-Dawladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa soo saartay amar khuseeya xujayda sannadkan ka xajaysa dalalka Somaliland, Somaliya iyo Kenya, kaas oo ku saabsan dhinaca caafimaadka. Wasaaradda caafimaadka Sucuudiga ayaa fartay xujayda ka tagaysa Somaliland, Somaliya iyo Kenya inay lix toddobaad ka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo Inuu Maanta Borama U Tago Qalin Jebinta Camuud

Published on Aug 28 2013 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo Inuu Maanta Borama  U Tago Qalin Jebinta Camuud
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu maanta Borama u socdaalo, si uu uga qayb galo munaasibad qalin jebin ah oo loo samaynayo arday ka qalin jebinaysa Jaamacadda Camuud. Madaxweynaha, oo horkacaya raxan ka mid ah golihiisa wasiirada ayaa la filayaa...

Suuriya: Durbaanka Dagaalka Iyo Dareenada UK, Maraykanka Iyo Suuriya

Published on Aug 28 2013 // Warar
Suuriya: Durbaanka Dagaalka Iyo Dareenada UK, Maraykanka Iyo Suuriya
Dimishiq(W.Wararka)-Quwadaha Maraykanka, Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa si weyn ugu diyaar garoobaya weerar ay ku qaadaan dawladda Suuriya iyagoo ka jawaabaya sunta kiimikada ah ee lagu eedaynayo inay ciidamada Madaxweyne Bashaar Asad isticmaaleen. Hase yeeshe dawladda Suuriya ayaa sheegtay inay kala...

Suldaan Galaal Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Suldaan Xiirey

Published on Aug 28 2013 // Warar
Suldaan Galaal Oo  Ka Jawaabay Hadal Ka  Soo Yeedhay Suldaan Xiirey
Hargeysa: (Geeska)-Suldaan Maxamed Cabdilaahi Galaal oo ah Suldaanka Guud ee Beelaha  Maxamed Daa’uud,  ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeedhay Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey, oo la xidhiidha khilaaf ka taagan deegaanka Baliga. Suldaanka oo Maalintii shalay shir jaraa’id...

Hargeysa: Guddoomiyaha Kooxda Jabuuti City Oo Shalay Beeniyay In Laba Wiil Laga Xidhay

Published on Aug 28 2013 // Warar
Hargeysa: Guddoomiyaha  Kooxda Jabuuti City Oo Shalay Beeniyay In Laba Wiil Laga Xidhay
Hargeysa (Geeska) – Guddoomiyaha kooxda Kubadda Koleyga ee Jabuuti City Muuse Cali Caamir, ayaa beeniyey in laba ka mid ah ciyaartoyga kooxdiisa lagu xidhay Magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha kooxda kubadda Koleyga ah ee Jabuuti City, waxa uu sheegay in isaga iyo kooxdiisa si wanaagsan loogu soo...

Faysal Cali Waraabe Oo Eedeeyay Maamulka Puntland

Published on Aug 28 2013 // Warar
Faysal Cali Waraabe Oo Eedeeyay Maamulka Puntland
Hargeysa(Geeska)-Gudooomiyaha xisbiga mucaaradka ah eeUCID Eng.Faysal Cali Waraabe,ayaa ku eedeeyay madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland inuu oogayo dagaalo qabiil ku salaysan isaga oo doonaya inuu qaab qabiilwax ku mideeyo. Gudoomiye Faysal Cali waxa uu uga digay  Puntland inay ka soo talawdo...

Madaxweyne-xigeenka Puntland Oo Maalintii Labaad Daansha-daanshonaya Taleex

Published on Aug 28 2013 // Warar
Madaxweyne-xigeenka Puntland Oo Maalintii Labaad Daansha-daanshonaya Taleex
Taleex(Geeska)-Madaxweyne xigeenka Puntland General Cabdisamad Cali Shire, ayaa shalay mashaariic kala duwan dhagax dhigay degmada taleex ee gobalka Sool ee bariga Somaliland. Mr. Shire, oo labadii maalmood ee u dambeeyay daansha-daanshoonayay degmada Taleex, ayaa shalay kormeer ku tagay meelo ka mid...

“Siilaanyo Wuu Fashilmay Sidii Uu Hoggaankii SNM-ba Ugu Fashilmay, Maantana Dalku Waa Is Dhex Yaac Oo Waa Bilaa Darawal”

Published on Aug 27 2013 // Warar
“Siilaanyo Wuu Fashilmay Sidii Uu  Hoggaankii SNM-ba Ugu Fashilmay, Maantana  Dalku Waa Is Dhex Yaac Oo Waa Bilaa Darawal”
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe,ayaa daboolka ka qaaday inay kal-soonida kala noqonayaan madaxweyne Axmed Siilaanyo d aan laga wada tashan caqabadaha dalka horyaala,waxaanu si adag u sheegay in mudaharaadyo ay ku baaqi doonaan haddii wada tashiga loo...

Burco: Guddoomiyaha Maxkamadda Gobalka & Ciidanka Qaranka Oo Eedaymo Isweyaarsaday Iyo Hakad Ku Yimid Hawlihii Garsoorka

Published on Aug 27 2013 // Warar
Burco: Guddoomiyaha Maxkamadda Gobalka & Ciidanka Qaranka Oo Eedaymo Isweyaarsaday Iyo Hakad Ku Yimid Hawlihii Garsoorka
Burco(Geeska)-Maxkamadda Gobalka Togdheer ayaa shalay fowdo noqotay, ka dib markii ay isku dhaceen guddoomiyaha maxkamadda gobalka Togdheer iyo askari ka tirsan ciidamada qaranka oo maxkamadda u tagay dacwad ka dhaxaysa nin shicib ah. Guddoomiyaha Maxkamadda gobalka togdheer Maxamed Jaamac Cashuur, ayaa...

Wargeyska The Horn Oo Shalay Faallo Ka Qoray Tirada Golaha Wasiirada

Published on Aug 27 2013 // Warar
Wargeyska The Horn  Oo Shalay Faallo Ka Qoray  Tirada Golaha Wasiirada
Wargeyska The Horn,oo ah toddobaadle Ingiriisida ku soo baxa Isniin kasta oo ah mataanka Geeska Afrika, ayaa shalay qormadiisa tifaftirka wuxuu kaga hadlay tirada golaha wasiirada xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Siilaanyo iyo xaaladda dhaqaale ee dalka. Wargeysku wuxuu qormadiisaas ...

Madaxweyne-xigeenka Puntland Oo Yimid Taleex Iyo Hanjabaada Warancade

Published on Aug 27 2013 // Warar
Madaxweyne-xigeenka Puntland Oo Yimid Taleex Iyo Hanjabaada Warancade
Taleex (Geeska) – Madaxwayne ku xigeenka Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdisamad Cali Shirre, ayaa markii u horaysay shalay safar ku gaadhay Degmada Taleex ee Gobolka Sool ee Somaliland. Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo ka soo kicitimay Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, ayaa...

Golaha Wakiilada Oo Albaabada Isugu Xidhay La Xisaabtanka Xukuumadda Iyo Xeerar Kale

Published on Aug 27 2013 // Warar
Golaha Wakiilada Oo Albaabada Isugu Xidhay La Xisaabtanka Xukuumadda Iyo Xeerar Kale
Hargeysa (Geeska) – Mudanayaasha Golaha Wakiilada, ayaa shalay maalintii labaad fadhi albaabadu u xidhan yihiin ku yeeshay xaryntooda Magaalada Hargeysa, waxaana fadhigaasi hagayey Guddoomiyaha Golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Shirarka noocan ah oo aan in muddo ah aanay yeelan...

God-haleeli: Xukuumadda Iyo Madaxdhaqamedka Oo Guntay Nabad Beelaha Walaalaha Ah Dhex Marta

Published on Aug 27 2013 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Weftigii ka socday Xukuumadda iyo Madax-dhaqameedka ayaa shalay galab ku guulaystay inay guntaan sidii nabad looga dhex dhalin lahaa labadii Ardaa ee todobaadkii hore shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka God-heeli, waxaanay dhaarriyeen 50 xubnood oo ka soo kala jeeda waxgaradka labada...

Madaxweynaha Suuriya Oo Maraykanka Uga Digay Weerar Uu Dalkiisa Ku Qaado

Published on Aug 27 2013 // Warar
Madaxweynaha Suuriya  Oo Maraykanka Uga Digay  Weerar Uu Dalkiisa Ku Qaado
Madaxweynaha dalka Suuriya ee ay xaaladu ku adag tahay ayaa dawladda Maraykanka uga digay inay weerar ku qaado ciidamadiisa, iyadoo ka jawaabaysa eedaymaha loo jeediyay ciidamada Bashaar Al Asad ee sheegaya inay mucaaradkeeda ku isticmaashay hubka kiimikada ah. Mr. Bashaar, oo waraysi siiyay wargeys...

Ciidamada Badda Ee Talyaaniga Oo Shalay Badbaadiyay 116 Tahriibe Oo Ay Ku Jireen Muwaadiniin U Dhashay Somaliland

Published on Aug 25 2013 // Warar
Ciidamada Badda Ee Talyaaniga Oo  Shalay Badbaadiyay 116 Tahriibe Oo Ay Ku  Jireen Muwaadiniin U Dhashay Somaliland
Italy(Geeska)-Ciidamada Talyaaniga ayaa ayaa Sabtidii shalay badbaadiyay 200 oo tahriibayaal ah, kuwaas oo ay ku jireen kuwo reer Somaliland ahi. Tahriibayaashan oo ka tagay xeebaha wadanka Liibiya, ayaa 116 ka mid ahi waxay badankoodu ahaayeen Somali, waxaana ku jira kuwo reer Somaliland ah oo laba...

Wasiirka Khaarajiga Oo Soo Bandhigay Jidadka Uu U Marayo Aqoonsi U Raadinta Somaliland

Published on Aug 25 2013 // Warar
Wasiirka Khaarajiga Oo Soo Bandhigay Jidadka Uu U Marayo Aqoonsi U Raadinta Somaliland
Hargeysa (Geeska) – Wasiirka arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa si mugle uga hadlay dedaalka uu u galayo qadiyadda Madax-banaanida Somaliland iyo sidii uu uga dhaadhicin lahaa beesha caalamka iyo qaramada midoobay oo uu hore uga sii shaqeyn jiray.   Wasiirka arimaha dibada...