Madaxweyne Siilaanyo Oo Ergadii Salaadiinta Ahayd Ka Aqbalay Inuu Horfadhiisto Siyaasiyiinta Ku Bahoobay Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka

Published on Jul 30 2013 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ergadii Salaadiinta  Ahayd Ka Aqbalay Inuu Horfadhiisto Siyaasiyiinta Ku Bahoobay Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la sheegay inuu si rasmi ah u aqbalay inuu horfadhiisto siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ku bahoobay golaha wada tashiga iyo toosinta qaranka, kuwaas oo ay dhawaan warbaahinta isu mariyeen eeddo kulul. Ergo salaadiin ah oo toddobaadyadii...

Aqoonyahano Iyo Mujaahidiin Taageeray Baaqii 16-ka Qodob Ahaa Ee Ay Golaha Toosintu Soo Bandhigeen

Published on Jul 30 2013 // Warar
Aqoonyahano Iyo Mujaahidiin Taageeray Baaqii 16-ka Qodob Ahaa Ee Ay Golaha Toosintu Soo Bandhigeen
Hargeysa(Geeska)-Siyaasiyiin,  aqoon yahan tiro badan iyo mujaahidiin ayaa taageero u muujiyay golaha wada tashiga iyo toosinta ee dhawaan dalka lagaga dhawaaqay. Waxaanay madaxweyne Axmed Siilaanyo ugu baaqeen in uu geesinimo muujiyo oo uu shacbiga uga jawaabo dhaliilaha loo soo jeediyay oo ay...

“Waxaan Go’aansaday Inaanan Timaha Iska Xiirin, Inta Uu KULMIYE Talada Hayo”

Published on Jul 30 2013 // Warar
“Waxaan Go’aansaday Inaanan Timaha Iska Xiirin, Inta Uu KULMIYE Talada Hayo”
Hargeysa(Geeska)-Maxamed Cali Cumar, waa muwaadin degen magaalada Hargeysa, waxaanu sameeyay mudaharaad salmi ah oo uu kaga soo horjeedo hoggaaminta Madaxweyne Siilaanyo iyo xisbiga KULMIYE. Mudaharaadka uu muwaadinkani sameeyay waa mid uu noociisu ku cusubyahay wadanka. Maalintii uu KULMIYE ku guulaystay...

Dagaalo Ka Soo Cusboonaaday Hawdka Xarshin Ee Kilil 5

Published on Jul 30 2013 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la sheegay inuu ka dhashay dagaal shalay deegaanka Xarshin ee kilika shannaad ee Somalida Itoobiya ku dhex maray laba beelood oo kasoo kala jeeda Ogaden iyo Isaaq. Labada beelood oo kala ah Reer Liibaan oo Isaaq ah iyo Absame oo Ogaden ah,...

Asalka Calanka Dalka Somaliya Oo La Ogaaday Halka Laga Soo Minguuriyay

Published on Jul 30 2013 // Warar
Asalka Calanka Dalka Somaliya Oo La Ogaaday Halka Laga Soo Minguuriyay
Taariikhda calanka Soomaalidu miyey khaldantahay oo la dhoodhoobay mise horaa loo caddeyey ee anaan warqabin. Waxaa la igu barbaariyey  taariikhda  calanka bluga ah oo xiddigta cad oo shanta  gees-leh in uu hindisay Ilaahay ha u naxariistee nin la odhan jiray Maxamed Cawale Liibaan. M....

Hargeysa: Kulan Lagu Daah-furay Wacyigalinta Istcimaalka Daawada Xoolaha

Published on Jul 30 2013 // Warar
Hargeysa: Kulan Lagu Daah-furay Wacyigalinta Istcimaalka Daawada Xoolaha
Hargeysa (Geeska) – Agaasimaha guud ee wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland Dr Maxamuud Axmed Cagaweyne, ayaa ka qayb-galay kulan hal maalin ka socday huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, kaasi oo lagu daah-furayey wacyigalin la xidhiidha isticmaalka daawada xoolaha oo laga bilaabayo guud...

Buugga Aan Ooyee Albaabka Ii Xidha Oo Lagu Soo Bandhigay Xarunta Akhriska Maxamed Mooge

Published on Jul 30 2013 // Warar
Buugga Aan Ooyee Albaabka Ii Xidha Oo Lagu Soo Bandhigay Xarunta Akhriska Maxamed Mooge
Hargeysa(Geeska)-Xarunta keydka hidaha, dhaqanka, akhriska iyo qoraalka ee Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa,ayaa ayaa  qabtay xaflad lagu soo bandhig  buug cusub oo uu qoray Maxamed Xasan Guuled (Abdibashiir). Qoraa Maxamed Xasan Guuleed (Abdibashir) ayaa soo bandhigay buug uu ugu magac...

Qarax Is Miidaamin Ah Oo Lala Eegtay Guri Ay Degenyihiin Shaqaalaha Safaaradda Turkiga Ee Muqdisho Iyo Sarkaal Amni Oo Ku Geeriyooday

Published on Jul 30 2013 // Warar
Qarax Is Miidaamin Ah Oo Lala Eegtay Guri Ay Degenyihiin Shaqaalaha Safaaradda Turkiga Ee Muqdisho Iyo Sarkaal Amni Oo Ku Geeriyooday
Muqdisho(Geeska)-Weerar ismiidaamin ah ayaa shalay gelinkii dambe lala eegtay hoy ay degenyihiin shaqaalaha safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya, waxaana lagu soo waramayaa khasaare dhimasho ah oo soo gaadhay dad Turki ah. Weerarkan oo ahaa ismiidaamin lagu fuliyay gaadhi waxyaabaha...

Faysal Cali Waraabe Oo Ku Taliyay In La Qaado Isbaaro U Dhaxaysa Madaxweynaha Iyo Wasiirada Khaarajiga

Published on Jul 30 2013 // Warar
Faysal Cali Waraabe Oo Ku  Taliyay In La Qaado Isbaaro U Dhaxaysa Madaxweynaha Iyo Wasiirada Khaarajiga
Hargeysa (Geeska) – Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo shalay ka qayb-galay Munaasibad uu xilka kula wareegay wasiirka cusub ee arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa si faahfaahsan uga hadlay caqabadaha hor taagan siyaasada arimaha dibada.   Eng...

HESHIISKA MAAMUL-WADAAGA HAWADA, IYO HIMILADDA SOMALILAND! By M. Haaruun

Published on Jul 27 2013 // Maqaalo
HESHIISKA MAAMUL-WADAAGA HAWADA, IYO HIMILADDA SOMALILAND! By M. Haaruun
Waa Jamhuuriyadii is-diidooyin ka! Guul-daradu waa guul, gaajadu waa dhereg, beentu waa run, Silicu waa ladnaan, qalad kuna, waa sax! Haa sidaas weeye. Somaliland iyo nidaamkeeda siyaasiga ah ee dawladnimo hadaad si dhab ah u dhugato, waxad xasuusan, Caalam kii Oceania eeuu George Orwell Novel kiisii...

Qaramada Midoobay Oo Sheegtay Inay Xasan Sheekh Ka Caawinayso Sidii Somaliland Loogu Qancin Lahaa Ka Qayb Galka Shirka Beljamka Ee Somaliya

Published on Jul 27 2013 // Warar
Qaramada Midoobay Oo Sheegtay Inay Xasan Sheekh Ka Caawinayso Sidii Somaliland Loogu Qancin  Lahaa Ka Qayb Galka Shirka Beljamka Ee Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay Madaxweynaha dawladda Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ka caawinayso sidii Somaliland loogu qancin lahaa inay ka qayb gasho shirka Beljamka loogu qabanayo Somaliya ee lagu soo bandhigi doono nidaamka cusub ee loo yaqaan New Deal. Ergayga Qaramada Midoobay...

Xukuumada Siilaanyo Oo Maanta Saddex Jirsatay Iyo Milicsiga Waayaha Wejiyada Badan Ee Ay Soo Martay

Published on Jul 27 2013 // Warar
Xukuumada Siilaanyo Oo Maanta Saddex Jirsatay Iyo Milicsiga Waayaha Wejiyada Badan Ee Ay Soo Martay
Hargeysa(Geeska)-Saddex sannadood oo buure ah ayaa laga joogaa maalintii 27 July 2010 Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici, loo dhaariyay xilka hoggaaminta qaranka Somaliland. Si kale haddii loo dhigo maanta ayay hoggaamintoodu saddex jirsatay. Mudadaas...

Wasiirka Khaarajiga Oo Maanta Xilka La Wareegaya

Published on Jul 27 2013 // Warar
Wasiirka Khaarajiga Oo Maanta Xilka La Wareegaya
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegaya xilka wasaaradaas. Munaasibad balaadhan ayaa la filayaa in wasiirka cusubi xilka kagala wareego wasiirkii hore Maxamed Cabdillaahi Cumar, oo ah wasiirka ganacsiga...

Ergo Salaadiin Ah Oo Isaga Dab Qaadaysa Madaxweynaha Iyo Golaha Toosinta Qaranka

Published on Jul 27 2013 // Warar
Ergo Salaadiin Ah Oo Isaga Dab Qaadaysa Madaxweynaha Iyo Golaha Toosinta Qaranka
Hargeysa(Geeska)-Ergo salaadiin ah oo ka kooban 17 xubnood oo ay iska dhex doorteen salaadiinta Somaliland, ayaa ku hawlan sidii ay isugu soo dhawayn lahaayeen Madaxweyne Siilaanyo iyo golaha wada tashiga iyo toosinta qaranka. Ergadan salaadiinta ah oo isaga dab qaadaysa labada dhinac, ayaa habeen hore...

Xaaladda Masar Oo Qasan Iyo Maxamed Mursi Oo Si Rasmi Ah Loo Xidhay

Published on Jul 27 2013 // Warar
Xaaladda Masar Oo Qasan Iyo Maxamed Mursi Oo  Si Rasmi Ah Loo Xidhay
Mas'uuliyiinta dalka Masar ayaa si rasmi ah u xidhay   madaxweynihii xilka laga qaaday ee Maxamad Mursi. Maxkamad ku taalla dalkaas ayaa xuukuntay in Mursi la xiro muddo 15 maalmood ah si su'aalo loo weydiiyo. Waxaa loo haystaa dambiyo la sheegay in uu galay intii ay socdeen kacdoonkii...

‘Dhedo roob noqon weyday’

Published on Jul 27 2013 // Maqaalo, Warar
‘Dhedo roob noqon weyday’
Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com – www.dharaaro.com Q1aad   “Seymaha ‘UNISOM’ u qoolayso Soomaali, waxa nala fiican in wadajir looga hor- tago, markaa Ictiraaf-doon ma aha, waa se Soomaali-badbaadin.” Mudane Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal, 28kii...

Tartankii Quraanka Kariimka Ah Iyo Axaadiistii Rasuulkeena Suuban Oo La Soo Gunaanaday

Published on Jul 27 2013 // Warar
Tartankii Quraanka Kariimka Ah Iyo Axaadiistii Rasuulkeena Suuban Oo La Soo Gunaanaday
Hargeysa(Geeska)-Tartankii ugu horeeyay ee Quraanka kariimka ah iyo axaadiistii rasuulka CSW lagu wada tartamo,ayaa si rasmi ah ugu soo gaba gaboobay hotel Ambasador magaalada Hargeysa. Tartankan oo ay ka soo qayb galeen 600 oo arday oo ka kala socday 65 goobood oo ah kuwa lagu barto quraanka iyo axaadiista...

Dawladda Somaliya Oo Ka Baxday Heshiiskii Turkiga Ee Dhigayay In Hawada Somaliland Iyo Somaliya Laga Maamulo Hargeysa

Published on Jul 25 2013 // Warar
Dawladda Somaliya Oo Ka  Baxday Heshiiskii Turkiga Ee Dhigayay In Hawada  Somaliland Iyo Somaliya Laga Maamulo Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Somaliya ayaa si cad u sheegtay inaan xarunta hawada laga rari doonin caasimadda Somaliya ee Muqdisho, waxaanu dhawaaqani si cad uga hor imanayaa heshiiskii ay Somaliland iyo Somaliya ku kala saxeexdeen Turkiga ee dhigayay in la sameeyo guddi farsamo oo wada jir u maamula hawada,...

Labada Xisbi Mucaarad Oo Ku Baaqay In Sida Ugu Dhaqsaha Badan La Isugu Yimaado Talo Loo Dhanyahay

Published on Jul 25 2013 // Warar
Labada Xisbi Mucaarad Oo Ku Baaqay In Sida Ugu Dhaqsaha Badan La Isugu Yimaado Talo Loo Dhanyahay
Hargeysa(Geeska)-Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaradka ah ee UCID iyo Wadani, ayaa ku baaqay in loo baahan yahay in sida ugu dhakhsaha badan laysugu yimaado shir loo dhan yahay lagana arinsado xaalka dalka iyo hawlaha ku soo fool leh.waxa kale oo ay labada xisbi mucaarad sheegeen inay ka walaacsan yahiin...

Cabdillaahi-Jawaan Oo Mucaaradka Iyo Muxaafidka Uga Digay Hadalada Xanafta Leh

Published on Jul 25 2013 // Warar
Cabdillaahi-Jawaan Oo Mucaaradka Iyo Muxaafidka Uga Digay Hadalada Xanafta Leh
Hargeysa (Geeska) – Siyaasiga Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdilaahi Jawaan) oo ah Guddoomiyihii Komiishankii doorashooyinka ee hore ayaa shir jaraa’id oo uu xalay ku qabtay Magaalada Hargeysa talooyin ugu jeediyey Madaxwayne Axmed Siilaanyo iyo siyaasiyiinta ku dhawaaqay golaha wadatashiga...

Nuxurka 10-ka Qodob Ee Ay Wadani Iyo UCID Shalay Sida Rasmiga Ah U Kala Saxeexdeen

Published on Jul 25 2013 // Warar
Nuxurka 10-ka Qodob Ee Ay Wadani Iyo UCID Shalay Sida Rasmiga Ah U Kala Saxeexdeen
Hargeysa(Geeska)- Labada xisbi mucaarid ah ee UCID iyo Wadani  ayaa  si rasmi ah u kala saxeexday heshiis ka kooban 10 qodab oo ay si wada jir ah qalinka ugu duugeen labada gudoomiye ee labadaas xisbi Md. Faysal Cali Waraabe iyo Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Heshiiskan ka kooban...

Goorma Ayaa La Filayaa In La Qaybiyo Wejiga Labaad Ee Darajada Ciidamada?

Published on Jul 25 2013 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Wejiga labaad ee darajada ciidamada kala duwan ee Somaliland, ayaa la filayaa in la bixiyo inta ka horaysa ciidda, oo ay inaga xigaan wax laba toddobaad ka yari. Darajada oo markii hore la filayay in qaybteeda labaad la bixiyo xuskii 18 May, ayaa dib u dhacday, waxaana warar wakhtigaas...

Masar: Ikhwaanka Iyo Milatariga Oo Beri Isu Dhaarsan

Published on Jul 25 2013 // Warar
Qaahira(W.Wararka)-Taliyaha militeriga Masar ayaa ku baaqay dibedbaxyo awood u siinayo inuu ka hortago waxa uu ugu yeedhay "argegixisada" CabdilFataax al-Sisi, oo sidoo kale ah ra'iisalwasaare kuxigeenka Masar iyo wasiirka difaaca ayaa ugu baaqey dadka reer Masar inay isku soo baxaan maalinta...

Hoombaro Libaax Bay Soo Waddaa

Published on Jul 25 2013 // Maqaalo, Warar
(Istanbuul maxay ii soo waddaa) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com – www.dharaaro.com Q5aad Aniga oo dembigana iska dhowraya, idinkana idiin nasteexaynaya, bal hadda aan cabbaar ku yara hakanno Qodobbadan la sheegay in Somaliland madasha Istanbuul la tagtay oo aanan caawa...

Mawqifkii Uu Daahir Rayaale Kaahin Ka Taagnaa Wada Hadal Iyo Heshiis Uu La Galo Dawladaha Dalka Somaliya Loo Dhiso

Published on Jul 24 2013 // Warar
Mawqifkii Uu Daahir Rayaale  Kaahin Ka Taagnaa Wada Hadal Iyo Heshiis  Uu La Galo Dawladaha Dalka Somaliya Loo Dhiso
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa marka laga hadlayo wada hadal uu la bilaabo Somaliya iyo heshiisyo ay wada galaan, wuxuu taagnaa mawqif cad oo adag. Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin, wuxuu taagnaa mawqif aad u adag, marka laga hadlayo wada hadal uu...

Xisbiga UCID Oo Deedafeeyay Go’aankii Ay Guddiga Diiwaangelintu Soo Saareen

Published on Jul 24 2013 // Warar
Xisbiga UCID Oo  Deedafeeyay Go’aankii Ay  Guddiga Diiwaangelintu Soo Saareen
Hargeysa(Geeska)-Xoghayaha guud ee xisbiga UCID Axmed-Kayse Aadan Ismaaciil,ayaa gudida diiwangalintu qoraalkii ay xisbigaas ku amreen in ay gudoomiyahooda talaabo ka qaadeen ku tilmaamay mid nidaamka iyo anshaxa ka baxsan. Waxaanay sheegeen inay gudidu hiil iyo taageero u soo noqotay xukuumada oo ay...

Xisbiyada Wadani Iyo UCID Oo Maanta Laga Sugayo War-murtiyedkodii U Horeeyay

Published on Jul 24 2013 // Warar
Xisbiyada Wadani Iyo UCID  Oo Maanta Laga Sugayo  War-murtiyedkodii U Horeeyay
Hargeysa(Geeska)-Labada xisbi mucaarad ee Wadani iyo UCID ayaa maanta laga sugayaa inay wada jir u qabtaan shirkoodii jaraa’id ee ugu horeeyay, ka dib wada hadalo socday oo ay soo gunaanadeen. Labada xisbi mucaarad oo aanu xidhiidhkoodu hore u wanaagsanayn, ayaa waxa ay dhawaanahan bilaabeen wada...

“Madaxweyne Siilaanyo Tuug Maaha, Dawladiisuna Tuugo Maaha”

Published on Jul 24 2013 // Warar
“Madaxweyne Siilaanyo Tuug Maaha, Dawladiisuna Tuugo Maaha”
Gabiilay(Geeska)-Wasiirka madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali ayaa jawaabo kulul ka baxiyay Golaha wada tashiga iyo toosinta,isla markaasana dhaliilo iyo hanjabaad u soo jeediyay xubaha ugu cul-culus golahaas, isagoo madaxweynaha ka difaacay eedaha ay u jeediyeen ee musuq iyo maamul xumo. Wasiirka madaxtooyada...

Booliska Somaliland Oo Yeeshay Gaadiidka Gargaarka Deg Dega Ah

Published on Jul 24 2013 // Warar
Booliska Somaliland  Oo Yeeshay Gaadiidka Gargaarka Deg Dega Ah
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade, ayaa 10 gaadiid ah oo loogu talo galay gargaarka deg dega ah waxa uu ku wareejiyay ciidanka booliska. Wasiirku waxa uu sheegay in gaadiidkan ay 24-saacadoodba dhex wereegi doonaan qaybaha kala duwan ee magaalada Hargeysa isla markaasna...

Xawaaladda WORLD REMIT Oo Macaamiisheeda u Soo Kordhisay Adeegga ZAAD

Published on Jul 24 2013 // Warar
Xawaaladda WORLD REMIT  Oo Macaamiisheeda u Soo Kordhisay Adeegga ZAAD
Hargeysa (Geeska) – Shirkadda Xawaalada Lacagaha ee WORLD REMIT, ayaa ku dhawaaqday inay macaamiisheeda daafaha dunida u soo kordhisay adeeg u sahlaya inay si fudud lacag u diraan ama u qaataan. Maareeyaha shirkadda WORLD REMIT Sucaad Yuusuf Odowaa oo shalay shir-jaraa’id ku qabatay ayaa...

Siyaasadda Iyo Saxaafadda: Tee mudan? Maxamed X. Raabbi

Published on Jul 24 2013 // Maqaalo, Warar
Midi na ka ma mudna ta kale. Baahi gaar ah na waa ay isu qabaan. Ma kala maarmaan hawlahoodu. In ay saaxiibaan ama kala didaan se bulshada (dawladda iyo dadweynaha) danteeda ma aha. Hawlahooda qaran iyo gaar ba na u ma fiicna. Sababtu waa maxay?  Mar haddii ay qaybo mudan bulshada ka yihiin, xuduudo...

Mujaahid Ibrahim-Dhegaweyne Oo Cambaarayn Iyo Dood Warbaahinta U Mariyay Madaxweyne Axmed-Silanyo Iyo Xukuumadiisa

Published on Jul 23 2013 // Warar
Mujaahid Ibrahim-Dhegaweyne Oo Cambaarayn Iyo Dood Warbaahinta U Mariyay Madaxweyne Axmed-Silanyo Iyo Xukuumadiisa
Hargeysa(Geeska)-Afhayeenka Golaha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka Muj.Ibraahin Cabdilaahi Xuseen (Dhagaweyne), ayaa Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisa  ku dhaliilay inay ka hadli wayday dhaliilaha tirada badan ee uu u soo jeediyay golahoodu. Sida oo kale Muj.Dhagaweyne waxa uu madaxweyne Siilaanyo...