Wasiirkii Arrimaha Gudaha Ee Xukuumadii Daahir Rayale Oo Ka Hadlay Sida Uu Arko Xilka Daakhiliga Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo U Magacaabay Warancade

Published on Jun 30 2013 // Warar
Wasiirkii Arrimaha Gudaha Ee Xukuumadii Daahir Rayale Oo Ka Hadlay Sida Uu Arko Xilka Daakhiliga Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo U Magacaabay Warancade
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii arrimaha gudaha ee xukuumadii UDUB Md. Cabdillaahi Ismaacil Cali (Cirro), ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu Madaxweyne Silaanyo wasiirka arrimaha gudaha ugu magacaabay Cali Maxamed Warancade. Cabdillaahi-Cirro, oo aan muddooyinkan dambe ka hadal arrimaha siyaasadda, ayuu...

“Haddii Maanta La Iga Filayay Inaan Matago Oo Sidii Nin Cadhaysan U Hadlo, Ciddii Intaas Iga Sugaysay Raali Ha……”

Published on Jun 30 2013 // Warar
“Haddii Maanta La Iga Filayay Inaan Matago Oo Sidii Nin Cadhaysan U Hadlo, Ciddii Intaas Iga Sugaysay Raali Ha……”
Hargeys(Geeska)-Wasiirka cusub ee arimaha gudaha Cali Maxamed Waran-cade,ayaa si rasimi ah xilkii wasaarada arimaha  gudaha ugala wareegay wasiirkii hore Maxamed Nuur Caraale (Duur).   Munaasabadan xil wareejinta ahayd  ayaa ka dhacday gudaha wasaarada arimaha gudaha waxaana ka soo xaadiray...

Xasan Daahir Aweys Oo Xalay Ka Degay Muqdisho

Published on Jun 30 2013 // Warar
Xasan Daahir Aweys Oo  Xalay Ka Degay Muqdisho
Muqdisho(Geeska)-Xasan Daahir Aweys, oo ka mid ahaa madaxda kooxda Al-Shabaab ayaa xalay gaadhay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya, ka dib markii uu shalay galab ka tagay magaalada cadaado oo uu magangelyo ahaan u tagay  markii uu ka baxsaday kooxda Al-Shabaab.   Xasan Aweys, oo ay Cadaado...

Hargeysa: Hadhimo-sharafeed Loo Sameeyay Wasiirada Cusub Ee Xukuumada

Published on Jun 30 2013 // Warar
Hargeysa: Hadhimo-sharafeed Loo Sameeyay Wasiirada Cusub Ee Xukuumada
Hargeysa (Geeska) – Inta badan Wasiirrada xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo, ayaa shalay ka qayb-galay hadhimo-sharafeed lagu soo dhaweynayey Wasiirrada cusub ee toddobaadkii hore uu Madaxwaynuhu ku soo kordhiyey golihiisa Wasiirrada. Hadhimo-sharafeedan oo samaysay Beesha Ciidagale, isla-markaana...

Sheekh Xasan Ha La Download Gareeyo

Published on Jun 30 2013 // Warar
Sheekh Xasan Ha  La Download Gareeyo
Dhowr maalmood ayuu Xasan Daahir Aweeys joogaa magaalada Cadaado. Dowladdu sida ay ka yeesho arrintiisa indhaha ayaa lagu wada hayaa. Ma soo qaban doontaa? Ma xiri doontaa? Maxkamad ma soo taagi doontaa? Ma sii deyn doontaa? Ma dhoofin doontaa? Ma iska indha tiri doontaa? Mise jago ayay u magacaabi doontaa? Arrntaas...

Wasaarada Qorshaynta Iyo Hay’ada ANPPCAN Oo Soo Bandhigay Daraasad Lagu Sameeyay Hooyada Iyo Dhalaanka

Published on Jun 30 2013 // Warar
Wasaarada Qorshaynta Iyo Hay’ada ANPPCAN Oo Soo Bandhigay Daraasad Lagu Sameeyay Hooyada Iyo Dhalaanka
Hargeysa (Geeska) – Wasiirka Wasaarada qorshaynta Qaranka iyo horumarinta Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa shalay furay shir lagu soo bandhigayey sahamin ay wada sameeyeen Wasaarada qorshaynta iyo Hay’adda ANPPCAN, kuwaasi oo ay farsamo iyo dhaqaale ahaanba u taageerayso hay’adda...

SONYO Oo Culimadda Kala Hadashay Qaabka Loo Joojin Karo Tahriibta Dhalinyaradda

Published on Jun 30 2013 // Warar
SONYO Oo Culimadda  Kala Hadashay Qaabka Loo Joojin Karo Tahriibta Dhalinyaradda
Hargeysa(Geeska)-Dallada dhalinyaradda Somaliland ee SONYO ayaa kulan wada-tashi iyo baraarujin ah la yeelatey in ka badan 100-xubnood oo ka mid ah culimada magaalada Hargeysa gaar ahaan Iimaamyada masaajidada ee iyagu jeediya Khudbadaha Jimcaha ee culimadu dadka kula hadasho, waxaana kulankaas si wada...

Caaqil Ka Digay Qabyaalad Ku soo Korodhay Burco

Published on Jun 30 2013 // Warar
Burco(Geeska)-Chief Caaqil Axmed Maxamed Daahir oo ka mid ah madax dhaqameedka Gobolka Togdheer, ayaa ka digay qabyaalad uu sheegay in gobalka Togdheer ay ka soo if baxday,isla markaasna dhalinyaradii ay aad u kala qaybisay goob kasta oo ay isugu yimaadaan. Waxaanu ugu baaqay odayaasha,culimada,xukuumada...

Hargeysa: Guddiga Qaban Qaabada Shirka Sacad Muuse Oo Lagu Dhawaaqay

Published on Jun 30 2013 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Salaadiinta Beesha Sacad Muuse iyo Guddida xalinta khilaafaadka beesha ayaa Shir balaadhan oo ay shalay ku qabteen Huteelka Maan-soor kaga dhawaaqay Gudida qaban qaabada Shirka Sacad Muuse oo dhan 39 xubnood, kuwaasoo laga soo xulay Tusmooyinka beesha Sacad Muuse. Kulankan lagaga dhawaaqay...

Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Somaliland Oo Ka Hadlay Isku Shaandhaynta Iyo Xil Ka Qaadista Uu Madaxweyne Siilaanyo Golihiisa Ku Sameeyay

Published on Jun 26 2013 // Warar
Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Somaliland Oo  Ka Hadlay  Isku Shaandhaynta Iyo Xil Ka Qaadista  Uu Madaxweyne Siilaanyo Golihiisa Ku Sameeyay
Hargeysa(Geeska)-Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa aragtiyo kala duwan ku qaabilay isku shaandhaynta iyo magacaabista uu Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyay golihiisa wasiirada. Siyaasiyiintan oo kala ah Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurey), Col. Cumar Maxamed Nimcaale iyo Eng. Maxamed Xaashi Cilmi,...

Matt Bryden Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Wada Hadalada Somaliland & Somaliya Iyo Caqabadaha Soo Waajihi Kara

Published on Jun 26 2013 // Warar
Matt Bryden  Oo Si Qoto Dheer  Uga Hadlay Wada Hadalada Somaliland &  Somaliya  Iyo Caqabadaha Soo Waajihi Kara
Hargeysa(Geeska)-Mr. Matt Bryden, oo wakhtigan maamula hay’ad cilmi baadhiseed oo ka hawlgasha Geeska Afrika, laguna magacaabo Sahan, ayaa si qoto dheer uga hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya iyo weliba qodobada caqabada ah ee soo waajihi doona. Matt Bryden, oo sidoo kale aha madaxdii...

Somaliland: Dal Baadi Goobaya Xoriyad Uu 53 Sannadood Ka Hor Lumiyay

Published on Jun 26 2013 // Warar
Hargeysa(Geeska)- Maanta oo kale, 26 Juun 1960, waxa u beryey dadkii wakhtigaa ku dhaqnaa geyigan Somaliland Waa’ cusub. Waxay ahayd subaxdii u horreysey ee ay soo toosaan xorriyad dhulkooda ay ku maamushaan, kadib markii ay xalay oo kale 12 habeennimo xaqiijiyeen gebagebaynta habeenkii dheeraa...

Rayul Caamka Oo Soo Dhaweeyay Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Dibadda

Published on Jun 26 2013 // Warar
Rayul Caamka Oo  Soo Dhaweeyay Wasiirka  Cusub Ee Arrimaha Dibadda
Hargeysa(Geeska)-Marka si guud loo eego isku shaandhaynta iyo magacaabista uu Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyay golihiisa wasiirada, waxa muuqata in rayul caamka bulshadu si isku mid ah u soo dhaweeyeen Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Md. Maxamed  Biixi Yooni.   Maxamed Biixi Yoonis, ayaa...

“Wadahadaladii U Dhexeeyey Xaqsoor Iyo Xukumada Waxaa Ka Baxay Dhinacii Xukumada”

Published on Jun 26 2013 // Warar
“Wadahadaladii U Dhexeeyey Xaqsoor Iyo Xukumada Waxaa Ka Baxay  Dhinacii Xukumada”
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha ururka Xaqsoor Md. Xasan Ciise Jaamac, ayaa sheegay inay xukuumadu ka baxday wada hadaladii u dhexeeyay ururka Xaqsoor iyo xukuumadda. Warsaxaafadeed uu xalay soo saaray wuxuu kaga hadlay laba xubnood oo ka tirsanaa madaxda Xaqsoor oo lagu daray xukuumadda Somaliland, kuwaas...

Saxaafadda Oo Hambalyo U Dirtay Wasiir Cabdilahi-Cukuse

Published on Jun 26 2013 // Warar
Saxaafadda Oo Hambalyo U Dirtay Wasiir Cabdilahi-Cukuse
Saxaafadda madaxabanaan ee Somaliland waxa ay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Wasiirka cusub ee warfaafinta Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), oo ah saxafi ruug-cadaa ah oo muddo dheer ku soo dhex jiray warbaahinta. Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, magacaabista uu Cukuse u magacaabay wasiirka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Saqdii Dhexe Golihiisa Wasiirada Ku Sameeyay Xil-ka-qaadis, Magacaabis Iyo Isku Shaandhayn Balaadhan

Published on Jun 25 2013 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Saqdii Dhexe Golihiisa Wasiirada Ku Sameeyay Xil-ka-qaadis, Magacaabis Iyo Isku Shaandhayn Balaadhan
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay saqdii dhexe golihiisa wasiirada ku sameeyay xil ka qaadis, isku shaandhayn iyo magacaabis.   Sida lagu sheegay digreeto Madaxweyne oo xalay ka soo baxday madaxtooyada, Madaxweynuhu waxa uu xilka ka qaaday afar wasiir...

Xiddiga Cabdiriyaad Iyo Xulkiisa Hargeysa Oo Wasiirka Ciyaaraha Ku Eedeeyay Inuu Cadaalad Darro Kula Kacay

Published on Jun 25 2013 // Ciyaaro, Warar
Xiddiga Cabdiriyaad Iyo Xulkiisa Hargeysa Oo Wasiirka Ciyaaraha Ku Eedeeyay Inuu Cadaalad Darro Kula Kacay
Hargeysa(Geeska)-Cabdiriyaad Abshir Cabdi oo ah ciyaartoygii ugu gool dhalinta badnaa gobalka Maroodijeex ee hantiyay koobkii gobalada Somaliland, ayaa qaadacay qaybinta gaadhigii loo dhigay ciyaartoyga ugu gool dhalinta badna tartanka gobalada Somaliland.   Saddex ciyaartooy oo ka soo jeeday gobalada...

Dacwadda Wargeyska Hubaal Oo Ka Bilaabantay Maxkamadda

Published on Jun 25 2013 // Warar
Dacwadda Wargeyska Hubaal Oo Ka Bilaabantay Maxkamadda
Hargeysa(Geeska) Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex (Hargeysa) ayaa shalay markii ugu horaysay dhagaysatay Dacwad ay Xukuumadda Somaliland ku soo Oogtay Wargeyska Hubaal oo ay xayiraadi saarantahay, iyadoo dhagaysiga Dacwadan ay goob joog ahaayeen oo kali ah Qareenada Wargeyska Difaacaya iyo Xeer ilaalinta...

Faysal Cali Waraabe Oo Soo Dhaweeyay Aragtida Prof. Axmed I. Samatar

Published on Jun 25 2013 // Warar
Faysal Cali Waraabe Oo Soo Dhaweeyay Aragtida Prof. Axmed I. Samatar
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa soo dhaweeyay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar iyo safarka uu ku joogo caasimadda Hargeysa ee Somaliland. Md. Faysal, oo xalay la soo xidhiidhay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu yidhi, “Prof. Axmed Ismaaciil Samatar waan soo dhawaynayaa...

Bangi Ingiriis Ah Oo Sheegay Inuu Xidhayo Xisaabaadka Xawaaladaha Soomaalida

Published on Jun 25 2013 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Bangigii ugu wayn ee xawaaladaha Soomaalida iyo kuwa ay ajaanibka kale ee dalka Ingiriiska ku nooli ay lacagaha ku xawili jireen ayaa daboolka ka qaaday inuu joojinaayo dhamaan xisaabaadka xawaaladahaas oo gaadhayay 250 xawaaladood. Bangigan ayaan sheegin sabab buuran oo uu u joojinaayo...

26 June Maxey U Tahey Reer Somaliland, Kulmiye Iyo Anigaba?

Published on Jun 25 2013 // Warar
26 June Maxey U Tahey Reer Somaliland, Kulmiye Iyo Anigaba?
26 june wa maalin Somaliland xorriyadeed ka qaadatey gumeystihi wax ma tara aha ee boqortooyada Britain,wa maalinti u horeysey geyiga Somaalidu degto oo la arko calan Somaaliyeed oo  ka  babanaya samadeeda,wa maalinti abwaan,suldaan timacadde yidhi;   In sideyda tihiin iyo  ...

Dawlada Maraykanka Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay U Safraan Somaliya Iyo Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Ammaanka Caasimada Muqdisho

Published on Jun 23 2013 // Warar
Dawlada Maraykanka Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay U Safraan Somaliya Iyo Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Ammaanka Caasimada Muqdisho
Hargeysa(Geeska)-Beesha caalamka ayaa kalsooni darro ka muujisay ammaanka caasimada Somaliya ee Muqdisho ka dib qaraxii Arbacadii lala beegsaday xarunta UNDP ee Muqdisho. Qaraxaas lala eegtay xarunta UNDP, wuxuu muujiyay dabaca amni ee ka taagan Muqdisho iyo awoodda ay Alshabaab weli ku leedahay halkaas...

Taliyaha Booliska Oo Sheegay Inay Laba Nin U Qabteen Dilka Haweenaydii Lagu Dilay Xaafada Jigjiga Yar Ee Hargeysa

Published on Jun 23 2013 // Warar
Taliyaha Booliska Oo Sheegay Inay  Laba Nin U Qabteen Dilka Haweenaydii  Lagu Dilay Xaafada Jigjiga Yar Ee Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland  Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan,ayaa ka waramay falalkii dilalka ahaa ee ka dhacay caasimada Hargeysa dad loo qabqabtay. Taliye Cabdilaahi Fadal waxa uu sheegay inay gacanta ku soo dhigeen laba nin oo ku eedaysan haweenaydii lagu dilay...

Shirweynaha Marwooyinka Koowaad Ee Afrika Oo Dalka Tansaniya Lagu Qabanayo

Published on Jun 23 2013 // Warar
Shirweynaha Marwooyinka Koowaad Ee Afrika Oo Dalka Tansaniya Lagu Qabanayo
Daresalam(Geeska)-Dalka Tansaaniya ayaa markii u horaysay sannadkan martigelinaya kulanka marwooyinka koowaad ee qaaradda Afrika, kaas oo ay ka qayb geli doonto xaaska Madaxweynaha Maraykanka Michele Obama. Kulankan oo magaalada Darasalam ku qabsoomi doona 2-3 July, waxa si weyn u soo dhaweeyay haweenka...

Wasiir Cukuse Oo U Jawaabay Siyaasiyiin Eeddo U jeedisay Madaxweyne Siilanyo

Published on Jun 23 2013 // Warar
Wasiir Cukuse Oo U Jawaabay Siyaasiyiin Eeddo U jeedisay Madaxweyne Siilanyo
Hargeysa(Geeska)-Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa jawaab ka bixiyay eeddo ay siyaasiyiin reer Somaliland ahi u jeediyeen Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo.    Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta oo u waramayay TV-ga...

Hargeysa: Bilowga Dhismaha 20km Oo Shalay Lagu Kordhiyay Wadada Sallaxley Iyo Hargeysa

Published on Jun 23 2013 // Warar
Hargeysa: Bilowga Dhismaha 20km Oo Shalay Lagu Kordhiyay Wadada Sallaxley Iyo Hargeysa
Sallaxley (Geeska) – Guddida dhismaha wadada cad ee isku xidhaysa Magaalooyinka Hargeysa iyo Sallaxley, ayaa shalay si rasmi ah u shaaciyey bilowga dhismaha wejiga labaad ee jidkaasi oo dhan 20KM isla-markaana ah Tuulada TOON ilaa INA-GUUXA.   20KM oo lacagta ku baxaysa guddidu ku sheegtay...

Dahabshiil Group Oo Sheegtay In Xiddiga Hantiyay Baabuurka Gool Dhalinta Laga Sugayo Wasaarada

Published on Jun 23 2013 // Warar
Dahabshiil Group Oo Sheegtay In Xiddiga Hantiyay Baabuurka Gool Dhalinta Laga Sugayo Wasaarada
Hargeysa (Geeska)-Shirkada Wadaniga ah ee Dahabshiil Group oo hore u soo bandhigtay abaal-marinta qaaliga ah ee la gudoonsiin doono ciyaartoyga ugu goolasha bata tartanka ciyaaraha Gobollada Somaliland oo maalintii Jimcihii lagu soo gunaanaday garoonka weyn ee Hargeysa Stadium, ayaa shaaca ka qaaday...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Xulalka Hargeysa Iyo Gabiley

Published on Jun 23 2013 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Madaxweye Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa aqalka madaxtooyada ku qaabilay  kooxda kubada cagta ee gobalka Maroodijeex oo ku guulaystay koobkii kubada cagta iyo kooxda gobalka Gabiilay oo ku guulaystay koobkii kubada baasidka ee gobalada Somalilad. Madaxweynuu waxa uu talooyin badan...

Ganacsade Cumar Caydiid Oo Ka Waramay Sooyaalkiisa Taariikhed Ee Ku Xidhiidhsan Jidka Hargeysa Iyo Salaxley

Published on Jun 23 2013 // Warar
Ganacsade Cumar Caydiid Oo Ka Waramay Sooyaalkiisa Taariikhed Ee Ku Xidhiidhsan Jidka Hargeysa Iyo Salaxley
Sallaxley (Geeska) – Ganacsade Cumar Caydiid, oo qayb libaax ka qaatay wadada isku xidhaysa Magaalooyinka Hargeysa iyo Sallaxley, ayaa shalay ka qayb-galay Munaasibad lagu furayey wejiga labaad ee dhismaha wadadaasi oo ka bilaabmaya TOON ilaa INA-GUUXA, waxaanu halkaasi kaga jawaabay su’aalo...

Xukuumadda Somaliland Oo Markii U Horaysay Madaarka Hargeysa U Diiday Diyaarad Ogolaansho Ka Soo Qaadatay Dawladda Somaliya

Published on Jun 19 2013 // Warar
Xukuumadda Somaliland Oo Markii U  Horaysay Madaarka Hargeysa U Diiday Diyaarad  Ogolaansho Ka Soo Qaadatay Dawladda Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horaysay hawada Somaliland ka celisay diyaarad ogolaansho ka soo qaadatay dawladda Somaliya ee Muqdisho. Diyaaradda la celiyay oo sumadeeda lagu sheegay SS34, ayaa la sheegay in markii ay hawada Somaliland soo gashay ay sheegtay inay ogolaansho ka...

Saylici Oo Galbeedka U Tagay Xal U Helista Dil Ka Dhacay Xariirad

Published on Jun 19 2013 // Warar
Saylici Oo Galbeedka U Tagay Xal  U Helista Dil Ka Dhacay Xariirad
Borama(Geeska)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylaci, ayaa gaadhay magaaladaBoorama lana shiray Salaadiinta iyo odayaal dhaqameedka gobalka Awdal, isla markaasna soo jeediyay in dawlada lagu garab galo sidii loo soo qaban lahaa gacan ku dhiiglayaashii magaalada Xariirad ku...

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo Inuu Isku Shaandhayn Iyo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyo Golihiisa Wasiirada

Published on Jun 19 2013 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo La  Filayo Inuu Isku Shaandhayn Iyo Xil Ka  Qaadis Ku Sameeyo Golihiisa Wasiirada
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyo golihiisa xukuumadda. Ma jiro war rasmi ahi, laakiin warar xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in Madaxweynuhu samayn doono isku shaandhayn balaadhan oo muddo laga sugayay,...