Dawlada Muqdisho Oo Sida Fiinta Uga Qaylisay War Ay Warbaahintu Baahisay Oo Ah Inuu Xasan Sheekh Kenya Iyo Itoobiya Ka Daalbaday Inay Deg Deg Ula Baxaan Ciidamadooda

Published on May 30 2013 // Warar
Dawlada Muqdisho Oo Sida Fiinta Uga Qaylisay  War Ay Warbaahintu Baahisay Oo Ah Inuu Xasan Sheekh Kenya  Iyo Itoobiya Ka Daalbaday Inay Deg Deg Ula Baxaan Ciidamadooda
Muqdisho(Geeska)-Warbaahinta ka jirta magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya, ayaa shalay baahisay in Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, uu ciidamada Kenya ka dalbaday inay 48 saacadood gudahood kaga baxaan dalkiisa, isagoo kuwa Itoobiyana ka dalbaday inay ku noqdaan xuduudkooda. Idaacadaha Muqdisho...

Hargeysa: 25 Sanno Ka Hor & Caawa Oo Kale Iyo Xog-Waranka Mujaahidkii Watay Tiknikadii SNM Ee Caasimada Soo Gashay

Published on May 30 2013 // Warar
Hargeysa:  25 Sanno Ka Hor & Caawa Oo Kale Iyo Xog-Waranka Mujaahidkii Watay Tiknikadii SNM Ee Caasimada Soo Gashay
Caawa oo ay taariikhdu tahay 31-May waxa ay ku beegantahay 31kii May,1988, taas oo ahayd habeenkii ay ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee SNM goor saq dhexe ah ka dhex hilaaceen gudaha Magaalda Hargaysa oo ay ku sugnaayeen ciidamadii Maxamed Siyaad Barre. Si kale haddii loo yidhaahdo waa sannad guuradii ...

Xildhibaan Guurtida Ka Tirsan Oo Sheegay In Askariga Gudomiyaha Guurtidu Budh La Dhacay

Published on May 30 2013 // Warar
Xildhibaan Guurtida Ka Tirsan Oo Sheegay In Askariga Gudomiyaha Guurtidu Budh La Dhacay
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Cabdicasiis Maxamed Gaaxnuug oo ka mid ah xildhibaanada golaha guurtida, oo gacantiisa midig farahu burbureen ka dib markii sida uu sheegay  uu budh la dhacay askariga ilaaliya gudoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamed Aadan, waxaanu xildhibaanku weerarkan lagu soo...

Shirkadda SBI Oo U Dabaal-degtay Sannad Guuradii 1aad, Sheegtayna Inay Kordhinayso Wax Soo Saarkeeda

Published on May 30 2013 // Warar
Shirkadda SBI Oo U Dabaal-degtay Sannad Guuradii 1aad, Sheegtayna Inay Kordhinayso Wax Soo Saarkeeda
Hargeysa(Geeska)-Shirkada  sharaabka ee SBI Coca-Cola ayaa u dabaal degtey sanad guuradeedii koowaad ee ka soo wareegtay markii si rasmi ah loogu dhawaaqay shaqaynteeda. Waxaanay maamulka shirkadaasu mahadnaq u direen guud ahaan shacbiga Somaliland iyo cid kasta oo si barbar taagtay shirkadan Somaliland...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Loo Sameeyay HCTV Oo 10 Jirsaday

Published on May 30 2013 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo  Ka Qayb Galay Munaasibad Loo Sameeyay HCTV Oo 10 Jirsaday
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), shirgudoonka Goleyaasha baarlamaanka Iyo Hoggaamiyeyaasha Axsaabta qaranka ayaa shalay ka qeyb galay xaflad balaadhan oo loogu dabaal degayay sanad guuradda 10-aad ee ka soo wareegtay aasaaska Telefishanka madaxa banaan...

Ardayda Kuliyadda Beeraha Ee Jaamacadda Hargeysa Oo Xalay Soo Bandhigay Daraasad Cilmi Ah

Published on May 30 2013 // Warar
Ardayda Kuliyadda Beeraha Ee Jaamacadda Hargeysa Oo Xalay Soo Bandhigay Daraasad Cilmi Ah
Hargeysa (Geeska) – Ardayda Kuliyadda Beeraha ee Jaamacadda Hargeysa, ayaa xalay hoolka Jaamacaddaasi ku soo bandhigay daraasad cilmi ah oo ay ku sameeyeen wax soo saarka Somaliland ka soo go’a iyo waxyaabaha kale ee laga beeri karo, si ay bulshada ugu tilmaamaan in Somaliland qani ku tahay...

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qayb Gashay Shir Ay Qaban Qaabadiisa Dawladda Somaliya Door Weyn Ku Lahayd Iyo Su’aalaha Ka Dhashay

Published on May 29 2013 // Warar
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo  Ka Qayb Gashay Shir Ay Qaban Qaabadiisa Dawladda  Somaliya Door Weyn Ku Lahayd Iyo Su’aalaha Ka Dhashay
Nayrobi(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka qayb gashay shir shalay lagu qabtay magaalada Nayrobi ee wadanka Kenya, kaas oo ku saabsan dib u dhiska dalka Somaliya. Shirkan oo ay wada jir u soo qaban qaabiyeen rugaha ganacsi ee dawladda Somaliya, dawladda Kenya iyo hay'ada Hanvard qaybteeda qaarada...

Dr. Saleebaan Cabdi Guuleed Oo Qaliin Ku Sameeyay Wiil Yar Oo Uu Midhicirkiisa Ku Samaysay Cad Aadame U Eeke Ahi

Published on May 29 2013 // Warar
Dr. Saleebaan Cabdi Guuleed Oo Qaliin  Ku Sameeyay Wiil Yar Oo Uu Midhicirkiisa  Ku Samaysay Cad Aadame U Eeke Ahi
Hargeysa(Geeska)-Dr.Saleebaan Cabdi Guuleed ayaa ku guulaystay inuu qaliin ku sameeyo wiil yar oo qaybtiisa danbe ee midhicirka uu ku samaysmay aadame u eeke uu keeno xanuun la yidhaahdo Teratoma. Ilmahan qaliinka lagu sameeyay oo sagaal bilood jiray ayaa waxa laga soo saaray aadame u eeke leh xubno...

IRIN Oo Warbixin Ka Qortay Xaaladaha Kufsi Ee Somaliland Iyo Caqabadaha Ku Gedaaman

Published on May 29 2013 // Warar
IRIN Oo Warbixin Ka Qortay  Xaaladaha Kufsi Ee Somaliland  Iyo Caqabadaha Ku Gedaaman
Hargeysa(Geeska)-Wakaaladda wararka ee IRIN, ayaa warbixin dheer ka qortay kufsiyada ka dhaca Somaliland, sida ay kor ugu kaceen iyo weliba duruufaha ku xeeran dadka falalkaas gaysta. Wakaaladda oo warbixintan shalay baahisay, ayaa waxa ay la kulantay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan hay’adaha...

Hargeysa Oo Xalay Munaasibad Loogu Sameeyay 20 Ginboot Oo Ah Maalintii AY Itoobiya Qabsatay

Published on May 29 2013 // Warar
Hargeysa Oo Xalay Munaasibad Loogu Sameeyay 20 Ginboot Oo Ah Maalintii AY Itoobiya Qabsatay
Hargeysa (Geeska) – Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa xalay lagu qabtay Munaasibad balaadhan oo lagu xusayey sanad-guurada 22-aad ee 20-ka Ginbood  o sanad walba dalka Itoobiya laga xuso 28-ka bisha May ee taariikhda Miilaadiga. Xuskan oo lagu waynaynayey 22 guurada ka soo...

Dawladda Hoose Ee Hargeysa Iyo Wasaarada Daakhiliga Oo Isku Khilaafsan Qaadashada Taysarada

Published on May 29 2013 // Warar
Dawladda Hoose Ee Hargeysa Iyo Wasaarada Daakhiliga Oo Isku Khilaafsan Qaadashada Taysarada
Hargeysa(Geeska)- Wasiirka arimaha gudaha Md.Maxamed Nuur Caraale (Duur ), ayaa meesha ka saaray in ardayda fasalda afaraad ee dugsiga sare iyo jaamacadaha lagu qasbi doono taysarooyinka dawlada hoose, waxaanu sheegay inay bilaabi doonaan hawlgal muwaadiniinta qoonsiyadooda lagu siinaayo ayna wakhti...

Ma Anigaan Wax Dhaadayn! Boobye Yuusuf Ducaale

Published on May 29 2013 // Warar
Ma Anigaan  Wax Dhaadayn! Boobye Yuusuf Ducaale
“Miyaan dheelalaysnahay,  Mise waan dhadhabayaa,  Dhammaan guulahaygii,  Riyo iyo ma dholol baa,  Ma dhibaad nin bixiyaa,  Ma runtaan dhacdo ahayn,  Dhagax-tuur ma been baa,  Labadii dharaarood,  Mee ninkii is-dhinac sudhay,  Miyaan daayay dhagartii,  Mise...

Xulka Kubada Cagta Gobalka Maroodi-jeex Oo Lagu Dhawaaqay

Published on May 29 2013 // Ciyaaro, Warar
Tababaraha Xulka kubada Cagta Gobollka Maroodi-Jeex Maxamed Maxamuud Maxamed (Diri-dhaba) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska rasmiga ah ee Ciyaartoyda ku ciyaari doona Gobollka Maroodi-Jeex tartanka ciyaaraha Gobollada Somaliland oo toddobaadka dambe si rasmi ah uga furmi doona Magaalada Hargeysa....

Madaxweyne Silanyo Oo Madaxdii Afrika Ee Addis Ababa Ku Shiraysay Hawada U Mariyay Farriin Kooban Oo Uu Ugu Sheegay Inaanay Qadiyadda Somaliland Ahayn Goosasho

Published on May 28 2013 // Warar
Madaxweyne Silanyo Oo Madaxdii Afrika Ee Addis Ababa Ku Shiraysay Hawada U Mariyay Farriin Kooban Oo Uu Ugu Sheegay Inaanay Qadiyadda Somaliland Ahayn Goosasho
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa farriin kooban u diray Midowga Afrika, oo uu Axadii shirkoodii ugu dhammaaday magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya. Madaxweyne Siilaanyo, ayaa qoraal kooban wuxuu dhigay barta uu ku leeyahay twitterka, waxaanu ku sheegay...

Milicsiga Hal-Ku-Dhegyada Xusuusta Reebay Ee Madaxweyne Daahir Rayaale Iyo Marxalada Maanta

Published on May 28 2013 // Warar
Milicsiga Hal-Ku-Dhegyada  Xusuusta Reebay Ee Madaxweyne Daahir Rayaale Iyo Marxalada Maanta
Hargeysa(Geeska)-Khudbadihii uu Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, jeedin jiray wakhtiyadii lagu jiray ololihii doorashada madaxtooyada ee lagaga guulaystay, ayaa qaarkood waxay noqdeen kuwo mahadho ku reebay shacabka. Madaxweyne Rayaale, oo ahaa nin ay khudbadihiisu aad u koobnaayeen,...

27 May 1988: Gudo-galkii SNM Ee Burco Iyo Waraysigii Maalintaas Ee Axmed-Silanyo

Published on May 28 2013 // Warar
27 May 1988: Gudo-galkii SNM Ee Burco Iyo Waraysigii Maalintaas Ee Axmed-Silanyo
Hargeysa(Geeska)-Jimcihii taariikhdu ahayd 27kii May sannadkii 1988kii waxay ahayd maalin  taariikhi u ah halgankii ururkii SNM iyo shacbiweynihii taageerayey ay kaga soo horjeesteen, afkana ugu rideen nidaamkii Cabudhinta iyo cadaadiska ee xukunkii Keli-taliska ahaa ee Soomaaliya.   27 May...

Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Ka Jawaabtay War Ay Wasaarada hawlaha Guud Baahisay

Published on May 28 2013 // Warar
Dawladda Hoose Ee  Hargeysa Oo Ka Jawaabtay War Ay Wasaarada hawlaha Guud Baahisay
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha waaxda dhulka ee dawlada hoose  ee Hargeysa Md.Maxamed Warsame Caalin, ayaa ku eedeeyay wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta inay qaadi kari wayday masuuliyada dhulkii dawlada, ayna hayaan waraaqo badan oo ay ku ogalaadeen dhulkii dawlada ee Xaafada Shacabka oo ay...

Abaal Marin Lacag Ah Oo La Guddoonsiiyey Muwaadinkii Ku Guulaystay U Magac Bixinta Dugsiga Kaafi Academy

Published on May 28 2013 // Warar
Abaal Marin Lacag Ah Oo La  Guddoonsiiyey Muwaadinkii Ku Guulaystay U Magac Bixinta Dugsiga Kaafi Academy
Hargeysa (Geeska)- Muwaadin Axmed Maxamed Ileeye oo sida ay hore masuuliyiinta dugsiga cusub ee KAAFI Academy ugu baahiyeen Wargeyskan ku guulaystay tartankii muddada socday ee u magac bixintii dugsigan ayaa maalintii shalay xarunta wargeyska GeeskaAfrikaee magaalada Hargeysa lagu guddoonsiiyey qaybtii...

Khilaafkii Ciyaaraha Ee Gobalka Togdheer Oo La Sheegay In Shalay La Soo Afjaray

Published on May 28 2013 // Ciyaaro, Warar
Burco (Geeska) – Wasiirka Wasaarada ciyaaraha, dhaqanka iyo dhalinyarada iyo  Maamulka Gobolka Togdheer, ayaa ku guulaystay inay soo afjaraan khilaaf dhawaan soo kala dhex galay ciyaartoyga gobolka Togdheer, ka dib wada-hadallo u socday habeen hore ilaa galinkii hore ee shalay. Wasiirka Wasaarada...

Xiddiga Caanka Ku Ah Kubada Kolayga Yaasiin Xasan Nuur Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay

Published on May 28 2013 // Warar
Xiddiga Caanka Ku Ah Kubada Kolayga Yaasiin Xasan Nuur Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay
Hargeysa(Geeska)-Xidiga Caalamiga ah ee Kubadda Kollayga Yaasiin Xasan Nuur oo ah Kabtanka kubbadda Kollaga ee dalka Qatar, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Hargeysa ka dib markii uu ka soo degay madaarka Magaalada Berbera. Dad Tiro badan oo iskugu jiray siyaasiyiin, aqoon yahanno, kooxaha...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Itoobiya Ku Bogaadiyay Xuska Maalintii Dhergiga La Tuuray

Published on May 28 2013 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Itoobiya Ku Bogaadiyay Xuska Maalintii Dhergiga La Tuuray
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dawladda iyo shacbiga dalka Itoobiya oo uu ku bogaadiyay munaasibadda 22 guuradda ka soo wareegtay markii shacbiga Itoobiya ay ka guulaysteen rijiimkii Mingiste. sidaasna waxa lagu sheegay...

“Madaxweynuhu Wuu ka Tiiraanyeysan Yahay Tahriibka”

Published on May 28 2013 // Warar
“Madaxweynuhu Wuu ka Tiiraanyeysan Yahay Tahriibka”
Hargeysa(Geeska)-La taliyaha madaxweynaha ee arimaha bulshada Barkhad Jaamac Xirsi, ayaa sheegay in madaxweyne Axmed Siilaany uu ka tiiraanyaysan yahay dhalinyarada dalka ee tahiirbka u dhaqaaqaday ayna wadaan qorshe lagu hakinaayo socdaalka dhalinyaradaas.   Sida oo kale waxa uu la taliye Barkhad...

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegtay Inay Turkiga Ka Wada Hadleen In La Soo Horumariyo Wada Hadaladii Ay Somaliland Iyo Somaliya U Balansanaayeen

Published on May 26 2013 // Warar
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegtay  Inay Turkiga Ka Wada Hadleen In La Soo Horumariyo Wada Hadaladii Ay Somaliland Iyo Somaliya U Balansanaayeen
Hargeysa (Geeska) – Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo shalay hor tagay Mudanayaasha Golaha Guurtida, ayaa sheegay inay dawladda Turkiga ka wada hadleen hindise ah in wareega labaad ee wada hadallada Somaliya iyo Somaliland ee Turkiga la qabto badhtamaha...

Col. Cumar Nimcaale Oo Si Adag Ugu Jawaabay Xasan Sheekh, Farolena U Hanjabay

Published on May 26 2013 // Warar
Col. Cumar Nimcaale Oo Si Adag Ugu Jawaabay Xasan Sheekh, Farolena U Hanjabay
Hargesay(Geeska)-Col.Cumar Maxamed Nimcaale oo ka mid ah ruug cadaayada Somaliland, ayaa madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ku tilaamay nin colaad u horseedaya dadka Somalida ah, isla markaasna ka xumaaday damaashaadka Somaliland. Cor.Cumar Maxamed waxa uu xukuumadda ku tahniyadeeyay go’aanka adag...

Xasan Sheekh Oo Ciidamada Kenya Ee Kismaayo Jooga Ku Eedeeyay Inaanay Si Fiican Ula Dhaqmin Wefti Uu Hakaas U Diray

Published on May 26 2013 // Warar
Xasan Sheekh Oo Ciidamada Kenya Ee Kismaayo Jooga Ku Eedeeyay Inaanay Si Fiican Ula Dhaqmin Wefti Uu Hakaas U Diray
Muqdisho(Geeska)-Madaxweynaha dalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ciidamada Kenya ee AMISOM hoostagga ee jooga magaalada Kismaayo, ku eedeeyay inaanay si wanaagsan ula macaamilin wefti ay xukuumadiisu u dirtay jiiddaas. Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa khudbad uu ka jeediyay kulankii ay madaxda IGAD...

Lascanod: Ciidan Iyo Gaadhi Tikniko Ah Oo Xalay Ka Soo Goostay Kooxda Khaatumo

Published on May 26 2013 // Warar
Lascanod: Ciidan Iyo  Gaadhi Tikniko Ah Oo Xalay Ka  Soo Goostay Kooxda Khaatumo
Laascaanood (Geeska) – Taliyaha Ciidanka Qaranka qeybta 12-aad Axmed Hurre Haariye ayaa caddeeyay in xalay abaaro 8:00 cawaysnimo ay ciidanka qaranka ee fadhigoodu yahay gobolka Sool ay soo gaadheen unug dhawr iyo toban xubnood ah iyo Baabuur Tikniko ah oo ay wateen, kuwaasi oo ka soo goostay kooxda...

Hay’ada THET Oo Qabatay Kulan Lagu Gorfeeyay Waxbarashada Kalkaaliyayasha Iyo Umulisoyinka

Published on May 26 2013 // Warar
Hay’ada THET Oo Qabatay Kulan Lagu Gorfeeyay Waxbarashada Kalkaaliyayasha Iyo Umulisoyinka
Hargeysa(Geeska)-Hay’ada THET iyo wasaarada caafimaadka ayaa si wada jir ah u qabtay kulan lagu gorfaynaayo sidii qorshe midaysan looga yeelan lahaa wax barashada iyo kobcinta aqoonta Kalkaaliyayaasha caafimaadka iyo Umulisooyinka. Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen daneeyayaasha caafimaadka gaar...

Dhiilladda Somaliya Iyo Dhawaaqa Xajiinta Leh Ee Dhaawacay Miiskii Wada Xaajoodka: Weriye Cumar M Faarax

Published on May 26 2013 // Maqaalo
25 May 2013-kii Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa hor tagay fadhigii Golaha Guurtidda, waxa uu daboolka ka qaaday inay Somaliland dhinaceeda ka sii wadayso wada hadaladii laba geesoodka ahaa ee u socday xukuumadda uu ka tirsan yahay iyo dawladda Soomaaliya. Xiliga...

Kooxda Bayern Munich Oo Xalay Markii Lixaad Ku Guuleysatay Koobka Champions League

Published on May 26 2013 // Ciyaaro, Warar
Kooxda Bayern Munich Oo Xalay Markii Lixaad  Ku Guuleysatay Koobka Champions League
Kooxda Bayern Munich ayaa habeenkii xalay ku guuleysatay koobka dhagaha weyn leh ee Champions League ka dib markii ay kooxda Borussia Dortmund kaga badisay 2-1. Gool aakhirkii ciyaarta uu dhaliyay Arjen Robben ayaa kooxda Bayern Munich ku hogaamiyay hanashada Champions League. Kooxda Dortmund ayaa xalay...

“Wasiirka Ciyaaruhu Gacan Ku Dhiiglayaashii Caynabo Maxkamad Ha Keeno Intuu u Hanjabayo Dadka Ciyaraha Dhalila….”

Published on May 26 2013 // Warar
Waxaynu beryahanba la wada soconay amaba aynu ka dheregsanayn dhaliilo iyo cadaymo isa soo tarayay oo ku soo baxay saxaafada kala duwan ee dalka, kuwaas oo muujinayay xil gudasho la`aanta iyo fadhiidnimada ku habsatay Wasaarada dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska oo uu masuul ka yahay Wasiir Cali...

Wasiirka Shaqada Oo Ka Hadlay Aafadda Tahriibku Dalka Ku Hayo

Published on May 26 2013 // Warar
Hargeysa (Geeska)-Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horeysay ka hadashay korodhka dhalinyarada dalka ka Tahriibaya, waxayna dalalka Suudaan iyo Itoobiya u dirtay fariin inay dib u soo celiyaan dhalinyarada reer Somaliland ee xuduudahooda ka gudbaya. Wasiirka Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada...

Shirkii Midowga Afrika Oo Furmay, Maantana La Soo Gunaanadayo

Published on May 26 2013 // Warar
Addis-ababa (Geeska) – Shalay oo ay ku beegnayd 50 guurada aasaaskii ururka Midnimada Afrika ee hore loo odhan jiray OAU, ayaa Magaalada Addis-ababa waxa ka dhacay debaal-degyo lagu xusayo Maalintaasi. Ururka oo ay ku bahoobeen 54 dowladood ayaa la aas aasay bishii 25-kii  bishii May sanadkii...