Dood Ku Saabsan Miisaanka Diblomasiyaded Ee Xafiiska Ingiriiska Ee Hargeysa Oo Dhex Martay Danjire Matt Baugh Iyo Alun Micheal

Published on Apr 30 2013 // Warar
Dood Ku Saabsan Miisaanka  Diblomasiyaded Ee Xafiiska Ingiriiska Ee Hargeysa Oo  Dhex Martay Danjire Matt Baugh Iyo Alun Micheal
Hargeysa(Geeska)-Danjiraha dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya danjire Matt Baugh, oo uu fadhigiisu yahay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya, ayaa sheegay inaanu xafiiskooda Hargeysa ahayn safaarad balse uu yahay xafiis keliya. Danjire Matt, oo bartiisa uu ku leeyahay Twitterka toddobaadkan...

 Is Barbardhiga Saddex Safar Oo Ay Cigaal, Rayale Iyo Siilanyo Ku Tageen Maraykanka Iyo Sawirka Laga Dheehan Karo Wufuudooda

Published on Apr 30 2013 // Warar
 Is Barbardhiga Saddex Safar Oo Ay Cigaal, Rayale Iyo Siilanyo Ku Tageen Maraykanka Iyo Sawirka Laga Dheehan Karo Wufuudooda
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu Axadii doraad soo gunaanaday socdaalkii uu ku tagay dalka Maraykanka, waxaanu soo gaadhay magaalada London ee dalka Ingiriiska oo la filayo inuu uga soo gudbo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Safarkan uu Madaxweyne Siilaanyo ku tagay...

Wasiir Duur Iyo Taliye Fadal Oo Shalay Si Adag Uga Hadlay Weerarkii Lagu Qaadya Hubaal

Published on Apr 30 2013 // Warar
Wasiir Duur Iyo Taliye Fadal Oo Shalay Si Adag Uga Hadlay Weerarkii Lagu Qaadya Hubaal
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka arimaha gudaha Md.Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa si cad u sheegay inay meel adag iska taagayaan weerarkii lagu qaaday wargeyska Hubaal, waxaanu falkaas ku tilmaamay fal aad u fool xun oo baal marsan dhaqanka iyo nidaamka dawladnimo ee Somaliland. Waxa uu wasiirku sheegay inay...

Mudanayaasha Wakiilada Oo Shalay Su’aalo Weydiiyay Madaxda Hay’adaha Amaanka

Published on Apr 30 2013 // Warar
Mudanayaasha Wakiilada  Oo Shalay Su’aalo Weydiiyay Madaxda Hay’adaha Amaanka
Hargeysa (Geeska) – Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur) iyo Taliyaha Booliska guud ee booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal iimaan, oo shalay hor tagay Golaha Wakiilada, ayaa jawaabo ka bixiyey su’aalo badan oo xildhibaanadu ka waydiiyeen xaalada dalka. Wasiirka...

Manhaj Lagu Tababarayo Daryeelayaasha Cafimadka Oo Xaflad Furitaan Loo Qabtay

Published on Apr 30 2013 // Warar
Manhaj Lagu Tababarayo Daryeelayaasha Cafimadka Oo Xaflad Furitaan Loo Qabtay
Hargeysa(Geeska)-Hay’adda THET (Tropical Health and Education Trust, ayaa soo bandhigtay manhaj lagu tababari doono daryeelayaasha caafimaadka. Munaasibad loo sameeyey furitaanka oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaana ka qayb galay masuuliyiin ka socday wasaarad Caafimaadka...

Hargeysa: Shir U Furmay Dalalka Somaliland Iyo Itoobiya

Published on Apr 30 2013 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Shir lagaga wada hadlayo iskaashiga dawladaha Somaliland iyo Itoobiya ayaa shalay ka furmay magaalada Hargeysa. Waxa labada dawladood ay muddo laba maalmood ah ku faaqidi doonaan sidii dib u eegis loogu samayn lahaa heshiis hore oo labada dawladood ku yeesheen kal-hore magaaladda Diri-dhabe...

Golaha Wakiilada Ee Somalilnd Miyay Tahliwaayeen Sameynta Xeerkii Baanka Ganacsiga Ee Somaliland?

Published on Apr 30 2013 // Warar
Golaha Wakiilada Ee Somalilnd  Miyay Tahliwaayeen Sameynta Xeerkii Baanka Ganacsiga Ee Somaliland?
Awoodaha u gaarka ah golaha wakiilada,ee aanay golaha kale ee guurtidu la wadaagin,waxa weeye diyaarinta xeerarka maaliyadda iyo ansixinta miisaaniyadda  dowladda Somaliland,. Golaha wakiilada Somalilandna waxa xubno ka ah rag shahaadooyin sare ka haysta arrimaha dhaqaalaha,sida gudoomiyaha gudiga...

Maan Guracan Iyo Garasho Jaan: Guulo Iyo Guuldaroyin Gaadhi Wada Saaran: Axmed Cabdillaahi Rooraaye

Published on Apr 30 2013 // Maqaalo
Akhristayaal waynagii todobaadkii hore soo af meernay wajigii koowaad ee ururada xagjirka aha ee geeska ka hana qaaday wajiga labaadna wakhti aan durugsanayn ayaan gali doonaa hadii eebe idmo laakiin maqaalkan ama taxanahan waa ka duwan yahay guulwadayn iyo amaan maaha macaarid lafo jabis aha maaha canbaarayna...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Maraykanka Oo Cadaysay Qodobada Ay Madaxweyne Siilanyo Ka Wada Hadleen Iyo Nuxurka Ku Duugan

Published on Apr 28 2013 // Warar
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Maraykanka Oo Cadaysay Qodobada Ay Madaxweyne  Siilanyo Ka Wada Hadleen Iyo Nuxurka Ku Duugan
  Washington(Geeska)-Wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay kaga hadashay kulan uu Madaxweyne Siilaanyo 25 April, la yeeshay ku xigeenka xoghayah arrimaha dibadda Maraykanka Mss. Wendy Sherman. Warsaxaafadeedkaas oo soo baxay 26 April, oo ah maalin ka dib...

Shirguddoonka Baarlamaanka Somaliya Oo Laalay Mooshin Uu Cali Khaliif Ka Keenay Heshiiskii Turkiga

Published on Apr 28 2013 // Warar
Shirguddoonka Baarlamaanka Somaliya Oo Laalay Mooshin Uu Cali Khaliif Ka Keenay Heshiiskii Turkiga
    Muqdisho (Geeska) – Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Somaliya Mahad Cabdalla Cawad, ayaa dib u celiyay mooshin ka dhan ah qodobbadii ka soo baxay wada-hadalladii Somaliland iyo Somaliya ee dalka Turkiga. Mooshinkan oo ay wadeen xildhibaano Cali Khaliif Galaydh ka mid...

Xasan Ciise Jaamac Oo Si Adag U Cambaareeyay Weerarkii Lagu Qaaday Xarunta Hubaal

Published on Apr 28 2013 // Warar
Xasan Ciise Jaamac Oo Si Adag U Cambaareeyay Weerarkii Lagu Qaaday Xarunta Hubaal
  Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Xaqsoor, Md. Xasan Ciise Jaamac, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii habeenimadii khamiistu soo galaysay lagu qaaday xarunta Wargeyska Hubaal. Warsaxaafadeed uu Xasan Ciise, shalay soo saaray wuxuu ku sheegay in weerarkaasi ahaa mid ay xukuumadu...

Gudiga Amniga Ee Wakiilada Oo Ku Baaqay In Si Madaxbanaan Loo Baadho Weearkii Hubaal

Published on Apr 28 2013 // Warar
Gudiga Amniga Ee Wakiilada Oo Ku Baaqay In Si Madaxbanaan Loo Baadho Weearkii Hubaal
  Hargeysa(Geeska)-Guddi hoosaadka arimaha gudaha iyo aminiga ee golaha wakiilada, ayaa si adag u canbaareeyay falkii lagula kacay wargeyska Hubaal, waxaanay falkaas ku tilmaameen mid ay ka naxeen oo wal wal ku abuuray. Guddigani waxay ugu baaqeen ciidanka booliska, wasaarada arima gudaha iyo ciidanka...

Golaha Wakiilada Oo Ansixiyey Ajandahooda Oo Qodob Xasaasi Ah Lagu Soo Daray

Published on Apr 28 2013 // Warar
Golaha Wakiilada Oo Ansixiyey Ajandahooda  Oo Qodob Xasaasi Ah Lagu Soo Daray
  Hargeysa (Geeska) – Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa shalay ansixiyey ajandaha kalfadhigooda 21-aad, kaasi oo toddobaadkii u dambeeyay ay ka doodayeen qodobbadiisa. Fadhigii shalay ee Golaha Wakiilada oo uu guddoominayye Guddomiye ku xigeenka koowaad ee Golahaasi Mudane Baashe...

Geed-Deeble: Indinkoo I Gooyaan Gunnimada Ka Door Biday!!!

Published on Apr 28 2013 // Maqaalo
Geed-Deeble: Indinkoo I Gooyaan Gunnimada Ka Door Biday!!!
Wax lala yaabo maaha in abuurta Alle een aadanaha ahayni kula hadasho, waxase yaab leh marka hadalkeedu noqdo cabasho xanuun kugu beerta!! Wuxuu haatuf ii siday war dhiillo leh oo iiga yimid meel dheer iyo mudankii dhirteena. Waa dhawaaq cabasho ah oo dabeecaddii dhulkeena iyo taariikhdeenoo ku dhaabani...

Naasir Cali Shire Oo Ka Waramay Culays Safaarada Somaliya Ee Qadar Ku Hayso Jaaliyada Somaliland

Published on Apr 28 2013 // Warar
Naasir Cali Shire Oo Ka Waramay Culays Safaarada Somaliya Ee Qadar Ku Hayso Jaaliyada Somaliland
  Hargeysa (Geeska) – Xildhibaan Naasir Cali Shire, oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka waramay ujeedada safar uu ku tagay dalka Qadar, kaasi oo la xidhiidhay dedaal diblamaasiyasadeed oo uu si shakhsi ah u waday, si dalka Qadar uu Somaliland uga taageero Qadiyadda...

Machadka CSI Oo Tababar U Soo Xidhay Xubnaha Golaha Deegaanka Berbera

Published on Apr 28 2013 // Warar
  Berbera(Geeska)- Machadka tabobarka shaqaalaha dawalada ee CSI, ayaa tabobar socday mudo 12-maalmood ah u soo xidhay 21-ka xildhibaan ee golaha deegaanka Berbera, waxaanay kooxdan xildhibaanada ah siiyeen aqoon kordhis ka caawin kara shaqada dhawaaan loo doortay ee golaha deegaanka iyo sida la...

Dallada SONYO Oo Ka Qayb Gashay Shir Caalami Ah

Published on Apr 28 2013 // Warar
Dallada SONYO Oo Ka Qayb Gashay Shir Caalami Ah
  Hargeysa(Geeska) – Dallada dhalinyarada Heer Qaran ee SONYO, ayaa ka qayb gashay shir caalami ah oo ka dhacay magaalada Ulaanbaatar, caasimada wadanka taariikhda guunka ah leh ee Mongolia, oo dhaca badhtamaha qaarada Aasiya, ka dib markii ay heshay martiqaad rasmi ah. Shirkan oo uu Dallada...

Murrashaxa Madaxweynanimada Xisbiga UCID Oo Cambaareeyay Muddo Kordhintii Golayaasha Barlamaanka

Published on Apr 28 2013 // Warar
Murrashaxa Madaxweynanimada  Xisbiga UCID Oo Cambaareeyay Muddo Kordhintii Golayaasha Barlamaanka
  Hargeysa(Geeska):- Murrashaxa Madaxweynanimada Xisbiga Mucaaridka Ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ku tilmaamay muddo kordhintii Golayaasha Barlamaanka Somaliland (Guurtida iyo Wakiilada) isu kordhiyeen muddada xilka mid khaldan oo afduub ku ah hanaanka dimuqraadiyadeed ee dalka Somaliland ka...

Hay’adda DDG Oo Magaalada Kirir Ku Wareejisay Buuga Qorshaha Badbaadada Bulshadda

Published on Apr 28 2013 // Warar
Hay’adda DDG Oo Magaalada Kirir Ku Wareejisay Buuga Qorshaha Badbaadada Bulshadda
  Hargeysa(Geeska)-Xafladd loo soo agaasimay si heer sare ah oo lagu qabtay magaaladda Kirir oo ka tirsan gobolka Saraar ayay hay’adda DDG ku guddoonsiisay kooxda badbaadada bulshadda ee reer Kirir buugga qorshaha badbaadda bulshadda(BQBB). Buugan oo ay si wada jira u diyaariyeen mudo 15 cisho...

Qaramada Midoobay Oo Soo Dhawaysay Heshiiskii Somaliland & Somaliya Ay Kala Saxeexden Iyo Magaca Cusub Ee Xafiiskii Mahiga Oo Lagu Dhawaaqay

Published on Apr 27 2013 // Warar
Qaramada Midoobay Oo Soo Dhawaysay  Heshiiskii Somaliland & Somaliya Ay Kala Saxeexden Iyo Magaca Cusub Ee Xafiiskii Mahiga Oo Lagu Dhawaaqay
  Hargeysa(Geeska)-Kaaliyaha xoghayaha qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda Mr. Jeffrey Feltman, ayaa soo dhaweeyay heshiiskii ay Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya dhawaan ku kala saxeexdeen wadanka Turkiga. Mr. Jeffrey, ayaa khamiistii doraad warbixin ka hor akhriyay 15-ka xubnood...

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Iska Casilay Baarlamaanka Somaliya, Kuna Soo Jeeda Magaalada Hargeysa

Published on Apr 27 2013 // Warar
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo  Iska Casilay Baarlamaanka Somaliya,  Kuna Soo Jeeda Magaalada Hargeysa
  Mennosota(Geeska)-Prof.Axmed Ismaaciil Samatar ayaa daboolka ka qaaday inuu iska casilay xilkii xubinnimo ee baarlamaanka Somaliya, waxaanu sheegay inuu dhaliilayo sida loo soo doortay iyo shaqada ay qabtaanba baarlamaanka Somaliya. Prof.Axmed Ismaaciil Samatar waxa uu sheegay inuu wakhtigan danaynaayo...

Sheekh Aadan-Siiro Oo Cambaareeyay Weerarkii Lagu Qaaday Xarunta Hubaal

Published on Apr 27 2013 // Warar
Sheekh Aadan-Siiro Oo Cambaareeyay Weerarkii Lagu Qaaday Xarunta Hubaal
  Hargeysa (Geeska)-Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aaden Siiro) oo ka mid ah culimada reer Somaliland, ayaa shalay ka hadlay weerar habeen saddexaadkii dablay hubaysani ku qaadeen xarunta Wargeyska Madaxa-banaan ee Hubaal, weerarkaasi oo uu ka dhashay khasaare koobani. Sheekh Aaden Siiro,...

Abwaan Dhoodaan Oo Shalay Ku Geeriyooday Itoobiya

Published on Apr 27 2013 // Warar
Abwaan Dhoodaan Oo Shalay Ku Geeriyooday Itoobiya
  Jigjiga(Geeska)-Alle haw naxariiste waxa shalay magaalada Harar ee dalka Itoobiya ku geeriyooday Abwaan Cabdillaahi Macalin Axmed (Dhoodaan), oo ahaa abwaan caan ah. Marxuumku, wuxuu u geeriyooday xanuun uu muddooyinkii u dambeeyay u jiifay, waxaana la filayaa in aas loogu sameeyo magaalada Jigjiga...

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Madax Ka Tirsan Wasaarada Arrimaha Dibada USA

Published on Apr 27 2013 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo  La Kulmay Madax Ka Tirsan Wasaarada Arrimaha Dibada USA
  Washington(Geeska)-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa la Kulmay Madax sar-sare oo State Department-ka ah, oo ay ka mid ahayd haweenay magaceeda la yidhaahdo Wendy Sherwin oo ah Ku xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibada ee Maraykanka Mr. Kerry. kulankaasi uu Madaxwaynaha...

Machadka CSI Oo Tababar U Soo Xidhay Xubnaha Golaha Deegaanka Berbera

Published on Apr 27 2013 // Warar
  Berbera(Geeska)- Maxadka tabobarka shaqaalaha dawalada ee CSI, ayaa tabobar socday mudo 12-maalmood ah u soo xidhay 21-ka xildhibaan ee golaha deegaanka Berbera, waxaanay kooxdan xildhibaanada ah siiyeen aqoon kordhis ka caawin kara shaqada dhawaaan loo doortay ee golaha deegaanka iyo sida la...

SOMTEL Oo Daah-Furtay Adeegyada Xog-Doon Iyo Abaal-Marinta Macmiilka

Published on Apr 27 2013 // Warar
SOMTEL Oo Daah-Furtay Adeegyada Xog-Doon Iyo Abaal-Marinta Macmiilka
  Hargeysa (Geeska) – Shirkadda Isgaadhsiinta ee SOMTEL, ayaa daah furtay labada adeeg oo ay u soo kordhisay Macaamiisheeda iyo guud ahaan shacabka Somaliland. Shir-jaraa’id Madax Xidhiidhka Dadweynaha Khadar Cabdiraxmaan Cabdilaahi iyo Madaxa Suuq-geynta ee Shirkadda SOMTEL iid Muuse,...

Maantana Ma Jiitama Iyo Jidiin-Caddaadkii

Published on Apr 27 2013 // Warar
Maantana Ma Jiitama Iyo Jidiin-Caddaadkii
  “Dhaqan iyo hiddaa jiray,    Dheg la xeeriyaa tiil,  Dhaqashadu hal ma ahayn,  Dhiigna waa la huri jiray,  Dhumuc waa la ridi jiray,  Badna waa la dhuri jiray,  Guulna waa la dhalin jiray,  Dhiirri buu hubku ahaa,  Dhaadashaa hanku ahaa,  Marka...

Abuu Mansuur Al Ameriki Oo Sheegay Inuu Dil Ka Badbaaday

Published on Apr 27 2013 // Warar
  Ninka ay dawladda Maraykanku ugu doon-doonista badantahay ee Abu Mansuur Al Ameriki oo loo yaqaano Cumar Xamaami oo u dhashay Wadanka Maraykanka ayaa waxa uu sheegay in uu ka bad baaday Isku day dil oo xubno ka tirsan Al Shabaaba ay doonayeen in ay isaga ku qaarajiyaan khamiistii. Cumar Xamaami...

Mujaahid Cali-Gurey Oo Ka Hadlay Qaadacaadda Madaxweyne Siilaanyo Ee Shirka Ingiriisku Qabanayo, Kana Dareen-celiyay Gabaygii Wasiir Xirsi Tiriyay

Published on Apr 24 2013 // Warar
Mujaahid Cali-Gurey Oo Ka Hadlay Qaadacaadda Madaxweyne Siilaanyo Ee Shirka Ingiriisku Qabanayo, Kana Dareen-celiyay Gabaygii Wasiir Xirsi Tiriyay
Hargeysa(Geeska)-Gudoomiye ku xigeena saddexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Muj.Cali Maxamed Yuusuf ( Cali Guray ), ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu madaxweyne Amxed Siilaanyo kaga gaws adaygay codsiga raysal wasaaraha Ingiriiska David Cameron isaga oo sheegay in Somaliland ay dhabarka u dhigan...

Fadhigii Baarlamaanka Somaliya Ee Shalay Loogu Balansanaa Mooshinkii Cali Khalif Watay Oo Si Kedis Ah U Baaqday

Published on Apr 24 2013 // Warar
Fadhigii Baarlamaanka Somaliya Ee Shalay Loogu Balansanaa Mooshinkii Cali Khalif Watay Oo Si Kedis Ah U Baaqday
Muqdisho(Geeska)-Fadhigii Baarlamaanka wadanka Somaliya ee loo qorsheeyay in la horkeeno mooshin lagaga doodayo heshiiska ay Somaliland iyo Somaliya ku kala saxeexdeen wadanka Turkiga, ayaa shalay baaqday. Fadhigaas oo ay ahayd in la horkeeno mooshinkaas oo uu dadka soo abaabulay ku jiro Dr. Cali Khaliif...

Korodhka Dhalinyarada Loo Xukumay Waalid Caasiga Iyo Tirada Lagu Helay Diin Cayga

Published on Apr 24 2013 // Warar
Korodhka Dhalinyarada Loo Xukumay Waalid Caasiga Iyo Tirada Lagu Helay Diin Cayga
Hargeysa (Geeska) – Maxkamadda Degmada Hargeysa, ayaa ku mashquulsan xukunka dhalinyaro tobannaan ah, kuwaasi oo xaafadaha kala duwan ee Caasimadda looga soo xidhay siyaabo kala duwan. Sidoo kale, Maxkamadda ayaa shaqadeeda ugu badan tahay inay xukunno ku riddo dadka caanka ku noqday Cayda Diinta...