Geeska Afrika Oo Helay Heshiis Afar Qodob Ka Kooban Oo Ay Madaxda KULMIYE U Kala Saxeexdeen Shirka Golaha Dhexe Ee Maanta Furmaya

Published on Mar 31 2013 // Warar
Geeska Afrika Oo Helay Heshiis Afar  Qodob Ka Kooban Oo Ay Madaxda KULMIYE U Kala  Saxeexdeen Shirka Golaha Dhexe Ee Maanta Furmaya
  Hargeysa(Geeska)-Hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo shirguddoonka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, ayaa heshiis ka kooban afar qodob ka gaadhay shirka golaha dhexe ee maanta u furmaya xisbigaas. Shirkan golaha dhexe ee maanta oo lagu soo afjaray khilaaf ka dhex oogmay hoggaanka xisbiga iyo shirguddoonka...

Ma Dhabaa In Madaxweyne Siilaanyo Darajadii Kala Noqday Taliye-xigeenka Ciidanka Asluubta

Published on Mar 31 2013 // Warar
Ma Dhabaa In Madaxweyne Siilaanyo Darajadii Kala Noqday Taliye-xigeenka Ciidanka Asluubta
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la sheegay inuu hal xidig oo ka mid ah darajadii kala noqday taliye xigeenka ciidamada Asluubta Xasan Cali Dheere, oo maalintii darajada la bixiyay la siiyay sareeye Guuto. Ma jiro war rasmi ah oo ay soo saareen guddigii...

Dareenada Ka Dhashay Qandaraaska Iibka Baabuurta Iyo Aamusnaanta Madaxtooyada

Published on Mar 31 2013 // Warar
Dareenada Ka Dhashay Qandaraaska Iibka Baabuurta Iyo Aamusnaanta Madaxtooyada
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirka maaliyadda Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa si adag isaga difaacay eeddo musuqmaasuq oo ay warbaahinta qaarkeed baahisay, kuwaas oo ku xidhiidhiyay baabuur cusub oo loo soo iibiyay madaxtooyada, oo aan qandaraas lagu bixin. Wasiir Samaale, oo shalay saxaafadda la...

Wasiirka Maaliyadda Oo Iska Difaacay Eeddo Musuqmaasuq Oo Warbaahintu Ku Xidhiidhisay

Published on Mar 31 2013 // Warar
Wasiirka Maaliyadda Oo Iska Difaacay Eeddo Musuqmaasuq Oo Warbaahintu Ku Xidhiidhisay
  Hargeysa( Geeska )- Wasiirka wasaarada maaliyada Md.Cabdicasiis Maxamed Samaale,ayaa markii ugu horaysay ka hadlay urur diimeedyada lagu xidhiidhiyo inuu ka mid yahay, isaga oo arintaas ku tilmaamay mid siyaasadaysan, balse waxa uu ku faanay inuu yahay nin diimeed. Wasiir Samaale waxa kale oo...

Uhurru Kenyatta Oo Loo Xalaaleeyay Inuu Noqdo Madaxweynaha Dalka Kenya

Published on Mar 31 2013 // Warar
Uhurru Kenyatta Oo Loo Xalaaleeyay Inuu Noqdo Madaxweynaha Dalka Kenya
  Nayrobi(Geeska)-Maxkamadda Sare ee dalka Kenya ayaa Sabtidii shalay go'aan ka gaadhay dacwaddii uu gudbiyey Raila Odinga ee uu ku diidanaa natiijadii doorashada Madaxweynaha dalka Kenya ee uu ku guulesytey Uhuru Kenyatta ee hogaamiya Isbaheysiga TNA. Maxkamadda Sare ee dalka Kenya ayaa go’aamisey...

Xildhibaan Ka Tirsan Guurtida Oo Uu Daad Qaaday

Published on Mar 31 2013 // Warar
Xildhibaan Ka Tirsan Guurtida Oo Uu Daad Qaaday
  Hargeysa(Geeska)-Alle ha u naxariistee waxa shalay galab geeriyooday Marxuum Aadan Shire Faarax (Aadan Sanweyne), oo ka mid ahaa golaha guurtida, ka dib markii uu daad qaaday isagoo baabuur uu watay ka soo talaabinayay dooxa lafo-ruug ee u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera. Marxuumka ayaa ka yimid...

Shirweynihii Ururka Qareenada Oo Furmay

Published on Mar 31 2013 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Shirweynihii Sadexaad ee Ururka Qareenada Somaliland, ayaa ka furmay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, kaas oo la filayo in maanta oo Axad ah lagu dooran doono Hogaan cusub, ka dib markii uu hogaankii hore wakhtigiisii dhamaaday, kaas oo socon  doona muddo laba...

Kooxda Duulista & Hawada Oo Ku Guulaysatay Koobkii Tartanka Kooxaha Heerka Koowaad Ee Caasimada Ka Dib Markii Ay Shalay Ka Guulaysteen Kooxda Noradiin Schools

Published on Mar 30 2013 // Ciyaaro
Kooxda Duulista & Hawada Oo Ku Guulaysatay  Koobkii Tartanka Kooxaha Heerka Koowaad Ee Caasimada  Ka Dib Markii Ay Shalay Ka Guulaysteen Kooxda Noradiin Schools
  Kooxda Duulista iyo Hawada ayaa maalintii shalay ku guulaysatay koobkii tartanka kubada cagta kooxaha heerka ee caasimada oo si habsamiya uga socday garoonka weyn ee Hargeysa Stadium. Kooxda Duulista ayaa 1-0 kaga guuleysatay kooxda dhigeeda ah ee Noradiin Schools oo ay hore iskugu soo arkeen...

Wasiirul Dawlaha Nabadaynta Gobalada Bari Oo Mar Kale Cadho Uu Kaga Baxay Magaalada Hargeysa Ku Jooga Deegaanka Widhwidh

Published on Mar 30 2013 // Warar
Wasiirul Dawlaha Nabadaynta  Gobalada Bari Oo Mar Kale Cadho Uu Kaga Baxay Magaalada Hargeysa Ku Jooga Deegaanka Widhwidh
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirul dawlaha nabadaynta gobalada bari Mr. Kayse Cabdi Yuusuf, ayaa safar cadho la xidhiidha ku tagay deegaanka Widhwidh ee gobalka Sool, oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo. Wasiir Kayse, oo aan wax war ah laga helin maalmihii u dambeeyay, ayaa toddobaadkan gaadhay magaalada...

Tahriibayaal Ay Ku Jiraan Kuwo Reer Somaliland Ahi Oo Lagu Badbaadiyay Xeebaha Malta

Published on Mar 30 2013 // Warar
Tahriibayaal Ay Ku Jiraan  Kuwo Reer Somaliland Ahi Oo  Lagu Badbaadiyay Xeebaha Malta
  Malta (Geeska)- Gabadh uur leh iyo ilmo yar ayaa ku jiray koox gaadhaysay 82 tahriibayaal Somali ah oo laga soo badbaadiyey xeebaha jasiiradda Malta, sida saraakiisha dalkaasi jimcihii shalay sheegeen. Wakaaladaha wararka ee caalamiga ah, ayaa shalay si weyn wax uga qoray tahriibayaashan. Tahriibayaashan...

Shirkii Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Beri Furmaya Iyo Madaxweynaha Oo Ka Hadlaya

Published on Mar 30 2013 // Warar
Shirkii Golaha Dhexe Ee  KULMIYE Oo Beri Furmaya Iyo Madaxweynaha Oo Ka Hadlaya
  Hargeysa(Geeska)-Shirweynihii golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, ayaa lagu wadaa inuu Axadda beri ka furmo magaalada Hargeysa, waxaanu shirkaasi socon doonaa maalin keliya. Shirkaas oo la cayimay Arbacadii toddobaadkan, islamarkaana lagu soo afjaray khilaaf xoogan oo sharciyeed oo ka dhex jiray...

Dhibbanaha La Deyrshay: Kamaal A. Cali

Published on Mar 30 2013 // Maqaalo, Warar
Dhibbanaha La Deyrshay: Kamaal A. Cali
Iyada oo ay ilmadu qoysay gadhkiisa hamashka ah iyo dhabannada wejigiisa afartan jirsaday, ayuu cod dhiillo leh oo murugo iyo ciil la xabeebtay ku yidhi, “Ceeb iyo takoor ayaan dadkayga ku qabaa”  Ninkan aan jeclaysan in magaciisa la sheego oo ka mid ah dadka cudurka AIDSka la nool,...

Wasiir Geeljire Oo Cago-Jiid Ku Dhaliilay Maxkamadaha Gobalka Sanaag

Published on Mar 30 2013 // Warar
Wasiir Geeljire Oo  Cago-Jiid Ku Dhaliilay Maxkamadaha Gobalka Sanaag
  Hargeysa( Geeska )-Wasiirka kalluumaysiga Md.Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geel-jirre), ayaa maxkamdaha gobalka Sanaag ku dhaliilay inay ka gaabiyeen inay xukumaan koox  kaluumaysi sharci daro ah lagu soo qabtay iyaga oo ka wada badda Somaliland, waxaanu wasiirku sheegay inay kooxdan magaalada...

Maxay Itoobiya Ka Tidhi Safarkii Madaxweyne Siilaanyo Ee Imaaraadka?

Published on Mar 30 2013 // Warar
  Hargeysa (Geeska)- Xukuumada Itoobiya ayaa ka hadashay booqashada wefdi balaadhan oo Madaxweynaha Somaliland hogaaminayey oo ka soo laabtay safar ay ku tageen dalka Imaaraadka carabta. Qoraal ku saabsan safarkaa oo lagu baahiyey mareegta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya, ayaa lagu sheegay...

Kuuriyda Waqooyi Oo Ku Hanjabtay Inay Weerar Ku Qaadayso Maraykanka

Published on Mar 30 2013 // Warar
Kuuriyda Waqooyi Oo  Ku Hanjabtay Inay Weerar  Ku Qaadayso Maraykanka
  Warbaahinta dawladda Kuuriyada Wuqooyi ayaa sheegtay in hogaamiyaha dalka Kim Jong Un uu amar ku bixiyey diyaargarowga weeraro gantaalo ah oo lagu qaado saldhigyada milateri ee gobalada iyo dhulka Maraykanka, ka dib markii laba diyaaradaha dagaalkaa ee Maraykanka ahi ay tababarro ku sameeyeen...

Dahabshiil Oo Ka Mid Noqotay Muslimiinta Ingiriiska Ee Lagu Abaalmariyo Horumarkooda

Published on Mar 30 2013 // Warar
Dahabshiil Oo Ka Mid Noqotay Muslimiinta Ingiriiska Ee Lagu Abaalmariyo Horumarkooda
  London (The Muslim News)- Shirkadda Dahabshiil ayaa ku guulaysatay inay ka mid noqoto muslimiinta horumarka ballaadhan ka sameeyey dalka Ingiriiska oo la siiyo abaalmarin caalami ah oo ay ku mutaysteen waxtarkooda muuqda. Abaalmarinahan oo ahayd tii 11-aad ee muslimiinta horumarka ka sameeyey...

Xukuumadda Somaliland Oo Heshiis La Saxeexatay Shirkad Maraykan Ah Oo Fagaarayaasha Dunida Uga Dooda Aqoonsiga Iyo Lacagta Bil Kasta Lagula Heshiiyay

Published on Mar 28 2013 // Warar
Xukuumadda Somaliland Oo Heshiis La Saxeexatay Shirkad Maraykan Ah Oo Fagaarayaasha Dunida Uga Dooda Aqoonsiga Iyo Lacagta Bil Kasta Lagula Heshiiyay
  Washington (Geeska/Politico)-Xukuumada Somaliland ayaa la xaqiijiyey inay heshiis u-ololeyn qadiyadda madaxbanaanida ah la saxeexatay shirkad ka dhisan Maraykanka, sida warqadaha heshiiskaa oo lagu xareeyey wasaarada Cadaalada Maraykanku tilmaamayaan. Sida wargeyska Politico daabacay, Wasaaradda...

“Imaaraadka Carabtu Xaga Siyaasada, Mashaariicda Iyo Xaga Milatarigaba Way Ka Xiisaynayaan Somaliland”

Published on Mar 28 2013 // Warar
“Imaaraadka Carabtu Xaga Siyaasada, Mashaariicda Iyo Xaga Milatarigaba Way Ka Xiisaynayaan Somaliland”
  Haregysa( Geeska )- Madaxweye Axmed Maxamed Siilaanyo iyo waftigii uu hogaaminayay ee safarka shaqo ugu maqnaa dalka Imaaraadka carabta ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Waxaana madaxweynaha iyo waftiga uu horgaaminaayay ku soo dhaweeyay madaarka Berbera wasiiro,xildhibaano,masuuliyiinta gobalka...

Luul Xasan Mataan Oo Wasiirka Shaqada Ku Eedaysay Inuu Weerar Joogto Ah Ku Hayo Xarunta Darbi Jiifka

Published on Mar 28 2013 // Warar
Luul Xasan Mataan Oo Wasiirka Shaqada Ku Eedaysay Inuu Weerar Joogto Ah Ku Hayo Xarunta Darbi Jiifka
  Hargeysa ( Geeska)- Madaxa xarunta dhaqan celinta iyo daryeelka Darbi jiifka ee Mustaqbal oo ku taalla Xaafadda Maxamed Mooge ee Magaaladda Hargeysa Marwo Luul Xasan Mataan  ayaa si adag uga cabatay hagardaamooyin iyo camaajurayn joogto ah oo ay sheegtay in uu wasiirka shaqada iyo Arrimaha...

Jaamac Shabeel Oo Ka Hadlay Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE

Published on Mar 28 2013 // Warar
Jaamac Shabeel Oo  Ka Hadlay Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE
  Hareysa( Geeska )-Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige ( Jaamac Shabeel ), ayaa sheegay in dhamaan dhinacyada xisbiga Kulmiye ee iskaga soo horjeeday qabsoomida shirka golaha dhexe inay ku heshiiyeen in 31 march in shirkii golaha dhxe la qabto. Waxaanu ku baaqay in...

Weli Axmed Xaawa Oo Dalbaday In Lagu Cadeeyo Musuqa Lagu Eedeyay

Published on Mar 28 2013 // Warar
Weli Axmed Xaawa  Oo Dalbaday In Lagu  Cadeeyo Musuqa Lagu Eedeyay
  Hargeysa( Geeska )- Maareeyaha haay’ada korantada Weli Axmed Xaawa, ayaa dhaqan xumo ku tilmaamay qaybo ka mid ah shaqaalaha haay’ada korantada oo warabaahinta u sheegay in xaalada haay’ada korantadu ay soo fiicnaanayso maareeyaha karib, waxaanu kooxdan ku sheegay in la soo abaabulay. Sida...

Wiil Maalqabeen Ku Noqday Nidaam Computer Oo Uu Hiwaayad Ahaan Sameystay

Published on Mar 28 2013 // Warar
  New York (Geeska/New York Times)- Nick D’Aloisio oo 17 jir ah ayaa la sheegay ka mid  noqday tujaarta caalamka ka dib markii shirkadda Yahoo kaga iibsatay qalab uu ikhtiraacay hanti gaadhaysa ilaa 30 milyan dollar. Ninkan dhalinyarada ah oo Ingiriis u dhashay ayaa sameeyey Summly, nidaam...

Bosaso: Xarunta Xawaaladda Kaah Oo La Weeraray Iyo Lacag Lagala Baxay

Published on Mar 28 2013 // Warar
    Bosaso(Geeska)-Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii ay shalay koox hubaysani weerareen Xarunta Xawaaladda Kaah ee magaalada Boosaaso. Kooxdan hubeysan oo u dhacday gudaha xawaaladda, ayaa waxaa la sheegay inay qaateen lacag aan cadadkeeda la...

Dawladda Ingiriiska Oo Ka Hadashay Qaadacaada Somaliland Ee Shirka London, Sheegtayna Inay Diyaarinayso Liiska Ergada Shirkaas

Published on Mar 27 2013 // Warar
Dawladda Ingiriiska Oo Ka Hadashay  Qaadacaada Somaliland Ee Shirka London, Sheegtayna Inay Diyaarinayso Liiska Ergada Shirkaas
    London(Geeska)- Wasiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan qaaradda Afrika Mark Simmonds, ayaa sheegay inay rajo weyn ka qabaan inay xukuumadda Somaliland ka qayb gasho shirka Somalida ee bisha May lagu qabanayo magaalada London. Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa dhawaan sheegay inaanay...

Liiska Masuuliyiinta Imaaraadka U Raacay Madaxweyne Siilaanyo Ee Ku Socdaalay Basabooro Ajaanib Ah

Published on Mar 27 2013 // Warar
Liiska Masuuliyiinta Imaaraadka U  Raacay Madaxweyne Siilaanyo Ee  Ku Socdaalay Basabooro Ajaanib Ah
  Hargeysa(Geeska)-Masuuliyiinta xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo, ayaa badankoodu u muuqda inay ku socdaalaan Basaboro ajaanib ah, halka ay kaga safri lahaayeen Basaborka dalka ay madaxda u yihiin. Madaxweyne Siilaanyo, wuxuu toddobaadkan dalka Imaaraadka Carabta u hoggaamiyay wefti culus,...

Shirka Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo La Cayimay Iyo Dareenada Ku Xeeran

Published on Mar 27 2013 // Warar
Shirka Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo La Cayimay  Iyo Dareenada Ku Xeeran
  Hargeysa(Geeska)-Shirkii golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, ayaa loo cayimay inuu qabsoomo 31-ka bishan March, oo ku beegan Axadda soo socota. Xoghayaha golaha dhexe Mustafe Maxamed Yoonis (Mustafe Waxdad), ayaa qoraal uu shalay soo saaray wuxuu ku yidhi sidan: “Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga...

“Waa In La Diyaariyaa Xeer Somaliya Loogu Aqoonsanayo Cadowga 1aad Ee Somaliland”

Published on Mar 27 2013 // Warar
“Waa In La Diyaariyaa Xeer Somaliya Loogu Aqoonsanayo Cadowga 1aad Ee Somaliland”
  Hargeysa(Geeska)-Siyaasiga caanka ah ee Col. Cumar Maxamuud Nimcaale (Cumar-yare), ayaa goleyaasha dalka u soo jeediyay in la diyaariyo lana meel mariyo xeer Somaliya loogu aqoonsanayo cadowga koowaad ee ay Somaliland leedahay. Col. Cumar, oo toddobaadkii hore u waramay Barnaamijka Hal Adeyg ee...

Muxuu Daaran Yahey Socdaalkan Kadiska Ah Ee Madaxweyne Silaanyo Looga Yeedhey Imaraatka Carabta ?

Published on Mar 27 2013 // Warar
Muxuu Daaran Yahey  Socdaalkan Kadiska Ah Ee Madaxweyne Silaanyo     Looga Yeedhey Imaraatka Carabta ?
  Markeynu dib ujeleecno muddada seddexda sano ku dhaw ee ay jirtey dawladda Madaxweyne Silaanyo ,wa marki u horreysey ee dawlad Carbeed diyaarad khaas ah  u soo dirto  si boqasho ugu tago dalkeeda( Imaraatka Carabta). Haddaba su’aasha mudan boqolka milyan ee shacabka S/L meel walba...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inay Somaliland Iyo Imaaraadku Isaga Soo Dhawaanayaan Intii Hore Iyo Nuxurka Kulankii Shalay Ee Weliyul Cahdiga Abu Dhabi

Published on Mar 27 2013 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inay Somaliland  Iyo Imaaraadku Isaga Soo Dhawaanayaan Intii Hore Iyo Nuxurka Kulankii Shalay Ee Weliyul Cahdiga Abu Dhabi
  Hargeysa(Geeska)-Weftigii uu hoggaaminayay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ee ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta, ayaa shalay galab kulan la yeeshay Sheekh Maxamed Binu Zaayid Al-nahyaan, oo ah weliyul Cahdiga imaaraata Abu Dhabi, isagoo Madaxweynuhu hore ula kulmay wasiirka madaxtooyada Sheekh...

Muwaadin Xiskiisu Dhiman Yahay Oo 10 Kun Oo Doolar Inta Uu Dhulka Ka Helay Maalin Kadib La Soo Doontay Xil. Nacnac Oo Lahaa

Published on Mar 27 2013 // Warar
Muwaadin Xiskiisu Dhiman Yahay Oo 10 Kun Oo Doolar Inta Uu Dhulka Ka Helay Maalin Kadib La Soo Doontay Xil. Nacnac Oo Lahaa
    Hargeysa(Geeska)-Magaalada caasimadda ah ee Hargeysa, waxa maalin kasta ka dhaca qisooyin cajiib ah oo bulshada soo jiita, mararka qaarna waxaaba lagu arkaa qisooyin ku cibro qaadasho mudan. Akhriste weli ma aragtay qof dhimirka ka buka oo suuqa ka helay lacag dhan $ 10,000 (Toban kun oo...

Taliyaha Booliska Oo Ka Hadlay Saddex ASkari Oo Loo Haysto Dilkii Marxuum Naasir Cawil

Published on Mar 27 2013 // Warar
Taliyaha Booliska Oo Ka Hadlay  Saddex ASkari Oo Loo Haysto Dilkii Marxuum Naasir Cawil
  Hargeysa( Geeska )-Taliyaha ciidamada booliska sareeyo guuto Cabdilaahi Fadal iimaan, ayaa si rasmiya u sheegay inay maxkamada hor geeyeen isla markaasna ay xabsiga dhexe ee Hargeysa ay u gudbiyeen saddexda askari ee loo haysto dilkii dhawaan Alle haw naxariiste ku toogteen Marxuum Naasir Cawil...

Shirkada Ultimate Air Oo Soo Kordhisay Diyaarad Cusub Oo Qaadaysa Rakaab Tiro Badan

Published on Mar 27 2013 // Warar
Shirkada Ultimate Air Oo Soo Kordhisay Diyaarad Cusub Oo Qaadaysa Rakaab Tiro Badan
  Hargeysa( Geeska )-Wasiirka duulista iyo hawada Md.Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa xadhiga ka jaray duulimaadyada shirkada Ultimate Air oo u kala gooshi doonta dalka gudahiisa iyo dalka Jabuuti.Shirkada Ultimate Air ayaa soo kordhisay diyaarad ka weyn tii ay hore mudada ugu soo shaqaynaysay oo qaadi...