Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Kulan U Gaar Ah Shalay Isku Horfadhiistay Iyo Nuxurka Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen

Published on Feb 28 2013 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi  Oo Kulan U Gaar Ah Shalay Isku Horfadhiistay  Iyo Nuxurka Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay shalay yeeshay kulan labadooda ku kooban, tan iyo markii uu soo baxay loolanka xisbiga KULMIYE.Kulankaas oo ay albaabadu u xidhnaayeen, ma jiro wax...

Wasiirka Ganacsiga Oo Si Adag Uga Jawaabay Go’aanka Ay Shirkadaha Laydhku Qiimaha Lacagta Ku Kordhiyeen

Published on Feb 28 2013 // Warar
Wasiirka Ganacsiga Oo Si Adag Uga Jawaabay Go’aanka Ay Shirkadaha Laydhku Qiimaha Lacagta Ku Kordhiyeen
Hargaysa( Geeska )-Wasiirka ganacsiga Md.Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa shirkadaha korontada ee gaarka loo leeyahay dusha u saaray masuuliyada koradhka qiimaha korantada, waxaanu sheegay in aanu shidaalku kordhin wax badan oo laga qayliyo, isaga oo koradhkaas shidaalka ku yimina ku sababeeyay mid suuqyada...

Cuqaal Iyo Odayaal Xukuumadda Ugu Baaqay In La Soo Daayo Boqor Raabi

Published on Feb 28 2013 // Warar
Cuqaal Iyo Odayaal Xukuumadda Ugu Baaqay In La Soo Daayo Boqor Raabi
  Hargaysa( Geeska )-Odayaal iyo cuqaal ka tirsan Beesha Ciidagale, ayaa codsatay in xorriyadiisa loo soo celiyo Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi, oo loo haysto safar uu ku tagay Muqdisho. Odayaashan oo shalay shirjaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, waxa ay xukuumadda ugu baaqeen in deg deg...

Golaha Ammaanka Oo La Filayo Inuu Dabciyo Cunaqabataynta Hubka Soomaliya

Published on Feb 28 2013 // Warar
Golaha Ammaanka Oo La Filayo Inuu Dabciyo Cunaqabataynta Hubka Soomaliya
  New York (Geeska/AFP)- Golaha amaanka ayaa la filayaa inay denciyaan cuna-qabatayntii hubka ee saarnayd Soomaaliya, si loo taageero dagaalka ay kula jiraan argagaxisada, sida diblomaasiyiin sheegeen shalay. Xukuumada Maraykanka ayaa taageersan olole Soomaliya ugu jirto in lagu joojiyo cunq-qabataynta,...

Hargeysa: Xaflad Furitaan Ah Oo Shalay Loo Sameeyay Shirkada Oman Oil

Published on Feb 28 2013 // Warar
Hargeysa: Xaflad  Furitaan Ah Oo  Shalay Loo Sameeyay Shirkada Oman Oil
  Hargaysa( Geeska )-Shirkada Oman Oil, ayaa xaflad furitaan loogu qabtay magaalada Hargaysa, shirkadan oo dalka keeni doonta shidaalka iyo saliidaha, isla markaasna laga leeyahay dalka Cumaan oo ay ka mid tahay shirkadaha ugu waawayn dalkaas. Shirkadan  Oman Oil oo dalal badan oo dunida ah...

Maamul Cusub Oo Loo Magacaabay Wasaaradda Maaliyada Gobolka Togdheer 

Published on Feb 28 2013 // Warar
Maamul Cusub Oo Loo Magacaabay Wasaaradda Maaliyada Gobolka Togdheer 
  Burco(Geeska)-Wasaaradda maaliyadda gobolka Togdheer gaar ahaan cashuuraha bariga Burco ayaa maamule cusub   loo magacaabay ,kaasi oo xilkii la wareegay shalay. Maamulahan cusub oo la yidhaado Khadar Cabdiraxmaan ayaa xilkii kala wareegay maamulihii hore ee cashuuraha bariga Burco Cabdirisaaq  Jaamac...

Cali Cabdalla Saalax Oo Muddo Ka Dib Fagaare Lagu Arkay

Published on Feb 28 2013 // Warar
Cali Cabdalla Saalax Oo Muddo Ka Dib Fagaare Lagu Arkay
  Sanca (Geeska/AFP)- Madaxweynahii hore Yemen, Cali Cabdalla Saalax ayaa ka qeybgalay xaflad xisbigiisu ku xusayeen sannadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay markuu xilka wareejiyey, isagoo Iran ku eedeeyey kala qeybinta dalkiisa. Saalax, oo markii koowaad dibadda lagu arkay tan iyo markuu xukunka...

Somali Dhaawacyo Gaadhay Dartood Magdhow Ka Doonaya Ingiriiska

Published on Feb 28 2013 // Warar
  London (Geeska/DM)- Nin Soomaali ah oo magangelyo doon ah ayaa mushkilado ay ku keeneen baadhitaano dembiyo lagu eedeyey awgood sheegay inuu ku dacweynayo siinta magdhow dalka Ingiriiska, isagoo ku dooday inuu werwer ka qaaday. Ninka aoo magaciis ala yidhaahdo cabdiraxmaan Cajab, ayaa sheegay...

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Somaliland Oo Cadeeyay In Dad Al-Shabaab Ka Tirsan Lagu Qabtay Hawlgaladii Ay Ciidamada Amaanku Sameeyeen

Published on Feb 27 2013 // Warar
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Somaliland Oo Cadeeyay In Dad Al-Shabaab Ka Tirsan Lagu Qabtay Hawlgaladii Ay Ciidamada Amaanku Sameeyeen
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa caddeeyay inay jiraan dad Al-Shabaab ka tirsan oo lagu qabtay hawlgaladii ay dhawaan ciidamada ammaanku ka sameeyeen dalka. Wasiir Cadami, oo waraysi siiyay idaacadda Radio Sanaag, wuxuu sheegay inay Somaliland...

Shirkadaha Laydhka Oo Ku Dhawaaqay Inay 20% Ku Kordhiyeen Macaamiishooda Iyo Sababta Keentay

Published on Feb 27 2013 // Warar
Shirkadaha Laydhka Oo  Ku Dhawaaqay Inay 20% Ku Kordhiyeen  Macaamiishooda Iyo Sababta Keentay
  Hargaysa( Geeska )-Shirkadaha korantada siiya magaalada Hargeysa  iyo qaar ka mid ah gobalada dalka, ayaa ku dhawaaqay inay boqolkiiba labaatan 20% ku kordhiyeen macaamiishoodii lacagtii ay korantada kaga iibin jireen, arintaas oo ay ku xidhiidhiyeen shirkadaha shidaalka dalka keena oo sare...

Xildhibaan Cali Aareeye Oo Beeniyay Inuu Is Casilayo

Published on Feb 27 2013 // Warar
Xildhibaan Cali Aareeye  Oo Beeniyay Inuu Is Casilayo
  Hargaysa( Geeska )-Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahin Aareeye oo ka mid ah xildhibaanda golaha wakiilada ee Somaliland, ayaa meesha ka saaray inuu is casilaayo, waxaanu ka gaabsaday inuu ka hadlo xildhibaanada golayaasha deegaanka ee Saylac iyo Lughaya ee is casilay. Xildhibaan Aareeye oo ku sugan...

Wasiirka Beeraha Oo Hortagay Golaha Guurtida

Published on Feb 27 2013 // Warar
Wasiirka Beeraha Oo Hortagay Golaha Guurtida
  Hargeysa(Geeska)-Golaha Guurtida jsl,ayaa Fadhigoodii shalay  oo uu shirgudoominayay Gudoomiye Ku xigeenka Labaad ee Golahaasi, Md.Siciid Jaamac Cilmi ayaa Mudanayaashu Waxa ay Warbixin Kaga Dhegeysteen,Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl,Prof. Faarax Cilmi Geedoole. Warbixin uu Mudanayaasha u...

Wasiirro Dhagax Dhigay Dhisme Hal Dabaq Ah Oo Loo Dhisayo Wasaarada Ciyaaraha

Published on Feb 27 2013 // Warar
Wasiirro Dhagax Dhigay Dhisme Hal Dabaq Ah Oo Loo Dhisayo Wasaarada Ciyaaraha
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirrada wasaaradaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Md. Cali Siciid Raygal iyo Wasiirka maaliyada Md C/casiis Maxamed Samaale, ayaa shalay si wada jir ah u dhagax dhigay dhisme hal dabaq ah oo loo dhisayo wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha kaasoo Laga Dhisayo Xarunta Wasaaradaas. Wasiirka...

Jaaliyada Reer Somaliland Ee Galbeedka London Oo Doortay Hoggaan Cusub

Published on Feb 27 2013 // Warar
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Galbeedka London Oo Doortay Hoggaan Cusub
  London( Geeska )-Ururka Jaaliyada reer Somaliland ee galbeedka magaalada London ee la yidhaahdo ( West London Somaliland Community ),ayaa qabsaday shir waynahoodii shanaad isla markaasna ku doortay hogaan cusub. Ururkan oo loo soo gaabiyo WLSC ayaa jiray mudo lix sanadood ah, waxa ugu horayntii...

Jaaliyada Reer Somaliland Minnesota Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyay Jamaal Cali Xuseen

Published on Feb 27 2013 // Warar
Jaaliyada Reer Somaliland  Minnesota  Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyay Jamaal Cali Xuseen
  Minnesota():Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka magaaladiisa Minneapolis ayaa Xaflad soo dhaweyn ah u sameeeyey Murrashaxa Madaxweynanimada UCID-da Cusub Jamaal Cali Xuseen Iyo Xoghayaha guud ee xisbiga UCID Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed-Keyse) habeenimadii...

Urur Siyaasadeedka Diimeed Ii Islaax Oo Sanadkan Curtay: Ka Onkaday Jabouti Kana Hilaacay Somaliland:- Qalinkii Axmed Xaaji C/Laahi Rooraye

Published on Feb 27 2013 // Maqaalo, Warar
  Waxaan jecelahay inaan si koban ugu iftiimiyo qormadan ku waajahan xaalada dhabta ah ee urur siyaasadeedka diimaysan ee islaax,gabi ahaan waxan la soconaa in rubuc qarnigii ugu dambeeyey wadamada caalamka islamka ay ku gadaamnayeen kuna xeernayen urur diimeedyo siyaasadaysan si ay talada wadamadaas...

Waraysi Gaara: Xildhibaan Dr. Charles Tannock Oo Ka Tirsan Baarlamaanka Yurub, Oo Ka Hadlay Qaddiyada Somaliland Iyo Aragtidii Meles Zenawi Ka Aaminsanaa

Published on Feb 26 2013 // Warar
Waraysi Gaara: Xildhibaan Dr. Charles Tannock Oo Ka Tirsan Baarlamaanka Yurub, Oo Ka Hadlay Qaddiyada Somaliland Iyo Aragtidii Meles Zenawi Ka Aaminsanaa
  Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan baarlamaanka Yurub u metela Ingiriiska, Dr. Charles Tannock, ayaa sheegay inaan Ingiriiskudiidayn haddii madaxbanaanida Somaliland loo maro qaab u eg waddadii Koonfur Sudan martay ee aftida madaxbanaanidooda, balse ku xidhan keliya hadii labada dhinac isla qaataan. ...

Xildhibaanadii Golaha Deegaanada Ee Beesha Ciise Oo Ku Dhawaaqay Inay Dhamaantood Is Casileen

Published on Feb 26 2013 // Warar
Xildhibaanadii Golaha  Deegaanada Ee Beesha Ciise Oo Ku  Dhawaaqay Inay Dhamaantood Is Casileen
  Saylac( Geeska )-Toban xildhibaan oo ka tirsan xildhibaanada golaha deegaanka ee degmooyinka Saylac iyo Lughaya, ayaa si rasimiya ugu dhawaaqay inay is casileen kadib shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Xariirad. Xildhibaanadan ayaa dhamaantooda ka soo jeeda beesha Ciise oo cabashooyin...

Somaliland Oo Shalay Masaafurisay Xildhibaankii Somaliya Ee La Xukumay

Published on Feb 26 2013 // Warar
  Berbera(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa shalay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somaliya u masaafurisay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliya Mr. Jaamac Axmed Maxamed, oo dhawaan lagu qabtay magaalada Gabiley. Xildhibaankan oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse ka soo horjeeda...

Goob-joogayaashii Doorashada Djibouti Oo Sheegay Inay Dorashadu Xor Iyo Xalaal Ahayd

Published on Feb 26 2013 // Warar
Goob-joogayaashii Doorashada Djibouti Oo Sheegay Inay Dorashadu Xor Iyo Xalaal Ahayd
  Djibouti(Geeska)-Goob-joogayaasha doorashadii golaha Baarlamaanka ee dhawaan ka dhacday dalka Djibouti, ayaa sheegay inay doorashadaasi ku qabsoontay xor iyo xalaal. Goob-joogayaasha oo ka kala socday ururada Jaamacadda Carabta, Midowga Afrika, IGAD iyo kuwo kale, waxa shirjaraa’id oo ay...

Dhallinyaro Iyo Haween Banaan Bax Ka Dhan Ah Xukunka Nadra La Hortagay Downing Street

Published on Feb 26 2013 // Warar
Dhallinyaro Iyo Haween Banaan Bax Ka Dhan Ah Xukunka Nadra La Hortagay Downing Street
  London(Geeska)-Haween iyo dhallinyaro reer Somaliland ah ayaa Axadii doraad, mudaharaad cabasho ah la hortagay xafiiska Raysalwasaaraha Ingiriiska ee loo yaqaano Downing street, kaas oo ay ku muujiyeen sida ay uga xunyihiin xukunka 8 bilood ah ee ay maxkamadda gobalka Hargeysa ku riday Nadra Maxamed...

Madaxweyne-xigeenka Oo La Dabaal-degay Arday Ka Qalin Jebisay Machadka CSI

Published on Feb 26 2013 // Warar
Madaxweyne-xigeenka Oo  La Dabaal-degay Arday Ka  Qalin Jebisay Machadka CSI
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane ‘Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici’’ ayaa shalay 87 xubnood oo ka qalin jabiyey Machadka shaqaalaha Dawlada ee CIS shahaadooyin ku gudoonsiiyey Hoteel maansoor ee Magaaladda hargeysa, isla markaana halkaas...

Aragtiyaha Shacabku ka bixiyeen xulashada Geeska Afrika Ee Shakhsiyadda Sannadka

Published on Feb 26 2013 // Warar
Aragtiyaha Shacabku ka bixiyeen xulashada Geeska Afrika Ee Shakhsiyadda Sannadka
  Wargeyska Geeska Afrika waxa uu maanta halkan wakhristayaashiisa ugu soo gudbinayaa qaar ka mid ah akhristayaasha wargeyska oo aragtidooda ka soo dhiibtay shaqsiyada sanadka ee xukuumada madaxweyne Md.Axmed Siilaanyo, oo uu Geeska Afrika sannadkan u xushay  wasiirka qorshaynta Dr. Sacad Cali...

Saadaasha Kala Duwan Ee Sanadka 2013-ka Ka Bixiyeen Xidigayaasha Aduunku (Q.3)

Published on Feb 26 2013 // Warar
Saadaasha Kala Duwan Ee Sanadka 2013-ka Ka Bixiyeen Xidigayaasha Aduunku (Q.3)
  Yemen: Dalka Yemen waxaa sannadkan laga filan karaa hoos u dhac weyn oo ku yimaadda nolosha, kaas oo sababi doona dibad-baxyo waaweyn iyo cadho dadweyne oo meelo badan oo dalka ah laga dareemo. Xasan Ash-Shaarni: Shaarni oo ah xiddigiye caalamiya oo u dhashay dalka Tunisia waxa uu madax u yahay...

Hargeysa: Furitaanka Kulan Lagaga Hadlay Qorshaha Shanta Sanno Ee Ka Hortagga HIV/AIDS

Published on Feb 26 2013 // Warar
Hargeysa: Furitaanka Kulan Lagaga Hadlay Qorshaha Shanta Sanno Ee Ka Hortagga HIV/AIDS
  Hargeysa(Geeska)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa furay kulan lagaga hadlayo qorshaha lagu wajahayo shanta sano ee soo socota ka hortaga Virus-ka dhaliyaha xanuunka AIDS. Kulankan oo uu soo agaasimay Komishanka ka hortaga HIV/AIDS-ka Somaliland...

Shirguddoonka Guurtida Iyo Wakiilada Oo Sheegay Inay Dhammeeyeen Khilaafkii Ka Dhex Oognaa Madaxweynaha Iyo Ku-xigeenkiisa

Published on Feb 24 2013 // Warar
Shirguddoonka Guurtida Iyo Wakiilada  Oo Sheegay Inay Dhammeeyeen Khilaafkii Ka  Dhex Oognaa Madaxweynaha Iyo Ku-xigeenkiisa
  Hargaysa( Geeska )-Shir Jaraa’id oo ay si wada jir ah warbaahinta ugu qabteen shirgudoonka labada gole ee guurtida iyo wakiilada, ayaa ay kaga dhawaaqeen inay dhameeyeen khilaafkii u dhaxeeyay madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. Shir gudoonku waxa uu xusay inay la kulmeen madaxweynaha iyo ku...

Eng. Baashe Cabdi Gaboobe Oo Khiyaamo Qaran Ku Tilmaamay Ka Qayb Galka Shirka Ingiriisku Qabanayo

Published on Feb 24 2013 // Warar
Eng. Baashe Cabdi Gaboobe  Oo Khiyaamo Qaran Ku Tilmaamay Ka  Qayb Galka Shirka Ingiriisku Qabanayo
  Hargeysa(Geeska)-Eng. Baashe Cabdi Gaboobe, oo ahaa guddoomiyihii ololihii doorashadii madaxtooyada xisbiga KULMIYE u qaabilsanaa gobalada galbeed ee dalka, ayaa ka digay inay Somaliland ka qayb gasho shirka uu Ingiriisku qaban qaabinayo ee bisha May qabsoomi doona, kaas oo ay wada guddoomin doonaan...

Xisbiga UMP Oo Si Weyn Ugu guulaystay Doorashadoo Baarlamaanka Dalka Djibouti

Published on Feb 24 2013 // Warar
  Djibouti(Geeska)-Natiijada hordhaca ah ee doorashada Baarlamaanka dalka Djibouti, ayaa waxaa si weyn ugu guulaystay xisbiga talada haya ee UMP ee uu hogaamiyo Madaxwene Cismaaciil Cumar Geele. Waxaa lagu tartamaayay lixdan iyo shan kursi waxaa boqolkiiba siddeetan helay xisbiga UMP, halka isbahaysiga...

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Somaliya Oo La Filayo In La Masaafuriyo

Published on Feb 24 2013 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa khamiistii xukuntay in dalka laga masaafuriyo Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamed, oo u dhashay Somaliland, balse ka tirsan Baarlamaanka Somaliya, oo ay dhawaan ciidamada ammaanku ka qabteen magaalada Gabiley, waxaana la filayaa in maanta la masaafuriyo. Maxkamadda...

Qoyska Nadra Maxamed Jaamac Oo La Gaadhsiiyay Deeq Lacageed Oo Dhan $ 1500

Published on Feb 24 2013 // Warar
Qoyska Nadra Maxamed Jaamac Oo La Gaadhsiiyay Deeq Lacageed Oo Dhan $ 1500
  Hargeysa(Geeska)-Jaaliyadda dibadda ayaa deeq lacageed oo dhan $ 1500 ( kun iyo shan boqol oo Dollar) soo gaadhsiisay qoyska Nadra Maxamed Jaamac, oo ay dhawaan maxkamadda Hargeysa ku xukuntay 8 bilood oo xadhig ah, ka dib markii lagu eedeeyay inay farriin aflagaado ah u dirtay wasiirka madaxtooyada...

Badhasaabka Togdheer Oo Shalay Kormeer Ku Soo Maray Xafiisyada Dawladda

Published on Feb 24 2013 // Warar
Badhasaabka Togdheer  Oo Shalay Kormeer Ku Soo  Maray Xafiisyada Dawladda
  Burco(Geeska)-Badhasaabka cusub ee gobolka Togdher Md. Axmed Cumar  Cabdillaahi  ayaa shalay kormeer aan la sii ogayn  ku kala bixiyay xarumaha  laamaha Dawladda ee gobolka Togdheer.  Kormeerkan  badhasaabku  sameeyay oo uu ugu kuur galaayay hawlaha shaqo ee...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Sheegay In Xididadii Loo Saaray Cabsidii Sababtay Digniintii Amni Ee Dawladaha Ingiriiska Iyo Maraykanka

Published on Feb 23 2013 // Warar
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Sheegay In Xididadii Loo Saaray Cabsidii Sababtay Digniintii Amni Ee Dawladaha Ingiriiska Iyo Maraykanka
  Hargaysa( Geeska )-Wasiirka arrimaha gudaha Md.Maxamed Nuur Caraale ( Duur ), ayaa sheegay in hawlgalo ad-adag oo ay sameeyeen ay xididada ugu siibeen cabsidii dalalka reer galbeedku ay dhawaaqa ka soo saareen, waxaanu xusay inay gacanta ku dhigeen tiro badan oo ah dad danbiyo ay soo galeen ay...