AMISOM Oo Cadaysay Inay Bixiyeen Xogta Sirdoon Ee Sababtay In Ingiriisku Ka Dayriyo Amniga Somaliland

Published on Jan 31 2013 // Warar
AMISOM Oo Cadaysay Inay  Bixiyeen Xogta Sirdoon Ee Sababtay In  Ingiriisku Ka Dayriyo Amniga Somaliland
Hargeysa(Geeska)-Axadii toddobaadkan, waxa ay dawladda Ingiriisku ku dhawaaqday digniin la xidhiidha amniga Somaliland oo ay dadkeeda u jeedisay, iyada shacabkeeda uga digtay inay u safraan Somaliland, halka kuwa joogana ay ugu baaqday  inay ka baxaan. Digniintaas dawladda Ingiriiska oo yaab ku...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shalay Khudbad Sannadeedka U Jeediyay Labada Gole Baarlamaan Iyo Nuxurka Qodobada Uu Diirada Saaray

Published on Jan 31 2013 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shalay  Khudbad Sannadeedka U Jeediyay Labada Gole  Baarlamaan Iyo Nuxurka Qodobada Uu Diirada Saaray
  Hargaysa( Geeska )- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa u jeediyay labada gole khudbad sanadeedkii 2013-ka, waxaanu khudbadaas si diiran ugaga hadlay xaalada dalka ee dhanka siyaasada arimaha dibada. Waxa uu madaxweynahu ka hadlay aqoonsiga uu maraykanku siiyay dalka Somaliya, fariintii ka...

Muuse Biixi Oo Sheegay In Murashaxnimada Xisbiga KULMIYE Loo Simanyahay

Published on Jan 31 2013 // Warar
Muuse Biixi Oo  Sheegay In Murashaxnimada  Xisbiga KULMIYE Loo Simanyahay
  Hargaysa( Geeska )-Guddoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Mj.Muuse Biixe Cabdi, ayaa si cad u sheegay in loo siman yahay tartanka cida musharax u noqn doonta xisbiga Kulmiye.   Mj.Muuse Biixi waxa uu sheegay in madaxweyne Axmed Siilaanyo uu isku soo taagi karo musaharxnimada doorashada...

Reer Hargeysa Oo Dibad Bax Ku taageeray Qaranimada Somaliland, Farriimana U Diray Ingiriiska

Published on Jan 31 2013 // Warar
Reer Hargeysa Oo Dibad Bax Ku taageeray Qaranimada Somaliland, Farriimana U Diray  Ingiriiska
  Hargaysa( Geeska )-Dadwaynaha Magaalada Hargeysa ayaa isugu soo baxay jidadka waaweyn ee caasimada, iyagga oo sitay calanka Somaliland iyo weliba boodhadh waaweyn oo ay ku xardhan yihiin weedho lagu taageerayo madax-banaanida iyo xasiloonida ka jirta Somaliland. Dadweynuhu waxay ka dhiidhiyeen...

Telefishanka Qaranka Oo Shalay Bulshada U Sahlay Inay La Socdaan Khudbada Madaxweynaha

Published on Jan 31 2013 // Warar
Telefishanka Qaranka Oo  Shalay Bulshada U Sahlay Inay La Socdaan Khudbada Madaxweynaha
  Hargeysa(Geeska)-Telefishanka qaranka Somaliland (SLNTV) ayaa shalay ku guulaystay inuu si dhammaystiran oo weliba muuqaal qurux badan leh u baahiyo khudbadii uu Madaxweynaha Somaliland u jeediyay labada gole Baarlamaan ee guurtida iyo wakiilada. Telefishanka qaranka oo muuqaalka uu soo gudbiyay...

Caday Ayuu Turki-gu Ku Iibinayaa Somaaliya

Published on Jan 31 2013 // Maqaalo
  HARGEISA – Jamal Khashoggi, suxufi maal-qabeen ah, isla markaana Qoyska Reer Boqor kala taliya saxaafadda ayaa toddobaadkan wargeyska The Arab News ku soo qoray maqaal cinwaankiisu yahay “Turkigu Ma Xaj Ayuu U Tegay Somaaliya, Mise Inuu Tusbax Ku Iibiyo? Eeg: – (http://english.alarabiya.net/views/2013/01/20/261446.html)....

Jarmalka Oo Xusay Sannadguuradii 80aad Markii Hitler Xukunka Qabtay

Published on Jan 31 2013 // Warar
Jarmalka Oo Xusay Sannadguuradii 80aad  Markii Hitler Xukunka Qabtay
  Berlin (Geeska/HuffPost)- Raysal-wasaada Jarmalka,  Angela Merkel ayaa sheegya in layska ilaaliyo fursadihii Hitler u sahlay inuu adooda dalka qabsado oo u timi aqbalaada shacabka.   Merkel, oo shalay ka hadlaysay sannadguuradii 80 ee ka soo wareegtay markuu tallada Jarmalka qabsaday...

Waraysi Gaara: Cali-Gurey Oo Sheegay In Digniinta Amni Ee Ingiriisku tahay Xaqiiq Jirta,

Published on Jan 30 2013 // Warar
Waraysi Gaara: Cali-Gurey Oo Sheegay In Digniinta Amni Ee  Ingiriisku tahay Xaqiiq Jirta,
  Hargaysa( Geeska )-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf  (Cali-Gurey), oo ka mid ah hoggaanka xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay dhaliisha dawladda Ingiriisku u jeedisay amniga Somaliland inay tahay mid jirta, waxaanu sheegay inuu muddo dheer ka digayay xaaladda amni ee Somaliland, Md. Cali-Gurey,...

Xasan Ciise Oo Ku Taliyay In La Isugu Yimaado Tallo Qaran Oo Lagaga Arinsado Xaalada Dalku Marayo

Published on Jan 30 2013 // Warar
Xasan Ciise Oo Ku Taliyay In La  Isugu Yimaado Tallo Qaran Oo Lagaga Arinsado Xaalada Dalku Marayo
  Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Xaqsoor Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaa ku baaqay in la isugu yimaado tallo qaran oo lagaga tashado xaaladda uu wadanku marayo.   Md. Xasan Ciise Jaamac, oo shalay warsaxaafadeed ka soo saaray magaalada Hargeysa, wuxuu taageeray tallo ay...

Madaxweynaha Oo Maanta La Hadlaya Labada Gole Baarlamaan Iyo Qodobada Ay Bulshadu Ka Sugayso Inuu Uga Jawaabo

Published on Jan 30 2013 // Warar
Madaxweynaha Oo Maanta La Hadlaya Labada Gole Baarlamaan Iyo Qodobada Ay Bulshadu Ka Sugayso Inuu Uga Jawaabo
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la filayaa inuu maanta khudbad u jeediyo labada gole Baarlamaan ee Somaliland oo yeelan doona fadhi wada jir ah.   Khudbadda madaxweynaha oo ah khudbad sannadeedka distooriga ah, waxa ay ku soo beegmaysaa iyadoo ay...

Dadweynaha Berbera Oo Dibad Bax Kaga Jawaabay Digniintii Amni Ee Dawlada Ingiriiska

Published on Jan 30 2013 // Warar
Dadweynaha Berbera  Oo Dibad Bax Kaga Jawaabay  Digniintii Amni Ee Dawlada Ingiriiska
  Berbera(Geeska)-Banaan-bax balaadhan oo lagaga soo horjeeday go’aankii Ingiriisku uu Muwaadiniintiisa ugu baaqay inay Somaliland ka baxaan sababo la xidhiidha amniga darteed iyo cabsi laga qabo weeraro argagixiso.   Boqolaal ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaaladda Berbera, ayaa shalay ...

Taliyaha Socdaalka Oo Sheegay Inaanay Waxba Iska Bedelin Safaradii Ajaanibka Ee Somaliland

Published on Jan 30 2013 // Warar
Taliyaha Socdaalka Oo  Sheegay Inaanay Waxba Iska Bedelin Safaradii Ajaanibka Ee Somaliland
  Hargeysa(Geeska)-Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Yuusuf Cali ayaa ka hadlay xaalada safarada Somaliland, isagoo sheegay inaanay wax isbedel ahi ku iman, ka dib dhawaaqii dawladda Ingiriiska ee digniinta amni xambaarsanaa.   Waxa kale oo uu ka hadlay Taliyaha Laanta...

Ururka CRRD Oo Xaflad U Qabtay Daahfurka Shabakad Dhalinyarada U Gaar Ah

Published on Jan 30 2013 // Warar
Ururka CRRD Oo Xaflad U Qabtay Daahfurka Shabakad Dhalinyarada U Gaar Ah
  Hargaysa( Geeska )-  Ururka magaciisu yahay CRRD ayaa xaflad balaadhan u qabtay shabakada TISQAAD, oo ay dhalinyaradu ku gurfayn doonto siyaasada iyo wax u qabashada dalka. Sida oo kale ururkani waxa uu dhalinayrada ku booriyay inay u midoobaan horumarinta dalka. Waxa uu ururkan CRRD ( Charity...

Qarax Ka Dhacay Madaxtooyada Somaliya

Published on Jan 30 2013 // Warar
Qarax Ka Dhacay Madaxtooyada Somaliya
  Muqdisho(Geeska)-Qof isa soo miidaamiyay ayaa shalay isku qarxiyay afaafka hore ee xafiiska Raysalwasaaraha dalka Somaliya.   Masuuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ugu yaraan laba qof ay ku dhinteen markii qof bam isku soo xidhay uu isku qarxiyay meel u dhaw xafiiska Raiisul Wasaaraha...

Waraysi Gaar Ah: Cabdillaahi Cirro Oo Ka Hadlay Go’aanka Ingiriisku Ku Dhaliilay Ammaanka Somaliland

Published on Jan 29 2013 // Warar
Waraysi Gaar Ah: Cabdillaahi Cirro Oo Ka Hadlay Go’aanka Ingiriisku Ku Dhaliilay Ammaanka Somaliland
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii arrimaha gudaha ee xukuumadii hore ee UDUB Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cabdillaahi-Cirro), ayaa ka hadlay go’aanka ay dawladda Ingiriisku ku gaadhay inaanay muwaadinteedu u safrin Somaliland. Md. Cirro, oo shalay waraysi gaar ah siiyay Wargeyska Geeska Afrika,...

Cabdiraxmaan-Cirro Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Bulshada Caalamka Xog Ka Siiso Nabadgelyada Somaliland

Published on Jan 29 2013 // Warar
Cabdiraxmaan-Cirro Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Bulshada Caalamka Xog Ka Siiso Nabadgelyada Somaliland
  Hargaysa( Geeska )-Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ( Ciro ), ayaa warkii ka soo baxay dawlada Ingiriiska ku tilmaamay mid naxdin mudan, waxaanu sheegay in wakhtigan ay Somaliland xasiloontahay oo aanay ka jirin wax nabad gelyo daro ah. Sida...

Milicsiga Wargeyska: Madaxweyne Siilaanyo Tallaa La Gudboon

Published on Jan 29 2013 // Editorial/Staff Writer, Warar
Milicsiga Wargeyska: Madaxweyne Siilaanyo  Tallaa La Gudboon
  Marka si guud loo eego dhawaaqa dawladda Ingiriisku ay muwaadiniinteeda ugaga digtay inay safar ku yimaadaan Somaliland waa mid walaaciisa leh oo mudan in wax la iska weydiiyo. Markase dhinac kale laga eego maaha mawduuc ay tahay in lagu mashquulo in ka badan inta uu mudan yahay, maadaama oo ay...

Wasaarada Caafimaadka iyo Hay’ada Caritas Oo Wadajir U Qabtay Shir Lagu Gorfaynayo Siyaasada Fayo-dhawrka Qaranka

Published on Jan 29 2013 // Warar
Wasaarada Caafimaadka iyo Hay’ada  Caritas Oo Wadajir U Qabtay Shir Lagu  Gorfaynayo Siyaasada Fayo-dhawrka Qaranka
  Hargaysa( Geeska )- Wasaarada caafimaadka iyo hay’ada Caritas oo is kaashanaya, ayaa galay wajigii labaad ee siyaasada fayo dhawrka qaranka.   Shirkaas lagu sii gorfaynaayo wajiga labaad ee siyaasada fayo dhawrka qaranka ayaa qaadan doono laba maalmood waxaana ka soo qayb galay dawladaha...

Wasiir-xigeenka Amniga Oo Luuqad Diblomaasiyada Ka Fog Kaga Jawaabay Walaaca Dawlada Ingiriiska

Published on Jan 29 2013 // Warar
Wasiir-xigeenka Amniga Oo  Luuqad Diblomaasiyada Ka Fog Kaga  Jawaabay Walaaca Dawlada Ingiriiska
  Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa digniinta ay dawladda Ingiriisku ka soo saartay xaaladda amni ee Somaliland ku tilmaantay inay  tahay mid baal marsan nidaamka wada shaqayneed ee Somaliland iyo Ingiriiska.   Wasiir xigeenka amniga ee wasaaradda arrimaha gudaha Md. Cabdillaahi...

Imanmayso Somaliland-ta Aad U Alwanaysaanee

Published on Jan 29 2013 // Maqaalo, Warar
Imanmayso Somaliland-ta Aad U Alwanaysaanee
  Aqoonyahan Maraykan ah oo wax ka dhiga Jaamacad ku taalla Gobalka North Carolina oo la yidhaa (Davidson College), laguna magcaabo Ken Machouse oo khabiir ku ah arrimaha siyaasadd, isla markaana qoraallo badan ka qoray Soomaalida oo Dawladda Maraykanku kala tashato Arrimaha Soomaalida, ayaa marar...

Suldaan Saleban Boqor Cismaan Oo Ka Hadlay Xaaladaha Kala Duwan Ee Dalka

Published on Jan 29 2013 // Warar
Suldaan Saleban  Boqor Cismaan Oo Ka Hadlay Xaaladaha Kala Duwan Ee Dalka
  Hargaysa( Geeska )-Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan Xasan, ayaa amniga dalka ku tilmaamay mid uu ku kalsoon yahay oo meel wanaasan taagan, waxaanu dawlada Ingiriiska u soo jeediyay inay xaal ka bixiyaan  dhawaaqooda oo uu sheegay inuu yahay waxyeelo siyaasiya. Suldaanku waxa uu sida oo kale...

Xukuumadda Somaliland Oo Weli Aan Cadayn Mawqifkeeda Ku Waajahan Shirka Ingiriisku Qabanayo Oo Ka Qayb Galkiisu Halis Yahay

Published on Jan 27 2013 // Warar
Xukuumadda Somaliland Oo Weli  Aan Cadayn Mawqifkeeda Ku Waajahan Shirka  Ingiriisku Qabanayo Oo Ka Qayb Galkiisu Halis Yahay
  Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaan weli cadayn mawqifkeeda ku waajahan shirka uu Ingiriisku qabanayo bisha May ee sannadkan, kaas oo uu Ingiriisku cadeeyay inay wada guddoomin doonaan Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raysalwasaaraha Ingiriiska David Cameron. Shirkan oo...

Safaaradda Itoobiya Ee Hargeysa Oo Ka Jawaabtay Eedo Ka Dhan Ah

Published on Jan 27 2013 // Warar
Safaaradda Itoobiya Ee Hargeysa Oo Ka Jawaabtay Eedo Ka Dhan Ah
  Hargeysa (Geeska)- Safaarada Itoobiya ayaa si adag u beenisay jiritaanka eedo dhowaan lala xidhiidhiyey, kuna tilmaantay mid sumacada xafiiskooda lagu xumaynayey, waxaanay soo jeedisay xukuumada Somaliland baadidoonka xaqiiqada ilaha warkaasi ka soo baxay.   Qunsulka Guud ee safaarada Itoobiya...

Guddiga Ilaalada Xuquuqda Aadamaha Oo Cambaareeyay Xadhiga Haweenay Farriin U Dirtay Wasiirka Madaxtooyada

Published on Jan 27 2013 // Warar
Guddiga Ilaalada Xuquuqda Aadamaha Oo Cambaareeyay Xadhiga Haweenay Farriin U Dirtay Wasiirka Madaxtooyada
  Hargeysa(Geeska)-Guddiga ilaalada xuquuqda aadamaha ee Geeska Afrika oo uu xafiiskoodu yahay magaalada Hargeysa, ayaa markii u horaysay cambaareeyay xadhiga ay ciidamada ammaanku kula kaceen haweenay magaceeda la yidhaahdo Nadra Maxamed Jaamac, oo muddo u xidhan farriin la sheegay inay telefoonkiisa...

Waabeeye Waabee: Kulmiyaana Kadan: Qalalaasaha Kulmiye ma kow baa mise waa ka badan) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale Q. 2aad

Published on Jan 27 2013 // Maqaalo, Warar
Waabeeye Waabee: Kulmiyaana Kadan: Qalalaasaha Kulmiye ma kow baa mise waa ka badan)  Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale Q. 2aad
  Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenku Kulmiye waa ay is-sharrixi karaan in la yidhaahdaa, denbi ma aha. Ciddii ku dooddaa waa in ay daliilkeeda iyo dawgeeda la timaaddaa. Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenku Kulmiye iskama sharrixi karaan in la yidhaahdaana, denbi ma aha. Ciddii dooddan la...

Guddiga Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Oo Wax Ka Bedel Iyo Kaabis Ku Sameeyay Xeerka 10-ka Dollar

Published on Jan 27 2013 // Warar
Guddiga Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Oo Wax Ka Bedel Iyo Kaabis  Ku Sameeyay Xeerka 10-ka Dollar
  Hargaysa(Geeska )-Guddi  hoosaadka dhaqaalaha golaha wakiilada , ayaa wax ka badal iyo kaabis ku sameeyay xeerka takaaliifta nabadgalyada madaarada dalka, oo dhawaan Wasaarada duulistu u soo gudbisay. Guddida dhaqaalaha,  waxay wax ka badal ku sameeyeen qodobo uu ka mid yahay qodobka...

Maanta Oo Kale Iyo Sannad Guurada 30aad Ee Dilkii Col. Cabdilaahi Xaaji Siciid Ee 1982

Published on Jan 27 2013 // Warar
Maanta Oo Kale Iyo Sannad Guurada 30aad Ee Dilkii Col. Cabdilaahi Xaaji Siciid Ee 1982
  Hargeysa(Geeska)-Maanta oo kale oo ay taariikhdu tahay 27 January 2013, waxa ay ku beegantahay sannad guuradii 30aad ee ka soo wareegtay dilkii Col. Cabdillaahi Xaaji Siciid oo ay dawladii Maxamed Siyaad Barre dishay 27 January 1982.   Maalin Arbaca ahayd 27kii Bishii Jenweri 1982kii waxaa...

Xildhibaan Sahal Oo Muqdisho Ugu Baaqay Inay Aqbasho Qaranimada Somaliland

Published on Jan 27 2013 // Warar
  Hargeysa ( Geeska )-Xildhibaan Sahal Iidle Dirir oo ah gudoomiyaha  gudi hoosaadka arimaha dibada ee golaha guurtida, ayaa xukuumada Muqdisho ugu baaqay inay ilaaliso walaaltinimada iyo wada jirka isla markaasna ay aqbasho in Somaliland iyo Somaliya ay ahaadaan laba dal oo is garab ayaal. Xildhibaaku...

Xoghayaha Guud ee Solja Oo Ka Waramay Rajadda Uu Ka Qabo Inuu Taageero uga helo Saxaafada Shirka AU-da

Published on Jan 27 2013 // Warar
Xoghayaha Guud ee Solja Oo Ka Waramay Rajadda Uu Ka Qabo Inuu Taageero uga helo  Saxaafada Shirka AU-da
  Addis abab (Geeska) – Xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamed-rashiid Muxumed faarax oo magaalada Addis ababa ee dalka Ethiopia kaga qayb galay shirka midawga Afrika ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo inuu taageero iyo tobabaro uga helo Suxufiyiinta Somaliland...

Cabsi Yey Ku Dilin: Xildhibaan Adan Haji Diiriye

Published on Jan 27 2013 // Warar
Cabsi Yey Ku Dilin: Xildhibaan Adan Haji Diiriye
    Ayaamahan waxey dadbadan oo reer Somaliland ah hadalheyntoodu iyo sheekadoodu u badneyd socdaalkii uu M/waynaha Somalia ku tegey dalka Mareykanka, taasi oo shaki iyo cabsi laga muujiyey   Hadaba aniga oo arinta iyo dhaliilo horeba u jirey dabasocda ayaan goostey inaan qoraalkan kooban...

Dr. Sifir Oo Waraysi Gaar Ah Kaga Hadlay Aqoonsiga Maraykanka Ee Somaliya

Published on Jan 26 2013 // Warar
Dr. Sifir Oo Waraysi Gaar Ah Kaga Hadlay Aqoonsiga Maraykanka Ee Somaliya
  Hargeysa(Geeska)-Wakiilka dawladda Somaliland u fadhiya dalka Kenya Dr. Maxamuud Cabdillaahi Jaamac (Sifir), ayaa sheegay inaanu aqoonsiga Maraykanku siiyay dawladda Somaliya wax saamayn ah ku yeelanayn dawladda Somaliland.   Dr. Sifir oo xogogaal u ah arrimaha diblomaasiyadda gobalka Geeska...

Indho La’aantu Ma’aha Dhammaadkii Adduunka

Published on Jan 26 2013 // Columnists, Warar
Indho La’aantu Ma’aha Dhammaadkii Adduunka
  Qormo dhiirrigelin u ah naafada dalkeenna ee isu dhiibay duruufaha, noloshana u arkay in ay la dhammaatay waayidda laxaadka… Xog warrankii M. Haaruun iyo isku dibaridkii Kamaal A. Cali     (1)   Waxa uu dhowaan wargeyska Geeska Afrika kulan la yeeshay Maxamed...