Madaxweyne Siilaanyo Oo Hadhimo Sharafeed Maanta U Sameeyay Salaadiinta Beelaha Somaliland

Published on Dec 30 2012 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa inuu salaadiinta beelaha Somaliland maanta ku martiqaado hadhimo sharafeed uu ugu samayn doono qasriga madaxtooyada ee magaalada Hargeysa. Ma jiro war rasmi ah oo la xidhiidha sababta keentay martiqaadka salaadiinta, laakiin ilo xogogaala...

Tahriibayaal Reer Somaliland Oo Ah Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Liibiya

Published on Dec 30 2012 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Inta la ogyahay 16 ruux oo u badan reer Somaliland, isuguna jiray rag iyo dumar (10 nin iyo 6 hablood) ayaa ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay meel u dhaw magaalada Misrata ee dalka Libya kadib markii baabuur ay ku safrayeen uu la qalibmay. Dadka geeriyooday intooda ka soo...

Burco: Dhalinyaro Gadoodsan Oo Weerar Ku Qaaday Guri Ay Ku Shirayeen Xubno Odayaal Ahi

Published on Dec 30 2012 // Warar
    Burco(Geeska)–Dhalinyaro gadoodsan ayaa xalay fiidkii weerar ku qaaday guri ku yaala magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer oo ay degenyihiin xubno odayaal ah oo ka mid ah beesha galbeedka Burco, kuwaas oo lagu kala diray shirkii Talo iyo Tawfiiq. Dhalinyaradan ayaa sida la...

Raysalwasaaraha Dawladda Somaliya Oo Sheegay Inay Dib U Bilaabmayaan Wada Hadaladii U Dhexeeyay Somaliland Iyo Somaliya

Published on Dec 30 2012 // Warar
  Muqdisho(Geeska)-Raysalwasaaraha dawladda Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa sheegay inay dib u bilaabmayaan wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya u dhexeeyay. Cabdi Faarax Shirdoon, oo shalay hadal ka jeediyay fadhi uu yeeshay Baarlamaanka Somaliya, wuxuu sheegay inay dawladiisu...

Hadduu Geelu Hawdka Daaqi Jiray Wakhtigan Hargeysana Baray, Warbixin

Published on Dec 29 2012 // Warar
Hadduu Geelu Hawdka Daaqi Jiray Wakhtigan Hargeysana Baray, Warbixin
Hargasya( Geeska )- Sida aad cinwaanka ku aragtaan waxa magaalada Hargeysa aad ku arkaysaa xaafadaheeda kala duwan Geel tiro badan oo loo soo foof geeyo magaalada gudaheeda, iyada oo laga keenay kaymahii iyo waliba dhulkii caanka ku ahaa Geel dhaqashadiisa. Waxa uu wargayska Geeska Afrika kula kulmay...

“marwadu qaranka maamuus mooyee maamul kuma laha, waxba imay farin, imana fari doonto”…Wasiir Duur

Published on Dec 29 2012 // Warar
“marwadu qaranka maamuus mooyee maamul kuma laha, waxba imay farin, imana fari doonto”…Wasiir Duur
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka arrimaha gudaha Md. Maxamed Nuur Caraale (Duur), ayaa ka jawaabayn eedayn uu u jeediyay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, oo Arbacadii laga reebay diyaarad uu ka raacayay madaarka Berbera oo ku socotay magaalada Muqdisho, isagoo Mr. Cabdiqaadir ku eedeeyay wasiir Duur, inuu...

Sannadka cusub ee 2013 oo Somaliland Ugu Curanaya Buuq Siyaasia iyo qabyaaladii oo xoogaysatay

Published on Dec 29 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Sannadka cusub ee 2013, oo ay curashadiisa maalmo koobani ka hadhsanyihiin, ayaa u muuqda inuu yahay sannad Somaliland ugu bilanaya buuq iyo qaylo badan oo la xidhiidha doorashadii goleyaasha deegaanada ee dalka ka qabsoomay 28 November. Sannadkan 2013, marka loo eego sannadihii hore...

Xoghayaha Abaabulka UCID Oo Bogaadiyay Taageerayasha Xisbigooda

Published on Dec 27 2012 // Warar
Xoghayaha Abaabulka UCID Oo Bogaadiyay Taageerayasha Xisbigooda
  Hargeysa(Geeska)-Xoghayaha abaabulka iyo wacyigelinta ee xisbiga UCID Md. Yaasiin Cumar Cabdi (Yaasiin Cumar-yare), ayaa hambalyo iyo bogaadin ku waajahan guusha UCID ka gaadhay doorashadii deegaanka u diray, taageerayasha xisbiga UCID, isagoo farriimo u diray ururada siyaasadeed ee aan...

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Amarkii Diyaaradda Muqdisho tagaysay lagaga reebay ku xidhiidhiyey marwada madaxweynaha

Published on Dec 27 2012 // Warar
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Amarkii Diyaaradda Muqdisho tagaysay lagaga reebay ku xidhiidhiyey marwada madaxweynaha
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiye xigeenkii hore ee xisbiga KULMIYE md. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay qorshe ay hay’adaha ammaanka Somaliland shalay kaga reebeen diyaarad uu u raacayay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya.   Hay’adaha ammaanka ayaa shalay diyaaradda Juba oo ka kacaysay...

Wasiir Dawladda Itoobiya Ka Tirsan Oo Ka Hadlay Hamiga Wadankiisa Ee Adeegsiga Dekedda Berbera Iyo Qodobka Hortaagan

Published on Dec 26 2012 // Warar
Wasiir Dawladda Itoobiya Ka Tirsan Oo Ka Hadlay Hamiga Wadankiisa Ee Adeegsiga Dekedda Berbera Iyo Qodobka Hortaagan
  Addis Ababa(Geeska/The Reporter)- Xukuumadada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday adeegsiga dekedda Berbera, marka la dhammeeyo waddada isku xidha labada wadan, oo wada xaajood ku saabsan bilaabida dhismahiisa u socdaan Itoobiya iyo Somaliland. Sida uu baahiyey wargeyska The Reporter, oo Addis ka soo...

Sawirkii Somaliland Ee Degenaanshuhu Halis Buu Ku Jiraa

Published on Dec 26 2012 // Warar
Sawirkii Somaliland Ee Degenaanshuhu Halis Buu Ku Jiraa
  Nayrobi(Geeska)-Majalada caanka ah ee The East African oo ka soo baxda magaalada Nayrobi ee dalka Kenya, ahna majalad si weyn loo akhristo, ayaa warbixin dheer oo ay qortay waxay ku sheegtay in sumcadii Somaliland ee degenaanshuhu ay halis ku jirto. Wargeysku wuxuu warbixintiisa ciwaan uga dhigay...

Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Ajandaha Kalfadhigooda Oo Ay Ka Tuureen xeerka Saxaafadda

Published on Dec 26 2012 // Warar
Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Ajandaha Kalfadhigooda Oo Ay Ka Tuureen xeerka Saxaafadda
  Hargeysa (Geeska )-Mudanayaasha golaha wakiilada ayaa si rasmiya u ansaxiyay ajandaha kalfadhiga 20-aad ee golahaas oo ay ka tuureen xeerka Saxaafada oo horaantii ajandaha kalfadhiga ku jiray.   fadhigin waxa shir gudoominayey Gudoomiyaha golahaasi Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, waxana...

Goleyaasha Deegaanada Ee Gabiley, Baligubadle Iyo Salaxley Oo Doortay Maayaro Iyo Ku Xigeeno

Published on Dec 26 2012 // Warar
Goleyaasha Deegaanada Ee Gabiley, Baligubadle Iyo Salaxley Oo Doortay Maayaro Iyo Ku Xigeeno
  Hargeysa(Geeska)-Goleyaasha deegaanada degmooyinka Gabiley, Baligubadle iyo Salaxley, ayaa shalay si rasmi ah u doortay maayaradii iyo ku xigeenadii hoggaamin lahaa, ka dib markii la dhaariyay.   Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley ee dhawaan la soo doortay ayaa shalay si rasmi...

Xildhibaan Dogox Oo Ka Hadlay Doorashadii Maayarka Hargeysa, Xukuumaddana Eedo U Jeediyay

Published on Dec 26 2012 // Warar
Xildhibaan Dogox Oo Ka Hadlay Doorashadii Maayarka Hargeysa, Xukuumaddana Eedo U Jeediyay
  Hargaysa( Geeska )- Xildhibaan Saleebaan Daahir Cabdillaahi ( Dogax ), oo ka mid ah mudanayaasha golaha deegaanka Hargeysa, balse aan ka qayb gelin munaasibadii dhaarta iyo doorashadii maayarka Hargeysa,   ayaa doorashadii maayarka iyo ku xigeenkiisa ee magaalada Hargaysa ku tilmaamay...

“ Doorashadii U Danbaysay Doorashadii Ugu Xumayd Ee Ina Soo Martay Ayay Ahayd, Habkii Loo Maamuli Lahaa Looma Marin”

Published on Dec 26 2012 // Warar
“ Doorashadii U Danbaysay Doorashadii Ugu Xumayd Ee Ina Soo Martay Ayay Ahayd, Habkii Loo Maamuli Lahaa Looma Marin”
  Hargaysa( Geeska )- Gudoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ( Saleebaan Nuur ), ayaa markii ugu horaysay ka hadlay doorashooyinka dalka ka dhacay, waxaanu talooyin u soo jeediyay guud ahaan shacbiga Somaliland oo warbaahintuna ay ku jirto.   Saleebaan Nuur waxa uu ugu baaqay...

Abwaan Iyo Fanaan Ka Soo Jawaabay Heestii Lagu Dhaliilay Hoggaaminta Madaxweynaha

Published on Dec 26 2012 // Warar
    Hargeysa(Geeska)-Wargeyska Geeska Afrika wuxuu akhristayaashiisa cadadkii khamiistii ugu soo bandhigay hees uu Abwaan Siciid Sheekh Abuubakar (Ilkajiir) oo degen dalka Ingiriisku, si adag ugu dhaliilay hoggaamintiisa, taas oo uu miyuusig iyo codna saaray fanaanka Cabdirashiid...

“ Doorashadii U Danbaysay Doorashadii Ugu Xumayd Ee Ina Soo Martay Ayay Ahayd, Habkii Loo Maamuli Lahaa Looma Marin”

Published on Dec 26 2012 // Warar
“ Doorashadii U Danbaysay Doorashadii Ugu Xumayd Ee Ina Soo Martay Ayay Ahayd, Habkii Loo Maamuli Lahaa Looma Marin”
  Hargeysa(Geeska)-Siyaasiga caanka ah ee Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa doorashadii goleyaasha deegaanka ee dalka ka qabsoontay bishii hore ku tilmaamay tii ugu xumayd ee dalka soo marta.   Md. Maxamed Xaashi, oo shalay u waramay telefishanka HCTV iyo wargeyska Saxafi, ayaa sheegay in khaladaad...

Badhasaabkii Hore Ee Saaxil Oo Xil Ka Qaadistiisa Ku Masaalay Maalintii La Dilay Cabdillaahi Xaaji Siciid Oo Ay Dawladii Siyaad Barre Xaqdaro Ku Toogatay

Published on Dec 26 2012 // Warar
Badhasaabkii Hore Ee Saaxil Oo Xil Ka Qaadistiisa Ku Masaalay Maalintii La Dilay Cabdillaahi Xaaji Siciid Oo Ay Dawladii Siyaad Barre Xaqdaro Ku Toogatay
  Berbera(Geeska)-Badhasaabkii hore ee gobalka Saaxil ee uu Madaxweynuhu xilka ka qaaday Md. Maxamuud Saleban Cali (Ramaax), ayaa xil ka qaadistiisa ku maseeyay maalintii ay dawladii Maxamed Siyaad Barre dishay  Cabdillaahi Xaaji Siciid, oo u dhashay Somaliland.   Alle haw naxariiste,...

Guddiga Doorashada Oo Ka Jawaabay Eedaha Loogu Jeediyay Waraaqihii Codaynta Ee Suuqa Laga Helay, Xogtii Axmed Dhagax Iyo Isbedelka Codka Faraweyne

Published on Dec 20 2012 // Warar
Guddiga Doorashada Oo Ka Jawaabay Eedaha Loogu Jeediyay Waraaqihii Codaynta Ee Suuqa Laga Helay, Xogtii Axmed Dhagax Iyo Isbedelka Codka Faraweyne
Hargaysa( Geeska )- Gudida doorashooyinka ayaa si adag isaga difaacay eedaymo tiro badan oo ay u soo jeediyeen ururada iyo musharaxiintii ku tartamay doorashadii dalka ka qabsoontay. Komishanka doorashooyinku waxa uu faahfaahin ka baxiyay khalad ay sheegeen inuu ka dhacay 24 goobood oo hoostaga dagmada...

Wasiirka Maaliyada Oo Sheegay Inay Qorshaynayaan Odaraska Miisaniyada Sanadkan Inay Ka Badato Sanadkii Hore

Published on Dec 20 2012 // Warar
Wasiirka Maaliyada Oo Sheegay Inay Qorshaynayaan Odaraska Miisaniyada Sanadkan Inay Ka Badato Sanadkii Hore
Hargaysa( Geeska )- Wasiirka maaliyada Md.Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday inay odaraska miisaniyada sanadkan 2013-ka uu ka badan doono miisaniyada sanadkii tagay, isla markaasna ay sanadkan si rasmi ah ugu guulaysteen inay soo xareeyaan odaraska miisaaniyadii sanadkii...

Abwaan Caan Ah Oo Hees Ku Dhaliilay Hoggaaminta Madaxweyne Siilaanyo

Published on Dec 20 2012 // Warar
Abwaan Caan Ah Oo Hees Ku Dhaliilay Hoggaaminta Madaxweyne Siilaanyo
London(Geeska)-Abwaan Siciid Sheekh Abuubakar (Ilkajiir), oo ah abwaan u dhashay Somaliland oo degen dalka Ingiriiska ayaa hees dhaliil xambaarsan u sameeyay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo. Abwaanka oo sannadihii u dambeeyay ku soo caan baxay maansooyin iyo heeso tiro badan oo uu sameeyay, ayaa heestan...

Golaha Deegaanka Borama Oo Iska Dhex Doortay Maayar Iyo Ku Xigeen Dhallinyaro Ah

Published on Dec 20 2012 // Warar
Golaha Deegaanka Borama  Oo Iska Dhex Doortay Maayar  Iyo Ku Xigeen Dhallinyaro Ah
Hargaysa( Geeska )-Xildhibaanadda cusub ee Golaha Deegaanka Boorame ayaa fadhi ay yeesheeen waxay cod aqlabiyad ah ku doorteen maayarka dagmadaas iyo ku xigeenkiisa oo ah laba xubnood oo dhalinyaro ah. Fadhigan ayaa ay goob joog ka ahaayeen saraakiil ka socday wasaaradda daakhiliga,wasiirada wasaaradaha...

Wasiirka Maaliyadda Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub Ee Dugsiga Sare Ee Ilays New Hargaysa

Published on Dec 20 2012 // Warar
Wasiirka Maaliyadda Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub Ee Dugsiga Sare Ee Ilays New Hargaysa
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka Maaliyada Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa dhagax dhigay , qayb Cusub oo Lagu kordhiyay Dugsiga Sare ee Ilays oo ku yaala Bariga Magaalada Hargaysa, Munaasibadii dhagax dhigga oo shalay ka qabsoontay, ayaa waxa kale oo goob joog ka ahaa guddoomiyaha hay’adda Masno...

Shandado Iyo Shaadh Xabadaha Celiya Oo Loo Sameeyay Carruurta USA

Published on Dec 20 2012 // Warar
Shandado Iyo Shaadh Xabadaha Celiya Oo Loo Sameeyay Carruurta USA
Connecticut, (Geeska/DMiror)- Shandadaha caruurtu buugaagta ku qaataan oo xabadaha celiya iyo shaadh xabada celiya ayey soo saareen qaar ka tirsan shirkadaha sameeya, ka dib markii dhowaan nin ku laayey dad gaadhayey labaataneeyo caruur u badan dalka Maraykanka. Shirkada la yidhaahdo Salt Lake City,...

Qofkii Ugu Horeeyay Oo Ku Guulaystay Dahabkii Shirkada Spot-In General Trading(ANCHOR MILK AGENCY)

Published on Dec 20 2012 // Warar
Qofkii Ugu Horeeyay  Oo  Ku Guulaystay Dahabkii  Shirkada Spot-In General  Trading(ANCHOR MILK AGENCY)
Hargeysa(Geeska)-Shirkadda Spot-in General trading Company oo ah wakiilka rasmiga ah ee Fonterra (Newzealand Dairy Product), ayaa shalay hadiyadii u horaysay oo ah dahabkii bakhtiyaa nasiibka ahaa uu helay  mid ka mid ah macaamiisheedu. Shirkadda oo shalay furtay shixnadii u horaysay ee uu...

Gudoomiyihii Hore Ee Baanka Somaliland Oo Ku Geeriyooday Hargeysa

Published on Dec 20 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyihii hore ee Baanka dhexe ee Somaliland Marxuum Cabdiraxmaan Ducaale Maxamuud  ayaa shalay galab ku geeriyooday cisbitaal ku yaala magaalada Hargeysa, ka dib markii uu xanuun kedis ahi ku soo booday. Marxuum- C/Raxmaan Ducaale waxa uu ahaa aqoon u lahaa xirfadda baananka....

Madaxweynayaasha Somaliland Iyo Somaliya Oo Markii U Horaysay Is Gacan Qaaday Iyo Khudbadii Uu Siilanyo Ka Jeediyay Sanad Guurada 40aad Ee Far-Somaliga

Published on Dec 18 2012 // Warar
Madaxweynayaasha Somaliland Iyo Somaliya Oo Markii U Horaysay Is Gacan Qaaday Iyo Khudbadii Uu Siilanyo Ka Jeediyay Sanad Guurada 40aad Ee Far-Somaliga
Djibouti(Geeska)-Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii u horaysay shalay isku gacan qaaday shirka Djibouti ka socda ee sanand guurada 40aad ee qoritaankii Afka Somaliga oo ay labadooduba ka wada qayb galayaan. Madaxweyne Axmed...

Badhasaabka Togdheer Oo Ka Hadlay In Duqa Burco Loo Doortay Ee Ay Isku Haybta Yihiin Saamayn Ku Yeelan Karo Kursigiisa

Published on Dec 18 2012 // Warar
Badhasaabka Togdheer Oo Ka Hadlay In Duqa Burco Loo Doortay Ee  Ay Isku Haybta Yihiin Saamayn Ku Yeelan Karo Kursigiisa
Hargeysa (Geeska)- Gudoomiyaha gobalka  Togdheer, Cabdoo Axmed Aayir, ayaa tilmaamay inaanu qabin in doorashada Maayarka Burco, saamayn ku yeelato xilkiisa, isagoo ku masaalay xilalka Boorama, Gebilay iyo Ceerigaabo. Gudoomiyaha Togdheer ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo nin Burco ku dhinaty oo dhalashada...

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Qiray Inuu Ka Niyad Jabay Muqdisho Oo Lagu Yasay

Published on Dec 18 2012 // Warar
Prof. Axmed Ismaaciil  Samatar Oo Qiray Inuu Ka Niyad  Jabay Muqdisho Oo Lagu Yasay
Hargaysa( Geeska )-Prof.Axmed Ismaaciil Samatar oo ah muwaadin dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse aaminsan fikirka Somaliweyn oo ku guuldaraystay tartankii uu u galay jagada madaxtinimada Somaliya, ayaa sheegay inuu qalbi jab kula noqday dalka Maraykanka oo uu markii hore ka yimid.     Prof....

Rabshado Xalay Cawayskii Mar Kale Ka Dhacay Waqooyiga Hargeysa

Published on Dec 18 2012 // Warar
Rabshado Xalay  Cawayskii Mar Kale Ka Dhacay Waqooyiga Hargeysa
  Hargeysa(Geeska)-Rabshado hor leh ayaa xalay cawayskii mar labaad ka bilaabmay xaafadda 150-ka ee magaalada Hargeysa ee degmada 26-ka June, halkaas oo ay Axadii doraadna rabshado ka dhaceen.   Rabshadahan waxa samaynaya taageerayaasha qaar ka mid ah xildhibaano hore loogu dhawaaqay inay ku...

Fu’aad Aadan Cadde Oo Dhaliilo Adag U Jeediyay Gudiga Doorashooyinka Qaranka

Published on Dec 18 2012 // Warar
Fu’aad Aadan Cadde  Oo Dhaliilo Adag U Jeediyay  Gudiga Doorashooyinka Qaranka
  Hargaysa( Geeska )- Lataliyaha madaxweynaha ee arimaha gobalada bariga Fu’aad Aadan Cade, ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay gudiga komishanka doorashooyinka isaga oo ku dhaliilay inay dalka ka sameeyeen cadaaladdaro  iyo khalkhal xoogan.   Fu’aad Aadan Cade waxa uu nasiibdaro...

Shirkadda Ali Jibriil Media Productions Oo Dawlada Djibouti U Samaynaysa Dhukumenteri

Published on Dec 18 2012 // Warar
Shirkadda Ali Jibriil Media Productions Oo Dawlada Djibouti U Samaynaysa Dhukumenteri
Djibouti(Geeska)-Shirkadda Ali Jibriil Media Productions ee samaynta filimada Dhukumentiyada ah ayaa martiqaad rasmi ah ka heshay wasaaradda dhaqanka, dalxiiska iyo warfaafinta ee Djibouti, waxaana xuska 40 guurada qoritaankii far Somaliga oo Djibouti ka socda ka qayb galaya agaasimaha shirkadaas Mr....