Madaxweyne Siilaanyo Oo Gef iyo Edeb Darro Ku Tilmaamay Qoraal Quudhsi Ah Oo Uu Mr. Mahiga U Soo Diray Iyo Nuxurka Dhambaalada Lays Weydaarsaday

Published on Nov 24 2012 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Gef iyo Edeb Darro Ku Tilmaamay  Qoraal Quudhsi Ah Oo Uu Mr. Mahiga U Soo Diray Iyo Nuxurka Dhambaalada Lays Weydaarsaday
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa si adag uga jawaabay dhambaal uu u soo diray ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Augustine Mahiga, kaas oo uu Mr. Mahiga ku soo qoray luuqad quudhsi iyo gef ku ah qaddiyadda madaxbanaanida...

Dalka Japan Oo Dhaqan Geliyey Sharci Ciqaabeed Xaddidaya Culayska Jidheed Ee Ay Tahay In Aanay Muwaadiniintu Dhaafin

Published on Nov 24 2012 // Warar
Dalka Japan Oo Dhaqan Geliyey Sharci Ciqaabeed Xaddidaya  Culayska Jidheed Ee Ay Tahay In Aanay Muwaadiniintu Dhaafin
  Tokyo (Geeska)- Dalka Japan ayaa soo saaray xeer dhaqan gal noqday oo dembi ciqaab lagu mutaysan karo ka dhigaya buurnida, isla markaana xaddidaya miisaanka laga ogolaan karo ragga iyo dumarka muwaadiniinta ah. Xeerka xakamaynta buurnida ee uu dalka Japan dhaqan geliyey ayaa noqonaya kii noociisa...

Maxkamad Maraykan Ah Oo Go’aamisay In Dacwad Lagu Oogo Sarkaal Ka Tirsanaa Dawladii Siyaad Barre

Published on Nov 24 2012 // Warar
Maxkamad Maraykan Ah Oo  Go’aamisay In Dacwad Lagu Oogo Sarkaal Ka Tirsanaa Dawladii Siyaad Barre
  Ohio(Geeska)-Sarkaal ka tirsanaa dawladii Maxamed Siyaad Barre, ayaa lagu eedeeyay inuu masuul ka ahaa jidh dil uu u gaystay dhaqdhaqaayqada xuquuqdaha aadamaha ee Somaliya, sannadihii sideetamaadkii. Waxaana sarkaalkaas lagu magacaabaa Cabdi Aadan Magan. Xaakin ka tirsan xukaanta dawladda federaalka...

Sheekh Aadan-Siiro Oo Ku Baaqay In Cadaaladda La Sugo Maalinta Doorashada

Published on Nov 24 2012 // Warar
Sheekh Aadan-Siiro Oo  Ku Baaqay In Cadaaladda La Sugo Maalinta Doorashada
  Hargaysa( Geeska )- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud ( Sheekh Aadan Siiro), ayaa shacbi weynaha reer Somaliland ugu baaqay inay si nabad ah u codeeyaan ilaaliyaana amniga guud.   Sheekh Aaden Siiro, waxa uu komiishanka doorashooyinka ugu baaqay inay Caddaalada iaaliyaan, isaga oo shacabkana u...

Waftiyo Ay Hogaaminayaan Madaxda Ururka Waddani Oo U Anba Baxay Bari Iyo Galbeed

Published on Nov 24 2012 // Warar
  Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda, ahna Guddoomiyaha urur siyaasadeedka WADDANI  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo wefti uu hogaaminayo ayaa  shalay safar ugu baxay Magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer oo uu maanta ah khudbad uga jeedin doono taageerayaasha...

Gobalka Geeska Afrika: Warbixin Gaaban

Published on Nov 24 2012 // Warar
  Maxamed Siyaad Barre intuu Madaxaynaha ahaa markuu cadhoodo wuxuu ku khud badayn jiray dal waan ka tagayaa.   dawlad se  kama tagi doono .Somalia waxay noqotay dawlada keliya ee taariikhda casriga burburtay oo   gobalo u kala googooday (Failed State).   Maxamed Siyaad...

Musharax Khadar-Bohosha Oo Taageerayaashiisa Ugu Baaqay Inay Codka Siiyaan

Published on Nov 24 2012 // Warar
  Hargaysa(Geeska)- Murashax Khadar Xuseen Cali(Bohosha) oo ka sharraxan urur siyaasadeedka RAYS,ayaa  cududiisa taageero shalay ku soo bandhigay caasimadda Hargaysa. Taageerayaasha murrashax Khadar-Bohosha oo wacdaro ka mujiyay banaanbixii ugu danbeeyey ee ololaha ururka RAYS, banaan baxyada...

Dhaawac Gaadhay Xabad Joojintii Falastiin Iyo Israa’iil

Published on Nov 24 2012 // Warar
  Qaza(Geeska)-Heshiiskii xabad joojineed ee u dhexeeyay Falastiin iyo Israa’iil, ayaa u muuqda inay Israa’iil Jimcihii shalay dhaawacday ka dib markii ay toogasho ku dishay  wiil Falastiini ah, islamarkaana ay dhaawacday sagaal ruux oo kale. Wiilkan ayaa waxa toogtay askar ka tirsan...

Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirka Daakhiliga Ku Dhiirigelisay Inay Doorashada Golaha Deegaanku Noqoto Xor Iyo Xalaal

Published on Nov 22 2012 // Warar
Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirka Daakhiliga Ku Dhiirigelisay Inay Doorashada Golaha Deegaanku Noqoto Xor Iyo Xalaal
  Hargeysa (Geeska)- Xukuumada Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inay Madaxweynaha Somaliland iyo wasiirka Arrimaha Gudaha kula dardaarmeen in doorashooyinka deegaanku si xor iyo xalaal u dhacaan, oo aanay natiijadu noqonin mid lagu murmo. Baarlamaanka Ingiriiska oo Salaasadii toddobaadkan su’aalo...

Noocyo Ka Mid Ah Cuntooyinka Dalkeenna Laga Helo Ee Ka Hortagga U Noqon Kara Cudurka Kansarka

Published on Nov 22 2012 // Warar
Noocyo Ka Mid Ah Cuntooyinka Dalkeenna  Laga Helo Ee Ka Hortagga U Noqon Kara Cudurka Kansarka
  Hargeysa (Geeska)- Marar badan ayaa ay khubarada caafimaadku ku celceliyeen in daraasadaha caafimaadka ee la sameeyey ay xaqiijinayaan in ay jiraan noocyo cuntada ka mid ah oo ay suurtogal tahay in ay hoos u dhigaan khatarta in qofka uu kansar ku dhaco, ama in ay ka hortagba u noqon karaan kansarka,...

Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ay Dawladu Bixin Doonto Darajayoyinka Ciidamada Somaliland

Published on Nov 22 2012 // Warar
Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ay Dawladu Bixin Doonto Darajayoyinka Ciidamada Somaliland
  Hargaysa( Geeska )- Wasiirka gaashandhiga Md.Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa si rasmiya daboolka uga qaaday in warshad ay leedahay dawlada Itoobiya ay gacanta ku hayso samaynta darajooyinka ciidanka oo ay Somaliland ka codsatay inay ka caawiso. Wasiirku waxa uu sheegay in haatan ay ku sugan yahiin...

Muuse Biixi Oo Taagerayaasa KULMIYE Ee Burco Kala Qayb Galay Gunaanadka Ololahooda

Published on Nov 22 2012 // Warar
Muuse Biixi Oo Taagerayaasa KULMIYE Ee Burco Kala Qayb Galay Gunaanadka Ololahooda
  Burco(Geeska)-guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay taageerayaasha xisbigaas ee Burco kala qayb galay maalintii u dambaysay ee ololaha KULMIYE, waxaanu hadal u jeediyay taageerayaashaas.   Taageerayaasha KULMIYE ee magaalada Burco oo buux dhaafiyay fagaaraha khayriyadda...

Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE Oo Shalay Buux Dhaafiyay Caasimada Hargeysa

Published on Nov 22 2012 // Warar
Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE Oo Shalay Buux Dhaafiyay Caasimada Hargeysa
  Hargeysa(Geeska)-Xisbiga Talladda haya ee Kulmiye ayaa shalay soo gebagebeeyey ololahiisii Doorashada iyadoo lagu jiro wareegii u dambeeyey ee ololaha xisbiyada iyo ururada siyaasadda ee ku tartamaya doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Somaliland, waxana taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ay manta...

Murashax Cabdilaahi Aw Aaden Oo Farriin Muhiim Ah U Diray Taageerayashiisa

Published on Nov 22 2012 // Warar
Murashax Cabdilaahi Aw Aaden Oo Farriin Muhiim  Ah U Diray Taageerayashiisa
  Hargaysa( Geeska )- Musharax Cabdilaahi Aw Aadan oo uga sharaxan urur siyaasadeedka Xaqsoor magaalada Hargaysa, ayaa taageerayaashiisa guud ahaan ugu baaqay inay u diyaar garoobaan maaalinta cod bixinta oo ay u  muujiyaan taageerada buuxda ee ay la barbartaagnaayeen intii ololahu uu socday. Musharaxa...

Musharax Axmed Siyaad Oo Taageerayashiisa U Diray Dardaarankiisa Doorashada

Published on Nov 22 2012 // Warar
Musharax Axmed Siyaad  Oo Taageerayashiisa U Diray Dardaarankiisa Doorashada
  Hargaysa(Geeska)-Musharaxa  Axmed Siyaad Muxumed oo golaha deegaanka ee magaalad

Gu’ga Carabta iyo Gabbal-Dhaca Israa’iil

Published on Nov 22 2012 // Maqaalo, Warar
Gu’ga Carabta  iyo Gabbal-Dhaca Israa’iil
  Madaxweynaha dalka Masar, Maxamed Mursi, goor uu ku sugnaa tuulada Alcadwe ee Gobolka Al-Sharqiya, halkaas oo lagu aasayay walashiis oo geeriyootay Isniinta, ayaa ku tiraabay in sacaadaha soo socda la meelmarin doono heshiis xabbad joojin ah oo dhexmara Israa’iil iyo Kooxda Al-xammaas ee...

Danjire Mahiga Oo Waraysi Gaar Ah Siiyey Geeska Afrika: Kagana Hadlay Doorashooyinka Somaliland, Magacaabista Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Iyo Wada Hadalkii Labada Dal

Published on Nov 21 2012 // Warar
Danjire Mahiga Oo Waraysi Gaar Ah Siiyey Geeska Afrika:  Kagana Hadlay Doorashooyinka Somaliland, Magacaabista Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Iyo Wada Hadalkii Labada Dal
Hargeysa (Geeska)- Ergayga Qaramada Midoobay ee Somaliya Dr Agustine Mahiga, oo waraysi gaar ah siiyay wargeyska Geeska Afrikaayaa sheegay inay dhiirigelinayaan isla markaana uu rajeynayo dhowaan inay dib-u-bilaabmaan wada-xaajoodkii u dhexeeyey Somaliland iyo Soomaaliya. Dr, Mahiga,  ergeyga gaarka...

Sababaha Cudurka Nafsiga Ah Ee Cabsida-Guurku (Marriage Phobia) Oo Keena In Dhalinyarada Qaar Ka Baqaan Nolosha Qoyska

Published on Nov 21 2012 // Warar
Sababaha Cudurka Nafsiga Ah Ee Cabsida-Guurku (Marriage Phobia) Oo Keena In Dhalinyarada Qaar Ka Baqaan Nolosha Qoyska
Qaahira (Geeska)- Khubarada cilmiga bulshadu waxa ay aaminsan yihiin sababaha dhalinyaro badan ku keena guur la’aanta in ay ka mid tahay cabsi ay ka qabaan xidhiidhka guur ee ay la yeelanayaan qofka ay nolosha la wadaagi lahaayeen, waxaa in badan dhacda dhalinyaro wiilal u badan oo aan ku dhac...

Faysal Cali Waraabe Oo Weeraray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xukuumadiisa

Published on Nov 21 2012 // Warar
Faysal Cali Waraabe  Oo Weeraray Madaxweyne  Siilaanyo Iyo Xukuumadiisa
Hargaysa( Geeska )-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa khudbadiisii gabo gabada ololaha doorashada goleyaasha deegaanka waxa uu kaga hadlay dhinacyo kala duwan, isaga oo faahfaahin shacabka ka siiyey xaalada uu dalku ku sugan yahay iyo sida shacabka Somaliland looga baahan yahay isku...

Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay Oo Hargeysa Kala Noqonaya Natiijo Hungo Ka Dhigaysa Ujeedo Ay Dhul Fog Uga Yimaadeen

Published on Nov 21 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Wefti ka socday Qaramada Midoobay oo la sheegay inay Hargeysa u yimaadeen xog ururin la xidhiidha warbixin looga soo dhiibay xarunta Qaramada Midoobay ee Newyork, ayaa u muuqda inay faro-madhnaan kala noqonayaan magaalada Hargeysa. Weftigan oo ay ujeedoodu ahayd inay Somaliland iyo Somaliya...

Saxaafadda Oo Iska Xushay Guddi Madaxweynaha Kala Hadasha Xeerka Sirdoonka

Published on Nov 21 2012 // Warar
Saxaafadda Oo Iska Xushay Guddi Madaxweynaha Kala Hadasha Xeerka Sirdoonka
Hargeysa(Geeska)-Hay’adaha warbaahineed ee madaxabanaan ee Somaliland ayaa magacaabay guddi ka kooban 7 xubnood oo Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo kala soo hadasha xeerka sirdoonka qaranka oo ay ku jiraan qodobo halis ku ah madaxbanaanida saxaafadda. Warbaahinta oo shalay kulan ay SOLJA soo...

Yaasiin Cumar-Yare: Murashaxa Dhallinyarada Caasimada Oo Shalay Cududiisa Muujiyay

Published on Nov 21 2012 // Warar
Yaasiin Cumar-Yare: Murashaxa Dhallinyarada Caasimada Oo Shalay Cududiisa Muujiyay
Hargeysa(Geeska)-Murashax Yaasiin Cumar Cabdi (Yaasiin Cumar-yare) oo ka mid ah murashixiinta xisbiga UCID uga sharaxan magaalada Hargeysa, ayaa shalay si weyn taageerayaashiisa ugu soo bandhigay magaalada Hargeysa. Yaasiin Cumar-yare wuxuu u sharaxanyahay dhallinyarada caasimadda Hargeysa. Murashax...

Wasiir Xagla-toosiye Oo Farriin U Diray Reer Buhodle

Published on Nov 21 2012 // Warar
Wasiir Xagla-toosiye Oo Farriin U Diray Reer Buhodle
Hargeysa(Geeska)-“Reer Buuhoodle Waxaan Leeyahay Xukuumadda Soomaaliya Loo dhisay Waa Mid Koonfur Ku Eg,”ayuu yidhi Wasiirka dib u dejinta Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglo-toosiye), oo la hadlayay dadweynaha Buhodle. Wasiirku wuxuu intaasi ku daray “Waana Laga Baxay...

Murashax Cabdishakuur Bidhaan Oo Taagerayashiisa Shalay Soo Bandhigay

Published on Nov 21 2012 // Warar
Murashax  Cabdishakuur  Bidhaan Oo Taagerayashiisa Shalay Soo Bandhigay
Hargeysa(Geeska)-Murashaxa xisbiga UCID ee caasimadda Hargeysa Cabdishakuur Maxamed Ismaacil (Ina Bidhaan), ayaa balan qaaday inuu wax ka bedeli doono bilicda caasimadda Hargeysa, haddii uu ku guulaysto doorashada goleyaasha deegaanada. Cabdishakuur Bidhaan, oo ah aqoonyahan dhallinyaro ah, wuxuu shalay...

Guddiga Diiwaangelinta Oo Qoraal Muhiim Ah Soo Saaray

Published on Nov 21 2012 // Warar
Guddiga Diiwaangelinta Oo Qoraal Muhiim Ah Soo Saaray
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka, Cabdirisaaq Jaamac Cumar, ayaa cadeeyey in codadka uu xisbi/urur kastaa ka helo gobol kasta loo qiimayn doono si gaar ah iyadoo loo isticmaalayo nidaamka (ranking system), kuna salaysan sida xisbi/ururradu...

Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Oo Geeska Afrika Uga Waramay Kulan Uu Isugu Keenay Madaxweyne Silanyo & Madaxda Khaatumo Iyo Sababihii Xilka Lagaga Qaaday

Published on Nov 20 2012 // Warar
Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Oo Geeska Afrika Uga Waramay Kulan Uu Isugu Keenay Madaxweyne Silanyo  & Madaxda Khaatumo Iyo Sababihii Xilka Lagaga Qaaday
Hargeysa(Geeska)-Taliyihii hore ee sirdoonka Qaranka General Maxamed Nuur, ayaa bulshada Somaliland ugu baaqay inay jawi nabadgelyo ku codeeyaan maalinta doorashada goleyaasha deegaanka oo loo asteeyay inay noqoto 28 November, waxaanu sheegay doorashadaas oo nabadgelyo ku dhammaataa ay kor u qaadi doonto...

Caadooyin Ay Leeyihiin Ragga Casrigu Oo Dumarkana Culays Ku Ah, Balse Lagula Taliyey In Ay U Dulqaataan

Published on Nov 20 2012 // Googooska Geeska, Warar
Caadooyin Ay Leeyihiin Ragga Casrigu Oo  Dumarkana Culays Ku Ah, Balse Lagula Taliyey In Ay U Dulqaataan
Hargeysa (Googooska Geeska)- Dabeecadda iyo caadooyinka aadamuhu waa badweyn ay adag tahay in laga geyoodaa, hal qof ayaa lagu arkayaa dabeecado iyo caadooyin kala jaad ah oo qaarkood laguba tirin karo in ay is diiddan yihiin, marka ay bulshada oo dhan noqotana waa ay ka sii adkaanaysaa. Ragga iyo dumarka...

“Ururkan Umadaa Dooratay Samadaa Laga Caleemo Saaray Kibir  Iyo , Cadaalad-Daro  Laguma Joojin Karo”

Published on Nov 20 2012 // Warar
“Ururkan Umadaa Dooratay  Samadaa Laga Caleemo Saaray Kibir  Iyo , Cadaalad-Daro  Laguma Joojin Karo”
Burco(Geeska)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Umadda Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, oo hadal ka jeediyay isu soo bixii shalay ee uu ururka Umaddu ku soo khatimay ololihiisa doorashada, ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay inay maalinta cod bixinta si weyn isugu soo baxaan. Dr. Gaboose, oo ka qayb galay isu...

Madaxweyne-xigeenka Oo Borama U Tagay Ka Qayb-galka Maalinta Ololaha Xisbiga KULMIYE

Published on Nov 20 2012 // Warar
Madaxweyne-xigeenka Oo Borama U Tagay Ka Qayb-galka Maalinta Ololaha Xisbiga KULMIYE
Borama(Geeska)-Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xalay fiidkii  gaadhay magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorame. Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Badhasaabka Gobolka Awdal Axmed Xadi Sidci, Maayarka Boorame C/Raxmaan Shide Bille iyo Masuuliyiin...

Qaza: Xasuuqa Maatada, Shuruudda Xabbad Joojinta Iyo Khasaaraha Dhaqaale Ee Israel

Published on Nov 20 2012 // Warar
Qaza: Xasuuqa Maatada, Shuruudda Xabbad Joojinta Iyo Khasaaraha Dhaqaale Ee Israel
Hargeysa (Geeska)- Weerarrada arxan darrada ah ee ay diyaaradaha iyo maraakiibta daagalka Israel ku hayaan magaalada ugu ballaadhan magaalooyinka Falastiiniyiinta ee Qaza ayaa galay maalintii lixaad oo aan kala joogsi lahayn, waxaana ugu dambeeyey weerarro mid ka mid ah ay Israel la beegsatay dhisme...

Nayrobi: Jaha-wareer Ka Taagan Xaafada Somalida Ee Islii

Published on Nov 20 2012 // Warar
Nayrobi:  Jaha-wareer Ka Taagan Xaafada Somalida Ee Islii
Nayrobi(Geeska)-Xaafadda ay Somalidu degto ee Islii ayaa shalay gashay maalin jahawareer ah, waxaana la xidhay dhammaan suuqa xaafadaas. Sidoo kale waxa ay xiisadi ka taagantahay magaalada Garisa ee waqooyiga Bari ee dalkaas. Buuqan ayaa yimid ka dib markii ay kooxo u dhashay Kenya oo ka cadhooday qarax...

Guddoomiyaha Ururka RAYS Oo Sheegay Inuu Ku Qanci Doono Natiijada Doorashada Deegaanka

Published on Nov 20 2012 // Warar
Guddoomiyaha Ururka RAYS  Oo Sheegay Inuu Ku Qanci Doono Natiijada Doorashada Deegaanka
Hargaysa( Geeska )-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Rays Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), ayaa sheegay inay u hogaansamayaan doorashada dalka dhacaysa 28-ka bishan, hadii la tuso qaab ay doorashadaas ugu qancaan, waxaanu  ku baaqay si waaqici ah  loogu dhawaaqo natiijada doorashada, iyada oo...