“Waxa La Tabanayaa In Taladii Dalka Iyo Hantidii Umada Kooxi Ay Sad Gaar Ah U Heshay, Qabiil Iyo Deegaan Odhan Maayo, Laakin Waa Koox Gaara Oo Wax Isku Og”

Published on Oct 28 2012 // Warar
“Waxa La Tabanayaa In Taladii Dalka Iyo Hantidii Umada Kooxi Ay Sad Gaar Ah U Heshay, Qabiil Iyo Deegaan Odhan Maayo, Laakin  Waa Koox Gaara Oo Wax Isku Og”
    Hargaysa( Geeska )- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud ( Sheekh Aadan Siiro), oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka ayaa xukuumada ku dhaliilay inay ku olalaynayso xantidii umadda, isla markaasna ay sad-bursi kooxi u qaadatay hantidii umada ee la wada lahaa, waxaanu ka digay haddii doorashada...

Cilmi Alle: Nin Muddo Lixdan Sano Ah Uu Ka Laalaaday Hilibka Mataankiisii Oo Ku Dheggen: Diyaariye Kamaal Axmed Cali

Published on Oct 28 2012 // Warar
Cilmi Alle: Nin Muddo Lixdan Sano Ah  Uu Ka Laalaaday Hilibka Mataankiisii Oo Ku Dheggen: Diyaariye Kamaal Axmed Cali
  Makah (Googooska Geeska)- Xaaji Maxamed Khaan oo ah muwaadin u dhashay dalka Pakistan oo ka mid ah muslimiinta sannadkan nasiibka u helay in ay gutaan waajibaadka Xajka ayaa muddo lixdan sano ah waxaa boggiisa ka lusha qayb weyn oo ka mid ah mataan ay mar uurka hooyo kuwada beermeen balse isagu...

Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku lammaanaa: Qaybaha 15aad Iyo 16aad Oo Xiiso Xambaarsan

Published on Oct 28 2012 // Maqaalo, Warar
Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku lammaanaa: Qaybaha 15aad Iyo 16aad Oo Xiiso Xambaarsan
  Aynu dib ugu noqonno raad-raaceennii taariikheed. Aynu ku noqonno magaalada Harar ama Adariba, hadba sida aad u taqaannaan. Waa Shirweynihii 5aad ee SNM oo ahaa mid aan caadi ahayn. Maxaa ka dhigay mid aan caadi ahayn? Shirweynihii 4aad ee caadiga ahaa ee SNM wuxu ku qabsoomay magaalada Jigjiga...

Wasiirka Macdanta Iyo Biyaha Oo Ka Qayb Galaya Shir Ay Koonfur Afrika Ku Martiqaaday

Published on Oct 28 2012 // Warar
Wasiirka Macdanta Iyo  Biyaha Oo Ka Qayb Galaya Shir Ay Koonfur Afrika Ku Martiqaaday
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirka macdanta iyo biyaha Md. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa sheegay inuu dalka Koonfur Afrika kaga qayb galayo shir caalami ah oo lagaga hadlayo wax soo saarka iyo arrimaha shidaalka. Wasiir Ducaale, oo shalay intii aanu dalka ka ambobixin saxaafadda u waramay, wuxuu sheegay inay...

Koonfurta Suudaan Oo Sheegtay Inay Wada Hadalo Nabadeed U Furayso Itoobiya Iyo Ereteriya

Published on Oct 28 2012 // Warar
Koonfurta Suudaan Oo Sheegtay Inay Wada Hadalo Nabadeed U Furayso Itoobiya Iyo Ereteriya
  Juba(Geeska)-Dawladda Koonfurta Sudan, oo ah dalka ugu da’da yar qaaradda Afrika ayaa ku dhawaaqday inay maanka ku hayso inay dhexdhexaadin ka dhex bilowdo labada dal ee Itoobiya iyo Ereteriya oo ay colaad ba’ani ka dhaxayso. Wasiirka arrimaha dibadda ee koonfurta Sudan Mr. Deng Alor,...

Wasiirro Ka Qayb Galay Bandhig Ay Qabsadeen Taageerayaasha Kulmiye Ee Borama

Published on Oct 28 2012 // Maqaalo, Warar
  Borama(Geeska)-Wasiirka Warshadaha iyo Wasiir Ku xigeenka waxbarashada Md. C/Risaaq Cali Cismaan iyo Md. Cali Xaamud Jibriil ayaa shalay ka qeyb galay shir xisbiga KULMIYE Taageereyaashoodu ku qabsadeen magaalada Boorame. Kulankan oo ahaa kii ugu balaadhaa ee noociisa ah ayaa waxa halku dhig looga...

64 Qof Oo Muslimiin Ah Oo Lagu Dilay Dalka Burma

Published on Oct 28 2012 // Warar
64 Qof Oo Muslimiin Ah Oo Lagu Dilay Dalka Burma
  Sawirro ay dayax-gacmeed ku qaadday hay'adda Human Rights Watch ayaa muujinaya caddeymo aad u xun ee mujtamac dhan oo la burburiyay galbeedka dalka Burma toddobaadkan. Deegaan dhan oo ka tirsan magaalada Kyaukpyu ayaa u muuqda in gebi ahaanba la gubay oo dhulka lala simay.   Human Rights...

Komishanka Togdheer Oo Ka Hadlay Deegaamadda Codbixinta Oo Ay Kormeer Ku Soo Mareen

Published on Oct 28 2012 // Warar
Komishanka Togdheer Oo Ka Hadlay Deegaamadda Codbixinta Oo Ay Kormeer Ku Soo Mareen
  Burco(Geeska)-Guddoomiyaha gudiga Komishanka doorashooyinka gobolka Togdheer Cabdirisaaq Maxamuud (Guud-cade) ayaa sharaxaad ka bixiyay xaalada guud ee goobaha codbixinta gobolkasi oo ay kormeer ku tageen iyo deegaamo cusub oo la magaaleeyay.   Sidoo kale Guddoomiyaha oo magaalada Burco ugu...

Magacaabistaydii iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaanaa “Boobe Yuusuf Ducaale” (Qaybtii 15aad).

Published on Oct 27 2012 // Maqaalo, Warar
Magacaabistaydii iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaanaa “Boobe Yuusuf Ducaale” (Qaybtii 15aad).
  Hargeysa(Geeska) Aynu dib ugu noqonno raad-raaceennii taariikheed. Aynu ku noqonno magaalada Harar ama Adariba, hadba sida aad u taqaannaan. Waa Shirweynihii 5aad ee SNM oo ahaa mid aan caadi ahayn. Maxaa ka dhigay mid aan caadi ahayn? Shirweynihii 4aad ee caadiga ahaa ee SNM wuxu ku qabsoomay...

Mudane Ka Tirsan Aqalka Odayaasha Ingiriiska Oo Fadhigii Golahooda Ka Sheegay Inaanay Shacabka Somaliland Doonayn Midnimo Dhex Marta Somaliya

Published on Oct 27 2012 // Warar
Mudane Ka Tirsan Aqalka Odayaasha Ingiriiska Oo Fadhigii Golahooda Ka Sheegay Inaanay Shacabka Somaliland Doonayn Midnimo Dhex Marta Somaliya
  Hargeysa (Geeska)- Xildhibaano ka tirsan Aqalka Odeyaasha Ingiriiska ayaa cadeeyey in furitaanka xafiiska UK ee Hargeysa muujinayso talaabo loo qaaday sidii Somaliland madaxbanaani u heli lahayd.   Aqalka Odeyaasha Ingiriiska oo shalay dood ka yeeshay  talaabooyinka xukuumadda Ingiriisku...

Laba Ka Mid Ah Murashaxiinta Beesha Bariga Hargeysa Ee Golaha Deegaanka Oo Isu Tanaasulay

Published on Oct 27 2012 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Laba murashax oo ka tirsan murashixiinta labada urur ee Umadda iyo Wadani uga sharaxan caasimadda Hargeysa ayaa shalay iskaga tanaasulay murashaxnimada, waxaanay go’aankaas ku cadeeyeen xaflad lagu qabtay magaalada Hargeysa oo ay ka qayb galeen madaxdhaqameed, aqoonyahan,...

Dawladda Kenya Oo Sheegtay Inay Hargeysa U Soo Diranayso Xafiis Diblomaasiyadeed Oo Ka Madaxbanaan Safaaradooda Somaliya

Published on Oct 26 2012 // Warar
Dawladda Kenya Oo Sheegtay Inay Hargeysa U Soo Diranayso Xafiis Diblomaasiyadeed Oo Ka Madaxbanaan Safaaradooda Somaliya
  Hargeysa(Geeska)-Dawladda Kenya ayaa jamhuuriyadda Somaliland ku soo dartay wadamo Afrikaan ah oo ay xafiisyo diblomaasiyadeed oo kala duwan ka furan doonto dhowaan.   Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda dalka Kenya Mr. Thuita Mwangi, oo toddobaadkan hadal ka jeediyay kulan...

Dhex Galka Bulshadu Waa Daawo Kaar Jebin Ah Oo Qofka Bukaanka Ah Ka Caawisa In Uu Si Dhaqso Uga Soo Reeyo: Diyaariye Kamaal Axmed Cali

Published on Oct 26 2012 // Warar
Dhex Galka Bulshadu Waa Daawo Kaar Jebin Ah Oo  Qofka Bukaanka Ah Ka Caawisa In Uu Si Dhaqso Uga Soo Reeyo: Diyaariye Kamaal Axmed Cali
  Columbus (Googooska )- Khubaro ku xeel dheer cilmiga neerfayaasha ayaa ogaaday in marka qofka bukaa uu qol kula jiro qof bed qaba oo sheeko iyo xidhiidh dhex marayo uu awood u yeesho in uu xakameeyo cabsida iyo warwarka caafimaadkiisa, taasina ay jidhka ka caawinayso in uu si dhaqso ah uga soo...

Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku lammaanaa: Qaybta 14aad Ee Maalin-qorkii Boobe

Published on Oct 26 2012 // Maqaalo, Warar
Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku lammaanaa: Qaybta 14aad Ee Maalin-qorkii Boobe
  Qoramadii: 14aad Go’aammadaas ayaan qoray oo soo saaray war-baahinta dalka iyo dibaddana ku faafiyay. Labadan Agaasime ee aan beddelay waxay ku jireen awoodaha Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta oo waxay xilka ku hayeen Go’aammo uu saxeexay Geel-jire oo ahaa Wasiir iiga horreeyay...

Guddiga Doorashada Oo Cayintay Wakhtiga Uu Ololaha Doorashadu Dalka Ka Bilaabmayo

Published on Oct 26 2012 // Warar
Guddiga Doorashada Oo Cayintay Wakhtiga Uu Ololaha Doorashadu Dalka Ka Bilaabmayo
  Hargaysa( Geeska )-Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka  Md. Maxamed  Axmed Xirsi (Geelle), ayaa si rasmiya ugu Dhawaaqay in uu guud ahaan dalka ka bilaabmaayo olalaha doorashada golayaasha deegaanku 29 Bisha October.   Sidaas wax uu ku sheegay afhayeenku shirjaraa’id oo uu...

Madaxweynaha Oo Shacabka Somaliland Iyo Dunida Islaamka Ku Hambaleeyay Munaasibada Ciidda

Published on Oct 26 2012 // Warar
Madaxweynaha Oo Shacabka Somaliland Iyo Dunida Islaamka Ku Hambaleeyay Munaasibada Ciidda
  Hargeysa(Geeska)-0Madaxweynaha Somaliland Md, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay dhambaal Hambalyo ah u diray shacbiga Somaliland iyo shucuubta islaamkaba munaasibada ciidul adxaha oo maanta ah. Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu ILAAHAY uga baryay malaayiinka qof ee taagan buurta...

Boobe Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Laba Hablood Oo Uu Dhalay Fanaankii Cumar Dhuule

Published on Oct 26 2012 // Warar
Boobe Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Laba Hablood Oo Uu Dhalay Fanaankii Cumar Dhuule
  Hargaysa( Geeska )- Wasiirkii hore ee warfaafinta Md.  Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa casuumad qado sharaf ah u sameeyay laba hablood oo uu dhalay Alle haw-naxariistee fanaankii weynaa ee Cumar Dhuule Cali.   Labadaas hablood oo kala ah Khadra Cumar Dhuule iyo Hodan Cumar Dhuule ayaa ah...

Wasaarada Xanaanada Xoolaha Oo La Wareegtay Daawooyin Kuwa Xoolaha Ah Oo Ay Soo Iibsatay

Published on Oct 26 2012 // Warar
  Hargaysa( Geeska)- Wasaarada xanaanada xoolaha ayaa la wareegtay daawooyin kuwa xoolaha ah oo ay sheegtay inay ku bixisay qanadaraas ku kacay kudhawaad Sodan kun oo doolar. Agasimaha guud ee wasaarada xanaanada xoolaha Dr. Maxamuud Axmed Maxamed (Cagaweyne) ,ayaa dawooyinkan kala wareegay...

Masuuliyiin Ka Tirsan Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa

Published on Oct 26 2012 // Warar
Masuuliyiin Ka Tirsan Urur  Siyaasadeedka Xaqsoor Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa
  Hargeysa(Geeska)-Taageerayaasha urur siyaasadeedka Xaqsoor oo uu horkacayo guddoomiye xigeenka Md. Cali Maxamuud Axmed (Sandule) , ayaa si diiran magaalada Hargeysa ugu soo dhaweeyay xubno ka tirsan madaxda ururka ee dalalka dibadda oo dalka soo gaadhay.   Masuuliyiintan la soo dhaweeyay...

Ciid Wanaagsan

Published on Oct 26 2012 // Warar
Ciid Wanaagsan
  Waxa mahad leh weynaha ina abuuray adduunka oo dhanna iska leh, waxaa naxariis iyo nabadgelyo mudan nebigeennii Suubanaa ee Muxamed NNKHA.   Intaa kadib…Wargeyska GeeskaAfrikawaxa uu akhristayaashiisa sharafta badan iyo guud ahaanba bulshada caalamka u dirayaa salaam iyo hambalyo ku...

“Intaan Wasiirka Maaliyada Ahaa Guri Aan Iibsaday Ma Jiro, Anigu Nin Ganacsade Ah Baan Ahaa Guryo Hargaysa Aan Ku Leeyahayna Waa Ay Jiraan”

Published on Oct 25 2012 // Warar
“Intaan Wasiirka Maaliyada Ahaa Guri Aan  Iibsaday Ma Jiro, Anigu Nin Ganacsade Ah Baan Ahaa  Guryo Hargaysa Aan Ku Leeyahayna Waa Ay Jiraan”
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirka maaliyadda Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa markii u horaysay ka hadlay guri ay warbaahinta qaarkeed dhawaan soo bandhigtay oo lagu sheegay inuu wasiirku iibsaday mudadii uu xilka wasaarada maaliyadda hayay.   Md. Samaale, oo shalay shirjaraa’id ku qabtay...

Sinjibiisha Iyo Muuska Oo La Sheegay In Ay Daawo Tayo Badan Ka Yihiin Yalaalugada: Kamaal Axmed Cali

Published on Oct 25 2012 // Warar
Sinjibiisha Iyo Muuska Oo La Sheegay  In Ay Daawo Tayo Badan Ka Yihiin Yalaalugada: Kamaal Axmed Cali
  Hargeysa (Googooska Geeska)- Waxaa jira sababo badan oo qofka ku keena yalaalugo uu mararka qaarkood la matago, waxaa ka mid ah uurka oo hooyada yalaalugo badan ku keena iyo weliba noocyo ka mid ah xanuunnada iyo daawooyinka la qaato qaarkood oo qudhoodu qaata. Waxaa jira daawooyin loogu talo...

Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku lammaanaa

Published on Oct 25 2012 // Maqaalo, Warar
Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku lammaanaa
  Maalinnimadii: Waxaan subaxdii hore ku kallahay Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta. Waqti ku beegnaa ilaa 7.30kii saacadood ee subaxnimo ayaanu bartaa ku kulannay Wasiirkii Wasaaraddaas, Sheekh Khaliil. Bariido ka dib waxaan weydiiyay wuxu ka og yahay Idaacadda FM-ta ee Radio hargeysa la dhex dhigay....

Dawladda Ingiriiska Iyo Qaramada Midoobay Oo Xukuumada Somaliland U Soo Diray Baaq La Xidhiidh Dilkii Saxafiga Ee Lascanod

Published on Oct 25 2012 // Warar
Dawladda Ingiriiska Iyo Qaramada Midoobay Oo Xukuumada Somaliland U Soo Diray Baaq La Xidhiidh Dilkii Saxafiga Ee Lascanod
  Nayrobi (Geeska)- Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Dr. Augustine Mahiga iyo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya iyo Somaliland Mr. Matt Baugh, ayaa dhaleeceeyey dilkii Laascaanood loogu geystay weriyahii Universal TV, Axmed Saakin Faarax Ilyaas.    Dr, ...

Laba Wasiir Iyo Taliyaha Badda Oo Ka Waramay Socdaal Ay Ku Tageen Gobalada Bari Ee Dalka

Published on Oct 25 2012 // Warar
Laba Wasiir Iyo Taliyaha Badda Oo Ka Waramay Socdaal Ay Ku Tageen Gobalada Bari Ee Dalka
  Hargaysa( Geeska)-Wafti uu hoggaaminaayay wasiirka wasaarada maaliyada isla markaasna ay kamid ahaayeen wasiirka kaluumaysiga iyo taliyaha ciidamada badda, ayaa ka warbixiyay safar qaatay muddo todaba casho ah oo ay ugu baxeen gobalada bariga Somaliland.   Waxaanay masuuliyiintan sheegeen...

Shirkadaha Laydhka Oo ka Hadlay Khasaaraha Ka Soo Gaadhay Shidaalka Wasakhaysan

Published on Oct 25 2012 // Warar
Shirkadaha Laydhka Oo  ka Hadlay Khasaaraha Ka Soo Gaadhay Shidaalka Wasakhaysan
  Hargeysa(Geeska) Shirkadaha Laydhka Somaliland ayaa shalay soo bandhigay khasaaraha ka dhashay shiidaal wasakhaysan oo ay isticmaaleen oo Dalka La keenay iyaga sidoo kalena xukuumada u soo jeediyey in ay guddi u saarto baadhista khasaaraha soo gaadhay iyo cida shidaalkaas keentayba Dalka eek u...

Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Wargeyska Geeska Afrika

Published on Oct 25 2012 // Warar
  Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu akhristayaashiisa ku wargelinayaa in munaasibadda Ciidda Carafo darteed, Wargeysku soo bixi doono Ciidda beri oo ah maalin Jimce ah oo aanu wargeysku hore u soo bixi jirin, waxaana baaqan doona cadadkii soo bixi jiray Sabtida haddii Alle idmo. Sidaas darteed akhristayaasha...

Madaxweynaha Oo Shacabka Ka Tacsiyeeyay Geerida Duuliye Sare Cabdi Cali Obsiiye

Published on Oct 25 2012 // Warar
Madaxweynaha Oo  Shacabka Ka Tacsiyeeyay Geerida  Duuliye Sare Cabdi Cali Obsiiye
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa tacsi u diray wasaradda duulista iyo hawada iyo shacabka uu ka geeriyooday duuliye sare Cabdi Cali Obsiiye, oo shalay lagu aasay magaalada Hargeysa.   Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleban Dhuxul, ayaa sidan...

Wasiir Xaabsade Oo Ka Hadlay Qorshaha Xukuumadooda Uga Meel Yaala Guryihii Iyo Hantidii Kale Ee Ay Xukuumadii Hore Ee UDUB Iibisay

Published on Oct 24 2012 // Warar
Wasiir Xaabsade Oo Ka Hadlay Qorshaha  Xukuumadooda Uga Meel Yaala Guryihii Iyo  Hantidii Kale Ee Ay Xukuumadii Hore Ee UDUB Iibisay
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkaha hawlaha guud iyo gaadiidka Md. Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa ka hadlay qorshe xukuumadda uu ka tirsanyahay uga meelyaala guryihii iyo dhulkii ay dawladu lahayd ee ay xukuumadii hore ee UDUB iibisay. Md. Xaabsade, wuxuu sheegay inay wasaaradiisu diyaarinayso warbixin ku saabsan...

“Waa Hubaal In Somaliland Guulaysan Doonto Mustaqbalka, Waayo Waxay Haysataa Doonista Saddex Milyan Iyo Badh Shacab Ah

Published on Oct 24 2012 // Warar
“Waa Hubaal In Somaliland Guulaysan Doonto Mustaqbalka, Waayo Waxay Haysataa Doonista Saddex Milyan Iyo Badh Shacab Ah
Kuwait (Geeska)- Cabdicasiis Al-Muntari ayaa tilmaamay in warbixin ay ka qoreen xadgudubyo iyo baro-kac loo geystay shacabkii waqooyi keentay in Qaramada Midoobay iyo wadamo kale ku dhaleeceeyaan rajiimkii Siyaad Barre. Al-Muntairi ayaa sheegay in dooda Somaliland tahay mid ka sal adag ta Soomaaliya....

Dugsiga Ay Dhigtaan Hablaha Barak Obama Oo Dadkii Laga Daad-Guriyeey Kadib Markii Uu Soo Dhacay Talefan La Garan Waayey: Diyaariye Kamaal Axmed Cali

Published on Oct 24 2012 // Warar
Dugsiga Ay Dhigtaan Hablaha Barak Obama Oo Dadkii Laga  Daad-Guriyeey Kadib Markii Uu Soo Dhacay Talefan La Garan Waayey: Diyaariye Kamaal Axmed Cali
Washington (Googooska Geeska)- Haweenayda maamulaha ka ah dugsida Sidwell Friends ee magaalada Washington ayaa sheegtay in waqti kooban oo ka mid ah maalintii khamiista ee toddobaadkii tegey in dugsiga laga daad gureeyey ardayda iyo dhammaan shaqaalaha arrimo amni awgeed. Maauluhu waxa ay sheegtay in...

Weriye Xalay Lagu Dilay Magaalada Laascaanood

Published on Oct 24 2012 // Warar
Weriye Xalay Lagu  Dilay Magaalada Laascaanood
Lascanod(Geeska)-Alle haw naxariiste waxa xalay cawayskii lagu toogtay magaalada Lascanod ee xarunta gobalka Sool weriyihii Telefishanka Universal u fadhiyay magaaladaas Marxuum Axmed Saakin Faarax. Saxafigta waxa toogtay rag hubaysan oo la beegsaday rasaas, waxaana dhaawaciisa loola cararay cisbitaalka...