Dib u Dhaca Magaalooyinka Somaliland Yaa ka Masuul ah? Waxa Qoray Cabdinaasir Hangagaar

Published on Sep 30 2012 // Maqaalo
Dib u Dhaca Magaalooyinka Somaliland Yaa ka Masuul ah? Waxa Qoray Cabdinaasir Hangagaar
Maxaa kalifay in dhamaan Magaalooyinka Somaliland aanay horumar la tilmaami karo ka samayn dhamaan Adeegyadii aasaasiga ahaa ee ay u baahnaayen bulshadu, Hadii ay noqoto Biyihii oo ah baahida koowaad ee nolosha, Laydhkii, Jidadkii, Caafimaadkii (Primey Health), Waxbarashadii Hoose (Primery Eduction)...

Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Sheekeeyay Sida Uu U Dhacay Muran Iyo Hadalo Taag-Taagan Oo Dhex Maray Wasiirka Madaxtooyada Iyo Ciidanka Qaranka

Published on Sep 29 2012 // Warar
Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Sheekeeyay Sida  Uu U Dhacay Muran Iyo Hadalo Taag-Taagan Oo Dhex  Maray Wasiirka Madaxtooyada Iyo Ciidanka Qaranka
  Hargaysa( Geeska )-Wasiirka wasaarada gaashandhiga Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka sheekeeyay hadalo taagtaagan iyo muran duleedka madaarka Hargaysa ku dhex martay wasiirka madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xasan  iyo ciidamada qaranka.   Muddooyinkii u dambeeyay waxa isa soo tarayay...

Madaxtooyada Oo Beenisay Inay Xidhay Haweenay Ka Shaqaysa Oo Lagu Eedeeyay Inay Aflagaadaysay Madaxweynaha Iyo Marwadiisa

Published on Sep 29 2012 // Warar
Madaxtooyada Oo Beenisay Inay Xidhay Haweenay Ka Shaqaysa Oo Lagu Eedeeyay Inay Aflagaadaysay Madaxweynaha Iyo Marwadiisa
  Hargeysa(Geeska)-Madaxtooyada Somaliland ayaa beenisay inay ciidamada ammaanku xidheen islamarkaana maxkamadda la geeyay haweenay ka tirsanayd shaqaalaha madaxtooyada oo lagu eedeeyay inay cayday Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo marwadiisa Aamina-weris Maxamed jirde.   Mid...

Kalluunka Tuna Fish Oo La Sheegay In Aanu U Fiicnayn Caafimaadka Iyo Sababaha Looga Dayriyey- Kamaal Axmed Cali

Published on Sep 29 2012 // Warar
Kalluunka Tuna Fish Oo La Sheegay In  Aanu U Fiicnayn Caafimaadka Iyo Sababaha Looga Dayriyey- Kamaal Axmed Cali
  Caafimaadka (Googooska Geeska)- Khubaro caafimaad oo ka tirsan jaamacadda Umea oo ku taalla dalka Sweden ayaa xaqiijiyey in cunista kalluunku ay yarayso khatarta ah in qofka ay ku dhacaan cudurrada wadnuhu, laakiin dhanka kalana waxa ay ka digeen in la iska ilaaliyo cunista badan ee kalluunka...

Madaxweyne Siilaanyo Yaa Arkay?

Published on Sep 29 2012 // Warar
Madaxweyne  Siilaanyo Yaa Arkay?
  Hargeysa(Geeska)-Maalmihii u dambeeyay waxa ay bulshadu ku jaho-wareertay hadalo is burinaya oo ka soo yeedhayay wasiirada xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, kuwaas oo u muuqda inay banaanka soo dhigayaan khilaafaad ka dhex aloosan.   Hadalada iska hor imanaya ee bulshadu ku dawakhday oo aan...

Marwo Edna Adan Ismaaciil Oo Maanta Abaalmarin Caalami Ah New York Lagu Gudoonsiin Doono

Published on Sep 29 2012 // Warar
Marwo Edna Adan Ismaaciil Oo Maanta Abaalmarin Caalami Ah New York Lagu Gudoonsiin Doono
  New York,(Geeska/PRNewswire)- Marwo, Adna Adan Ismaaciil ayaa maanta lagu gudoonsiin doonaa magaalada New York, abaalmarin caalami  oo sannad walba la siiyo shaqsiyaadka wax ku soo kordhiya aduunka, iyadoo metelaysa Somaliland. Hay’ada la-dagaalanka Macaluusha Caalamka (GPP) oo bixinaysa...

Madaxweynuhu Ma Aha Xaakim Caadil Ah

Published on Sep 29 2012 // Maqaalo
Madaxweynuhu Ma Aha Xaakim Caadil Ah
    Ilaahay (SWT) wuxuu yidhi: Haddii aad wax xukumaysaan si caddaalad ah wax ku xukuma. Madaxweynuhu waa xaakimka ugu sarreeyey ee loo igmaday inuu xukumo waddanka. Waxa kitaabka jaamaca ah loogu dhaariyey maalintii uu xukunka waddanka qabtay oo waajibkiisa koowaadna uu yahay inuu beelaha...

Dugsiyada Nuuradiin Oo Qayb Libaax Ka Helay Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Dalka

Published on Sep 29 2012 // Warar
Dugsiyada Nuuradiin Oo  Qayb Libaax Ka Helay Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Dalka
  Hargeysa(Geeska)-Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee Nuuradiin School oo ah dugsi gaar loo leeyahay ayaa hantiyay kaalmaha ugu sareeya ee natiijada imtixaanka dugsiyada sare iyo dhexe oo ay wasaaradda waxbarashadu khamiistii ku dhawaaqday.   Dugsiyada Nuuradiin oo ka dhisan magaalada caasimadda...

“Somaliya Wax Badan Baa Inaga Dhaxaysee Maaweeladii Ahayd Ictiraafkii Waa Dhowyahay Oo Daaqaduu Saaranyahay, Waynu Dhaafnay Hadda”

Published on Sep 27 2012 // Warar
“Somaliya Wax Badan Baa Inaga Dhaxaysee Maaweeladii Ahayd Ictiraafkii Waa Dhowyahay Oo Daaqaduu Saaranyahay, Waynu Dhaafnay Hadda”
  Hargeysa(Geeska)-Guddiga arrimaha gudaha ee golaha wakiilada iyo wasiirka arrimaha gudaha Md. Maxamed Nuur Caraale, ayaa shalay isku horfadhiistay kulan ay guddigu wasiirka ku boobeen su’aalo kala duwan oo khuseeya shaqada uu qaranka u hayo.   Guddiga ayaa wasiirka wax ka weydiiyay...

Liin Dhanaantu Waxa Ay Laabta Ka Soo Jartaa Balqanka, Waxa Ay Ka Hortagtaa Kansarka, Waxa Aanay Dawaysaa Cuncunka IWM: Diyaariye Kamaal Axmed Cali

Published on Sep 27 2012 // Warar
Liin Dhanaantu Waxa Ay Laabta Ka Soo Jartaa Balqanka, Waxa  Ay Ka Hortagtaa Kansarka, Waxa Aanay Dawaysaa Cuncunka IWM: Diyaariye Kamaal Axmed Cali
  Caafimaadka (Googooska Geeska)- Sida a y aaminsan yihiin taariikhyahannada Carabtu magaca liin dhanaanta loogu yaqaanno Afka carbeed ee Laymuun waxa uu asal ahaan ka soo jeedaa luuqadda Persians ka waxa aanu macnihiisu yahay jidhka oo laga nadiifiyo suntan iyo ka hortagga cudurrada.   Dr....

Khabiir Caalami Ah Oo Hargeysa Ka Bilaabay Baadhitaanka Dadkii Ay Dawladii Siyaad Bare Xasuuqday

Published on Sep 27 2012 // Warar
Khabiir Caalami Ah Oo  Hargeysa Ka Bilaabay Baadhitaanka  Dadkii Ay Dawladii Siyaad Bare Xasuuqday
  Hargaysa( Geeska )- Khabiir ku xeer dheer baadhitaanada xasuuqyada   ayaa si rasmiya baadhitaan uga bilaabay magaalada Hargaysa, gaar ahaan meel aan wax-badan ka fogayn goobtii Badhka loo yaqaanay, ee xukuumadii Siyaad Bare  ku layn jirtay dadka shacabka ah. Khabiirkan oo magaciisu...

Wasiirka Warfafinta Oo Ka Hadlay Rag Laga Shakiyay Oo Habeenimo U Soo Dhacay Xarunta Idaacadda

Published on Sep 27 2012 // Warar
Wasiirka Warfafinta Oo Ka Hadlay Rag Laga Shakiyay Oo Habeenimo U  Soo Dhacay Xarunta Idaacadda
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirka warfaafinta Md. Abiib Diiriye Nuur (Timacad), ayaa ka hadlay rag la sheegay inay toddobaadkan goor habeenimo ah u soo dhaceen xayndaabka xarunta wasaaradda warfaafinta oo la qabtay. Md. Abiib Timacad, oo shalay warbaahinta la hadlay, wuxuu sheegay in raggaas lagu hayo...

“Dawladu May Burburin Xisbiga UDUB Ee Iyagaa Is Burburiyay”

Published on Sep 27 2012 // Warar
“Dawladu May Burburin Xisbiga UDUB Ee Iyagaa Is Burburiyay”
  London(Geeska)-Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Md. Jamaal Cali Xuseen, ayaa ka hadlay burburka soo waajahay xisbiga UDUB, waxaanu sheegay inaanay burburkiisa xukuumadda Somaliland wax lug ah ku lahayn.   Jamaal, oo hadal ka jeediyay munaasibad loogu sameeyay magaalada Bristol ee dalka...

Madaxda Xisbiga UDUB Oo Ku Hanjabtay Inaanay Dalka Doorasho Ka Dhici Karin La’aantood

Published on Sep 27 2012 // Warar
Madaxda Xisbiga UDUB Oo  Ku Hanjabtay Inaanay Dalka Doorasho Ka Dhici Karin La’aantood
  Hargaysa( Geeska )- Masuuliyiinta xisbiga macaaradka ah ee Udub, ayaa ku dhawaaqay in ay go’aan ku gaadheen in aan doorasho ka dhacin dalka, isla markaasna ay hor-istaagi doonaan doorasho inay ka dhacdo guud ahaan dalka.   Hadalkan  ayaa ay warbaahinta u soo gubiyeen kadib markii...

Iran Oo Samaysatay Diyaarad Is-Wada Oo Gantaalo Xambaaraya

Published on Sep 27 2012 // Warar
Iran Oo Samaysatay Diyaarad Is-Wada Oo Gantaalo Xambaaraya
  Tehran (Geeska/DMail)- Milateriga dalka Iran ayaa cadeeyey inay sameeyeen diyaaradaha nooca duuliyaha aan lahayn oo gaadhi karta Yuhuuda iyo barriga dhexe, bilo ka dib markii ay qabteen mid Maraykan lahaa.    General Amir Ali Hajizadeh, hogaamiyaha ciidanka jamhuuriga, ayaa ku tilmaamay...

Ninkii Helay Goobtii Uu Qaddaafi Ku Dhuumanayey Oo U Dhintay Nabarro Aargoosiya

Published on Sep 27 2012 // Warar
Ninkii Helay Goobtii Uu  Qaddaafi Ku Dhuumanayey Oo  U Dhintay Nabarro Aargoosiya
  Paris (Geeska)- Waxaa salaasadii toddobaadkan ku geeriyooday mid ka mid ah cisbitaallada waaweyn ee magaalada Paris xarunta dalka Faransiiska Cumraan Jumca Shacbaan oo ah ninkii ugu horreeyey ee arka goobtii uu hoggaamiyihii Libya ee la dilay Mucammar Al-Qaddaafi ku dhuumanayey markii ay qabteen...

Siyaasiga Cismaan Kalluun Ee Ay Xkuumadda Siilaanyo Safarkiisii Hargeysa Daaha Saartay Oo Faafiyay Xogo Uu Sheegay Inuu Dalka Ka Urursaday

Published on Sep 26 2012 // Warar
Siyaasiga Cismaan Kalluun Ee Ay Xkuumadda Siilaanyo Safarkiisii Hargeysa  Daaha Saartay Oo Faafiyay Xogo Uu Sheegay Inuu Dalka Ka Urursaday
  London(Geeska)-Siyaasiga Cismaan Jaamac Cali (Kalluun) oo ah siyaasi u dhashay Somaliland balse ka soo horjeeda aayo ka tashiga iyo madaxbanaanida shacabkiisa Somaliland, ayaa markii uu Madaxweyne Siilaanyo talada qabtay wuxuu safar ku yimid magaalada Hargeysa, waxaanu dalka dib uga noqday ka...

Masuuliyiin Iyo Fanaan Magac Leh Oo Ka Baxsaday Dawladda Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Siraha Ay Gudbiyeen

Published on Sep 26 2012 // Warar
Masuuliyiin Iyo Fanaan Magac Leh  Oo  Ka Baxsaday Dawladda Deegaanka  Somalida Itoobiya Iyo Siraha Ay Gudbiyeen
    Jigjiga(Geeska)-Agaasimihii warfaafinta ee dawlad deegaanka Somalida Itoobiya mr. Cabdillaahi Xuseen Xuseen Cali (Cakaara) iyo fanaanka caanka ah ee Cali Dhaanto, ayaa dhawaan ka baxsaday maamulka kililka shannaad ee Somalida Itoobiya.   Mr. Cabdillaahi-Cakaara, oo ahaa maareeyaha...

Shirgudoonka Baarlamaanka Oo Maanta UDUB U Gudbinaya Maxsuulka Uga Soo Baxay Kulamadii Komishanka

Published on Sep 26 2012 // Warar
Shirgudoonka Baarlamaanka Oo Maanta UDUB U Gudbinaya Maxsuulka Uga Soo Baxay Kulamadii Komishanka
  Hargaysa( Geeska )- Shir gudoonka labada gole ee Guurtida iyo wakiilada, ayaa maanta la filayaa inay kulan la qaataan masuuliyiinta xisbiga Udub, kulankaas oo l afilaayo in uu shirgudoonku ku siinaayo natiijada uga soo baxday  kulamadii ay la yeesheen komishanka iyo qaybaha kala duwan ee...

Madaxweynaha Iran Oo Beeniyey In Yuhuuda Xasuuq Loo Geystay Abid; Kana Hadlay Dilkii Osama

Published on Sep 26 2012 // Warar
Madaxweynaha Iran Oo Beeniyey In Yuhuuda Xasuuq Loo Geystay Abid; Kana Hadlay Dilkii Osama
  New York (HuffPost World)-Madaxweynaha dalka Iran, Maxamuud AxmedNajaad ayaa beeniyey in xasuuq loo geystay Yuhuuda dagaalkii labaad ee aduunka, isla markaana ka hadlay dilkii Osaama bin Laadin.   AxmedNajaad oo telefishanka CNN wareysi siiyey isniintii ku sheegay inaanu aaminsanay inaan...

Caafimaad Darro Ku Soo Fool Leh Dadka Afrika Iyo Tiro Koobyada Dhiillada Leh Ee Soo Baxaya

Published on Sep 26 2012 // Warar
Caafimaad Darro Ku Soo Fool Leh Dadka Afrika Iyo Tiro Koobyada Dhiillada Leh Ee Soo Baxaya
  Hargeisa (Geeska)- Majaladda TheExecutivetalkoo ah madal loogu talo galay in dadka mindida daabkeeda hayaa ay ku faalleeyaan arrimaha isgaadhsiinta iyo ganacsiga Afrika ayaa cadadkeedii soo baxay bishii August 2012-ka waxaa lagu baahiyey qoraal dheer ka warramaya culayska dhaqaale iyo caqabadda...

Sakatiga Iyo Walbahaarka Badani Waxa Ay Jidhka Ku Kaydiyaan Milixda Oo Halis Ku Ah Caafimaadka: Diyaariye Kamaal Axmed Cali

Published on Sep 26 2012 // Warar
  New York (Googooska Geeska)- Koox khubaro ah oo ka tirsan jaamacadda New York ayaa daraasado cilmi nafsiga la xidhiidha oo ay sameeyeen ku ogaaday in skatiga iyo walbahaarku ay si weyn uga qayb qaataan in milixda jidhkeenna gashaa aanay guban, taas oo halis ku ah caafimaadka qofka. Cilmi baadhayaashani...

Bagay Taariikhdu U Qortay Siilaanyo & Saleebaan Oo Qaranka Somaliland Ugu Sareeya!!

Published on Sep 26 2012 // Maqaalo
Bagay Taariikhdu U Qortay  Siilaanyo & Saleebaan Oo  Qaranka Somaliland Ugu Sareeya!!
Akhristahayga xurmada badanoow,madalkasta maqaal bay leedahaye,maalin dhoweyd ayaanu aniga iyo Boqor Maxamuud Cali Carab,aqalka salaadiinta Subeer Awal booqanay, boqor Maxamud ayaana muraad u lahaa suldaanka guud ee beesha Subeer Awal,kadibna nasiib wanaagna isaga oo suldaan Xassan Suldaan Cabdillaahi...

Geeska Afrika Oo Helay Qoraal Ay Guddiga Doorashooyinku Ku Dalbadeen Goob-Joogayaal Caalami Ah Iyo Hay’addii Loo Diray Oo Ka Jawaabtay

Published on Sep 25 2012 // Warar
Geeska Afrika Oo Helay Qoraal Ay Guddiga Doorashooyinku Ku Dalbadeen Goob-Joogayaal Caalami Ah Iyo Hay’addii Loo Diray Oo Ka Jawaabtay
  Hargeysa (Geeska)-Wargeyska Geeska Afrika, ayaa helay qoraal uu guddoomiyaha guddiga doorashada md. Ciise Yuusuf Xamari, 21 September ku dalbaday goob-jogayaal caalami ah oo kormeera doorashada goleyaasha deegaanka, waxaanu qoraalkaas u diray hay’adda Progressio oo uu heshiis hore ka dhexeeyay.   Qoraalkaas,...

Wasiir Geeljire Oo Ka Jawaabay Sababta Uu Xoghayaha Guud Ee UDUB Ugu Bixiyay Nanaaysta Jug-soo-dhacay

Published on Sep 25 2012 // Warar
Wasiir Geeljire Oo Ka Jawaabay Sababta Uu Xoghayaha Guud Ee UDUB Ugu Bixiyay Nanaaysta Jug-soo-dhacay
  Hargaysa( Geeska )-Xoghayaha guud ee xisbiga UDUB Md. Jaamac Yaasiin Faarax, ayaa wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda Md. Cabdillaahi Cismaan Jaamac (Geeljire) ku eedeeyay inuu u bixiyay naanaysta uu xilligii ololihii doorashada ku caan baxay ee Jug soo dhacay, waxaanu sheegay inuu Mr....

Xoolaha Dekedda Berbera Lagu Soo Celiyay Oo Laga Cabsi Qabo Inuu Sucuudugi Ku Go’aan Qaato

Published on Sep 25 2012 // Warar
Xoolaha Dekedda Berbera Lagu Soo Celiyay Oo Laga Cabsi Qabo Inuu Sucuudugi Ku Go’aan Qaato
  Hargeysa(Geeska)-Halis sumcadeed oo dhinaca dhoofka xoolaha ah ayaa la saadaalinayaa inay soo waajahi doonto  xoolaha nool ee ka dhoofa dekedda Berbera ee tagga dalka Sucuudi Carabiya, ka dib markii dekedda Berbera toddobaadkan lagu soo celiyay xoolo ka dhoofay.   Dawladda Sucuudiga...

Boqor Raabi Oo Ku Guuldaraystay Dacwad Ka Dhan Xildhibanada Ciidagale Ee Baarlamanka Somaliya

Published on Sep 25 2012 // Warar
Boqor Raabi Oo Ku Guuldaraystay Dacwad Ka Dhan Xildhibanada Ciidagale Ee Baarlamanka Somaliya
  Muqdisho(Geeska)-Maxkamadda sare ee dalka Somaliya ayaa go’aan ka gaadhay dacwad uu Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi, oo ah madaxdhaqameed reer Somaliland ah balse Muqdisho ku sugani u gudbiyay oo la xidhiidhay in la la laalo afar xildhibaan oo ka mid ah baarlamaanka Somaliya oo u dhashay...

Beesha Sacad Muuse Oo Madaxweynaha U Dirtay Fariin La Xidhiidha Dhulka Lagu Muransanyahay

Published on Sep 25 2012 // Warar
Beesha Sacad Muuse Oo  Madaxweynaha U Dirtay Fariin La  Xidhiidha Dhulka Lagu Muransanyahay
  Hargaysa( Geeska )-Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Iyo waxgaradka beesha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa, ayaa ka hadlay muranka dhuleed ka taagan deegaano ka mid ah waqooyiga Hargeysa, waxaanay madaxweyne Axmed Siilaanyo u soo jeediyeen in deegaanadaas arinkooda uu ka taliyo.   Madax-dhaqameedka...

Shirguddoonka Baarlamaanka Iyo Guddiga Doorashada Oo Shalay Albaabada Isu Xidhay

Published on Sep 25 2012 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Shirguddoonka labada gole ee guurtida iyo wakiilada ayaa shalay kulan ay albaabadu u xidhanyihiin la yeeshay guddiga doorashooyinka qaranka, waxaanay labada dhinac iska waraysteen qodobo la xidhiidha xisbiga UDUB. Kulankaas ayaa markii uu dhammaaday waxa warbaahinta la hadlay...

Gudoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Farawayne

Published on Sep 25 2012 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirka arrimaha gudaha Md. Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Faraweyne, waxaanu magacabistiisa ku soo saaray xeer wasiir. Md. Duur, qoraal uu 22 September soo saaray wuxuu Mr. Faysal Maxamed Jaamac  u magacaabay inuu noqdo guddoomiyaha...

Sucuudiga Oo Dadka Sannadkan Xajka Tagaya Uga Digtay Cudur-Side Dilaa Ah Oo Dalkaa Ka Dillaacay

Published on Sep 25 2012 // Warar
  Riyaad (Geeska/SPA)- Masuuliyiinta boqortooyada Sucuudiga ayaa si adag ugu digay dadka sannadkan xajka tegayaa in ay raacaan nidaamka caafimaad ee ka hortagga ah ee uu dalkaasi ugu talo galay in uu kaga ilaaliyo Cudur-side (Fayras) dilaa ah oo maalmihii ugu dambeeyey lagu arkay saddex ruux oo...

Muj. Ibrahim Dhegaweyne Oo Ururada Siyaasadda Uga Digay Boob Uu Sheegay Inay Xisbiga KULMIYE Iyo Xukuumadu La Maaganyihiin Codadka Doorashada

Published on Sep 23 2012 // Warar
Muj. Ibrahim Dhegaweyne Oo Ururada Siyaasadda Uga Digay Boob Uu Sheegay Inay Xisbiga KULMIYE Iyo Xukuumadu La Maaganyihiin Codadka Doorashada
  Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedkii hadhay ee UDHIS Md. Ibrahim Cabdillaahi Xuseen (Dhegaweyne), ayaa ururada siyaasadda uga digay boob uu sheegay inay xukumadda iyo xisbiga KULMIYE la maaganyihiin codadka doorashada goleyaasha deegaanka.     Md. Dhegaweyne, oo shalay hadal...